-
Content Count
212,165 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
A Kenya police officer stops a car at Garissa University College in Garissa, northeast Kenya, January 11, 2016. Kenyan police clashed with protesting students at the University of Nairobi over the weekend. Thomas Mukoya/Reuters MANDERA, Kenya, March 2 (Xinhua) — Five Kenyan police officers were killed early Friday after suspected Al-Shabaab militants attacked two camps in Mandera County, northeast Kenya. Northeastern Regional Commissioner Mohamud Saleh confirmed to Xinhua by phone that the two attacks targeted administration police and Kenya police camps in Lafey town. Saleh said the dead included four administration police officers and a national police reservist. He said the terrorists are suspected to have crossed the border from neighboring Somalia, destroyed a telecommunication mast in the area to cut off communication and later stormed the two police camps. According to security sources, the heavily armed militia numbered about 100. Three other police officers were injured in the confrontation. Lafey Deputy County Commissioner Erick Oronyi said the injured are receiving treatment at a local health facility and awaiting to be airlifted to capital Nairobi for specialized treatment. He said the incident happened five km away from the border with Somali and the militants crossed on foot through the porous border. The area has faced a series of attacks in the past two months that saw many communication masts destroyed. This is the third time Somali extremists attacked a security installation in Lafey region. Attacks believed to be carried out by Al-Shabaab have occurred in Mandera, Wajir and Garissa counties of eastern Kenya since Kenyan soldiers crossed into Somalia in 2011. The attacks have occured despite efforts by the Kenyan military to flush out the extremist group by capturing their military bases and killing scores of them. Source: – Xinhua The post 5 police officers killed by suspected Al-Shabaab militants in northeast Kenya appeared first on Caasimada Online.
-
Arab health ministers decided to provide healthcare sectors in the war-torn Yemen and Somalia with urgent financial aid. The decision was taken at the conclusion of the 49th session of the Arab Health Ministers Council in Cairo Thursday. It council announced that it would allocate USD 100,000 for health ministers in each of the two countries to help them purchase the desperately needed medicine and medical supplies. It also approved Egypt’s proposal to establish the Arab Health Training Institute and entrusted the Technical Secretariat to coordinate with Egypt to put this proposal into effect. It instructed the technical advisory committee on health legislation to prepare an Arab health insurance draft law. It decided to ban smoking in public and closed places areas as well as to ban promotion of any tobacco product. This resolution would referred to the next Arab summit in Riyadh for final approval. It called for holding a joint meeting of Arab Ministers of Health and Social Affairs to finalize the elderly people care strategy at the end of 2018. The council discussed two other proposals submitted by Kuwait on upgrading adolescent healthcare services and expanding online health services. It asked the Kuwaiti delegation to prepare the necessary studies on these two proposals for deliberation in the next session. (pickup previous) mfm.hdr.ibi Source: KUNA The post Arab ministers okay urgent aid to Yemeni, Somali health sectors appeared first on Caasimada Online.
