Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,136
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Alarmed by the worsening human and trade union rights situation in Somalia, the Chair of the Subcommittee on Human Rights, Mr Pier Antonio Panzeri made the following statement: Source: Hiiraan Online
  2. There were no words needed when the two strangers, one Russian, the other Egyptian, crossed paths on a downtown street here late Friday morning. Source: Hiiraan Online
  3. Colladda ka dhex jirta awgeed labo beelood oo walaalo ah waxaa maanta labo goobood oo kala duwan ay ku tukadeen shacabka ku nool degmadda Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag. Ciidaan oo noqonaysa middii saddexaad oo sidaan oo kale ay ugu kala tukadeen labo masjid shacabka Ceel-Afweyn ayaa misna tilmaamaysa inay noqotey degmadda kaliya oo maanta si ka duwan guud ahaan dalka Soomaaliya looga ciiday. Muuqaalo ay soo gudbiyeen wariyaal madax banaan ayaa lagu arkayaa saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Somaliland oo halkaaas u jooga hawlgalo la xiriira kala dhexgalida dirirta deegaankaas ku dhexmarta labo beelood oo walaalo ah oo kasoo jeeda waqooyiga dalka Soomaaliya. Isku soo wada duuboo colaadda ka jidha deegaanka Ceel Afweyn oo aan weli loo helin xal heshiis waxay sababtey dhimashada dad kor u dhaafaya 40 qof oo isugu jira rag iyo dumar kuwaas oo kasoo kala jeeda dhinacyadda colaaddu u dhaxeyso. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST. The post Degmo ka tirsan Gobolka Sanaag oo maanta looga ciiday si ka duwan Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  4. Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta kormeeray Isbitaallo ku yaala Muqdisho gaar ahaan Madiina iyo Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay inay dowladdiisu kaalin mug leh siinayso horumarinta iyo dib u habeynta goobaha iyo adeegyadda caafimaad ee ciidamada qalabka sida. Madaxweynaha oo warbixino ka dhageystay Agaasimayaasha iyo dhakhaatiirta Isbitaalladda ayaa gaarsiiyay qalab caafimaad oo loogu talagalay gargaarka deg dega iyo agabyo kale wuxuu gaarsiiyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. “Intii uu ku guddo jirey kormeerka wuxuu isdul taagay Mudane Farmaajo xaaladda bukaannadda iyo dhaawacyo ka tirsan ciidanka Dowladda Federalka wuxuuna yiri isagoo la hadlaya “ dhaawacani waxay idin soo gaareen idinka oo difaacaya qarankeena, dadnimadeena, sharafteena, waana arrin ay idin ogsoon yihiin shacabka Soomaaliyeed iyo dowladuba, sidaas darteed waxaan idin xaqiijinayaa inaan mar kasta dadaal u galayo daryeelkiina” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Muqdisho:- Madaxweyne Farmaajo oo maanta la ciiday bukaano jiifa Isbitaallo appeared first on Puntland Post.
