Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Nairobi (Caasimada Online) – Dowlada Kenya ayaa shaacisay liiska Siyaasiyiinta mucaaradka ee laga Xanibay baasaboorada ay heystaan in ay ugu Safraan Dibada. Liis ay ku xardhan yihiin Siyaasiyiin caan ah, oo ay soo daabacday Laanta Socdaalka ayaa waxaa ka dhexmuuqda Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka NASA kuwaa oo kala ah: 1-Barasaabka Ismaamulka Mombasa Mr Hassan Joho Mudanaha Aqalka odayaasha u Matala Siaya SJames Orengo iyo Santarkii Hore ee Machakos Johnson Muthama. 2-Madaxa Qorsheynta Dhanka siyaasada u Qaabilsan Mucaaradka Mr David Ndii. 3-Maal Qabeen Lagu Magacaabo Jimi Wanjigi oo si dhow ula shaqeeya Hogaamiyaha NASA. 4-Waxa ay dowladu magaalada Nairobi ka tarxiishay Siyaasiga Miguna Miguna oo qeyb ka ah mucaaradka NISA kaa oo loo tarxiilay dalka Canada oo uu ka heysto dhalasho. Gordon Kihalang’wa oo ah Agaasimaha Laanta Socdaalka ayaa Sheegay in arintaan ay uga gol leeyihiin ka jawaabida talaabada uu mucaaradka ku dhaariyay Odinga iyo isgarabtaaga ay xubnahaasi u sameeyen. Agaasimaha Laanta Socdaalka, ayaa sheegay inay Cuskadeen Dastuutka Dalka Cutubkiisa 2011-aad ee Qeexaya in baasaboorka laga qaadi karo muwaadin kasta oo lagu helo danbi lidi ki ah Qaranimada. Si kastaba ha ahaatee, talaabadan ayaa soo degdegtay tan iyo wixii ka danbeeyay goortii uu Mr Raila Odinga 30 Bishii la soo Dhaafay iskugu Dhaariyay in uu Yahay Madaxweynaha Dadka Kadib Xaflad ay Mucaaradka ku Qabteen Beerta Xoriyada ee Magaalada Nairobi. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com The post Liiska siyaasiyiinta mucaaradka ay dowlada Kenya ka xanibtay ku safarka baasaboorada appeared first on Caasimada Online.
  2. LONDON—DNA from a 10,000-year-old skeleton found in an English cave suggests the oldest-known Briton had dark skin and blue eyes, researchers said Wednesday. Source: Hiiraan Online
  3. UK Ambassador to Somalia pledged 25 Million U.S dollar in response to droughts after meeting Somaliland president Muse Bihi Abdi
  4. Imtixaanka ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Library-ga iyadoona loosoo diyaariyey hab casri ah taas oo la isticmaalayey Kumbutuuterro si loo ilaaliyo bed-qabka iyo xaqiijinta hufnaanta imtixaanka isla markaana loo ilaaliyo kalsoonida tartameyaasha iyo guud ahaan shacabka Puntland waxaana goob joog ka ahaa masuuliyiin metelayey dhammaan xarumaha shaqaalaha loo qaadanayo. The post Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo qaadday Imtixaanka agaasimeyaal cusub appeared first on Puntland Post.
  5. UNITED NATIONS (AP) — U.N. experts say al-Qaida's global network remains "remarkably resilient" and poses a greater threat than the Islamic State extremist group in several regions, including Yemen and Somalia. Source: Hiiraan Online
  6. The Minister of Agriculture, Hon. Ahmed Mumin Seed held talks with European Union (EU) and Food & Agriculture Organization (FAO) to support his campaign which aims to increase local production in order to attain food self sufficiency. The minister has made the remarks in a meeting held at Mansour Hotel where the ministry of agriculture in conjunction with FAO discussed ways to overcome barriers in attaining food sufficiency in Somaliland. The minister has stressed that local farmers called on set up irrigation which FAO in conjunction with the European Union is implementing in farming in Togder.
