-
Content Count
212,085 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Officer Mohamed Noor's attorney Thomas Plunkett confirms the officer is currently in custody, and the Hennepin County Jail roster lists the charges against Noor as third-degree murder and second-degree manslaughter. Source: Hiiraan Online
-
Doha (Caasimadda Online) – Amiirka Dalka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-thani oo Maantas oo saaray Wareegto rasmi ah ayaa dalka Soomaaliya usoo magacaabay Safiir heerkiisa sareeyo kaasoo lagu sheegay inuu yahay Safiir aan caadi aheyn Ambassador Extraordinary- سفيرا فوق العادة). Safiirkaan loo soo magacaabay Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Xasan Xamza Asad Haashim wuxuuna Soomaaliya ka qaban doonaa danaha dalka Qatar. Amiirka ayaa war saxaafadeedkiisa ku sheegay in magacaabistaan ay dhaqan galeyso Maalinta lasoo saaro wareegtaan oo ku beegan Maanta, wuxuuna amray in lagu daabaco wargeyska Qaranka iyo in lagu baahiyo Raadiyaha iyo Tv-ga dowladda leedahasya. Qatar ayaa ka mida dalalka Khaliijka ee ku loolamaya xaaladda Soomaaliya, waxaana dhowaan xumaaday xiriirka Imaaraadka iyo dowladda Soomaaliya, kadib markii shirkadda DP World ay heshiiska dekadda Berbera ku soo biirisay dalka Itoobiya. Qatar ayaa lagu wadaa inay heshiisyo dhowr ah la saxiixato Soomaaliya, iyadoo kordhin doonta taageerada dhaqaale ee ay siineyso dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya la gashay heshiisyo ay kamid tahay inay dhisto waddooyinka isku xiro Jowhar iyo Muqdisho, Shabeelada hoose iyo Muqdisho. Sidoo kale waxaa mashaariicda Qatar laga sugayo kamid ah inay dayactir ku sameyso Xarunta Xisbiga oo saldhig u noqon doonto Ra’isulwasaaraha dalka Soomaaliya.
-
20-kii March 2017 warfaafinta Villa Somalia waxaa u baryay waa cusub, madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dikreeto kusoo saaray in Cabdinuur Maxamed Axmed uu yahay agaasimaha warfaafinta ee Villa Somalia laga bilaabo maalinkaas. Cabdinuur Maxmed Axmed wuxuu ahaa nin horey xiriir fiican ula lahaa bahda saxaafada Somalia, wuxuu ahaa wariye, u dhaqaaqe dhanka bulshada ah, muxalil siyaasadeed iyo shaqaalo hay’adeed, waaya aragnimadiisa iyo aqoonta shaqsiga ah ee loo lahaa ka sokow waxaa dhamaan bahda warbaahintu ay is weydiineysay sida uu xafiisku noqon doono iyo qaabka uu ula jaan qaadi doono saxaafada madaxa banaan madaama uu guud ahaan dalku isbadal galay, soo dhoweyn badan kadib waxaan qormadaan dib ugu eegeynaa waxyaabaha iska badalay xafiiska warfaafinta Villa Somalia iyo xiriirka xiligaan kala dhaxeeya saxaafada madaxa banaan. 1-Dib u hagaajinta xafiiska warfaafinta Mudo kadib, waaxda warfaafinta ee Villa Somalia waxaa ay yeelatay dhisme u gaar ah iyo qalab u gaar ah. Dhisme ka kooban ilaa 6 qol ayaa la siiyay waaxdan si ay howlahooda u dar dar galiyaan, waxaa yaraaday ku tiirsanaantii uu xafiiskan ku tiirsanaan jiray wasaarada warfaafinta iyo qalabkii shaqsiyaadka ee la isticmaali jiray waxaana xafiiska loo muunad ekeeyay mid lagu iibin karo ujeedooyinka Qaranka iyadoo loo maraaayo saxaaafada. 2-Xiriirka warbaahinta madaxa banaan Xafiisku wuxuu magaacabay agaasime u gaar ah inuu la macaamilo saxaafada madaxbanaan, wuxuu casuumay tiro 2 jeer ah hogaanka warbaahinta xorta ah ,kulamadaas waxaa diirada lagu saaray sida ugu macquulsan ee looga wada shaqeyn karo danta Qaranka, warbaahinta waxaa loo sameeyay jadwal iyo sidoo kale kaarar u sahlaya howlaha ay kaga baahdaan madaxtooyada. Waxaaa meesha ka baxday wariyaashii dhibaatada u mari jiray xogaha Villa Somalia iyo bahdilaadii ay ilaalada ku qabeen. 3-Dhiiri galinta saxaafada gudaha Xafiisku wuxuu badalay dhaqankii ahaa in boosaska ka banaan lagu buuxiyo dad aan horey ugu jirin saxaafada oo jid qabiil ku yimid. Ilaa 8 shaqaaale oo xafiiska looga baahday mudadii sanadka aheyd waxaa laga qaatay warbaahinta gudaha si loo dhiiri galiyo, sidoo kale wariyaashu waxey fursad u heleen iney koox koox u raacaan safaarada madaxweynaha, bahda saxaafada ayaa si diiran usoo dhoweysay labadaan arimood. 4-Colaadinta warbaahinta Mudo kadib, waxaa istaagay xarigii iyo caga jugleyntii saxaafada madaxa banaan kaga imaan jirtay dhanka Dowladda, horey hay’adaha Amniga ayaa toos ula macaamili jiray wariyaasha iyo warbaahinta hadii ay dareemaan in Dowladda lagu fogaaday waxaana falcelintu ay noqon jirtay xarig ama handaad. Xiligaan xafiiska warfaafinta ee Villa Somalia ayaa u dhaxeeya wariyaasha iyo hay’adda Amniga waxaana uu xafiisku ku guuleystay inuu xaalad walba oo saxaafada la xiriirta uu isagu qaab hoose ku xaliyo. 5-Wax soo saarka Waaxda warfaafinta ee Villa Somalia ayaa u muuqata mid ku guuleysatay iney xakameyso xogaha iyo muuqaalada aan loogu talo galin iney baxaan, nuuca sawirada iyo muuqaalada ee laga soo gudbiyo madaxweynaha ayaa noqday kuwo aan dhaliil laheyn, saxaafada online-ka ayaa sidoo kale deg deg ku hesha qoraaladda kasoo baxa xafiiska madaxweynaha taas oo noqotay mid aad loogu amaanay Agaasime Abdinur iyo kooxdiisa. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo aan teleefoonka kula xiriiray isagoo Muqdisho jooga ayaan weydiiyay sida uu arko mudadii sanadka aheyd ee u xafiiska joogay iyo waxa uu rajeynaayo sanadkaan waxaana uu ku jawaabaay ; “ Runtii wuxuu ii ahaa sanad wanaagsan, waa dareemi kartaaa culeeska ay lee dahay masuuliyadan, waxaan ku dadaalay ilaa xad iney wax walba wanaag ku dhacaan, waxaan abuuray saaxiibtinimo u dhaxeysa madaxtooyada iyo saxaafada madaxa banaan, wuxuu noo ah sanadkii sahanka, waxaan xoogaa saarnay isbadalka xafiiska iyo hormarintiisa, waxaa jira waxyaabo badan oo sanadkii hore aan qorsheeyay balse aan hir galin kuwaas oo aan filaayo iney sanadkaan qabsooman, waa shaqo Soomaalida oo dhan ay wada leeddahay waxaan saxaafada iyo shacabkaba weydiisanayaa iney nala shaqeeyaan ,waxaan u baahanay aragtidiina iyo talooyinkiina” . Bahda saxaafada ayaa inta badan aaminsan inuu jiro is badal weyn oo xafiiskan ku yimid tan iyo bishii March ee sanadkii hore. Waxaa Qoray; Cabddulaahi Cismaan Faarax Raafac22@gmail.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada sida weyn uga soo horjeedo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galayey caawa dood kulul oo xildhibaano ku dhex mareyso Talefishinka Somali Cable ayaa sheegay waxyaabo yaab badan. Goodax Barre ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ku eedeeyey inuu qeyb ka yahay loolanka u dhaxeeyo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan Mooshinka laga keenay Prof. Jawaari. Goodax Barre ayaa carabka ku dhuftay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu soo wacay Xildhibaano isla markaasna uu u sheegay in la difaaco Jawaari isla markaasna laga shaqeeyo sidii loo fashilin lahaa Mooshinka ka dhank ah. Wuxuu sheegay inuu madaxweynihii wado olole xooggan oo uu ku doonayo in lagu difaaco Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari oo u muuqdo inuu culeys badan kala kulmayo Xukuumadda Xasan Cali Kheyre. Goodax Barre ayaa sidoo kale sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ka harsan la’yahay sida uu hadalka u dhigay 12 Xildhibaan oo ka tirsan Ururka Damul Jadiid. Goodax Barre ayaa sheegay inay Xildhibaanada diyaar u yihiin in codka kalsoonida loo qaado Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Three militia members go on trial Tuesday for plotting to bomb Somali immigrants working in the Kansas Meatpacking Triangle, a constellation of minority-majority, hardscrabble pioneer towns, that depend on foreign labor. Somali immigrants have all but abandoned one town, despite civic and police efforts to reassure them that they’re safe there. Some residents want them to return. MARY LOUISE KELLY, HOST: Now to Kansas. Three members of a militia group are scheduled to go on trial tomorrow for what prosecutors say was a plot to bomb an apartment complex full of Muslim Somali immigrants. The alleged plot rattled people in the three rural southwest Kansas communities that form what is known as the Meatpacking Triangle. As Frank Morris of member station KCUR reports, it has also sparked an exodus of immigrants from one of the towns. FRANK MORRIS, BYLINE: The bomb plot allegedly took root right where I’m standing here by an old, rusty, metal Quonset hut in Wright, Kan., a few miles from Dodge City. Patrick Stein lived here in a trailer, since been removed. And the FBI says that Stein was stockpiling weapons and ammunition until one morning in October of 2016. CHELSEA BRADVILLE: My kids went out to go to school and there were cops with assault rifles everywhere. MORRIS: Chelsea Bradville lives a couple of doors down from Stein’s old place in this tiny town of 160 on the spare, dry plains of southwestern Kansas. BRADVILLE: And we don’t even have cars that drive by our house really, so, you know, it was really scary. MORRIS: Prosecutors say that months before the raid, a paid informant began recording Stein as he allegedly prepared to bomb and shoot up an apartment complex containing a mosque 60 miles away in Garden City. According to the indictment, those recordings are full of hateful, racist screeds against Muslim immigrants with Stein claiming that refugees were taking jobs from white workers. This is a staunchly conservative part of Kansas. The pickup in Chelsea Bradville’s driveway has a black assault rifle decal in the rear window. But Bradville has an abiding respect for the Hispanic, Asian and African immigrants doing hard, dirty work in the area’s meatpacking plants. BRADVILLE: That’s, you know, very intensive labor and there’s a lot of the community that just doesn’t want to do that, you know, and they do. They don’t care. They’ll do the hard work and make it. MORRIS: That’s a widely held view around here. Ninety miles to the southwest, hundreds of immigrants work at the huge slaughterhouse in the hardscrabble town