ansaar17

Nomads
  • Content Count

    335
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ansaar17

  1. Maleeshiyaadkii la soo dhoobey Muqdisho oo tiro badan oo ka mid ah ay u baxsadeen goboladoodii, qaar kalena ay ku soo biireen muqaawamada. Muq, 20, 03, 07 (M-Shacabka) Maamulka calooshood u shaqeystayaasha oo fulinaya awaamiirta cadowga Tigreega ee dalka qabsadey ayaa magaalada Muqdisho soo dhoobey maleeshiyaad beeleedyo laga soo aruuriyey gobolada Puntland iyo gobollo kale, kuwaasoo loogu talagaley iney xasuuq u geystaan dadka Soomaaliyeed ee deggen Muqdisho, si ay cadowga ugu suurtagasho inuu damiyo halganka looga soo horjeedo oo caasimada dalka ka socda. Sidaas awgeed waxaa jirey baaqyo isdaba joog ah oo ka soo baxayey dhaqdhaqaaqa wax iska-caabinta shacbiga dhulka Hijrooyinka, kuwaasoo loogu yeerayey maleeshiyaadkaas ineysan ka qeybgalin qorshaha cadowgu ku xasuuqayo shacabka Soomaaliyeed, ayna u furan tahey iney ku soo biiraan muqaawamada ama ay isaga baxaan ciidanka calooshood u shaqeystayaasha. Hadaba Alle fadligii dadku isku mid ma ahan, isku caqlina ma lahan, tiro ka mid ah maleeshiyaadkaas ayaa isaga baxsadey xerooyinkii caloshood u shaqeystayaasha, kuwaasoo dib ugu noqdey goboladoodii ay ka yimaadeen gaar ahaan 150 ka mid maleeshiyadaas oo wata gaari tikiko ah waxey dib ugu noqdeen gobolka Hiiraan oo ay ka soo jeedeen, halka 100 ka mid ah ay goosteen iney ka mid noqdaan muqaawamada, ayagoo muujiyey iney diyaar u yihiin ka qeybgalka halganka looga soo horjeedo cadowga Tigreega iyo calooshood u shaqeystayaasha. Mid ka mid ah maleeshiyaadkaas oo magaciisa ku sheegey Warsame ayaa wariyaha bogga muqaawamada u caddeeyey in loola macaamili jirey xilligii tababarku uga socdey Balli doogle sida maxaabiista oo kale, waxa uu yiri " waxa kor naga ilaalin jirey ciiamada cadowga Tigreega, waxaana ka jirey xerada dhexdeeda midab kala soo sooc oo askarta ka timid Puntland sadbursi ka badan kuwa kale ayey la siin jirey" Wuxuuna intaas ku darey Warsame " waxyaalaha nagu qasbey inaan baxsano waxa ugu weynaa ayadoo na lagu armey in aanan u kala aabo yeelin cidna marka hawlgala Muqdisho bilowdo oo dadka Muqdisho degen oo dhan ay yihiin cadow, arikaasoo ay u hamuun qabeen maleeshiyaadka qaarkood tababarka nagula jirey, marka waxaan ogaaney in waxa loo socdo aysan aheyn dawladnimo?e ay yihiin aargoosi qabiil" Waa Alle fadligii haddii la heley cid si rasmi ah uga warbixisa dhagarta ay damacsan yihiin maamulka calooshood ushaqeystayaasha iyo Cadowga Tigreegu, taasoo ka dhigeysa in la iska difaaco labadaas cadow arin waajib ah, Muqdishana waxa lagula dagaalmayo ay tahey iney iska diido cadowga xoogga ku soo galey dhulkeena iyo kuwa nacamlyaasha u ah. www.m-shacabka.com
  2. This was the ********** meeting you're uncle attacked. Now he succesfully turned himself against the people of mogadishu. [ March 21, 2007, 01:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. Let them laugh at the death of muslims fighting for their religion. One day they will get what they deserve.
  4. Damn me if i do, Damn me if i don't. and some were criticizing the ICU for not fighting hard enough, and abandoning cities so easily. I still congratulate them for what they did. as for the death of these boys, well thats war, you dont expect everybody to come out alive.
