-
Content Count
476 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
3
Posts posted by Game changer
-
-
We invite all of them, they should bring their pen and papers , and we will sign everything they suggested. As long as all of them are leaving us we support GB exit. Durriyada forces won't shoot one single GB person. We already handed the security duties to Their own. Cid naga cabata ma rabno. Somaliland waa saxan bariisa oo ciyaal dhex yaala , ninkii aan waxba Nala boobi Karin hayska tago. Anagu sidii hore ma nihin isq danta isq buu usoo jeestay.
-
7 hours ago, maakhiri1 said:Horta caaqil Ku waa runtiis uma soo socono laascaanood laakiin ceerigaabo baanu idinka saarayna. Ninkii imika sii qaxaana badbaadaya waxa kale oo dhan waxna waa laynayna waxna jeelashayada baanu geynayna.
-
-
There is no way SSC khaatumo can be independent from puntland, what the peaple wants is completely different from the reality. While puntland may be alright to let the dhloos go their own separate way. It's the dhloos themselves who are not willing to leave Garowe. They are now economically, militarilly and politically depending on the MJs. Before they had multiple choices, now they have no choice.
Dhloos have no history of managing themselves , they have always been controlled from outside. The kacaanists who created this mess , thought that once they create their little khaatumo umbrella , money will pour from xamar . And every thing will be done for them by the Somalia government. Look at buuhoodle it doesn't even have local authority . They never tried to create local admin for that growing town.
-
7 hours ago, galbeedi said:Warya Game,
Hablaha duriyadu af xumaa. Waar gabdhaha bara sida loo hadlo, waa maxay " Hooyadiin sidaa ku sameeya".
She is probably from Burco where dirty language is the norm.
Afka iyo gacantaba waanu furanayna durriyadu sidii hore Maaha, nin walawba taas ogaw.
-
19 minutes ago, Arafaat said:Not sure why ‘Unuka’ has a Minister in Jubbaland, while many of the clans who have significant populations in that region are not represented or underrepresented in Jubbalands Parliament and Cabinet.
Second, is it my perception or are some of these States following the examples of Somaliland, Expelling Somali people to other regions, while they are not even ‘secessionist’?
On behalf of unukaa leh we own half of jubaland.
-
42 minutes ago, Arafaat said:Where is Xiriirland?
Goldogob.
-
-
Llkase militiamen from goldogob prepares war against puntland.
-
-
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Eebbe u mahadnaq that geeliina iyo gaalkeena isku meel kuma daaqaan oo isma arkaan otherwise adiga iyo geelkiinaba Afmaay ayaa ku hadli lahaydeen today, like an old family friend lady who is Muuse Muqayil jufo that speaks better Maay than myself. Reer Sool oo baariyaal ah ayaa aragteen oo kibirka idinka keenay.
Do you think we are not aware of our macalin wayne peaple in your confederation clan. Of course we have muse biixi peaple in bay region.
-
5 hours ago, Arafaat said:A war needs to have a political purpose and goal, but a military war for purely ‘revenge’ purposes showcases ethnic or clan based revanchism, and that SL is giving up claim on those regions and its claimed colonial borders. The current ‘popular’ sentiment in the streets should not be the guiding the thinking and decision making.
Dhulka British somaliland Weligiiba waa sheegan karna for political reasons. Laakiin realistically nimankaas hrti Waanu kala xadhig furanay. Wax isagu kaayo hadhay ma jiraan, keliya waxa noo dhiman inaanu xoogaaga sanaag Nala degan is dhaafino oo aanay Ka sokayn yube iyo fiqifuliye.
Dagaalka noocana dawladu ma qaadi karto laakiin anaga qaadayna oo qabiila. Markaanu karbaashno , dawladayada iyo ta puntland ba way Ku khasban yihiin Inay dagaalka soo galaan. Sidaas baanu Hrti Kaga qaadi karna Dhul cusub.
Waanu karna inaanu laascaanood dib u qabsano , laakiin faa,iido nooguma jirto , waa dagaal siyaasadeed oo aan dadkayaga dani ugu jirin. Hadiiba aanu nimankaas la dagaalamayno waa inaanu Kula dagaalana meel aanu Ka qaadi karno permanently , oo ay Ka samri karaan.
