ansaar17

Nomads
  • Content Count

    335
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ansaar17

  1. It seems some people want to lie to themselves and somehow believe that a mere 1,500 ugandese who say THEY WILL NOT DO BEYOND THEIR DUTY nor DISARM THE MILITIAS will bring peace and harmony back to somalia. So what exactly does uganda has the ethiopians don't have? The ethiopians clearly outnumbered the uganda soldiers in Mogadishu and have MORE tanks too.
  2. I'll tell you, most of the colonizers new that the muslim world wern't going to except direct colonization and so they replace their military with loyal puppets. Now were in the second type of indirect western colonization.
  3. ansaar17

    BAAFIN

    There are some humans that just don't have the capabability to comprehend beyond their tribal glasses. Yeey became the eyes they see with, ears they hear with, mouth they speak, with, and sadly the brain they think with.
  4. an arms seller who was interviewed said the TFG never got even close to that place ever since they came on the back of ethiopian tanks. he also said most of the weapons were being bought by the opposition.
  5. whats the name of the operation? so later we can remind you of the number of operations the ethiopians tried but failed. anyname,
  6. C/laahi Yuusuf Axmed oo Qorsheynaya in uu kala diro Dowladda Cali Geeddi Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in C/laahi Yuusuf oo ah Madaxwaynaha Dowladda fedaraalka uu damcsan yahay ama uu qorshaynayo in uu kala diro Dowlada uu madaxda ka yahay Cali Max’ed Geedi, Saraakiil ku dhow-dhow Xarunta Madaxtooyada ayaa inoo xaqiijiyey in C/laahi Yuusuf uu la tashi la soo sameeyey Dowladda itoobiya uuna kala hadalay sidii loo kala diri lahaa Dowlada Ra’iisul Wasaare Geedi isla markaana uu u magacaabi lahaa Ra’iisul Wasaare Cusub. C/laahi Yuusuf ayaa Dowladda Geedi la sheegay in uu ku eedeynayo inay isdaba marisay lacago fara badan oo Malaayiin Doolar ah oo la doonayey in wax looga qabto dib u dhiska Dalka, Madxwayne C/laahi Yuusuf ayaa la sheegay in haatan Magaalada Baydhabo kulamo la tashi ah kula leeyahay Masuuliyiin ka tirsan Golaha Baarlamaanka uu kala hadlay sidii loo kala diri lahaa Dowladda Cali Max’ed Geedi, mudadii labada Sano iyo barka ahayd ee Dowladdu jirtay maqaban wax muuqda oo la xariira dhinaca Bulshada waxayna waqtigaasi ku dhamaysatay Khilaaf iyo Dagaalo sababay in ay ku nafwaayaan Dad fara badan oo aan waxba galabsan sidoo kale Dakhliga ka soo xarooda Dekada iyo Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa la ogeyn halka uu ka baxo sidoo kale Ciidmada Dowladda ayaa wax mushaar ah qaadan Bilooyinkii ugu dambeeyey, warar ayaa waxa ay sheegayaan in C/laahi Yuusuf uu doonayo in uu ka faa’iideysto Sharciga xaalada Deg-dega ah oo la ansixiyey 13-kii janaayo ayaa waxa uu awood badan siinayaa Madxwayne C/laahi Yuusuf Axmed, oo isagu kala diri kara Dowladda Cali Max’ed Geedi. Wasiir ka tirsan Dowladda ayaa waxa uu sheegay in mudadii 3-Sano ahayd afar jeer uu qabtay afar Xil waxa uuna ku cataabay “markaan is iraahno Wasaaradii waa isku dubariday ayaa laguu wareejinayaa Wasaarad kale waana mid ka mid ah Jahwareerka heysta Dowlada”, Malaayiin Doolar oo soo gashay Dowlada ayaa ilaa haatan la garanayn meel ay ka baxday waana midda keentay in la hakiyo Deeqihii soo gali jiray Dowladda.
  7. to say our intentions are just in somalia is wrong because the enemy who just toppled you also occupies a large swath of muslim territory. if you read the article again they say the people who are causing this trouble is people who are after a land that is not part of somalia i.e. 0gaden, somaaligalbeed. we all know the backbone of the UIC is al-itihaad and they were formed to liberate that land. the argument that states you need a leader to wage jihad is used by the saudi govt to save their monarchy so don't bother with that one. there some countries who don't care who they sell arms too but do it to make a profit, like ukraine,russia,yemen where do you think the arms that are sold in the bakaara market comes from? anyway I doubt the authenticy of this article as a real somali person would not say this let alone ICU commander " Ma lihin dan dhaafsiisan wax xuduudaha Soomaaliya ka shisheeya, mana doonayno in inoolaka arrimiyo oo uu go'aankeenu ku xirnaado dad kale oo aan dalkan u dhalan badaha dabadoodana jooga ", ayuu yiri sarkaalkani". Me thinks that is a direct reference to Sh. Xassan Turki. the shiek comes from the tribe of ********* and was a former soldier of the somalian army. [ March 01, 2007, 12:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. anyhow the whole point the islamic courts disbanded was because they had elements within them who, praise to be god have been cut off. there is no time for talking or trying to make peace when you are in this situation, this literally mounts to giving up. the shabaab are right.