  5. A US drone strike in eastern Afghanistan has killed Mullah Fazlullah, one of the world’s most wanted terrorists and chief of the Pakistani Taliban, sources in Afghanistan reported Friday. A tribal leader from Afghanistan’s Kunar province, Jahan Sardar, said that “five people including Mullah Fazlullah were killed on 13 June, at 10 pm (1730 GMT). Another four Pakistani Taliban were killed in the attack, which was carried out by a drone.” A spokesman for the Afghan Defense Ministry confirmed the information, citing US sources. However, a spokesman for the US forces in Afghanistan on Friday would only confirm that a “senior leader of a designated terror organization” had been targeted in a drone strike in Afghanistan’s Kunar province on Wednesday. A spokesman for the Pakistani army said it could not confirm that Fazlullah was killed in the drone strike. Mullah Fazlullah was elected to lead the Pakistani Taliban in 2013 after the death of his predecessor, Hakimullah Mehsud, in a US drone strike. He ordered the attack on the world’s youngest Noble Laureate, Malala Yousafzai, in 2012. In March, the US State Department announced a 5-million-dollar reward for information leading to Fazlullah. Pakistani political and military leaders have demanded that international and Afghan security forces take firmer action against Fazlullah’s group, which is currently said to be based in Afghanistan. Source: Daily Sabah
  6. Madaxda ugu sareysa Puntland ayaa maanta qobolaal shacabka magaalada Garowe ah kala qeyb galay tukashada salaadii ciidul fidriga. Salaada Ciida oo lagu tukadey garoonka kubada cagta Mire Awaare ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, Gudomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi iyo ku xigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha, saraakiisha ciidamada Puntland, isimo, cuqaal, nabadoono, waxgarad, siyaasiyiin, aqoon yahano, culumo iyo shacab weynaha caasimada Puntland. Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo munaasabada ka hadlay ayaa shacabka reer Puntland ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan midnimada sidoo kalena Dowladda ka codsaday in ay sii wadaan howlgalada cadowga looga xoraynayo goobaha ay ku hareen. Dhinaca kale Madaxweyane ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey oo hadal kooban munaasabada ka jeediyey ayaa ku dheeraaday difaaca Puntland, isagoo shacabka ugu baaqay in ay ka qayb qaataan xoraynta golbolka Sool iyo guud ahaan difaaca dalka isagoo dhanka kale hambalyo u diray ciidanka Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa hambalyo u diray ummada Soomaaliyeed iyo shacabka reer Puntland meelkastay joogaan munaasibada ciidul fidriga darteed, waxaana uu madaxweynuhu sheegay in Puntland ka jirto nabad gelyo sugan oo boqlkiiba boqol laysku halayn karo. Sidoo kale Madaxweyana Puntland ayaa ka hadlay colaada gobolka Sool oo uu ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo uu ku sheegay nin waalan. “Shacabka reer Puntland mid baan dhahayaa, shacabka gobolka sool iyo horgalayaasha Soomaali diidkana mid baan dhahayaa, dadka reer waqooyi galbeedna mid baan dhahayaa, dadka reer Puntland waxaan dhahayaa, dalka waa lagu soo duulay, haddii lagu soo duulay naftaadii maalkaagii iyo dhulkaagii waxa kaliya ee lagaa rabaa waa inaad is difaacdo, waxaa la rabaa in aan marmarsiiyo loo samayn nabadda waan jecel nahay waligayana waan ka shaqayn jirnay, laakiin haddii la garan waayey oo duulaan bareer ah lagugu soo qaaday waa inaad is difaacdaan, waxaan isku difaacanaa midnimo iyo wadajir, jihaadka la galayaa waa mid sax ah oo dhab ah, nin gar darana ma guulaysanayo, dadweynaha reer Sool waxaan u sheegayaa in Puntland ay diyaar u tahay difaacooda iyo xorayntooda gabadha reer Sool ee barooranaysa waxaan u sheegayaa, in ilmadeeda dhulka ku dhacaysaa ay xidido hor leh qoynayso, in ay geedo weyn abuurayso, horgalayaasha jeegaanta waxaan leeyahay cunadiina wadada wanaagsan u mara, waad helasaane haddaad diidaana waxaad ka heshaan ayaan ogaan doonaa, in aad adduunka ceeb ku noolaataan aakhirana ciqaab mudataan ayaan idiin rajaynayaa, ummadda waqooyi galbeed waxaan leeyahay anagu dad meel degan kuma aanu duulin mana rabno ee Muuse iyo jeegaantiisa waxay khatar ku yihiin waa idinka jiritaankiina, ma ahan kaliya anaga xataa wuxuu dhibaato u gaystay dad reer Somaliland ah, qofka waalani naftiisa iyo umaddaba khatar buu ku yahay, waxaa waajib idinku ah in aad iska qabataan si aad ummadda kale wadajir iyo deris wanaag ugula noolaataan” ayuu yiri Madaxweyne Gaas. Ugu danbeyn Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamede Cali Gaas ayaa Alle uga baryey shacbka reer Puntland in ay sanadkan sanadkiisa ay ku gaadhaan rajo wadajir, midnimo iyo amni waara. PUNTLAND POST The post Madaxda Puntland oo salaadii ciida la tukaday shacabka Garowe appeared first on Puntland Post.
