Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,124
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. MOGADISHU– The President of Somali Federal Govt has announced that his authority remains ready to restart the stalled talks with Somaliland. President Mohamed Abdilahi Farmajo has made the above remarks during a speech that he delivered in Mogadishu pertaining to Somalia which gained its Independence from Italy in the 1960’s. Mr. Farmajo said that Somaliland citizens are our brothers where difficult ordeals divided us. The president has reiterated that his authority is determined to recommence the stalled dialogue with Somaliland as they are our right hand. On the other hand, Mr. Farmajo has called on the immediate of cessation of hostilities in Tuka Raq between Somaliland and Puntland and sent a clear message to both sides that Somalia is not ready to descend into chaos and shed blood.
  2. Ankara (Caasimadda Online) – Wakaaladda Wararka u faafisa Wadanka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in Ciidamada Dowladdu ay xabsiga dhigeen Arday Soomaaliyeed oo latuhunsanyahay in ay Xiriir la leeyihiin Wadaadka lagu magacaabo Fitaaxullahi Guleen ee lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay Afgambigii fashilmay ee Turkiga ka dhacay15 julay 2016 kii. Ugu yaraan 29 Ruux oo ay ka midyihiin Ciidamo shaqadda ku jira ayaa lagu xiray wadanka turkiga Sababo ku aadan xiriirka la tuhunsanyahay in ay la leeyihiin Ururka Argagixisadda loo Aqoonsaday ee Fetaxullah guleen., ayuu Booliisku sheegay Sabtigaan. Dadka la xiray waxaa ka mid ah 13 Askari oo shaqadda ku jiray intii ay Howlgaladdu socdeen. Melaha Dadka laga xirayna waxaa ka kid ah Caasiamdda ah Ankara. Si gooni ah 16 arday oo 10 ka mid ah ay Soomaali yihiin, Sadax kamid ahna ay Jabuutiyaan yihiin, 2 Arday oo u dhashay Dalka Guinea iyo Arday Suuriya u dhashay ayaa la xiray waxaana laga soo qabtay Gobolka Mersin, sida ay ku warrantay Anadolu. Lama sheegin magacyadda Ardaysa Soomalida ah lamana bixin Aqoonsi kale oo ay leeyihiin. Ardaydaan waxaa ay dhiganayeen jaamacadda Mersin waxaana soo xiray Booliiska oo weeraray guryihii ay daganaayeen. Booliisku waxay wali badi goobayaan Todobo ruux oo lala Xiriirinayo ururka lamamnuucay ee fetullah Gulem. Fitaaxulaahi guleen, waa Wadaad fadhiisu yahay Wadanka Mareeykanka waxaana Dowladda turkigu ay ku eedeeysay in uu ka dambeeyay Afgambigii Fashilmay ee Military-gu isku dayeen in ay Xilka uga tuuraan Rajib Tayib Ordogan, 2016kii. Wadaadkaani waxaa uu leeyahay Ururro u badan kuwo wax barashadda ka shaqeeya turkiga gudihiisa iyo Dibadaba. Waxaana qayb ka ahaa shirkado Soomaaliya ka shaqaynayay oo Dowladda Soomaaliya ay Dalka ka eriday iyadoo turkiga ku gacan siineeysa dagaalka wadaadka iyo taageerayaashiisa ka dhan ka ah. Arday badan oo Soomaali ah ayaa wax ka barta wadanka Turkiga, waxayna cabsi wadnaha farta saareen markii markii Afgambigu uu wadanka ka dhacay inkastoo aysan Qatar badan la kulmin. Hase ahaatee Warka kusaabsan ardayda turkiga lagu xiray ayaa ah War naxdin iyo sas ku ah Soomaalida waxbarashadda u jooga wadanka Turkiga. Caasimada Online Xafiiska Istanbul Caasimada@live.com
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweyne Farmaajo: Marna Ha Ogolaanina Dowlad Kasta oo Timaada in La idiinka Horkeenno Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta munaasabadda 1da Luulyo darteed shacabka Soomaaliyeed kula hadlayey garoonka kubadda cagta ee Koonis ayaa shacabka kula dardaarmay in aan madaxdooda lagu dirin. Madaxweyne Farmaajo oo arrintan ka hadlaya waxaa uu yri “Ugu dambeyntii, shacabka Soomalaiyeed waxaan kula dar-daarmayaa, haddii aad tihiin cududdii umadda Soomaaliyeed, marna ha ogolaanina dowlad kasta oo timaada in la idiinka horkeenno, maxaa yeelay idinka ayaa ka faa’idaya, caruurteenna ayaa ka faa’ideysa, caafimaad ayaa laga heli, adeeggii dowladda ayaa laga raba”. Dhinaca kale madaxweyne Farmaajo waxaa uu sidoo kale ka hadlay wadaniyadda, isaga oo sharaxaad ka bixiyay tusaalooyin badan oo wadniyadda ah, waxaana hadalladiisa ka mid ahaa “ Waddanimmo ayaa laga rabaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waddiyaddu hadal ma aha”, waddiyadduu waa ficil, wadanidayadduu waa in aad dalka difaacato, waddaniyadduu waa inaad dowladdaadu dhowrato, wadaniyaddu waxaa weeye inaad canshuur bixiso, wadaniyadda meesha ugu sahlan wadankaaga inaad qashinka ka uruuriso weeye, wadaniyaddu waa inaad qabiilka ka fogaato iyo waxa idiin kala qeybinaayo oo horay isticmaarka u Isis nagu kala qeybianayaan, waxaa noo ballan ah sanad sanadkiisa horumar muuqda inaan gaarno inaga oo isku duuban, oo walaalo ah”. Soomaaliya waxaa ay