-
Content Count
211,154 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Washington)Dowladda Mareykanka ayaa horumar kooban oo kaliya ka sameysay wada-hadallada Nuclear-ka ee Korea-da Waqooyi, waxaaa sidaas qirtay ergeyga gaarka ah ee Washington u qaabilsan Korea-da Waqooyi, Stephen Biegun. “Inkasta oo aan jeclaan lahayn inaan joogno meel ka fog halka aan hadda taagannahay, waxaan sameynay xoogaa horumar ah lixdii bil ee tegay, ayada oo rajadu ay tahay in wax intaas ka ballaaran ay iman doonaan.” Ayuu Biegun ku yiri khudbad uu ka jeediyey jaamacadda Stanford. Hadalladiisa ayaa yimid toddobaadyo ka hor kulan madaxeedka labaad ee aadka loo sugayo ee madaxweyne Donald Trump iyo hogaamiyaha Korea-da Woqooyi Kim Jong Un. Trump ayaa khamiistii sheegay in goobta iyo waqtiga kulanka labaad shaaca laga qaadi doono horaanta toddobaadka soo socda. Waxaa aad loo werinayaa in Vietnam ay mart-gelin doonto wada-hadalla xiga ee Trump iyo Kim. Wada-hadallada labada dhinac ayaa si tartiib ah u socday tan iyo markii Trump iyo Kim ay bishii June ee 2018 ku kulmeen magaalada Singapore. Source
-
(SLT-Nairobi)Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu khamiistii Shir-guddoomiyey Kulankii ugu horreeyey ee ay Golihiisa Wasiiradda yeeshaan sannadkan 2019-ka. Kulankaasi oo ka dhacay Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi, waxay Golaha Wasiiradda Kenya ku ansixiyeen dhismaha Xarunta ka-hortagga Qaraxyadda Miinooyinka (C-IED Center) oo laga dhisi doono Deegaanka Embakasi ee Nairobi. Xaruntaasi ayaa la sheeegay in Ciiddanka Difaaca Kenya loo qalabayn doono, si ay u bartaan Teknoolajiyadda iyo qaabka loo kala furfuro miinooyinka dhulka lagu aaso. Dowladda Kenya waxay sheegtay inay Xaruntaasi waxtar u yeelan doonrto Ciiddankooda ku sugan Somalia, halkaasi oo ay inta badan Dagaalamayaasha Alshabaab u adeegsadaan inay qaraxyadda iyo miinooyika la beegsadaan Ciiddanka Kenya iyo kuwa kale ee ka hawlgala gudaha Somalia. Source
-
War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu dab ka kacay. Dabka ayaa ka kacay suuqa Dahablaha oo ah suuqa lagu iibiyo dahabka ay haweenka xirtaan. Halka uu dabkan ka kacay caawa ayaa waxa ay aad ugu dhowdahay halkii dhawaan uu ka kacay dab khasaare hanti yadeed geystay. Dhowr jeer waxaa soo laa laabtay dab khasaare geystay oo ka kaca gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. PUNTLAND POST The post Dabka ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho ( Sh.M.Network):-Waxaa Caawa mar kale Dab xoogan uu ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha sida ay ku soo warramayaan Goob Joogayaal. Dabka ayaa la sheegay in uu yahay mid xoogan iyadoo durba ay gaareen aaga dabku kacay Ciidamo ka tirsan kuwa Ammaanka dowladda Soomaalia oo hakad galiyay dhaqdhaqaaqii suuqa si ay uga hortagaan falal dhac iyo boob isugu jira ee ku aadan Dabkaasi. Gaadiidka Dab Damiska Hormuud iyo kuwa mmaamulka Gobolka Banaadir ayaa ku sii qul qulaya Gudaha Suuqa. Waxaana la tilmaamayaa in dabku yahay mid aad u xoogan oo ku sii fidaya qeybo badan oo suuqa ka mid ah. Wixii ku soo kordha kala soco Radioshabelle.com. The post Dab Caawa mar kale ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha. appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:- http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Habeen-01022019.mp3 The post Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
-
