Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,244
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. A train on Ethiopia-Djibouti railway. By Li Zhiwei Johannesburg (People’s Daily) – A ceremony commemorating the launch of the Ethiopia-Djibouti electric railway was held today at Labu Station in Addis Ababa, Ethiopia. Stretching 470 miles and reaching speeds of up to 75 miles per hour, the train will reduce travel time from three days to twelve hours between the Ethiopian capital and the Red Sea port in Djibouti. The $4.2 billion project was built by the China Civil Engineering Construction Company and the China Railway Group. The railway is the first electric train of its kind in the region. The East African train is a landmark infrastructure achievement between China and the two countries. Over the past decade, China has played a crucial role in developing railway transportation in parts of Africa, providing smaller nations with a much-needed boost to achieve regional integration. People’s Daily
  2. Wararka laga helayo Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeeysan ay halkaasi ku toogatay Aabaha masuul katirsan Dowlada. Kooxahaan hubeeysan ayaa toogtay Aabaha Col Xasan Cali Nuur Garyaqaan Shuute- Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1-aad ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya. Kooxaha dilkaasi geeystay ayaa isaga baxsaday goobta ay ku dileen Aabaha dhalay Gudoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkmada ciidamada qalabka sida. Ciidamo katirsan kuwa amaanka ayaa gaaray goobta dilkaasi uu ka dhacay kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay howlgalo balaaran. Falalka dilalka ah ayaa ka dhaca Degmooyinka Gobolka Banaadir ee caasimada Soomaaliya. Puntland Post Muqdisho
  3. Rome, January 2 – A 38-year-old Somali man stole a nurse’s uniform and tried to rape a 43-year-old woman in the maternity ward of a Rome hospital on New Year’s Eve, sources said Tuesday. He was arrested on charges of sexual violence. The man went into the ward of Sant’Eugenio Hospital while the woman was giving birth and reportedly began groping her. She fended him off and called nurses who seized the man until police arrived. ANSA
  4. Muqdisho (PP) ─ C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku sheegay inaysan jirin dacwad sharci ah oo loo haysto, wuxuuna ku eedeeyay xeer-ilaaliyaha Qaranka inuu kusoo oogayo dacwad siyaasadeysan. Qoraalkan ayaa kusoo beegmay maalin ka hor xilli ay maxkamadda racfanka Gobolka Banaadir u qabatay in la dhagaysto dacwada taasoo xeer-ilaalinta Qaranka racfaan ka qaadatay go’aankii uu horay ugu sii daayay garsooraha Maxkamada Gobolka Banaadir. “Xeer-ilaaliyaha isagoo gacan ka helaya madaxda ugu sarreysa dalka oo adeegsanaya awoodda xafiisyadooda ayuu faro-gelin ku sameeyay garsoorka wuxuuna hor-istaagid ku sameeyay dhaqangalka go’aankii maxkamaddu ay soo saartay 21-kii bishii December ee 2017-kii.” ayuu Warsame ku sheegay qoraalka uu maanta soo saaray. Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay weerar ay ciidamo ka tirsan amaanka ku qaadeen hoyga C/raxmaan C/shakuur 17-kii bishii hore, taasoo lagu dilay shan ruux oo uu sheegay inay ahaayeen ilaaladiisa. Ugu dambeyn, C/raxmaan C/shakuur ayaa 21-kii bishii lasoo dhaafay wuxuu kalsoonida kala noqday saddex Qareen oo uu horay ugu wakiishay inay ka difaacaan dacawada, wuxuuna War-saxaafadeedkiisa ku xusay inaysan jirin cid uu u wakiishay inay dacwad ku metesho. Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka C/raxmaan C/shakuur Warsame; PUNTLAND POST The post C/RAXMAAN C/SHAKUR: Ma jirto dacwad sharci ah oo la ii haysto iyo cid aan Wakiishay appeared first on Puntland Post.
  5. Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid ah xarumaha dawladda ee magaalada Gaalkacayo . Madaxwaynaha ayaa waxaa kormeerka ku wehelinayay maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan taliska ciidamada Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale. Goobaha uu booqday Madaxwaynu ayaa waxaa kamid ahaa, kaantaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacayo, dhismaha dugsiga nabadda [peace school] dhismaha maxjarka magaalada, kaamka qaxootiga ee Samawade, xarumaha ciidamada Daraawiishta iyo Booliska ee magaalaga Gaalkacayo. Madaxwaynaha Puntland ayaa waxa uu kormeerkiisa ka bilaabay kaantaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacayo, waxaana uu halkaasi Madaxwaynuhu kula kulmay saraakiisha kaantaroolka, isagoona ka xog waraystay saraakiishaasi sida ay u socoto shaqada kaantaroolku. Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa waxaa uu booqday Maxjarka wayn ee magaalada Gaalkacayo kaas oo dhismihiisa ay hirgelisay dawladda Puntland, Isla markaana waxa uu Madaxwaynuhu soo kormeeray guud ahaan dhismaha maxjarka oo heer geba geba ah maraya. Dhinaca kale Madaxweynaha dawladda Puntland oo sii wata kormeerkiisa shaqo ayaa waxaa uu kormeeray kaamka Samawade oo ah kaam ay ku nool-yihiin dad barakacayaal ah, kuwaasi oo ay wax yeelaysay abaartii ku dhufatay deegaanadii ay ku noolaayeen, dadka barakacayaasha ah ee kaamkaasi ku nool ayaa Madaxwaynaha uga xog waramay xaaladdooda nololeed iyo tan caafimaadba. Ugu danbayn, Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kale ee kormeerka ku helinaysey ayaa waxa ay booqdeen goobo ay kamid ahaayeen Xarumaha ciidamada Daraawiishta iyo Booliska, waxaana uu kula dardaarmay Madaxweynu shacabka gobolka Mudug inay ilaashadaan nabad-gelyadooda, xasiloonidooda, horumarkooda iyo wada-jirkoodaba madaama ay yihiin dad ehel ah oo walaalo ah. -DHAMMAAD- XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND. The post Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo. appeared first on Puntland Post.