  7. Health ministry said yesterday the outbreak of measles in some parts of Somaliland. This was disclosed by Director General of health ministry, Dr. Mohamed Abdi Hiryege. The DG has informed the populace to remain vigilant as he announced that it is not widespread. Dr. Hergeye has not ruled out the spread of measles and declared that the ministry has done its best to contain and bring the disease under control.The director general has sent stern warning to the public to take inoculations as the only preventable measure. Dr. Hergeye is in Kenya attending gathering and made the remarks with telephone interview with local newspaper. Finally, as the DG has said that keeping hygiene is the only way to prevent the disease to spread. A number of cases have been confirmed in Somaliland as far as measles eruption is concerned.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa waxaa ka dhacay Qaraxyo iyo dilal kala duwan tan iyo markii 8 February 2017 la doortay Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo. Qaraxyada iyo dilalka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u badnaa kuwo ay taargeedkoodu ahaayen shaqsiyaad ka tirsan dowlada. Qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho tan iyo markii la doortay Madaxweynaha ayaa u badnaa kuwo miinooyin, waxaana xusid mudan in Qaraxyada waaweyn ay ahaayen ilaa 4 Qarax oo taariikhi ah. Dilalka ugu badan ee mudada uu dooran yahay Madaxweynaha Somalia ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u badnaa kuwo loo geysgtay shaqaale dowladeed waxaana barbar socday kuwo lagu fulinaayay gaadiid raaxo oo lagu hor jaraayay gaadiidka ay la socdaan shaqsiyaadka ay muhiimka u arkayeen Shabaabka. HOOS KA AKHRISO TIRADA QARAXYADA IYO DILALKA KA DHACAY MUQDISHO TAN IYO MARKII LA DOORTAY FARMAAJO QARAXYADA Bishii March: Waxaa dhacay (8 Qarax) Bishii April: Waxaa dhacay (11 Qarax) Bishii May: Waxaa dhacay (9 Qarax) Bishii June: Waxaa dhacay (10 Qarax) Bishii July: Waxaa dhacay (13 Qarax) Bishii August: Waxaa dhacay (7 Qarax) Bishii September: Waxaa dhacay (6 Qarax) Bishii October: Waxaa dhacay (9 Qarax) Bishii November: Waxaa dhacay (8 Qarax) Bishii December: Waxaa dhacay (8 Qarax) Bilihii Sanadka 2018 waxaa ilaa iyo hadda dhacay Bishii January: Waxaa dhaca (11 Qarax) Bishii February: Waxaa ilaa iyo hadda dhacay (1 Qarax) (Isku darka 101) DILALKA DHACAY TAN IYO MARKII LA DOORTAY DOWLADA SANA JIRSATAY DILALKA Bishii March: Waxaa dhacay (8 Dil) Bishii April: Waxaa dhacay (24 Dil) Bishii May: Waxaa dhacay (13 Dil) Bishii June: Waxaa dhacay (11 Dil) Bishii July: Waxaa dhacay (8 Dil) Bishii August: Waxaa dhacay (10 Dil) Bishii September: Waxaa dhacay (21 Dil) oo 5-kamid ah loo adeegsaday gaadiid lagu hor jaray Gaadiid kale. Bishii October: Waxaa dhacay (8 Dil) 1 Bishii November: Waxaa dhacay (11Dil) Bishii December: Waxaa dhacay (12 Dil) Bilihii Sanadka 2018 waxaa ilaa iyo hadda dhacay Bishii January: Waxaa dhacay (8 Dil) Bishii February: Waxaa dhacay (2 Dil) (Isku darka 136 Dil) Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post AKHRISO: Qaraxyada iyo dilalka dhacay sanadkii ay jirtay dowladda appeared first on Caasimada Online.
  9. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Garoomadda Diyaaradaha Puntland ayaa lagu sheegay dib u dhac muddo kooban oo aan la shaacin ku yimid shaqooyin imtixaan loo gali lahaa 10 bisha Febraayo 2018. War qoraala oo kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha waaxda Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawadda Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi ayaa lagu shaaciyay in dib looga soo sheegayo dadkii codsiga usoo gudbiyay shaqooyinka loo tartami lahaa saddex maalmood ka dib. Haddaba soo ka akhriso nuqul ka mid ah qoraalka kasoo baxay Wasaaradda oo soo gaarey Warbaahinta PUNTLAND POST. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo dib u dhigtey tartan loo galayo shaqooyin banaan appeared first on Puntland Post.