Baraawe (Sh.M.Network) – Xiisad ayaa lagu waramayaa in ay ka taagan tahay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, taasi oo la tilmaamay inay caqabad ku noqotay dhaqdhaqaaqyadii degmada. Dibad-baxyo ballaaran oo ka dhashay xiisada ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada, kuwaasi oo looga soo horjeedo maamulka degmada Baraawe, laguna dalbanayo isbedal. Waxyaabaha ay dadka ka cabanayaa waxaa kamid ah amni xumo iyo gacan-bidaxeynta Beelaha qaar, sida ay ka dhawaajiyeen qaar kamid ah Odayaasha oo lasoo xiriiray idaacada Shabelle. Nabadoon Cabdi Maxamuud Sabriye oo kamid ah Wax-garadka degmada ayaa ku dhaliilay gudoomiyaha degmadaasi inuu ku guuldareystay lalashaqaynta waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee shacabka. Sikastaba, maalmo kahor ayay ahayd markii Gudoomiyaha Baraawe oo la hadlay Shabelle uu tibaaxay in Odayaasha ay abaabuleen shaqaaqooyin uu xusay inay dabada ka riixayaan ciidamo hakad geliyay dhismo ku socday garoonka diyaaradaha degmada. Hoos ka dhageyso warka oo Cod ah http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/DD.mp3 The post Xiisad xoogan oo wali ka taagan degmada Baraawe appeared first on Shabelle. View the full article
-
by Nathan Paul Southern , February 1, 2019 Since the election of the new Somali President in 2017, the country’s relationship with the UAE has deteriorated steadily. The wealthy Gulf state seems determined to punish the war-torn coastal nation for refusing to take sides in its diplomatic dispute with Qatar, actively withdrawing military support. Consequently, the UAE risks undoing its record of progress in the Horn of Africa. The 2017 election of Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed came amidst heightened tensions between Qatar and its neighbours in the Gulf. The leading antagonists of the standoff, Saudi Arabia and the UAE, pushed for their allies in the region to cut ties with Qatar. Instead, Abdullahi Mohamed made a point of declaring neutrality in the conflict after his inauguration. The UAE and Saudi Arabia would likely have preferred for the new President not to have announced this publicly and continue to trade quietly with Qatar, while not causing the rival Gulf States to lose face. The President was, however, in a highly unfavourable dilemma. He is likely to have made this declaration as a subtle gesture of solidarity with Turkey, Somalia’s largest foreign investor, which supports Qatar in the diplomatic crisis. Yet in doing so, he provoked the UAE, which is Somalia’s biggest trading partner. Following the Somali President’s perceived slight, the UAE increased its support for the President’s rivals, in particular, the Federal Member States that challenge central Mogadishu rule. This support contributed to heightened tensions in the already fragile relationship between the government and the six Federal States. Such divisions serve to weaken governmental institutions, allowing militant groups like al-Shabaab to thrive. The UAE has since escalated this rift by cutting aid programmes and withdrawing personnel from the Somali capital, Mogadishu. Somaliland port highlights divisions These tensions came to a head in the sleepy port town of Berbera, in the self-declared independent state of Somaliland. The port, where the UAE is building a large military base, is strategically important due its close proximity to Yemen, where the UAE is part of the ongoing Saudi-led coalition against Houthi rebels. The port also holds economic importance, as the Dubai-based DP World is set to take over its management with a view to exporting huge amounts of livestock to the Gulf each year. In April of last year, the Somali government nullified the agreement between DP World and Somaliland for control of the port. The Somali Foreign Minister, Ahmed Isse Awad, accused the UAE of being arrogant and disrespectful while arguing that DP World cannot legally sign the agreement without the consent of Mogadishu. Nevertheless, the UAE and DP World remain set on fulfilling their