Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,234
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Taliyaha ciidanka Badda Puntland Admiral, Abdirisaaq Diiriye Faarax, ku xigeenkiisa Axmed Kalonbi iyo taliyaha ciidanka amniga dekeda Bosaso, Col: Mohamed Ali Hashi, ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiil ka socotay Ciidamada badda Midowga Yurub. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay qodobbo muhiim ah oo ay kamid yihiin, nabadgelyada badda iyo ka hortagga dembiyada badda. Arrimaha ay sida gaarka ah ay uga wada hadleen waxaa kamid ahaa, la dagaalanka burcad-badeednimada, kalluumeysiga sharci-darrada ah, tahriibinta hubka, iyo argagixisada badda. Waxaa kale oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac. Dhawaan ayay ahayd markii qaar kamid ah wadamada ciidamadoodu ay ku sugan yihiin xeebaha Soomaaliya ay kordhiyeen joogitaankooda, si kor loogu qaado ilaalada xeebaha Soomaaliya. Puntlandi.com
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Warbixin kasoo baxday maamulka shirkadda DP world ee laga leeyahay dalka Imaaraadka carabta ayaa waxaa lagu sheegay in shirkadu ay jawaabo adag ka bixin doonto go’aankii ay kusoo erisay dowlada Djibouti. Maamulka shirkada DP world ayaa sheegay in shirkadu ay qaadeyso talaabo waliba oo ku haboon go’aanka ay dowlada Djibouti kaga soo saartay mashruucii ay kawaday Dekadeeda. Warbixinta maamulka Shirkada oo lagu baahiyay wargayska ka faalooda arimha istaraatiijiyadda Dekadaha ayaa waxaa lagu dhaliilay hanaanka loo maray eryinta ay Djibouti ku sameysay shirkada. Waxaa lagu sheegay qoraalka in dowlada Djibouti ay ka weecatay sharciyada Dekadaha, hase ahaatee ay taasi u horseedi doonto dhibaato hor leh oo ku timaada shaqada Dekadda. Warbixinta oo lagu soo qaatay Agaasimaha shirkada DP world ayaa waxa uu uga digay Jabuuti in Dekadda Doorale ay ka shaqo badato Dekadaha kale ay gacanta ku heyso DP World oo laga leeyahay Imaaraadka. Waxaa lagu sheegay warbixinta in dowlada Djibouti ay caqabad kala kulmi doonto haddii Dekadda Doorale ay kasoo saarto dhaqaale kabadan tii horay looga soo saari jiray. Sharikadda Maamusha Dekadaha ee DP World ayaa uga digtay Dowladda Jabuuti in Dekadda Dooraale ay ku wareejiso sharikad kale inta uu shaqeynayo heshiiska ay DP World iyo Dowladda Jabuuti wada galeen, sida lagu sheegay warbixinta. Sidoo kale, waxaa lagu sheegay warbixinta haddii tallaabadaas ay ku dhaqaaqdo Dowladda Jabuuti ay iyaduna xaq u yeelan doonto shirkada in ay dacweyso islamarkaana sheegto bur bur hantiyadeed in loo geystay. Si kastaba ha ahaatee,DP world ayaa waxaa dalka Djibouti looga eryay sababo la xiriira musuq-maasuq dhaqaale, ku tagrifal awooda Qaranka Jabuuti iyo isticmaalka awoodo aan caadi aheyn. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  3. Diyaarad Drone ah oo looga shakisan yahay in laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa duqayn ka geysatay meel ku dhow degmada Qandala oo ay fariisin ku lahaayeen kooxda Daacish. Weerarkaan ayaa lagu dilay dhowr kamid ah dagaalamayaasha Daacish, sida lagaoso xigay saraakiil ciidan oo katirsan Puntland, kuwaas oo ka gaabsaday inay macluumaad dheeraad ah bixiyaan. Dadka deegaanka qaarkood ayaa sheegay inay maqlayeen dhawaaqa duqeynta. Qandala oo katirsan gobolka Bari kuna kutaala Badda Cas, ayaa ahayd meeshii ugu horeysay ee mar gacanta u gashay kooxda Daacish, inkastoo markii dambe si xoog ah looga saaray. Dowladda Maraykanka weli kama hadlin inay weerarkaan masuuliyadiisa leedahay. Puntlandi.com