  5. MUQDISHO: Afhayeenka Ciidammada Midowga Afrika ee Somalia ku sugan oo sheegay inaysan la wareegin ammaanka Madaxtooyada Posted to the Web Mar 18, 07:24 Muqdisho (PP) – Afhayeenka Ciidammada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya Captain Paddy Kaunda ayaa sheegay in Ciidammada Midowga Afrika aysan la wareegin gacan ku haynta Madaxtooyada Soomaaliya, balse ay halkaas tageen. Captain Akunda ayaa wuxuu sheegay in shalay gallinkii dambe ay tageen Madaxtooyada Soomaaliya isla markaana ay u tageen halkaas si ay wax uga soo ogaadaan ammaanka Madaxtooyada Soomaaliya, balse uu sheegay in taas laga dhigay in Madaxtooyada Ammaankeeda ay la wareegeen Midowga Afirka Ciidammadiisa. “Ciidammada ka socda Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan waxay u yimaadeen gudaha Soomaaliya inay sugaa ammaanka Muqdisho, Waxaana tani ay qayb ka tahay howlaha aan halkaan u joogno, balse lama wareegin ammaanka Madaxtooyada weli” ayuu yiri Captain Paddy Akunda. Mar uu ka hadlay Cap. Akunda howlaha ammaan ee ay Muqdisho ka qabanayaan waxa ay noqon doonaan ayaa sheegay in ay sameyn doontaan roondooyin ay ku marayaan waddooyinka Muqdisho, isla markaana ay sugayaan Ammaanka. “Waxaan fariisinno ka sameysanaynaa gudaha Muqdisho, innagoo roondooyin ku sameynayna xaafadaha Magaalada, lana dagaalamayna cid walba oo ammaanka wax u dhimaysa” ayuu yiri Captain Paddy Akunda oo sheegay in aan loo baahnayn in la hordhaco howlahooda ciidan. Midowga Afrika ayaa waxaa ka jooga Muqdisho ku dhawaad 1500-askari oo ka tirsan Ciidammada Uganda, waxaana ay sugayaan ammaanka Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo lagu wado inay la wareegaan ammaanka Muqdisho iyo goobaha kale ee dowladda sida Dekedda iyo Madaxtooyada Soomaaliya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
  6. no, actually the ethiopians and their workers plan to do something they don't want everyone to know. Am sure u must be happy with your fellow tigrees.
  7. it was actually between Cumar(ra) and Abu Jahal. Xamza(ra) was always a protecter of the prophet(saw) even before he became a muslim.
  8. Wararka Ciidamo dhacey canshuur By Mar 16, 2007 - 6:15:05 PM Ciidamo ka tirsan Military-ga Dowlada Federaalka Somalia ee ka howl-ga gobalka Hiiraan ayaa duhurnimadii shaley dhac u geystay lacag canshuur aheyd oo taalay bar Control oo ku taalay Baladweyne. Ciidamada dhaca geysaneysay ayaa la sheegay inay israsaaseyn xoogan dhex martay ciidamada Minishiibiyada Dowlada Hoose oo ilaalo ka ahaa xaruntaasi lacagta canshuurta taalay. Ciidamada Military ayaa u suurta gashay inay qaataan dhamaan agabyadii xaruntaasi loogu shaqeynaayay iyo lacag tiro badan oo aan la shaacin cadadkeeda. Dhawaan ayay aheyd markii ciidamada Military-da DF ay weerareen xarunta gobalka Hiiraan halkaasi oo ay ka qaateen lacag gaareysay 18 Milyan oo Shillin Soomaali ah taasoo aheyn canshuur gobalka laga soo kala aruriyay. Warar hoose oo ay GO heshay ayaa sheegay in markii dowlada KMG ah qabsatay goboladii ay ka baxeen Maxkamadaha Islaamiga aysan jirin wax mushaharaad ah oo la siiyay ciidamada Dowlada, taasina ay keentay dhaca ay ciidamada u geystaan canshuurta shacabka laga sooo ururiyay. Dhinaca kale, ciidamo ka tirsan Military-ga DF ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta rasaas ay fureen waxaa ku dhintay dad rayid ah. Ciidamadaan ayaa rasaas xoogan ku furay isbaaro ay dhigteen maleeshiyo kasoo jeeda degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe, taasoo sababtay inay dhintaan 3 ruux oo shacab ahaa iyo 2 kamid ah maleeshiyadii isbaarada u taalay. Maamulka degmada Balcad ayaa eedeyn culus u jeediyeen ciidamada Military-ga Dowlada KMG Somaliafalkaan ay geysteen. Cabdi Fatax Axamad,GO http://www.garoweonline.com
