
baala xoofto
Nomads-
Content Count
1,016 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
27
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by baala xoofto
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Yesterday was a really bad day for the anti-Somaliland groups. I don't think they will be foolish enough to mount another attack anytime soon. The damage was done by the forward positions of the Somaliland Army, the 2nd level defence have not even fire a bullet. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
The Chief information officer of the anti-Somaliland groups admits the huge lost from Yesterdays' engagement with Somaliland Army. Both Laascaanood and Garowe hospitals are overflowing with dead and the wounded. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Who was Col. Mohamoud M. M. (Aarsade) who was wounded and captured alive in yesterday's engagement? Here is a 2022 post from one of people who knows him. The title of the post reads "Aarsade indispensable in Af-urur front" Just a reminder, Af-Urur was the scene of Alshabab Attack where they ran over the PL base and killed close to 100 soldiers. Previously Aarsade was on the military commanders that accompanied Col. Yey's and Amhara invasion in Mogadishu back in 2006. --------------------- Af"Ururr Aarsade ka maarme wayday Coll Maxamuud Maxamed Maxamud (Aarsade) waa Sarkaal aan muuqaalada iyo Kaamiradaha kasoo Dhalaalin hase yeeshee Shaqadiisa kasoo dhalaalay kana soo shaqeeyay Koonfurta Badhtamaha iyo Bariga Soomaaliyaba wuxuu kamid ahaa saraakiishii sida dhiiran ugga soo shaqeeyay cagahana udhigay Dowladadii ku meel gaadhka ahayd ee Madaxwayne Abdilahi Yuusuf Axmed isagoona xilal kala duwan kasoo qabtay Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isagoo Xidigtiisii kowaad ku qaatay bilowgii Xorayntii xiligii muqaawamadii Muqadisho isla dhamaadkii Dagaalkaasna wuxuu Tababar ugu baxay Dalka dibadiisa Gaar ahaana waddanka Ugganda isagoo markii uu soo noqday qaatay Xidigtii Labaad wakhtigaas kadibna waxaa loo magacaabay Taliyaha Horinta ilaaladaTaliska CXDS iyadio loo dalacsiiyay Darajada Captain/Dhamme mudo sanad kadib ah isaga oo ku guda jira shaqadiisii waxaa loo magacaabay Taliye Ciiddanka ilaalida Ra,iisul wasaaraha Qaranka Soomaaliya sidoo kale isagoo shaqooyinkiisaa Qaran haystana mar sadexaad waxaa looga maarmi waayay Danta shaqada waxaana Gudoomiye looga dhigay Gudigii Isku dhafka ee Ciiddankii LRS iyo dhinacii kale ee TFG halkaas oo ay kasoo saareen Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee maanta Dal iyo dibadba Galoo Baxaya walow aan awoodiisa sidii ay ahayd aan looga faa'idaysan. Dhamaanba Sarkaalku Shaqooyinkaas waxaa uu kasoo hooyay Sharaf iyo Karaamo, intaa dabadeedna waxaa Coll ka looga yeeray deegaanada uu kasoo jeeedo ee waqooyi bari Soomaaliya/Puntland 2010 waxaana loo dhiibay Hoggaamintii dagaalkii Argagixisada Shabaab looga qabanayay Deegaanada Gobolka Bari Gaar ahaana Deeggaanka Af'Urur halkaas oo uu Si Geesinimo leh ugasoo muuqday iyadoo uu ku qaatay Xidig Dalacsiin ah halkaas oo uu u dalacay G/le mana uu hayn wax xil ah oo gooniya wixii intaa kadanbeeyay. Sanadkii 2015 waxaa Taliyaha Ciiddanku Darwiishta Puntland Sareeye Guud Gen Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) u magacaabay Taliyaha Ururka 3aad ee Guutada 2aad qaybta 7aad ee Ciiddanka Daraawiishta Puntland. xiligaas oo ay Argagixisadu aagaas kusoo awoodaysanaysay, wuxuu abaabulay oo kiciyay dhamaanba laamihii xogta iyo xuuraanka wuxuu la saaxiibay bilshadii deeggaanka wuxuuna damaanad qaaday ilaalinta Nafta iyo Maalka Muwaadiniintaba deegaankaas wuxuu joogteeyay Sahanka Ciiddanka isago ku foognaa xidhiidhka Gudaha All shabaab iyo waxa ka socda dhexdooda taasoo sababtay in inbadan uu fashiliyo duulaamada Dhagar qabayaasha ka imanaya. wuxuu gacantiisa iyo maskaxdiisa ku dhisay Difaac uu usameeyay Ciiddanka maadaama awal Ciiddanku ay buur ban ah dul joogeen difaac iyo gabaad wayna aynan udhisnayn waxuuna keenay Hesco taas oo uu ku wareejiyay Dhamaan Xerada la xisaabtan iyo xaadirin joogta ah isagoo aad udhisay anshaxa iyo adaabta ciiddanka isla markaana gaadhsiiyay markii ciiddanku adeega helo inuu magaalada ka raadiyo cid ciiddanka dayn shaqsi ah ku leh. wuxuu sabab u ahaa boqolaal dhalin yaraa oo Afkaar qaldan Argagixisadu ka dhaadhicsay inay