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar kala duwan ayaa waxa uu kasoo baxayaa dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Kenya iyo maleeshiyaadka al-Shabaab. Dagaalka oo geystay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ayaa ka dhacay degaanka Faxfax-dhuun oo ka tirsan Gobolka Gedo. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii xoogag ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab ay weerar ku qaaden fariisin Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin degaanka. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in leysu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lasoo sheegayaa in al-Shabaab looga dilay Lix Maleeshiyo. Ciidamada Kenya ayaa waxaa sidoo kale laga dilay Shan Askari, halka sidoo kale dagaalka looga dhaawacay 11 Askari oo xiliga weerarka ku guda jiray tamashleyn. Goobjoogayaal ayaa sheegay in maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ay wateen Gaadiid dagaal iyo hub xoogan, kuwaa oo marqura weerar ku galay saldhiga Ciidanka Kenya, intaasi kadibna uu xigay dagaal kulul oo labada dhinac dhexmaray. Si kastaba ha ahaatee, Degaanka Faxfax-dhuun ayaa qiyaasti 70-KM u jira magaalada Baardheere oo sanaddii la soo dhaafay 2017 ay isaga baxeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  5. We are concerned about a recent spike in the use of the term “illegal” to characterize asylum seekers crossing the Canada-U.S. border. One newspaper speaks of “illegal migrants” while others focus on “illegal... Source: Hiiraan Online
  6. Do you know the history of Somali people? Well, the Somali people have a lot of history you need to know. Source: Hiiraan Online
  7. The Minnesota Court of Appeals handed the City of Richfield a major victory in its efforts to fire a police officer caught on cellphone video in 2015 striking a Somali teenager in the back of the head. Source: Hiiraan Online
  8. The legal and political quandary surrounding the pending motion against the Speaker of the Lower Chamber of the Somali Federal Parliament, Mohamed Sheikh Jawari, takes our minds back to 1966 when the Parliament dealt with a motion calling for the removal of the Speaker of the National Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Sida lagu baahiyay wararkeenii hore waxaa xilka afhayeenimo ee baarlamaanka Somalia iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo muddo hayay xilkaasi. Jawaari ayaa inta uusan iska casilin xilka dagaal Siyaasadeed la galay Madaxweynaha dalka Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Kheyre. Jawaari ayaa dagaal Siyaasadeedkaasi ka damacsanaa inuu kusii dheereysto wakhtiga, isagoo sameystay Xildhibaano ku xulufo aheyd kuwaa oo kula midoobay badbaadintiisa. Jawaari ayaa rumeysnaa in dagaal Siyaasadeedka uu galay uu kaga guuleysan karay Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha, hase ahaatee waxaa mar qura is rogay Siyaasadii lala dheelayay Jawaari iyo garabkiisa, taa oo markii danbe ku biya shubatay in Jawaari uu galo qalqal Siyaasadeed iyo gorgortan. Is casilaada Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa laga barankaraa 4 arrimood oo kala ah:- 1-In weli ay jirto awooda Beesha caalamka iyo faragalinta, waxaana xusid mudan in is casilaada Jawaari ay kaalin weyn ka qaaten wakiilo ka socday beesha caalamka. 2-In sareynta sharciga uu saldhig u yahay fashilinta awood waliba oo uu isku dayo inuu adeegsado mas’uul ka tirsan dowlada ama xil ka haya. 3-Biseyl iyo tanaasul ka dhaqan galay Somalia, wixii ka danbeeyay awoodaha dowlada Federaalka ee kusii baahaya dalka. 4-Riyooyinka shaqsiyadeed oo aan u hakan Karin sharciyada iyo kala danbeynta dowladnimada iyo in mar waliba ay awooda tahay mid ku danbeysa dhanka uu taabacsan yahay Madaxweynaha dalka. 