  6. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka SONNA,ayaa lagu amray dhammaan xarumaha qaabilsan Arrimaha Diinta ee dalka in ay isa-soo diiwaan-geliyaan. Wasaaradda ayaa amar ku bixisay in ay is-diiwaan-geliyaan dhammaan Dugsiyada Qur’aanka,Macaa’hidda Shareecada iyo Masaajidda ku yaaalla guud ahaan dalka,waxaana loo qabtay muddada u dhexaysa 15/1/2018 ilaa 15/3/2018,sidoo kale waxaa is-diiwaan-gelinta ku jira dhammaan shaqaalaha ka hawlgala xarumahaasi,sida qoraalka ku xusan. Goobaha Diinta ee ku yaalla gobolka Banaadir ayaa Wasaaraddu ku amartay in ay iska diiwaan-geliya Xarunta dhexe ee magaalada Muqdisho,halka kuwa gobolladana lagu amray in ay iska diiwaan-geliyaan Xarumaha wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta ee heer Dowlad Goboleed. Wasaaradda ayaa ugu dambeyn amar ku bixisay in la joojiyo boobka lagu hayo hantida Waqafka ah ee raacsan Maajidda dugsiyada Qur’aanka iyo wixii lamid ah. Halkaan ka akhriso War-Saxaafadeedka. The post Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan-geliyaan Masaajidda iyo Xarumaha kale ee Diinta. appeared first on Puntland Post.
  7. Barlamaanka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarkii ka dhacay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid.
  8. In our ‘thought leadership’ series, Concern’s Humanitarian and Resilience Senior Policy Officer, Alexander Carnwath, and Resilience Programme Manager in Somalia, Dustin Caniglia examine the effectiveness of early warning systems and rapid response in helping to avert famine in Somalia last year and their continued importance in 2018. Fears for the worst When Somalia was cited as one of four countries on the brink of famine in early 2017, it brought on a grim sense of déjà vu. Between 2010 and 2012, a combination of drought and conflict led to a devastating famine, in which an estimated 260,000 people lost their lives. Five years on, there were fears that a similar situation was unfolding all over again. A year later however, and the picture is not as bleak as had been feared. The humanitarian response, with aid targeted at some of the worst affected areas, has so far succeeded in staving off widespread famine. The situation remains severe and, following four consecutive poor rainy seasons, there is a huge and ongoing demand for humanitarian assistance with an estimated 6.2 million people in need. But the predictions that were made at the start of the year of a disaster on the scale of the last famine have not yet materialised. Early Warning System: Identifying the signs This is thanks in part to a more rapid reaction by the humanitarian community than in 2012, and Concern has been one of the agencies focusing particularly on ensuring a timely response. Early Warning Early Action (EWEA) – identifying and responding more quickly to the signs of coming crisis – is a central part of the DFID-funded Building Resilient Communities in Somalia (BRCiS) programme which Concern is implementing together with Norwegian Refugee Council, International Rescue Committee (IRC), Save the Children and CESVI. It systematically monitors conditions in its programme areas and includes a mechanism to trigger a rapid localised response when signs of a potential crisis emerge. Rapid response Most of Somalia depends on two annual rainy seasons for agriculture and livestock production, and when, as early as June 2016, there were signs that the April to June Gu rains were not performing well, BRCiS began responding with cash transfers of $30 per month to 803 of the poorest households in Gedo. In November, as the subsequent Deyr rains appeared to be failing and the probability of disaster had therefore increased, Concern increased the amount to $50 per month and doubled the number of recipient households to 1606, now including the poorest 20 percent of households. By January 2017, with the failure of the rains confirmed, Concern was able to increase the cash transfers to $60 per month with newly accessed emergency funds from DFID and ECHO. Despite the crisis, markets continued to function and food remained available for purchase, minimising displacement to urban centres. Increased resilience Our approach to EWEA meant that by the time the Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) – the leading source of food security and nutrition surveillance in Somalia – indicated the possibility of famine in Somalia for the first time in a report published on 16 January, 2017 Concern’s BRCiS Programme staff had already been responding to that possibility in half of its target communities for seven months. Ongoing discussions with the BRCiS target communities and observations by Concern field staff, suggest that as a result of this early action, the villages in which BRCiS operates are faring considerably better than might have been expected. While over 900,000 households have been displaced across the country since November 2016, none of the BRCiS villages have experienced significant numbers of people leaving due to the drought. In fact, even though BRCiS communities were originally targeted as the most vulnerable in their respective areas, most have since become hosts to displaced people from nearby and previously “better off” villages. Averting future crises: early and effective response It is important, of course, to keep these successes in perspective. BRCiS programme was a pilot through which Concern supported fewer than 30 villages, a number that pales in comparison to the 900,000 people forced to leave their homes and seek refuge in urban centres due to the food crisis. But this does show what can be achieved in mitigating the impacts of major slow-onset disasters in Somalia. With millions of people still affected by food crisis in Somalia, it remains imperative to learn the lessons of the past two years and continue to respond to emerging needs early and effectively, in order to continue to keep famine at bay. About the authors Alexander Carnwath is a Senior Policy Officer on Resilience and Humanitarian Response at Concern Worldwide. He coordinates the organisation’s global advocacy work on Somalia and Lake Chad Basin. Dustin Caniglia manages Concern’s Building Resilient Communities in Somalia Programme, where he applies management innovations toward decentralized programme structures and the cost-effectiveness of mitigating humanitarian disasters.
