-
Content Count
213,481 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa ka jiray maalmihii u danbeeyey shidaal yari aad u weyn, waxayna tani sababtay inuu si aada kor ugu kaco shidaalku. Qaar kamida dadka ka ganacsada shidaalka oo la hadlay warbaahinta PUNTLAND POST waxay sheegeen in shidaal yarida iyo sare u kaca ku yimi shidaalka ay sii weheliso shidaal tayadiisu aad u liidato oo magaalada soo galay, waxayna sheegeen in qaar kamida kaalmaha iibiya shidaalka ay joojiyeen maadama aan la hubin tayadiisa, uuna khatar u keeni karo gawaarida isticmaasha. Maalma kahor halkii litir oo shidaalka batroolka ah wuxuu magaalada ka maraayey 0.75$ halka uu maanta ka maraayo hal dollar, waxaana arintan cabasho xoogan ka muujiyey gaadiidleyda siiba kuwooda nolol maalmeedka ka raadiya waxayna sheegeen inaysan is bixinayn waxay ka helaanba daaye. Gaadiidleyda ayaa sheegay in Puntland horayba shidaalka laga isticmaalo uu ahaa mid tayadiisu liidato aadna u qaali ah aysana sii xamili karin xaaladahan cusub ee soo siyaaday, waxayna ugu baaqeen ganacsatada iyo Dawladu inay arimahan wax ka qabtaan una turaan dadkooda. PUNTLAND POST The post Shidaalka oo si aada kor ugu kacay Magaalada Garowe appeared first on Puntland Post.
-
I’m tired of saying, “Be careful, it’s speculative.” Then, “Be careful, it’s gambling.” Then, “Be careful, it’s a bubble.” Okay, I’ll say it: Bitcoin is a scam. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, ayaa kulan saacado badan qaatay xarunta Wasaarada Gaashandhiga kula yeeshay Saraakiisha iyo ciidamada ay tababareen Imaaraadka oo ay la wareegtay dowlada. Madaxweyne Farmaajo ayaa Saraakiisha iyo ciidamada kala hadlay dhinacyo badan oo ay kamid tahay sugida amniga iyo in dalka uu yahay mid ay iyagu leeyihiin difaaciisana laga sugaayo. Madaxweynaha waxa uu Saraakiisha iyo ciidamada oo dhamaa ilaa 270 Askari oo 60 ka mid ah ay ahaayeen kuwa Kummaanooska lugta u sheegay inay ka tirsan yihiin Wasaarada Gaashandhiga Somalia, maadaama uu soo dhamaaday mashruuca Imaaraadka. Madaxweynaha ayaa hadaladiisa diirada ku saray xiisadii maalmahan ka taagneyd xerada Gen. Gordan, gaar ahaan is rasaaaseyntii dhacday maalin kahor ee u dhaxeysay Ciidanka Imaaraadka uu tababaray iyo kuwa xoogga dalka. Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in dowlada Federaalka iyo ciidamadeeda ay mas’uuliyad ka saran tahay difaaca dalka, isla markaana aanu jirin wax colaad oo dhexdooda ah, loona baahneyn in dib loogu laabto wixii dhacay, horeyna looga sii socdo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Ciidankan u sheegay in ay gaarsiiyaan Ciidamada kale ee maqan, in shaqadooda ay dib ugu soo laabtaan, ayna muhiim tahay xerada jawigeedana in sideeda hore lagu soo celiyo. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa Saraakiisha iyo ciidamada u cadeeyay in dowladu ay dhowreyso sharciga wixii ka baxsana aysan u dulqaadan doonin, isagoo ka digay in Hubka Qaranka loo adeegsado shacabka iyo ciidamada Qaranka. ‘’Wixii sharci ah kama xishoon doono mana aqbali doono falal amni daro iyo is rasaaseyn, waxaan dalbanayaa inaanu mar kale soo noqon wixii horay u dhacay’’ Si kastaba ha ahaatee, Madaxweyne Farmaajo ayaa ciidamada u ballanqaaday bixinta xuquuqdooda, waxa uuna carab ***** in dowlada Somalia ay ku filan tahay ciidamadeeda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
BELEDWEYNE (HOL) - More than 9,000 people have been displaced following floods in Beledweyne town of Hiiraan region after River burst its banks. Source: Hiiraan Online
-