-
KAMPALA — Officials from countries that contribute to AMISOM, the African Union force in Somalia, are meeting this week in Uganda to discuss a transitional security plan for the troubled country. While AMISOM has made gains in Somalia, the risks still presented by militant group al-Shabab remain vivid due to inadequate funding and troop numbers. Over the past few years, AMISOM has pushed al-Shabab away from major cities, and the federal government of Somalia has taken steps toward stability. With foreign help, the Somali security forces have grown stronger, and political leaders are aiming to hold nationwide elections in 2020. These gains, however, are being undermined by inadequate troop numbers and lack of predictable and sustainable funding to fight al-Shabab and a small faction of Islamic State fighters in the north. The five AMISOM countries are planning to start a drawdown of their troops in Somalia this year, and withdraw all of them by the end of 2020. Ugandan Foreign Affairs Minister Sam Kutesa says it is essential that the Somali government intensify its effort to provide security for its people. “It is crucial that the drawdown of AMISOM is synchronized with a corresponding strengthening of Somali security forces,” said Kutesa. “The failure to carefully manage this process could imperil the political and security gains already made.” The ministers and defense officials meeting in Kampala say Somalis also have to make progress in settling internal political disputes, including tensions among clans and the periodic clashes between the forces of Puntland and Somaliland. These are political issues that AMISOM has no mandate to handle yet they stand to undermine the little peace and stability already gained. The troop contributing countries are also seeking support from key financial institutions such as the World Bank and African Development Bank. Smail Chergui, the African Union commissioner for peace and security, notes that resource concerns could sink the fight against al-Shabab. “More broadly, AMISOM will need to continue to enhance its operational effectiveness,” said Chergui. “Our operational imperative of degrading al-Shabab requires that we maintain an offensive and not defensive posture, and the requisite configuration to allow for that.” The AMISOM talks open Friday in Kampala. Source: VOA The post AMISOM Heads Meet Amid Security Concerns About Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadashay heshiiskii Dekedda Berbera ee ay wada-galeen Shirkadda DP World ee laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta, Somaliland iyo dowladda Itoobiya. Shirkadda DP World, ayaa shalay ku dhawaaqday in heshiiska Dekedda Berbera saami dhan 19% ay ku yeelaneyso Dowladda Itoobiya, halka ay Somaliland ku yeelanayso 30%, Shirkadda DP World ay iyaduna helayso saami dhan 51%. Bayaankan ay soo saartay Wasaaradda Gaadiidka ayaa hoosta looga xariiqay in heshiiskan uu yahay mid lagu wiiqayo midnimada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed. Waxayna intaas ku dartay in heshiiskan uu yahay mid waxba kama jiraan ah oo aan loo marin Dastuurka KMG ah ee Somalia. Ugu dambeyn, Qoraalkaka Wasaarada ayaa lagu xusay in dowladda Somalia aanay qayb ka ahayn, cidna wakiil uga aheyn heshiiskaas in lala saxiixdo DP World. Haddaba AKHRISO War-saxaafadda kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka DFS; PUNTLAND POST The post Xukuumadda Somalia oo sharci-darro ku Tilmaantay Heshiiskii DP World ee Dekedda Berbera appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay xaalada degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe iyadoo inta badan degmada Balcad ay la wareegeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in kahor inta aysan gudaha u soo galin degmada Balcad ay dagaalyahano ka tiran Alshabaab ay weerareen kolonyo gaadiid ah oo marayay duleedka degmada Balcad iyadoo la gubay qaar ka mid ah gaadiidka dagaalka ee ciidamada AMISOM, sidoo kale waxaa ay qabsadeen maleeshiyaadka Al-Shabaab halka gaadiid kuwa xamuulka qaada ah oo saad u sidey saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin duleedka magaalada Jowhar. Warbaahinta ku hadasho afka Shabaab ayaa sheegay inay Kooxda Shabaab cagta mariyeen kolonyadii ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi, iyadoo ay sheegayaan in la gubay illaa 13 Baabuurta Gaashaaman oo ay lahaayeen Ciidamadaas kadib dagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay Duleedka Magaalada Balcad. Sidoo kale warbaahinadaas ayaa soo gudbinayo in ay Ciidamada Shabaab la wareegeen jidka isku xiro Balcad iyo Afgooye. Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka dhex maraya Al-Shabaab iyo ciidamada AMISOM hase yeeshee waxaa la geeyay deegaanka Qalimow qaar ka mid ah ciidamada AMISOM oo dhaawac ah. Sidoo kale waxaa la sheegayaa in Al-Shabaab ay qaateen dhammaan qalabkii ay ku howlgali jirtey idaacad maxali ah oo ka howlgalaysay degmada taasoo la yiraahdo Radio Balcad. Waxaana go’an isu socodka gaadiidka magaalada Muqdisho iyo magaalada Jowhar iyadoo gaadiid badan oo saaka ka soo tegey magaalada Muqdisho ay ku xayiran yihiin duleedka degmada Balcad halka gaadiid kale oo dad rakaab ah saaran yihiina ay ku xayiran yihiin duleedka Waqooyi ee degmada Balcad. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Warbaahinada Shabaab oo qoraya in 13 Baabuur laga gubay Ciidamada AMISOM kadib dagaal ka dhacay Duleedka Balcad appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah goordhow lagu qaaday xarun ay ciidamada uu tababaray Imaaraadka ku leeyihiin degmadaas. Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa la xaqiijiyay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo uu waday ruux naftii halige ah, kaa oo ku Qarxay Xarunta ciidanka. Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlaayay qeybo badan ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari nooca loo yaqaan NOAH oo uu waday naftii halige. Ciidamada ku sugnaa xerada ayaa ahaa ciidamo uu tababaray Imaaraadka Carabta oo saldhig ku lahaa degmada Afgooye. Qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas fara badan oo ay rideen Ciidanka Dowladda oo ay tababartay Imaaraadka. Goobta uu ku Qarxay gaariga ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo ku dhow Toban iyo afar, waxaana Qaraxa kadib ay ciidamadu isku gadaameen goobta uu Qaraxa ka dhacay si ay u fidiyaan gurmad. C/fitaax Xaaji Cabdulle, oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa qiray in Qaraxa uu ka dhashay Qasaaro xoogan. Goobjooge ayaa sheegay inuu indhihiisa ku arkay Meydadka 11 ruux, oo ay ku jiraan ciidamo dhowr ah, waxa uuna tilmaamay in goobta uu ku Qarxay gaariga xiligaa ay taagnaayen dad farabadan oo qaarkood aan lagu heyn nolol iyo geeri, sida uu hadalka u dhigay. Goobjoogaha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada ay kor u dhaafayaan Toban ruux oo ay ku jiraan Ciidamo. Geesta kale, maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka waxa ayna tilmaameen inay u adeegsadeen Gaari Qarax,ku dileen Ciidamo, kuna burburiyeen dhismaha saldhigga. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xerada ay degan yihiin ciidamada DF ee uu Tababaray Imaaraadka (Yaa ka danbeeyay) appeared first on Caasimada Online.
-
Four Kenyan medics at been suspended after cutting open the skull of the wrong patient at a hospital in Nairobi. Source: Hiiraan Online
-
Weerar ismiidamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhawayd waxa uu ka dhacay irida laga galo Xarun Imaaraadka Carabta uu ku taba baro Ciidamada dowladda Soomaaliya. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari noociisa uu yahay NOAH oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ka dibna lala beegsaday halkii uu bar tilmaa meedkiisa uu ahaa. Xaalada degmada Afhooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa kacsan, waxaana hakad galay isusocdii gaadiidka iyo dad weynaha . Mid kamid ah dadka deegaanka oo uu la xiriiray Warsidaha Puntlandi oo sababo Amni magaciisa uqariyay ayaa noo xaqiijiyay in Qaraxan uu ahaa Qarax wayn oo jugtiisa laga maqaly Magaalada oo dhan ,uuna jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacleh oo so gaaray Ciidamadii Xeradaasi lagu tababari jiray. Al-shabaab ayaa innta badan lagu yaqaan in ay sheegtaan Qaraxyada noocaan oo kale ah , kana fuliyaan Degmada iyo Magaalooyinka waaweyn ee dalka soomaaliya .