  9. MOGADISHU, Somalia: Somali prosecutors have filed charges against five people for last year’s deadly truck bombing that killed more than 400 people. Four suspects appeared in a military court in the Somali capital Mogadishu on Monday while one is on the run. They include Hassan Adan Isack, Abduwali Ahmed Diriye, Abdul Abdi Warsame, Mukhtar Mohamud Hasan and Abdullahi Ibrahim Hassan, according to the tribunal. Hassan Ali Nur Shute, chief of the military court, has accused Hassan Adan Isack, for driving a vehicle with explosives, coordinating the Oct. 14 attack, and several assassinations in Mogadishu. The suspects were in Somali government custody since Oct.14, 2017 and the next hearing will take place on Thursday, according to the tribunal. The Somali government blames militant group al-Shabaab for the deadliest bombing in the country’s history. AA
  10. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya. Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa lagu amray dhammaan masaajidyada,dugsiyada quraanka lagu barto,xarumaha dhaqan celinta iyo Tarbiyada iyo dhamman machadyada lagu barto diinta inay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradaha Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlada Federalka iyo dowlad goboleedyada. Halkan ka aqriso War-Saxaafadeedka; The post Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto diinta ku amartay inay isdiiwaan geliyaan appeared first on Caasimada Online.
  11. Muqdisho (Caasimadda Online) – Beesha Murusade oo ka mida beelaha waaweyn ee Hawiye ayaa laga xaal mariyey cabasho ay ka gudbiyeen labada beelood ee H/Gidir iyo Abgaal, tasoo ka danbeysay Falkii lagu weeraray Guriga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame. Labada beelood ee H/Gidir iyo Abgaal ayaa isku koobay u doodista siyaasiga iyo olole ay nabadoonoo uu hoggaamiyo Imaam Maxamed Yuusuf u qaadeen sidii dowladda Soomaaliya u sii deyn lahayd siyaasiga. Odayaasha & Waxgaradka beesha Murusade ayaa Imaam Maxamed Yuusuf gaarsiiyay dacwad ku saabsan in labada beelood gooni ula baxeen arrin ay ahayd mid ka wada dhaxeysa beesha Hawiye oo dhan oo ay ka dhigaan mid Hiraab quseysa, iyagoo su’aal la keenay sidii ay odayaasha labada beelood arrinta u maareeyeen. Beesha Murusade ayaa dhinaceeda xaal ka bixisay inay kasoo xaadirin dhibaatadii ka dhacday Guriga C/raxmaan Shakuur iyagoo xil iyo xaal ka bixiyey arrintaas, waxaana halkaasi lagu gaaray muwaafaqo. Kulan Muqdisho ka dhacay ayaa la sheegay in Imaam Maxamed Yuusuf iyo odayaasha kale ay bixiyeen raaligelin ku saabsan cabashada sidii loo maareeyay arrinta ka dhacday Guriga C/raxmaan C/shakuur. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso Beesha Murusade oo laga xaal mariyey khalad ay ka sheegteen Beelaha H/Gidir & Abgaal appeared first on Caasimada Online.