More than 9,000 people have been displaced following floods in Beledweyne town of Hiiraan region after River burst its banks. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno baarlamaanka Somalia ayaa sheegaya in Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey uu dib shaqada ugu fasaxay xoghayaha Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux. Xoghayaha Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux, ayaa waxaa horay shaqo joojin ugu sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Cabdiwali Muudeey. Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka ayaa shaqo ka fadhiisinta xoghayaha ku micneeyay inuu ka talaabay xadka shaqooyinkiisa, sidaana uu xiligaa ku muteystay shaqo ka joojin. Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye muudeey, isla markaana la ogeeysiiyey dhammaan hay’adaha dowladda iyo Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ayaa Shaqadii loogu fasaxay xoghaye Buux. Warqada ayaa waxaa sidoo kale Wasaarada Maaliyada iyo Bankiga dhexe ayaa waxaa looga codsaday in ay fasaxaan kharashaadkii golaha ee hakadka galay bilihii febaury, Maarso iyo Apriil. Sidoo kale, Buux, ayaa looga digay inuu ka weecdo xadka howshiisa iyo inuu ku garabnoqdo dhinacyo isku haya shaqooyinka baarlamaanka dalka. Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa xili baarlamaanka Somalia uu galay qalalaaso shaqo, waxaana iminka muuqaneysa in laga gudbay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
WARSAW - Ethiopia is not yet ready for foreign investments in its telecoms and banking sectors, but is interested in developing its manufacturing, Ethiopian President Mulatu Teshome Wirtu said on Tuesday. The country, which has one of the last state telecoms monopolies on the continent, has let foreign companies including fashion chain H&M set up factories in a decade-long push to change the economic focus from agriculture to manufacturing. “Ethiopia is not ready yet for accepting investments in telecoms and finance,” Mulatu said during a joint news conference with his Polish counterpart Andrzej Duda. “Our priority is manufacturing sector. Ethiopia opens door broadly for investments in manufacturing sectors such as textiles, skin products, pharmaceuticals, food processing, and agriculture,” Mulatu said.
-
Two fighter jets took off and roared over the Djibouti-Ambouli International Airport, a sprawling complex in this tiny African nation that is quickly becoming a strategic military and shipping outpost for the world. Not far away, a massive U.S. flag waved over transport planes parked in front of America’s only permanent military base in Africa, Camp Lemonnier, home to about 4,000 personnel. Djibouti, an arid Horn of Africa nation with less than 1 million inhabitants, also has become a military outpost for China, France, Italy and Japan, with that nation’s first overseas base since World War II. Other powers including Saudi Arabia have expressed interest in the key location across the Bab el-Mandeb strait from the Arabian Peninsula and on one of the world’s busiest shipping corridors. On the chaotic streets of what has been called the “Singapore of Africa,” the jostling between the United States and China for influence is plainly seen. Before his firing by President Donald Trump, then-Secretary of State Rex Tillerson made a point of stopping in Djibouti on his Africa visit last month and noting its importance in the fight against the al-Qaida-linked al-Shabab extremist group in neighboring Somalia and the Islamic State group in the region at large. The U.S. carries out drone missions in Somalia and Yemen from Djibouti, but the military paused air operations last week after a jet crashed and a helicopter was damaged during a landing. China’s first overseas military base, which was manned last year, is just a few miles from the U.S. one. The head of the U.S. Africa Command, Gen. Thomas Waldhauser, earlier this year predicted that “there will be more.” China’s economic interest is strong as well, with Djibouti borrowing up to $957 million from the Export-Import Bank of China to finance several projects in recent years, according to the China Africa Research Initiative at Johns Hopkins University. The Chinese built a new electrified rail line that links the capital of neighboring Ethiopia, Africa’s second most populous country and one of its strongest