Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    274
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Posts posted by Qurac&qansax


  1. Makhir is not about Puntland, don't interpret everything a land issue.

     

    Dont you think, a strong prime Minister, who knows what is his right and responsible is what we need now.

     

    On the record, i never supported the weak Ina abdirashiid and he was from Puntland, and i did support Yuulka who get rid off HSM  corrupted friend's and he was not from Puntland. Nimankiinaas Sool iyo Sanaag iyo cayn ka yimaada, you can not see beyond the tribal lands, but Puntland general are not like that.

    We have prime minster for a reason, a prime Minister's office and President's office and there should be a separation of power, otherwise no need for Primisntership.

     

     

    49 minutes ago, maakhiri1 said:

    Hamza is surprising everyone's expectations of him, he can become the best prime minister ever, anti corruption,  he is fighting alot of dark forces

    Good luck to him

    Maakhir, sometimes you are easily predictable. i have not seen Hamsa fighting alot of dark force, and that is what we are calling for. Mase reer puntland ku xumee bay kaa tahay.


  2.  

    Web pageyada  M00ryaan, oo aan ka xishoonin,  in Hamsa maqaar saar yahay, waa cajiib. Wale Xamsa iyo wuxuu soo wado iyo wabigaa kale ween.

     

    Ku ma lahoo , madaxweeynahaa soo wada xushay golaha wasiirada.

     

    "inteeda badan uu soo magacaabay madaxweynaha la doortay 15-kii May 2012 Xasan Sheekh Maxamuud"

    "Wasiir Jaamac, oo Rooble u magacaabay wasaaradda gaashaaandhigga xilligii uu taagnaa dagaalkii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay Farmaajo, ayuu madaxweyne Xasan Sheekh mar kale xilkaasi u magacaabay, taasoo ay ugu wacan tahay rabitaanka Madaxweynaha."

     

    "Qaabka madaxweyne Xasan Sheekh kusoo xulay inta badan Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay labad qodob oo kala ah: Inuu si weyn ugu kalsoon yahay shaqsi ahaan iyo Inuu Aqoon u leeyahay, waxaa kaloo muhiim ahayd inuu toos uga amar qaato Madaxweynaha"

     

    WWW.CAASIMADA.NET

    Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu soo magacaabay...

     


  3. No one is talking out of context, no one is saying what Museveni said is not the painful truth.

    it is how he said, oo ah jeesjees, where he said, in from of the Somali president in public, recorded and broadcasted. and our president looks a mouse in a cage.

    It also says, something about HSM, he did not confront, rather he gone with his script. I leader should be dynamic and able to change with the situation.  HSM could have defused the whole situation.

     


  4. President

    @KagutaMuseveni

    :"We can buy weapons for you, we can buy you uniforms, even food is not a problem, but we can't pay you, and your army can't be there to ask for salary from another country every month"

     

    and to record the conversation and broadcast, is calculated humiliation.

     

     

    ma lacag buu waydiistay , bal biilka ciidanka naga bixi

     

     

    Ceeb baa ka dhacday

     

    Somali is shaxaadaysa dunidana shaxaadaysa

     

    and Musaveni said "go ask Qatar, UAE and Turkye"


  5. Aaway HAGii Abdulahi Yeey ku mudahaadi jirey, maxay maantay Ethopianka wadanka ka soo buuxsamay ugu mudaharaadi waayeen,  aaway HSM, Tarsan, etc

    consistence is important. waagasna waan ku mudaharaaday maantayna waanku mudaharaadin.


  6. 12 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Xildhibaanada labada gole ee ku metala beesha ***, ayaa markii u horeysay shaaciyay inay gebi ahaanba qaadaceen Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barr

    nimankaan waa isbaaradii SNM oo kale, oo dhihi jiray waa in somaliya awood qeebsigeedu noqdaa SNM oo  meel ah iyo somalida kale oo dhan oo meel ah, half half waa in aan u kala qeebsanaa.  xildhibaanadaan waa SNM oo kale.

    Beshaan oo ah beeshii Farmaajo waxay ku doodayaan, D block waa in loo kala qabsadaa *** iyo ***. *** waxaa ku midoobay ***, Sool Clan, ***, ***, ***, halka sade uu hal beel oo ah tii farmaajo.  Waa isbaaro iska cad. Waxay ku doodayaan, maxaa wasiirka arimada dibada iyo raisal wasaare laysku wada siiyay kabla lax. 

    HSM na wuxuu leeyahay, weligay Kablalax ma maqlin ee masjidka cayaarta ka daaya


  7. it means, either the minster is too important for Puntland and UAE, or it is less important so other 4.5 sharing don't want it and Puntland fill the gap. time will tell.


  8. The first time, that wasiir, wasiir ku xigeen iyo wasiir dowlad all come from same state, Puntland.

    Wasaaradaan, reer puntland qabsadeen, ma Dekado badan baa Puntland laga dhisin, Maakhir, Garacad, maxaa ku qarsoon. It is not coincident

     

    FZVh7BRXgAATnBn.jpg