Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,014
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa manta magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ka furmay Shirka u dhaxeeya Gudoonka Golaha Shacabka Somalia iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamul Goboledyada ka jira dalka. Shirka oo ahmiyad gaara leh ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), waxaana ka qaybgalaya Gudoomiyeyaasha Golaha Sharci dajinta ee Maamul Goboledyada. Shirkan ayaa la sheegay in lagu xoojinayo xiriirka u dhaxeeya Guddoonka Golaha Shacabka iyo Maamul Goboledyada ka jira dalka Baarlamaanadooda. Shirkan maanta furmay ayaa waxa uu socon doonaa muddo saddex cisho ah, waxaana lagu gorfeyn doonaa, qaabka ay ku wada shaqeyn karaan Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Iyo Gudoonka Golaha Shacabka. Gabagabada shirkaan ayaa la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed ay ku cad yihiin hanaanka wada shaqeynta Gudoonka Golaha shacabka iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada dalka. Waa Shirkii ugu horeeyay ee noociisa ay isugu yimaadaan Gudoonka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyayaasha Barlamaanada Maamul Goboledyada dalka ka jira, waxaana xusid mudan in furitaanka shirka uu Muran iyo Khilaafba horay uga dhaliyay Guddoomiyayaasha Aqalka Sare iyo kan baarlamanaka Somalia. The post Sawirro: Sidee ayuu u furmay shirka muranka badan ka dhex dhaliyay labad Gole BF ee maanta ka dhacay Baydhabo appeared first on Caasimada Online.
  2. Muqdisho (PP) ─ Xubno isugu jira Xildhibaannadii la baxay Horu-socod ee hore u kala tagay iyo Xisbiyada Daljir, Wadajir iyo Kulan ayaa Qoraal ay soo saareen ku cambaareeyay weerarkii Guriga C/raxmaan C/shakuur Warsame ee dhacay bartamihii bishaan aynu ku jirno. Mas’uuliyiintan ayaa Qoraalkooda uga digay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre inay Ciidanka qalabka Sida u adeegsadaan dilalka iyo argagixinta siyaasiyiinta, Waxayna digniin kale ka soo saareen in hay’adaha Garsoorka iyo Culimada loo adeegsado arrimo aar-goosi ah iyo kuwo siyaasadeed. Dhanka kale, Xubnahan ayaa qoraalkoodan digniinga ah kusoo beegay xilli la filayo in dacwaddii loo haystay C/raxmaan C/shakuur oo horay loo qaadacay dib loo billaabo berri oo Arbaco, kaddib markii Xeer-ilaaliyaha Qaranka uu ka biyo diiday bari-yeeliddii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur. Haddaba, AKHRISO Qoraalka ay Xisbiyada iyo Xubnuhu soo Saareen; PUNTLAND POST The post AKHRISO: Qoraal ay Xubno Mucaarad ah ugu digeen Madaxda Sare ee Dowladd Somalia appeared first on Puntland Post.
  3. Police in Minneapolis have removed a candle-lit memorial created by a white nationalist group to honour Australian woman Justine Damond shot dead by a Somali-American officer. Identity Evropa said it made the “shrine” to Damond after a prosecutor suggested there was not enough evidence to bring charges. Damond died after being shot in her pyjamas by officer Noor on July 15 after she called police several times to report a possible sexual assault in an alley behind her Minneapolis home she had shared with her fiance. Officer Noor has not been charged.
  4. HARGEISA— The Somaliland authority has decided to temporarily suspend the work of UAE military facility in the port of Berbera. There are no official statement from Somaliland administration confirming the abrupt halt of military base but highly reliable sources have indicated that SL’s Foreign Minister, Dr. Sa’ad Ali Shire sent formal letter just a couple of weeks ago to the United Arab Emirates government to adjourn all work of UAE’s military base building in Berbera. It was stated in the letter that Somaliland authority is about to review the terms of the contract signed between Somaliland and UAE. There are conflicting reports confirming that Somaliland is to hire an int’l firm which will consult on matters pertaining to military base. Somaliland entered into agreement with UAE on the provision of the military base and Memorandum of Understanding (MOU) was signed although there is official agreement. This has provided that the new Somaliland Head of State has to review the agreement. According to Geeska Afrika Newspaper, it has made contacts with foreign minister and the special SL representative to UAE which all ended in vain. The UAE awarded the contract to build the military facility in Berbera by Divers Marine Contracting LCC and is expected to cost up to 90 million dollars LCC Chairperson, Abdalla Darwish has told media that his firm signed the deal of building the base last April. The National House of Assembly passed the agreement with unanimous vote although it caused wrangling within the parliament premises this year. The former government under president Silanyo did not table in front of the parliament of the genuine agreement that SL signed with UAE. The ex-administration used power and capital for the house to pass with overwhelming majority. Somaliland’s main opposition parties have cried foul over the agreement and said time and again that there is no real agreement between the two nations. It was just a couple of days once houthi rebels in Yemen have send stern warning to Somaliland that if does not suspend UAE military base in Berbera then it will fire ballistic missile to Somaliland. It is not yet clear if Somaliland has heeded the warning from houthi rebels or if it decided to evaluate the terms of the agreement.