dib ugasoo noqdaan isagoo fariimihiisa umarinaya Bulshada Deegaanka iyo Ilihiisa Xog bixiye yaashaba ee Gududaha cadowga, mana dhici jirin in Weerar qaawan ay Argagixisadu ulasoo bareeraan xiligaas Ciiddanka balse macquul way ahayd inay Hoobiye meelo fog kusoo tuuraan marar qura taasoo wax qasaare ah oo la ogyahay aan gaysan jirin in badana waxaa jab la gaadhsiiyay lana qaniimaystay Sahamo ay argagixisadu dirsatay iyo duulaamo ay soo abaabuleenba kuwaas oo lasii ogaaba lagana hortagay Sanadkiii 2019 xiliyadii Dowladda Puntland ay tayaynaysay Ciiddamada Pu tland isla markaana tababarada la xaraynayay ayaa Coll Aarsade waxaa la faray Ururdkiisa ku xareeyo Dugsiga Tababarka ee xergoble taasoo uu aqbalay Ciiddankii iyo agabkiina ku xareeyay Dugsiga kadibna isla isagii laftiisii lagu yidhi adiguna la xarood halkaas oo uu coll aqbali waayay maadaama oo ay ahayd dhacdo amba amar dunida horay aan ugga dhicin in Sarkaal Sare oo Kuliyad luugu talagay inuu ku xaroodo lagu yiraah Askarta tababarka la gal, Askari iyo Sarkaalna aynan jiraheed iyo joogaheedba Tababar wada galin Sharciguna uunan ogolaynba. iyadoo Ciddanku markuu tababarka baxayna loo magacaabay Taliye cusub arrintaas abaalka uusan lahayn Mujaahidkan kolka ay dhacday Coll'ku ma caroon isbaarana ma dhigan Saxaafadna kamuu hadline hadba meesha puntland looga baahan yahay ayuu daqiiqad walba istaagayay kana qaadanayay Dowrkiisa Sarkaalnimo, intaa kadib markii la magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska G/ Mudug Coll Muumin Abdi Shire, Coll Aarsade wuxuu kamid ahaa Saraakiishii iyo khuburadii lagu soo daray si ay ugu kuurgalaan una hubiyaan Halka Halaqyadu howga ku leeyihiin taasoo la ogaa waxa u qabsoomay iyo sida Eebe ugu sahlay Teamkaas uu Hogaaminayay Coll muumin Taliye Aarsadana Doorka Taarikhigaa ka ciyaaray ahaana mashiinka aan damin ee shaqada ilaa maantayna sidiisii ayuu ugu taagan yahay shaqadii Qaranka isagoo eebe mooyee Aadane lib aan kaga raadinayn wuxuuna Hoggaaminayaa Team adag oo ilaa 5 xubnood ka kooban oo Xoojin shaqo iyo la dagaalanka argagixisada oo ka yimi Gobolka Mudug kuwaas oo shaqo aad u qatar badan oo uusan xaq iyo xuquuq gooni ah ku qaadanayn Gobolka barri u jooga maalinimadii shalay Markii Argagixisadu Weerarka dhiciskaa kusoo qaaday Ciiddanka wuxuu ahaa Saraakiishii Ugu horaysay ee gaadha Xerada Ciiddanka ee Af'Urur isagoo Kormeer Talo soojeedin iyo Dhiiri galinba ka siiyay saraakiisha iyo ciiddankii Xerada joogay. Halka Taliyihii Ciiddanka Qaybta Daraawiishta Gobolka Bari iyo Taliyahii Howlgalinta Gobolkaba ay Yimaadeen Duhurnimdii taasoo saacado badan ka dambaysay xiliga wax dheceen wax ilaahay laga sugaan lagu hungoobine kuwo abaalka nagu leh isagaa abaal marin doona Anaguna waxaan rajaynayaa inaynaan beel darayn kuwa abaalka naga leh. W/Q. Said Husein Jama ( Koomaad) -
Jaamacow, it is good that people put their views in writing, so I welcome your opinion on this. Obviously, we will compare notes as this issue will not go away. If the past is any guide to us, we can both agree that this issue is not going away anytime soon. You raised some valid points, but, these points are mostly based on current goings on, they don't reflect the past nor the future. There is a lot of things that will affect this conflict: 1. The current strategy Somaliland is to buy time - the primary goal is to let nature take its course in terms of political and economical and other factors. The anti-Somaliland elements all have different agenda and different goals. So this buy-time approach is make sure the anti-Somaliland elements show their true faces. The Alshababs, the Local Clans, The external factors. All these are competing for power and influence. 2. The clan melitia from other regions i.e. Barri region, Mudug etc, will have to move back to their home towns one-way or another. The primary factor will be economic, but also other factors will force them including the very dynamic Somali politics - You never know something more pressing an issue will arise in their home regions. 3. The Sool clan clan cannot sustain itself an army big enough to defend Laascaanood. The current -Toolaayey - fund raising is never guaranteed. So give 6 months and it will be a different story. 4. Somaliland will keep up the pressure for a political settlement rather than a military victory.
