Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Posts posted by Game changer


  1. 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Marka kuleelka xabadeeda kugu badato ka dhuumo from SOL. Abwaan markii la dilo ama dad kale lagu xasuuqo Laascaanood soo orod. Keep hiding and if you think killing this abwaan gives you a chance, wax badan riyooneysaa ee dhuumashadaa iskaga noqo. Go disappear again.

    Oo show Qofkii danahiisa Ku mashquulaba waxad qortaan qof dhuuntay.  Keligaa maahee  Laangaab yada kalena yagoo waxaa soo qorqorayan arkayey.  😄

     

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  2. 4 hours ago, Saalax said:

    That is true they are trying to prolong Muse Bihi stay but it won't work. Oofwareen does not believe in Tanasuul like Cirro. 

    That guy is died walking,  the fact he killed 9 police officers from 9 different communities , puts him in the death row , so there is no point of talking to him , he will be killed either by the police or the families of those officers.  He cant go  back to his normal life , he can only survive to hide somewhere on earth.   This is gacan libaax group , are not backed by the business peaple , organized diaspora groups, GX government and army members.  Even cirro said " I have nothing to do with them" .  The sooner they are eliminated the better.  No arrest is needed , bushaaraaba na waashay saa waa oofwarareer 😄. Ninkaa odayga ah buurta lagu dilaya.

     

     

     

     

     


  3. 6 hours ago, maakhiri1 said:

    very clear to SSC , that this government is also working against them, 

    No body wants an other begging bowl , So ofcourse the government of somalia is working against all types of rebels against the "established states"  kastuumo, hiiraan state,  gedo  are all working against the established entities.  In addition to that due to CBB propaganda against Hassan sheekh government,  Mogadishu peaple are increasingly suspicious about the D block shenanigans.  So it's not just the government even the peaple of xamar don't give damn about whats going on waqooyi.  Their goal is to eliminate alshabaab, and they don't want to be distracted.  


  4. Anigu waxan aaminsanahay xitaa hadii lakala baxayo waa in loo maraa wado sharciya , oo Ku salaysan Afti ama axdi , waa inay cadahay xuduuda dhuleed ee qabiilka doonaya inay somaliland Ka baxaan, sidoo kale waa la address gareeya the issue of somaliland independence. Fihiima idin shuuftee naga baxa  wax rag loola yimaado maaha. Weliba ilaa burco agteeda bay sheeganayaanba.   What's the point Aanu waxaano hub iyo ciidana u samaysanay hadaanu Bax Ku tegayno.   

     


  5. 8 hours ago, Tallaabo said:

    Waxay u eegtay inaad adigu is yeelyeelaysid. Sadaam Xuseen dawladdiisii reer ayaa samaystsay, tii Siyaad Barre sidoo kale, tii Qadaafi sidoo kale, tii Tigreyga sidoo kale. Kulligoodna reerihii samaystay waxay ku riyoodeen inay dagaal ku difaaci karaan. Mudane waxaan kugula talinayaa inuu caqligaagu shaqeeyo. Colaadda dhulkeena ka socotaa ma'aha video game aad madaddaalo ka dhigan karto. Adigu haddii aad dhul shisheeye dugsanayso dadkaagii ayay fitnadaasi damqaysaa. Waxaad ogaataa dalka shisheeye aad nabaddiisa iyo horumarkiisa dugsaysid in ragga asaaggaa ah ee dhulkaa u dhasay ay dhisteen adna kaagii ayaad rabtaa inaad dumiso. Ilaahayoow garaadka ha naga qaadin. 

    Caawa hadaynu Sool  uga baxno berrina Sanaag bay kuugu imanayan huwantu . Mana jirto wax damaanad qaadaya inay halkooda joogayan hadaynu dib uga soo baxno.   Arod bal adigu waataase intad u tagtaan xal Ka keen.  Waxaanu difaacayna waa  nabad gelyada dadkayaga iyo dhulkayaga. 