  5. Doha (Caasimadda Online) – Ra’iisul wasaaraha Qatar Sheekh Cabdullaahi Bin Nasir Bin Khalifa Al thani iyo Wasiirka arrimaha gudaha ee Dalkaasi ayaa kulan gaar ah Magaalada Doxa kula qatay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalkaasi. Ra’iisul wasaaraha Dalka Qatar ayaa sheegay in Safiirka Soomaaliya uu door weyn ka qaatay dhinaca xoojinta xiriirka labada Dal oo uu tilmaamay in leeyihiin xiriir Saaxiibtinimo oo soo jireen ah. Cumar Sheekh Cali Idiris Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar ayaa Dowladdaasi ku tilmaamay in door lama iloobaan ah ay ka qaadatay taageerada ay siiso Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. Dowadda Qatar ayaa Soomaaliya ka fulisa Mashaariic kala duwan, iyadoo Bishii la soo dhaafay wafdi ka socday Dalkaasi ay Soomaaliya la Saxiixdeen Heshiis ku kacaya 200 oo Milyan oo Dollar, Lacagtaas oo lagu fulin doono Mashaariic Horumarineed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ujeedka kulankii dhex maray Qatar iyo Soomaaliya oo la ogaaday iyo Dowladda Qatar oo.. appeared first on Caasimada Online.
  6. Xulka Kubada Puntland ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Caasimada ah ee Garowe, ka dib markii uu soo dhamaaday koobkii maamul goboleedyada oo ka socday Magaalada Mugdisho oo ay Xulka Puntland galeen kaalinta 2aad ee tartanka Soo dhaweenta ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxwayne ku Xigeenka Dawladda Puntland Md Eng Cabdixakiiim Cumar Camey, Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha Md Cabdirahman Shiekh, Wasiirka Dastuurka, Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda , Wasiir ku xigeenka Kulluumaysiga, Xog-haya Guud ee Wasaarada Maaliyadda iyo Xubno ganacsata ah iyo Bulsha waynta guud ee reer Puntland ee ku nool Caasimada Puntland. Soo dhaween iyo marxabeen ka dib, ayaa Ciyaartooyda qaranka lugu soo dhaweeyay Barxadda Garowe ayadoo ay salaan la dhax mareen dadwaunihii soo dhaweeyay. Axmed Jawle oo ka mid ah ganacstada hiilka la garab taagan ayaa waxaa uu ka mid ahaa dadkii ku bixiyay taageero aad u baaxad leh, asagoo u qorsheeyay Gawaari bas ah oo lugu soo qaday ciyaartooyda ka dibna loo galbiyay Guri uu ganacsaduhu ku leeyahay Magaaladda Garowe si ay ugu nastaan ayagoo loogu sameeyay qado sharaf. Dareenka Xulka qaranka Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid heer sare ah oo ay wajiyadooda ka muuqatay farxad aad u wayn. Puntlandi.com
  7. Xulka Kubadda Cagta Puntland oo kaalinta labaad ka galay Ciyaarihii Dowlad Goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa Maanta si diirran loogu soo dhoweeyey caasimadda Puntland ee Garoowe. Xulka Kubadda Cagta Puntland ayaa waxaa safarka ku weheliyey agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Puntland, Axmed Cabdalle Tigaana, guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar cabdullaahi Faro-weyn, iyo mas’uuliyiinta Xiriirka Kubadda Cagta Puntland,waxaana garoonka diyaaradaha Garoowe ee Kanooko ku soo dhoweeyey madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey),Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,Ganacsato iyo dadweyne kale. Koobkii loo qabtay Dowlad Goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ee ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku guulaystay Xulka Kubadda Cagta Jubaland oo ciyaartii final-ka 1:0 kaga badisay xulka Puntland ee kaalinta labaad galay. Dowladda Puntland ayaa qaban qaabinaysa xaflad ballaaran oo abaal-marin lagu gudoonsiinayo Xulka kubadda cagta ee Puntland. Xafladda oo dhiirri-gelin ah ayaa lagu wadaa in habeen dambe lagu qabto magaalada Garoowe. Sawirro PUNTLAND POST The post Sawirro:Xulka Kubadda Cagta Puntland oo si ballaaran loogu soo dhoweeyey Garoowe appeared first on Puntland Post.