ambitions in Somaliland and began construction on the port expansion in October. Despite the opposition from the Somali government, Abu Dhabi is fully aware that Abdullahi Mohamed holds little real influence in the autonomous Somaliland region and is unable to prevent progress of the project. Such brazen dismissal of Abdullahi Mohamed’s demands serves to undermine his government’s authority. If Somalia’s biggest trading partner, an economic superpower in the region, does not acknowledge the President’s leadership over his own country, then efforts to consolidate power away from the capital become even more fractured. Somali security forces seize almost $10 million from UAE In an overt, relative snub of the wealthy Arab state, Somali security forces seized a civilian aircraft in April, confiscating $9.6 million held in in unmarked bags. Mogadishu claimed that the bags were suspicious and had been handed over to the relevant authorities, while the UAE claimed the money was allocated to support the Somali army and accused the security forces of holding those on the plane at gunpoint. The move effectively brought an end to military cooperation between the two states. The UAE’s mission in Somalia aimed to support African Union troops fighting off the al-Shabaab insurgency. By scrapping the military training program, which has existed since 2014, Abu Dhabi could threaten the progress it has fostered to date. What’s more, the UAE is creating a void for foreign military support that its rivals are already trying to fill. In 2017 Turkey opened its biggest overseas military base, in Mogadishu, with the capacity to train 10,000 troops. The base had already opened when the UAE withdrew its troops and the move simply provided Ankara with a leading role to fill in the country. Turkey and Somalia’s ties have strengthened in recent years. In 2010, Turkish exports to Somalia were worth a little over $5 million. By 2016 they had totalled over $123 million. Mogadishu has also praised Turkey’s infrastructure investment into the country, while Ankara has done well to win the hearts and minds of many Somalis due its vast aid effort at the height of the 2011 famine. If Abu Dhabi continues to punish Abdullahi Mohamed for not choosing a side, then it will lose its strategic edge and simply hand over influence to rival Turkey. Opposition tries to capitalise on diplomatic row Somali opposition groups are seizing on the soured relations between Abdullahi Mohamed’s government and Abu Dhabi by accusing the government of actively moving towards the Turkish-Qatari alliance and thus endangering their vital relationship with other Gulf States. Ahmed Madobe, President of the Jubaland region in Somalia, expressed his support for the UAE back in May, while criticising the diplomatic strategy of Mogadishu. Abdullahi Mohamed’s rivals will likely continue to exploit this fractured relationship as they push for increased support from Gulf States in their efforts to expand influence within Somalia. If the UAE develops more relationship with local leaders, like it has done with Puntland, then it risks calling into question the legitimacy of Abdullahi Mohamed’s government and thus provide more incentive for conflict and power grabbing. The UAE needs to be aware that it is playing with fire if it exploits these divisions. Disrupting the fragile state of stability that Somalia is slowly working towards does nothing for the UAE’s ambition to be seen as a key peace broker in the region. The same can be said over the UAE’s refusal to take responsibility for its role in militant funding in the country. Al Shabaab’s trade in charcoal The demand for charcoal from wealthy Gulf States creates a steady