  7. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Isbitaallada Xoogga Dalka, Madiina iyo Rajab Dayib Erdogaan ayaa sheegay in dowladdu ay kaalin mug siineyso horumarinta iyo dib-u-habeynta goobaha iyo adeegyada caafimaad ee Ciidamada Qalabka Sida. Madaxweynaha oo warbixinno ka dhageystay Agaasimeyaasha iyo dhakhaatiirta Isbitaallada uu booqday ayaa qalab caafimaad oo loogu tala galay gargaarka deg-degga ah iyo agabka wax lagu baaro waxa uu gaarsiiyay Isbitaalka Madiina. Madaxweynaha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkan waxa uu dul istaagay xaaladaha bukaannada iyo dhawaacayada ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo shacabka lagu dabiibayo Isbitaallada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliiska Soomaaliyeed. “Dhaawacyadani waxa ay idin soo gaareen idinka oo difaacaya qarankeenna, dadnimadeenna iyo sharafteenna, waana arrin ay idiin ogsoon yihiin shacabka Soomaaliyeed iyo dowladduba. Sidaas darteed, waxaan idiin xaqiijinaya in aan markasta dadaal ugu jirno daryeelkiinna caafimaad.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo askar dhaawac ah kula hadlay Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha qalliinka, raajada, bukaan-jiifka iyo kaydka ee Isbitaallada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Madiina iyo Rajab Dayib Erdogaan, isagoona sidoo kale dul istaagay qeyb cusub oo dhawaan loo dhameystiray Isbitaalka Xoogga Dalka oo ay u idil yihiin agabyada qalliinka, bukaan-jiifka iyo daaweynta. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey dhakhaatiirtii uu kula kulmay Isbitaallada uu kormeerka ku tagay shaqada wanaagsan ee ay bulshada u hayaan, isagoona kula dardaarmay in ay sii dardargeliyaan daryeelka caafimaad ee ay u fidiyaan bukaannada.
  8. The Galaxy Note 9 has some significant upgrades, but it has lost its headline feature and will be an incremental update at best. The reason is that Samsung is working on something far more exciting and now we know it will also be far more expensive… Source: Hiiraan Online
  9. National Assembly Majority Leader Aden Duale has refuted claims that most Somali businessmen are involved in illegal trade. Source: Hiiraan Online
  10. A US drone strike in eastern Afghanistan has killed Mullah Fazlullah, one of the world's most wanted terrorists and chief of the Pakistani Taliban, sources in Afghanistan reported Friday. Source: Hiiraan Online
  11. Oral arguments were made before a three-judge panel from the Eighth Circuit Court of Appeals, June 18, in Saint Paul on behalf of Guled Omar, Mohamed Farah and Abdirahman Daud, who were found guilty of conspiracy to commit murder abroad in 2016. Source: Hiiraan Online
  12. A unique idea is about to become reality for Minneapolis Police Chief Medaria Arradondo. Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Noocyada kala duwan Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay ayaan saakay isticmaali karin dhammaan Isgoyska Banaadir ee Muqdisho. Ciidanka tuban waddooyinka ayaa gaadiidleyda ku amraya in ay isticmaalan waddooyinka kale. Ciidanka ayaa gaadiidka ka celinaya isgoosyda Banaadir, Dabka, Faralonsa, Sanca, Shaqaalaha iyo dhammaan wadooyinka kale. Dadka Muqdisho ayaa cagtooda maalaya maadama wax gaadiid ah aanu ka soo gudbi karin Isgoysyada aan soo sheegnay. Ciidamada qaar ayaa lacago sharci darro ah ka qaadanaaya Mootooyinka ay la socdaan shacabka ciidaya ee u kala gooshaya waddooyinka xaafadaha ee u dhexeeya isgoosyada. Dadka Muqdisho ayaan bisha ramadaan ilaa manta oo ciid ah aan helin farxad ay ku caweeyan, waxa ayna dadka qaar tani ku sifeeyen caburin. Madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in si degdeg ah loo furo waddooyinka xiran oo shacabka loo daneeyo. Xirnaashaha saakay ee waddooyinka qaar ayaan la ogeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa iyo waxa gadiidka aanan u isticmaali karin waddooyinka qaar. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweyne Donald Trump ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoral uu dhawaan u diray Afhayeenka Aqalka Wakiiladda iyo Afhayeenka KMG ee Senedka Maraykanka, oo uu kaga warbixinayey daad-gureynta Ciiddamadda Maraykanka ee Hawlgalladda ka wada dalal ka tirsan Caalamka. Webssaytka Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ee whitehouse.gov oo lagu soo daabacay Khudbadii Donald Trump oo dhamaystiran ayuu ku sheegay inay Maraykanka sii wadaan sidii ay Saaxiibadooda ku sugan Calaamka kala shaqeyn lahaayeen La-dagaalanka Kooxaha Daacish iyo Alqaacida Waxa uu intaasi ku daray in si gaar ah diiradda loo saarayo Deegaanadda ay Talisyadda Dhexe iyo Afrika mas’uul ka yihiin. Mar uu Warbixintiisa kaga hadlayey Bariga Afrika waxa ku shaaciyey inay Ciiddamadda Maraykanka weli wadaan dagaalka looga hortagayo Khatarta Daacish iyo Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay. Qoraalka uu Donald Trump u gudbiyey Kongareeska waxa kale oo uu ku muujiyey inay Ciiddamadda Maraykanka taageero, La-talin iyo Dagaal-gelin siiyaan Ciiddamadda Gobalka, oo ay ku jiraan Ciiddanka DFS iyo kuwa Hawlgalka AMISOM. Dhinaca kale, Donald Trump waxa uu xaqiijiyey inay Ciiddamo dheeraad ah u daad-gureeyeen dalka Somalia, si ay taageero uga geystaan Hawlgalladda Dagaal ee La-dagaalanka iyo kuwa kale ee laga wado Mandiqadda Bariga Afrika, waa sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale, Donald Trump waxa uu sheegay inay sii wadayaan Wada-shaqeynta ay Dowladda Jabuuti la leeyihiin, oo iyadu u fasaxday Ciiddamadda Maraykanka inay isticmaali karaan Xuduudaha Jabuuti. Dhinaca kale, Donald Trump waxa uu tilmaamay inuu Ciiddamo dagaalama u diray Talisyadda dhowr goobood oo ku yaalla Bartamaha Maraykanka, Europe, Afrika iyo Passific. Donald Trump waxa kale oo xusay inay Ciiddamadda Maraykanka hawlgallo ka wadaan dalalka Bariga Afrika, Iraq, Lubnaan, Syria, Gacanka Carbeed, Turkiga, Urdun, Libya, Afganistan iyo Cuba. Si kastaba ha ahaatee, Warbixinta uu Donald Maraykanka u gudbiyey Afhayeenka Aqalka Wakiiladda iyo Afhayeenka KMG ee Senedka dalkiisa waxay ku soo beegantay, iyadoo uu Senator ka tirsan Kongareeska Maraykanka ku baaqay in la joojiyo Dhaqaalaha la siiyo Ciiddanka DFS. Senator Rand Paul oo ah Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka La-socka Kharashaadka Federalka iyo Maareynta Gurmadka ee Aqalka Senedka Maraykanka waxa uu ku eedeeyey inay qaar ka tirsan Ciiddanka DFS xubhno ka yihiin Alshabaab iyo in 920 carruur ah la askareeyey, laguna khasbo inay dagaalamaan, waa sida uu hadalka u dhigay. Xukuumadda Federalka Somalia weli kama jawaabin Eedeymaha uu u soo jeediyey Senator Rand Paul Source: whitehouse Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo khudbad kooban uu kaga hadlayay Hambalyeynta Munaasabadda Ciidul Fidriga ayaa ku soo hadal qaaday ammaanka Magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in amniga dalka ay caqabad ku yihiin xoogaga ururka Al-shabaab, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la shaqeeyaan ciidamada, si looga hortago weerarada Shabaab. “Waxaan u mahadcelinayaa ciidamada qalabka sida oo ah ciidamada xasilinta, oo habeen iyo maalin u taagnaa sidii shacabka ay uga difaaci lahaayeen qolooyinkan hororka ah oo caadeystay in ay qaraxyo ka geystaan magaalada Muqdisho oo ay ku laayaan shacab, Culimo, Ciroole iyo Dumarba.