  12. Maamulka Gamudug ayaa maanta sheegay in diyaaradaha khaatka ee ka dega deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi iyo sidoo kale kuwa kale ee caadiga ah laga doonayo iney qaataan aqoonsi muddo 7 cisho ah gudaheed. Wasiirka maaliyadda Galmudug Saciid Siyaad Shirwac ayaa sheegay in mudadaasi wixii ka dambeeya aan la aqbli doonin diyaarad aan haysan aqoonsi, islamarkaana kasoo degta garoomada Galmudug. Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in ganacsatada khaatka keena deegaannada Galmudug laga doonayo iney is diiwaangeliyaan sidoo kalena soo caddeeyaan khaatka ay keenaan inta uu la egyahay. Wasiir Shirwac ayaa dhanka kale sheegay in Kiiladii khaatka ah lagu canshuuri doono lacag dhan Labo doolar iyo Bar. “Waxaan u sheegeynaa dhammaan ganacsatada khaatka iyo kuwa diyaaradaha ku shaqeysta iney garoomada Galmudug kasoo degi karin diyaarad aan wadan ogolaansho, kadibna ganacsatada khaatka waxaan u sheegeynaa in laga rabo Kiiladii $2.5, waxaana rabnaa muddo 7 maalin kahor ah iney diiwaangeliyaan ganacsade kasto garoonka uu ka dego iyo khaatka uu dejiyo Kiilo Garaamkiisa” ayuu yiri wasiirka maaliyadda Galmudug. Goobjoog News Source
  13. Wasiirka qorsheynta dawladda federaalka Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Safarka wasiir Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa lagu sheegay mid loogu kuur-galayo xaaladda guud ee dadka ku nool deeganadaasi iyo sidii maamulka dawladnimo loo gaadhsiin lahaa deegaanada fog-fog. Wasiir Jamaal ayaa noqonaya masuulkii ugu sarreeyay oo ka tirsan dawladda Soomaaliya ee gaadha degmada Badhan ee gobolka Sanaag tan iyo markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya. Goobjoog News Source
  14. Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Oo Talaado ah soo saaray qaraar ku saabsan gabood-fallada ciidamada amniga u geysanayaan muwaadiniinta iyo Senatarada. Halkaan hoose ka akhriso qaraarka: Source
  15. Senator Xuseen Sheekh Maxamud Xuseen oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dalalka labada aqal leh caalamka ay miisaaniyadda wada marto, oo 2bada aqal saxiixaan. Senator Xuseen oo arrinkan ka hadlaya waxaa uu yi“Asal macno ahaan miisaaniyadda waa qorshihii dadka xukunka haya ay ugu badalayeen ficil, aduunyada leh labada aqal ee fedaraalka ah wadamadooda intooda badan labada aqalba waa aay martaa miisaaniyadda, si loo sameeyo dharaandhirin haday qeylo soo yeerto waa meeshii lagu dharaandhirin lahaa” Senatorka waxaa uu sidoo kale ka hadlay sida dalalka ugu kala duwan yihiin ansixinta miisaaniyadda ee labada aqal “Iyada oo saas ay tahay ayaa hadana miisaaniyadda waxaa ay ka mid tahay sharuucda wadamo badan ayaa jira oo isla ansixiya waxaa jira wadamo kale oo aqalka sare uusan ansixinin balse uu aragti ku leeyahay aragti ayuu ka dhiibanaa dood ayuu soo sameynaa dooda uu soo sameeyana sideeda iyada oo ah ayaa golaha shacabka loo gudbinaa, wadamo badan ayaa jira oo sidaas ah balse inta badan waa aay isla ansixiyaan” Ugu dambeyntii waxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in miisaaniayadda Soomaaliya 2018 aan la soo marin aqalka sare oo golaha shacabka uu u gudbiyay madaxweynaha si uu u saxiixo “Soomaaliya iyo dastuurkaan ku meel gaarka ah ee hadda aan heysanno macadeynayo inuu hal aqal leeyahay iyo in labada aqal ay isla leeyihiin qodobo dastuuri ah ayaa jira oo hadda labada aqal ay fiirfiirinayaan oo tusaalooyin loo soo qaadanayo balse aan cadeymo aysan ku jirin, marka laga fiiriyo caqliyadda caadiga ah golaha shacabka maalin dhaweyd waxay sameeyeen miisaaniyadda qaranka ayey dadweynaha u soo bandhigeen baarlamaan gole sharci dajiye kale ah ayaaba aragti ka dhiiban madaxweynaha uu saxiixo isagoo aqalka sare waxba ka dhiiban waa arrin la yaab leh”. Goobjoog News Source
  16. Badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa waxa uu ka digay xayawaanka Diinka oo uu sheegay in aad looga ugaadhsado gobolka Sanaag gaar ahaan deegaannada hoos yimaada magaalada Ceerigaabo. Badhasaabku wuxuu sheegay in ciddii falkaas ay ku qabtaan ay ka qaadi doonnaan tallaabo sharciga waafaqsan. Ka ganacsiga xayawaanka Diinta ayaa markii ugu horraysay dhawaan laga bilaabay magaalada Muqdisho ee caasimadda waddanka Soomaaliya. Lama oga sababta saxda ee ka dambeysa ugaarsiga iyo waxa laga helo balse waa sheeko ganacsi isku badashay. Goobjoog News Source
  17. Hon Jama Mahmud Egal, the minister of energy and mineral resources on Sunday signed Mr. Li Weiping the vice general manager of BGP east Africa signed a speculative 2-D seismic acquisition contract at a ceremony which took place at the ministry of Energy and minerals headquarters and which now paves the way for BGP INC to explore petroleum in an area covering 700km, located in Sahil and Sanaag regions,Somaliland. Mr. Said Ahmed Jibril, the director general said, “The Ministry of Energy and Minerals of the Republic of Somaliland is pleased to announce today(Sunday) that it has signed a speculative 2-D seismic acquisition contract with BGP Inc., the agreement paves the way for exploration for block SL-9 and SL-12 which is owned by RAKGAS, BGP had previously completed the seismic acquisition covered 2500km area out of 3000km designated in several regions in the country. Hon Jama Mahmud Egal, the minister of energy and mineral resources, “The Ministry of Energy and Minerals of the Republic of Somaliland is pleased to announce today that it has signed a speculative 2-D seismic acquisition contract with BGP Inc., that will be conducted in block SL-9 and SL-12 which are located in Sahil and Sanaag regions, funded by RAKGAS. The Energy Minister added, this seismic acquisition program will be a major step forward for Somaliland towards developing its hydrocarbon resources. The seismic operations will be managed and overseen by the Ministry. It will be a Ministry run project and shall be a follow up to the one previously conducted in offshore blocks namely SL10,SL13,SL6 iyo SL7A which are located in Togdheer,Hawd,Saraar, Maroodi Jeh and Daamreer regions. I hope the local communities we will cooperate with the ministry of energy and minerals and do our best in achieving this.