  9. Muqdisho,17,March-07 ( Qaadisiya.com) War iminka aanu ka helnay Xafiis kamid ah Xafiisyada Dowladda Maqaar saarka ah ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in saacadaha soo socda la xeri doono Waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale Isgaariinta ka hawlgasha Gudaha dalka. Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in Shirkadaha Isgaarsiinta la damin doono iyadoo waddooyinka Muqdisho-na la xeri doono intooda badan, waxaana sii dheer in Xaafadaha qaar ee Magaalada Muqdisho laga bilaabi doono hawlgallo aad u culus waa sida ay Dowladda Maqaarsaarka ku dhaqaaqi doonto. Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa looga digayaa in ay iska ilaaliyaan dhibaatooyinka ay maleegayaan Dowladda Maqaar saarka ah oo iminka xilliyada ugu soo dhaw dooneysa in ay hawlgaladdaasi bilowdo. Lama garanayo illaa iyo hadda goobta ugu horeysa ee hawlgallada laga bilaabi dooni, lakin waxaanan la ogeyn illaa iyo iminka sida Dowladda Maqaarsaarka ah ay Shirkadaha ku xayiri doonto gaar ahaan Shirkadaha Isgaarsiinta iyo kuwa Internet-ka. WIXII KUSOO KORDHA ARRINTANI SAACADAHA UGU DHAQSIYAHA BADAN AYAANU IDINKUGU SOO GUDBIN DOONNAA INSHAA ALLAAH.
  10. Darfur is a tribal war, there is no genocide. The darfurians want to secede from sudan, and sudan won't let them do it for they have oil.
  11. Originally posted by General Duke: ^^^The clan courts supporters have become beings with feelings, they never cared when Xasan Turki said the refugees fleeing to Kenya were not a problem since they were "Bantu" and not Somali. The sooner the security situation is addressed the better it will be for everyone including IDP's. He never said refugees fleeing from kenya were not a problem. You must have been listening to something else because the interviewed i listen to he never said bantus were not somalians. It's like saying "There are no TFG supporters on SOL except Duke" he said no one was fleing somalia except the bantus whom the U.N. moves from one refugee camp to another to lie about the number of people of refugees they are catering to get more money.
  12. It won't necesarily be a clan war, but it could get dirty if they try to take people's weapon's by force. especially if they start with certain neighborhoods in south mogadishu.
  13. Originally posted by Geel_Jire12: I don't really think there is an insurgency in Somalia. A few mortars being fired in a few districts in Muqdisho, is hardly a sophisticated insurgency. There is no insurgency in: Puntland, Somaliland, Bay and Bakool and Kismayo areas. what matters is the capitol, offcourse if you look in iraq, most of the south is peaceful and far north. the focus is on the Capitol, mogadishu. many top ICU leaders never left the capitol, and some like 'Ayrow was sent by ICU leaders in the jungle to reorganize. Also lets not forgot several hundred ICU fighters are still in the south/
  14. It was reuters, and ethiopians dont have helmets, they can't afford it.
  15. It was reuters, and ethiopians dont have helmets, they can't afford it.
  16. It was reuters, and ethiopians dont have helmets, they can't afford it.
  17. I thought the video needed no intro...it saided all that was needed. But here it is, the video was taken by a reuters cameraman not the ICU and it was INSIDE the base that was being attacked. You can clearly see ethiopians running to take cover
  18. I thought the video needed no intro...it saided all that was needed. But here it is, the video was taken by a reuters cameraman not the ICU and it was INSIDE the base that was being attacked. You can clearly see ethiopians running to take cover
  19. I thought the video needed no intro...it saided all that was needed. But here it is, the video was taken by a reuters cameraman not the ICU and it was INSIDE the base that was being attacked. You can clearly see ethiopians running to take cover
  20. http://shirqool.com/details.php?image_id=623&sessionid=ee880902f633fb098fce8ec322f2695c an example of a Typical Attack.
  21. http://shirqool.com/details.php?image_id=623&sessionid=ee880902f633fb098fce8ec322f2695c an example of a Typical Attack.
  22. http://shirqool.com/details.php?image_id=623&sessionid=ee880902f633fb098fce8ec322f2695c an example of a Typical Attack.