-
Content Count
213,146 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay xubin la sheegay in uu ka tirsanaan jiray Al-Shabaab haddana uu ka mid yahay Kooxda Daacish. Ciidamada Booliska ay waxa ay sheegeen in gacanta lagu soo dhigay Jaamac Xuseen Xasan oo lagu eedeynayo in uu horay uga tirsanaa Al-Shabaab. Waxa ay sidoo kale sheegeen in gacanta lagu soo dhigay xilli uu ku howlanaa aaska Miino dhulka la galiyo. Ninkaan oo Magaciisa lagu sheegay Jaamac Xuseen Xasan ayaa booliska Soomaaliyeed waxa ay sheegeen in uu horay uga tirsanaa Al-Shabaab balse markii dambe uu ku biiray Kooxda Daaciish oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya kana dagaalanta Wadamada Siiriya iyo Ciraaq. Jaamac Xuseen Xasan oo ah Ninka lagu eedeeyey in uu ka tirsanaa Daacish ayaa Warbaahinta waxa uu u faah faahiyey halka laga soo qabtay iyo waqtigii uu ku biiray kooxda Daacish,waxa uuna sheegay in uu ka yimid Buuraha Galgala ee Gobolka Bari. Eedeysanaha oo Warbaahinta la hadlay sheegay in uu ka tirsan yahay Kooxda Daacish horayna uu uga tirsanaa Al-Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Mogadishu (HOL) - Somalia's recently-appointed Defense Minister, Mohamed Mursal Abdirahman, has announced that he will resign to contest for the post of Lower House Speaker vacated by Mohamed Osman Jawari. The latest resignation brings the total number of cabinet ministers quitting for their shot at Speaker to four. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) -Prime Minister, Hassan Ali Khaire said that international partners have agreed that Somalia had made visible changes in public finance management, good governance and economic recovery. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (Caasimadda Online) – Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay kulankii soo dhoweynta ahaa ee laga joojiyay taageerayaashiisa magaalada Nariobi ee dalka Kenya. Wuxuu sheegay inuu aad uga xun yahay hab dhaqanka dowladda Farmaajo ee ah inay bartimaameedsato dadka ka aragtida duwan, wuxuuna tacsi u diray jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Kenya iyo taageerayaashiisa is hortaaggii lagu sameeyay kulankii soo dhoweyntiisa. “Waxaan uga tacsiyeynayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee Kenya iyo taageerayashayda baaqashada ku timid kulankii soo dhowaynta ahaa ee maanta Nairobi ka dhici laaha. Waxaa wax laga xumaado ah in maamulka Madaxweyne Farmaajo uu shaqo ka dhigtay bartilmaamsiga dadka ka aragtida duwan, gaar ahaan Xisbiga Wadajir..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo farriin soo dhigay baraha bulshada. Wuxuu Farmaajo xusuusiyey arrintan: “Waxaa xusuus mudan in aniga iyo Farmaajo sanad ka hor aan Nairobi ku qaban jirnay kulamo iyo olole siyaasadeed oo ka dhan ah maamulkii Madaxweyne Xasan Sheekh…” Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Riyadh (Caasimadda Online) – Ciidamada amaanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xabsiga dhigay 30 qof oo ka soo kala jeeda 12 dal kuwaa oo lala xeriirinayo falal argagaxisnimo oo bishii April ka dhacay dalkaasi, sida boolisku sheegeen. Dadkan la tuhmay ayaa xabsiga loo taxaabay waxaana lagu hayaa baaritaano ku saabsan ineey xeriir la leeyihiin kooxaha Argagixsada loogu yeero, dadka la xir xiray ayaa ka soo kala jeeda dalalka Soomaaliya, Sudan, Yeman, Masar, Turkey, Kenya, Iran, Syria, Baxreyn iyo Kyrgyzstan. Tirada dadka Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Sacuudi carabiya ayaa ah Afar Qof waxaana loo heystaa iney wada shaqeyn kala dhaxeyso kooxaha jihaadiyiinta ee weerarada ka geesta dalalka Yurub, Bariga Dhexe iyo Africa. Dad tiradoodu ay dhan tahay 5,348 qof ayaa xabsiyada dalka Sacuudi Carabiya ugu jira dambiyo ah ineey weeraro geesteen iyo in ay ka tirsan yihiiin kooxaha argagisiada, qaar ayaa racfaan doonaya ineey qaataan halka kuwa kalena baaritaano lagu hayo. Sacuudiga ayaa feejignaan dheeri ah kaga jiro kooxaha loogu yeero argagixsada iyadoona dhawaan xoghaya guud ee Qaramada midoobay Antonio Guterres uu ku amaanay xukuumada Riyad sida ay kaga go’antahay in kooxahaasi laga feejignaado. W/ Turjumay: Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal) Abdiazizh99@gmail.com Xigasho: albawaba.com