  8. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaan ee Gobolka Banaadir,Saalax SH Ibraahim Dhiblaawe ayaa shaaciyey in dib loo maxkameynayo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maalmo ka hor ay sii deysay Maxkamadda Gobolka Banaadir,kadib markii ay sheegtay inaan caddeyn loo helin denbiyada loo haysto. Guddoomiyaha ayaa qoraal uu soo saaray ku wargeliyey Xafiiska Xeer ilaalinta iyo qareennada u doodaya C/raxmaan C/shakuur Warsame in ay ka soo qayb galaan dhegaysiga dacwadda loo haysto siyaasigaan,waxaana qoraalka ku xusan in maalinta berri ah ee 27 bishaan Dec dacwadd dib loo dhegaysanayo. halkaan ka akhriso warqadda. PUNTLAND POST The post Akhriso:Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maalinta berri ah dib loo maxkamadeynayo. appeared first on Puntland Post.
  9. There are occasions when words cannot express emotional feelings. The car bomb attack at the Zope street junction in Mogadishu on 14 October 2017, which killed over 300 innocent people and wounded many hundreds is definitely one of them. After two months, emotions are still running high inside and outside Somalia. Some people are left frightened, confused, sad and helpless; others are very upset and angry. Mogadishu residents are still asking why this happened to their city just when it has started to recover from years of warfare and destruction. Anyone who had been following the news as the attack unfolded would have seen eyewitness description of the ugliness of the massacre. Mutilated bodies were dumped on the ground by the power of the blast, their heads, guts, legs and arms scattered all over the place. Some bodies were burned beyond recognition. Some eyewitnesses could not tell whether some bodies were male or female. One witness described a body he had seen just like a burnt stick. However, besides human cruelty, human bravery, compassion and empathy for the victims were abundant. Rescue workers bravely risked their lives to rescue the injured and transport them to hospitals given acute shortage of medical facilities and rescue equipment in Mogadishu. Government officials and ordinary people donated blood due to shortage of blood in hospitals. Government officials did what they could to coordinate the rescue efforts. A classic example was to see Thabit, the young mayor of Mogadishu, struggling to hold back his tears as he was giving a press conference. He was obviously shaken by the carnage he had seen. I felt sorry for this young man who was brought in from North America to lead Mogadishu residents only to find himself in such terrible tragedy where hundreds of his fellow residents had been murdered or maimed by a mindless criminal. However, it was also heart-warming to watch the bravery and defiance of the young and their spontaneous demonstrations against the terror attack. The young, wearing red bands as a sign of anger, made a protective circle around the mayor, lifted him up and made him to lead the demonstration, marching through Mogadishu streets. It was a rare moment of solidarity between the mayor and his people. I salute the youth, the mayor, government officials and ordinary people for their bravery and kindness amidst the carnage. Understandably, families of the victims cannot comprehend why their loved ones had to meet violent death at the hands of a murderous terrorist cell. Whole families, including children and their parents, had been wiped out in this awful massacre for no reason other than minding their business at the Zope junction. Please help them financially or otherwise. My condolence goes out to the families of the victims, as I pray for the injured speedy recovery. Mogadishu residents had been through many challenges before and proved to be resilient and brave. I am sure they will survive and come out of this tragedy stronger and united. One positive outcome of the tragedy is that the terror group Al Shabaab is falling apart. Hundreds of misguided young people are leaving the group having realised that Al Shabaab is a murderous cult with distorted ideology and has no place in modern Somalia. Indeed, among other factors, the Zope massacre will be remembered as a prelude to the inevitable collapse of the nihilist cult because its barbaric action has united the Somali people against this criminal group. As we Somalis tend to forget national disasters easily, I add my voice to the suggestions that the government, particularly the mayor, erects a peace memorial garden at the Zope junction in memory and honour of those innocent people who lost their lives in the attack. This is a national calamity and only collective national memorial services can honour it. Muuse Yuusuf Myuusuf3@hotmail.com
  10. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya inuu rafcaan ka qaatay go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir ka gaartay kiiskii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame. Xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa qoray rafcaanka kiiskan oo gaaray maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, waxaana la sheegay in Berri uu dib u furmi doono kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyadoo lagu wado in maxkamadda Rafcaanka ay ogolaato rafcaanka uu qaatay Xeer ilaaliyaha. Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir ayaa lagu eedeeyay inuu dhinac u xaglin sameeyay isagoo dacwad aan dhageysi gaarin go’aan ka qaatay, isla markaana ku dhawaaqay go’aan sharci ahaan khaldan oo ah inaan rafcaan laga qaadan karin go’aankiisa, taasoo shaki weyn gelisay dhexdhexaadnimdiisa. Caasimadda Online ayaa heshay waraaq kasoo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim. Haddaba halkaan hoose ka akhriso waraaqda kasoo baxay Xafiiska Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ee lagu amra in Berri la dhageysto dacwada Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso Waraaqdii ay Maxkamadda Racfaanka ku amartay in dib loo bilaabo dacwada C/raxmaan C/Shakuur appeared first on Caasimada Online.
