-
Content Count
213,146 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Canada is providing clean water and sanitation support to residents in Somaliland after an entire year’s worth of rain fell in just one day. Tropical storm Sagar drenched the country with 300 mm of rain per hour and pounded the coastline with winds reaching up to 120km/h. At least 25 people died and close to 700,000 people are in need of humanitarian assistance. “The storm affected already vulnerable populations displaced by drought and insecurity,” said Rachel Logel Carmichael from Save the Children, which, as a member of the Humanitarian Coalition, is responding thanks to funding from the Canadian Humanitarian Assistance Fund. “These funds allow us to respond quickly to the needs of these crisis-affected people and ensure we can provide life-saving aid immediately.” The drought only exacerbated the situation, as the arid, dry terrain was unable to absorb the large amounts of water. Instead, the ground acted like a concrete floor, allowing water to accumulate above ground and causing flash floods throughout the area. Thousands of homes have been destroyed, while health facilities, schools, water sources and other public properties were damaged. In addition, estimates show 80% of livestock in the affected areas were lost. Save the Children Canada will help survivors recover and prevent the spread of disease. With $278,340, Save the Children will rebuild and rehabilitate water and sanitation facilities and provide clean water to the most vulnerable people, particularly women and children. Staff will also distribute household and personal hygiene items. The current situation in the country often means men migrate from rural areas to main towns to seek employment. This results in a massive increase in the number of female-headed households. As a result, Save the Children is making particular effort to target female-headed households with its response. The Canadian Humanitarian Assistance Fund is a joint mechanism financed by Global Affairs Canada, the Humanitarian Coalition and its member agencies. RW
-
HARGEISA– The president of Puntland Mr.Abdiweli Gaas has called on the international community to intervene and ask Somaliland to return some military armor and prisoners of war captured from the Puntland administration during last week Tukaraq war. A letter written to foreign diplomats based in Nairobi suggested that the Tukaraq war will only stop if Somaliland accomplishes two demands the first being that Somaliland should return the spoils of war from the Tukaraq war between Somaliland army and Puntland militia. Somaliland repossessed many military hardware from the ragtag militia of Somalia they consist of armored mounted vehicles,rocket propelled grenades, a tank and many small arms. Also many prisoners were captured from the Somalia funded Puntland militia. Another point in the letter was that Somaliland army should leave Tukaraq. According to information the Horn Newspaper obtained from Garowe confirmed that president Abdiweli Gaas is fight tooth and nail to save his skin following mounting public pressure following the heavy losses he incurred at the hands of Somaliland army. Our sources confirmed many military officers from the elite Puntland army died in the war amongst them was the well known presidential palace commandant Mr.Hussein Tooray. All in all the people of Puntland have called on Mr.Abdiweli Gaas to stop the senseless war he is initiating against the Republic of Somaliland. However the Puntland president has other thing in mind he wants to benefit from the political opportunity created by the Tukaraq war to continue clinging to power. Horn
-
Kismaayo (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay weerar ay iska kaashadeen ciidamada kumaandoosta Somalia, ciidammo Mareykan ah iyo kuwa maamulka Jubbaland lagu burburiyay saldhiga ay kooxda Al-shabaab ku lahayd deegaanno ku dhaw magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Taliska ciidamada xoogga dalka Somalia ayaa sheegay in Weerarka uu isugu ciraka iyo dhulka, isla markaana ay u suuro-gashay ciidamadii fulinayay inay burburiyaan saldhigyadii Al-shabaab ee deegaannada; Kamsuuma, Jamaame Kaban iyo Sanguuni ayna ku dileen 25 xubnood oo isugu jiray Saraakiil iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Sidoo kale, Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in weerarkan uu daba-socday weerar ay shalay kooxdu ku qaadeen ciidammo halkaas u tagay sahan, ayna khasaare badan u geysteen Al-shabaab iyo xarumihii ay ku lahaayeen deegaannadaas. Jen. Cismaciil Saxardiid oo ah taliyaha Qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta ku hadasaha afka millateriga Somalia ayaa sheegay in Hawl-galada ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Danab ee ka tirsan millateriga Somalia ciidammo Mareykan ah. Al-shabaab ayaan dhankooda weli ka hadlin weerarkan la sheegay in looga dilay tiro saraakiil iyo ciidammo ah ee ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanno ku dhaw Magaalada Kismaayo. Dhanka kale, Warar ka madax-bannaan kjuwa dowladda Soomaaliya – ayaa ku warramaya in dagaalkan dhinaca ciidamada kumaandoosta Somaila looga dilay dhawr askari, sidoo kalena dhawr kale looga dhaawacay, inkastoo aan la ogeyn tiradooda saxda ah. Shacabka ku nool Deegaannada ay dagaalladu ka dhaceen ayaa sheegaya in ay maqleen daryanka madaafiic culus oo qaarkood ay aad u cuslaayeen ayna u maleynayaan inay ahaayeen gantaallo diyaarado ay tuurayeen. Ugu dabeyn, Dagaalka culus ee Maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose ayaa kusoo beegmaya iyadoo sidoo kale dagaal noocan oo kale ah uu saaka ka dhacay deegaanka Daynuunaay oo 26-km Bari uga beegan Magaalada baydhabo, kaasoo aan illaa hadda la ogeyn khassaaraha ka dhashay, inkastoo ay Al-shabaab muddo kooban gacanta ku haysay deegaankaas oo ay ciidamada dowladdu ku lahaayeen saldhigyo. PUNTLAND POST The post Dowlada Somalia oo sheegtay inay burburisay saldhiga ay Al-shabaab ku lahayd Jubbooyinka appeared first on Puntland Post.