xuseysaa sanad guuradii 58aad ee 1 Luulyo oo ah maalintii xuriyadda gobollada Koonfurta ee midnimada Jamhuuriyadda dimoqoraadiga ee Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  4. Shalay oo ay taariikhdu ku asteysaneyd 30-ka bisha Juunyo waxaa markii ugu horreeysay laga qalinjabiyey Jaamacadda City ee magalaada Muqdisho. Jaamacadda City oo la saas aasay 2012-kii ayaa muddo kooban ku hanatay kalsoonida bahda waxbarashada saree e dalka iyada oo noqotay mid ka mida kuwo bixiya waxbarashada ugu tayada sarreeysa. Xafladdii qalinjabinta oo ahayd mid aad u heer sareysa ayaa waxaa ka sooq qeybgalay madax sar sare oo ka tirsan dowladda Federalka, kuwo hore iyo aqoonyahanno caan ah. Waxaa ka mid ahaa madaxda gudoonka Barlaamnka Mohamed Mursal Abdirahman, wasiirka kalluumeysiga Abdirahman Mohamed Abdi Hashi, gudoomiye ku xigeenka aqalka sare Abshi Ahmed Mohamed (Bukhaari), godoomiyaha gobolka Benadir ahna duqa magaalada Mudqisho Abdirahman Omar Ismaan (Eng Yariisow), Xildhibaano iyo General Jaamac Maxamed Qaalib. Xafladdaas waxaa khudbado taariikhiga ka jeediyey marka laga yimaado madaxdii ka soo qeybgashay gudoomiyeyaashii midowga ardayda Jaamacadda Fadumo Abdi Ali iyo Abdihamid Ali Abdirahman. Khubadadaha waxa ay ku kala jeediyeen luuqadaha Af Soomaaliga iyo Ingirrisiga. Khudbaddii Faadumo Abdi Ali Khudbadda Xafladda Qalinjabinta Sabti, 30-Jun-2018 Hordhac iyo Mahadnaq Madaxda iyo Masuuliyiinta, Ardeyda qalinjabiyaasha, waalidiinta, Professors iyo Madaxda Jaamacadda, dhamaan marti sharafta guud Mudanayaal, Marwooyin, waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka Assalama Calaykum. Ugu horayn, waxay mahad balaaran u sugnaatay Allah SWT oo maalintan qiimaha badan caafimaad iyo nabad nagu soo gaarsiiyay. Allah SWTiyo waalidiinteenna oo nagu hagay in aan dooranno Jaamacad aan kaliya ahayn Jaamacad laakin ah goobta diyaarinta jiil u diyaarsan hab-nololeedka iyo u adeegista bulshada si aqoon iyo xirfad ku dheehantahay. Waxaan si sharaf iyo maamuus leh ugu hanbalyeenayaa qof walba oo nagu garab istaagay sidii dadaalka iyo dhiirigalinta lahayd ee ay maanta noogu rumowday riyo aan riyoonay 5 sanno ka hor taas oo ugu danbayntii maanta ay halkan kuwada farxayaan waalid, ardey, barayaal iyo jaamacadda guud ahaan. Safarka waxbarashadu wuxuu ahaa mid aad u dheer, ad adeeg, dulqaad iyo hammi fogna ay ahayd sahayda kaliya ee looga gudbi karay, Anigoo kuhadlaya afka Ardeyda maanta halkan ku qalinjabinaysa,Marti sharafta iyo dhamaan Masuuliyiinta waxaan idin leenahay soo dhawaada oo inagula farxa maalintan quruxda badan oo ah maalin aad arkaysaan aqoonta, ilbaxnimada, tayada iyo mustaqbalka ifaya ee kasoo baxaya Jaamacadda City islamarkaana ah mirihii iyo dhabaradeegii Ardeyda ee sanado badan. Anagoo wadajir ah , waxaan bogaadin iyo mahadcelin aan ku koobnayn erayo kaliya lawadaagaynaa hooyo, aabbe iyo waalidiinta sugayay farxadda maalintan quruxda badan iyo daawashada mustaqbalka dalka ee halkan kasoo baxaya. Allah cimrigiina ha dheereeyo, waxaad noo ahaydeen garab iyo gaashaan xilli walba, duruuf walb iyo meel walba. Warbixin guud hormarka Jaamacadda City ee fursadaha waxbarasho iyo diyaarinta jiilka umadda. Bishii September ee sanaddii 2013, annagoo qof qof u soconna ayaan kusoo biirnay Jaamacadda City, maanta waxaan noqonay qoys meel walba iska dhamaystira oo uu ardey kasta jecelyahay in uu sii joogo sanado kale oo badan, taasna waxaa sabab u ah hannaanka wanaagsan ee ka guulgaarista waxbarasho tayo leh, ii ogalaada in aan hortiinna si wadajir ah ugu mahadcelinno macalimiintii iyo professorkii naga dhigay maanta waxaan nahay, nana huwiyay masuuliyadda cilmiga. • • Tayada waxbarashada ee ay Jaamacadda City caanka ku tahay waa mid aan maanta heerkan kusoo gaarnay, shaqooyin iyo fursado dal iyo dibad ah aan ku helnay noona saamaxday in aan noqonno ardey lajaanqaadi karta Ardeyda dhigeenna ah ee dunida ku nool kana soo muuqda fagaarayaasha hormarinta bulshada. • Waan ku bogaadinayaa kuna amaanayaa Jaamacadda sida wanaagsan ee ay muhiimad gaar ah usiiyeen Dawladda Ardeyda taasoo leh qaybo kala duwan ee ay ardeyda ku bartaan hogaaminta iyo ismaamulka , hormarin iyo samafalna ugu sameeyaan ardeyda iyo guud ahaan bulshada. Wadashaqayntii Jaamacadda waxay noo ahayd dhiirigalin,khibrad iyo barbaarin wanaagsan. • Marwalba Madaxda Jaamacadda waxay ahaayeen kuwo nagu dhiirigaliya lahaanshaha Jaamacadda, wax wadaqabsi iyo iyo isku duubnaan, taasoo ardeyda walba ka dhigtay in uusan marti ka ahayn hawlaha,hormarka iyo hiigsiga Jaamacaddeena. • Waxaa hubaal ah , maalintii aan badankeen Jaamacadda kusoo biiraynay in aanan lahayn hammi dhaafsan heerka 1aad ee waxbarashada, oo