  10. Minister: region is ripe for investment as new government aims to rebuild infrastructure destroyed during years of war DP World signed a US$442 million agreement with the Government of Somaliland to develop and operate a regional trade and logistics hub at the Port of Berbera. A Somaliland government minister is in the UAE to drum up investment for power projects to stabilise the self-declared state’s precarious economy where energy costs are among the highest in the world. The self-governing region which broke away from Somalia in 1991 is seeking to build on its relationship with Gulf nations to improve its infrastructure following the election of a new president last year. The investment minister, Mohamed Ahmed Mohamoud, is in Dubai to meet investors and try to secure funds for renewable and traditional energy projects and for agricultural sector as 80-90 per cent of food is imported. He said there was great potential for international investors to tap into the country’s mineral wealth. He said he had spoken with “six or seven” energy companies seeking to invest in Somaliland as the government sought to build a secure and stable environment for investment. Somaliland, a region of four million people, has previously secured sizeable investments from the Gulf with its access to the international markets limited by Mogadishu’s refusal to recognise it as an independent state. No foreign government recognises its sovereignty. “When we were campaigning, we promised economic growth for Somaliland and we want to improve healthcare and education,” said the minister. “But we have one of the most expensive energy sectors anywhere in the world. When it comes to renewable energy, the sun and the wind, we have a great potential. “We can generate a lot of cheap electricity but what we need is investment. The potential is there, which is why a lot of Chinese companies and Middle East companies are coming to me and showing their interest in investment.” The country effectively broke relations with Somalia in 1991 and has held democratic elections since 2003. Its GDP per head is only about $500 after its infrastructure was destroyed during fighting in the run-up to the independence declaration. Its main export is livestock. Its push for foreign investment has seen the UAE establish a naval base in its port of Berbera, on the south coast of the Gulf of Aden. Dubai’s DP World last year signed a 30-year contract to develop the same port. DP World said it would also develop an economic zone in the region, modelled on Dubai’s Jebel Ali Free Zone. The new economic zone is aimed at positioning Berbera as a gateway port for East Africa, by encouraging investments and trade in the warehousing, logistics, manufacturing and related businesses. The National
  11. Ganacsatada gobolka Bari ayaa bilaabay gurmad lagu badbaadinayo hantida saaran doon maalmo ka hor ku caariday meel u dhow xeebta magaalada Boosaaso. Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka tirsan guddiga ganacsatada u gurmanaya shixnadda saaran doonta, ayaa sheegay in ay haatan dhisayaan deked macmal ah si loo gaaro doonta,islamarkaana loo badbaadiyo hantida saaran. “waxaanu wadnaa dadaallo runtii xoog leh,waxaa ugu muhiimsan in aan deked macmal ah samayno oo ilaa doonta aannu ka gaarno.Runtii shaqadaas si xoogleh ayey ku socotaa,meel fiican bay hadda maraysaa”,ayuu yiri Sheekh Fu’aad oo caawo la hadlay idaacadda Radio Garowe. Sheekh Fu’aad ayaa sheegay in dhismaha dekedda macmalka ah ay ka shaqeynayaan 15 gaari oo nooca Soomaalidu u taqaan “Iska-rogada” kuwaasoo soo guraya dhagax yo carro laga buuxinayo halka laga samaynayo marsada cusub. “Dekeddaas macmalka ah hadda waxaa ka shaqeynaya baabuurta waaweyn ee Iska-rogooyinka labada candho leh,waxaa ka shaqeynaya 15 xabbo. Waxa shaqeynaya ilaa lix todoba baalle oo soo raraya baabuurta qeyb,qeybina meesha ka shaqeynayso”,ayuu yiri Fu’aad. Halkaan ka daawo. PUNTLAND POST The post Daawo: Sida loo badbaadinayo hantida saaran doontii ku caariday Xeebta Boosaaso. appeared first on Puntland Post.