stream of revenue for the militant group al-Shabaab, through the illegal Somali charcoal trade. UN estimates suggest that al-Shabaab earns an annual $7.5 million from taxing the trade that satisfies the demands of numerous Gulf States such as the UAE, Saudi Arabia and Oman by transiting the product through Iran. In 2012 the United Nations administered a ban on charcoal exports from Somalia. The UN ban, backed by the Federal Government of Somalia (FGS), was an attempt to both curb the environmental damage that charcoal exploitation has on the country’s ecosystem and cut off a major source of funding for al-Shabaab. Although the ban had some initial success in reducing the export of charcoal, there has been a noticeable re-emergence of the trade in the past two years. The illegal industry is heavily taxed by al-Shabaab in areas that are under their control, generating millions of dollars for the militants and becoming one of their greatest sources of revenue. Al-Shabaab facilitates the illicit trade by transiting it through Iran to obtain fake origin certificates and thus bypassing the sanctions. It is packaged and labelled ‘Product of Iran,’ and accompanied by forged certificates certifying that the goods come from African States such as Comoros, Ivory Coast and Ghana. Black market Somali charcoal exports are worth around $150 million a year in the UAE alone. The UAE has refused to make a statement regarding the UN Report and are yet to implement any new measures to restrict the flow of illicit charcoal following the report’s findings. The UAE’s refusal to acknowledge its role in financing al-Shabaab is likely another snub aimed at Abdullahi Mohamed’s government. Yet, it is a short-sighted move that curbs Abu Dhabi’s strategic goals in the Horn of Africa. This could be an opportunity for the UAE to take the lead in combating a primary funding source for al-Shabaab and, following the withdrawal of military support to Somalia, show that they are still committed to combating terrorism in the region. Outlook Somalia is not important enough to the UAE or its friends in the Gulf to prioritise its needs over a heated diplomatic row with Qatar. Yet cutting off funding for al-Shabaab is something that the UAE can contribute towards and in doing so can solidify their role as a key player in combating terrorism in the region. The UAE had great success in brokering the peace deal between Eritrea and Ethiopia last year and continues to be a key player in the ongoing Yemen conflict. Abu Dhabi is on a quest to be seen as a regional power and has the resources and influence to secure this reputation. Using Somalia as a pawn in their rift with Qatar weakens their position as a state genuinely dedicated to bringing peace to the Horn of Africa. It would be wise to repair their fractured relationship with Abdullahi Mohamed’s government before they begin to appear as a destabilising force in the region. Global Risk Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Anthony Thomas oo ah muwaadin heysta dhalashada Ingiriirska iyo Faransiiska oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa loo wareejiyey xabsi ku yaal garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee Muqdisho, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay. Sababta ayaa ah in dhowaan maxaabiis kamid ah kuwa kujira xabsiga dhexe ay Anthony Thomas ku weerareen xabsiga, iyaga oo ka dhaawacay Qoorta, iyada oo Thomas laga daweynayay dhaawicii ay gaarsiiyeen maxaabiistii weerartay. Thomas oo 48 sano jir ah ayaa waxaa loo heystaa eed ku saabsan in uu iskudayey qatar gelinta degenaanta guud ee dalka Soomaaliya iyo in uu ku guuldareystay qeexidda maaddo qaraxda oo uu watay. Anthony Thomas waxa uu kamid ahaa Rakaab qaatay Tikidka Shirkadda duulimaadka ee Itoobiya ( Ethiopian Airlines), balse laga reebay kaddib markii ciidanka Nabadgelyada ee Garoonka AIA uu ku arkay Boorsadiisa maaddo caawisa waxyaabaha Qarxa. Mas’uuliyiin katirsan Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Anthony Thomas lagu hayo Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, balse ma bixin faahfaahin intaas dheer. 