inteena badan xitaa aynaan fahansaneen kuliyaddaha iyo nooca aqoon ee ay maanta Soomaaliya u baahantahay. Waxaan ku amaanayaa muddadii 5 sano ahayd in ay waxbarashada Jaamacadda ay noo furtay indhaha, maantana badankeen uu hammigeena yahay ilaa tacliinta sare ee PHD. Gabo gabo iyo dhiirigilin (masuuliyadda ka Ardeyda ahaan ee hormarinta nafteenna, Jaamacadda iyo guud ahaan bulshada). Si aan unoqonno kuwo u qalma dadaalkii iyo garab istaagii nalagu bixiyay waalid iyo Jaamacadba, waa in aan ka *****naa kana guul gaarnaa arimaha soo socda; • Noqoshada haldoor lagu daydo oo ka tarjuma tayada iyo habdhaqanka wanaagsan ee aan baranay si aan wax uga badalno waxna ugu soo kordhino aqoonta bulshada iyo guud ahaan Umadda. • Dardarta tartanka cilmig, aqoonta iyo hormarka qaaradda, muhiimadda dhallinyarnimada, wadaniyadda iyo daljaceylka. • Waxaa nasaaran in aan garab istaag iyo dhiirigalin u noqonno jiilka inaga danbeeya kuna dhiirigalinno dulqaadka waxbarashada iyo tacliinta. • Maanta oo kale, Munaasabad kale ayaan ku kulmi doonnaa inagoo ay nasaarantahay masuuliyad kale iyo mansab kale, aynu isbadal iyo hormarin la imaano shakhsi iyo umad ahaanba. Mahadnaq ay ku dheehantahay sharaf iyo Cizi ayaan u jeedinaynaa Maamulka iyo guud ahaan Jaamacadda. Allah ha idinka Abaalmariyo Guusheena. Khudbaddii dhaxal galka ahayd ee uu jeediyey Abdihamiid Mohamed Abdirahman Dear professors, staff, Honored guests, families and fellow graduates, It is an incredible honor to represent the class of 2018 as a graduate speaker, and on behalf of the graduating class of 2018, I say to everyone welcome and thank you for celebrating this special day with us. Fellow graduates, this is a time to reflect upon the 5 year long journey that we have just finished, which represents what at times has been one of the most challenging and rewarding experiences of our lives as we now start our journeys as the custodians of our nation’s youth and future. Our presence here is a testament to each person’s perseverance and strength of character; whether we are the ones graduating or whether you are in the cheer squad on behalf of those graduating. It is important to thank those present and those who could not be here with us today, for all our families- their support, love and guidance over the last 5 years and hopefully their continued support for the years to come. To the professors, you have done your part, and to our highly esteemed administrators-for your respect and taking care of us with love, we say to them all-May Allah reward you. It is through our time at CU that we have made lifelong friends with people that have supported and inspired us to grow and succeed. Many of whom will continue to be an important part of our lives for years to come. I would personally like to thank the amazing friends that I have made throughout my journey. It has been a pleasure to study with so many passionate people and to work with outstanding volunteers through groups such as clubs and in a student government at large, that have been my continued inspiration to complete my studies and be the great leader I hope to be. Furthermore, this opportunity to study at CU has been a life changing experience. CU, being the modern offspring and the first institution of its kind, its founders believe that education is light and key to growth, change and improvement and their contribution to the development of education is distinctly evident. CU has a firm foundation of values and principles which have inspired and motivated us to excel. The stated values of integrity, respect, rational inquiry and personal excellence have always been a personal focus for us throughout our time at university. The learning environment at CU has been particularly supportive, flexible and relevant to me and skills we have learned at University have already crossed over easily into the workplace and have enhanced our professional life. The teaching qualities of our CU teachers have ensured that we exceeded our academic expectations, thank you. Education they say is the key to success; I add that a transformative education is a candle that will light our paths when darkness shows its ugly face- that is the true essence of the simple motto of our university- KNOWLEDGE IS LIGHT- this is the education CU provided in this beautiful city of Mogadishu. Dear fellow graduates with this advantage of knowledge that we possess comes with an enormous responsibility- the responsibility to use and apply this knowledge to improve the status of our social community and contribute extensively to nation building. In the end, congratulations to the class of 2018. One thing is for sure, that I am going to miss all your beautiful faces and I know we are all going to go far in life but I wish each and every one of you the best of luck in your future endeavors, so this is our moment, let’s own it and celebrate to the fullest.