  12. Xiisad Colaadeed ayaa markale ka soo cusboonaaday magaalada Boocame oo Garoowe 30Km ku dhowaad toosnaanta quman kaga beegan galbeed kadib markii koox dabley ahi ay warbaahinta ka sheegeen in Somaliland lawareegtey. Arintan oo Jaahwareer ku ridey dadka degan magaalada Boocame oo aan inta badan warbaahinta maahaane aan waxba ka kala socon dhacdooyinka runta ah ee ka socda gobolka Sool, waxana ayna is weydiiyeen xilliga ay qabsatay Somaliland magaaaladda ay ku nool yihiin ee Boocame. “Waxaan la yaabanaa warka baraha Bulshada aan ka arkay hadaan magaalada galayna waxaan ka warhelay in ciidan loo qoray Somaliland oo la geeyey magaaladda geeskeeda isla markaasna magaaladda Laascaanood Suxufiyiin laga soo diray ay ka soo duubeen muuqaal nin Korneel sheegtay oo sheeganaya in uu ka tirsan yahay ciidamadda Somaliland isla markaasna ay ciidankiisu qabsadeen magaaladda Boocame” sidaana waxaa ii sheegay Cabdilaahi Cumar oo dadka degaankaas ka mid ah. Qalalaasahaasi ka dhashay oo kiciyey bulshada degaankaas ayaa wuxuu ka bilaabmay dhaqdhaqaaq lagu diidan yahay sii joogida ciidka degaankaas looga qoray Somaliland, iyadoo ay waqtigan taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexeysa Somaliland iyo Puntland. Xaaladda ka taagan Boocame ayaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay sheegayaan in ay ka dhalatay laba Arimood oo tan hore ay tahay khilaaf ka dhashay Saldanada Beesha deegaankaas ka dib markii uu geeriyoodey Ugaas C/laahi Ciise Nuur Ilaahay ha unaxariistee cidii buuxin lahayd booskiisii. Nin lagu magcaabod Cabdi Xasan sarkaalna ahaa ayaa isgu isu wadey in uu xaq u leeyahay dhaxalka Isimnimo, maadaama 2008dii uu xilkaas isagu isu caleemasaaray, waxaana uu taageero ka helaayey Somaliland oo oodi weyday in ay hanato madaxda dhaqanka ee beelaha Sool, Sanaag iyo Caynba. Gudidii hore loogu xilsaaray xulista Ugaaska Beesha ayaa ka talaabsaday Sarkaalkan isla doonayey in uu hanto xilka Isinimo ee beesha, waxana dhaliil uga dhigeen in uu yahay nin fidno iyo fawdo beesha horey ugu jideeyey, waxayana Guddigaasi u calaamadiyeen wiil la sheegay in bulshadda deegaanku si weyn ugu guuxaysay hadal hayntiisa kaasoo uu dhalay Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo xilkaas ka geeriyooday. Haseyeeshee, Sarkaalka lagu magacaabo Cabdi Xasan ayaa wuxuu wacad ku maray inaanay laba lagu lulan doonin, wuxuuna taageero u doontay dhinaca Hargeysa oo xiligaas diyaargarowga ay Tukaraq ku qabsadeen ku hawlanayd, waxaana adkaatay in codsiga Sarkaalkan uu u helo jawaab deg deg ah, balse lagu wargeliyey in uu jawaabta sugo. Arrinta Labaad; Cali Khaliif Galaydh oo Somaliland ugu hanjabi jirey hadii aan Puntland lagula duulin in uu heshiiskii ka baxayo taageero ciidan oo uu isku haleeyona aan degaanka uu ka soo jeedo ku lahayn ayaa loogu bushaareeyey in laga aqbalay, waxana loo raaciyey in uu diyaariyo 600 oo ciidan ah oo loo qarameeyo. Galaydh oo qaybta ku koobay beelihii u debecsanaa ayaa beeshiisa siiyey 250, halka Widhwidh beelaha degana uu 150 ugu abaal gudey maadaama uu waqtigii adkaa la deganaa, Boqolka soo hadhayna waxa uu u diray in uu ku ciil boxo Cabdi xasan oo uu ku soo ceshado Ugaasnimada dhaca kaga maqan, taas