Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Posts posted by Game changer


  1. It's a victory for the somaliland army ,   muse biixi secured the corridor to the Hell  ,   jaamac siyaad militias Will be in control of western lascaanod , intay nimankaasi meesha haystaana guuli Ka dheer huwanta.  Waa niman danaystayaal ah oo waxba Ka naxayn tuulooyin kooda mooyee.    Anagu  HJ ahaan waxaanu is lahayn meesha haydiin Ka baxaan oo idinka iyo fiqishini dhulka qaybsada. Laakiin garacdani hand brake bay gashadeen .   Mana dhaqaaqayan.   

    Maalmaha soo socda waxad arki doontan huwanta oo wada hadal iyo wax Ku baaqaya.  Wada hadal kaasna  waa mid khiyaano ah , muuse biixina ma aqbali doono.   Dadkii meesha kusoo duulay waxay u kala bixi doonan qaar iskaga laabta meeshay Ka yimaaden , iyo qaar iska dhex fadhiya guryaha shacabka .

    Puntland waxay Ku guulaysatay dagaalkii bulshada iyo dad kicinta.   Somaliland waxay Ku guulaysatay dagaalkii dhulka. Dhuloosna haduu sii kala qaybsamay nin walbaana wuxu aadi doona halkii dantiisa shakhsiga ahi Ku jirto.   Mid dhadhaab aada , mid yagoori taga.  Ku maraykanka gala iyo Ku majrtenka ka Malay ga la cunaba .   

    Maxaa xal ah ?    Waxa xala in layska qayilo.  Salli calee.  Saaca bi saaca.    Meeshan waxba kala qabsan Wayne nin walba halkiisa haloo daayo. 

     

     


  2. 3 hours ago, Arafaat said:

    So your giving up on Somaliland basically and it’s aspiration, a multi-clan country based on the former British Somaliland borders? 

    It's not that simple it's  complicated.  what do you mean giving up somaliland.  Somaliland aspiration is not  depending on qurjiiles.  And Their land  has always been marked as disputed territory.  This time we are making it more disputed practically. Wixii hore bikh. even Mogadishu can't recognise them because the dhulmahantes don't own the land they claim. Soon we  gonna remove them from sanaag , cayn is already ours , and laascaanood  is disputed  with heavy military forces from somaliland, puntland, kastuumo,  and alshabaab.      Basically we don't care about the dhulo  peaple as much as we care about the land itself.  


  3. 1 hour ago, Arafaat said:

    I wouldn’t bet on Kulmiye, no matter who becomes the leader. It’s an empty shell which no constituency will go near it.  Buuri maran oo dusha lagu x**** 

    Second it’s not clear how these direct national party elections will take place, as it has been decoupled from local councillors elections and thus not clear how fair voting wil be ensured between 13 contenders who don’t have local councillors to guard their votes. 
     

     

    Muuse biixi peaple  fanatically support kulmiye ,  and They are numerous.  Kaahin xitaa yagaa wata,  xoogaa yaroo badhi taaro ah uunbay anaga nooga baahan yihiin.   Laakiin waxba badhi taari mayno hadaanu doono   ee waa  guruujaynayna.  Inay mayd nagaga cararaan bay doonayan,  fajidooda oo dhan baanu fahansanahay .

    Komishankay u taal qaabkay codbixinta u maaraynayaan, kolay   it's going to be passed on xarshin  mathematics , waxan Ka baqaya in lixda labo laysugu celiyo  😃


  4. 10 hours ago, baala xoofto said:

    They will have no other option on the table, other than give up. There is no way in hell that they will go separate from Somaliland. 

    PL is not going to give them any more than what it already has which has not even moved the needle. And considering the fact that they can't pay their salary and the bad economy there, it doesn't have the wherwithal for a drawn out war. It will fold sooner or later.

    The locals will come to the same conclusion like Prof. Galaydh did.

     

    Markaa maxaynu Ka faa,iidayna ?  Inagoon dilin bay inaga cabanayeen saa waaba imika oo aynu dhegta dhiiga u darnay.   Nimankaa waxba isuguma keen   hadhin  laakiin dhul badan waa Ka qaadi karna.  Hal km oo aynu dhulmahante Ka qaadno baa Ka  qiimo badan hal million oo dadkaasa.    Atleast Dhulka waxbaynu kasoo saari karna . Oo magaalooyin baynu Ka dhisi karna pure isqa.  Xidhiidhka falastiin iyo yuhuuda oo kale baa dhulmahante inoo dhexeeya.   