  11. A group that monitors extremist organizations says the Islamic State group has posted what is thought to be the first video from IS-affiliated fighters in Somalia. The video posted online Monday calls on supporters to “hunt down” what it calls nonbelievers and attack churches and markets. The SITE Intelligence Group says the video urges supporters to take advantage of people’s “drunkenness” over the holiday season to attack. The United States last month launched its first drone strikes against Islamic State group-affiliated fighters in Somalia. The Horn of Africa nation has a small but growing presence of the fighters, many of them defectors from the al-Qaida-linked al-Shabab extremist group. The fighters are based in northern Somalia’s rural Puntland. Experts warn their numbers could grow as IS fighters flee Syria and Iraq. Copyright 2017 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed. AP
  12. ISTANBUL–Turkey’s IHH Humanitarian Relief Foundation has fed around 9,000 people who fled to Somalian capital Mogadishu to escape drought, the aid agency said Tuesday. Water wells dug by the foundation were providing drinking water to 20,000 people a day, it added in a statement. People have been fleeing to the city since the start of the year from drought-hit rural areas. Somalia is one of four countries facing famine due to severe drought, according to the UN. In August, malnutrition reached emergency levels in southern and central Somalia, including 388,000 acutely malnourished children. “The drought disaster that began affecting in the beginning of 2017 turned into a refugee crisis in December,” IHH’s east Africa coordinator Ismail Songur said. AA
  13. Now that campaigning and elections are over it is incumbent for the administration of president Muse Behi to start focusing on national issues. This was opinionated by Member of the Somaliland parliament Abubakar Abdirahman Good during an interview with Geeska Afrika in Hargeisa where he also raised issue with the disbursement of drought relief funds collected from various sources more so among local populations. The legislator who represents Awdal Region in the August house upon Revealing that a recent inspection visit to the region undertaken together with his colleagues concluded that the status pertaining to drought affected people is yet to be alleviated. “Despite large sums of money and other material goods donated towards drought relief, am sorry to say that nothing has changed for the intended beneficiaries in Awdal Region” said MP Abubakar stressing on the fact that electioneering is over and regardless of whoever voted for him, President Behi has the onerous task of governing the nation equally, the legislator without mincing words asked the newly crowned head of state to urgently instigate investigations with the objective of ascertaining the whereabouts of drought relief donations. While pledging full support to the incoming administration now that official handover of power has been succesfully and peacefully effected, the vocal politician said that for things to be set straight thence all feel part and parcel of Somaliland ills committed and perpetrators against citizens all over the country must be brought to the fore as well as prosecuted. On the onerous work of the just formed council of ministers in the president Behi cabinet, the Awdal politician went on to say that the myriad of constraints afflicting the country courtesy of poor past polices and strategies must be set straight Among the issues touched by MP Abubakar Abdirahman Good that require expedited action by the president Behi administration included inflation, unemployment, corruption, in addition to most important tribalism. Addressing Somaliland citizens the legislator urged patience as the new administration implements its governing strategies and polices though ultimately demanding that priority be placed towards drought alleviation as well as elimination of corruption and nepotism in government and all over the country. Horn
