-
Content Count
211,254 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The African Union (AU) on Monday called for gradual and progressive takeover of security responsibilities from the AU Mission in Somalia (AMISOM). The AU Peace and Security Council made the call in a statement issued on Monday following decisions made during its recent meeting on the consideration and adoption of the Concept of Operations (CONOPs) of the AMISOM for 2018 to 2021. AMISOM in November last year developed a document that will provide an effective framework for the gradual transition of security responsibilities to Somalia’s security institutions from the AU mission. The new concept of operations, which guides AMISOM’s activities and operations for the 2018-2021 period, marks the final phase of the AU mission’s transition and eventual exit from Somalia. “The council emphasizes that the successful implementation of the AMISOM CONOPs 2018 – 2021 and the Somali Transitional Plan (STP) will largely depend on the effective generation of the Somali Security Forces required for the gradual and progressive takeover of security responsibilities from AMISOM,” the council said in statement on Monday. The council further underscored continued provision of required trained and equipped personnel by police and troop contributing countries and availability of required and predictable resources for AMISOM’s sustainment to support the Somali government in the implementation of the transitional plan. “The Council calls on the UN and all stakeholders to continue supporting AMISOM and the Somali government in the provision of resources required for the effective implementation of the AMISOM CONOPs 2018-2021 and the (STP),” the statement read. The AU Peace and Security Council meeting on the new CONOPS came as AU mission is expected to downsize its troops by one-thousand by the end of February, in line with the UN Security Council’s resolution, it was noted. UN Security Council’s Resolution 2431 that was adopted in 2018 mainly called for a further reduction in the number of troops, following the first reduction undertaken in December 2017. The post AU urges gradual transition of security roles from its force in Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa waxa uu ka hadlay hoggaaminta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo . Siyaasi Cali Maxamed Waran-cadde ayaa qoraal uu arrintaa kaga hadlay soo gaadhsiiyay warbaahinta Somalilandtoday waxa uu ku yidhi sida tan: Farmaajo oo Soomaaliya U Horseeday dariiqii Halista Cagaaran. Waxaa hubaal Ah in Madaxweyne Farmaajo u muuqdo Nin Ku Haftay Siyaasada Hogaamineed ee uu madaxda ka ahaa isla markaana u muuqdo nin aan u madaxbanaaneyn tallada dalka uu madaxweynaha ka yahay. Marka la eego daalaa dhaca ku yimid siyaasada arrimaha gudaha iyo dibada ee soomaaliya. Madaxweyne farmaajo ficiladiisa hogaamineed waxaa ka muuqda aqoon daro siyaasadeed waayo arag la,aan iyo kali-talisnimo U horseedi karta dalkaasi burbur iyo hadimo fool xun. Sommaliya waxay maanta u baahan tahay in la badbaadiyo inta aan meel dheer laga doonin waxaana badbaado ugu dhow mooshinka ay Farmaajo ka keenen golaha shacabku. Waxaase ayaan darro labaad iyo laf-jab ku noqon karta shacabka reer soomaaliya ee dhibaatadu dul hoganeyso haddii mooshinka golaha shacabku keenay uu isu badalo mooshin hunguriyeed sidii caadada u ahaan jirtay xubnaha golaha shacabka ee soomaaliya. Waxaana la gudboon golahan in ay shacabkooda u muujiyaan daacadnimo oo dalka ka badbaadiyaan halista soo food saartay. Qoraa:- Cali Warancade Source
-