    Weligeen heshiin mayno reerkaas haday qoraxdu galbeeed kasoo baxdo. Abeeso Dhul u ekaan bay kugu disha. Intaynu ictiraaf iyo xuduudo caalamiya Ka fekeraynay baynu reer yaroo laangaaba oo aynu weligood ba Ka adkayn isku soo dhisnay. 30 sano baynu laaluushaynay sidii hooyadeen dhashay.   Kharash kii inaga galay ma gudi karaane waa inaynu jidhkooda Ka jarno oo nimanka aad karbaashno . Baaqigana dhul ahaan baynu uga qaadayna.    Fanta shiruu fil ardi wabtaquu min fadlilah . 

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  5. Galbeedi mee, xisbigii kukmiye xalay baanu la wareegnay intan hurday kkkkkk.   Imikaan ogaaday.   Maxamed kaahin is the new chairman. Adkaatay.     Handaraab waa garac walaahi  wuxu ogaaday inuu kulmiye dhacayo hadaanu bahalka noo dhiibin.

    HJ is open for business , cidwalba waa ugu ridayna doorkan.   Waa markii ugu horaysay ee aanu sagaal weji yeelano .   😃


  6. 4 hours ago, galbeedi said:

    I agree with you.

    Xirsi Gaab haddii doorashada la galo oo Cirro dhaco isagaa xisbiga u hadhaya. Kulmiyana ama idinkaa horboodi ama number two. Dadkan baarlamaanka fadhiya 20 ka mid ah waxa maalgaliyey Mohamuud Xaashi including Mohamed Abiib.

    7 years  of Siilaanyo really made the difference.During the election of 2010 each diaspora member of east Burco paid $5000 to the campaign, and many of them got back their money somehow. Probably Dahabshiil made easy for the to loot and deposit without questions.

    Waxa la yidhi HJ waxa u taliya siyaasi, xataa boqor Buurmadow waa siyaasi, HY waxa u taliya oday dhaqan, HA waxa u taliya ganacsatada. That is west Burco are losing.

    Any way, tribal loyalties could change anytime. The east Burco are acting like tough right wing irredentist now, but in 2003 after they lost the election to Rayaale many of them wanted to abandon the ship and go to Mogadishu including the campaign manager of Siilaanyo , Mr. Sifir. When I met Faysal Waraabe few years ago he told me that they all decided to abandon the project but Ahmed Siilaanyo insisted and forced them. In Burco, they were using Somali Shillings, the Islamic courts passed through Burco on their way to Asmara, Eritrea. If they lost that election, they could have been a war.

     

    Jamhuuriyada weakness keedu waa ictiraaf la,aanta .   Markaa ninkii xanaaqaba xamar baan tegaya buu odhan jiray.  Laakiin arinkaa waanu   soo afjarnay.    Xamar waxaanu Ka dhignay xaafad Irir samaale . It's no longer sensitive issue.   As long as aanad Puntlanders iyo ilka yar  awr kiraale u ahayn , Dir Waqooyi oo dhan fasax bay u haystan inay xamar tagaan , ama nolol haw raadsadan ama holiday haw tagaane.  

    Memorandum of understanding baanu kala saxeexanay HG iyo waceysle .  Taas oo dhigaysa in drodka la karbaasho siyaasad ahaan  minus cagdheer.   Cagdheer ta laftooda badaanu Ku dari lahayn laakiin waa niman macquula oo lala shaqaysan Karo , siyaasadooduna iskaashi Ku dhisan tahay.    Gala xamar  baan leeyahay dadkeena oo dhan. In fact dadka halkaas inaga tagaa they  appreciate inay Ka yimaaden homeland dhisan. Waxan odhan karaa waa kuwa inoogu wadinsan. 

     

    Buurmadaw siyaasadiisa gudaha ee danaysiga shakhsiga ah Ku dhisan kulama socono. Waa sababta aanan Dan uga gelin markasta oo la xidho.   Laakiin dirismka iyo hawlahaas  marku dhaqdhaqaajiyo waanu kula socona, weliba waa legend.  By the way u malayn maayo in xaashi abiib wax siiyey.  Ninkaa yari waa fariid inyaroo waayo aragnimo ah baa u dhiman  iyo tacliin.  Mustaqbal kiisa siyaasadeed  waa bright  .


  7. I think they  genuinely believed  that we Will run away ,  from Their booto and baroor.    I am not gonna lie Their women were More effective than their men.     Maalmihihi hore waynu khalkhalnay , perhaps may be we didn't kill any body for ages.    Imika laakiin dilka iyo dhiigaba waa la qabsanay .   Belaayo bay faraha inoo geliyeen, macalaa aabahood Ku yaal. 