-
Itoobiya waxay shaaca ka qaaday inay u hoggaansamayso heshiiskii sannadkii 2002-dii ee lagu doonayay in xal kama damabays ah lagaga gaaro dagaalladii xadka ee ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Afrika oo u dhexeeyay Itoobiya iyo Eritrea. Kummanaan shacab ah ayaa ku dhintay dagaalka 2 sano ka socday xadka labada dal. Eritrea waxay dalbanaysaa in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan deegaanka lagu muransan yahay. Heshiiska ma dhab ayuu noqon doonaa? Waxay u muuqata inuu noqon doono mid dhab ah. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka dhawaajiyay maalinkii loo caleemo saarayay xilka bishii April in tallaabooyinka xukuumaddiisa ay noqon doonto ka shaqaynta xallinta kala duwanaanshaha u dhexeeyo labada dal islamarkaasna sheegay inay yihiin labo dal oo deris ah oo dadkiisuna ay isla dhasheen. Hadda xisbiga ka arrimiyo dalka Itoobiya ee EPRDF ayaa shaaca ka qaaday inay aqbalayaan heshiiska ayna ka shaqaynayaan sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskii 2002-dii looga gollahaa soo afjaridda dagaalka xadka. Abiy Axmed wuxuu sheegay in ciidammada ku sugnaa magaalada lagu muransan yahay ee Badme ay soo wajahday xannuuno dhanka maskaxda ah, sida laga soo xigtay warbaahinta Fana ee taabacsan dowladda. Ra’iisul wasaaraha wuxuu yiri” waa in aan soo afjarnaa dhibaatadan si aan dib ugu laabano dhabaha nabadda” Hoggaamiyeyaashii soo maray dalka Itoobiya waxay horraan sheegeen inay aqbalayaan heshiiskii nabadda 2002-dii balse weligood ma aysan dhaqan gelinin. Hadalka Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa imaanaya xilli dhawaan xabsiyada dalka Itoobiya laga soo daayay kummaanan siyaasiyiin, dadka u dooda bulshada rayidka iyo dibadbaxyaal oo uu kamid yahay Andargachew Tsege oo horraan xukun dil ah lagu riday. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya wuxuu ballan qaaday inuu isbeddello ballaaran ka hergelin doono dalkiisa. Eritrea maxay ka tiri? Eritrea kama aysan hadlin hadalka kasoo yeeray Itoobiya balse wasiirka warfaafinta dalkaasi Yemane Gebre Meskel ayaa mar sii horreysay BBC-da u sheegay in heshiiska uu dhaqan geli doono waa haddii Itoobiya ay ciidamadeeda ka saarta deegaannada lagu muransan yahay. Weriyaha BBC Tigrinya Tesfalem Araia wuxuu yiri “Hadda kubadda waxay taalla dhanka Eritrea” Tesfalem wuxuu intaasi ku daray ‘in Eritrea ay ku jirta dagaal waxaana arrintaasi caddaynaya in dad badan si xoog ah lagu qasbay inay ku biiraan ciidamada kuwaaso dagaal uu kala dhexeeyo Itoobiya’ Dadka lagu khasbayo inay ku biiraan ciidammada waxay noqotay sababta ay kumanaan Eritrean ah inay dalkooda ka qaxaan si ay u galaan safar khatar ah ilaa dalalka Yurub. 24 May 1993: Eritrean waxay xoriyadda ka qaadatay Itoobiya. 6 May 1998: Dagaalkii xadka ayaa billaabmay. 18 June 2000: Itoobiya iyo Eritrea waxay kala saxiixdeen heshiis lagu soo afjarayo dagaalka. 12 December 2000: heshiiskii nabadda ee Algiers ayaa lagala saxiixday. 