  14. Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo maanta ka jawaabayey eedeynta Xeer-ilaaliyaha qaranka ee la xiriirtay qaran dumis ayaa sheegay in Xeer-ilaaliyaha aanu fahamsaneen micnaha eragya, isaga oo yiri “Sida aan ka fiirsashada laheyn, xad-gudubka ahaa uu xeer ilaalilaha igu soo eedeeyay in ay galeen qaran dumis, qaran dumis in afka laga yiraahdo waa sahlan tahay, laakin waxaa filaa in aau xeer ilaaliyuhu fahmin waxa uu qaran dumis uu yahay, baaxadda ay la eg tahay eraygaasi in aanu famin, qof kasta oo waxgarad ah waa dareemi karaa in qaran dumis aanu dalkani ka jirin Xildhibaan Saabir waxaa uu sheegay in ujeedka arrintaas laga lahaa ay aheyd sharaf dil balse ay dhicisowday, Xeer ilaaliyahana ay sharciga ku kala bixi-doonaan “Nin Xildhibaan ah, oo subax walbo u shaqo tago golaha shacabka oo shaqadiisa wata, sheegta afkaartiisa xorta ah in lagu tilmaamo qaran dumis taasi waxaa ay ila tahay xad-gudub, waxaana sharaf ah in guddoonka baarlamaanka ay jawaab iyo faah-faahin ka bixiyeen, waana uga mahadcelineysaa”. Xildhibaan Shuuriye waxaa uu sidoo kale ka hadlay in aanu ogolaan-doonin caburis, isla markaana ay sii wadayaan isla xisaabtanka “Waxaan u sheegeynaa in aan nala caburin karin, xaq ayaa u leenahay madaxweynuhu haddii uu dastuurka jabiyo qodobadiisa qodob ka mid ah, waxaa waajib nagu ah oo aan u dhaaranay in aan la xisaabtanno, la xisaabtankiisa ma aha in aan madaxa ka salaaxno, la xisaabtankiisa waxaa weeye soo jeedin in aan keenno, baarlamaanka dhex-keenno, xilka looga qaado, waxaan rajeyneynaa madaxweynaha hal ma aha, labo ma aha, saddex ma aha, tii u dambeysay oo lagu weeraray Cabdiraxmaan Cabdishakur waa qodob dastuuri ah..oo aan loo soo marin shuruucdii dastuuriga ahaa, waa qodob dastuuri ah oo la jabiyay, madaxweynuhu kaas ayuu xilka ku weyn karaa. Ugu dambeyntii, Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye ka hadlay in hadalkooda wax badan ku badbaadeen oo madaxweynaha shacabka u dhiibi lahaa mid mid sida Qalbi-dhagax “Waxaan u sheegeynaa bulshada Soomaaliyeed oo marka ay maqlaan mooshin mooda qaran dumis, waa in ay kala saaraan oo kala ogaadaan, la xisaabtan shakhsiga ah iyo dowladnimada, dowladnimada innaga ayaa dowladddii ah, ma aha dowladda waxa la duminaayo, qofkii mooshin ka hadlaa, shacabka waxaa laga dhaadhiciyay in dowladda dumeyso, dowladda ma dumeysee, mooshinka waxbuu toosiyaa, mooshinka waa la xisaabtan, qofkii dastuurka jabiyay ayuu la xisaabtamaa…..madaxweynaha haddii aan faraha idinkaga qaadno shacabow sida Qalbi-dhafax ayuu hal hal idiin dhiifinayaa, waxuusan idiin dhoofin karin, waa innaga waxa hortaagane ogaada taas, ha walwalnina, qof la badalaa iyo dowladnimo yeysan idiinka qaldamin, madaxweynaha hadduu qaldamo 4 sano maxaad u heysanee, waa la iska badaa madaxweyne kale ayaa la keenaa….annaga u dikrin meyno madaxda waa la xisaabtameynaa, Goobjoog News Source
  15. Members of the outgoing former president Silanyo council of ministers met for a final tet ‘a’ tet in Hargeisa Hosted by the former presidents family and fronted by president Silanyo son in law and envoy to the UAE ambassador Bashe Awil participants were unanimous in thanks to their former boss whom they had served at various times in his seven years in office. Consciously absent at the fare thee well dinner party hosted at Jirde hotel owned by former First Lady Amina Weris were the four ministers retained by president Musa Behi Abdi. According to facilitator Bashe Awil the objective of the dinner party was for the family of Ahmed Mahmud Silanyo to reciprocate faithful service by his team. “Speaking on behalf of ex-president Silanyo family I hereby extend thanks to you all for your steadfastness in service in your capacities as ministers”said Amb Bashe adding that words were insufficient reward. While speaker after speaker were unanimous in their gratitude to their former boss for opportunity availed to serve the nation, a covert message of “we are still a team”was also saliently passed to current presidmt Muse Behi. Despite the bravado this outgoing cabinet shall be remembered as the worst in the history of Somaliland as it stands today owing to the clannish and corruption it spearheaded over. Horn