economies, with Djibouti as the nation aims to become a global shipping power. “We sit on two of the busiest shipping lanes in the world. We are servicing the wider region, including some of the world’s fastest-growing economies,” the chairman of the Djibouti Ports and Free Zones Authority, Aboubaker Omar Hadi, said in an interview during a recent visit by The Associated Press. He called Djibouti, a largely Muslim nation, a model of stability in an otherwise volatile region. It is also one of the world’s fastest-growing economies, with the World Bank projecting 7 percent growth this year. The country made headlines earlier this year when it seized control of a container terminal run by the Dubai-based DP World, one of the world’s largest port operators, in a long-running legal dispute. If China takes over the terminal’s operations, the effects on supplying the U.S. military base could be “significant,” the U.S. Africa Command chief has warned. That will not happen, Hadi’s office said: “Djibouti has no plan to give Doraleh Container Port to China.” It is now managed by a fully state-owned company controlled by the ports authority, it added. Djibouti is currently investing $15 billion in local infrastructure projects that connect the region to global trade routes, including the expansion of ports, improved road and rail links and new airports, according to official figures provided to AP. The country’s ports now have a total handling capacity of 18 million tons per year, officials said, and the new Doraleh Multipurpose Port, a $590 million joint project between the ports authority and China Merchants Port Holdings opened in May last year, is already working at full capacity. It is a separate entity from the Doraleh Container Port. Now officials are pursuing a new project called the Djibouti International Free Trade Zone, expected to be the largest of its kind in Africa. “Once complete it will span an area of 4,800 hectares (11,860 acres), following a total investment of more than $3.5 billion,” the ports authority chairman said. The first phase is expected to be complete by the end of the year. Officials hope the ambitious infrastructure projects will not only raise Djibouti’s global image but also help it pay off significant debts. During Tillerson’s visit, Foreign Minister Mahamoud Ali Youssouf acknowledged that Djibouti’s debt totals roughly 84 percent of its GDP, most of it to China. “The burden of debt is there, we are aware of it,” he said. “But let me tell you that it is so far manageable.” One sign of investor confidence is whether China’s commercial banks begin lending to Djibouti as well, said Jyhjong Hwang, senior research assistant at the China-Africa Research Initiative. Djibouti’s officials anticipate that the demand for their ports will grow as more African nations expand their economies. They also dismissed concerns about a recent deal by DP World, Ethiopia and Somalia’s semi-autonomous region of Somaliland to develop and manage the Port of Berbera there, seen by some as another reason for Djibouti’s seizure of the container terminal from DP World. “Competition will make the region more attractive. East Africa’s economies are growing fast, and there is a clear demand for Djibouti’s infrastructure to support this growth,” the ports authority chairman said. Djibouti’s residents said local business is booming as a result of the growing international military and shipping interest, despite the country’s unemployment rate of nearly 40 percent, and construction sites and new roads dotted the city. Economic growth has attracted entrepreneurs from India, Yemen, Gulf nations and elsewhere. “Our company provides a fleet of cars for the army bases and we are really benefiting from it,” said Nour Omar, one of Djibouti’s best-known businessmen and general manager of local import and distribution business BSH Holding. “We aim to expand our services following their demand.”