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Dowladda federaalka Soomaaliya ayuu sheegay in ay ka shaqeyneyso sidii ay magaaladan ugu soo dabaali laheyd ammaan iyo xasilooni, si shacabka Soomaaliyeed ay ugu noolaadaan nolol wanaagsan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ururka Al-shabaab uga digay in ay daadiyaan dhiigga shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna uga baaqay in ay ka waantoobaan arrimahaasi, oo ay joojiyaan daadinta dhiigga. “Waxaan uga digayaa qolooyinka argagixisada ah oo nabadiidka ah oo caadeystay in ay daadiyaan dhiigga shacabka Soomaaliyeed, in ay ka waantoobaan oo ay joojiyaan dhibka ay shacabka ku hayaan, waxay dowladda ka shaqeyneysaa sidii ay uga hortagi laheyd falalkaasi argagixisada ah,” Ayuu markale yiri Madaxweynaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee soo dhameystay bisha Barakeysan ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay in Allah uu ka aqbalo acmaasha Soonka. Ra’iisul wasaaraha ayaa hambalyo taa lamid ah u diray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed gaar ahaan ciidamada Sugayay amniga caasimadda ee suurageliyay in bisha Barakeysan ee Ramadaan si nabad ah looga soomo caasimadda dalka. “Waxa aan Hambalyo u dirayaa Muslimiinta oo dhan gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed oo aan la wadaagayo farxadda Munaasabadda Ciidul-Firdiga. Waxa aan sidoo kale hambalyeynayaa una mahadcelinayaa ciidanka qalabka Sida ee Soomaaliyeed si gaar ah ciidanka sugidda amniga caasimadda oo suura geliyay in si nabad ah lagu dhameysto bisha Barakeysan ee Ramadaan”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed u rajeeyay in sanadka danbe ay ku gaaraan barwaaqo iyo horumar. Bisha Ramadaan ee dhamaatay ayaa noqoneysa bishii ugu horeysay ee si nabad ah looga Soomo caasimadda Dalka Taariikhda dhaw, iyada oo arintaas amaanteeda ay leeyihiin laamaha amniga iyo shacabka Soomaaliyeed ee iska kaashaday sugidda amniga. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. My uncle, Abdulrahim Abby Farah, who has died aged 98, progressed from the back streets of Barry, in south Wales, to become, by the time of his retirement, the United Nations assistant secretary general for special political questions. Source: Hiiraan Online
  18. At least 53 people were killed and some 229,000 others affected by tropical cyclone Sagar that caused heavy rains and flooding in Somaliland and Puntland in northern Somalia in May, the UN humanitarian agency said on Thursday. Source: Hiiraan Online
  19. The Somali Community Board of South Africa claims the man behind a mosque attack in Malmesbury had a history of mental illness. Source: Hiiraan Online
  20. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa shaaciyey in maalinimada berrito ay tahay ciid, hambalyona u diray ummada Muslim ka ah iyo shacabka Soomaliyeed munaasibada ciidul Fidriga darteed. Madaxweynaha ayaa si gaara ula wadaagey farxada ciidul fidriga shacabka reer Puntland meelkastay joogaaan, waxaana u dhammaantood ilaahay uga baryey inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo farxad, caafimaad qab, nabad gelyo, horumar iyo wadajir. “Ciid Mubaarak, ciid wanaagsan dhamaantiin meelkasta aad joogtaan, waxaan rabaa inaan u hambalyeeyo shacab weynaha Soomaaliyeed bilashada