  18. “It is better to be feared than loved, if you cannot be both” Niccolò Machiavelli Whence in a while, in a given society, we come across men of exceptional leadership and destiny. Leadership is about vision certainly but also about wisdom and integrity. Leaders know that values come in all shapes and walks. Sometimes, your own life, interests or obedience are just a mere distraction compared to the paramount interest of those looking up to you and for whom you have hold their destiny in your hands. Leaders are always missed and all the time but so cruelly so, long after they left this earth. For, their impact on us and on our lives lingers long after they are buried. Offered to be released from prison if he signed an agreement with the apartheid regime, Nelson Mandela choose otherwise and decided to remain in jail, risking dying there, until all the conditions posed by the ANC were accepted. Leadership is indeed what made Nelson Mandela stay in prison. Cabdiraxmaan Ciro might have had a strong case to fight the results of these elections that were obviously and verifiably tempered with, but the truth is that by doing so, he would have had brought down the peaceful life of the people of Somaliland. Ciro therefore, sacrificed his pride and ambition for the people and for the peace. During his tour of North America, his supporters organized a public speaking night in a Hotel in Ottawa. I had never met him before. I was expecting the usual loose talker politician. I was a bit wary too because as usual, those who were close to him and his vice-president by clan affiliation were very prominent. I said to myself, another pep talk is coming. But how far I was from the truth. A dignified middle aged Somali man walked into the room. He was not that tall and lean as most Somali men of that age are usually but stocky and elegantly dressed. He carried himself to the podium quiet diligently and began his speech after few introductions then it was the Q&A. Unlike the usual partisan and Somali bashing speeches of the elite and politicians from the Somaliland region, Cabdiraxmaan Ciro held an inspiring speech where he articulated a vision of peace, reconciliation and optimistic future for the Horn of Africa. You could tell that the man was a career diplomat, a sort of statesman. The depth of the speech, the tone, the articulation as well as the chosen words showed that he did indeed put an effort to the preparation and that there are thoughts behind the words. This was a refreshing alternative to the usual vitriolic speeches of the Somali politicians. I did not know him, but I was sold; here, I said to myself, is the kind of leader Somali people need. Ciro concluded that night by saying hope and optimism are on our side. I was elated. The elections are over now. We know the outcome and there is no coming back. The key is held by a military man whom, everybody remembers for his deeds and his words are all tied to “Anoo wax dili kara”. It is an empirical observation all across the world that guerrilla leaders and military junta men never make good civilian leaders with few exceptions like Jerry Rawlings of Ghana. They are used to give orders and their orders must be followed which is far from compromising diplomacy and middle ground need in order to lead a nation. Did Muuse Biixi change over the years? Maybe, but really? We have seen him in action several times for the last years. As an example, a fabricated rivalry erupted in the Zeylac region during regional elections. Where cool heads and posed leadership, pastoral animosity and clan rivalry were exploited and when it came to solve the issue, Muse Biixi throw gas over the fire by invoking past animosities and openly siding; even sending delegations to Djibouti and Dire-Dawa to consult tribal leaders. Where calm heads and leadership were in need, he showed up as the guerrilla leader who is still fighting the SNM war against Syad Barreh’s regime and invoked the same clan alignments he use to deal with. It was a text book relapses; a kind of post traumatic syndrome. He jumped into the occasion and indicated that one of the clan in competition in Zeylac was carrying “the water” for him during war and the other one was shooting back. When emotions got high and feelings were scorched, Muuse Biixi showed up in Borama one day as bravado. People were already boiling with heightened sensitivity by the events and resenting his provocation, they erupted into demonstration and stone throwing. His body guards retaliated immediately against the school children and left behind deaths and injuries. Somaliland today is at crossroads. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) is leaving behind a fractured and resentful society. Unlike his predecessors, he transformed Somaliland in a one clan regime. This caused the other clans to demand a rebalanced and a fair share “Saami-Qeybsi” which he dragged the feet for a long time, enough to kicked down to beyond the elections. Things were heading to nowhere when the election occurred and the baton will be passed to Biixi. The question is, how a military, no compromise man will deal with such fundamental issues that can lead to chaos and unrests? The obvious is worrisome. In addition, the Somaliland society is maligned by woes that are by now woven into the fabric of system. There is a wide spread corruption, savage land and resources exploitation and an inflation fueled by the lack of monetary policies due in part by the lack of international recognition, a central bank with national sovereign monetary policies and the use of the US dollars as a base currency. This is literally eating inside out the economy and social well-being of the region. On the other hand, the regime in Hargeisa is consumed by its survival and seem to be totally disconnected from the majority of the administered land. This also creates a problem in judiciary, education, health and overall state institutions that are completely absent from the everyday life and experience of the people except for few token samples in big cities like Hargeisa or Borama. Another problem faced by Somaliland is community of oligarch. Nouveau riche and traditional wealthy families, bankrolling the political elite in Hargeisa and transforming the whole state apparels to a nepotism and clan commonwealth. All of this and the nature the personality of Muuse Biixi makes the coming years, a time of tremendous opportunist laced with a frighteningly challenging realities and clan rivalry. Time will tell. Ahmed Ibrahim Email: axmedibrahim@gmail.com
  19. Qoryooleey (Caasimadda Online) – Duhurnimadii Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la sheegay in Diyaarado aan la garneyn ay Gantaal ku dhufteyn Gaari nooca ay Soomaalida u taqaano homeyda oo marayay duleedka degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Gaarigaan ayaan la’ogeyn halka uu ku soo jeeday iyo waxa uu siday balse goobjoogayaal ay maqleen jugta Gantaal lagu dhuftay Gaariga iyo burburkiisa. Duqeyntan oo dhacday duhurnimadii maanta ayaa la sheegay in gantaal lagu dhuftay gaariga oo aan la sheegin noociisa kaasoo marayay deegaan lagu magacaabo Shan Garre oo qiyaastii 3km u jirta Ow-Dheegle. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah gaariga ayaa waxaa saarnaa illaa lix ruux waxaana labo gantaal oo lagu ridey mid ka mid ah uu ku dhacay gaariga. Illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeyntan hase yeeshee waxaa la aaminsan yahay in dhammaan dadkii saarnaa gaariga ay ku dhinteen duqeynta. Halka weerarkaan uu ka dhacay ayaa waxaa lagu Magacaabaa deegaanka Shan Garre kaas oo 2km u jirta degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose man jirto weli cid xaqiijisay khasaaraha ka dhashay duqeyntaas. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sihoose Radio Dalsan waxa ay ugu sheegen in Gaarigaan uu waday waxyaabaha qarxa isla markaana uu ku soo jeeday Muqdisho balse markii laga warhelay sidaasi duqeynta loola beegsaday. Majirto cid sheegatay masuuliyada duqeynta lala beegsaday Gaarigaas,balse todobaadayadii la soo dhaafay ayaa Diyaaradaha daagalka dalka Mareykanka waxa ay duqeymo ka fuliyeen deegaano iyo degmooyinka ka tirsan dalka Soomaaliya halkaas oo qaarkood ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Duqeyntan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee ay diyaaradaha aan la wadin ay ka geystaan dalka Soomaaliya sanadkan cusub ee 2018. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Gantaal lagu weeraray gaari marayay deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose appeared first on Caasimada Online.
  20. Kenya’s election fiasco is seen by many as the electoral story of the year in Africa, yet arguably the most important election of 2017 occurred in a country which technically does not exist. As Somalia sleepwalks down the path of failed statehood, one region of the country – Somaliland – has been working hard to break this cycle. Having unilaterally declared independence in 1991, Somaliland has led an alternate existence within the ostensible (and increasingly frail) borders of Somalia. The successful and peaceful conclusion of Somaliland’s election bolsters its efforts to nurture a democracy and gain recognition. Somaliland’s continued success is proving an increasingly compelling narrative for a bold reworking of international approaches in the Horn of Africa. Secessionist fears haunt international leaders, as does the preference for territorial integrity. While neither position is counter-productive in itself, Somaliland’s situation demonstrates the need for less rigid adherence, and more pragmatism in 2018. Despite the lack of official recognition, some investment is taking place, such as the UAE’s $90 million naval base: Dubai has also announced a $442 million deal to modernize Berbera Port. Given its strategic location, Somaliland is competing with Djibouti to host various international military and logistical centres. This is part of a larger plan aiming at economic diversification, especially in response to the decimation of the country’s main economic engine, cattle exports, due to drought. Jeremy Luedi