13 April 2002: Guddigii u qaabilsanaa xadka Eritrea-Itoobiya ayaa ku go’aamiyay heshiis kama dambays ah. Maxaa dhici kara marka? Haddii Eritrea ay aqbasho heshiiska, tallaabada xigta waxay noqon doonta in saraakiil ka socota labada dal ay tegi doonaan goobta la yiraahdo Badme si ay u kala saaran xadka labada dal. Hadda suuro gal ma ahaa in goobtaasi la tego maadama deegaanka uu yahay goob militari. Halka diiradda la saaraya ayaa ah magaalada Badme ee uu khilaafka ka taagan yahay inkastoo ay jiraan deeganno kale oo lagu muransan yahay. Maxaa ka socda magaalada Badme? Badme waa ku xoogan militariga, dhaqdhaqaaq bulshana kama jiro magaalada. In ka badan 1000 qof ayay hoy u tahay magaalada, dhaqdhaqaaqa bulshada waa mid xaddidan, sida uu kusoo warramaya weriyaha BBC-da Berihu Lilay oo bishii January halkaasi booqday. Wuxuu intaasi ku daray in ciidamada Eritrea iyo Itoobiya ay isku hor fadhiyaan deegannada xadka oo uu dhexeeyo kaliya ah dhowr Kiiloomitaro. Dadka deegaanka waxay rajo ku qabaan in nabad halkaasi ay ka dhalato. Waxay u muuqata in dalka Itoobiya ay ka dhacayaan isbaddallo ilaa markii uu xilka qabtay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed. Itoobiya waxaa horraan ka dhacay dibadbaxyo ay wadeen qowmiyadaha dalkaasi ugu waawayn taaso ku qasabtay ra’iisul wasarihii dalkaasi Haile Marian inuu xilka ka dego. ISHA: BBC Somali
-
Four Fishermen from the south eastern part of Iran who were taken hostages by Somali pirates were released on Thursday, a local official said. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 46 qof tahriibayaal ah una dhashay Itoobiya ayaa ku dhintay xeebaha Dalka Yemen, kaddib markii doon ay saarnaayeen ay la dagtay, sida ay shaacisay maanta oo Khamiis ah hayadda Socdaalka Dunida ee IOM. Tahriibayaashan, ayaa ka baxay Dekedda Boosaaso ee Puntland, waxayna qorsheynayeen inay gaaraan waddanka ay colaadaha ka socdaan ee Yemen, si ay ugu sii gudbaan dalalka kale ee Khaliijka Carabta. Waxayna IOM ay intaas ku dartay in 16 Ruux laga badbaadiyay doonta ay saarnaayeen tahriibayaasha ee ku dagtay xeebaha dalka Yemen. Sidoo kale, Dadka dhintay ayaa isugu jiray 37 rag ah iyo sagaal dumar ah; iyaoo weli ay maqan yihiin tiro dad ah oo ka mid ahaa dadkii doonidaas la socday, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta hay’adda IOM. “Dadkii musiibadan ka badbaaday qaarkood ayaa waxay sheegeen inaysan wadan tahriibayaashu jaakadaha dabaasha iyo qalab kale oo ay ku badbaadi kareen haddii ay doonidu dagto,” ayaa lagu yiri warbixin ay IOM maanta oo Khamiis ah baahisay. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in dadkii badbaaday qaarkood ay dhibaatooyin qabaan, ayna haatan la tacaalayaan xaaladooda, waxaana dadkii badbaaday qaarkood ay sheegeen inay rabaan inay u gudbaan dalalka kale ee gobolka si ay uga shaqeystaan. Dhanka kale, Maxamed Cabdi Ker oo ah madaxa hawlgallada iyo gargaarka deg-degga ah ee Hay’adda Socdaalka Qaramada Midoobay ee IMO ayaa isna u sheegay warbaahinta in bil walba ay 7,000 oo tahriibayaal ah isku dayaan inay u talaabaan dalka ay colaaduhu ka jiraan ee Dalka Yemen, kuwaasoo qaarkood u dhinta badda. Ugu dambeyn, Tahriibayaal iyo Qoxooti ka yimid Geeska Afrika ayaa Yemen u socdaalayay sanadihii lasoo dhaafay, Waxaana Yemen looga gudbaa inta badan badan Wadamada kale ee Khaliijka, balse waxaa ka jira dagaalo iyo xaalad bani’aadanimo oo aad u liidata oo ka jira dalkaas. PUNTLAND POST The post Itoobiyaan Fara badan oo Geeriyooday Kaddib Markii ay la Dagtay Doonni ay ku Safrayeen appeared first on Puntland Post.