19-kii bishii Janaayo markii la qabtay Anthony Thomas waxaa loo wareejiyay Xabsiga Dhexe, 23-kii isla bishaas, Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dalbatay in lagu sii hayo Xabsiga Dhexe, waana Meeshii ay ku dhaawaceen labo nin oo la sheegay in ay katirsan yihiin Daacish, kuna xukuman 10-sano oo Xabsi ah. Wali ma cada in Anthony uu yahay Xukun suge kasoo muuqan doona Maxkamad iyo in lagu sii deyn doono hab diblumaasiyadeed oo dhex mara Xukuumaha Muqdisho iyo London. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Al-Shabaab oo gaadiid dhuxul sida ku gubay duleedka Afgooye
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Muqdisho (Sh.M.Network) – Ku dhowaad 9 gaari oo nooca xamuulka oo ay ku rar-nayeen Dhuxul ayaa lagu waramayaa in ay Al-Shabaab ku gubtay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Gaadiidkaan oo ay lahaayeen ganacsato kuna soo wajahanaa magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa la sheegayaa inay xarakada Al-Shabaab ka qabatay degaanka Doonka oo 7 KM ujira degmada Afgooye. Wali ma jiro mas’uul ka tirsan maamulka degmada ama gobolka oo dhacdadaan ka hadlay balse waxay kusoo beegmaysaa xili ay AlShabaab horey uga digtay ka ganacsiga Dhuxusha oo gobolka si wayn looga iib-keeno. Hoos ka dhageyso warka oo Cod ah http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Al-Shabaab.mp3 The post Al-Shabaab oo gaadiid dhuxul sida ku gubay duleedka Afgooye appeared first on Shabelle. View the full article -
(SLT-Washington)Gobalada Waqooyiga ee dalka Maraykanka ayaa maalmahan ku jira qabow xad dhaaf ah oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka dhulkaasi ku nool. Gobalada sida weyn qabowgan iyo barafka looga dareemay ayaa waxaa kamid ah Minnesota oo ay ku nool yihiin Soomaali badan, deegaanada qaarkood [ – 41 ] ayuu gaaray heerka qabowga. Ugu yaraan dad gaaraya 10 qof ayaa la sheegay inay u dhinteen cimiladan isbedashay, waxaana la joojiyey in badan oo kamid ah duulimaadyada kabaxa ama taga gobalada qaarkood, duulimaadyada la joojiyey dalkaasi Maraykanka ayaa la sheegay inay ka badan yihiin 6000, waxaana xiran iskuulada iyo goobaha ganacsiga. Magaalada Chicago oo kamid ah goobaha uu saameynta weyn ku yeeshay qabowgan ayaa waxaa gebi ahaan la joojiyey isu socodka gaadiidka dadweynaha. Dhinaca kale qaar kamid ah waddamada Yurub ayuu dhibaato badan ku keenay Baraf ka iyo qabowga da’ ayaa . Source
-
(SLT-London)Golaha Midowga Yurub ayaa sheegay inaysan diyaar u ahayn in wadahadal cusub ay la galaan dalka UK, kadib markii Baarlamaanka UK codsaday in wax laga bedalo heshiiskii ay horey u wadagaareen EU-da iyo Raysalwasaaraha UK Theresa May. Midowga Yurub ayaa sheegay inaysan waxna ka bedali doonin qodobka xasaasiga ah ee la isku heysto kaasi oo la xariira qaabka loo maamuli doono xaduuda u dhaxeysa dalka Ireland iyo Waqooyiga Ireland oo kamid ah UK. Guddoomiyaha Golaha EU-da Jean-Claude Juncker ayaa sheegay in aysan dib u furi doonin gorgortanka isagoona sheegay in Midowga Yurub aysan ogeyn waxa ay doonayaan siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada UK. Wuxuu Guddoomiyaha EU-da sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in dalka UK uu bixiyo lacag ka badan $40 bilyan oo uu Midowga Yurub ku leeyahay wadanka UK xataa hadii aan lagu heshiin wadahadalka hada socda. Source