oo ah ta maanta isa sudhay Boocame dadkeeda una taagan in dhexdooda ay colaadi ka dhacdo. Arrintu siday doonto ha ahaatee, waxaa soo shaac baxaya inay furantay Jiidii Labaad ee ay fooda iskula geli doonaan ciidamo kala taabacsan S/land iyo P/land. Magaaladda Boocame ayaa ah mid ay ku xoog weyn yihiin taageerayaasha maamulka Puntland, waxaana ciidamo ka tirsan deegaankaas ay dhufeyska ku weheliyaan kuwa Puntland, ayaa la is weydiinayaa cawaaqibka mustaqbalka dhow ka dhalan doona magaaladda Boocame. Madal Furan.com
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey fadhi ka mid ah Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada. Waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoonka Gobolka Banaadir, Wasiiro iyo La Taliyeyaal Arrimaha Amniga iyo Doorashooyinka. Shirkan ayaa waxaa looga hadlay hanaanka ay u dhaceyso doorashada dalka sanadka 2020, Dib u eegis lagu sameynayo Dastuurka dalka, Xasillinta amniga guud ee dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha amniga ee heer Federaal iyo mid Dowlad Goboleed. Kulanka maanta ayaa waxaa warbixino looga dhageystay Madaxda Maamul Goboleedyada, Xubnaha Arrimaha Dastuurka iyo Doorashooyinka, iyada oo sidoo kale shirkan looga dooday arrimaha amniga oo diirada lagu saaray sidii Ciidamada Qalabka Sida ay ula wareegi lahaayeen ammaanka dalka. Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada marka ay yeelanayaan shirarka nuucaan oo kale ah waa u caado iyo dhaqan in ay mudo kororsi ku sameystaan maalmaha loogu tala galay inuu shirka socdo. Shirkan oo shalay ka furmay Muqdisho ayaa qorshaha waxa uu ahaa in laba maalmood uu socdo oo maantana la soo gaba gabeeyo, balse ma aanay dhicin, sida muuqatana maalmo kale ayuu qaadan doonaa, maadaama berri Muqdisho looga dabaaldegayo 8-da Febraayo oo ku beegan markii la doortay Madaxweyne Farmaajo. Shirka Golaha Amniga Qaranka oo noqonaya midkii 6-aad oo Goluhu yeesho tan iyo markii lagu dhawaaqay, ayaa la filayaa in ay ka soo baxaan qodobbo muhiim ah, oo ay isku raacsan yihiin xubnaha ka qeyb galaya. The post Sawirro: Sidee ayuu u qabsoomay qeybta uu RW Kheyre ka shir guddoomiyay Shirka Amniga appeared first on Caasimada Online.
  14. UK ambassador to Somalia, David Concar has visited Hargeisa today leading a high level delegation. Hon. Phil Evans, head of DFID Somalia, Ms. Rosie Tapper, head of UK office to Somaliland, special DFID adviser Hon. Kate Greany are with British envoy’s visit to Somaliland. The envoy met with Head of State, Hon. Musa Bihi Abdi at the presidency. Mr. Concar has reaffirmed the importance of UK’s partnership with Somaliland. The UK envoy announced that it has allotted 25 million US dollars to be channeled through the Somaliland Development Fund (SDF). Somaliland authority and British envoy to Somalia have also discussed on aid directed via the United Nations Organizations and the World Bank which is funded by development projects including health, education, tax system reforms, police training and the reform of justice, judiciary and courts. They also raised on ways to provide relief to thousands of people affected by the drought which is hard hitting Somaliland regions at the moment.