5-Inay adkaan doonto in mar kale lagu dhiirado Mooshinka ka dhan ah Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha maadaama Mooshinkaan uu daba dheeraaday isla markaana caqabadooyin badan u abuuray dalka baarlamaanka iyo Xukuumada. Jawaari oo himiladiisu aheyd inuu laalo Mooshinkii ka yaalay baarlamaanka ayaa waxaa hirgalintiisa dadaal dheer u galay Xildhibaano isbaheystay, kuwaa oo ugu danbeyntii dhaqan galiyay riyadooda. Dadka ka faalooda arrimaha Siyaasada ayaa qaba in Ex Guddoomiyihii baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ay ku imaaday Cadaadis la saaray saacadihii ugu danbeeyay, balse uu doonaayay inuu kusii raago. Waxa ay taa bedelkeeda sheegen inuu ku saxnaa is casilaada maadaama saacado un ka hor xiliga lagu balansanaa qaadista codka Mooshinka laga il duufsaday inta badan Xildhibaanadii taabacsanaa. Si kastaba ha ahaatee, dadka qaar ayaa qaba in Mooshinkaan uu gabagabo u ahaa Mooshin mar kale ka imaada dhanka baarlamaanka maadaama uu kan Jawaari reebay raadad ‘’shido Siyaasadeed ah’’. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in Ex Guddoomiyihii baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ uu tallooyin u jeediyay Madaxweynaha dalka iyo Ra’isul wasaaraha xili ay kuwada kulmeen Villa Somalia. Wararku waxa ay sheegayaan in tallooyinka uu Jawaari u jeediyay labada mas’uul ay yihiin kuwo salka ku haya wada shaqeynta ka dhexeysa baarlamaanka iyo Xukuumada. Jawaari ayaa la xaqiijiyay in tallooyinkiisa uu ku jaangooyay wadciga uu iminka ku jiro baarlamaanka iyo sida dib loogu soo celin lahaa halkii uu taagnaa Mooshinka khilaafka dhaliyay ka hor. Tallooyinka uu Jawaari u jeediyay Farmaajo iyo Kheyre ayaa kala ah: 1-In laga shaqeeyo sida sharciga loogu kala saari lahaa baarlamaanka iyo Xukuumada oo u muuqda kuwo sanadahaani isku adeegsanaayay awoodo. 2-Inaan Xildhibaanada baarlamaanka lagu faragalin shaqooyinkooda rasmiga ah, maadaama uu meesha ka baxay, isla markaana ay jiraan Xildhibaano ay ku adkaan doonto la qabsiga maamulka cusub. 3-Inaan awoodo loo adeegsan Xildhibaanada waa haddii ay keenaan Mooshino, waxa uuna taa ku micneeyay in Mooshinka uu yahay Hubka kaliya oo ay isticmaalan Xildhibaanada, kaa oo lagu toosinaayo khaladaadka ay tabayaan Xildhibaanada. Jawaari ayaa sidoo kale, labada mas’uul ee xiligaan ugu sareysa dalka ku dhiirigaliyay inay isku dayaan in wada shaqeyn dhaw ay la yeeshaan Xildhibaanada si looga badbaado is qabqabsi iyo Khilaaf Siyaasadeed. Si kastaba ha ahaatee, tallo soo jeedinta Jawaari ayaa u muuqaneysa mid jawi degan loogu abuurayo Xildhibaanada kasoo horjeeday Mooshinka ee uu ka tagay Jawaari. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  11. DP World has issued a statement warning that its concession agreement to operate the Doraleh Container Terminal (DCT) in Djibouti “remains in full force and effect.” Source: Hiiraan Online
  12. In December, U.S. Immigration and Customs Enforcement agents in Louisiana shackled 92 Somali immigrants into airplane seats, fired the jet off toward their home country in eastern Africa, allegedly beat the men bloody and forced them to relieve themselves in their seats, mysteriously turned the plane around in Senegal, and then landed the caravan in Miami. After that ordeal, most of the men are still being held in ICE custody in Florida, where they've alleged been beaten, pepper-sprayed, and physically abused again. Source: Hiiraan Online
  13. Progress rarely comes easily, or quickly enough. Source: Hiiraan Online
  14. Djibouti, with less than 1 million inhabitants, has become a military outpost for China, France, Italy and Japan Chinese President Xi Jinping and Djibouti President Ismail Omar Guelleh take part in a welcoming ceremony at the Great Hall of the People in Beijing on Thursday. Photo: Reuters Two fighter jets took off and roared over the Djibouti-Ambouli International Airport, a sprawling complex in this tiny African nation that is quickly becoming a strategic military and shipping outpost for the world. Not far away, a massive US flag waved over transport planes parked in front of America’s only permanent military base in Africa, Camp Lemonnier, home to about 4,000 personnel. Djibouti, an arid Horn of Africa nation with less than 1 million inhabitants, also