-
The so-called war on terror has deformed the Ethiopian state and society. The social fabric as a result has been badly frayed with widespread extrajudicial killings and torture. Can anything be done to improve this? Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa goor-dhaw ku dhawaqay inuu iska casilay xilkii wasiirka gaashaandhigga Somalia, kaddib markii uu isku sharrxay xilka guddoomiyaha cusub ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Tallaabadan ayaa imaanaysa iyadoo shalay laba xubnood oo golaha wasiirrada Somalia ka tirsan ay xilalkoodii iska-casileen, kaddib markii ay sheegeen inay u taagan yihiin xilka guddoomiyaha baarlamaanka. Wararka ayaa sheegaya in warqaddii uu wasiirka difaaca isku-casilay uu u gudbiyay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka, iyadoo isla maanta la guddoonsiiyay shahaadaha musharraxiinta u tartamaya xilka guddoonka baarlamaanka Somalia. Sidoo kale, Wasiir u dowle iyo wasiir ku xigeen ayaa Isniintii shalay ahayd iska casilay xilalkii ay ka hayeen golaha wasiirrada, iyagoo iyagana qaatay shahaadadii ay uga qayb-geli lahaayeen doorashada. Dhanka kale, Guddiga Doorashada ayaa horay u soo jeediyay in musharraxii doonaya inuu doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ka qayb-galo uu marka hore iska casilo xilka uu hayo. Ugu dambeyn, Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Aqalka Hoose ee Golaha Baarlamaanka Somalia ayaa waxay dhacaysaa 30-ka bishan, iyadoo ay ku tartami doonaan xildhibaanno iyo wasiirrada is-casilay. PUNTLAND POST The post Wasiirka Difaaca oo Xilkii iska-casilay lana Gudoonsiiyay Shahaadada Musharraxnimada appeared first on Puntland Post.
-
Nairobi (Caasimadda Online) – Dowladda Kenya oo joojisay Xaflad lagu soo dhoweyn lahaa Siyaasiga Cabdirahmaan Cabdishakur, Xafladdaas oo aheyd Qado ayaa lagu balansanaa in maanta uu ka dhaco Sir Cali Muslim Club oo ah fagaare weyn oo xafladaha lagu qabto una dhow Xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Kulankaan oo casuumaadiisa loo kala diray boqolaal qof ayaa ugu dambeyntii lasoo sheegay in la baajiyey kadib amar kasoo baxay dowladda Kenya. Wararka qaar ayaa sheegaya in amarka lagu joojiyay Xafladan uu bixiyay Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka, kaasoo horay u joojiyay in aanay Mucaaradka dowladda Madaxweyne Farmaajo wax shir ah ku qaban karin Kenya. Amarka lagu joojiyey arrintaan ayaa la rumeysan yahay inay kasoo baxday madaxtooyada dalka Kenya waxaana ciidamada Booliska lagu amray inuusan dhici karin kulankaas iyo kulamada kale ee lamid ah. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa hore loogu xiray Magaalada Muqdisho kadib markii weerar lagu qaaday gurigiisa iyadoo lagu eedeeyey inuu galay dambi qaran dumisnimo ah. Dowladda Soomaaliya ayaa maalmo ka hor kansashay dacwaddii ka taalay Cabdiraxmaan Cabddishakuur sidoo kalana waxaa laga qaaday xayiraadii ka saarneyd dhanka safarada taasoo u sahashay inuu u dhoofo dalka Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u joojisay kulamo uu cabdiraxmaan Cabdishakuur ku qabsan lahaa magaalada Muqdisho, waxaana la yaab noqotay in haddana looga dabatagay dalka debadiisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sh.C/Raxmaan ayaa maanta iska casilay xilka Wasiirka gaashaandhigga,waxaana uu isu diiwaangeliyay tartanka guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya. Mursal,waxaa uu ka mid noqday tiro Wasiirro,Wasiir ku xigeenno iyo xildhibaanno isu sharraxay xilka guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya. Iscasilaaddiisa kaddib waxaa uu tagay xarunta Guddiga doorashada Guddoonka Golaha shacabka halkaas oo uu iska diiwaan geliyay kana qaatay Shahaaddada u oggolaaneysa in uu tartankaas ka qeybgalo. Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan ayaa haayay mid ka mid ah xilalka ugu waaweyn ee golaha Wasiirada balse uu Maanta xilkaasi iska casilay,waxana sidoo kale shalay is casilay Wasiir dowle iyo Wasiir ku xigeen kuwaas oo ka mid noqday musharixiinta xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada ayaa la filayaa in ay dhacdo 30-ka Bishan April 2018,sida ku cad jadwalka ay baahiyeen Guddiga doorashada Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Afaafka hore iyo dhamaan agagaarka Xerada General Gordan ee shalay ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya ay ku dagaalameen ayaa maanta lagu arkayay ciidamo milatari aad u tababaran oo wato gaadiidka Gaashaaman. Mar aan saakay soo hormaray halkaasi ayaa indhaheygu qabanayeen tiro ciidan ah oo halkaasi amniga sugayo islamarkaana diidayay xitaa in ay gaagiidka dadweynaha halkaasi istaagaan. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada Milatariga ee sida gaarka ah u tababaran lagu wareejiyay Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Soomaalida. Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Somalida, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab oo laga keenay Gobolka Shabellaha hoose, gaar ahaan Garoonka Ballidoogle. Arrintan ayaa waxa ay ka dambeysay, kadib markii shalay Iska hor imaad uu ka dhacay Xerada Ciidamada Imaaraadka, iyadoo taliska ciidanka Militariga Somaliya ay sheegeen in iska hor imaadkaasi ay ka dambeeyeen askar rabtay inay qaataan saanad Militari. Xalay fiidkii ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab Xerada ciidanka Imaaraadka ee Degmada Hodan, waxaana halkaasi lagu arkaayay gaadiidka gaashaaman ee ciidankaan ay wataan. Ciidamadii Imaaraadka ee xeradan ku sugnaa, ayaa noqday kuwa la xiray iyo kuwa kala cararay, kadib dagaalkii shalay ka dhacay Xeradaasi. Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Cabdiwali Jaamac Gorod, ayaa sheegay in la soo xiray tiro askar ah oo isku dayday inay saanad Militari kala baxaan Xeradaasi. Si kastooy ahaataba Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wayn uga carootay falkii shalay ka dhacay Xerada Ciidamada Jeneraal Gordan oo maalmo ka hor Saraakiisha dowlada imaaraadka carabta ay ku wareejiyeen Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Shirkii sannadlaha ahaa mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee uu baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ee Capacity Injection Project (CIP) ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Shirka ayaa waxaa shir guddoominayey Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Cabdinaasir Biixi Soof, waxaana goob joog ka ahaa Mr Alex oo ah Madaxa Mashruuca CIP ee Soomaaliya iyo dhammaan Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha ka faa’iideysanaya Mashruuca. Shirka waxaa looga hadlayey waxyaabihii u qabsoomay Mashruuca sannadkii tegey ee 2017-ka, waxyaabihii aan qabsoomin iyo sababta ay u qabsoomi waayeen, sidoo kale waxaa shirka looga hadlay qorsheyaasha sannadkaan 2018-ka u qorshaysan in la fuliyo. Waxyaabaha la taaban karo ee ka mid ah guulaha la gaarey sannadkii 2017-ka ayaa waxaa kamid ah Hirgelinta Mac-hadka dawliga ah ee maamulka iyo maaraynta ee IPAM oo markii ugu horreysey taariikhda laga hirgeliyey Puntland, Tababaradii kala duwanaa ee loo qabtay shaqaalaha dawladda, Heshiisyo uu mashruucu fududeeyey oo dawladdu la gashay Kenya, Tanzania iyo Itoobiya kuwaas oo la xiriira tayaynta shaqaalah, Higelinta tobaneeyo siyaasadood oo loo dejiyey hay’adaha kala duwan ee dawladda, Tirokoobka shaqaalaha dawladda iyo Gaadiid la gudoonsiiyey xarumaha dawladda si loo dardargeliyo shaqada xarumaha dawladda. Mashruuca tayaynta oo saddex sano ka shaqaynayey Puntland ayaa laga gaarey guulo la taaban karo oo gundhig u noqday tayaynta hay’adaha dawladda taas oo ah iyo kor u qaadista tayada shaqaalaha dawladda taas oo qayb ka ahayd ballaan qaadkii Madaxweynaha dawladda Puntland ee ahaa Tayaynta iyo tiro koobka shaqaalaha dawladda. The post Shirkii Sannadlaha ahaa ee Mashruuca tayaynta shaqaalaha Puntland oo Garoowe Ka furmay appeared first on Puntland Post.