  5. HARGEISA– The office of the Auditor General has launched an investigation into the National Printing Press Agency as reports confirm that mismanagement is widespread in the agency. Auditors from the Office of the Auditor-General closed offices of the manager, deputy manager, accountant office and the store. The auditors have conducted the investigation as they have interrogated workers and vetted documents. The agency is reported to be on the brink of bankruptcy and workers could not receive their monthly wages. The central govt is unaware of what is going in the agency as the manager is reported to made go alone decisions that backfired. Reports indicate that the agency manager has recently fired four employees who have submitted their grievances of having not received their salaries for the past four months. Attempts to reach the manager via his phone failed as he declined to answer.
  6. DUBAI (Reuters) - DP World is considering setting up a logistics facility in landlocked Ethiopia to handle goods from a port it is developing in the semi-autonomous region of Somaliland, according to United Arab Emirates (UAE) state news agency WAM. Source: Hiiraan Online
  7. Somaliland authority has decided today to block social media sites across the country. The ministry of technology in conjunction with the ministry of education have made a joint announcement that all social media outlets will be shut down once the high school and intermediate school exams are taking place in nationwide. This was disclosed in a joint press conference that the ministers of technology and the education held which they said that the mission is meant to be fair for all students who are sitting for the national exams whether they have access to social media or not. The closure will be in place until the exams will be concluded in nationwide. The ministers have asserted that Twitter, Facebook, Imo, What’sup, Instagram and Telegram will be shut down but further said that all other internet the likes of websites and e-mails will be operational. The social media will be blocked during the hours students are taking their national exams but once exam hours are over the social media outlets will be accessible to all nationals across the nation. This is the first time that Somaliland authority blocked social media during the national exams.
  8. China wants to redefine its military engagement in Africa and has invited military officials from across the continent to Beijing to explore new forms of strategic cooperation. Source: Hiiraan Online
  9. DUBAI, 1st July, 2018 (WAM) — A range of food donation drives were organised during this year’s Holy Month of Ramadan by global trade enabler, DP World, across its network to benefit more than 120,000 people in the UAE, Senegal, Indonesia, Algeria, Djibouti, Egypt, Mozambique and Republic of Somaliland. These included the distribution of 34 tonnes of dates to schools and businesses in Djibouti and the Republic of Somaliland provided by the Dar Al Ber Society in Dubai; a traditional iftar or Ramadan fast-breaking meal for 200 orphans and the distribution of 700 food packs every day for three weeks in Surabaya, Indonesia; delivery of food to over 6,000 underprivileged children at eight schools in Senegal; the distribution of food parcels to remote areas of Djazair, Algeria; the distribution of 1,000 bags of groceries to the underprivileged in Sokhna, Egypt; and a food donation drive for a home for the elderly in Maputo, Mozambique. In the UAE, DP World ran a Ramadan Iftar Programme that provided 3,000 meals every day for workers, an iftar for the elderly, Eid gifts for children at the Dubai Foundation for Women and Children, and a clothes and food donation drive at its head office. Regarding the donations, the Group Chairman and CEO of DP World, Sultan Ahmed Bin Sulayem, noted, “We are proud of the work of our people to support local communities in countries where we operate, and the food and clothes donation initiatives during the Holy Month of Ramadan. “Taking the lead from the UAE’s Founding Father, Sheikh Zayed bin Sultan Al Nahyan, a country’s people are their most important asset and we are committed to building vibrant, secure and resilient societies as part of our ongoing strategy to integrate sustainability into every aspect of our work. Such efforts also reflect the UAE’s reputation for delivering continued assistance to other nations, established by our past and present leaders.” WAM