    Dawlad lala dagaalamaya ma jirtee reer keena oo dhan baa duulimaad lagu Yahay , oo weliba kaaga lagu sii yahay iyo ceerigaabo hadii jilicsanaan lagaa dareemo.  Anagu dhinacayaga oog ilaa lascaanod waa buffer zone kana bixi mayno  nabad gelyada HJ baa Ku jirta.   Adigu fiyoore kusoo dhaweey markay ceerigaabo kusoo galaan " bada cas , bada madaw "    adeer intad xoog leedaha lagaa baydhaya.   Rag ama waran kaagu ha galo ama weedhaado ha gasho.   

    Sideebu inan yari Bax noo odhan karaaba meelaanu 30 sano Ku tabcaynay , taa qudheeda wax laga dagaalamo ah.  Sharaf tayada , karaamadayada, nasabadayada iyo dawlad nimadayada buu caayey.   Markaad waxaas oo kale yeesho maalinta danbe cidwalba kuusoo xaar tegaysa oo sida eyga bax Ku odhanaysa.


  6. 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Ma go'doon la galiyo godkaan, nothing comes out and goes in. No re-enforcement, no cunto and no biyo. Waa fahmi la ahay sababta wali jid ee maraan u heystaan marka lagu wareegsanyahay.

    Habar fadhida legdini la fudud,  waar meesha malaa xog badan kama haysatid.   Wadada garowe aada ( maraaga) anaga fadhina . Wadada burco aada anaga fadhina.   Wada ceerigaabo aada anaga haysana.    Waxuunba u furan jidka hawdka , oo aanu ugu talo galnay wixii qaxaya inay Ka baxaan.    Xitaa goobaha biyaha iyo korantaduba aagaga ciidankayaga bay Ku yaaliin.    Yagiiba go,odoonsan  .

     

    Waxa meesha Ku dagaalamaya waa Somaliland iyo puntland ,   Jamhuuriyaduna pintland weligeed ba way Ka adkayd.   Dawlad ahaan iyo qabiil ahaanba waa uga adagnahay.   Waa niman meesha vlog iyo igu sawir u yimi.  Inta timaada ee intay isku sawiraan dib garowe ugu laabta ayaa Ka badan  inta dagaal ka gasha .   Lascaanod gurigii Taj Mahal oo kale bay noqotay meel laysku sawiro.  


  7. 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waraa, respect SOL's rules - stop waalidka aad aflagaadeyneysid and writing qabiil names. Wax badan ayaa dulqaadanay ee jooji.

    Waar niyaw adiguba caqlaad leedahee arimahan xaasaasiga ahi in qabiil la magacaabo lagama baaqsan Karo. Rules kiina update gareeya . Nin weyn oo sodogaan ahay.   I would prefer MJ over badhyo culus.   Dadka hadaan magacooda saxda la address garayn naanays xunba imanaysa.   Intad is leedahiin ilbax iska dhiga idinkaaba meesha waalaya.  Bal waataase adigu Isq magac u bixi.   secessionists markad na leedahay waa aflagaado.   Raalina kama nihin in dadkayaga lagu sheego gooni goosato.  

     

     


  8. 5 minutes ago, Che -Guevara said:

    Let's hope for the best. It is unfortunate the elders, business people, and intellectuals from Subeer Awal can't push him out or reason with him.

    Liibaan Samatalis is true to his word. I thought he was all talk like most Somalis.

    Isq waa HJ   sxb.  Xiniinyahaaga fuul.  Yaan lagu hoosaasin.  Rajo haka sugin West Burco Clan .  Talaabo tusaale ahaan waa sarkaalkii hogaaminaynay xasuuqii qoodha taag.  Magaca walaalkeena Muslim ka ahi sitaa waa Isla sarkaalkaas SNM ee Ku xasuuqay. 😄


  9. 20 minutes ago, Saalax said:

    Somalia of course since they can get aid for their state directly. Somaliland isn't recognized (and will never be) so makes      0 sense.