  16. Beled Xaawo (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Jubbaland, C/rashiid Xasan C/nuur (Janan), ayaa si adag kaga hadlay xadgudubka Kenya ee ku aadan Degmada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo, ka dib markii darbiga ay ka dhiseyso xuduuda labada dal, ay gudaha u soo gelisay qaybo ka mid ah degmadaasi. Arrintan, ayaa ka careysiisay bulshada ku dhaqan Degmada Baled Xaawo, waxayna Sabtidii dhigeen bannaanbaxyo rabshado wata, iyagoona gacmaha ula tagey Ciidanka Kenya. Wasiirka Amniga Jubbaland oo Isniintii gaaray Degmada Baled Xaawo, ayaa kula kulmay Maamulka Degmada iyo qaybaha bulshada, waxaana uu u sheegay inaanan Kenya looga aamusi doonin xadgudubkeeda ka dhanka ah dhulka Somaliya. Wasiirka, ayaa sheegay ka shakhsi ahaan, Maamulka Jubbaland iyo Dowladda Somaliyaba in aanay jirin wax ay kala socdaan dhul cabirka, ay Ciidanka Kenya ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha degmadaasi. Wasiirku waxaa uu bulshada u sheegay inaysan jirin wax raali ah oo Dowladda Kenya looga yahay inay qaadato taako ka mid ah dhulka Somaliya, isla-markaana ay ka dhiidhin doonaan in xaafado ka mid ah Degmada Baled Xaawo ay Kenya ku darsato dhulkeeda. C/rashiid Xasan C/nuur, Wasiirka Amniga Jubbaland, ayaa intaa ku daray Ciidanka Kenya inaanan loo ogolaan doonin markale inay dhul cabir ka sameeyaan Degmada Baled Xaawo. Kenya, ayaa kol hore sheegtay in xuduuda labada dal ay ka dhisi doonto darbi kala qaybiya, iyadoona tallaabadaasi ku sheegtay mid ay kaga hortageyso weerarada kaga imaanaya Xarakada Al Shabaab, balse waxaa muuqata in qorshaheedu uu sidaasi ka fogyahay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiir ka tirsan Jubaland oo shaaca ka qaaday arrin halis ah oo Kenya ay ka waddo Gedo appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Onnlie) – Xisbiyada Wadajir, Kulan, Daljir iyo madasha Horusocod ayaa maanta oo Talaado ah waxay si wadajir ah usoo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xariggii C/raxmaan Cabdi Shakuur, qaabkii uu u dhacay iyo khasaarihii ka dhashay. Waxay sheegeen ugu horreyn in weerarkii lagu qaadday guriga C/raxmaan Cabdi Shakuur ahaa fal dambiyeed ka horjeeda shuruucda iyo dastuurka dalka, halisna ku ah hanaanka siyaasadeed iyo dimuqraadiyadda dalka, sida ay hadalka u dhigeen. Waxay ka tacsiyeeyeen dadkii ku dhintey weerarkaasi, waxayna cambaareeyeen weerarkaasi. Saddexda xisbiga iyo madasha Horusocod ayaa sidoo kale waxay madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka uga digeyn in dalka geliyaan xasilooni darro siyaasadeed iyo mid amniga, dhanka kalena waxay soo jeediyeen in la magacaabo guddi madax bannaan oo baara weerarkii ay ciidamada dowladda ku qaadeen guriga siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur. Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka: The post 3 xisbi oo mucaarad ah iyo madasha Horusocod oo soo saaray digniin ku socota madaxda DF appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Koox indha-indhaysa dhaq dhaqaaqyada Xagjiriinta ayaa sheegtay in kooxda Dowladda Islaamka la magic-baxday ee Dacish ay baahiyeen muqaalkii ugu horeeyay oo ay kasoo muuqdeen Dagaalamayaasha Daacishta Soomaliya. Muqaalkaan ayaa lagu baahiyay Internetka waxaana loogu baaqay taagerayaasha IS inay bartilmaamaysadaan dadka aan haysan diinta islaamka sidoo kalena la weeraro kaniisadaha iyo suuqyada ganacsi. Kooxdaan sirdoonka qaabilsan ee Seit la yiraahdo ayaa shaaca ka qaaday in muqaalkaan uu yahay mid fariin loogu diraayay taagerayaasha Daacish inay qaadaan weeraro xoogan iyagoo ka faa’ideysanaya inta lagu gua jiro maalmaha ciidaha Kirismiska. Dowladda Mareykanka ayaa bishii tagtay waxa ay diyaaradaheeda aan duuliyaha lahayn ay duqeyeen dagalamayaal IS ka tirsan oo ku sugnaa deganada Puntland oo saldhig u ah inkastoo laga digaayo inay tiradoodi sii korarto hadana badankooda ayaa la tilmaamaya inay ka baxsanayaan Xarakada Al-shabaab. Kooxdaan waxa ay fadhiisin ka dhigteen baadiyaha waqooyiga Soomaaliya ee maamul ka Puntlan uu ka arimiyo,Khuburada ayaa ka digaysa in tirade u dagaalanta Daacishta Soomaaliya ay sii kordhi karaan iyadoo kuwa ka dagaalamayay Syria iyo Iraq ay naftooda hada kala baxsanayaan howlgalka Mareykanka uu hogaaminayo ee laga wado labada dal. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxay tahay digniinta culus oo ay hawada soo marisay kooxda Daacish ee Soomaaliya? appeared first on Caasimada Online.