  10. Drought-hit villagers in Somalia will receive 900 tonnes of food aid as part of an emergency relief mission being spearheaded by the UAE. Source: Hiiraan Online
  11. Addis-Ababa (Caasimada Online) – Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo dhawaan laga sii daayey Xabsi ku yaal Dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay saxaafadda kala hadlay sababtii loo xiray iyo cidda xirtay. Cabdikariin Qalbi Dhagax ayaa ugu horeyn Shacabka soomaaliyeed ugu mahad celiyey sidii ay u garab istaageen isagoo sheegay inay arrintaas muujisay sida ay shacabka Soomaaliyeed u mideysan yihiin. Wuxuu sheegay inay Shacabka soomaaliyeed si weyn u garab istaageen markii la xiray. “Shacabka Soomaaliyeed ee aad uga dhiidhiiyay jariimadii ay ashqaas yar i geysatay, waxay muujiyeen damiir walaalnimo oo Soomaali oo dhan mideeyay oo runtii taariikh lama ilaawaan ah, oo ku tuseysa in dadka Soomaaliyeed ay walaalo yihiin meel kasta ay joogaan”ayuu yiri Qalbi Dhagax oo si taxadar iyo degenaan ku jirtay u hadlay. Wuxuu tilmaamay inay xarigiisa ka dambeyeen shakhsiyaad dambiilayaal ah oo ku sugan Xamar. Qalbi dhagax ma uusan sheegin magacyada dadkii ka dambeeyey xarigiisa balse wuxuu tilmaamay inay dambiilayaal yihiin. Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaalka:
  12. Kismaayo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo boqolaal dad ah kula hadlayay fagaayo ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubaland kana hadlayay munaasabad loogu dabaal dagayo 1-da Bisha Luulyo oo ah markii gobolada Koofureed ay Xornimada qaateen iyo midowgii Gobolada Koofureed iyo kuwa waqooy. Xornimadii Gobolada Waqooyi 26 June ayuu Madaxweynahu sheegay in ay ahayd Maalin aan la dhayalsan karin oo dareenka Bulshada ku xoogan iyo midowgii labada Gobol iyo Xornimada Koonfurta Koowda Luulyo oo ku timid rabitaanka dadkeena iyo ahmiyada wadajirku uu leeyahay. Madaxweynahu waxaa kale oo uu sheegay in Midnimadaas iyo Madaxbanaanida Qaranka ay maanta wax badan iska badaleen wuxuu hoosta ka xariiqay in kala qaybsanan aysan waxba soo kordhinaynin oo aanay jirin cid si gaar ah wax uga faa’iidi karta. Dhamaan Dadka ku nool Koonfurta Soomaaliya ayuu Madaxweynahu sheegay in maanta la joogo xiligii Gobolada Waqooyi la xaal marin lahaa oo wixii ay tabanayaan ay tahay waajib in lagala hadlo oo la qanciyo maadama ay yihiin xudunta iyo asalka Xornimada iyo Midnimada Qaranka.. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa yiri” Waxaa la joogaa xiligii dadka ku nool gobolada Koonfurta Soomaaliya ay xaal marin lahaayeen walaalahood Gobolada Waqooyi oo ku aadan wixii ay tabanayaan ayna tahay waajib in lagala hadlo oo la qanciyo maadama ay yihiin xudunta iyo asalka Xornimada iyo Midnimada Qaranka. Madaxweynaha oo la hadlayay dadweynaha Jubbaland wuxuu sheegay in amaanka ka jira deegaanka ay ku faro adaygaan wuxuu ugu baaqay in midnimo iyo wadajir loo baahan yahay si horay loogu socdo. Dhinaca kale Siyaasada wadanka ayuu Madaxweynahu sheegay in mudo ay ahayd mid aan ku dhisnaynin qiyamka oo laga yaabo in qof walba siduu doono uu yeelo taas oo wadajirka dhaawac u gaysan karta. Dowlada Federaalka ah ayuu ku booriyay in aysan iska indho tirin Masuuliyadaha saaran ee isku haynta dadka iyo ilaalinta wadajirkooda. Xalay ilaa iyo maanta ayaa munaasabada 1 Luulyo laga xusay Qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya iyadoona maanta oo kale dadka Soomaaliyeed ay u dabaal dagaan markii gobolada Koofureed ay Xornimada qaateen iyo midowgii Gobolada Koofureed iyo kuwa waqooy. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  13. Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowladdiisa ay diyaar u tahay inay dib u soo celiso wada-hadalladii kala dhexeeyay maamulka Somaliland, kuwaasoo xilliyadii lasoo dhaafay ku jiray hakad. Farmaajo oo ka hadlayay Munaasabadda xuska 1-da Luulyo ayuu sheegay in Somaliland ay yihiin dad walaalo ah, laakiinse duruufo iyo dhib badan soo maray, isagoo sheegay in dowladda Somalia ay diyaar u tahay inay sharaftii Somalia dib u soo celiso. “Somaliland waa dad Walaalaheen ah, duruufo iyo dhib badan ayaana soo maray, kuwaasoo laga yaabo inuu na-kala qaybiyo, Dowladdanna waxay u tahay diyaar inay soo celiso wada-hadaladii u dhexeeyay labada dhinac,” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu ku daray. “Dowladda Somalia waxay diyaar u tahay inay inay si wanaagsan oo run ah loo wada-fariisto, Somaliland iyo innaguna kalama maaranno, waayo waxaanu nahay dad wax walba wadaaga inaan umadda Soomaaliyeed isku-soo-celinno oo isku soo duwno, waxay u tahay fursad qof walba oo Soomaali ah.” Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa kudaray in Somalia ay u baahan tahay nabad, isagoo xusay in loo baahan yahay in colaadda Tukaraq la joojiyo, isla markaana wax walba oo jira nabad lagu dhammeeyo. Farmaajo ayaa xusay in wada-hadalladaas ay rajeynayaan in si kasta oo kalsooni lagu gelin karo ay sameyn doonaan, maadaama ay yihiin garab ka maqan. Dhinaca kale, Madaxweynaha Somalia ayaa mar kale ku baaqay in la joojiyo colaadda Tukaraq iyo dhiigga ku daadanaya, isagoo tilmamaay in Somalia ay xilligan u baahan tahay Nabad iyo nolol ee aysan u baahnayn colaad iyo in la daadiyo dhiig Soomaaliyeed. Ugu dabmeyn, Wada-hadaladii u dhexeeyay Somalia iyo Somaliland ayaa hakaday xilligii Dowladdii hore ee uu hoggaaminayay Xasan Sh. Maxamuud, waxaana tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo qabsoomin wax wada hadal ah. PUNTLAND POST The post FARMAAJO: Diyaar ayaan u nahay sii wadidda Wadahadaladii aan kula jirnay Somaliland appeared first on Puntland Post.
  14. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda xoriyadda 1-da Luulyo u soo diray dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Donald Trump Madaxweynaha dalka Mareykanka , ayaa hadalkiisa ku bilaabay: Mudane Madaxweyne, anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka waxaan adiga iyo shacabka Soomaaliyeed u soo gudbinayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanad guurada 58 aad ee maalinta xorriyadda. Trump ayaa sheegay Mareykanka uu sii wadi doono iskaashiga uu la leeyahay dadka iyo dowladda Soomaaliya si ay isaga kaashadaan mustaqbal ifaya., wuxuuna intaas ku daray in wadashaqeynta labada dal lagu dhisi karo xasilooni, nabad iyo Soomaali barwaaqo ah oo dan ugu jirto labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya ayuu u sheegay Trump inuu heli doono taageerada Mareykanka ee ku aadan nabada iyo xasiloonida Soomaaliya. “Ka wada shaqeynta dhismaha deganaansho, nabad iyo barwaaqo in Soomaaliya u hesho waa danta labada qaran, waana sii wadaynaa taageerada dhabihii arrintaas lagu gaari lahaa”. ayaa lagu soo gabegebeeyay qoraalka ka soo baxay dowladda Mareykanka. Haddaba halkaan hoose ka akhriso farriinta Trump uu usoo diray Farmaajo Dear Mr. President: On behalf of the United States of America, I wish you and the people of Somalia a joyous 58th anniversary of independence. The United States looks forward to continuing its partnership with the people and government of Somalia to work toward a brighter future. Working together to build a stable, peaceful, prosperous Somalia is in the interest of both of our nations. You will continue to have our support on this path. Sincerely, Donald J. Trump End text. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay colaada u dhexeysa maamulada Somaliland iyo Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in labada maamul laga doonaayo munaasabada 1-da luulyo aawgeed ay u qaatan nabadda, waxa uuna ku baaqay in la joojiyo dhiiga daadanaaya. Waxa uu sheegay in xilligaan la joogo aysan suurtagal aheyn in dadka Soomaaliyeed ay dagaallamaan oo ay dhiigooda daadiyaan maadaama adduunka uu daraaseynaayo in Somalia ay u bisishahay nabadda iyo in kale. Nuqul kamid ah haddalka Madaxweynaha ayaa ahaa “Waxaan ku baaqaya in si deg deg ah loo joojiyo dhiiga ku daa’danaya Tukaraq, Wiil Soomaaliyeed ayaa Bilaa macne ugu dhimanaya, “hala Joojiyo”. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha la xiriira Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, waxa uuna sheegay in si dhaqsi ah ay ku bilaabayan wadahadalka labada dhinac. Waxa uu madaxweynuhu sheegay in mar labaad ay dib u bilaaban doonaan wada hadaladii Dowladda Federaalka Somalia iyo Maamulka Somaliland, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya in ay diyaar u tahay in wada hadalka uu dib u bilaabmo lana wada sheekeysto, si loo dhameeyo khilaafka. Haddalka Madaxweyne Farmaajo ayaa imaanaya xili goor sii horeysay maamulka Somaliland ay ku dhawaaqday inuu hakaday wadahadalka maadaama uu sii adkaaday Khilaafka kala dhexeeya Dowlada Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  16. The DP World is planning to set up a logistics facility in Ethiopia to facilitate transport of goods to landlocked countries in Africa, revealed Sultan Bin Sulayem, DP World Group Chairman & CEO and Chairman of Ports, Customs and Free Zone Corporation. “We are planning to set up a logistics complex in Ethiopia where goods can be transported from the port to it, and from there it can be transported to different African landlocked countries. We have signed a number of agreements with Ethiopia that will