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan Heshiis qarsoodi ah la gashay shirkad shisheeye, taasi oo fadhigeedu yahay islamarkaana ka diiwaangashan dalka Imaaraadka Carabta. Shirkaddan oo lagu magacaabo SKA International ayaa kula heshiisay Wasaaradda Gaashaandhigga inay ka taageerto gaarsiinta Sahayda Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan goobaha Al Shabaab laga saarey. Heshiiskan ayaa dhinac SKA ku waajibinaya inay bixiso dhamaan qalab ay ku jiraan gaadiid ku shaqeyn karo xaalad walba iyo shaqaalaha saadka gaarsiinaya goobaha loogu tala galay ee Ciidanka uu joogo. Waxaa ku jira Heshiiska qodob xambaarsan waxa loogu yeeray ujeedooyinka ganacsi, kuwaasi oo aan wali fahfaahin laga bixin. SKA ayaa sidoo kale heshiiska ku qasbayaa inay shidaal ku dhubto gaadiidka daabulaya saadka iyo inay bixiyo gunnooyinka iyo raashiinka Ciidamada ka ilaalinaya baabuurta Kolonyada weerarada Al-Shabaab. Dhinaca Wasaaradda Gaashaandhiga waxa uu Heshiiskan ku waajibinayaa qodobo ay kamid yihiin inay bixiso kaalmo toos ah oo isagu jira ilaalada hubaysan ee galbinaya Gaadiidka sahayda qaadaya ee SKA. Ciidamada ayaa sidoo kale laga doonayaa inay ilaaliyaan amaanka shaqaalaha iyo Gaadiidka SKA oo khatar ugu jira weerarada Al Shabaab xilliga ay ku safarayaan wadooyinka isku xira gobollada dalka. Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen [Gorod] ayaa xaqiijiyay saxiixa heshiiskan, isagoo sheegay in wax dhaqaale ah aan Wasaaradda difaaca uga baxeynin shaqada SKA. Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, oo mas’uul xafiiska iibka iyo qandaraaska dowladda, ayaa sheegay inuusan waxba kala socon heshiiskan ay wasaaradda difaaca iyo SKA kala saxiixdeen, sidaasi darteedna uu yahay waxbka kama jiraan. SKA International, oo asal ahaan laga leeyahay Mareykanka ayaa mudo sanado ah soo maamushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho xilli dalka ay ka talinaysay dowladda KMG ahayd ee Madaxweyne Sheekh Shariif.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Milatariga Dalka Mareykanka ayaa sheegay in tirada Ciidamada u dagaallama Al-shabaab ay gaarayaan 4,000 ilaa 6,000 oo askari. Waxaa ay warbixintooda ku sheegeen in Al-shabaab ay ka midyihiin Ururrada ugu waaweyn Caalamka ee ka farcama Al Qaacidda. Waxaa ay sheegeen in Alqaaciddada Afrika ay sii kordhayaan marka loo eego Soomaaliya iyo Gobollada Waqooyiga iyo galbeedka Afrika. Waxaa ay sheegayaan in 4,000-6,000 oo Askarta Al-shabaab ah ay aad ugu howlgalaan Soomaaliya kuwaas oo caqabad ku ah amniga meelo badan oo ka mid ah Bariga Afrika. Ururka Daacish ayey warbixintu sheegtay in ay tiro ahaan aad u yaryihiin, waxaana lagu sheegay 75 ilaa 80 Askari oo kaliya, kuwaas oo ka dagaallama Buuraleyda Maamul Goboleedka Puntland ee Waqooyi Bari Soomaaliya. Dhinaca kale Warbixinta Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in Alqaacidda qeybteeda Dalka Mali ay tiradoodu gaareyso 800 oo Askari, kuwaas oo iyaguna weerarro ku haya Ciidamada Nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobey iyo dowladda uu caalamku taageersanyahay ee dalka Mali. Mareykanku waxaa uu warbixintiisa ku sheegay in dagaalyahannada Ururka Boko Haram ay gaarayaan 1,500 oo Askari halka Daacishta Galbeedka Afriak ay heysato Ciidan gaaraya 3,500.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – War goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Dowlada Kenya ay xadiday dhaqdhaqaaqa Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo iminka ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Dowlada Kenya ayaa talaabadaani qaaday kadib markii ciidamada amaanka dalkaasi ay is hortaag ku sameeyen Kulan looga hadli lahaa arrimaha Siyaasada oo loo qabtay Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur. Dowlada ayaa la xaqiijiyay in Siyaasiga ay ku wargalisay inaanu qabankarin wax ku saabsan kulan Siyaasadeed, isla