of Liberal, Kan. EARL WATT: This is a place for you get a chance to get started. MORRIS: Earl Watt runs the High Plains Daily Leader and Times newspaper here in Liberal, the town where Patrick Stein allegedly found two men eager to join his plot to attack Somali immigrants. WATT: The Crusaders or I’ve heard some other militia names that they were called. MORRIS: Prosecutors say the two other Crusaders, Curtis Allen and Gavin Wright, work in Liberal making explosives, identifying targets and developing a manifesto declaring war on Muslim immigrants. Defense attorneys won’t comment so close to trial, but Watt thinks the defense may argue that the men were lured into the bomb plot by FBI agents. WATT: If it’s proven to be true, these guys are associated with something that was pure evil and it was happening right under a lot of our noses. That’s scary. MORRIS: Especially scary if you are the intended target. AMBYIO FARAH: Like, it was kind of shocking to me to believe that someone wants to bomb me because of my religion or where I’m from, you know? MORRIS: Ambyio Farah is an 18-year-old refugee from Somalia and a U.S. citizen. She says she’s one of the few from her native country still in Liberal, that close to 200 Somalis have fled. And you can clearly see that here at what used to be a thriving African grocery store. FARAH: This is the place. It used to be the place, but now it’s a ghost town. There’s no one here. MORRIS: It’s locked up, it’s dark. FARAH: It used to be really beautiful, have all these African lightings and have someone standing here dressed in their African clothing just to welcome you, say hi. MORRIS: Farah says a lot of Somalis from Liberal have moved to Garden City, Kan., about 60 miles north of here, joining a larger Somali community, the one allegedly targeted for attack by men going on trial tomorrow. For NPR News, I’m Frank Morris in Liberal, Kan Source, NPR
-
MINNEAPOLIS — When Erin Rathke, the principal at Justice Page Middle School, is called to extract a student from class, she hears the same plea over and over again, most often, she has to admit, from black children: “The teacher only sees me.” The plea weighs heavily at Justice Page, where African-American students are 338 percent more likely to be suspended than their white peers. “It’s painful sometimes, but I have to say, ‘Yes, that’s probably true,’” Ms. Rathke said. It is a reality that district leaders here have been grappling with for years: The Minneapolis school district suspends an inordinate number of black students compared with white ones, and it is struggling to figure out why. Last year, districtwide, black students were 41 percent of the overall student population, but made up 76 percent of the suspensions. Numbers like that prompted the Obama administration in 2014 to draft tough new policies to try to address racial disparities in school discipline across the country. Now, the Trump administration is trying to reverse those policies — in part, administration officials say, as a response to school shootings like the massacre last month at Marjory Stoneman Douglas High School in Parkland, Fla. The Obama-era policies — and the Trump-era reversals — have divided educators in the Twin Cities. In recent months, educators from Minneapolis, St. Paul and suburban Minnesota traveled to Washington to lobby the Education Department in support of reversing the 2014 guidelines, which encouraged school districts to review racial disparities in student discipline rates to ensure against violations of federal civil rights laws. Those that do not comply can face federal investigation or a loss of funding. Then another group followed them to lobby for keeping the guidance. A retired Minnesota teacher set off a conservative media blitz by linking the Obama-era guidance to frustrations that teachers have with violent students, raising the issue high enough for the White House to latch on after the Parkland massacre. The coverage prompted Republicans to speculate about whether relaxed disciplinary policies had allowed the violent track record of Nikolas Cruz, who has been charged in the shooting, to evade law enforcement. Debbie York, the teacher who raised the issue in a Breitbart News article, was forced to retire after a first grader in her suburban Minnesota school pushed her, injuring her back and neck. The school district said she had violated privacy laws by speaking out about the incident. The story inspired a Minnesota bill bolstering teachers’ authority to remove threatening students from their classrooms. Ms. York is advocating that the law go national, and that the Obama guidance be repealed. “It’s not about arming teachers with guns; it is about arming them with the freedom to talk about troubled kids whose behavior not only needs to be assessed, but when the behavior puts others at risk of serious harm, intervention other