     Kani waa ina jabuutaawi wiilkiisii najiib  Shaluu Ku daayey.  Odaygii jabuutaawi ee farxaanka ahaa  laftiisa oohin meel la fadhiya

    FB_IMG_1689844711841.jpg

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  8. Galbeediyaw anagu hadaanu East Burco Clan nahay , dhinacii loo tukadaba salaadayadu waa ansax.  rag waxooda isku aadistay baanu nahay.   Dadkan buuqaya waanu la yaabanahay ba.  

    Hadii mucaaridka iyo dawladu madaxa isla galaan , Anagu ciidanka qaranka baanu walaalo nahay  xiliga xun hubka culus  baa loo dhawaada.     Hadii muuse sii joogo , anagu dhulbahantana waa karbaashayna biyo iyo shidaal Waxan qodan karnana waa qodaynayna.

    Hadii doorashada madaxtooyada la hor qabto, labada xisbi qaran ee waaweyn ba dhaxal kooda anaga iska leh kii soo baxaba shidhkaanu u gelayna.. Hadii ta ururadu soo horaysana  ururkayagu muran kuma jiro.   Siyaasadu waa turub.   Hal outcome lama expect gareeyo,     Maan ragna waa mudacyo afkood.

    Nimanka GX bahasha way Ku dawakheen.   They need  atleast 1 year training to develop a winning strategy. 

     

     


  9. 16 hours ago, galbeedi said:

    Reer Mudugu waxay dhahaan:

    Ninka ku dilay lama dilee ka soo diray baa la dilaa.

    This so called governor used to be tribal chief (Aaqilkii Dahir Rayaale). During Rayaale regime, he used to have a Majlis for Qat sessions in Hargeisa. I met him few years back here in Canada . He never worked a day and finally he returned home after his maternal cousin Cumar Geelle called him in Djibouti.

    There is no surprise here. Most mayors and governors in Awdal are either losers, criminals or illiterate. Ahmed Siilaanyo appointed a man convicted of the conspiracy to kill the late Italian nun and doctor Anneline in Borama. The only normal mayor was Cabdirahman Shide who built the first paved road.

    Now this Mafrish chief Caqil had been dispatched to whip the locals for the ruling party, but I believe he will create more uprising and conflict. 

     

     

     

    Warya qof nool lagama quustee weliga kubad drod ama majeerteen kuu taraarixayey ha laadin dhagax baa Ku jiree.  Hada  Munaafaqaas drod ee CHE  waad fahan San tahay hadana waad is gamaarinaysa , adigoo og in maydhane iyo governor Ku ilmaader yihiin.  😃 

     

     

     


  10. The terrorist qurjiiles  started the war claiming that  isq is assassinating Their  peaple.   But the homicide continuous with the same rate.   An average of 4 peaple every month.  Over  20 peaple were killed in lascaanod since the Somaliland left the city .    Most of these incidents happens because of drugs ,   the qurjiiles of buhotle  bring too much cheap  alcohol from the Ethiopian border.  And when the young guys drink that strong dry gin , they usually fight between themselves  over the prostitutes.  They rarely go out to fight the somaliland army. 

    These incidents must be recorded ,  to prove that these animals have always been killing each an other.  During the first months of this year they used to release the killers  to keep their fake unity against the iidor boogeyman.  But  things are getting out of control.  Even their garaads couldn't take it any more.  They are recommending 'qisaas '    

     

     

     


  11. On 7/17/2023 at 2:35 AM, maakhiri1 said:

    AHMEDGULED and GAME CHANGER

    admin check their source IP. 100% same person

    Waxaas oo khalkhala waxa idiinku wacan , meeshan afar laangaab iyo eelaygooda  Ku wada barooran jiray.   Anaguna shaw daaqadaan kasoo galnoo jewigaanu idinka jiidhnay.      Meeshu gurigii hooyada maahee haw fiirfiirsan dadka kusoo biiraya.  IP gooda maxaa kaa galay ma sabuuradaas hawada Ku taal baad Ka xigta. 

    Waa markii labaad ee aad igu eedayso inaan qof kale ahay.  Haday meeshu sharci leedahay dadka noocaaga ah qudhooda waa in rule loo sameeyo. 