  19. Xukuumadda Somaliland ayaa hakinaysa dhismaha Saldhigga militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu ka waddo magaalada Berbera,sida lagu daabacay mid kamid ah wargeesyada ka soo baxa Somaliland. Wargeeska lagu magacaabo Geeska.net ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland,Sacad Cali Shire uu dowladda Imaaraadka ku wargeliyay in ay gebi ahaanba hakiso dhammaan hawlaha dhismaha ee saldhigga. Wasiir Sacad ayaa sidoo kale Imaaraadka ku wargeliyey in xukuumaddiisu”ay dib u eegis ku samaynayso wixii isfaham ahaa ee saldhigaas ku saabsan“,sida uu Wargeesku sheegay. Warkan ayaa ku soo beegmaya,xilli dhowaan ay dowladda Imaaraadka Carabtu shirkadda Divers Marine Contracting LLC qandaraas ku siisay mashruuca dhismaha saldhigga oo ku kacaya lacag la sheegay in ay gaarayso $ 90 milyan oo dollar. PUNTLAND POST The post Somaliland oo Imaaraadka ku wargelisay in uu hakiyo Saldhigga magaalada Berbera. appeared first on Puntland Post.
  20. Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bari waxaa ka furmay shirka guddoonada golaha sharci dejinta dalka, kaasi oo socon doona Labo cisho. Shirkaan waxaa daah furay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana ka qeybgalaya guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira. Ulajeedka shirkan ayaa lagu sheegay inuu yahay sidii loo adkeyn lahaa xiriirka ka dhaxeeya golaha shacabka iyo goleyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  21. Baydhabo (Puntlandi) Shirka Guddoonka Baarlamaanada dowlad goboleedyada Soomaaliya iyo Golaha Shacabka Soomaaliya , ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Shirkaan oo socondoona saddex cisho ayaa looga hadlayaa sidii ay u wada Shaqeyn lahaayeen baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo barlamaanka dowladda federalka Soomaaliya. Waxaa kaloo la filayaa inay sameystaan madal ay ku midaysan yihiin guddoonada. Gudoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar ayaa shirka furay, waxaana Goobjoog ka ahaa gudoomiye ku xigeenkiisa labaad, iyo Gudoomiyaasha Baarlamaanada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug. Shirkaan waxaa ka maqan guddoomiyaha barlamaanka Hirshabelle, kaasoo ugasoo qeybgali waayay arrimo ku saabsan meel marinta gollaha wasiiradda Hirshabelle.
  22. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe oo hadda fadhiisin u ah maamulka Hir Shabelle ayaa waxa ay sheegayaan in uu baaqday kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle lagu waday in ay ku ansixiyaan Xukuumada cusub ee Hirshabelle. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir Shabelle Mudane Shiikh Cismaan Barre Ayaa sheegay in uu kooram la’aan uu u baaqday fadhigii xasaasiga ah ee Baarlamaanka Hir Shabelle uu Madaxweynaha Hir Shabelle Mudane Waare uu ku horgeeynlahaa Golahiisa cusub ee wasiirada. Waxaa uu sheegay in kulankaasi ay soo xaadireen oo kale 44 Mudane halka Kooramka laga rabay in ay soo xaadiraan 51 Xildhibaan. Baaqashada Kulankaan Baarlamaanka ayaa u muuqato in ay tahay Diidmo ay Xildhibaanada Hir Shabelle ay diidanyihiin Ansixinta Golaha Wasiirada oo ay diidanyihiin in badan Baarlamaanka Hir Shabelle. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Kulankii Lagu Ansixi Lahaa Wasiirada Hir Shabelle oo baaqday appeared first on Puntland Post.