markaana ka hadli Karin kulamada khuseeya Siyaasada mudada uu joogo Kenya. Waxa ay dowlada Kenya Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur u cadeysay inuu dusha saran doono wixii caqabad ah ee ka imaada ka weecashada talaabooyinka loo xadiday, waxaana arrintaasi soo dhaweeyay Siyaasiga, sida aan xogta ku heleyno. Xogtu waxa ay intaa kusii dareysaa in xitaa Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur la soo koobay kulamada uu la qaadanaayo saaxiibada adduunka ku sugan Kenya, iyadoo laga fogaanayo mugdi ku imaada xiriirka Dowladaha Somalia iyo Kenya. Sidoo kale, Talaabada lagu xadidaayo Siyaasiga ayaa waxaa kaalin weyn ka qaatay Madaxa Golaha Aqlabiyada Barlamaanka Kenya Aden Bare Ducale oo isagu horay u ballanqaaday in Kenya aysan saldhig u noqon doonin duulaanka Somalia, kadib markii magaalada Nairobi ay ku kulmeen Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo. Ugu Danbeyn Du,ale ayaa ugu Baaqay asxaabta Siyaasadeed ee somalia in Gudaha somali ay ku Qabtaan Kualamada Ceynkani oo Kale ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Danjiraha dowlada Turkiga u fadhiya Somalia Olgan Bekar ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kordhin doonto is garabtaaga Somalia. Danjire Olgan Bekar, waxa uu sheegay in dowladiisa ay ka fogaan doonto qaadista talaabo waliba oo aan maslaxad ugu jirin Somalia, waxa uuna carab ***** in Somalia ay ka go’an tahay inay ka ambaqaado halkii hore. Waxa uu Olgan Bekar cadeeyay in Madaxweynaha Turkiga Erdogan uu u taagan yahay sida Somalia looga saari lahaa dhibaatooyinka yaryar ee muuqda, waxa uuna carab ***** in muddo kooban ay Somalia uga dhigi doonaan dal isku tashtay. Olgan Bekar, ayaa ballanqaaday ka dhabeynta Seddex qodob oo uu sheegay in Somalia ay walwal xoogan ka qabto waxa ayna kala yihiin: 1-In Siyaasada Turkiga aysan noqon mid waxyeeleysa danaha Qaranka Somalia. 2-Qaadista talaabo waliba oo Turkiga uu ku dhaqan galin doono rajada iyo baahiyaha ay qabaan Soomaalida. 3-In Siyaasadooda aysan noqon mid looga macaashayo Soomaalida, isla markaana ay ka dhabeynayaan hadafka Siyaasadeed, iyagoo aan lamid noqon doonin dalalka ka dana fushta Somalia. Sidoo kale, Danjire Olgan Bekar, waxa uu ballanqaaday in dowlada Turkiga ay diyaar u tahay buuxinta dhammaan boosaska ay faarujisay dowlada Imaaraadka Carabta, taa oo muujineysa in dowlada Erdogan ay ka go’an tahay is garabtaaga Somalia. Ballanqaadka Danjire Olgan Bekar ayaa imaanaya iyadoo ay wada kulmeen Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawed oo ka shaqeynaaya sida lagu dardar galin lahaa howlaha Qaranka ee arrimaha dibadda khuseeya. Si kastaba ha ahaatee, Danjire Olgan Bekar ayaa Somalia uga digay inay kalsooni siiso dowladaha aanu danta ugu jirin Horumarka iyo xasiloonida Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia si aada looga hadal hayaa doorashada la filaayo in 30-ka Bishan ka dhacdo magaalada Muqdisho. Doorashadan oo ay ku loolamayaan Xildhibaano dhowra oo doonaaya inay buuxiyaan Kursiga uu iska casilay Gudoomiyihii baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Dadka ayaa ku kala aragti duwan hanaanka uu u socdo ololaha Doorashada, waxa ayna badi qabaan in ololahaani uu yahay mid ka qabow kuwii hore. Waxa ay qabaan dadku in qabowga ololaha uu yahay mid ay sababta Xukuumada Somalia, oo iyadu dhabarka ka riixeysa inta ugu badan Musharaxiinta oo ka tirsanaa isla xukuumada. Xukuumada Somalia ayaa loo arkaa inay dhabarka saaratay dhaqaalaha ku bixi doona Musharaxiinta ay gadaal ka riixeyso, kuwaa oo qaarkood isu sharaxaaya boos buuxisa taa oo ay tusaale kaaga filan tahay mudada diiwaan galinta oo aad u yareed. Dadka qaar ayaa qaba Xildhibaanada Mucaaradka qudhooda ay kaalin weyn ku leeyihiin ololaha socda balse Siyaasad gaara laga damacsan yahay aamusnaanta badan. Waxa ay qabaan in Musharaxiinta qaar ay ku jiraan kuwo markoodii hore