promote our friendly relationships with them. Business groups in Dubai can always benefit from DP World’s presence in different countries including Rwanda and Egypt where re-exporting opportunities are abundant” bin Sulayem remarked during an open dialogue with trade and business groups in Dubai. “The world is witnessing rapid changes and developments in trade. There is now more focus on fair trade on the agenda and external policy of countries like the USA, which means protective measures will be taken to curb the flow of goods from the European Union and China into the American market. There are international efforts to reach for a fair and balanced trade, and these developments and changes have put us face to face with new challenges, but we have learnt from our wise leadership that challenges can be turned into opportunities. ‘’ ‘’We carefully study developments in international trade to always find alternative markets, and this can be sustained through enhancing our strategic partnerships” he added. The Federal Competitiveness and Statistics Authority (FCSA) has recently signed an agreement with DP World in Dubai to build a strategic relationship and support the UN World Data Forum 2018. Gulf Today
  17. A meeting to amend the press law of Somaliland was held in Hargeisa. The conference organized by Human Right Center, a local nongovernmental organization in conjunction with Somaliland Journalists Association (SOLJA). Press law no 27/2004 which was pending and needed amendment finally got the eye of the government. This is according to news by Somaliland News Agency (Solna). The Minister of Information, Culture and National Guidance Mr.Abdirahman Abdilahi Farah (Guri-Barwaqo), Director General of Ministry of Information Mr.Ali Mohammed Ali and the Somaliland Journalists Association (SOLJA) chairman Mr.Mohammud Abdi Jama (Huto) attended the conference. The chairman of SOLJA Mr.Huto said that about three years the association of journalists was working to promote the implementation of law no 27/2004 which needed some changes here and there. He called on the new government led by President Musa Bihi Abdi to see through the implementation of this law which seeks to introduce check and balances in the press law of the country. The director general of the ministry of information commended the launching of the press law amendment calling it long overdue. He added that the press law should not be viewed with suspicions as it seeks to bring sanity into the arena of journalism. Minister Guri-Barwaqo said that the law will bring accountability into the spheres of the press. He went on to say that the government welcomes the move. The minister state that the amendment will make journalism a professional career whereby journalist will be trained and protect the reputation of the profession. Solna
  18. When an imam in Nigeria saw hundreds of desperate, frightened families running into his village last Saturday, he decided to risk his life to save theirs. Source: Hiiraan Online
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in tirro Hoobiyayaal ah ay ku dhaceen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Hoobiyayaasha ugu badan ayaa la soo sheegayaa inay ku dhaceen Xaafado kamid ah Degmada Wadajir oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Hoobiyeyaasha ayaa kusoo dhacay Xaafadaha ka agdhow Xerradda Ciidamada AMISOM ee Xalane. Waxa ay sheegen in tirada ugu badan ay ku dhaceen Obasiibka Xaafada Xalane ee degmada wadajir,isla markaana mid ka mid ah Hoobiyayaasha uu ku dhacay guri ay deganaayeen dad Shacab ah. Hoobiyayaasha ayaa waxyeeleeyey qoyska ku noolaa guriga uu ku dhacay, waxaana sidoo kale jira warar sheegaya in goobaha uu ku dhacay Hoobiyaha uu ku jiray dugsi Qur’aan. Qaar ka mid ah dadka ku dhaawacmay Hoobiyeyaashaas ayaa waxaa loo qaaday qaar ka mid ah isbitaalada ku yaalla muqdisho si loogu daweeyo. Madaafiicdan ayaa laga maqlay guud ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana jirta cabsi soo wajahday dadka qaar. Saraakiisha amaanka ayaa xaqiijiyay in ku dhawaad 5 ruux ay ku dhaawacantay Hoobiyeyaasha sidoo kalane ay jiraan dad aad u liita oo garaab ahaan lagu gaarsiiyay goobaha caafimaadka. Dhinaca kale, tuurista Hoobiyayaasha ayaa kusoo beegmaaya iyadoo magaalada Muqdisho ay ka socto Munaasabadda 1-da Luulyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  20. Minneapolis (HOL) - Close to 40,000 Somalis celebrated Somali Independence day on a sticky Saturday afternoon at the heart of the Somali-American community with a street festival in South Minneapolis. Source: Hiiraan Online