  15. Safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. David Concar iyo wafdi uu hogaaminyo ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay madaxda ugu sareysa Somaliland. Wafidiga uu hogaaminayay safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya oo ay kamid ahaa yeen saraakiil Milateri ayaa sida ay PUNTLAND POST ku heshay warar hoose oo xog-ogaal ah kala hadlay madaxda Somaliland arimo ay kamid yihiin xaalada colaadeed ee ka taagan Gobolka Sool, iyagoo ugu baaqay in ay deegaanka Tukaraq kala baxaan ciidamooda. Wararka ayaa intaas ku daraya in Somaliland oo xariir dhow la leh Ingiriiska dhowrn jeer oo horena ay beesha caalamku cadaadis ku saartay in ay ciidamada kala baxaan Tukaraq ay ogalaatay arintaas. Madaxdii uu la kulmay Safiirka Ingiriiska waxaa kamid ahaa Madaxweynaha Somaliland, ku xigeenkiisa, Wasiirada Arimaha Dibada, arimaha Gudaha, Gaanshaandhiga, Waxbarashada, qorsheynta, taliyaasha Milateriga iyo Booliska, Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo masuuliyiin kale. Dhanka kale waxaa maanta kulan gaar ah wada qaatay Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha labada xisbi ee mucaarad Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe waxayna ka wada hadleen qodobo dhowr ah oo ay ka mid tahay Colaada Tukarad, wuxuuna ahaa kulankii labaad oo ay Isbuucan wada qaataan. Tan iyo 8-dii Janaayo oo ay Somaliland qabsatay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaa halkaas kataagnaa xiisad colaadeed oo u dhaxaysa Puntland iyo Somaliand, waxayan dowladaha deriska iyo beesha caalamku Somaliland ugu baaqayeen in ay ciidamada la baxdo, si loo baajiyo dagaal dhaca. Tukaraq ayaa hada waxaa is horfadhiaya Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland, waxaana xili walba halkaas laga filan karaa dagaal ka qarxa. PUNTLAND POST The post Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda Somaliland muxuu kala hadlay? appeared first on Puntland Post.
  16. Mogadishu (HOL) - Three police officers have been injured on Tuesday night after suspected Al-Shabaab fighters attacked a police station in Bosaso town of Somalia's Puntland state. Source: Hiiraan Online
  17. A race is underway between Saudi Arabia, the United Arab Emirates (UAE), and Turkey to build naval and military bases right across the Horn of Africa. This threatens to change the naval balance in the north-west Indian Ocean. But it may also presage the beginnings of a new strategic order in this complex and multipolar region where a host of major and middle powers jostle for influence and position. Source: Hiiraan Online
  18. NAIROBI/BOSSASO, (Thomson Reuters Foundation) - Women and girls in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland who accuse police, army and marines of raping them are not receiving justice, campaigners said on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  19. In some ways, 2017 was a year to forget for African democracy. According to Freedom House, the decline of civil rights and democratic freedom continued across many African nations, contributing to what it’s calling democracy’s worst crisis in decades. Source: Hiiraan Online
  20. The recently-launched iRise hub has opened applications for its first incubation programme, which aims to mentor and support local entrepreneurs to help create sustainable and scalable businesses in Somalia. Source: Hiiraan Online
  21. Beled Weyne (HOL) - Security forces in Beledweyne have arrested several suspected Al-Shabaab members in operation conducted after two attacks in the town, an official confirmed Wednesday. Source: Hiiraan Online
  22. Congratulatory messages from Somali and other parts of the world are being shared on social media following the election of Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf as president of the International Court of Justice (ICJ). The Somali judge was elected to the court’s Chamber of Summary Procedure along with four other judges and two alternate judges, who shall henceforth hear and detrmine cases brought before the court. The International Court of Justice is the principal judicial organ of the United Nations. Established in June 1945, the court settles, in accordance with international law, legal disputes submitted to it by states and gives advisory opinions ob legal questions referred to it by duly organs and agencies of the United Nation. Abdulqawi Ahmed Yusuf has been the vice president of the ICJ since February 2015 and has been a judge at the court since 2009. Yusuf is the founder and General Editor of the African Yearbook of International Law and is also one of the founders of the African Foundation for International Law, as well as the chairperson of its Executive Committee. In addition, Yusuf has authored several books and numerous articles on various aspects of international law as well as articles and op-ed pieces in newspapers on current Northeast African and Somali affairs. Africa News
  23. The government and Muslim clerics in the self-declared republic of Somaliland have issued a fatwa, or religious edict, banning some forms of female genital mutilation and promising to punish violators. The fatwa says it is “forbidden to perform any circumcision that is contrary to the religion [of Islam], which involves cutting and sewing up”, the Voice of America’s news site reports. It adds that girls who suffered from such circumcision will be eligible for compensation “depending the extent of the wound and the violation caused”. “Any one proven to be performing the practice will receive punishment depending on the extent of the violation,” the fatwa says. Somaliland’s parliament is expected to pass legislation approving the ban after the fatwa was issued by the Ministry of Religious Affairs and religious scholars, reports the BBC’s Ahmed Said from the capital, Hargeisa. Most people in Somaliland, which broke away from Somalia in 1991, are Muslims. BBC