than therapy,” Ms. York said. Education Secretary Betsy DeVos, who has been eyeing the guidance for reversal since she took office, will head a White House commission on school safety that has been specifically tasked with examining whether to repeal the discipline guidance. Civil rights groups and congressional Democrats are standing by the guidance and pointing to evidence that suspensions are helping to drive the achievement gap between white and minority students. Suspensions and expulsions are also linked to the disproportionate numbers of minority students in the criminal justice system. In a letter to Ms. DeVos, Representative Robert C. Scott of Virginia, the top Democrat on the House Education Committee, said that her office was aware of a coming report from the Government Accountability Office that would “very likely substantiate claims” of a persistent inequality in the “treatments of students of color and students with disabilities.” “Ensuring public access to the G.A.O. findings prior to any agency action on the guidance is especially necessary given the recent factually inaccurate assertions that wrongly place blame for the recent school shooting in Parkland, Florida, on the 2014 guidance,” Mr. Scott wrote. But in Minneapolis, as in districts across the nation, discipline policies are more than a political flash point. They are a daily struggle to balance safety and statistics, and the uncomfortable truths about how race may be clouding educators’ perception of both. “We’re in a pressure cooker,” said Michael Thomas, the district’s chief of schools. “And what’s happening in Minneapolis is a microcosm of what’s happening across America.” While critics of the Obama-era discipline changes argue that disparities cannot be explained away by racism, education leaders here say it is the natural place to start. Bernadeia Johnson, a former Minneapolis schools superintendent, launched her own review of discipline referrals for kindergarten boys after the federal government began investigating her district. The review was revealing, she said. The descriptions of white children by teachers included “gifted but can’t use his words” and “high strung,” with their actions excused because they “had a hard day.” Black children, she said, were “destructive” and “violent,” and “cannot be managed.” “When you see something like that and you’re a leader, and you’re trying to figure out how to move the school system forward — it was alarming,” Ms. Johnson said. Nationally, black students are suspended three times as often as their white peers; in Minnesota, it is eight times as often. To explain this trend, officials here point to the rapid increase in the state’s minority population in the last decade, and the fact that the state has the largest poverty gap between blacks and whites in the nation. Last month, the Minnesota Department of Human Rights notified 43 school districts and charter schools that suspension rates for nonviolent offenses still suggested widespread discriminatory practices. “We’re at a tipping point, and that’s what you see in the schools” said Kevin Lindsey, the state’s human rights commissioner. The school district is trying to engage students and educators in conversations, which they hope will help the situation. “Our students for years have been publicly expressing that they want to be seen differently, be judged equitably,” Mr. Thomas said. “We’re still adjusting our listening frequency.” But some teachers say that the approach has undermined their profession and set students up for failure. One case that has received particular attention is a student’s violent assault in 2016 of his teacher, John Ekblad. Last year, Mr. Ekblad was part of a Minnesota contingent of teachers who met with Trump administration officials to discuss Obama-era disciplinary policies. Simon Whitehead, a former physical education teacher at Southwest High School in Minneapolis, said he had watched the district’s discipline policy changes play out in his classes. Name-calling escalated to shoving, and then physical assaults. Profanity was redefined as “cultural dialect,” he said. “It threw the school into complete chaos,” he said. “The kids knew they weren’t going to go home.” Mr. Whitehead said he learned not to call his students out in front of their peers. He did not use the word “detention,” but rather “quality time.” Eventually, he would just “sweep a lot under the rug.” The discipline model that he said had worked for him for 25 years — a warning, then a consequence — was no longer recognized by his bosses. He retired last year, labeled a racist. “We do need to train teachers, especially white teachers, on how to interact with our African-American students,” he said. “But not expecting the same things from them is actually disrespectful. That would actually be racist.” The root of those changes was in the district’s 