ka imaaday dhanka Mucaaradka, hase ahaatee isku muuqaal ekeysiinaaya muxaafid. Aragtida ugu badan oo ay qabaan dadka ayaa ah in Xukuumada Somalia ay wadato shaqsiga la saadaalinaayo inuu noqon doono Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka. Shaqsiyaadka la rumeysan yahay in Xukuumadu ay ku bixineyso dhaqaalaha ayaa waxaa kamid ah Xildhibaan Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan oo iska casilay Wasaarada Gaashandhiga una taagan xilka Guddoomiyaha baarlamaanka iyo Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo kamid ahaa Xildhibaanada riday Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Sidoo kale, Xukuumada Somalia ayaa iska fogeyneysa inay kaalin ku leedahay ololaha lagu soo saarayo Gudoomiyaha cusub, wallow inta badan dadku ay yihiin kuwo aan aaminsaneyn iska fogeynta Xukuumada. Si kastaba ha ahaatee, dadka oo idil ayaa qaba in sababta ay Xukuumada u riday Jawaari ay tahay inay la imaado Gudoomiye adeecsan dowlada Nabad iyo Nolol ee hadda jirta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Lamaane aroos ahaa oo ku noolaa deegaanka Ari Caddays oo 30km dhanka koonfur galbeed kaga beegan degmada Cabuudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa u dhintay biriq ku dhacday habeen hore, kuwaasi oo meydkooda laga helay hoygii ay ka deganaayeen Caabudwaaq. Masiibadaan ayaa dadka deegaanka ka war heleen subaxnimadii Tallaadadan. iyadoo la sheegay in lamaanahaan ay hal todobaad wada noolaayeen oo ay aroos ahaayeen. Aabe Subeyr oo ah aabaha dhalay Faadumo Subeer Cabdi iyo seeygeeda oo la oran jiray Raage Maxamed Aadan ayuu ku sheegay in loo maleynayo in geeridooda ay sabab u tahay biriq soo dhacday oo xoolana ay ku dhinteen. Wuxuu sheegay Subeyr in gabadhiisa iyo seygeeda allaha u naxariistee ay wada joogeen hal todobaad kaliya, inkastoo uu xusay in meherkooda uu mar hore dhacay, balse ay wada noolaayeen todobaad kaliya.
-
The African Development Bank’s Deputy Director General for East Africa, Nnenna Nwabufo, represented the institution at the launch of the Say No to Famine – Short-Term Regional Emergency Response Project (STRERP) for Somalia. Source: Hiiraan Online
-
The Spanish navy launched its assault on pirates who had seized a fishing boat called the Gavi. Source: Hiiraan Online
-
Dowladda Puntland ayaa marti-gelinaysa shir ku saabsan Xasilinta Amniga Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo lagu casumay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Amniga Xukuumadda Federaalka iyo maamul goboleedyada ka dhisan Koonfurta Soomaaliya. Shirkaan ayaa sida qorshuhu yahay maalinta berri ah ka furmaya,caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana ka qeyb galaya Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Cabdinaasir Siciid Muuse iyo Wasiirada Amniga maamul goboleedyada Koonfurta Soomaaliya. Wasaaradda Amniga dowladda Puntland ee shirkaan marti-gelinaysa ayaa khibraddeeda la xiriirta sugidda amniga la wadaagaysa mas’uuliyiinta ka socda Koonfurta Soomaaliya,si loo xasiliyo Amniga Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay weli ku xooggan yihiin malayshiyaadka Al-shabaab,islamarkaana ay ka socdaan dagaallo iyo qaraxyo joogta ah. PUNTLAND POST The post Puntland oo marti-gelinaysa shir ku saabsan xasilinta Amniga Koonfurta Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Siyaasiga mucaaradka ah ee Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa sheegay in la joojiyay kulan isaga lagu soo dhoweyn lahaa oo maanta loo balansanaa inuu ka dhaco magaaladda Nairobi. Wuxuu arintaa ku eedeyay inuu ka dambeyo madaxweyne Farmaajo. Soo dhoweyn mise isi soo dhoweyn ? Kulanka waxaa loogu yeeray soo dhoweyn, laakiin markii la aqriyo hadalka uu Cabdiraxmaan bartiisa Facebook ku qoray, waxaa kusoo baxeysa isi soo dhoweyn. Hadii ay jiraan dad xaflad abaabulay si ay isaga usoo dhoweyaan ama xisbigiisa, waxey