     

    • Like 1

  12. Kii dabada gaabnaa ee Habaar ka qabay waxan Ka baqaya inuu cirro  Ka waalo  ,   maxamuud xaashi buu Ka baqaya inuu kusoo baxo.   Odayga cirro waa laandheere  isagu  baqdin sidaasa kama qabo gaboose.   Laakiin ninka fidnada wadaa waa xirsi.  

    Ninkaa dawladu kiis haw samayso ,  halagu eedeeyo inuu silanyo  oo dementia qabay  mushahar kiisa musuqmaasuqay  , odayga muskiinka ah kollayba waxbuu Ka xaday . Denbi aanu hbrjclo inaga hoos geli Karin halagu oogo.  


  13. It's official the president's  term will expire in November 2024 .   Muuse Will be In office for the next 1 year and half.    Somaliland electoral commission have decided to hold the ururo elections first November 2023.     Expect some short term quarrel in hargeisa.   The opposition have no choice but to accept it .  Confidence is the key , it's better for them to accept it.  

    M.FACEBOOK.COM

    Log into Facebook to start sharing and connecting with your friends, family, and...

     


  14. Footage showing somaliland army in buhotle District.   You can see the  red soil.   Muuse biixi waa legend legend dhalay ,  ciidanka qaranka waxaanu geynayna meeshii ay solomadaw berkada Ka qoteen wiigii hore,  "Solomadaw dhankay kaa xigtaa waa dhufays adag" Alla beeshii caalamkaay , alla soomaliyey,   ee yuudiiyey,   bal waataase  wax Ka gurta .  Weliba ciidanka qaranka cagaf yaanu  Ka codsanayna.   To accelerate the speed of the new settlements.https://fb.watch/lQVwes5win/


  15. 9 hours ago, maakhiri1 said:

    don't just jump and respond, take time,  gather your thoughts, and put some coherent idea forward,  else noone will bother read your nonsense 

    I am doer , I don't over think that much.   I can even decide to shoot your tuna forward in a matter of seconds  , without thinking twice !


  16. Kaa wasakhgeli hadii dhulmahante u yimaadan oo ay Ku dhahaan waar walaalaw si Aynu shuruudaha maamul goboleed ka u  buuxino  aynu wax Isku darsano wallaahi billaahi tollaahi ma ogola.  Qurjiilaha hadaad waydiiso  niyaw maxamuud saleebaan wax walba waa Ku siiyene iska dhig calanka dameer ka leh .  Weligii dhigi maayo.   Hartigu waa dad habaar Ku dhacay  Tamarna malaha muwaafaqana malaha.   Waa waxaa aanu gurigooda Ku dhex karbaashayno ee aan waxna iska celin karin. Heer waxay marayan naagahoodu liiska u diidan oo lagu xujeeyo goojacade soo xoreeya 

    Alla mayee HJ  Caqli malaha.   Waxoodu waa Hhbrjecloy na daaya oo afcarbiya. Kkkkkk awaawyashinba waa dili jirnay , goormad caqli nagu ogaydeen markii horeba.  Dagaalkan naanays xun isq ka raaci mayso.  Anagu magac baanu Ku dhimana idina hunguri .  Ilaaha muuse biixi kusoo aadiyey baanu weliba u mahad naqayna.  Oo naga sii caqli xun.  Waalidaynu isku fahmi doona insha allahu tacaala, haduu eebe idiin idmahayo.  


  17. Atleast Anagu isku hal calan  baanu wadaagna mid kalena ma lihin.  Idinka dhul mahante  iyo wasakhgeli  Waad wada socotan in the short term Waadna Kala socotan in the long term .  Harti mooyee somalida laguma arag reer midwalba rabo maamul u gaara.   Kastuumo, maakhir,  puntland.  Kulligiiin waxad rabtaan maamulo idiin gaara oo hwye quudiyo.  Tiina Waanu soo afjarnay . Ma jiri doono maamul aad leedihiin oo xamar laga masruufaya.   Lacagta Irir samaale timir xabaal taala maaha.  


  18. Just two days After the terrorists attacked one of our loyal clans in buhotle , The JSL army moved into that district today.    This is wadamagooye you can clearly see  somaliland army taking off the main  road to the southern direction of qorilugud.   Expect  renewed conflict in buhotle.  Sanaag Will be next as well.    

    The war is slowly turning into tribal war , and the possibilities of more dhulmahante exodus is very high.  The government is trying to prevent this ,  but I don't think it's going to work  because of the absence of communication between the local communities

    FB.WATCH

    Log into Facebook to start sharing and connecting with your friends, family, and people you know.