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
-
Wali ma magashay "Geel caruuri qaaday, ma foga". We are not rushing. We know the strength and weakness of our opponents, our aim is not to play their game, but play our game. They want us to engage in urban warfare and in the process lose lots of lives. When the same goal can be achieved in a different way and with a lot less life lost from our side. What we also know is that, the Clan melitia that have gathered in laascaanood will disperse and go back to their homes sooner or later. The locals and Somaliland army will be the only ones that will remain in and around Laascaanood in the longer term. If the old saying went "Somalilanders sal fududaa...". Maanta waxa weeyan "Somalilanders culusaa...". We know that in the end, we will be victorious. And the opponents which ever name they come in or which ever flag they sport, will be defeated.
-
An economic and energy partnership was recently signed by Somaliland and Taiwan, allowing Taiwanese multi-nationals to open shop and factories in Berbera's Economic Zone.
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
-
A message from the Army regarding an alleged capture of an APC by anti-Somaliland elements. ' WARGELIN CIIDAN Ciidanka Qaranka Somaliland isha ayuu ku hayaa muuqalada gaadiidka iyo lebis-ka loo eekaysiiyay kuwa ciidanka Qaranka Somaliland ee lagu soo bandhigayo Baraha Bulshada. Ujeeddada cadawgu u usamaynayo arrintaasina waa in uu majaro habaabiyo bulshada sheegtana guul aanay gaadhin oo ah inay qabsadeen gaadiid iyo hub aan jirin. Sidaa awgeed waxa aanu bulshada iyo warbaahinta kala duwan la wadaagaynaa in aanay ku dagmin muuqaaladaa beenta ee cadawgu faafinayo. Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Soomaaliland." https://www.facebook.com/wargeyskadawan/posts/pfbid02os91RCN3mBTdTUYeQ4o98yCwbxrPMYGR3ypqeQYcmXUr5Crt6e4hU3JQqwiWa6oJl
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Hospital in Garowe is overwhelmed by the number of seriously wounded soldiers from this morning engagement with Somaliland Army. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Bring it on. High ranking Somalia Army Danab Leader was one of the people that got a one-way ticket to next world. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Maahmaahda ku cusub Burco "Gooja cade, Geeri ba ka sokeysa". "Death is nearer than Gooja Cade". -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Dadka la qabtay waxa ka mid ah Aarsade, a well known military leader in Puntland. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Taariikh ayaa meeshan ka qormaysa. History in the making. In the old days, there was HJ poet who got the nickname "Harti-Bi'ye". Today, that title goes to General Bootan. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Two days ago, these prisoners left Carmo in Bari region. Today, they are leaving Gambadhe town for Caynaba as prisoners. -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Cali Saleebaan Prisoners -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Ciidanka Qaranku wuxu saaka dharbaaxo kulul ku jiiday ciidanka Maamulka Garowe oo weerar ku soo eekeyey fadhiga ciidanka dhanka jiida Gambadhe. Waxa laga qabtay maxaabiis iyo tikiniko, waxa jira dhimasho ilaa 8 ah dhanka Maamulka Garowe. -
Somaliland wanted to meet with the Garaads inside Laascaanood. Or Djibouti. They turned down both options and instead wanted Addis Abeba. As if Addis Abeba is gonna make any difference. But if that is what they wished, so it shall be. From Hargeisa side, the venue is not as important, what is important is to hold genuine talks with the Garaads with eye on preserving the borders as inherited from Great Britain on 26th June 1960. All other things are negotiable.
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Nac-nacda baraha bulshada. Mike Tyson is quoted as saying "Everyone has a plan 'till they get punched in the mouth.” from then on, it is about survival. You have not seen much of what Somaliland Army is capable of, but you will see if the current IC brokered talks break down. You are talking about Commanders, the Somaliland Army if they so wished they can go to Garowe and capture Deni himself. -
Desperate people from all over South Somalia arrive in Mirqaanwayne in DDS where Refugees from Laascaanood congregated. They think they will get a chance to be relocated to North America. Crazy.
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
So far, the people that were captured include many Daarood clans from Ogaden to MJ to Warsangali etc. A number of Liyu Melitia leaders were also killed . This man from Gaalkacyo posted on Facebook that he was in Gambadhe area... few days later he died of wounds sustained in the Gambadhe clashes. Captain Yawle -
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
baala xoofto replied to baala xoofto's topic in Politics
Tallaabo, This Laascaanood conflict was actually brewing for many years, it just surfaced after the death of the young politician Hadraawi. It also has roots to Jigjiga Conference where the Garaads declared Armed conflict. So, it is very unfair to blame this on the response to the protestors in December last year alone. Anyway, the issue right now is not about that at all. The conflict has expanded and today every Daarood clan has brought their clan melitia to Laascaanood. Our job is to make sure we defeat them once and for all. -
It is really funny seeing long time anti-Somaliland groups see-sawing between Genocide Posts and "End of Somaliland" posts. Stick to one side, you can't have it both ways.
-
Popular Contributors