  9. The americans thought the islamist would just keep running just like they thought the alqaeda would run after they went after them in Tora Bora. what happen to the ethiopians who went after them? or the kenyans who attacked from the back? All feering for their lives ran away from that surrounding area a long time ago. so to say they were cowards is wrong because they fought and beaten back the ethiopians who went back to their bases.
  10. it'll be good if we can get more info where the rest of these bone heads live.
  11. Watch out for mortars raining down on your *** Am sure "captain halane" is dissappointed that he was not chosen. and the rest of the cheerleaders.
  12. afbiijo dhaheen wa hero! lol he is by nature incompotent monkey waiting to die. he is OWN by a man younger than him. he does not speak enlgish
  13. Suaasha waxey tahay, ninkan aqliga taanyeerka leh, sidee buu u fahmaha nimanka tigreega ee xukuma?
  14. 25/02/2007, Onkod News, Muqdisho: Madaxweyanaha Dawladda kumeel gaarka Soomaaliya cabdulaahi Yusuf Axmed ayaa ka sheegay BBC Focus on Africa mar su'aal la weydiiyay sida uu u arko hadalkii Xuseen Caydiid ee ahaa in Soomaaliya iyo Ethiopia la isku dari doono ayaa waxaa uu ku jawaabay Cabdulaahi Yusuf" Anigu nin fayow uma arko Xuseen Caydiid'' waxaa Wariyuhu uu ku celiyay sideed xubin ka tirsan Dawladda ugu sheegaysaa qof aan caadi ahayn ama waalan waxaa uu ku celiyay'' hadii Xuseen uu yiri hadalkaas in Ethiopia iyo Soomaaliya la isku darayo waxaan u arkaa nin waalan'' Codkaasi waxaad ka dhagaysan kartaa Idaacadda Focus on Africa ee London fadhigeedu yahay. waxaadna ka gali kartaa webkan: http://www.bbc.co.uk/worldservice/focusonafrica/ oo aad ka dhagaysan karto waraysigaasi. Dhanka kalana Xuseen Caydiid oo Khadka Taleefanka ugu waramayay Onkod News isagoo ku sugan meel aan soomaaliya ahayn isla markaana codsaday in aan meesha uu joogo la sheegin ayaa sheegay in '' hadalka cabdulaahi Yusuf uu yahay mid ka tarjumaya aqoontiisa Siyaasadeed isla markaana uu Odaygu laftiisu yahay qof aan Caadi ahayn hadii uu aniga igu tilmaamay nin waalan ayuu Xuseen u sheegay Onkod News. Caydiid waxaa uu intaasi ku daray in aanu isagu rabin in Soomaaliya lagu daro Ethiopia hase yeeshee uu ula jeeday xiriir dhexmara labada dal oo daris ah. Hadaba Dhagaystoow sideed u aragtaa dawladda iyo Khilaafka labadan Mas'uul u dhaxeeye ee midba midka kale ku tilmaamayo qof waalan. kusoo *** fikirkaaga emailka: onkod@london.com Onkod News, Muqdisho
  15. Maxamed Dheere oo weli ku adkeysanaya in uu weli yahay Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axad, February 25, 2007(HOL): Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo muddo shan sano ah ka talinayay Gobolka Shabeelaha Dhexe balse ay dhawaan Dowladda Federaalka sheegtay in ay Gobolkaas u magacawday maamul aan ahayn midkii Maxamed Dheere ayaa ku adkeysanaya in uu weli yahay guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe. Maxamed Dheere waxaa uu sheegay in uusan arkin cid si sharci ah loogu soo magacaabay Gobolka Shabeelaha Dhexe, balse uu arkay xubno sheegaya in ay Dowladda Federaalka u soo magacawday maamulka Gobolka. Maxamed Dheere waxaa uu ka soo horjeestay maamulka cusub ee ay Dowladda u magacawday Gobolka Shabeelaha Dhexe, wuxuuna ku cel celiyay in uu aqbalay maamulka la soo magacaabay haddii ay ula yimaadaan magacaabis sharci ah. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ka mid ah Hoggaamiye kooxeedyadii hubkooda ku wareejiyay Dowladda Federaalka ayaa sheegay in uusan ka soo horjeedin Dowladda Federaalka balse sababta uu magacaabistaas u diidan yahay ay tahay iyadoo dhinaca kale uu dalka ku jiro xaalad deg deg ah, isla markaana cidda wax magacaabi karta ay tahay madaxweynaha oo kaliya. Waxaa xusid mudan in maamulka cusub ee gobolka Shabeelaha Dhexe uu magacaabay Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi. Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dowladda Federaalka maamulka u magacawday Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka laga soo sheegayay falal nabadgelyo darro ah iyadoo ay jireen dil iyo dhac loo geystay dad rayid ah oo ku safrayay wadada isku xirta Gobollada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan. Dhanka kalena, Maxamed Dheere waxaa uu ka hadlay Madaafiicda ay is-weydaarsanayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kuwa Itoobiyaan ee isku dhinaca ah iyo Kooxaha ka soo horjeeda, wuxuuna caddeeyay in ay Dowladda xaq u leedahay in ay Madaafiic ku jawaabto haddii la weeraro, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay iska qabtaan kooxaha dhexdooda madaafiicda ka tuuraya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  16. If your not going to show it clearly, then stop bragging about it.
  17. walee iskuul uu gaal disay baan khayr laga sugaynin. Indhahaga kala fur, adunkan wa la isku wada siraya, gaalka waxan oo dhan ku samaynaya ka mah inuu adiga ku jecel yahay. ilaahey aqliga muxu kuu siiyay hadadan isticmaalaynin?
  18. Faah faahin Dheeri ah oo kasoo baxaya Dagaal Fool kafool ah oo Shalay Mujaahidiin ay la gashay Tikreega Dalka kusoo duulay. Muqdisho,24,February-07 ( Qaadisiya.com) Iyadoo Magaalada Muqdisho maalintii shalay gelnkeeda dambe uu ka dhacay Dagaal qaatay nus saac la iskuna adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan kadib markii si fool kafool ah looga hortagay Xabashida dalka kusoo duushay ayaa waxaa kasoo baxaya arrintaasi warar dheeraad ah. Xaruntii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga ayay aheyd markii weerar lagu qaaday saacaddu xilli ay ku beegneyd 5:30pm xilliga Muqdisho halkaasi oo mar qura looga duulay Xabashidii kusugneyd xaruntaasi labo dhinac, waxaana labadaasi dhinac ay kala ahaayeen Dhinaca albaabka weyn ee laga galo iyo sidoo kale dhabarka dambe ee Xaruntaasi. Waxaa mar qura lagu huwiyay rasaas aan loo kala meeldayin Tikreega Dalka kusoo duulay ee kusugnaa Gudaha Xaruntaasi kadib markii Albaabka hore ee Xaruntaasi loo istaagay, waxaana mar keliya lagu tuuray Xaruntaasi dhowr xabad oo laga riday Qoriga Baasuukaha loo yaqaano. Gaari Ural ah ayaa Allaah Fadligiisa lala helay Baasuukihii, waxaana sidoo kale mar keliya la dabsaaray Ciidamadii fadhiyay Albaabka hore oo iyagu gudaha ku kala cararay, waxaana xabad kale oo ka dhaceysa Qoriga Baasuukaha loo geliyay goob ay Markaasi isku uruuriyeen iyaga oo cararaya taasi oo sababtay Dhimasho iyo Dhaawac fara badan oo soo gaaray Tikreega inkastoo aysan u suuragelin Mujaahidiinta Xaq u dirirka in ay gudaha Xaruntaasi galaan. Wixii uu socda Dagaalkaasi ayaa ugu dambeyntii waxaa lagu guuleystay in wixii tikree ahaa ay isku dayeen in xaruntaasi dhabarkiisa dambe ay ka cararaan inkastoo markii ay halkaasi u carareen dib looga caabiyay oo Mujaahidiintii kale halkaasi kasoo rasaaseesay taasi oo sababtay in ay ku dhabar adeegaan Tikreega in gudaha ay wax waliba kasoo ridaan. Daqiiqado fara badan kadib hal kaaro ayaa isku dayay in uu si xoog leh ugu soo cararo dhanka Mujaahidiinta inkastoo Markii lagu tuuray Dhowr baasuuke uu dib u noqday, hayeeshee markii uu sii socday dagaalka wax kabadan 30-daqiiqo ayaa mujaahidiintii dib isaga laabteen goobihii ay kasoo duuleen iyagoo Tikreega gaarsiiyay Khasaare fara badan Allaahu Akbar. Markii ay isaga soo baxeen Aagii ay kujireen Mujaahidiinta cirka oo madoobaaday awgii. Waxaa la xaqiijiyay in Ciidamada Tikreega iyo Shaqaalahooda Soomaalida ah ee lasoo qalday ay ka cararaan halkaasi inkastoo sida muuqata amaro uga yimid saraakiishooda sar sare lagu qasbay in ay halkaasi sii deganaadaan. Illaa iyo iminka lama hayo tirada Baqtiga Tikreega dalka kusoo duulay hayeeshee Gaarigii Uralka ahaa ee ku gubtay Xaruntii hore ee wasaaradda Gaashaandhigga ayaa saakay lagu arkayay gudaha xaruntaasi sida dad halkaasi degan ay inoo xaqiijiyeen.
  19. The made-to-believe deputy defence minister mr. jelle is constantly moving from house to house in fear of assasination. He could not trust the hotels so now he become like saddam before he was captured. also, the xabashis have been hit tonight as well with unknown number of casualties. As usual they respond with killing innocents people who were sleeping. they were attacked this time with guns and RPGs, mortars, fighting continued for 40 plus minutes. meanwhile the sheiks in Raaskamboni are hatching up plans for a full fledge guerrilla movement organizing 80 men for each city to ambush and kill tigranyas on the move.
  20. They surely are "transitional" as they won't last long.