Ma aamininsani in tolkay Ku dagaalamo riyo beena, waa inaanu Ku dagaalana wax rasmiya. Oo realistically achievable ah .
-
22 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Marka koowaad ilkahooda fiiriyaa kuwa iska daacsada, the worst crooked teeth they have - or not have at all - the most outlandish thoughts they have, hence indicating the more marqaamid they have had over the years, the crazier they are
Three decades of non-stop marqaamid is not wax sahlan laga soo noqon karo. Waqooyiga direly needs mental institutions.
Inaanu jabnay waxa lagu gartaa yamyam iyo qadaadweyn baaba nalaka hahaya. Adiga bal maxaa Ku haya kuwan kale Waxaanu isku hayna waan fahmayaaye.
- 1
-
3 hours ago, maakhiri1 said:Has he become your tol now, after you suck his region dry? Refuse development? Kill his people with impunity? What happened to that officer who was assassinated in Loow Ya Cado? Did he get justice?
Have seen you guys resorting to D1r, Ur Samaale now
Waar anaga iyo GX baan sheegaya markaanu arimaha yaga isku duba ridano. Meel kalaad isku qaaday. Kkkkk aad haysugu dhex yaaci waad khalkhashee.
-
4 hours ago, galbeedi said:Especially, the south Hargeisa boys are making the waves. The good news is Buurmadow led HJ will not join the fight this time around.
Once we unite our tol under new leadership , study the reasons we failed , and set new goals. We will lead the the revenge war. Buurmadaw iyo islaan madaw toona isma hor taagi karaan wixii isq isku raaco. Muhiimadu waa in hadaf Ka dagaalku noo cadyahay. Oo aan caadifadi na qaadin . Horta maakhiri reer kiisa aakhiranu u dirayna mar ay ahaataba. Dhirbaaxada 1aad yagaanu Ku dhufanayna. Hadhawba yey odhan waa nala gaaday.
- 1
-
7 hours ago, maakhiri1 said:Maanta tacsi baa ku daal, waxba kugu digan maayo, Waa inoon mar kale
Diinta islamka qurux badan usoo noqo
Berrina adigay kuu taal.
-
First we will change the leadership , and improve our unity , economy and military power. Markaas Wixii Ka danbeeya cidaanu doono baanu Ku duulayna imika laakiin dagaal Kuma jirno halays dejiyo. Somaliland waa Dal Aanu dagaal Ku dhisnay , oo xiniinyahayaga Ku taagan . Marwalba dagaal u joog baanu u Nahay. Anagu ma haysano sharciyad caalamiya oo qarankayaga xaqiisa dhawrtay. Waxaanu xoog , karti ama caqli Ku helno uunbaa noo hantiya.
-
Waxaa suldaankaaga lagu abaal marinaya maxay yihiin ?
-
-
Diinta islamku waa cadawga 1aad ee somalida. Dawlada somalia waxay Ka socon Kari la,adahay waa argagixisada islamka. Waxa dadkayaga laaya ee na qarxiya waa Islam. Ma gaalaaa muqdishu kusoo duushay yaa sidaa u galay aan Islam ahayn. Diinta islamku iyo kuwa kaleba waxay daadiyeen dhiiga ugu badan aduunka.
-
Qof marku noolaaba aanu ishaynay garan maayo wax iga mamnuucaya inaan run Ka sheego wuxu ahaa haduu dhinto . By the way I don't practice any particular religion. Ilaah Inuu jiro uunbaan aaminsanahay .
-
Wuxu Naga aaminsana uunbaan sheegay , iyo madmadawa Ku gedaaman dilkiisa. Waxan cadaynaya inaanan anagu dilkiisa shaqo Ku lahayn. Sidoo kale waa run inuu khaatumo kasoo horjeeday oo uu taabacsana puntland.
-
-
Grand Conference for reer Awdal in Ottawa
in Politics
Posted
We invite all of them, they should bring their pen and papers , and we will sign everything they suggested. As long as all of them are leaving us we support GB exit. Durriyada forces won't shoot one single GB person. We already handed the security duties to Their own. Cid naga cabata ma rabno. Somaliland waa saxan bariisa oo ciyaal dhex yaala , ninkii aan waxba Nala boobi Karin hayska tago. Anagu sidii hore ma nihin isq danta isq buu usoo jeestay.