has become a military outpost for China, France, Italy and Japan, with that nation’s first overseas base since the second world war. Other powers including Saudi Arabia have expressed interest in the key location across the Bab el-Mandeb strait from the Arabian Peninsula and on one of the world’s busiest shipping corridors. Ads By Google On the chaotic streets of what has been called the “Singapore of Africa”, the jostling between the United States and China for influence is plainly seen. Before his firing by US President Donald Trump, then-secretary of state Rex Tillerson made a point of stopping in Djibouti on his Africa visit last month and noting its importance in the fight against the al-Qaida-linked al-Shabab extremist group in neighbouring Somalia and Islamic State in the region at large. The US carries out drone missions in Somalia and Yemen from Djibouti, but the military paused air operations last week after a jet crashed and a helicopter was damaged during a landing. China’s first overseas military base, which was manned last year, is just a few miles from the US one. The head of the US Africa Command, General Thomas Waldhauser, earlier this year predicted that “there will be more”. China’s economic interest is strong as well, with Djibouti borrowing up to US$957 million from the Export-Import Bank of China to finance several projects in recent years, according to the China Africa Research Initiative at Johns Hopkins University. The Chinese built a new electrified rail line that links the capital of neighbouring Ethiopia, Africa’s second-most populous country and one of its strongest economies, with Djibouti as the nation aims to become a global shipping power. “We sit on two of the busiest shipping lanes in the world. We are servicing the wider region, including some of the world’s fastest-growing economies,” the chairman of the Djibouti Ports and Free Zones Authority, Aboubaker Omar Hadi, said in an interview. He called Djibouti, a largely Muslim nation, a model of stability in an otherwise volatile region. It is also one of the world’s fastest-growing economies, with the World Bank projecting 7 per cent growth this year. Another ‘Great Game’: Why China’s PLA is jostling for position with the world’s armed forces in tiny Djibouti The country made headlines earlier this year when it seized control of a container terminal run by the Dubai-based DP World, one of the world’s largest port operators, in a long-running legal dispute. If China takes over the terminal’s operations, the effects on supplying the US military base could be “significant”, the US Africa Command chief has warned. That will not happen, according to Hadi’s office, which said: “Djibouti has no plan to give Doraleh Container Port to China.” [Aboubaker Omar Hadi, Chairman of the Djibouti port. Photo: Reuters] It is now managed by a fully state-owned company controlled by the ports authority, it added. Djibouti is currently investing US$15 billion in local infrastructure projects that connect the region to global trade routes, including the expansion of ports, improved road and rail links and new airports, according to official figures. The country’s ports now have a total handling capacity of 18 million tons per year, officials said, and the new Doraleh Multipurpose Port, a US$590 million joint project between the ports authority and China Merchants Port Holdings opened in May last year, is already working at full capacity. It is a separate entity from the Doraleh Container Port. Now officials are pursuing a new project called the Djibouti International Free Trade Zone, expected to be the largest of its kind in Africa. Will Djibouti, poised between a timeless past and a flashy future, be Africa’s Dubai? “Once complete it will span an area of 4,800 hectares, following a total investment of