-
Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Shaqa iyo Mashruuca tayanta shaqaalaha ee CIP ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland. Waxaana kasoo qayb galay kulanka 20 kamid ah xarumaha dawladda oo isugu jira Wasaaradaha iyo Hay’adaha madax bannaan ee dawladda Puntland kuwaas oo dhammaantood lagu samayn doono dib u qaabayn si’ay u noqoto mid la jaanqaadi karta nidaamka cusub ee hay’adaha dawladda. Dhammaan hay’adahaan dib u qaabayn lagu samaynayo ayaa mid walba waxaa dib loo raacayaa xeerkii lagu aas-aasay si loo kala saaro waajibaadka shaqo ee hay’adaha dawladda isla markaana ay shaqadu u noqoto mid kala qeexaan. Kaddib marka ay soo dhammaato barnaamijkaan dib u qaabaynta ayaa waxaa la qorshayn in qaar kamid ah 20-kaan hay’adood ay qayb noqon doonaan hay’adaha ka faaiideysanaya Mashruuca tayaynta shaqaalah ee CIP. The post Hay’ado cusub ka faa’iideysan doona Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socotay qeybta Mashaariicda Rayidka ah ee Dawladda Talyaaniga, waxuna uga mahadceliyey taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda. Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay in agabka ay kala wareegeen Talyaaniga uu yahay mid casri ah oo gacan ka geysanaya Dab-damiska Caasimadda, waxuna xusay in maamulkiisu uu mudnaan dhow siinayo sidii adeegyada dabdamisku u noqon lahaayeen kuwa dhameystiran oo dabooli kara baahida shacabka. “Waxaan uga mahadceliyaa Saraakiisha ka socota Qeybta Mashaariicda Rayidka ah ee Dawladda Talyaaniga oo maanta noogu yimid xarunta Dawladda Hoose, si ay noogu wareejiyaan agabkan casriga ah ee lagu horumarinayo Dabdamiska Caasimadda, tani waa bilow waxaana rajeynayaa in waqtiyada dhow ay sii socon doonto kaalmada ay siinayaan shacabka Soomaaliyeed ee Caasimadda,” ayuu yiri Guddoomiye Yarisow. Ugu dambeyn, Sarkaalka ugu sarreeya Qaybta Mashaariicda Rayidka ee Talyaaniga ayaa xusay ujeedka qalabkan ay u keeneen inuu yahay sidii shacabka Caasimaddu ay uga caawin lahaayeen baahidooda dhinaca Dabdamiska ah. PUNTLAND POST The post Duqa Muqdisho oo Dawladda Talyaaniga kala Wareegay Qalab Dab-damis oo casri ah appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dhaliilo hordhac ah ayaa waxa ay ka imaanayaan qodobada kasoo baxay shirka Golaha Amniga ee lagu soo afmeeray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Dhaliilaha ugu badan ayaa ah in shirkaasi uusan laheyn mirro dhal, balse uu yahay mid aan dhaafsiisaneyn halka uu ka dhacay. Dadka qaar ayaa qaba inuu yahay mashruuc lagu indha sarcaadinaayo adduunka, hase ahaatee uusan laheyn horu socod. Qodobadii kasoo baxay shirarkii ka horeeyay kan iminka kusoo xirmay Baydhabo ayaan weli la dhaqan galin, waxa ayna taasi iftiimisay in shirkaani uusan waxba ka duwaneyn kuwii hore. Dowlada Somalia iyo Maamulada ka jira dalka ayaa shirkaasi u wada qabsada si wada jir ah, waxaana xusid mudan in mid waliba uu aad u dhaliilsan yahay kan kale, balse laga mideysan yahay in la shiro oo kaliya. Haddaba anagoo dhinacyo badan ka eegeyno shirarkii hore iyo kan hadda ayaa waxaan kusoo koobnay 9 qodob oo muujinaaya in shirka Baydhabo uu yahay mid fadhi ku dirir ah: 1- Guddiga amniga Qaranka oo u kala janjeera dowladaha is diidan ee Khaliijka. (DF oo Qatar taabacsan iyo maamulada oo ku garab ah Imaaraadka). 2- Guddiga amniga Qaranka oo aan laheyn yool Siyaasadeed heer Qaran ah, waxa ayna u muuqdan kuwo hankooda uu ku kooban yahay ilaalsiga xilkooda (Saldanadooda). 3- Guddiga amniga Qaranka oo aan laheyn marjac Qarameed loolabto, wuxuuna u muuqdaa mid 100% shabaha Golihii sare ee kacaanka (GSK). 4- Guddiga amniga Qaranka, waxa ay is hoga tusaaleeyen Siyaasad khiyaali ah, iyagoo sheegay inay diyaarinayaan shaxda doorashada ee sanadka 2020, xili ay ka dhamaan la’yihiin Khilaaf Siyaasadeed oo joogta ah. 5- Isqancinta xubnaha Golaha amniga Qaranka, marka dib loo jaleeco kulamadii ka horeeyay shirka Baydhabo waxaa ka muuqatay daldaloolo dhinaca ajandaha looga hadlaayay. 6- Daah-furnaan la’aanta kulamadooda, Hogaamiyayaasha Soomaalida ee xiligaan waxa ay ka didaan warbaahinta oo ay ku eegaan il cadowtinimo una dhiganta saska ay ka qabaan al-Shabaab. 7- Hogaamiyayaasha ku mideysan Golaha amniga Qaranka oo aan raali ka aheyn in tabin toosa lagu sameeyo kulamadooda. 8- Dadweynaha oo aan loo ogoleyn inay aragti ku yeeshaan shirka, waxa uuna u muuqanayaa afduubasho lagu sameynaayo Umaddii la maamuli lahaa. 