-
Jowhar (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal qaraaran uu iminka ka socdo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka oo goordhow bilowday ayaa waxaa uu u dhexeeya ciidamada dowlada iyo maleeshiyaadka al-Shabaab, waxa uuna dagaalka ka danbeeyay kadib markii maleeshiyada ay weerar abaabulan ku qaadeen xarumo ku yaalla gudaha degmadaasi. Maleeshiyada al-Shabaab oo wata gaadiid dagaal ayaa degmada kasoo weeraray jihooyin kala duwan, waxaana hada la soo warinayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal culus. Maleeshiyada ayaa dagaalka hadda socda kula wareegtay gacan ku heynta meelo ka mid ah degmada, sida xarunta degmada iyo saldhiga Ciidanka Booliska, kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Dowladda. Maleeshiyaad iyo Gaadiid dagaal ayaa lasoo sheegayaa in lagu arkaayo qeybo kamid ah Degmada, waxa ayna ciidamada dowlada faarujiyeen qeybo kamid ah Degmada oo iminka ay maamulayaan al-Shabaabka. Sidoo kale, maleeshiyada al-Shabaab ayaa Qarxisay qaar kamid ah Xarumaha maamulka Degmada Balcad, waxa ayna khudbad u jeediyeen dadka deegaanka. Waxaa cakiran xaalada Degmada Balcad waxaana ka socda dagaal leysu adeegsanaayo Hubka qeybahooda kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Jowhar Caasimada@live.com The post Dagaal qaraar oo ka socda Balcad & Al-Shabaab oo qarxisay qeybo kamid ah Xarumaha maamulka appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa waxaa looga hadlay heshiiska Dekedda Berbera. Heshiiska oo ahaa mid saddex geesood ah ayaa waxaa wada galay DP World, Somaliland iyo Ethiopia, waxa ayna Wasaaradda ku tilmaantay heshiiskaas mid lagu wiiqayo midnimada iyo wada jirka ummadda Soomaaliya. Heshiiska oo Seddex geesood ah, ayaa waxa saamigiisa loo qeybsaday DP World maalgashiga Dekedda weyn ee Berbera saami dhan 51%, halka ay Somaliland yeelaneyso 30%, Ethiopia oo DP World u aqoonsatay saaxiib dhinaca Istiraatiijiyadda ah ay siisay 19%, iyada oo Ethiopia maalgashan doonto dhismaha muhiimka u ah Dekedda Berbera. The post Akhriso: DFS oo qoraal ku cadeysay mowqifkeeda ku aadan Heshiiska Seddex geesoodka ee Dekedda Berbera appeared first on Caasimada Online.
-
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in degmada Balcad iyo qaybo kamid ah ay la wareegeen gacan ku haynteeda maanta kooxda Al-shabaab. Degmada balcad ayaa Magaaalada Muqdisho waxa ay ujirtaa qiyaastii 37km taas oo qatar ku ah Xukuumada Soomaaliya iyo Amniga dalka siiba Caasimada. Al-shabaab ayaa waxa ay gudaha ugaleen Xaruntii degmada iyo Saldhigii Ciidamada Booliska ee degmada Balcad. ilaa iyo hada lama hubo khasaaraha ka dhashay weerarkan maanta ay ku qabsadeen Al-shabaab degmada Barlacd oo ah magaalo Istiraatiiji ah, waxaana ku sugnaa Saldhigii ay Al-shabaab gudaha ugashay Ciidamada Amisom. Dadka deegaanka ayaa Puntlandi usheegay in ay jiraan dad shacab ah oo hubkii layswaydaar saday ay waxyeelo ka soo gaartay . Degmada Balcad ayaa kujirta xaalad cakiran ,waxaana jirin wax isku socod aha oo dadka iyo gaadiidka toona.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab, kadib howlgal ka dhacay Tuulooyin hoosyimaada Gobolka Gado. Saraakiisha hoggaamisa ciidamada ayaa sheegay in howlgalkaasi uu ahaa mid khaas ah, isla markaana laga gaaray ujeedkii laga lahaa. Saraakiishu waxa ay sheegeen in howlgalkan uu si gaar ah uga dhacay Tuulooyinka kala ah Caanoole, Barrow Diinle, Daahir Malin iyo Cali Xareed. Waxa ay tilmaameen saraakiishu in tuulada Caanoole lagu dilay 2 sarkaal iyo Dagaalyahano tiradooda ay ka badan tahay 20. General Ismaaciil Saxardiid oo ah Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid xooggan isla markaasna ay si wada jir ah ay iskaga kaashadeen ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo Mareynkan