  23. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegayo in uu kooram la’aan u baaqday Kulankii ay xildhibaanada Maanta ku lahaayeen Jowhar, kulankaasi oo ahaa mid deg deg ah oo uu codsaday Madaxweynaha Hirshabeelle. Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa warbaahinta u sheegay in kooram la’aan uu ubaaqday Shirkii deg dega ahaa ee Maanta ku yeelan lahaayeen Xildhibaanada Hirshabeelle magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi. Tirada soo xaadirtay ee Xildhibaanada ayaa lagu sheegay 44 mudane waxaana Kooramka uu ku furmi lahaa 51 Xildhibaan sida uu Guddoomiyaha u sheegay warbaahinta. Dhinaca kale Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle ayaa sheegay in intoo badan ay ku sugan yihiin Jowhar balse aysan kulanka xaadirin, waxayna sababta ku sheegeyn in uu ka maqan yahay Mushaarkooda 4-tii bil ee la soo dhaafay waxa uuna Madaxweynaha u balan qaaday 2 Bil oo kaliya arintaasina aysan suurta gal ahayn. Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan Cod u qaadi doonin Wasiirada ilaa ay helaan xaquuqda ka maqan Baarlamaanka maamulkaasi Hirshabeelle. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in kulanka uu baaqday islamarkaana dib la isaga soo laabanayo,waxaana uu Baydhaba uga qeybgelayaa shirka Baarlamaanka Golaha shacabka iyo dowlad Goboleedyada ee ka socda Baydhaba. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kulankii Baarlamaanka Hirshabeelle oo arrin yaab leh u baaqday iyo xildhibaanada oo.. appeared first on Caasimada Online.
  24. Xisbiyada Wadajir, Kulan, Daljir iyo madasha Horusocod ayaa maanta oo Talaado ah waxay si wadajir ah usoo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xariggii C/raxmaan Cabdi Shakuur, qaabkii uu u dhacay iyo khasaarihii ka dhashay. Waxay sheegeen ugu horreyn in weerarkii lagu qaadday guriga C/raxmaan Cabdi Shakuur ahaa fal dambiyeed ka horjeeda shuruucda iyo dastuurka dalka, halisna ku ah hanaanka siyaasadeed iyo dimuqraadiyadda dalka. Waxay ka tacsiyeeyeen dadkii ku dhintey weerarkaasi, waxayna cambaareeyeen weerarkaasi. Saddexda xisbiga iyo madasha Horusocod ayaa sidoo kale waxay madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka uga digeyn in dalka geliyaan xasilooni darro siyaasadeed iyo mid amniga, dhanka kalena waxay soo jeediyeen in la magacaabo guddi madax bannaan oo baara weerarkii ay ciidamada dowladda ku qaadeen guriga siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur. Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka: Goobjoog News Source
  25. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa kulan la yeeshay saraakiisha dhallinyarada ee xoogga dalka, waxaana uu kala hadlay arrimo ku aadan sidii ay uga mid noqon lahaayeen hoggaanka ciidanka xoogga dalka. Taliye Gorod ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo ka codsaday in saraakiisha dhallinyarada ah ee dalka dibaddiisa tabobarada kusoo qaatay la siiyo fursad hoggaamineed oo ay dalka wax uga qaban karaan. Saraakiishan dhallinyarada ah ayaa u sheegay Taliyaha in ay diyaar u yihiin in dalka ay ka saaraan Al-shabaab, kaalin weynna ay ka qaataan nabadeyntiisa. Taliye Gorod ayaa isna yiri “Aad baan ugu faraxsanahay inaan la kulmo saraakiil dhalinyaro ah oo aqoon leh oo hadana muujinaya waxa ay qabaan, wadaniyada haday tahay aqoon haday tahay oo sida ay u arkaan inay wax u qabtaan, waxaa nasiib wanaag kala ah in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu i weydiistay inuu arko Saraakiil dhalinyaro ah oo hoggaanka ciidanka xoogga dalka ka dhex muuqda, waxaa is waafaqay Dareenkiina aan aniga qabay iyo midkii Madaxweynaha ayaa is waafaqay, laga bilaabo hoggaanada ilaa horin ilaa koox Saraakiisha Dhalinyarada ayaan ka dhigeynaa haduuu ilaah yiraahdo” Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa dhowaan dalbaday in hoggaanka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed lagu soo daro saraakiisha dhallinyarada ah, si aqoontooda looga faa’ideysto. Goobjoog News Source