more than US$3.5 billion,” the ports authority chairman said. The first phase is expected to be complete by the end of the year. Officials hope the ambitious infrastructure projects will not only raise Djibouti’s global image but also help it pay off significant debts. During Tillerson’s visit, Foreign Minister Mahamoud Ali Youssouf acknowledged that Djibouti’s debt totals roughly 84 per cent of its GDP, most of it to China. The sun sets in the port of Djibouti. Photo: AP “The burden of debt is there, we are aware of it,” he said. “But let me tell you that it is so far manageable.” One sign of investor confidence is whether China’s commercial banks begin lending to Djibouti as well, said Jyhjong Hwang, senior research assistant at the China-Africa Research Initiative. Djibouti’s officials anticipate that the demand for their ports will grow as more African nations expand their economies. They also dismissed concerns about a recent deal by DP World, Ethiopia and Somalia’s semi-autonomous region of Somaliland to develop and manage the Port of Berbera there, seen by some as another reason for Djibouti’s seizure of the container terminal from DP World. “Competition will make the region more attractive. East Africa’s economies are growing fast, and there is a clear demand for Djibouti’s infrastructure to support this growth,” the ports authority chairman said. Djibouti’s residents said local business is booming as a result of the growing international military and shipping interest, despite the country’s unemployment rate of nearly 40 per cent, and construction sites and new roads dotted the city. Economic growth has attracted entrepreneurs from India, Yemen, Gulf nations and elsewhere. “Our company provides a fleet of cars for the army bases and we are really benefiting from it,” said Nour Omar, one of Djibouti’s best-known businessmen and general manager of local import and distribution business BSH Holding. “We aim to expand our services following their demand.”
  15. Muqdisho (Caasimada Online)-Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa ayiday xukun dil ah oo horey loogu riday G/sare C/naasir Xoosh Maxamed oo dilay taliyihiisii oo lagu magacaabi jiray Jen. Saciid Aadan Yusuf {Mariino}. Cabdinaasir Xoosh Maxamed ayaa lagu helay inuu dilay Generaal Siciid Mariino oo ka tirsanaa ciidamada badda Soomaaliya bishii January, waxayna maxkamadda sare ciidamada diiday racfaanka eedeysanaha oo la hor keenay caddeymo. 20-kii bishii Febuary ee sanadkan, ayay Maxkamadda darajada kowaad ku xukuntay Gaashaanle sare Xoogga dalka Gaashaanle sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed xukun dil toogasho ah. Liibaan Cali Yarow sheegay in markii la dhageystay doodii dhinacyada xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida iyo qareenkii difaacayay rafcaanlaha uu yahay danbiile galay danbigii lagu soo oogay.Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku raacday Xukunkii Maxkamada Darajada koowaad oo ahaa xukun dil ah oo loogu qisaasayo dilkii uu u geystay Marxuum Siciid Aadan Yuusuf (Mariino). Cabdinaasir, oo 54-sano jir ah oo ka warbixiyay garsoorka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa qirtay in Xabad ka dhacday Bastoolad uu watay madaxa ka haleeshay Marxuum Siciid Mariino, sidaasina u geeriyooday.