-
In a large, empty-looking house on a hill in Hargeisa, Somaliland, Nejuu is preparing dinner for her “babies.” The veterinary student cuts up a kilo of red meat and places chunks of it on a plate. Source: Hiiraan Online
-
MOGADISHU, (CAJ News) – AT least five people, including two children, have died following severe flooding that has displaced thousands of refugees in Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Canadian police are questioning the suspected driver of a rented van that ploughed into pedestrians in northern Toronto on Monday, killing 10 and injuring 15. Alek Minassian, 25, was not previously known to authorities, police said. The incident appeared to be deliberate but the motive was not clear, officials added. Canadian Prime Minister Justin Trudeau said the "tragic and senseless attack" had brought him "great sadness". Meanwhile, an officer has been praised for not opening fire during a tense standoff with the suspect, who claimed to be armed. Video broadcast on CBC News showed a man pointing what appeared to be a gun at officers and shouting "kill me". The officer tells the man to "get down" and when the suspect says he has a gun, the officer repeats: "I don't care. Get down." The suspect was then arrested without shots being fired. How did the incident unfold? Police said the white rental van mounted the kerb on Yonge Street between Finch Avenue and Sheppard Avenue at about 13:30 local time (17:30 GMT) on Monday and drove into pedestrians along a 2km (1.24 mile) stretch. Reza Hashemi, who owns a video shop on Yonge Street, told the BBC he heard screaming on the other side of the road. He said the van was repeatedly mounting the pavement and running into people. 'It was awful': What eyewitnesses saw One witness told City News that the driver was "hitting anything that comes in the way". "People, fire hydrants, there's mail boxes being run over," said the unnamed man, who said he was driving behind the van during the incident. As the van continued, the man said he sounded his horn to try to warn pedestrians. "I witnessed at least six, seven people being hit and flying in the air, like killed, on the street," he said. Another former student, Ari Bluff, said Minassian did not seem to have many friends. "I remember seeing him probably just walking down the halls, usually by himself, or in the cafeteria by himself," he said. He was speaking to CBC. Minassian went on to attend Seneca College in the North York area of Toronto, where the van incident took place, CBC reported. What else is known? Van rental company Ryder System Inc confirmed that one of its vehicles was involved and said it was co-operating with authorities. The incident happened while foreign ministers of the G7 leading industrialised nations - Canada, the US, Britain, France, Germany, Italy and Japan - were holding talks in Toronto. Foreign Minister Chrystia Freeland said the G7 meetings would continue on Tuesday as planned. "The work of the ministers obviously goes on. This is a very sad day for the people of Toronto and the people of Canada," she said. City Mayor John Tory urged residents to remain calm. "This kind of tragic incident is not representative of how we live or who we are or anything to do with life in the city on a day-to-day basis," he said. The White House issued a statement saying the US "stands with the Canadian people" and offering "any support Canada may need". Source: Hiiraan Online
-
Canadian investigators are piecing together information about the man accused of driving a van into multiple pedestrians at a busy Toronto intersection Monday, killing 10 and injuring 15. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha dibadda Somalia, ayaa sheegaya in dowlada Imaaraadka carabta ay laashay qorsho ay dowlada Somalia ku magacaawi laheyd Safiir cusub. Xogta aan heleyno ayaa sheegeysa in dowlada Imaaraadka ay dib usoo celisay Safiir cusub oo la doonaayay in lagu bedelo kan iminka Somalia u fadhiya dalka Isutaga Imaaraadka carabta. Dowlada Imaaraadka ayaa la xaqiijiyay inay is hortaagtay magacaabida Safiirka cusub, maadaama waayadan uu sii kordhaayay khilaafka labada dal, oo gaaray heer leysu aqbali waayo Safiirada. Waxa ay xogtu intaa kusii dareysaa in dowlada Imaaraadka ay dib usoo celisay warqad codsi ah oo lagu dalbanaayay aqbalaada Safiir cusub, waxa ayna taa cirka ku toshay khilaafka labada dal. Dowlada Imaaraadka ayaa baqdin ka qabta in Safiirka cusub oo ay dib usoo celisay uu ka awood bata kan iminka ku