Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    291
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Posts posted by Qurac&qansax


  1. No one is talking out of context, no one is saying what Museveni said is not the painful truth.

    it is how he said, oo ah jeesjees, where he said, in from of the Somali president in public, recorded and broadcasted. and our president looks a mouse in a cage.

    It also says, something about HSM, he did not confront, rather he gone with his script. I leader should be dynamic and able to change with the situation.  HSM could have defused the whole situation.

     


  2. President

    @KagutaMuseveni

    :"We can buy weapons for you, we can buy you uniforms, even food is not a problem, but we can't pay you, and your army can't be there to ask for salary from another country every month"

     

    and to record the conversation and broadcast, is calculated humiliation.

     

     

    ma lacag buu waydiistay , bal biilka ciidanka naga bixi

     

     

    Ceeb baa ka dhacday

     

    Somali is shaxaadaysa dunidana shaxaadaysa

     

    and Musaveni said "go ask Qatar, UAE and Turkye"


  3. Aaway HAGii Abdulahi Yeey ku mudahaadi jirey, maxay maantay Ethopianka wadanka ka soo buuxsamay ugu mudaharaadi waayeen,  aaway HSM, Tarsan, etc

    consistence is important. waagasna waan ku mudaharaaday maantayna waanku mudaharaadin.


  4. 12 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Xildhibaanada labada gole ee ku metala beesha ***, ayaa markii u horeysay shaaciyay inay gebi ahaanba qaadaceen Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barr

    nimankaan waa isbaaradii SNM oo kale, oo dhihi jiray waa in somaliya awood qeebsigeedu noqdaa SNM oo  meel ah iyo somalida kale oo dhan oo meel ah, half half waa in aan u kala qeebsanaa.  xildhibaanadaan waa SNM oo kale.

    Beshaan oo ah beeshii Farmaajo waxay ku doodayaan, D block waa in loo kala qabsadaa *** iyo ***. *** waxaa ku midoobay ***, Sool Clan, ***, ***, ***, halka sade uu hal beel oo ah tii farmaajo.  Waa isbaaro iska cad. Waxay ku doodayaan, maxaa wasiirka arimada dibada iyo raisal wasaare laysku wada siiyay kabla lax. 

    HSM na wuxuu leeyahay, weligay Kablalax ma maqlin ee masjidka cayaarta ka daaya


  5. it means, either the minster is too important for Puntland and UAE, or it is less important so other 4.5 sharing don't want it and Puntland fill the gap. time will tell.


  6. The first time, that wasiir, wasiir ku xigeen iyo wasiir dowlad all come from same state, Puntland.

    Wasaaradaan, reer puntland qabsadeen, ma Dekado badan baa Puntland laga dhisin, Maakhir, Garacad, maxaa ku qarsoon. It is not coincident

     

    FZVh7BRXgAATnBn.jpg


  7. I dont know that well for Laftagreen, how smart he is, but he has a real opportune now to become the new Madoobe. A thorn on the Federal Government eyes. And as result prolong his stay in power.

    He has all his stars lining up, but not sure if he can take advantage of the situation.

    Addis and Mogadishu are not friendly as before. Also, Ethiopia, for the first time, its security is been threaten not only by alshabaab but Somalia Federal Government who align themselves with Egypt and as a result or coincidently Alshaab infiltrating into Ethiopia. Naturally, Ethiopia would want to get a buffer zone and laftagreen a protection. It works both of them. Time will tell. And all of this HSM and Somali people are the losers.

     

     


  8. 5 hours ago, galbeedi said:

    should get the minister not the lady whose husband is Damujafiid.

    i agree, but they already had deputy speaker. so, this time, deputy minster would have sufficed.


  9. 6 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    waa Reer Mudug miyaa?

    haa waa reer mudug, gabadha madoobe ku xigta parlimanka oo ay isku xigaan baa dhagta wax ugu sheegtay. I think wiil ku waa dagdagay, in uu iska qaataa u fiicneed. 4 of the 5 D Block ministers come from Puntland. 


  10. Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad kooban jeediyay magacaabista kahor ayaa sheegay in Xukuumadda cusub uu ugu magac daray DAN QARAN, isagoo golaha shacabka ka codsaday iney ansixiyaan wasiiradan, si howlaha ay dalka u hayaan u guda gasho.

    Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub

    Saalax Jaamac ra’iisul wasaare Kuxigeen

    Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

    Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuirka

    Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha gudaha.

    Dr.Cilmi Maxamuud Nuur Wasiirka Maaliyadda.

    C/aaair Jaamac Wasiirka Gaashnaadhiga

    Abhir Huruuse Wasiirka arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga

    Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare

    Maxamuud C/raxmaan Beena Beene Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga

    Jaamac ilkaa Jiir Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiid

    Fardowsa cismaan Dhoore Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka

    Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Boosatada iyo Isgaatsiinta

    Xasan Xuseen Eelaay Wasiirka Xananaada Xoolaha

    Jibriil Cabdi rashiid Wasiirka Ganacsiga warshadaha

    Ismaaciil sheekh Bashiir Wasiirka Howlaha guud iyo gureyenta

    Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka.

    Dr Crisaaq Cumar Maxamed Wasiirka Batroolka Macdanta

    Maxamed Doodishe Wasiirka Amniga gudaha

    Axmed Madoobe Nuunoow Wasiirka beeraha waraabka

    Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka

    Axmed Xasan aadan Wasiirka Kaluumeysiga kheyeaadka badda

    Daauud Aelweys Wasiirka warfaafinta

    Biixi Iimaan Cige Wasiirka Shaqada iyo shaqalaaha

    Jaamac Taqal Wasiirka Korontada iyo Biyaha

    Maxamed Barre Maxamuud Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraaha

    Khadiija Al Makhzuumi Wasiirka Bay’adda iyo isbdelka Cimiladda.