-
(SLT-Ivory Coast) Xildhibaan hore u soo noqday wasiir ayaa xabsi lagu xukumay kadib markii lagu helay inuu barabha bulshada ku faafiyey warar been ah oo abuuri kara xasilooni darro. Xildhibaankan oo lagu magcaabo Alain Lobognanoo ayaa ka tirsanaa Baarlamanaka dalka Ivory Coast horeyna wuxuu u soo noqday wasiirkii ciyaaraha dalkaasi, iyadoo lagu xukumay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya $520 doolar, kaddib markii uu bartiisa Twitter-ka uu ku qoray warar been abuur ah oo la sheegay inay abuui karaan rabshado. Xeer ilaaliyaha dalkaasi ayaa 9-kii bishaan Janaayo amar ku bixiyay in la xiro xildhibaankan. Waxaana xeer ilaaliyuhu uu sheegay in hadalka uu bartiisu tweterka ku qoray uu kicin karo rabshado iyo isku dhacyo bulshadeed . Affoussiata Bamba Lamine oo ah qareenka xildhibaanka oo la xiray 15 bishan ayaa sheegtay in uu doonayo uu racfaan ka qaato eedaha loo jeediyay. Waxay intaas ay ku dartay in ay iska caddahay in arintaani ay tahay kiis siyaasadeed oo ay ka dambeyaan qaar ka mid ah masuuliyiinta dalkaasi Source
-
(SLT-London) Dawladda UK, ayaa sheegtay inay taageerayso doorashada golaha wakiilada ee Somaliland ee mudaysan, waxaanay sheegtay in UKJ horseed ka tahay farriin culus oo ay beesha caalamku dirayso oo ah inay doorashooyinku wakhtigooda ku qabsoomaan. Wasiirul dawlaha UK u qaabilsan Afrika Harriet Baldwin, ayaa ka jawaabtay su’aal uu Baarlamaanka UK Salaasadii ku weydiiyay xildhibaan Stephen Doughty oo taageera qaddiyadda Somaliland, taas oo nuxur ahaan ahayd taageerada uu UK ka gaysanayso doorashada golaha wakiilada iyo in la damaanad qaadi karo in doorashadu dhacayso sannadkan 2019. Wasiir Harriet, ayaa ku jawaabtay “Dawladda Ingiriiska, weli waxa ka go’an in ay taageerto doorashada muddaysan ee Somaliland” “Waxa aanu hormuud u nahay farriinta heerkeedu sarreeyo ee beesha caalamka, iyo in aanu sanduuqa xiisadaha, ammaanka iyo xasiloonida ee (CSSF), kala shaqayno sidii loo horumarin lahaa nidaamka diiwaangelinta codbixiyaha, khibradaha farsamo ee guddiga doorashooyinka qaranka iyo in dumarku ka qayb qaataan doorashooyinka.” Source
-
Galkacayo (Sh.M.Network) – Madaxwaynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa uu kula kulmay magaalada Galkacayo Odayaasha dhaqanka iyo Wax-garadka. Xaaf ayaa kala hadlay dhinacyada sida ay muhiim u tahay in ay ka qayb-qaataan dadaalada lagu xoojinayo nabada iyo amaanka, isaga oo hoosta ka xariiqay in maamulkiisa uu door muuqato ka siinayo arrinkaasi. Dhinaca kale, Madaxwaynaha ayaa xarunta gobolka Mudug shir gaar ah kula yeeshay taliyaha Booliska Soomaaliya, Baashiir Cabdi Maxamed, kaasi oo ay kawada hadleen doorka ciidamada ee dib u soo celinta xasiloona. Labada mas’uul ayaa isla soo qaaday taageerada dowlada Federaalka Soomaaliya looga baahan yahay inay ufidiso Booliska maamul goboleedka Galmudug, iyaga oo isla meel-dhigay qodobadii ay kawada hadleen. Sikastaba, Madaxwayne Xaaf oo la filayo inuu labada cisho ee soo aadan kusii sugnaado Galkacayo wuxuu sii wadi doonaa kulamada uu kula yeenayo magaalada dhinacyo kala gedisan oo uu kala hadli doono qodobo dhowr ah. The post Madaxwaynaha Galmudug oo kulamo kawada Galkacayo appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho (Sh.M.Network) – Maxkamada magaalada Nyeri ee dalka Kenya ayaa sii deysay saddex ruux oo looga shakiyay wax ka ogaayeen weerarkii lagu qaadey Hotel-ka DusitD2 ee magaalada Nairobi, bishii hore. Saddexda ruux oo mid kamid ah ay tahay Haweeney Soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Xabiibo Geedi Canshuur ayaa sii daysmadooda waxay ka dambeysay markii lagu waayay wax dambi ah. Magacyada labada qof ee kale ee dib loo siiyay xorriyadooda ayaa kala ah; Abdul