magacaaban dalkaasi oo Siyaasad ahaan jilicsan. Dowlado dhowr ah oo ay kamid tahay Kuweyd ayaa horay u diiday in dowlada Somalia ay bedesho Safiirkeeda ku magacaaban dalkaasi, iyadoo aan la garaneynin sababta dhabta ah. Dowladaha Somalia iyo Imaaraadka carabta ayaa isku haya arrimaha Dekadda Berbera, oo uu Imaraadka Heshiis kula galay maamulka Somaliland. Ma cadda talaabada ay qaadi doonto dowlada Somalia, waxaana xusid mudan in Imaaraadka ay Somalia kala baxday Diplumaasiyiinteeda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Somalia’s foreign minister has said DP World should reconsider its contract with Somaliland and work with Somalia’s federal authorities so the country’s sovereignty is not violated. Ahmed Isse Awad told Reuters that DP World’s agreement to develop an economic zone and port in Somaliland’s Berbera “bypassed the legitimate authority” of Somalia, triggering “misunderstanding and disagreement” that remained unresolved. Mr Award said: “We are asking DP World to reconsider these agreements, particularly the one in Berbera port since Somaliland is claiming to be a state independent from Somalia,” reported Reuters. In 2016, DP World won a 30-year concession with an automatic 10-year extension for the management and development of a multipurpose US$400m port project at Berbera, but in March, the Federal Government of Somalia declared the deal “non-existent, null and void”. Ethiopia was due to take a 19% stake in the port, with the Somaliland Port Authority holding 30% and the remaining 51% held by DP World. Last month Saad Ali Shire, Somaliland’s foreign affairs minister, claimed that the dispute risked destabilising the Horn of Africa region. Somaliland’s declaration of autonomy from Somalia has not been formally recognised. port Strategy
-
For nearly three decades, the holy grail of politics in Somaliland has been its quest for international recognition. Somaliland is not its own country — not officially, any way — but it wants to be. It operates with complete independence from Somalia proper, under whose sovereignty the territory technically falls, and it boasts all the trappings of a modern state: a flag, a national anthem, a currency, an army, a Constitution. But despite Somaliland’s stellar track record of stability and economic growth, the territory’s pleas for recognition have fallen on deaf ears. The international community, prioritising its own geostrategic considerations, has consistently preferred to reinforce a succession of unstable governments in Mogadishu, leaving Somaliland to fend for itself, for the most part. Political theorists hypothesise that Somaliland’s success comes not despite this international isolation, but because of it; that the absence of aid money and one-size-fits-all development plans has allowed it to develop a home-grown democracy that actually works for the community. Nonetheless, Somaliland remains desperate to end this isolation — and it just might be on the brink of doing so. Finally, global geopolitics is working in its favour. The bitter divisions in the Middle East have spilled over into the Horn of Africa, forcing governments to choose sides. Somalia’s federal government, propped up by African Union (AU) peacekeepers in Mogadishu, is aligning itself with Qatar and Turkey. This has forced Saudi Arabia and the United Arab Emirates to go searching for other Somali partners — and Somaliland can barely contain its enthusiasm. Already, even as the UAE has withdrawn from a military training arrangement in Mogadishu, it has reached a deal to build a military base in Somaliland’s Berbera port; while Emirati behemoth DP World will operate the commercial facilities there. According to one report, the UAE is now accepting Somaliland passports. It’s not just Somaliland, either: the president of neighbouring Puntland, a semi-autonomous region with much closer ties to Mogadishu, recently jetted off to Abu Dhabi for a meeting with senior Emirati officials, suggesting that it too has taken the side of the UAE and Saudi Arabia. In Hargeisa, Somaliland’s booming capital city, the government is daring to dream: could the territory be on the brink of receiving their first official recognition as a sovereign entity? The worse relations get between Abu Dhabi and Mogadishu — and they are deteriorating further by the week — the more likely that seems. And where the UAE goes, other countries may follow, given the Emirates’ considerable influence in the region. The international