     How can you  get aid when we already created an other Irir jeegaaanism in koonfur.  Politics Ka barta nacala aabihin Ku yaale, drodkaasi xitaa weligood food gelin maayan villada anaga diidnay.   Aduunka waxa la ixtiraaama baastarta wixiisa haysta ee xooga badan sida aniga oo kale.   Lama ixtiraaamo victim ka ama victim sheegtaha .   Cadaaladi ilaahay agtiisa bay taal

     

     

    FB_IMG_1692113769367.jpg


  10. 1 hour ago, Tallaabo said:

    @Saalaxand @Game changer

    Why don't you guys put down your keyboards, leave the comforts of the West behind, go to Somaliland, pick up guns, and fight each other in Gacan Libaax? In my opinion that is more honourable than the drivel you are spewing here.

    As veteran *** In this forum I respect you.  Laakiin  Anigu huwan baan dagaal Kula jiray.   Tolkaa maxaa ha haya ustaad ?  Maanaga khaldan mise  waxoodu waa shisheeye kalkaalnimo. Maxay Kula tahay 

     

     

     

     

     

     

     

     


  11. 3 hours ago, Saalax said:

    Well done boys. A  new chapter for G36 no more sidhi and other nonsense. Gacanta laga shaqaynsiinaya that is the only path. 

    image.thumb.png.4fa81297d100969103009a100688dc7e.png

    Dhamaantood Waanu laynayna any one Aanu sawirkiisa iyo haybtiisa helno Isla family yada dadkaas laga dilay baana fulinaya.  Nafar bed qabaa kama soo baxayo buurtaas 


  12. 2 hours ago, Illyria said:

     

    You are conflating two disparate strands, but you would not know you are doing it:
    a) The only reason your ilk is in SSC territories is not 'cos of 'karti iyo dadnimo e, rag kale garbihii ayaad ku daaqaysaan', the likes of ina Cambaashe, and had it not been for them, and under the dubious, if misguided guise of a shared system of governance, you would have been in Hudiso, and not have set a foot in SSC territories. On another note, lost on you, we were engaged elsewhere resuscitating a Federal government, which you now so feverishly claim, as your own, but now that the Federal government is on course, and we are back to SSC, your unwashed arse is on literal fire. But then again, you are too dense to knowing that. I will not slant your grandfathers 'cos of your dim rhetoric, for unlike you, they were good men, and whenever our swords crossed, they knew whom we were, and understood whom they were.

    b) We have got a plan, that plan has timelines, and when the day comes, and your flesh kisses the tip of Jamaahiir javlins, you shall be singing a different tune, but as usual, just as a naughty child, we shall be the ones left to mend your wounds.

    Marba meel waxba haku marmarsiyoon genetically baanu kaa superior sanahay , Cid anaga na keentay ma jirtee xiniinyahayaga baanu Ku Nimi kuna joogna , keliya waxad nagu dirteen naagihii magaalada.   Halkay hablihinu na gaadhsiyeen baanu weli joogna , meeshaana kaamanu saari Kari waayine hablihii baanan weli heshiin,   idinba waad ogtahiin dumar kiina gogortanka idinkaga fiican.    😄

      Federal baan Ku mashquul sanaa kulaha , berigaaba idinka iyo xabashidaba ragii xamar idin kula dagaalamayayey anakaa hogaaminaynay, waadna garanaysa.  Maantana anaga talada somalia kuu diidayna , mar danbena villada geli maysan.   Weligiin dagaal noogamaydan adkaan. Laakiin baryo waad nooga adkaan kartaa , iyo inaad ammaan iga barido. 


  13. 4 hours ago, Tallaabo said:

    Do you realise this kind of language is what the idol worshippers of Makkah used to indulge in and what the prophet worked hard to change?

    I am glad you became religious , iska cibaadayso Mujaahid salaadaadan gaadh Ka hayaaye.  Waa laynagu soo duuley , waxa la rabaa in odigoo dar ilaahay ugu tukanaya ceerigaabo  xabad wiifto ahi kugu dhacdo.    

    Kubadu home and away bay leedahay , awayga baynu Ka ciyaarayna gardaraba ha ahaate.   Reerkiinan yaree buurta galay uun naga basriya kuwan kale Anaga naqaane.