2014 settlement agreement with the Education Department’s Office for Civil Rights, which had conducted a yearlong investigation into its discipline practices. Federal investigators found that a black second-grade student was suspended for one day for poking another student with a pencil, but a white second grader who threw a rock that hit another student and broke a teacher’s sunglasses was not. The white student was allowed to work off the cost of the sunglasses by helping the teacher at lunch for several days. Ms. Johnson ordered several policy changes amid the 2014 settlement, including a moratorium on suspensions for students in pre-K through first grade for nonviolent offenses, and she pledged to personally review referrals to suspend minority students for nonviolent offenses. The policy changes prompted a backlash both locally and nationally. In a letter, Peter Kirsanow, a Republican commissioner on the United States Commission on Civil Rights, called the move “legally and constitutionally suspect.” He said her goal of closing the discipline gap between black and white students by 2018 was “introducing a racial quota system for school discipline.” One month after the changes were announced, Ms. Johnson resigned. “When people have kids around them that don’t look like them, they want them controlled,” she said. The district’s agreement with the Education Department is still active, and it requires the district to continually review its discipline data and policies. There are bright spots. At Lyndale Community School, which has almost equal percentages of minority and white students, discipline is a “loaded term,” said the principal, Mark Stauduhar. He said his data — there were two suspensions in the school of more than 500 last year — showed that the school was a “healthy place” that emphasized positive reinforcement. When it comes to misbehavior, “the conversations are about a mistake that a child made, not something that’s wrong with them,” he said. Most important, he added, his staff members are all on the same page. “If students are demonstrating behaviors that are not aligned with our policy, it’s our job to figure out why.” But, in the district as a whole, after four years, and three superintendents, it has made meager progress. Suspensions have fallen, but racial disparities persist. Black students remain three times as likely to be suspended. Justice Page is one of the schools contributing to that gap, and Ms. Rathke and her team are working to change course. Fresh murals on the school walls depict students from different ethnic groups linking arms, a nod to the demographic shift that the school underwent three years ago when the district completed a merger of three racially and socioeconomically different schools. The school adopted a new curriculum this year that Ms. Rathke said had required teachers to reflect on how they were adjusting to a more diverse student body. “I think we have to challenge our own biases every day,” she said. “Some teachers aren’t ready; some teachers need more time. But I just tell them that we’re not going to give up on students, and I’m not going to give up on them.” There are signs of hope. Students successfully campaigned last year torename the school for the state’s first black Supreme Court justice, Alan Page. It had previously been named for Alexander Ramsey, Minnesota’s first governor, who advocated genocide against Indian tribes. “We are more than these numbers,” Ms. Rathke said. “But they’re telling us something: We have students that we just haven’t figured out how to support yet.”
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa weli magaalada Muqdisho ka taagan guuxa ka dhashay Mooshinka laga gudbiyay Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanada Mooshinka kawada Guddoomiye Jawaari, ayaa la sheegay inay ku dhagan yihiin in in mooshinka uu noqdo gacan taag. Xildhibaanada Mooshinka kawada Guddoomiye Jawaari ayaa doonaaya inaanu mugdi galin shaqsiyaadka codeynaaya ee la kala safan Mooshinka iyo Mooshin diidka. Xildhibaan Maxamuud Abukaato oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Xildhibaanada Mooshinka wada ay weli ku adkeysanayaan in Mooshinkooda uu noqdo gacan taag. Xildhibaan Abukaato waxa uu sheegay in Dastuurka dalka uu qorayo mooshinka marka loo codeynayo in uu noqdo qarsoodi hayeeshee ragga hadda mooshinka wada ay doonayaan in dastuurka la garab maro oo gacantaag laga dhigo si ay u ogaadaan inta codka siisay iyo in inta kale. Waxa uu intaa ku daray in qorshaha laga leeyahay uu yahay in garabka Mooshinka wada ay si toosa u xisaabsadaan codkooda, halka cod qariska uu keenikaro mugdi. Xildhibaanku waxaa uu sheegay kuwa uu ku tilmaamay ‘’Mooshin wadayaasha’’ in aysan heysan tiro ku filan sidaas darteedna ay doonayaan in ay gacan taag u dhacdo mooshinka ka dhanka ah guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya. Sidoo