  16. Shir looga hayey qoraheyaasha dawladda oo maanta ka furmay Garoowe ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland oo kaashanaysa guddiga xiriirka Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee PCU. Waxaa diirradda lagu saarayey shirka muddadii uu socdey waxyaabihii ka qabsoomay qorsheyaasha dawladda ee sannadka, waxyaabaha hadda socda iyo waxyaabaha aan qabsoomin ee la doonayo in la qabto sannnadkaan 2018-ka iyo sidoo kale dejinta qorsheyaasha 2018-ka. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay wakiillo ka kala socdey dhammaan hay’adaha kala duwan ee dawladda Puntland kuwaas oo si qooto dheer u lafo gurayey sidii si dhab ah loogu daraasayn lahaa dhammaan arrimahaas iyadoo si gaar ah loo dersayey waxyaabaha aan qabsoomin iyo sababihii keenay. Shirka ayaa socon doona muddo labo maalmood ah waxaana gebagebada kulanka la qorshaynayaa in ay kasoo baxaan qodobbo dhaxal gal u ah dejinta qorsheyaashaal masiiri u ah dawladnimada Puntland si loosoo saaro adeegyo tayo u leh shacabka Puntland The post Shir looga hadlayey qorsheyaasha dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa caawa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu iska-casilay xilkii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, isagoo ka gaabsaday inuu faahfaahiyo sababta rasmiga ah ee uu isku casilay. Jawaari oo u warramayay BBC-da ayaa sheegay in is-casilaaddiisa ay salka ku hayso sidii uu baarlamaanka uga badbaadin lahaa burbur, mana uusan ka hadlin tallaabada xigta ee uu qaadan doono. “Kulanka baarlamanka Somalia uu yeelan doono Arbacada soo socota ayaan ka hor-jeedin doonaa is-casilaaddeyda,” ayuu si kooban u yiri Jawaari oo aan sheegin sababta dhabta ah ee ka dambeysa iscasilaaddiisa. Hadalkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo uu Prof. Jawaari ku xaqiijiyo inuu xilka guddoonka baarlamaanka iska-casilay, marka laga reebo hadal uu saakay xildhibaanno kooban hor-tooda ka sheegay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somalia C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey. Guddoomiyaha xilka banneeyay ayaa horay u sheegay in Madaxweynaha dalka uu ka dalbaday uu ka dalbaday inuu is-casilo balse uu ka diiday isagoo ku adkeysatay inuu ku baxayo cod, sidii uu markii horeba ku yimid. Balse, is-casilaaddiisan ayaa ka dhalatay cadaadisyo badan oo la saarayay muddo 26-maalmood ah oo uu socday khilaafka u dhexeeya baarlamaanka iyo xukuumadda ee ka dhashay mooshinka Jawaari. Dhanka kale, Mudane Jawaari ayaa wuxuu guddoomiyaha baarlamaanka 10-aad ahaa sannad iyo bilooyin, halka uu soo noqday guddoomiyihii baarlamaankii sagaalaad ee midkan ka horreeyay. Ugu dambeyn, Tallaabada uu isku casilay Jawaari ayaa waxay noqotay mid ka yaabisay taageerayaashiisii iyo inta badan dadka Soomaaliyeed, kaddib markii uu isku casilay maanta dalab uga yimid Madaxweyne Farmaajo. PUNTLAND POST The post Jawaari oo Xaqiijiyay inuu iska-casilay Xilkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  18. Trump says US 'cannot allow' Syrian chemical weapons attacks Source: Hiiraan Online
  19. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xilka is casilay. Guddoomiye Jawaari ayaa xaqiijiyey inuu xilkii guddoomiyenimada iska casilay, isagoo go’aansaday inuu xilka ka dego markii uu eegay arrimo fara badan, wuxuuna BBC-da u xaqiijiyey inuu xilka isla casilay, isagoo diiday inuu faahfaahin ama wareysi dheeraad ah ka bixiyo. Arrintan ayaa soo afjareysa wararkii la isla dhex marayey ee ku saabsanaa is-casilaadiisa oo ay hore u xaqiijiyeen Madaxweynaha, iyo xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Jawaari oo hore u sheegay inuu madaxweynaha ka codsaday inuu is casilo isaguna uu diiday, basle waxaa lagu wadaa inuu Arbacadda si rasmi ah is-casilaadiisa uga dhawaaqo kulan ay yeelanayaan Baarlamaanka Soomaaliya. Barqanimadii maanta ayay ahayd markii Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka uu ka hor akhriyay qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyay Jawaari in uu iska casilay kulankii lagu madalsanaana uu baaqday. Muddo 26 maaalmood ah ayaa waxaa dalka ka socday qalalaase siyaasadeed oo ka dhashay soojeedin ama mooshin ahaa in guddoomiye Jawaari codka kalsoonida lagala noqdo. Jawaari ayaa qudhiisa sheegay in madaxweynaha uu ka codsaday in uu is casilo, balse uu isagu diiday in uu iscasilo, wuxuuna ku adkeystay in cod kaliya uu ku bixi doono.