  21. Siyaasiga Cali Xaaji Warsame, ayaa ugu baaqay dowladda federalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka in laga wada shaqeyo dowladnimada iyo wadajirka Soomaaliya, isagoo ka digay in rajada shacabka Soomaaliyeed lagu wiiqo isqabqabsi siyaasadeed iyo kooxaysi. Cali Xaaji ayaa madaxda dowladda ugu yeeray inay wax badan xeeriyaan islamarkaana aysan sharciga ku tuminin, awoodna aysan wax ku xalin, Mucaaradkana wuxuu ugu baaqay inay noqdaan kuwo mucaaradnimadooda wax ku dhisa, balse aysan noqon koox Xamar joogta oo isku aragta inay iyagu yihiin mucaaradka dalka. “Madaxweyne Farmaajo wixii qaldan waan uga digaynaa waana toosinaynaa, wixii garab ahna waan siinaynaa, laakiin mucaaradkuna yuusan ahaan koox ama labo nin oo Xamar jooga, oo isku arka inay yihiin mucaaradka dalka, ha ogaadaan mucaaradku inuu meel kasta dal iyo dibadba.” ayuu yidhi Cali Xaaji
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xiriirka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaradka Carabta ayaa la sheegay in uu xumaaday kadib markii Imaaraadka uu saameyn Balaaran ku yeeshay Arimaha Soomaaliya sida laga soo xigtay Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo dhinaca Siyaasadda ah. Qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka oo soo xiganaya siyaasiin Soomaali ah oo ay ku jiraan Xildhibaano iyo la-taliyaal muhiim ayaa qoray in uu Mugdi sii galyo xiriirka Labada Dowladood. Warbaahin ka soo baxda Maraykanka iyo Qatar majaladda la yiraahdo international Africa oo wax ku qorta Luqdda English-ka ayaa sheegay in Imaaraadka 3 Duulimaad uu ka sameeyay Soomaaliya lagu qaaday Xildhibaano gaarayo 28 mudane oo u badan Golaha shacabka kuwaas oo la sheegay in ay shirar ku yeesheyn magaalada Abu Dubai ee Xarunta Imaaraadka Carabta. Sidoo kale Warbaahinta Caalamiga ah ayaa qoreysa in ku xigeynkii Xeer-ilaaliyihii qaranka ee dhawaan xilka laga qaaday uu ka mid noqday siyaasiin dhawaan xiriir la yeeshay Imaaraadka Carabta si uu udifaaca Xubnaha Imaaraadka taageersan oo la sheegay in ay Dowladda Soomaaliya Caburin ku heyso. Siyaasiinta laga helay xogtaan ayaa sheegay in Imaaraadka Xildhibaano badan iyo siyaasiin uu lacag badan ku siiyay sidii xilka looga qaadi lahaa Xukumadda Kheyrre, siyaasiinta qaar ka mid ah ayaa loo balan qaaday in xil ka qaadista Kheyrre kadib dadaal kale lagu bixin doono sidii Ra’iisal Wasaare loogu magacaabi lahaa. Madaxda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay Imaaraadka kala hadlayn arintaan balse aysan wax natiijo ah ka soo bixin, Imaaraadka carabta ayaa sidoo kale xoojinaya xiriirka uu la leeyahay Madaxda Maamul Gobaleeyada. Warbixinada la daabacay ayaa sidoo kale lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay caburineysa dhamaan dadka ku xiran Imaaraadka Carabta, inkastoo uusan banaanka Imaan khilaafka Labada dhinac, ayaa hadane waxa jira calaamado muujinaya heerka uu gaarsiisan yahay fargilinta Imaaraadka ee Siyaasadda Soomaaliya. Mas’uuliyiin ka tirsan Xeer-Ilaalinta qaranka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in ay jiraan Xildhibaano iyo siyaasiin ku xiran Dowlado shi-sheeye, waxayna arintaan timid kadib markii ay Soomaaliya go’aan dhex-dhaxaadnimo ah ka qaadatay Xiisadda u dhaxeysa wadamada khiliijka. xigasho Radio Kulmiye Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaradka oo xumaaday & Xaaladda oo meel xun mareyso appeared first on Caasimada Online.
  23. Ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Peter de Clercq ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xaaladda banii’aadnimo ee ka jirta xeryaha barakacayaasha ee K13 ee degmada Kaxda. Peter de Clercq waxaa uu ka deyriyay sida loo kala diray illaa 23 kaam oo ay ku noolaayeen dad barakacayaal ah oo ka yimid deegaanno fog oo abaar iyo macluul ay ka jiraan, dadkan waxaa goobahooda la bur-buriyay 29/30 bishii tagtay ee December , isaga oo intaasi ku daray in dadkaasi oo u badan caruur iyo haween aaney heysan wax daryeel ah. “Waxaa wax lagu xumaado ah iyada oo ajendaha yahay horumarka nolosha qofka Soomaaliga in la burburiyay kaamam xagga banii’aadnimada ah oo ay ku yaallaan Iskuullo, Musqulo iyo goobo dadka lagu daryeello” sidaasi waxaa yiri Peter de Clercq . Qoraal uu soo saaray waxaa kale oo lagu sheegay in abaar darted ay illaa 2 milyan hadda barakac ku yihiin gudaha Soomaaliya, dadkaasi oo hal miyan ka mid ah ay barakaceen 2017. Dadkaasi barakacayaasha ah ma heystaan cunto, biyo, dawo iyo hoy intaba, waxaa intaasi u dheer in ay la kulmaan dhibaatooyin jinsioga ah gaar ah kufsi. Goobjoog News Source