kale, Gudoomiye Jawaari ayaa horay Xildhibaannada Mooshinka ka keenay uga codsaday in ay tirada dhameystirtaan 10 maalmood gudahood sida uu qaba xeer hoosaadkana ay mooshinka geeyaan Golaha shacabka. Dhinaca kale, labada garab ee ku kala jabay Mooshinka ayaa midba midka kale ugu goodinaayo Mooshinka iyo Xildhibaanada sii kordhaaya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’, ayaa ku howlan kulamo gaargaar ah oo uu la qaadanaayo qaar kamid ah Xildhibaanada iyo Odayaasha kasoo jeeda Koonfur Galbeed. Guddoomiye Jawaari, ayaa kulankiisa uga hadlaayay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay xiisada Siyaasadeed iyo shaqsiyaad arbushaad ku haya ‘’Digil iyo Mirifle’’ Jawaari waxa uu alle uga baryay in shaqsiyaadka dhibta u maleegaya dalka iyo Digil iyo Mirifle uu dhinac mariyo. Jawaari, waxa uu dhinacyadaasi u sheegay in xiliyada uu ku guda jiro Salaada uu ‘’Sujuuda’’ alle uga baryi doono in dalka uu ka qabto waxa uu ugu yeeray ‘’kuwa iibsanaaya’’, sida uu hadalka u dhigay. Jawaari, waxa uu sidoo kale ka duceystay shaqsiyaadka dhibaatada kala iibinta ah ku haya ‘’Digil iyo Mirifle’’, waxa uuna sheegay inay jirto dhibaatooyin badan oo aan iminka muuqan. Xildhibaanada iyo Odayaasha ‘’Digil iyo Mirifle’’, ayuu ugu baaqay inay hurdada ka kacaan oo ay kamid noqdaan kuwa usoo jeeda isbedelka iyo wax qeybsiga, waxa ayna khudbada Jawaari u muuqatay mid uu ku calool jilicsanaayo ’’Digil iyo Mirifle’’
-
Muqdisho (PP) ─ Waxaa geeriyooday Allaha u naxariistee Barkhad Gurad Xamaduu oo muddo 23-sano ra’iisul wasaare ka ahaa dalka Jabuuti, kaddib muddo fog oo uu xanuunsayay, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ah madaxweynaha Somalia. Marxuumka ayaa lagu daweynayay sannadihii u dambeeyay Faransiiska oo xanuunkiisa loo qaaday, waxaana uu ra’iisul wasaare ka ahaa dalka Jabuuti sannadihii u dhexeeyay 1978-kii illaa 2001-dii. “Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun… Labada shacab ee Soomaaliya iyo Jabuuti waxaa ka baxay qof qiimo badan oo baal dahab ah ka galay sooyaalka labada dal. Waxaan la qaybsanaynaa walaalaheenna reer Jabuuti tiiraanyada, Allena waxaan uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ku abaal mariyo,” ayuu madaxweyne Farmaajo ku yiri qoraal uu soo saaray maanta. Sidoo kale, Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in muddadii 23-ka sano ahayd ee uu marxuumku ahaa Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti inuu qeyn weyn ka qaatay horumarinta iyo xasilinta waddankiisa, wuxuuna marxuumku kasoo jeeday qowmiyadda Cafarta ee reer Jabuuti. Dhanka kale, Marxuumka ayaa dhashay sannadkii 1930-kii, isagoo haatan ku geeriyooday da’da 88-jir-ka wuxuuna ahaa mas’uul weyn looga yaqaanay Afrika iyo caalamka intiisa kale. Ugu dambeyn, Marxuumka ayaa dhawaan lagu aasi doonaa dalka Jabuuti, balse lama oga in madaxda Soomaalida ay ka qayb-galayaan aaskiisa iyo in kale, waxaana shacabkiisa iyo ehelladiisa loo diray tacsi tiiraanyo leh. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaarihii ugu xiliga dheeraa Jabuuti oo Geeriyooday iyo Farmaajo oo ka hadlay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, marxuum Barkat Gourad Hamadou oo Raiisul Wasaare kasoo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1978 – 2001dii. Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumka, oo muddo 23 sano ah soo hayey xilkaas, uu dadaal dheer ku bixiyey horumarka iyo midnimada shacabka Jabuuti. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay kaalintii muhiimka ahayd ee marxuumku uu ka soo qaatay howlaha dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed iyo sida uu ugu qeyb qaatay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya. “Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun . Labada shacab ee Soomaaliya iyo Jabuuti waxaa ka baxay qof qiimo badan oo baal dahab ah ka galay sooyaalka labada dal. Waxaan la qeybsanaynaa walaalaheenna reer Jabuuti tiiraanyada, Allena waxaan uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ku abaal mariyo.” Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyay qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka reer Jabuuti inuu sabar iyo iimaan ka siiyo geerida marxuum Barkat Gourad Hamadou. –DHAMAAD– Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
The Sephardic chief rabbi of Israel called black people “monkeys” during his weekly sermon on Saturday evening. Source: Hiiraan Online
-