Kibiringi iyo James Mwai Mwangi, kuwaasi oo Keyaan ah. Tan iyo markii uu dhacay weerarkii Hoteelka DusitD2 oo ay Al-Shabaab sheegatay kaasi oo lagu dilay ku dhowaad 21 ruux, laamaha amaanka Kenya waxay soo qab-qabteen tobaneeyo dad ah oo lagu tuhmayo ku lug-lahaashiyaha duulaankaasi. Dadkaan ay maxkamada amartay in lasii daayo ayaa noqonaya kuwii ugu dambeeyay, maadaama horey xorriyadoodu loogu celiyay shaqsiyaad kale markii dambi lagu waayey, iyada oo kuwa kelana ay xabsiyada ku jiraan. The post Kenya oo sii deysay dad loo xiray weerarkii DusitD2 appeared first on Shabelle. View the full article
-
(SLT-Shabeelada Hoose ) Al Shabaab ayaa deegaan ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ku gubay gaadiid xamuul ahaa oo marayay meel aan ka fogeyn degmada Afgooye. Gaadiidka oo gaaraya 7 Gaari ayaa la sheegay in lagu gubay deegaanka Doonka oo u muuqda degmada Afgooye, sida wadayaasha gaadiidka qaarkood ay warbaahinta u sheegeen. Gaadiidka la gubay ayaa waday Dhuxul, waxaana uu ka yimid degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, isaga oo kusoo wajahnaa degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Mid kamid ah wadayaasha gaadiidka la gubay ayaa sheegay deegaanka oo aan ka fogeyn degmada Afgooye lagu gubay gaadiidka, markii gaadiidkooda la gubay kadibna inay u yimaadeen ciidamada dowladda balse aysan waxba u qaban. “Baabuur todobo ah oo Inatareeya ah ayaa lagu gubay Doonka oo Afgooye u muuqda, Al Shabaab ayaa gubay,sababta nooma sheegin, laakiin hore ayay jarista dhirka u mamnuuceen, ciidanka dowladda gaadiidka oo gubanaya ayay inoo yimaadeen waxba nooma qaban, weynaga naga laabteen”ayuu yiri ruuxa kamid ah darawalada gaadiidka. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al shabaab iyo maamulka Shabeelaha Hoose, kaasi oo ay kaga hadlayaan gaadiidka lagu gubay meel aan ka fogeyn degmada Afgooye Source
-
(SLT -Sudan) Madaxweynaha Sudan Omar al-Bashir ayaa ku jeesjeesay mucaaradka kasoo horjeeda xukuumaddiisa oo uu ku tilmaamay in ay baraha bulshada u adeegsadeen kana soo abaabuleen dibadbaxyada kadhanka ah xukunkiisa. “Xukuumad ama madaxweyneyaal laguma baddalo WhatsApp ama Facebook. Waxaa lagu baddali karaa oo kaliya doorashooyin,” ayuu u sheegay taageerayaashiisa. Hadalkan ayuu yiri ayadoo dibadbaxyo cusub lagu qabtay magaalada caasimadda ah ee Khartoum. Dibadbaxyada ayaa ka dhashay gunnooyinkiii lagu kabi jiray rootiga oo la jaray bishii December hase ahaatee markii dambe waxay isu baddaleen kuwo dhaliyey caro looga soo horjeedo xukunka Mr Bashir. Xukuumadda Sudan ayaa sheegaysa in 30 qof ay ku dhinteen rabshadaha tan iyo markii qalalaasuhu uu bilowday. Kooxaha xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqa ayaa gaarsiinaya tirada dhimashada in kabadan 40 qof. Source
-
Muqdisho (Sh.M.Network) – Francisco Caetano Madeira, wakiilka midowga Afrika uqaabilsan Soomaaliya ayaa ku tartarsiiyay taliyaha cusub ee AMISOM inuu dar-dargeliyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Tigabu Yilma Wondimhunegn, taliyaha cusub ee howlgalka AMISOM oo xilka la wareegay shalay oo Khamiis ahayd kadib xaflada ka qabsoontay fadhigooda Muqdisho ayaa bedalay Jim Beesigye Owoyesigire. Mr Madeira oo hoosta ka xariiqay in khatarta Al-Shabaab ay wali taagan yahay looga fadhiyo hogaanka cusub ee ciidamada nabad-illaalinta inuu dar-dargeliyo sidii looga saari lahaa goobaha ay gacanta ku hayso kahor inta aysan dalka ka bixin. Ciidamada AU-da ayaa lagu wadaa inay dalka ka hayaamaan dabaqaayada sanadka 2021-ka, iyada oo wixii intaasi ka badan amaanka guud ee wadanka lagu wareejinayo ciidamada xooga Soomaliyeed. The post Taliyaha cusub ee howlgalka AMISOM oo baaq loo diray appeared first on Shabelle. View the full article