9- Madaxdu waxa ay u muuqdaan kuwo u dhaqma sida indha ku garaadle, waayo ajandayaasha ay ka hadlayaan kama turjuma wadaniyad, waxaana nadir ku ah inay kulamadooda ay kaga hadlaan ‘’Midnimada Qaranka’’ iyo sida lagu qancin lahaa walaalaha irdhoobay ee Somaliland. Shirka Baydhabo waxa uu mar waliba qabsoomaa iyadoo qodobadii kasoo baxay shirarkii hore aan la dhaqan galin, waxaana xusid mudan in inta badan shirarka ka dhacay Somalia uu yahay mid shabaha mashruuc. Haddaba shirka Golaha amniga Qaranka waxaan ku micneyn karnaa oo aan la barbar dhigi karnaa heestii aheyd ‘’Shinbiryahow heesa’’ maadaama magaalada Muqdisho iyo Gobolada ay ka dhacaan dilal iyo Qaraxyo, xili amniga looga dodo si joogta ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Afghan president announces temporary ceasefire with Taliban
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Afghanistan's President Ashraf Ghani announced on Thursday a temporary ceasefire with Taliban until June 20, though it was not immediately clear if the armed group had agreed. Source: Hiiraan Online -
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa habka doorashada la doonayo in Soomaaliya ka dhacdo 2020-ka. Haddaba, Caasimadda Online waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa nooca doorasho ee madaxda isku raaceen inay dalka ka dhacdo 2020-ka iyo sababta ay ku doorteen. Sida ku xusan qoraal ay aragtay Caasimadda, ka hor inta aanu golaha amniga qaranka go’aan gaarin waxaa uu xeeriyay qodbada soo socda. Nooca doorasho iyo deegaan doorasho uu dalku galayo qaadanayo waa in ay noqdaan kuwoo suuro-gelin kara in dadweynaha codkooda si xor ah(qof iyo cod) oo dimoqoraadi ah u dhiibtaan. Nooca doorasho waa inuu ahaado mid tixgelinaya xaaladda amni, dhaqaale iyo isku dheellitirnaanta metelaadda siyaasadeed. In nooca doorasho uu yahay mid dhiirigelinaya nidaamka siyaasadeed ee xisbiyada badan, kuna saleysan nidaam dimoqoraadi ah oo tixgelinaya dheelitirnaanta kuraasta beelaha ee liiska xiran ee xisbiyada. In nooca doorasho mid tixgelinaya hannaan lagu ilaalin karo matalaadda dadka laga tirada badan yahay iyo haweenka. Nooca doorasho waa inuu ahaado mid hoggaaminaya wadajirka, bulshada iyo muqadasnimada midnimada Soomaaliya. Nooca doorasho waa inuu yahay mid kalsooni gelin kara dadka Soomaaliyeed in danahooda ay si haboon u matalaan wakiillo ay iyagu doorteen. Haddaba, goluhu isaga oo ka ambaqaadaya qodobbada kor ku xusan waxaa uu ku heshiiyay: Qodobka 1aad: Habka Doorashadu dalku waxaa uu noqonayaa nidaamka matalaadda isku dheelitiran ee nooca liiska xiran(proportional representation-closed list). Qodobkan 2aad: Hannaanka doorashada waxaa uu tixgelinayaa isku dheelitirnaanta kuraasta beelaha ee liiska xiran ee xisbiyada. Qodobka 3aad: Dadweynaha Soomaaliyeed ee xaqa u leh inay codkooda dhiibtaan waa in la diwaan-geliyo, lana xaqiijiyo in ay codkooda u dhiibtaan si xor ah. Qodobka 4aad: Doorashadu waxaa ay ka dhaceysaa dhammaan dalka oo dhan, meel walbo oo ay suuragal ka tahay iyada oo dalku mideysan yahay. Qodobka 5aad: in qoraalka iyo ansixinta sharciga doorashooyinka lagu soo dhameeyo ugu dambeyn bisha December 2018. Qodobka 6aad: waxaa la farayaa hey’adaha ku shaqada leh arrimaha doorashooyinka inay dhaqan-gelinta heshiiskan u maraan hannaanka sharciga ee dalka. Xigasho: Radio Goobjoog Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Kismaayo (Caasimada Online)-Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo howlgalo ayaa waxa uu ka socdaa degaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Jubbooyinka. Dhaqdhaqaaqa iyo howlgalada ayaa waxaa wada Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab kana tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed. Dhaqdhaqaaqa iyo howlgalka ayaa si gaara uga socda deegaanada Jammaame, Kaban iyo Kamsuuma iyo deegaano kale oo dhowr ah. Ciidamada ayaa deegaanada qaar ku burburiyay ilaa afar fariisimo oo ay lahaayen al-Shabaab, waxa ayna kusii jeedan Saldhigyo kale oo ay leeyihiin Shabaab. Inta uu howlgalka socdo ayey gacanta kusoo dhigeen ku dhawaad 15 ilaa 25 qof oo la xiriirinayo inay ka mid yihiin Shabaab, iyaggoo baaris ku wada, si loo kala saaro. General Ismaaciil Saxardiid oo ah Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in howlgalada hordhaca ah ay ku guuleysteen hadana ay socdaan howlgalo kale. Waxa uu intaa raaciyay in howlgalada ay si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidanka gaarka ah ee Danab oo gacan ka helaya Kuwa Mareykanka.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo ay wali colaad ka taagan tahay Gobolka Sool, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Somalia. Xildhibaanadan oo sheegay inay ka gubanayaan dhiiga ku daadanaaya Gobolka Sool, ayaa ku baaqay in si dhaqsi ah lagu joojiyo dagaalka. Xildhibaanada waxa ay soo saaren qoraal ay ku sheegen inay ku beeninayaan qoraal hore oo ay soo saaren kuwo kale. Xildhibaanada labada Aqal ayaa ku baaqay in colaadaas xal buuxa laga gaaro.