The firing of Andrew McCabe. The statement by Trump lawyer John Dowd to The Daily Beast’s Betsy Woodruff that Robert Mueller should end his probe soon. Donald Trump’s tweetstorm just after that, Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaallo ayaa in xaalada ka taagan siyaasadda Soomaaliya ay soo jiideyso faragelin shisheeye. Xildhibaanka ayaa taas sabab uga dhigay marka ay dhacdo in dadka mas’uuliyadda haya garaadkoodu uu sinmo oo la waayo marka dhibaato dhaco cid ku soo baxda, wuxuuna sheegay in adduunyada dimoqraadiga ah aan lagu arag xukuumad weearar ku ah barlamaankeedii, dhanka kalena u jilicsan wax kasta oo qaranimada dhaawac ku ah. “Mashruuca duullaanka Baarlamaanka waxaa isku baheystay mid ka mida maamul goboleedyada dalka, xukuumadda iyo xafiiska madaxweynaha, isbahaysigani waa ujeeddo badan, arrinkaan ku midoobay balse kala ujeedo ah, waa arrin ayaandarro ah, dhaawac weynna u geysanaysa dawladnimada, muujinaysana heerka dawladnimadeenu taagan tahay..” ayuu yiri Xilhibaan Fiqi. Wuxuu soo jeediyay in sharciga, dastuurka iyo xeer hoosaadka golaha shacabka lagu kala baxo, isagoo xusay in dalka abaar xumi ka jirto, lana joojiyo Qadooyinka dhoolatuska ah iyo laaluushka, isla markaana loo weeciyo wax ka qabashada abaaraha, sida uu yiri Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka laga helyo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qoraal culus uu guddoomiye Jawaari u kala diray wakiilada Beesha Caalamka, kaasoo naxdin ku noqday xildhibaannada wada mooshinka iyo taageerayaashooda. Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku faahfaahiyey xaaladda ka taagan Baarlamaanka Federaalka iyo faragelin uu sheegay inay ku sameysay xukuumadda Soomaaliya oo ay kula wareegtay xaruntii Golaha sharci dejinta, kadib markii ay ka saartay ciidamadii ilaalada ka ahaa. Qoraalka Guddoomiya Jawaari ayaa lagu caddeeyay inuu u hogaansamayo Mooshinka laga keenay, balse ay tahay in Dooda Mooshinka iyo codeynta ay ku dhacaan 10 maalmood gudahood iyo in lagu qabto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Teendadhii lagu doortay madaxweyne Farmaajo, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada beesha caalamka, ammaankana ay sugayaan AMISOM. Xildhibaannada Mooshinka ka wada Jawaari ayaa dadaal ugu jiray arrimo dhowr ah oo cadaadis lagu saarayey, waxayna hadda u muuqataa in dagaalka mooshinku sii socon doono. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali cali Gaas uu shir aan caadi ahayn uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada ee Puntland . Warar hoose oo aan ka helnay Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo ka gaabsaday in magacooda la adeegsado ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyay in shirkan looga arinsan doono xaalada Siyaasadeed ee dalka, siiba Mooshinka Muqdisho taas oo ay Puntland doonayso in ay Mowqifkeeda ay cadayso. Warar kale oo hoose oo uu Puntlandi helayo ayaa sheegaya sidookale in shirkan lagagaga hadli doono duulanka Puntland ay iclaamisay ee ah dib uxoraynta deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo bil kahor ay gacanta ugashay Malayshiyaadka Soomaaliland. Puntland ayaa diirada kuhaysa waxa ka socoda Madaxtoooyada Soomaaliya , waxayna ka cabsi qabtaa halka uu xaalku uu ku dambayn doono . Majirto ilaa iyo hada wax faah faahin ah oo ka soo baxay shirkan iyo cid lahadashay warbaahinta tona. Wixii ku soo kordha halkan kala soco.
-
Deegaano katirsan Gobolka Sool ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyadaba. Meelaha Abaarta laga soo sheegayo ayaa waxaa kamid ah Tuulada kalcad oo qiyaastii 43mrt ujirta Degmada Taleex ee Gobolka Sool. kudhawaad 500 oo qoys oo xoolo dhaqato ah ayaa ku soo xarooday Tuuladaasi kalcad , waxaana laga soo deerinayaa xaalada nololeed ee dadkaasi reer guuraaga ah. Mudo 3 dax sano kudhaw wax roob ah ka aysan hoorin degmada Taleex iyo Tuulooyinka hoos yimaada. Hadaba Halkan ka dhagayso midkamid ah waxgaradaka Tuulada kalcad oo lagu Magacaabo Xasan Maxamed oo Xalada Xaabta ka jirta Sool uga waramay Puntlandi ,com . Xasan Maxamed
-
Qaar kanid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Muqdisho ku shiraya ayaa waxa ay sheegeen in Beesha Caalamka iyo qaar kamid ah wadamada dariska la ah Soomaaliya ay faragali ku hayaan Xaalada Siyaasadeed ee dalka Gaar ahaan Mooshinkii Gudoomiyaha Baarlamaanka ay ka gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka intooda badan. Xildhibaanadii kulanka kahadlay ayaa waxaa kamid ahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ahaa isaga qudhiisa Xildhibaanadii Mooshinka Gudbiyay . Xildhibaan Jeesow ayaa Yiri “Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Micheal Keating, waxaa uu u dhashay Ingiriiska, Xildhibaanada kala bar waxay heystaan baasaboorka Ingiriiska, mooshinada adduunka kama hadlee keena muxuu uga hadlaa, ma aqoonta ku yar anaga muu rabaa maxmiyad, balaayo iyo shirqool inuu noo maleego, Mooshinada Baarlamaankada Caalamka waa isku mid”ayuu yiri Daahir Jeesow. 14 Maarso ayay ahayd markii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Mooshinka Gudoonka Baarlamaanka , wixii intaasi ka dambeeyayna Xiisada Siyaasadeed ee dalka Cirka ayay isku shareertay waxaana soo ifbaxay in uu khlilaaf udhaxeeyay Gudoomiyaha iyo Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. Arintan ayaa sababtay in Madaxweyne Farmaajo uu ubaajiyo Sarfar uu ugu Ambabixi lahaa dalka Qadar maalmo ka hor.