ciida soonfur gaar’ahaan shacab weyanha Puntland meelkasta oo ay joogaan, mid difaac ku jira, mid nabad gelyada ilaalinaya, mid sharwadayaasha dalka ka ilaalinaya, meelkasta aad joogtaan waan idin salaamayaa, waan idiin hambalyeeynayaa hadaad culimo tihiin, haday dhaqan yihiin, haday dhalin yaro yihiin, haday dumar yihiin, dadka Puntland meelksta ay joogaan, waxaan leeyahay sandka sandkiisa barwaaqo ku gaara, kugaara wadajir, kugaara midnimo, ku gaara inaad dalkiina difaacataan, Alle hanaga aqbalo acmaasha aan sameeysanay bishii Ramadaan meelkasta aad joogtaaan, waxan idin leeyahay Hamblyo caafimaad Alle ha’idinku gaarsiiyo nabad gelyo Guul, Midnimo iyo Horumar ayaan idiin rajeeynayaa, Waad Mahadsan tihiin”Ayuu yidhi Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ugu Danbeyn, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si gaara hambalyo ugu diray ciidanka qalabka sida ee Dawladda Puntland, kuwaas oo uu xusay inay yihiin kuwa sugaya amaankeena xiliga aan gudanayno waajibaadka Alle ina faray =Dhammaad= PUNTLAND POST The post Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqay in Bari ay tahay Ciid appeared first on Puntland Post.
  21. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bilashada Ciida oo Bari ku beegan. Madaxweyne Farmaajo ayaa mahad ciliyay dhamaan ciidamada iyo shacabka isaga oo ugu baaqay in amaanka la sugo. Maalinta bari ah ayaa munaasabada dabaaldaga Ciidul Fidriga ay ka dhaceeysaa Guud ahaan Dalka Soomaaliya. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyada Ciida u diray Bulshada Soomaaliyeed appeared first on Puntland Post.
  22. Maamulka Gal-Mudug ayaa ku dhawaaqday in bari ay tahay maalinta 1-aad ee ciidul Fidriga. Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ayaa Goordhow ku dhawaaqay in ay bari u dabaaldagayaan maalinta Ciida. Sh.Shaakir ayaa sheegay in bishii laga arkay deegaano katirsan Gal-Mudug iyo Gobolada kale ee dalka Soomaaliya. Ciidaan ayaa u muuqato in dadku ay si wadajir ah ay ugu dabaaldagayaan Bilashadeeda islamarkaasina aanay jirin wax qilaaf ah. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Galmudug oo ku dhawaaqday in ay Bari tahay Ciid appeared first on Puntland Post.
  23. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee soo dhameystay bisha Barakeysan ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay in Allah uu ka aqbalo acmaasha Soonka. Ra’iisul wasaaraha ayaa hambalyo taa lamid ah u diray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed gaar ahaan ciidamada Sugayay amniga caasimadda ee suurageliyay in bisha Barakeysan ee Ramadaan si nabad ah looga soomo caasimadda dalka. “Waxa aan Hambalyo u dirayaa Muslimiinta oo dhan gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed oo aan la wadaagayo farxadda Munaasabadda Ciidul-Firdiga. Waxa aan sidoo kale hambalyeynayaa una mahadcelinayaa ciidanka qalabka Sida ee Soomaaliyeed si gaar ah ciidanka sugidda amniga caasimadda oo suura geliyay in si nabad ah lagu dhameysto bisha Barakeysan ee Ramadaan”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed u rajeeyay in sanadka danbe ay ku gaaraan barwaaqo iyo horumar. Bisha Ramadaan ee dhamaatay ayaa noqoneysa bishii ugu horeysay ee si nabad ah looga Soomo caasimadda Dalka Taariikhda dhaw, iyada oo arintaas amaanteeda ay leeyihiin laamaha amniga iyo shacabka Soomaaliyeed ee iska kaashaday sugidda amniga. —— DHAMAAD——— PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaare Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul-Fidriga appeared first on Puntland Post.