  21. The rebel Ogaden National Liberation Front repeated its pledge to interrupt oil and gas extraction in Ethiopia’s Somali region after the Government announced plans to test crude deposits. “As long as the Somali region people don’t get autonomy and the long-standing dispute between the Somali people and the Ethiopian government is not resolved, the oil extraction is like exploitation of the people’s resource,” ONLF spokesperson Abdulkadir Hassan Adani told BBC Somali. China’s POLY-GCL Petroleum Group Holdings Ltd was set to start oil tests on June 28 and gas reserves are estimated to be 6 to 8 trillion cubic feet. There is a $4-billion plan to build a pipeline to a liquefaction plant in Djibouti. The Ogaden has been disputed for decades. In 2007, ONLF attacked a Chinese-run oilfield in the area, killing 71 Chinese and Ethiopians workers. ONLF was established in August 1984 with its headquarters in Kuwait. The latest round of talks between Ethiopian officials and ONLF leaders were held as recently as February. ONLF welcomes Prime Minister Abiy Ahmed’s call for inclusive dialogue, the spokesperson said. Rebel commander Abdikarim Muse Qalbi Dhagah, arrested by the Government in August, was freed last week as part of a general amnesty for political prisoners. The Government is preparing a law to end the designation of the OLF and other groups as terrorist organizations, according to Fana Broadcasting Corporation. Source: – Ethiopia Oserver
  22. The sugar wars that are threatening to unravel the Jubilee ruling coalition have focused mostly on the product that is imported by scores of licensed traders. Source: Hiiraan Online
  23. Custodian of the Two Holy Mosques King Salman bin Abdulaziz Al Saud has sent a cable of congratulations to President Mohamed Abdullahi Farmajo of the Federal Republic of Somalia on the anniversary of his country’s Independence Day. In his own name and on behalf of the people and government of the Kingdom of Saudi Arabia, the Custodian of the Two Holy Mosques wished the President constant good health and happiness and his people steady progress and prosperity. Source: – Saudi Press Agency
  24. Somali residents from St. Cloud and Central Minnesota will celebrate their independence Sunday. The 58th Somali Independence Day will be held at Lake George from 12:00 p.m. to 8:00 p.m. to celebrate their homeland’s independence and to celebrate their new home in the United States. This year’s theme is Diversity and Inclusion. The day will include performing artists, entertainment, and speeches from area leaders living the American Dream. The event is hosted by Cornerstones Center and is free to the public. Source: Wjon
  25. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlaayay munaasabadda xuska 1-da luulyo, ayaa sheegay in Somalia ay ku jirto xili aad u xun oo la doonaayo in la samata bixiyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in la joogo xili faragalin adag lagu hayo Somalia, isla markaana laga shaqeynaayo kala ququbka Umadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo waxa uu tilmaamay inay jiraan wadamo badan oo dhibka ay Somalia soo martay iyo mid ka daranba soo arkay,balse weli ay yihiin kuwo aan lumin qaranimadooda. “Runtii waxaa jira wadamo aad nooga daran haddana ma aysan lumin jiritaanka qaranimadooda wayo waxa ay ogyihiin faa’iidooyinka ay leedahay Qaranimada’’ Farmaajo waxa uu tilmaamay in dalalka noocaas ah aysan ka raali aheyn in hal maalin laga dhex abuuro kala ququb iyo xiisad Siyaasadeed, waxa uuna su’aal ka keenay sabta ay Soomaalida u qaadi la’ yihiin dhabahaasi. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in faragalinta ugu badan Africa ay tahay tan lagu hayo Somalia, waxa uuna cadeeyay in Somalia ay la liiceyso dhibaatooyin ka jira gudaha iyo tan dibada. “Haddii aan u istaagin hagaajinta dalkeena ogaada waxa aan dib ugu laabankarnaa xaaladihii aynu kasoo gudubnay, waayo waxaa loo tashanayaa sida aan ugu laaban laheenay burbur iyo kala ququb” Waxa uu sheegay in dadkeena dalkeena ay yihiin kuwo qeybsan oo laga yaabo in ay laga faa’iideesto. “Walaalayaal waxaan joognaa wadan dadkeena ay kala qeybsan yihiin dalkeena uu kala qeybsan yahay ayna jiri karto faragelin ka faa’iideysanaya kala qeybsanaanteena” Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ka digay in Somalia oo ah dal barwaaqeysan loo gacan galiyo dad shisheeye waxa uuna cadeeyay inay jiraan kuwo aan diirnixin oo ku taamaaya ka faa’iideysiga dhibta ay ku jirto Somali. Haddalka Madaxweyne Farmaajo ayaa u muuqda mid ku foorara dowladaha kale ee afrika, Reer galbeedka iyo dhinacyada Mucaaradka ee la shaqeeya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com