-
Paris (Caasimada Online) — Madaxweynihii hore ee dalka France Nicolas Sarkozy ayaa loo kexeeyey Saldhig Boolis si loo weydiiyo su’aalo ku saabsan eedeymo loo soo jeediyey oo ku aadan inuu lacag ka qaatay hogaamiyihii geeriyooday ee dalka Libya Col Muammar Gaddafi si uu ugu galo olole doorasho. Booliiska Faransiiska ayaa baaraya Nicolas Sarkozy kaasoo loo heysto inuu qaab sharci darro ah lacag uga qaatay Muammar Gaddafi si uu ugu adeegsado ololihiisii doorasho sannadkii 2007dii. Mr Sarkozy wuu beeniyey inuu wax qalad ah sameeyey. Iyadoo isaga iyo Xisbigiisuba ay awoodi waayeen inay awoodda dalka France kusoo laabtaan sannadkii 2012kii. Nicolas Sarkozy ayaa waxaa la sheegay in su’aalo lagu weydiiyey Saldhigga ku yaalla degaanka Nanterre, oo ku yaalla Waqooyiga caasimadda Paris. Baaritaanka la xiriira inuu Nicolas Sarkozy lacag ka qaatay Gaddafi si uu ugu adeegsado ololihiisii doorasho ayaa bilowday sannadkii 2013kii. Wararka ayaana intaas ku daraya in Brice Hortefeux oo saaxiib dhow la ah Sarkozy kana tirsanaa Wasiirradiisii sidoo kale su’aalo la weydiiyey maanta oo Talaado ah. Ziad Takieddine oo ah ganacsade asal Lebanese ah balse heysta dhalashada France ayaa horay u caddeeyey inuu Sarkozy lacag ka qaatay Gaddafi si uu ololihiisii doorasho qaab sharci darro ah ugu adeegsado. Caasimada Online Xafiiska Paris Caasimada@live.com
-
Wasiirka Wasaarada dekedaha iyo Gaadiidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage oo ku sugan dalka isutaga Imaaraadka Carabta maalmahana howlo shaqo u joogay halkaasi ayaa waxa uu ka hadlay xiliga la bilaabi doono dhismaha iyo balaarinta dekeda Bosaaso iyo in lahelo qalab Dab damis oo Casri ah. Wasiirka ayaa sidookale waxa uu ka hadlay doonidii shalay ku bas Beeshay meel ku dhaw dekeda Bosaaso taas oo urarneed Ganacsato reer Puntland ah . Wasiir Siciid Maxamed Raage ayaa Ganacsatada Puntland ugu baaqay in ay hantidooda ay soo saartaan doonyo tayo leh si ay ugu bad baado hantidooda. Waxa uu gaba gabadii uu sheegay Wasiirka in sababta loo Balaarinayo dekeda Bosaaso ay tahay in ay ganacsatada ay hantidooda galiyaan Camis . Wasiirka ayaa ka gaabsaday in uu ka jawaabo warar maalmahan laysla dhexmarayay baraha ay bulshada ku xiriirto oo ahayd in Wasiirku uu sheegay in aysan qusaynin Puntland Go,aankii ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya ee DP World lagaga mamnuucay dalka Soomaaliya. Halkan ka dhagayso Wasiir-raage-
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Cabdi Shire Jaamaca Ciyaar jecel ayaa ka hor yimid mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanka oo ka hadlay mooshinka Jawaari ayaa sheegay inuu yahay mid aysan ku jirin danta ummadda Soomaaliyeed xilligan. Isagoo ka codsaday Xildhibaanada saxiixay mooshinka in ay xaalada dib u eegaan iyaga oo maanka ku haya marxalada dalku ku sugan yahay. “Dadku waa banii’aadmi, khalad waa jiri karaa ay arkaan xildhibaanada qaar in uu galay gudoomiyuhu, balse waxaa muhiim ah in aan xaqiiqada aan laga tagin. Aqoonta Jawaari uu leeyahay dhan maamul, sharci, waayo-aragnimo , maanta ma noola qof Soomali ah oo leh. Jawaari oo Gudoomiyenimada laga qaado waa baarlamaanka oo albaabada loo laabo iyo in lagu laabto waayadii baarlamaanka nin furaha jeebka isaga heysan jiray. Xigmad ( ciyaalka xaafadu sameeyeen) baa oraneysaa :” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Shire. “Isku dayga in xilka laga qaado , Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, waxaan u arkaa mid aysan ku jirin danta ummadda Soomaaliyeed xilligan. Waxaan ka codsanayaa Xildhibaanada saxiixay moowshinka in ay xaalada dib u eegaan iyaga oo maanka ku haya marxalada dalku ku sugan yahay” Isagoo ka hadlay shaqsiyadda guddoomiye Jawaari ayuu u jeediyay amaan iyo bogaadin, isagoo yiri “Rag baan ahay dagaal looma aadee rag dagaal gali kara ayaa la diraa..”, oo aan ula jeedo Jawaari “kabahiisa” qof hadda gashan kara nooma muuqdo (qof bedeli kara ama kaalintiisa gali kara), waa qaamuus taariikhdii Soomaaliya oo nool oo Rabbi ina siiyay ee aan ka faa’iideysano, wixii dhaliil ah ee uu leeyahay ha laga saxo. Waxaan gaar ahaan kula dardaarmayaa Xildhibaanada cusub in ay ka faa’iideystaan aqoonta Gudoomiye Jawaari”. Xildhibaan Ciyaar jecel oo hore u sameeyay heesta “xildhibaannimooy xaal qaado”. Weli waxaa taagan xiisada ka dhalatay mooshinkii laga keenay gudoomiye jawaari taas oo sababtay in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay labo u kala qeybsamaan,waxaana lagu eedeynayaa in ay mooshinkaas dabada ka riixeyso xukuumadda Xasan Cali Kheyre. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com