-
Afgooye (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka ay maleeshiyaadka al-Shabaab weerar ku qaaden degaanka Deynuunaay. Deeganka Deynuunaay oo ay maleeshiyada ku qaaden weerarka ayaa qiyaastii 26-KM u jira Magaalada Baydhabo, waxaana halkaa ku yaalla Saldhigyo ciidan oo dhowr ah. Maleeshiyaadka ayaa la xaqiijiyay in weerarka ay kasoo qaaden dhanka Koonfureed ee deegaanka Deynuunay waxa ayna weerar gaadmo ah ku qaaden Xarumo ku yaalla deegaanka oo ay ku sugnaayen ciidamo ka tirsan DFS. Ciidamada Dowlada iyo maleeshiyaadka ayaa waxaa halkaa ku dhexmaray dagaal xoogan oo saacado qaatay, waxaana lasoo sheegayaa in sidaa ay Shabaabka kula wareegen deegaanka. Qoraal ay maleeshiyada shabaab ku qoreen baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxaa lagu sheegay inay la wareegeen degaanka Deynuunay. Maleeshiyada waxa ay qoraalkeeda ku sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Sanado Millitari oo ay lahaayeen Ciidanka dowladda ee halkaasi ku sugnaa. Sidoo kale, Saraakiisha ciidamada dowlada ee ku sugan Deynuunaay ayaa beeniyay in al-Shabaab ay la wareegtay deegaanka. Waxa ay sheegen inay iska caabiyeen isla markaana ay ka dileen dhalinyaro dhowr ah oo kamid ahaa kuwa soo qaaday dagaalka. Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay inkabadan Todobo ruux oo kala taabacsan labada dhinac, halka dhaawacana lasoo sheegayo inuu gaaray ilaa Shan. Dhinaca kale, weerarkan ayaa kusoo beegmaaya iyadoo dhowr jeer ay al-shabaab weerar ku qaaday degaanka Deynuunay oo ay ku sugan yihiin Ciidan Millitari ah iyo kuwa Koonfur Galbeed. Caasimada Online Xafiiska Afgooye Caasimada@live.com
-
The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) mediation support unit has organized a two-day regional consultation meeting on the development of a draft mediation protocol in the South Sudanese capital, Juba. IGAD, in a statement, said the concept behind the consultation with legal experts and the focal points from IGAD member states’ ministries of foreign affairs is to provide ground for policy formulation to adopt the decision to draft a protocol on the mediation process. The first step is to share with member states’ representatives arguments that warrant a policy, to debate on the need for such a protocol, and discuss the benefits for IGAD to have it in place for conflict prevention and peacemaking, party reads the statement. While opening the two-day meeting, David Buom Choat, the director of regional organization at South Sudan’s foreign affairs ministry said the pre-policy consultative meeting on the mediation protocol was an important platform as it prescribes a roadmap for mediation interventions in political disputes and in accordance with the principles of international law of equal member states. “We would want to see a Mediation Protocol that is comfortable and satisfied to all stakeholders, and which is in line with the policy of respecting the views of all member states in the region”, he added. The programme manager for gender affairs at the IGAD Secretariat, Mubarak Mabuya stressed the importance of the workshop as key to strengthening IGAD’s role in mediation and the effectiveness of interventions, while underscoring the importance of mediation as a tool for promoting sustainable peace and security in the region. At the end of the workshop, however, a policy decision to establish a mediation protocol, and an Agreement on the outline of draft mediation protocol would have been attained as expected results. The vision of the IGAD mediation support unit is to establish regional viable mediation structures, to which predictability of processes and outcome is ensured, and the objectives of any mediation are governed by collective will and interest of all member states. IGAD is an eight-member regional bloc established in 1996. Its members include, Djibouti, Ethiopia, Somalia, Sudan, Uganda, Kenya, South Sudan and Eritrea. Source: – Sudan Tribune
-
U.N. Says 46 Ethiopians Drown En Route to Yemen; 16 Missing