  24. Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bari tahay maalinta ciida. Sheekh Kheyroow Aadan oo ah Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Awqaafta Ayaa ku dhawaaqay in ay bari tahay maalinta ciida bishiina meelo badan laga arkay. Mudane Kheyre ayaa sheegay in dad kala duwan ay la xariireen islamarkaasina bishii laga arkay Gobolada kamid ah dalka Soomaaliya. dhinaca kale Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali Dheere) Agaasimaha Diinta ee Wasaaradda Cadaaladda ayaa isna xaqiijiyay in bari ay tahay maalinta 1-aad ee ciidul Fitriga. Muslimiinta ku Nool Dunida ayaa Bari u dabaaldagi doono Maalinta 1-aad ee ciidul Fidriga kadib 29- Maalmood oo ay soo soomanaayeen. Ciid Wanaagsan Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya oo ku Dhawaaqday in ay tahay Bari Ciid appeared first on Puntland Post.
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Sida aan wararkeena hore ku sheegnay tuhuno soo ifbaxaaya ayaa sheegaya in dowlada Imaaraadka Carabta ay kaalin weyn ka qaadatay Qaraxyo dhowr ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Dowlada Imaaraadka ayaa Qaraxyadaasi ula gol leh hoos u dhac ku imaada dhaqaalaha, Qaranimada, Amniga iyo Rajada Somalia. Baaritaano la sameeyay ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in dowlada Imaaraadka carabta ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ka caawin jirtay dhinacyada soo dhoofinta Hubka sharci darada ah iyo Kiimikada laga sameeyo Qaraxyadatanka culus. Qaraxyada qaar ayaa la xaqiijiyay in lagu dhex sameyn jiray gudaha Xerada Imaaraadka uu ciidamada ku tababari jirtay ee Gen,Golden, kaa oo ahaa Saldhiga isku xira Imaaraadka iyo Al-Shabaab ah. Imaaraadka ayaa la xaqiijiyay in Kiimikada laga sameeyo Qaraxyada ay kusoo galin jireen magaalada Muqdisho iyagoo kusoo dhex qarin jiray Mucaawanada ay soo gaarsiin jireen Somalia. Mid kamid ah Saraakiisha baaritaanka ka qeybqaatay oo nooga xog waramaayay Qaraxyada iyo Kiimikada ay Imaaraadka ku caawiyaan Al-Shaba ayaa yiri ‘’Imaaraadku waxa uu in badan ka shaqeeyay sida Somalia looga tirtiri lahaa qaarada Africa dhab ahaantii waxaa jira haliso badan oo uu u maleegay Somalia balse anaga oo kaashaneyna garaadkeena ayaan ka hortagnay halista’’ ‘’Waxaa jirta inay Hub iyo Kiimikada Qaraxyada siin jireen Shabaab, balse baaritaan dheer kadib waxaan helnay xaqiiqda taa oo noo sahashay inaan fashilino dhagartooda’’ ‘’Baaritaanka mudada qaatay waxaan ku ogaanay in Kiimikada laga sameeyo Qaraxyada ay kusoo dhex qarin jireen Raashiinka mucawinada ah, gaar ahaan loorarka burka ayey kusoo dhex darsan jireen kuwo ay ku jiraan Kiimikada’’ ‘’Waxa ay inta badan kiimikada kusoo dhex dari jireen Saadka uga imaan jiray Abu Dabai iyadoo kiimikada lagu soo cabeeyay loorar ayaan ku qabanay baaritaanka, dabcan cid waliba oo ka shaqeyneysa Qaran jabka Somalia sidaa ayaan uga hortagi doonaa’’ Sarkaalkan oo sababo amni u dalbaday in laga tago magaciisa ayaa sheegay in dowlada Somalia aysan marnaba ku fakerin in Dowlada Imaaraadka carabta ay dhagaro intaa la’eg u maleegeyso Somalia, hase ahaatee ay ogaaden xaqiiqda Imaaraadka. Dhinaca kale, waxaan wali meesha ka bixin dhagarta ay dowlada Imaaraadka carabta u maleegeyso Somalia, waxaana jira warar hoose oo sheegaya in qalqal galinta Muqdisho ay u adeegsan doonto Xagjiriinta Daacish-ta Somalia oo wadahadal ay kula jiraan. BAARITAANKA QALFOOFTA QARAXA Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com