recognition that Somaliland craves is closer than ever before. If only the poets would shut up. Poets like Naeema Qorane, who was sentenced last week to three years in a Hargeisa prison. Her crime: “anti-national activity of a citizen and bringing the nation or state in contempt”. In her verse, Qorane waxes lyrical about Somali unity; the fabled soomaalinimo, the essential Somaliness that binds all Somalis regardless of whose borders they live in. It is a concept embraced wholeheartedly by the federal government in Mogadishu, even finding expression on its flag: against a light blue background, the five points of the white star represent Somalia’s five historic regions, including territory in Kenya, Ethiopia and Djibouti. One day, Mogadishu would like to have all that back. Poets occupy an exalted position in Somali society, which until 1974 was an almost exclusively oral society. “Poets carry our heritage and our history. That’s how we send messages. Poetry is the centre of the identity of the Somali people,” said Guleid Ahmed Jama, the director of the Red Sea Centre, a Hargeisa-based cultural organisation. In the battle of ideas, poets are always on the frontline. “Poetry is an important vehicle for different political positions: some may emphasise the value of soomaalinimo whilst others might praise the achievements and independence of the breakaway Republic of Somaliland. These poetic expressions and confrontations are taken up by younger generations and play out in many different locations — both offline and across dynamic and transnational Somali social media,” said Pete Chonka, a lecturer at King’s College London and a long-time student of Somali poetry. So when Qorane, and others like her, preach soomaalinimo, Somaliland’s government interprets it as an attack on its own nation-building project — even when Qorane never mentions Somaliland explicitly. And this is deemed enough of a threat to to jail her, even if doing so means violating basic civil liberties. “I think the Somaliland government is not respecting the Constitution,” said Jama. But it’s even worse than that, he adds: to convict Qorane, the courts relied on the old Somali penal code, a legal remnant of a unified Somalia. Apparently Somaliland is not so averse to abusing the notion of Somali unity when it suits them. There is grave danger here for Somaliland. The territory is so close to achieving its ultimate goal of international recognition: is now really the time to trample on free speech, on human rights, on the rule of law — all the values which have for so long underpinned this rare success story in the Horn of Africa? President Muse Bihi may be aware of the danger, at least. Following a huge public outcry that followed Qorane’s conviction, unconfirmed Twitter reports suggest that he has now pardoned the poet. Even if true, this will not be the last test of Somaliland’s principles Somaliland is nearer to its holy grail than even before. But it doesn’t take a poet to know that sometimes holy grails turn out to be poisoned chalices. Mail & the Guardian
-
The dispute between the government of Djibouti and DP World runs on and on. The Dubai firm says that it still regards its concession to operate Doraleh Container Terminal (DCT) as being in force, although its employees have been forced to leave the country DP World argues that the government “unlawfully seized control of the terminal” on 22nd February and it has referred the new dispute to the London Court of International Arbitration (LCIA). The Djibouti Ports & Free Zones Authority (DPFZA) claimed in February that the concession had been cancelled because of DP World’s poor performance, but given that this action was taken after the government had its original corruption allegations against the Dubai rejected by the LCIA, this seems unlikely. DPFZA says that it is prepared to buy DP World’s 33% stake in DCT, but the port operator says that it has not yet received any offer for its stake. DP World group chairman Sultan Ahmad bi Sulayem said: “We demand Djibouti cease its unlawful conduct and continue to work with us as partners. The cooperation has been in place for 18 years and has yielded hundreds of millions of dollars. Africa needs infrastructure and if nations can change laws to take assets it will be difficult to attract further investment.” The government of Djibouti says that it is in talks with CMA CGM over developing a new transhipment container terminal at the Port of Djibouti. CMA CGM