  20. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ee maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in diyaarado kuwa aan duuliyaha laheyn duqeyn ka geysteen deegaan ay ku xoog badan yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta degmada Qandala. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyntan ay ka dhacday Tuulo lagu magacaabo Dhaadaar oo ka tirsan Qandala halkaa oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka daacada u ah Sheekh Cabdulqaadir Muumin. Goob joogayaal ayaa sheegay in ay xalay saqdii dhexe maqleen dhowaaqa duqeyn cirka ah oo lala beegsanayay deegaano ay ku sugnaayeen ururka Daacish. Weli ma cadda cidda geysatay weerarkaa iyo cidda wax ku noqotay, laakiin Soomaaliya iyo gobolka bariba waxaa marar horey duqeyn uga geystay ciidamada Mareykanka ee Africa ka howlgala. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. MOGADISHU (Reuters) – The speaker of Somalia’s parliament resigned on Monday after a dispute with President Mohamed Abdullahi Mohamed that analysts said was fuelled in part by a crisis in the Gulf spilling into the politics of the volatile Horn of Africa nation. The resignation of Mohamed Osman Jawari came the day after the seizure of $9.6 million in cash at Mogadishu airport from a plane that had landed from the United Arab Emirates, according to police and government sources. The Mogadishu government confirmed the seizure but did not say what the money was for. The mystery cash has fuelled a widespread view among Somalis that the political problems in their country are the work of foreign powers, said Rashid Abdi of the think-tank International Crisis Group. The speaker’s dispute with the president had simmered for weeks and came close to violence. Last week a no-confidence vote against him did not go ahead after he and his opponents arrived at parliament with armed guards. The president and speaker have long been rivals, analysts said, with much of their enmity fuelled by the perception that they back opposite sides in the dispute that erupted last year between Qatar and Turkey against Saudi Arabia and its ally, the United Arab Emirates (UAE). The Arab states have strong trading links with and influence in Somalia, which lies across the Gulf of Aden, although this clout is offset by the sway of Turkey, one of Somalia’s biggest foreign investors and the owner of an in-country military base. “Somalia is vulnerable and the Gulf crisis is a catalyst,” Abdi said. “The executive was concerned (about) where this speaker was headed.” It was unclear if Jawari’s resignation would ease the recent tension, and there was no immediate comment from the president, whose fragile administration is partly propped up by African Union peacekeepers. Somalia has been in a state of lawlessness since the early 1990s, when dictator Mohammed Siad Barre was toppled by warlords. (Reporting by Abdi Sheikh Writing by Maggie Fick and George Obulutsa Editing by Hugh Lawson) Source: – Reuters
  22. MOGADISHU, Somalia — The speaker of Somalia’s Parliament resigned on Monday ahead of a no-confidence vote, sparing the country a repeat of the armed standoff last week that threatened to descend into violence. The decision by the speaker, Mohamed Osman Jawari, could mean a peaceful resolution to the power struggle between him and the president, Mohamed Abdullahi Mohamed. Last week, a no-confidence motion by Mr. Mohamed’s allies against Mr. Jawari led to a face-off between armed members of the security services — those loyal to the speaker inside the Parliament, and those loyal to the president outside. The deadlock lasted several hours and ended after mediation by the African Union. Abdurahman Hosh Jibril, the minister of constitutional affairs and a professed critic of Mr. Jawari, praised the speaker for “taking the higher road.” “He saved the country from going into conflict,” Mr. Jibril said. “I am impressed that he compromised for the sake of the nation.” The president and the speaker had been on a collision course since a vote in Parliament last month to require legislative approval for future foreign investment deals, a move interpreted as an encroachment on executive power. Mr. Mohamed leads a weak federal government that is struggling to assert power and influence over six states, including one, Somaliland, that considers itself a separate nation. The Shabab, an offshoot of Al Qaeda, regularly challenges the central government’s rule with acts of terrorism. Mr. Jawari held early-morning meetings with supporters on Monday and said he would agree, reluctantly, to resign, if Mr. Mohamed and his supporters agreed to form a broad coalition government, according to lawmakers present at the meetings or briefed afterward. Political figures close to the president deny that any such agreement was reached. The battle between the presidency and Parliament taps into a