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Forth-six Ethiopians drowned early on Wednesday and 16 were missing after a smuggler’s boat carrying at least 100 migrants capsized as it approached Yemen, the U.N. migration agency said in a statement. The boat left the port of Bossasso in Somalia on Tuesday, with 83 men and 17 women on board who were hoping to find work in Yemen and the Arabian Gulf, the International Organization for Migration (IOM) said, citing information from survivors. IOM’s director of operations and emergencies, Mohammad Abdiker, said the Gulf of Aden’s migration tragedy was shameful. “Over 7,000 poor migrants take this perilous journey every month; some 100,000 took it just last year. They are treated appallingly and go through horrendous conditions. This has to end,” he was quoted as saying in the statement. The drownings happened just days after IOM helped 101 Ethiopians, including 51 women and 33 children, to leave Yemen for Djibouti, as fighting closed in around Yemen’s key port of Hodeidah. They were stranded in Yemen and among the most vulnerable of about 300 migrants stuck in detention, IOM said. “Both while traveling to and in Yemen, migrants are routinely abused by smugglers and other criminals, including physical and sexual abuse, torture for ransom, arbitrary detention for long periods of time, forced labor and even death,” the IOM statement said. Some migrants got caught up in the war and were injured or killed or taken to detention centers, official or unofficial, IOM said. Source: – Reuters -
Wishing Muslims around the world a “Ramadan Mubarak” — a blessed holiday — President Donald Trump on Wednesday hosted his first White House dinner for Islam’s holy month of Ramadan, an overture that surprised many in the Muslim community after he skipped hosting such a meal last year. Speaking at an iftar dinner, which breaks the daylong fast, Trump offered a message of unity, recognizing members of the Muslim community at home and abroad. “In gathering together this evening, we honor a sacred tradition of one of the world’s great religions,” he told an intimate audience that included Cabinet members and ambassadors from many Muslim-majority nations including Saudi Arabia, Kuwait, Jordan and the United Arab Emirates. It was a dramatic departure from the inflammatory rhetoric Trump used during his campaign, when he called for a “complete and total shutdown” of Muslims entering the country, compared Syrian refugees fleeing civil war to a deadly snake and declared, “I think Islam hates us” in an interview with CNN. Instead, Trump spoke of “the renewed bonds of friendship and cooperation” forged with “valued partners” from across the Middle East and said Iftars “mark the coming together of families and friends to celebrate a timeless message of peace, clarity and love. There is great love.” He recalled his visit last year to Saudi Arabia — his first foreign trip — as “one of the great two days of my life.” “Only by working together can we achieve a future of security and prosperity for all,” he said. The dinner came as the Supreme Court considers legal challenges to Trump’s travel ban, which critics say unfairly targets some Muslim-majority countries. A ruling is expected as early as this month. Several Muslim civil rights groups pushed back, organizing a “NOT Trump’s Iftar” protest at a park across from the White House. The groups say Trump’s heated rhetoric has contributed to an increase in bullying and discrimination against Muslim Americans. Sharif Aly, CEO of Islamic Relief USA, a humanitarian and advocacy organization, said the group was glad to see the White House had reinstated the iftar, “an event that should be hosted every year, just like the Easter Egg Roll, the Passover Seder and Christmas Open House.” But he urged the administration “to actively engage on issues impacting our beneficiaries,” including the travel ban and proposed cuts to social welfare programs. During his presidential campaign, Trump called for a “complete and total shutdown” of Muslims entering the United States. Last year, he drew international criticism for retweeting anti-Muslim videos posted by a far-right group in Britain. And his decision to recognize Jerusalem as Israel’s capital was seen by many critics as an unnecessary provocation in the Muslim world. The White House has defended Trump’s policies as necessary for national security. Iftar dinners have been held regularly at the White House since the Clinton administration as a form of outreach to the Muslim world. Shortly after the 