already includes Djibouti on several of its weekly services. DPFZA chairman Aboubakar Omar Hadi said that the terminal would require initial investment of US$660M to provide annual handling capacity of 2.4M TEU, but expansion could increase this to 4M TEU. Speaking at the Africa CEO Forum in Abidjan, he said that construction could begin as early as September and take two years. This seems a very ambitious timetable. In a statement responding to the news, DP World said: “Take notice that DP World and DCT are the lawful holders of rights in respect of the ownership and operation of the container shipping terminal at Doraleh, Djibouti, and will pursue all available legal recourse, including claims for damages, against any other entities that tortuously interfere or otherwise violate their rights with respect to the Concession Agreement.” According to DP World, its agreement with the government also gives it “exclusive rights to build and operate any other container ports and free zones in Djibouti.” Meanwhile, following its complaint in March about “sovereignty violations” by DP World, the government of Somalia is seeking to block the company from developing the port of Berbera in the Somali breakaway state of Somaliland, for which it signed a 30 year concession in May 2016. Mogadishu controls only part of its territory because of the civil war against Islamist militant group Al Shabab, but also because the breakaway territories of Puntland and Somaliland on the Red Sea coast have effectively operated as separate states for more than 20 years. Mogadishu fears that the port project will strengthen Somaliland’s independence. It already fears Ethiopian involvement in its domestic affairs, despite military support the latter has given in the battle against Al Shabab. Somalia’s parliament has now voted to ban DP World from operating anywhere in the country, which it considers as including Berbera. The government of Ethiopia has agreed to take a 19% stake in Berbera’s operating company. Addis Ababa has revealed that it has agreed to switch some of its trade from Djibouti to Berbera as part of the agreement. Djibouti currently handles 95% of Ethiopian trade and so its government is keen to open up access to alternative ports in order to provide some competition and increase its security. With the exception of Eritrean ports, which Addis Ababa does not want to use because of extreme tensions with its neighbour, Berbera and Djibouti are the two closest ports to most Ethiopians. The government of Ethiopia is also keen to encourage the use of Mombasa in Kenya and Port Sudan in Sudan by Ethiopian traders. Djibouti is highly dependent on Ethiopian trade, which accounts for about 70% of containers passing through its terminals.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar hoose oo aan ka heleyno ilo wareedyo ka tirsan Hay’adaha amaanka dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegaya in Imaaraadka uu gudaha magaalada Muqdisho ku dhex fasaxay Kunteenar Hub ah. Xogtu waxa ay tibaaxeysaa in Kunteenarkasi Seddex cisho ka hor laga dhex saaray Xerada Xerada Jenaraal Gorda oo Saldhig u aheyd Saraakiisha ciidamada Imaaraadka ee iminka ka baxay dalka. Mid kamid ah Saraakiisha ciidamada Imaaraadka ee iminka ku biiray ciidamada ka amar qaata Wasaarada Gaashandhiga Somalia, ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay inuu jiro Hub kale oo aad u xoogan kuwaa oo asbuucyadii ugu danbeysay loo iibgeynaayay goobaha sida sharci darada ah loogu kala iibsado Hubka. Waxa uu intaa raaciyay in Hubka Imaaraadka ee galay magaalada ay u badnaayen qoryaha fudud iyo rasaas noocyo kala duwan leh. Qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa qoryaha loo yaqaan ‘’Cali Shucaaca’’ oo ay magaalada soo galiyeen Imaaraadka kuwaa oo qeyb ka ah Hubka ay Saraakiisha Imaaraadka ku fasaxeen gudaha magaalada. Imaaraadka oo inta badan agabkiisa ciidan ciidan kala baxay magaalada Muqdisho, ayaa ku dhiiranaaya in qalqal amni uu ka dhex abuuro magaalada si xasilooni darro ay uga dhex curato dalka. Dowlada Somalia oo ka feejigan amni darro lagu geysto Hubka ay Imaaraadka galiyeen magaalada ayaa iminka wada qorsho looga hortagaayo Hubkaas. Si kastaba ha ahaatee, magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad looga hadal hayaa ficilada ay ku kacayaan ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ee horay ay u tababareen Imaaraadka iminka qaarkood lagu wareejiyay dowlada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com