aheyd inaan aragno qaban qaabiyaashii iyo dadkii is abaabulay oo sharaxaya qaabkii uu kulankoodu u baaqday. Mudooyinkii dambe, siyaasigu inuu isagu is casuumo wax caadi ah ayey ka aheyd Somalia. Eedeynta Farmaajo Cabdiraxmaan wuxuu Farmaajo ku eedeyay inuu arrintaan isagu fuliyay, balse wax cadeyn ah nalama wadaagin. Wuxuu yiri xiligii Xasan Shiikh uu madaxweynaha ahaa, aniga iyo Farmaajo waxaan kulamo Dowladda looga soo horjeedo ku qaban jirnay Nairobi, balse Shakuur wuxuu iloobay in Xasan iyo Farmaajo aaney isku falsafad aheyn. Hadii uu Xasan Shiikh aqbalay in Dowladiisa banaanka laga soo weeraro , Farmaajo inuu sidaas oo kale noqdo ma Dastuuriyaa, jawaabta idinkaan idiin dhaafay hana iloobin in dastuurkii la xaday. Bilo ka hor, dowlada Kenya waxey diiday iney Nairobi ku shiraan xildhibaano kasoo horjeeda madaxweyne Farmaajo oo rabay iney halkaa mooshin ka abaabulan , taas waxey cadeyn u tahay in diidmada Kenya aaney ka bilaaban is casuumida Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur. Farmaajo ? Ma hubo in madaxweyne Farmaajo ka dalbaday Kenya iney joojiso shirarka looga soo horjeedo Dowladiisa, laakiin hadii ay jirto Farmaajo taa ma ku qaldan yahay ?. Dadka aadka ula socda siyaasada Somalia iyo fara galinta ajaanibta waxey aaminsan yihiin in Farmaajo uu ku saxan yahay talaabo kasta oo aan dhiig ku daadan oo uu ku difaaci karo taliskiisa. Midna waa iga su’aal, Kenya soo xaq uma lahan iney wax diido waxna ogolaato, in diidmadeeda laga dhigo amar Dal kale ka yimid soo gaf kuma ahan Kenya ? Shakuur ? Xildhibaanada marka laga tago ,Cabdiraxmaan waa musharaxa qura ee ilaa hada ku dhagan Farmaajo , dadku badi ma fahmin waxa 30-kii musharax ka takooray Shakuur isna wali daliil caafimaad qabta kama bixin arintaa. Shakuur waa siyaasi xilal soo qabtay, cilmi badan uu ka muuqdo aadna aftahan u ah, laakiin xiligaan shaqada uu wado waxey dad badan u arkaan inuu ku noqday mid ka mid ah ciwaanada ugu caansan Facebook balse uu ku lumiyay dhibco badan oo siyaasadeed. Waxaa u furan wali inuu aamusnaan ku kaluumeysto sida ay dad badan oo mucaarad ah hada sameeyaan, laakiin siyaasi walba wuxuu fahmaa inta uu la taliyihiisu fahmo. Cabdulaahi Cismaan Faarax Raafac22@gmail.com
-
Rival forces from Somalia’s army shot at each other in the capital Mogadishu on Monday, with one group trying to storm a training centre the United Arab Emirates left behind after it ended a training programme there, soldiers and residents said. The clash was an indication of the difficulty in rebuilding unified security forces for a state where centralised authority collapsed in 1991 and an internationally backed government, elected last year, faces huge challenges. It was also another sign of the fallout from a crisis in the Gulf region that has spilled into the volatile Horn of Africa. The UAE has trained hundreds of troops since 2014 as part of an effort boosted by an African Union military mission to defeat an Islamist insurgency and secure the country for the government backed by Western countries, Turkey and the United Nations. The Gulf nation ended its programme in Somalia this month in response after Somali security forces seized millions of dollars and temporarily held a UAE plane. “Some Somali military forces attacked us at the base, they wanted to loot it but we repulsed them,” Ahmed Nur a soldier who was trained under the discontinued programme, told Reuters. After 90 minutes of sporadic gunfire, the training facility was secured by presidential palace guards, a Reuters journalist at the scene said. Some of the UAE-trained Somali soldiers fled, said Abdirahman Abdullahi, a second soldier who was also trained under the programme: “Most of my colleagues jumped over the wall and ran away with their guns. Others left the guns and ran away and so I had to (flee) also.” Residents in the area said they saw UAE trained forces discarding their military uniforms and fleeing the facility in three-wheeled rickshaws with their guns in their laps. Somalia’s relations with the UAE have been strained by a dispute between Qatar and Saudi Arabia. The UAE is part of a group of Arab states including Saudi Arabia that has ostracised Qatar. Countries on both sides of the dispute have influence in Somalia, and Mogadishu has refrained from taking sides. Source: – Reuters
