-
Content Count
212,014 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta la kulmaya Bulshada Boosaaso.
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed(Farmaajo) oo shalay gaaray magaalada Boosaaso ayaa Maanta la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ku jiraan ardayda jaamacadaha sidoo kalena wuxuu booqan doona xarumo muhiim ah oo magaaladaasi ku yaalla. Madaxweyne Farmaajo ayaa warbixinno ka dhegaysan doona mas’uuliyiinta goobaha uu booqan doono,waxaana la filayaa in uu hadal ka jeediyo xarumaha uu soo kormeerayo,inkastoo aan la ogayn qodobada uu si gaar ah uga hadli doono. Dhanka kale Iyadoo Mudane.Farmaajo uu weli ku guda jiro booqasho uu ku tagayo degaannada kala duwan oo ay kamid tahay Puntland,ayaa waxaa lafilayaa in uu maalmaha soo soo socda diyaarad u raaco dhinaca magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,isagoo uga sii gudbi doona dhinaca degmada Cadaado ee Galmudug. Qaban qaabo ku aadan soo dhoweynta wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga dareemayaa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado,waxaana waddooyinka lagu xardhay sawiradiisa iyo Calanka Soomaaliya. Ammaanka magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado oo uu booqan doono madaxweynaha ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo ciidamada ammaanku ay heegan ballaaran ku jiraan PUNTLANDPOST The post Madaxweyne Farmaajo oo Maanta la kulmaya Bulshada Boosaaso. appeared first on Puntland Post. -
Abwaan Cali Diiriye(cali Gaab) oo ka tisanaa rugcaddaaga abwaannada Soomaaliyeed ayaa shalay gelinkii dambe ku geeriyooday magaalada Jabuuti,sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyskiisa iyo Golaha Abwaanada Soomaaliyeed. Marxuum Cali Gaab ayaa si weyn loogu xasuustaa Riwaayadii cajiibka aheyd ee”If iyo Akhiro”,oo uu hal abuurkeeda lahaa.Sidoo kale heesaha aadka loogu xasuusto ayaa waxaa kamid ah Heestii Sabir ee uu la qaadi jiray Saynab Xaaji Cali(Baxsan). Golaha Abwaanada Qaranka Soomaaliyeed oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa tacsi u diray dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Cali Gaab,gaar ahaanna qoyskiisii iyo qaraabadiisi. Halkaan ka daawo hees u macaan oo uu la qaado Saynab Xaaji Cali Baxsan. PUNTLAND POST The post Abwaankii weynaa ee Cali Gaab oo geeriyooday. appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa xalay baryey Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyaga oo halkaasi kula kulmay bulshada qeybaheeda kala duwan, kana shageystay baahidooda. Madaxweyne Farmaajo waxaa galabta lagu wadaa in uu u kicitimmo Galkacyo halkaasi oo uga si gudbi-doono Dhuusa-mareeb iyo deegaanno kale. Magaalada Galkacyo waxaa ay ka mid tahay goobaha ay dagaallada sokeeye uga dhacaan sida joogtada ah, waxaana la filayaa in Farmaajo uu la kulmay odoyaasha iyo bulshada labada dhinac. Safarkan oo loogu magac-daray “Safarka Nabadda” waa markii ugu horeysay ee madaxweynaha isku soo maro tan iyo markii la doortay February 8, 2017. Weriyaha Goobjoog News ee la socda wafdiga madaxweynaha waxaa uu soo sheegayaa in safarki Dhulka ahaa ee Garoowe illaa Boosaaso ay ku arkeen sida dadka tuulooyinka jooga ugu farxeen aragtida madaxweynaha. Goobjoog News Source
-
Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xalay uu qarax ka dhacay guri ku yaalla degmadaasi. Mas’uuliyiinta Amniga ayaa laga soo xigtay in qaraxan lagu diyaarinayey guriga uu ka dhacay,islamarkaana halkaasi laga qabtay nin looga shakinsanyahay in uu qaraxaasi diyaarinayey. Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay guriga,waxaana haatan ka socda baaritaan lagu ogaanayo wixii halkaasi ka socday,sida ay soo werisay warbaahinta Maxalliga ah. Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. appeared first on Puntland Post.
-
The International Federation of Journalists (IFJ) is deeply concerned about the dangerous escalation of attacks on freedom of the media in Somalia after the authorities have tightened the noose on freedom of expression following imprisonment and reckless attacks on journalists during the past week. Source: Hiiraan Online
-
The US State Department announced on Wednesday that it is scrapping its travel warnings for specific countries, instead launching a four-level "travel advisory programme." Source: Hiiraan Online
-
Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay(UNHCR), ayaa sheegtay Khamiistii in ay si iskood ah dib ugu celisay 110,913 qaxooti Soomaali ah oo ka kala yimid lix waddan tan iyo markii uu bilowday Qorshaha dib u celinta bishii December ee sannadkii 2014. Warbixinta hay’adda ayaa lagu sheegay in bishii December ee sannadkii tegay 75,297 qaxooti Soomaali ah ay ka soo laabteen dalka Kenya,halka waddanka Yemen ay ka soo noqdeen 34,990 qaxooti Soomaali ah. Sidoo kale 626 qaxooti Soomaali ah ayaa ka soo laabtay dalalka ay kamid yihiin;Djibouti, Eritrea,iyo Tunisia,sida warbixinta lagu xusay. PUNTLAND POST The post Qaxooti ka soo laabtay lix dal oo Soomaaliya dib ugu noqday. appeared first on Puntland Post.