longstanding fight between Somalia’s government institutions, a struggle that is likely to be reshaped by any coming negotiations over power sharing. “There has been gridlock within central government institutions going back four or five years, and constant feuding at the center over a whole range of issues, including this balance of power,” said Michael Woldemariam, an assistant professor of international relations at Boston University. “Then there’s the broader issue of the legislature, and how much autonomy and influence it should have.” The fight for power also pits the country’s six states against the central government, a relationship that is defined primarily by a young — and provisional — Constitution. “A lot of power, roles and responsibilities have not been clearly laid out” in that document, said Omar Mahmood, an analyst on the Horn of Africa for the Institute for Security Studies, who is based in Ethiopia. There is a continuing process to create a permanent constitution, he said, “but ahead of that, people are jockeying for power and trying to influence it.” Among those competing for influence are countries in the Persian Gulf region, whose politics are increasingly playing a role in Somalia. A rift in the Gulf has pitted Saudi Arabia and the United Arab Emirates, which are major trading partners with Somalia, against Qatar, whose financial support was widely seen as a critical factor in Mr. Mohamed’s victory in last year’s presidential election. Ahead of Mr. Jawari’s resignation, the government impounded a suitcase it said contained $9.6 million in cash, from a plane that had arrived from the United Arab Emirates. The Emirati ambassador said the money was intended to pay its soldiers, who are training Somali national forces, but the government said it was still investigating the matter. In March, Parliament voted unanimously to cancel an investment deal between the semiautonomous Somaliland region and DP World, a shipping company based in the United Arab Emirates. That vote, taken without consulting Mr. Mohamed, prompted the conflict between the president and the speaker, and soured relations with the Emiratis. Officials in the Emirates and in Somaliland have said they will ignore the vote and proceed with the deal, exacerbating the power struggle. Experts said that the Shabab, which has strongholds just outside the capital, benefited from — and contributed to — that power struggle. “It’s absolutely the case that Al Shabab exploits a weak central government,” Mr. Woldemariam said, “but I also think the Shabab problem, and Shabab’s strength in the countryside, is driving some of the fragmentation we see within the Somali state.” In October, more than 500 people died when a car bomb exploded at a busy intersection on the outskirts of the capital, Mogadishu. Shabab has not publicly accepted responsibility for the attack, though experts say it had the marks of an action by the group. “It was the worst thing that happened in Somalia’s history,” Mr. Mahmood, the analyst, said, “and the politicians were just bickering internally about other issues.” Christina Goldbaum reported from Mogadishu, and Jina Moore from Nairobi, Kenya. Hussein Mohamed contributed reporting from Mogadishu, and Mohamed Imbraim from Helsinki, Finland. Source: – NYTimes
  23. National Assembly Majority Leader Aden Duale has asked men from the Somali community to marry more than one wife in order to sire many children for political reasons. Source: Hiiraan Online
  24. Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow naga soo gaaray degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in fariisin ay ku sugnaayen ciidamo ka tirsan dowlada lagu weeraray Qaraxyo. Wararku waxa ay sheegayaan in ciidamada lagu weeraray Qaraxyada ay kamid ahaayen ciidamada Booliska ee dhawaan lagu wareejiyay Isgooyska Howlwadaag. Goobjoogayaal ku sugnaa Isgooska ayaa sheegay in Qaraxyada ay ahaayen kuwo ka dhashay Bam gacmeedyo lagu weeraray ciidamada xili ay ku guda jireen baaritaanada gaadiidka. Maleeshiyada Bamka tuuray oo aheyd laba Dhalinyaro ayaa iska cabin kala kulmay ciidamada ku sugnaa Isgooska oo ay Bamka ku tuureen. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaaray ciidamo iyo dad shacab ah. Dhimashada ka dhalatay Qaraxyada ayaa la sheegay inay gaareyso ilaa laba ruux, halka dhaawacana uu gaarayo ilaa afar ruux oo ay ku jiraan shacab. Si kastaba ha ahaatee, Hay’adaha amaanka ayaan weli ka hadal Qaraxyada caawa lagu weeraray ciidamada Booliska ee ka howlgala Isgooska Howlwadaag. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  25. MOGADISHU (Reuters) - The speaker of Somalia’s parliament resigned on Monday after a dispute with President Mohamed Abdullahi Mohamed that analysts said was fuelled in part by a crisis in the Gulf spilling into the politics of the volatile Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online