ah. General Ismaaciil Saxardiid, wuxuu sheegay labada sarkaal ee la dilay in lagu kala magacaabi jiray Mahad Cabdi Kariin iyo Cabdulaahi Macalin Geeddow. General Ismaaciil Saxardiid, wuxuu sheegay in Mahad C/kariin uu ahaa Sarkaalka Shabaab ee degaanka Caanoole, halka C/laahi Macalin Geeddow uu ahaa sarkaalka Shabaab ee degaanka Barrow Diinle. Dhinaca kale, General Saxardiid waxa uu tilmaamay in tuuloyinka kala ah Caanoole, Barrow diinle, Daahir Malin iyo Cali Xareed ay markii hore joogeen Al-shabaab balse hada ay soo gashay gacanta ciidamada dowladda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Magacyada qaar kamid ah Saraakiisha Shabaab looga dilay Gobolka Gado oo la shaaciyay appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - Two government soldiers were killed and six others injured on Friday after a suicide bomber attacked a military near Afgoye, a police offical confirmed. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - A suicide bomber has attacked a Somali military just outside of Mogadishu on Friday, a police official confirmed. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir looga hadlayo Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun. Shirka looga hadlayo dhaqan galinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dalka aanu walaalaha naxay ee Jabuuti ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Hoggaamiyaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheekh Maxamed, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha Bulshada . Axmed Ducaale Geele Xaaf Hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug ayaa dadaal xoogan ugu jira dhaqan galinta heshiiskii ka dhacay Caasimadaha Somalia iyo Djabuuti kaasoo ka mid noqday heshiisyada miro dhalay. The post Shirka Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun oo ka furmay dhuusabareeb (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - Al-Shabaab fighters have shot and killed nine transport donkeys on Thursday suspected of ferrying goods to government-controlled areas in Bakool, an official said Source: Hiiraan Online
-
War Saxaafadee ka soo baxay maanta Xafiiska Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka bada ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin Heshiiska ay kala saxiixdeen Maamulka Soomaaliland iyo Shirkada DPW ee laga leeyahay dalka Imaaradka carabta . Heshiskan ayaa dhigaya in 51% ay yeelato Shirkada DPW 30% Maamulka Soomaaliland halka dowladda Itoobiya lasiiyay 19% . Hadaba halkan ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Dowlada Soomaaliya oo dhamaystiran. Halkan-Ka-Akhriso
-
Mogadishu (HOL)) Somali President, Mohamed Abdullahi arrived in Uganda's capital Kampala on Thursday evening to attend a summit of AMISOM Troop Contributing Countries. Source: Hiiraan Online
-
Turkish President Recep Tayyip Erdogan is on tour in Africa again. It is no longer about economic cooperation only. Turkey could also be much involved in the issue of security in the future. Source: Hiiraan Online
-
Magaalada Bosaso oo laga hir geliyey shirkad iibisa hilibka
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Bosaso-[Puntland Post]-Shirkadda Nooceeda ku cusub yahay Puntland kana shaqeyn doonta hilibka ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyey Magaalada Bosaso ee Xarunta gobalka Bari,. Shirkadan ayaa loogu magacdaray Rugsan waxana fikir keeda leh dhalinyaro. Xafladda xarig jarka oo ka dhacday xarunta gudaheeda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland, xildhibaano ka tirsanaa golaha deegaaanka degmada Bosaso iyo madax ka socotay Amal Bank. Dr Cabdiqani Huurse ismaaciil oo ah Maamulha shirkada ayaa sharaxaya adeegyada ay shirkada Rugsan ay bixin doonto. Shirkada Rugsan waxa ay ka shaqeyn doonta ibinta