9/11 terrorist attacks, President George W. Bush hosted ambassadors and diplomats in celebration of Ramadan, declaring “evil has no holy days.” President Barack Obama took up the tradition, saying that discriminating against Muslim Americans “feeds the lie” that the West is at war with their religion. Last year, Trump broke tradition. Instead of hosting a dinner, the White House issued a statement on the Islamic holiday that focused heavily on the threat of terrorism, noting that recent attacks “steel our resolve to defeat the terrorists and their perverted ideology.” The White House struck a considerably warmer tone last month, when it released a statement from the president declaring “Ramadan Mubarak,” a common greeting in Islam for a blessed holiday. The statement praised the Constitution for ensuring Muslims can observe the holiday “unimpeded by government” and did not mention terrorism. “Ramadan reminds us of the richness Muslims add to the religious tapestry of American life,” the statement said. The current version of Trump’s travel ban applies to travelers from five countries with overwhelmingly Muslim populations — Iran, Libya, Somalia, Syria and Yemen. It also affects two non-Muslim countries, blocking travelers from North Korea and some Venezuelan government officials and their families. Source: AP
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xasan Cali Khyre iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jabuuti ee dalka Djibouti. Ra’isul wasaaraha ayaa goortii uu gaaray Jabouti waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay dhigiisa Jabouti iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumada dalkaasi. Ra’iisul Kheyre oo ay la socdeen wafdi ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Axmed Ciise Cawada, Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Eng Cabdi Canshuur Xasan, Wasiir Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa iyo mus’uuliyiin kale oo ka tirsan dawladda. Ra’isul wasaare Kheyre iyo mas’uuliyiinta wehlineysa ayaa la qorsheynayaa in booqasho labo cisho ah ay ku joogan magaaladda Jabouti oo ay u aaden howlo gaara. Waxa uu Kheyre maanta oo Khamiis ah kulan la qaadan doonaa Madaxweynaha dalka Djabouti Ismaaciil Cumar Geele, waxayna ka wada hadli doonaan sidii loo horumarin lahaa xiriirka wadashaqeynayd ee labada dal iyo habka ugu wanaagsan ee loo dar-dargalin karo howlaha horumarineed ee ay dawladda Jabuuti ka wado gudaha Soomaaliya. Kheyre ayaa Madaxweyne Geelle hordhigi doona dalab dhanka Saanad Militery ah, si ay Dowlada Somalia ugu kabto duullaan la doonaayo in lagu qaado Saldhigyada al-Shabaab ee Gobolada dalka. Madaxweyne Geelle, ayaa horay dowlada Somalia ugu ballanqaaday inay ka saaci doonto dhanka saanada, waana tan iminka keentay inuu Kheyre u duulo dalkaasi. Sidoo kale, Kheyre ayaa Madaxweyne Geelle kala hadli doona qorsho la sheegay in Dowlada Somalia ay ku dooneyso inay ku aqbasho Shirkada DP World ee la wareegtay Dekadda Berbera.
-
We are happy to introduce you today to Mohamed Jimale, the founder of Ari.Farm, an agri / financial tech startup from Mogadishu, Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Abdirisak Adan, 22, lost all his school books in the floods that struck Beletweyne in southern Somalia, leaving him and his seven-member family displaced. Source: Hiiraan Online
-
Wishing Muslims around the world a "Ramadan Mubarak" — a blessed holiday — President Donald Trump on Wednesday hosted his first White House dinner for Islam's holy month of Ramadan, an overture that surprised many in the Muslim community after he skipped hosting such a meal last year. Source: Hiiraan Online
-
The Mogadishu Tech Summit is an event that focuses on the needs of Somalian government, the private sector, the business community, entrepreneurs, development organization, and donors to use innovation and technology to promote sustainable development. This event that takes place every year comes at the time when Somalia is striving towards more technologically viable, prosperous and stable economy. The summit is organized by iRise Hub, Mogadishu based technology hub. Source: Hiiraan Online
-
U.N. Says 46 Ethiopians Drown En Route to Yemen; 16 Missing
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Forth-six Ethiopians drowned early on Wednesday and 16 were missing after a smuggler's boat carrying at least 100 migrants capsized as it approached Yemen, the U.N. migration agency said in a statement. Source: Hiiraan Online