-
When President Donald Trump announced his “Muslim ban” - a law that would keep citizens from six predominately Muslim states from entering the US - around this time last year, the country witnessed a wave of Islamophobia. The Council on American Islamic Relations (CAIR) found that 2017 was one of the worst years for Muslims in America, with attacks on community members increasing by 44 percent from the year before. Source: Hiiraan Online
-
Abdoulkader Abdi, who grew up in government care, could be deported because Nova Scotia officials never applied for his citizenship Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowladda Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada Sheerbi, Xiddo, Alxamdulilaah, Ceel Daahir, Jiingadda, Wardheer, Yalho, Kalabeyr, Karin iyo Laag oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegay in sanadkan 2018 uu noqonayo sanadkii dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, safarkiisuna uu salka ku hayo nabadeynta iyo la tashiga shacabka. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu safarka ku jiray waxa uu dhagax dhigay wajiga labaad ee waddo laami ah isku xireysa Ceel Daahir iyo Ceergaabo. Halka uu Deegaanka Kalabeyr ka dhagax dhigay waddo isku xiri doonta deegaankaas iyo Degmada Beyla ee Gobolka Bari. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Carmo. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi ah la qaadanaayey masuuliyiinta iyo odayaasha deegannada uu socdaalka ku maray ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay si dhow ugala shaqeynayso Dowlad Goboleedka Puntland daadejinta adeegyada bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u qorsheysay deegannadaas. “In badan oo ka mid ah masuuliyiinta ka soo jeeda deegannadan waxa ay markasta nagala hadlaan sidii adeegyada dowladda ee heer Federaal loogu dhammeystiri lahaa. Anaga oo kaa shaneyna Dowlad Goboleedka Puntland waxaan ka shaqeynaynaa arrinkaas.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Marwada koowaad ee Puntland Drs. Hodan Siciid Ciise, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, siyaasiyiin iyo masuuliyiin qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa ugu dambeyntii soo gaaray magaalada Boosaaso halkaas oo kumannaan shacab ah iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ay isugu soo baxaeen fagaarayaasha iyo bannaanka magalaada. sxs2
-
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo wareysi siiyay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegay inuu socdo diyaar garow maamulkiisu ugu jiro ka jawaabida duulaan uu sheegay Ciidamo ka amar qaadanaya Somaliland ay ku qabsadeen maalmo ka hor magaalada Tuko raq oo ka tirsan Gobolka Sool. Cumar Faraweyne oo ka warbixiyay kaalinta dadka Gobolka Nugaal ka ciyaarayaan difaaca Puntland ayaa hanjabaad kulul u direy maamulka Somaliland wuxuuna sheegay inuu Puntland kasoo dhamaanayo dulqaadkii 10 sano ka hor Somaliland ku qabsadeen magaalada Laascaano ee xarunta Gobolka Sool. Wariyaha PUNTLAND POST ee Bosaso Cabdiqani Boos ayaa waydiiyay suurto galnimada Puntland inay tixgalinayso baaqyadda xiisadda ay kasoo saareen Dowladda Federalka iyo Beesha Caalamka iyo In kale, wuxuu sheegay in lagu guuldareystay taas bedelkeedana ay jabiyeen Madaxda Maamulka Somaliland. Hadalka Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli laga dareemayo saansan dagaal iyo dhaq dhaqaaq ciidan oo xoog leh goobo ka tirsan Gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan Puntland iyo Somaliland. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Cumar Faraweyne oo si adag uga hadlay xiisada Somaliland iyo Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada Sheerbi, Xiddo, Alxamdulilaah, Ceel Daahir, Jiingadda, Wardheer, Yalho, Kalabeyr, Karin iyo Laag oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegay in sanadkan 2018 uu noqonayo sanadkii dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, safarkiisuna uu salka ku hayo nabadeynta iyo la tashiga shacabka. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu safarka ku jiray waxa uu dhagax dhigay wajiga labaad ee waddo laami ah isku xireysa Ceel Daahir iyo Ceergaabo. Halka uu Deegaanka Kalabeyr ka dhagax dhigay waddo isku xiri doonta deegaankaas iyo Degmada Beyla ee Gobolka Bari. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Carmo. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi ah la qaadanaayey masuuliyiinta iyo odayaasha deegannada uu socdaalka ku maray ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay si dhow ugala shaqeynayso Dowlad Goboleedka Puntland daadejinta adeegyada bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u qorsheysay deegannadaas. “In badan oo ka mid ah masuuliyiinta ka soo jeeda deegannadan waxa ay markasta nagala hadlaan sidii adeegyada dowladda ee heer Federaal loogu dhammeystiri lahaa. Anaga oo kaa shaneyna Dowlad Goboleedka Puntland waxaan ka shaqeynaynaa arrinkaas.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Marwada koowaad ee Puntland Drs. Hodan Siciid Ciise, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, siyaasiyiin iyo masuuliyiin qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa ugu dambeyntii soo gaaray magaalada Boosaaso halkaas oo kumannaan shacab ah iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ay isugu soo baxaeen fagaarayaasha iyo bannaanka magalaada. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo Sii Diiran loogu Soo Dhoweeyay Degmooyin katirsan Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.
