Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    447
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Posts posted by Qurac&qansax


  1. wasiir ticktokar oo ku faanaya

    inuu saxiixay 10 heshiis difaac, uuna galay 200 safar

    inta ninkaan oo kale wasiir somalia ka noqonayo, waa naloo yaabaa

    image.png.4a93d3ed0f02803a58b8acad68d86155.png

     

    he does not even know how to write 20,000

    instead he wrote 20. (solder trained)

    and where are those solders.


  2. WWW.CAASIMADA.NET

    Washington (Caasimada Online) - Ciidanka Mareykanka waxay u muuqdaan inay sii joogi doonaan gobolka Puntland ee Soomaaliya, iyadoo ay diyaarinayaan inay kordhiyaan dadaalkooda dagaalka ka...

     

    Xasan, loo joojin mayo, isagay ku dhacday oo la yiri laguu joojin mayo, Puntland fundkeedii waa u sii socon, kii **********taadii danab waa laga jaray.

     

    last week buu ahaa, markii dowladiisu ku faanaysay, duqeenta maraykanka anagaa la soo wacaa, oo fasaxa siina maraykanka. wax aan dowlad aqoon.


  3. 11 hours ago, maakhiri1 said:

    HSM Hala baaro, waa jiranyahay, 

    ma jirana, he is one dimentional. all he sees is one thing, how to isolate Jubaland. He thinks, by being subservient to Xabashi and give all they want, they going to throw Madoobe under the bus so he can do his Selection (so called 1c1q)

    they humilate him infront of the world, and every one to see. 

     

    he will cry soon


  4. 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waa reer daacad ka ah Soomaalinimada, tan iyo Sayidkii saan ahaayeen

    reerkee baa soomali nimadu daacad ka aheen.

    sayidku intuu ugaaskoodii dilay buu foot solder ka dhigtay, si uu ula dagaalamo saldanada kale ee jirtay.

    I dont see daacad nimo.

     


  5. 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    The main avenue that goes to Xamar, its construction will start next month as I was told

    so there is no road link between xamar to baydhabo yet, the only method of link is by plane

     

    6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    It also has the largest garden park in Soomaaliya, Beerta Baydhabo (Baydhabo City Park). It took me more than half an hour to explore it around. I was told the guy who built it spent a couple million dollars to invest. It was worth it.

    could you post some photos of this park, and do you recall who this person is, is he business man from the area.