-
Hassan Warsame, 60, has been commuting between Galkayo city in northeastern Somalia’s Puntland region and his rural home more than 50 km away ever since he realized that he could never rebuild his life around livestock again. As soon as he has some weekly wages in his pocket from working on a construction site, he buys food for the family and travels home to the village. He has eight children depending on him. Hundreds of other pastoralists, whose livestock and livelihoods have been devastated by the drought in different parts of Mudug region, are doing something similar. Hassan mixes cement and sand on the building site, and loads heavy materials onto trucks. He said his job needs physical strength more than any particular skill, so it was easy to pick up. After working for four days, he spends Thursdays and Friday with his family, returning to work on Saturday morning. His average earnings are 550-600,000 shillings ($20) a week. As he received the cash, he always gives it to a friend working in a local shop to keep it safe for him. Once he has taken out the money he needs for his own living and transport, he is able to buy 15 kgs of flour, 20 kgs of rice, and 10 kgs sugar to keep the family going while he is away in the city. Hassan’s family remains with 15 feeble goats from their original herd of 300. They cannot make a living out of such a few pitiful animals. As he could not afford to transfer his family to the city, Hassan felt it best to separate. “I do this work to get food. There is a great disparity in this life and the previous one – the previous one was much better,” he told Radio Ergo’s local reporter. There are around 340 men doing similar casual labour in Galkayo, who have recently come in from surrounding rural areas, according to the local authorities. They work mainly in construction, quarrying, and serve as waiters in restaurants. Hassan and his co-workers sleep in local mosques on the days they are away from their homes, as they do not have relatives in the area to stay with. Sharif Abdi, 34, is another father of eight who came to Galkayo looking for employment. He goes early in the morning to a food market in Galkayo to offload and load groceries to trucks. He left his family in Afgaduudle, 170 km away, and he cannot afford to see them during the weekends. He earns 240,000 ($10) and buys them five kg of flour, rice and sugar and asks truck drivers going that way to deliver them to his family. Five years ago he owned a healthy herd of 150 goats, but only 10 survived the drought. He told Radio Ergo he decided to venture into this work in January, when his family could no longer survive the harsh living conditions they were facing. The social welfare representative at Galkayo municipal council, Muhidin Yusuf, told Radio Ergo they cannot do much to improve the lives of these new workers, but they have met local employers asking them to give employment opportunities to displaced pastoralists. Muhidin Yusuf said there were various initiatives underway with assistance from aid agencies to restock pastoralist families’ herds to enable them to rebuild their old livelihoods in the rural areas. However, he recognized that such plans might not succeed, in which case they would need to look into bringing the families to the city from the villages and organizing skills trainings to open better job prospects. Source: – Radio Ergo
-
Popular Contributors