hilibka iyada oo la ilaalinayo tayada neefka la qalayo iyo caafimaadkiisa. ”Rugsan waxa ay u shaqeyn doonta qaab caalami ah oo dinida hor martay ay isticmaasho ‘ Shirkadda qof walba isagoo gurigiisa jooga ayuu ka helayaa hilibka tayo leh, waa shirkadda casri ah oo lagu soo kordhiyey markii ugu horeysay ”.Puntland ayuu yiri Sidaas wax yiri Madax shirkada Rugsan Dr Cabdiqani Huruuse . Isuduwaha wasarad Xanaanada Xoolaha ee gobalka Bari,Maxamed Warsame iyo Madaxa Arima Buslshada ee dawlada hoose xildhibaan Galeyr ayaa si wada jir ah u soo dhaweyey shirkadan waxana ay qireen in adeegyada noocan oo kale ah baahi loo qabay. shirkadan Rugsan ka shaqeyn doonta iibinta hilibka iyada oo adeegsanaysa qalab casri ah ayaa noqonays markii ugu horaysa oo shirkada qaabilsan hilibka laga hirgaliyo Puntland . Hoos ka Daawo Muuqalka Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Magaalada Bosaso oo laga hir geliyey shirkad iibisa hilibka appeared first on Puntland Post. -
So far, SEK 200 million ($24 million) has been transferred abroad using the Transfer Galaxy service, but soon it could be a matter of billions. The team at the transfer galaxy. From the left: Khalid Qassim, CEO Yosef Mohamed, Mustafa Ibrahim, Ali Mohamed and Abdirahman Ahmed Huhule. Photo: Press image Transfer Galaxy, a company founded by Somali immigrants for cheap and handy money transfers is expanding rapidly and has acquired SEK 30 million ($3.6 million) in venture capital, the Dagens Industri economic daily reported. The company was founded by Somalis Yosef Mohamed and Khalid Qassim in the migrant-dense Vivalla district in the city of Örebro, which is present on the police list of blighted areas as “extremely vulnerable.” Before Transfer Galaxy arrived, Somali immigrants had to avail themselves of a local representative’s services for money transfers, which spurred the entrepreneurial duo into creating “Swish for migrants” as a cheap alternative. “Send money to your loved ones,” the front page of the service’s website says. The aim of the $3.6 million support from the company Backing Minds and the Alfvén & Didrikson investment company will allow it to grow internationally. Earlier, the company grew by customers recommending the service to others, now extra staff will be employed to speed up the growth. According to Susanne Najafi, one of the founders of Backing Minds, Transfer Galaxy is one of the fastest-growing companies in Sweden. “I believe this company will be valued at over one billion kronor in the future,” Najafi told Dagens Industri, pointing out that the company is growing by a double-digit percentage each month. The company was started in 2015 and subsequently grew to attract 600 loyal customers. Since then, the company has grown considerably and after acquiring a license from the Swedish Financial Supervisory Authority, helped its customers from 25 European nations to send almost SEK 200 million ($24 million) abroad via mobile or computer. “We want to become a global company and Vivalla’s largest employer,” Transfer Galaxy CEO Yosef Mohamed told Dagens Industri. At present, unemployment in Vivalla is three times higher than in the rest of Orebro. According to Transfer Galaxy, $605 billion is being sent to immigrants’ home countries every year internationally. Therefore, the company aims to specifically address those two billion people in the world who do not have access to a regular bank. “For example, in Somalia, the founders’ home country, 73 percent use mobile money, compared with only 15 percent of the population who use a traditional bank,” the company wrote in a press-release. Source: sputniknews.com The post Swish for Migrants’ One of Sweden’s ‘Fastest-Growing Companies’ appeared first on Puntland Post.