-
By: Ahmed Abdi Nairobi, Kenya—A senior Jubaland State official says the United Nations Refugee Agency (UNHCR) has “intentionally created a humanitarian catastrophe” in the Jubaland state of Somalia. UN High Commissioner for Refugees Filippo Grandi visited Kismayo late December as part of UN repatriation programs for Somali refugees living in Dadaab camp. Under that plan up to 25,000 Somalis have been repatriated from North Eastern Province camps, Kenya, for the last couple of years alone, with the promise of receiving assistance and proper reintegration from UNHCR. Critics of the plan say that UNHCR is outsourcing its responsibilities by partnering NGOs that are not supporting the returning Somali nationals. “People started to go back the same camps that UNHR established for them 27 years ago,” said Abdirashid Ali Gooni, Governor of Lower Juba. Speaking with the Voice of America in Nairobi, he said returned Somalis are treated like livestock which created UN-made humanitarian Catastrophe. Mr. Gooni said I am deeply concerned that the UNHCR neglected them the same people that would be provided food, water and education for their young children. “Housing them was not enough for their survival and the same place that was settled belonged to other people who demand their return.” “The UNHCR’s work in the Jubaland state of Somalia is not transparency and contradicts the agreements that we have reached, “said Mr. Gooni. On 20 December 2017, Canada’s Minister of Immigration Ahmed Hussein who himself visited the Dadaab Camp announced 25 million U.S dollar for the vulnerable Somali refugees in the Kenyan Camps. But the question is, will that money go to the vulnerable people that needed to avail Canada’s traditional generosity in terms of refugees and immigrants
-
ISTANBUL, Jan. 11 (Xinhua) -- The Turkish coast guard on Thursday rescued 41 illegal migrants after their inflatable boat sank off Turkey's Aegean coast. Source: Hiiraan Online
-
The Council for East and Central Africa Football Associations (CECAFA) secretariat has confirmed the dates when the CECAFA U-17 tournament will be held in Burundi. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Warar ay baahisay Idaacadda kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegaya in maamulka Jubbaland ay nolal iyo geeri ku raadinayaan Taliyihii Ciidamada Booliiska Jubbaland ee magaalada Kismaayo oo muddo ka hor la waayay. Taliyahaan oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Naasir ayaa la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay howlo dhex-dhexaadin ah u joogay deegaanka Diif ee gobalka jubada Hoose waxaana la socda Ciidan kale kuwaas oo sidoo kale aan lla heynin nolal iyo geeri sida ay noo sheegeen dadka deegaanka. Saraakiil ka tirsan Booliiska Jubbaland iyo qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee jubooyinka ayaa KNN u sheegay in Taliyaha ay la maqan yihiin Saraakiil kale oo ka tirsan Booliiska Jubbaland. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ay jiraan saraakiil ka tirsan Maamulka Jubaland oo ay Al-shabab nolal ku qabteyn, waxaana loo maleynayaa in ay ragaasi ka mid yihiin Saraakiisha ka maqan Jubbaland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Taliyihii Booliiska Kismaayo ee Jubbaland oo lagu la’yahay Nolal iyo Geeri. appeared first on Caasimada Online.
-
The President of the Republic of Somaliland, H.E Musa Bihi Abdi, has chaired the meeting of Council of Ministers to discuss various issues on the agenda of the government. The Vice President, Abdirahman Sayli’i and ministers attended the 3rd session of council of ministers gathering held at the presidential mansion on Thursday. The meeting presided over by the president held lengthy debate over the recent attack launched by Puntland to Somaliland army stationed in Takaruq. The following points have been issued after the end of the meeting:- The government of Somaliland is securing its borders as it has said before and will not allow any foe to launch aggressive attacks in her land. Somaliland authority apprises of the neighboring countries and the international community that it is committed to the peaceful coexistence and maintaining the stability of the region. The council of ministers fully stand by Somaliland’s patriotic men and women in boots who acted in a brave way in defending the country’s borders. The council of ministers commend the stance taken by the parliament chambers. The council of ministers have been assigned to assess the tasks in charge by foreign nationals where citizens are capable of doing. The ministers have formed committees which will be as follows:- a. Security Commission ———– 5 ministries b. Finance and Development Commission ——-9 ministries c. Labor affairs commission — 9 ministries d. Foreign affairs and recognition seeking commission—– 6 ministries e. Justice commission——– 6 ministries