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in uu dhawaan gaaro magaalada Garowe ee Xarunta Puntland. Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Shabakadda Caasimadda Online u xaqiijiyay in madaxweynaha oo ay wehliniyaan Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole iyo saraakiil kale ay dhawaan ka bixi doonaan Muqdisho waxayna ku wajahan yihiin Garowe ee Xarunta maamulka Puntland. Socdaalka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu salka ku haayo ka qeyb galka xaflad loogu dabaal dagayo 4 sano guuradii ka soo wareegtay doorashada Madaxweynaha Puntland C-wali Maxamed Cali Gaas. C-wali Maxamed Cali Gaas ayaa la doortay 8-dii Jan. 2014-kii waxaana magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso ka socda abaabulka Xaflado loogu dabaal dagayo sanad guuridii afaraad ee doorashadiisa. Sidoo kale Garowe ayaa la sheegay in ay gaari doonaan Madaxweynayaasha Maamul gobaleedyada, kuwaas oo ka qeyb gali doono xafladda sida ay noo sheegayn Ilo lagu kalsoon yahay. Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay in markii uu gaaro Garowe isaga iyo wafdigiisa ayna ka qeyb galaan Xafladda dabaal dagga kadib ay kulamo la soo qaadan doonaan qaybaha Bulshada ee Puntland. Dadka aan la hadalnay ayaa noo sheegay in ay Garowe ka socoto qaban qaabada xafladda soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya iyo xafladda Guud ee dabaal dagga afar sano Guuradii ka soo wareegatay Madaxwayne C-wali Gaas. Warar kale oo aan ka helnay magaalo Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya markii uu Garowe kaga qayb galo xafladda sanad Guurada safar kale uu ku gaari doono magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ee Puntland, waxaana la sheegay dadka uu lakulmi doono in ay ka mid noqon doonaan odayaasha Gobalka Bari ee Puntland oo cabasha ka qaba Shirkadda lagu wareejiyay Dekadda magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hore uga baaqday booqosho la qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa Puntland, kadib markii Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabtayn Golihii wasiirada Puntland oo markaas qaban qaabinayay xafladii lagu soo dhaweyn lahaa Madaxweynaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxay tahay sababta ka dambeyso safarka uu Farmaajo ku aadayo Magaalada Garoowe? appeared first on Caasimada Online.
  25. Muqdisho (Caasimadda Online) – Munaasabad Qalin jebin Master Degree ah oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Ganacsato iyo Culumaa’uddiin ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. 50 ardey ayaa dhameysatay Master Degree Qeybaha kala ah International Business iyo Master of Finance. Barnaamijkan Master Degree-ga ah waxaa iska kaashaday Jaamacadda Pan-African International University iyo Jaamacadda Amity ee Waddanka India. Guddoomiyaha Jaamacadda Pan African International ahna Wakiilka Soomaaliya ee Jaamacadda Amity Isxaaq Axmed Muuse ayaa sheegay in Barnaamijkaan uu yahay Miraha ka dhashay Dadaal xooggan oo ay u galeen sidii ay ardeyda soomaaliyeed waddankooda uga heli lahaayeen Tacliinta Sare. “Barnaamijkan waa Mid uu sahlay Midowga Afrika oo loogu talagalay in ay ka faa’ideystaan Muwaaddiniinta 53 waddan oo afrika ah oo ay soomaaliya ku jirto, markii ugu horreeysay waxaannu bilownay sanadkii 2009kii, dufcado hore ayaa qalin jebisay, hadda dufcaddan waxaa noo qalinjebineysa 50 ardey” sidaas waxaa Munaasabadda ka sheegay Mr. Isxaaq Axmed. Ardeydan Maanta Qalinjebisay ayaa waxbarashada ku qaadanayay si Online ah ayadoo Imtixaannadana looga qaadayay Gudaha Dalka. Waxay waxbarashada soo Billaabeen Sanadkii 2014kii ayadoo ugu dambeyna ay Maanta Guddoomeen Shahaaddooyinkooda. Agaasimaha Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Xasan Taata) ayaa sheegay in arrintan ay tahay guul soomaaliya usoo hoyatay Maaddaama 50 ardey ay Master Degree ka qalinjebiyeen iyagoo dalkooda jooga. “Muhiimaddu waxay tahay inaad aqoontiinna iyo Fekerkiina uga faa’ideysaan Danaha Qaranka iyo Dib u dhiska Dalkan, Xaaladaha Murugsan ee uu Dalku Marayo waxa kaliya ee looga bixi karo Waa aragtiyo Caafimaad qaba oo ka yimaada Maskax Aqoon leh Maskaxdaas dadka ay ku jirtana waa adinka iyo inta kale ee wax baratay” ayuu yiri Agaasimaha oo la hadlayay Qalinjebiyayaasha iyo Maamulkooda. Ugu dambeyntii waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarrunta Cusub ee Jaamacadda Pan African International University Xarrunteeda Magaalada Muqdisho. Ku-xigeenka Hantidhowraha guud ee Qaranka, Agaasimaha waaxda Canshuuraha Beriga ee wasaaradda Maaliyadda iyo Masuuliyiintii kale ee ka qeyb gashay munaasabadda ayaa sheegay in ay guul tahay in Pan African University Xarrunteeda Maanta Xarigga laga jaro. Masuuliyiinta ayaa tilmaamay in ay dad badan fursad u noqon doonto in ay helaan waxbarasho sare iyagoo Dalkooda jooga oo Shaqooyinkooda heysta isla markaana Ehelladooda la nool. HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA The post 50 ardey oo Soomaali ah oo Master Degree ka qalinjebisay (Daawo sawirro) appeared first on Caasimada Online.