(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ammaanay siyaasiyiinta aanu xukuumaddiisa ku darin ee aan mucaaradada kala hor iman. Waxa uu sheegay in siyaasiyiinta ka aamusan xisbi ahaan iyo xukuumad ahaanba sharaf u tahay waxaanu tusaale u soo qaatay wasiirkii caafimaadka xukuumaddii Siilaanyo Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) oo madaxweynaha ku wehelinayay dhismeyaal cisbitaalka guud ah oo uu xadhiga ka jarayay. Madaxweyne Biix oo ka hadlayay munaasibadda xadhig ka jaridda ayaa hadalkiisa u dhigay sidan “ Waxaan salaamaya muddakarka ka soo qayb galay halkan ee ajaanib leh ee Somaliland leh ee madax leh ee mijo leh, waxaan gaar u salaamaya bahda caafimaadka oo wasiirkoodu hoggaaminayo iyo maanta oo ay farxad inoo tahay wasiirkii hore Xaglotoosiye oo isna inagala soo qayb galay xafladdan, taas oo sharaf u ah Somaliland. Dadka kale waxaad aragtaan marka xilka laga qaado siiba siyaasiyiinta waa dudaan oo waa mucaaridi jireen, dhammaan wasiirradii halkan laga bedelay waxaa noo sharaf ah xisbi ahaan iyo Qaran ahaanba in nin waliba mushtamaca hawl uu u qabto halkii kaga beegnayd ka galay iyaga oo waayeel ah oo odayaal ahna maanta ay joogaan oo nala shaqaynayaan, marka Xaglotoosiyena waa ku mahadnaqayna iyo dhammaan wasiirradii hore ee sida wacan noola shaqeeya,” Sidaas ayuu yidhi Madaxweyne Biixi. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo si niyad samaan ah hadalkaasi ugu jeediyay wasiirradii xukuumaddii Siilaanyo oo aanu badankooda wax xil ah u dhiibin inkasta oo ay ololihiisa door laxaad leh ka soo qaateen waxa kale oo ka aamusan siyaasiyiin miisaan leh oo xukuumaddii Siilaanyo mucaaradad adag kala hor tagay iyo kuwo bilawgii muddo xileedka Madaxweyne Biixi saluugsana. Madasha Siyaasiyiintii horraantii muddo xileedkii madaxweyne Axmed Siilaanyo sameeyay madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka oo mucaaradad ku dhammaystay cirmigii xukuumadda Siilaanyo ayaa ka aamusay hannaanka madaxweyne Biixi wax u wado. Siyaasiyiinta ahna mujaahidiintii SNM ee ay ka mid ka yihiin Xasan Guure Jaamac guddoomiyihii Madasha, Maxamed Xaashi Cilmi, Cabdisalaan Yaasiin, Dhegaweyne, Boobe Yuusuf Ducaale iyo xubno kale ayaa u muuqda in ay mus dambeed u yihiin madaxweyne Biixi lamana oga waxa ay ku kala jeclaysteen Mudane Axmed Siilaanyo iyo Madaxweyne Biixi oo ay ururkii SNM ka wada tirsanaayeen. Waxa xusid mudan in aanu madaxweyne Biixi wax xilal ah ka siin xukuumaddiisa. Waxa kale oo aamusnaanta ku weheliya siyaasiyiintan madaxweyne xigeennadii hore ee Somaliland oo aragtidooda ka dhiiban jiray arrimaha dalka xilligii Siilaanyo. Geesta kale wasiirradii xukuumaddii Siilaanyo qaarkood oo bilawgii muddo xileedka madaxweyne Biixi mucaaradad ku ibo furay ayaa hadda u muuqda kuwo dib uga aamusay. Maxamed Ibraahin Qabo, Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, Cabdillaahi Cukuse iyo xubno kale ayaa hormuud u ahaa siyaasiyiinta bilawgii dhalliilay hoggaaminta madaxweynaha iyaga oo u arkayay in uu ka tashaday markii ay kursiga saareen maaddaama ay kula soo ololeeyeen xilalkii xukuumaddii Siilaanyo. Geesta kale waxay bulshadu is weydiinaysa siyaasiyiin mucaaradka ka tirsan xilligii Siilaanyo oo hadda aan la ogayn in ay mucaarad yihiin iyo in ay muxaafad yihiin maaddaama aanay warbaahinta ka soo muuqan. Telefishanka Saab oo dhawaan warbixin ku eegay siyaasiyiintaas ayaa sheegay in ay ka cudur daartan saxaafadda marka ay isku daydo in ay arrimaha dalka wax ka waydiiso lamana oga waxa ay xeerinayaan. Wargeyska Waaberi oo arrintan u kuur galay ayaa fahansan in siyaasiyiinta qaarkood madaxweynuhu uga soo cawday hadallo ay saxaafadda ka sheegeen sidaasna ay ku go’aansadeen in aanay wax dhalliil ah saxaafadda ka sheegin. Siyaasiyiinta ayaa u muuqda in ay xorriyaddooda ku lumiyeen ixtiraam ay madaxweynaha u hayaan iyaga oo ka mildhaawaya in madaxweynuhu ka cawdo weedhahooda halka dadka siyaasadda odorosa aamminsan yihiin in siyaasiyiinta qaarkood rajo ka qabaan in madaxweyne Biixi magacaabo inta lagu gudo jiro muddo xileedkiisa, islamarkaana uu madaxweynuhu siiyay ishaaro ah in ay xil sugaan. Source
-
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:- The post Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
-
Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed arrived in Burundi’s capital, Bujumbura today Monday for an official visit. Somalia’s presidency said Farmajo held talks on the bilateral relations with his counterpart President Pierre Nkurunziza in Bujumbura. Farmajo’s trip comes at a time Burundi is protesting a directive by the African Union’s Peace Support Operations Division that the withdrawal of a further 1,000 troops of the African Union Mission in Somalia (Amisom) come exclusively from the Burundian contingent in Johwar, Hirshabelle State, also known as Sector 5. Last year, Burundi army spokesman Biyereke Floribert argued that the decision to withdraw Burundian troops did not conform with the co-ordination committee of operations in Somalia which states that “the troops will be withdrawn from all the peacekeeping contributing countries. The Burundian army demands a competent authority to ensure that this decision is reconsidered.” The Burundi contingent is the second largest within AMISOM with about 5,000troops. The post Somali president meets with his Burundian counterpart appeared first on Shabelle. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu sheegay in dib u dhac ku yimi qabsoomidii shirka golaha dhaxe ee xisbigaas. Guddoomiye Axmed Cabdi Dheere waxa uu sheegay in shirku qabsoomi doono 25-ka illaa 26-ka bishan labaad 2019. shirka golaha dhexe ayaa hore ugu mudaysnaa inuu qabsoomo 23-ka ilaa 24-ka bishan labaad 2019-ka waxaanu dib u dhacay kaba maalmood wakhtigii loo qorsheeyay Source
-
Kenyan Foreign Affairs Minister, Monica Juma is expected to appear before the parliamentary Defense and Foreign relations committee on Tuesday. Mrs. Juma who was scheduled to travel to the Somali capital, Mogadishu to resolve a diplomatic row with its neighbor before the parliamentary committee called for clarifications on the matter. Kenya’s National Assembly’s Defence and Foreign Relations Committee chairman Katoo Metito said they want to know the circumstances that led to the summoning of Kenya’s ambassador to Somalia. “We want to get a detailed brief on what really transpired and the way forward,” Metito told the local newspaper by phone on Monday. Nairobi recalled its ambassador to Somalia, Lt. Col (RTD) Lucas Tumbo for consultations on Saturday while ordering Somalia’s Mohamud AhmedNur Tarsan to return to Mogadishu for discussions. Kenya Foreign Affairs PS Macharia Kamau dismissed the claims by sections of the media that his country has expelled Somali envoy in the country saying Kenyan ambassador had only been summoned while his Somalia counterpart had been sent to Mogadishu for consultation. “The action was taken so we can resolve this matter with credible and correct information from both sides,” Kamau tweeted. Nairobi has accused the horn of the African nation of auctioning oil blocks in the disputed maritime border between the two countries, but Somalia has distanced itself from the accusations. The post Kenyan foreign minister delays trip to Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
-
Garoowe (Caasimada Online) – Dowladda Puntland, ayaa albaabada u laabtay, xarun cusub oo xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu 31 bishii hore Jannaayo ka furtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Ilo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay, in guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) uu bixiyay amarka lagu xiray, xarunta xisbiga Wadajir ee magaalada Garoowe. Gu’jir ayaa xog aan helnay ay sheegeysa in sababta uu ku sheegay in dowladda Puntland diiddantahay in ol’olaha siyaasadeed ee xisbiyada Soomaaliya uu saamayn ku yeesho xiriirka Puntland iyo xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, Wararku waxay sheegayaan, in xukuumadda Puntland ay amar ku bixisay, in guud ahaan xisbiyada ka dhisan Soomaaliya, aysan wax xarumo ah ka furan karin degaannada Puntland, si loollanka u dhexeeya Villa Somalia iyo xisbiyada mucaaradka u saameyn xiriirka Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Mas’uuliyiinta Puntland iyo hoggaanka xisbiga Wadajir ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaan midkoodna weli ka hadlin, sababaha loo xiray xaruntii xisbigaasi ee magaalada Garoowe, oo ahayd xarunta keliyah ee xisbiga Wadajir ka furtay guud ahaan degaannada Puntland. Caasimada Online Xafiska Garoowe Caasimada@live.com
-
Kenyan Foreign Affairs Minister, Monica Juma is expected to appear before the parliamentary Defense and Foreign relations committee on Tuesday. Mrs. Juma who was scheduled to travel to the Somali capital, Mogadishu to resolve a diplomatic row with its neighbor before the parliamentary committee called for clarifications on the matter. Kenya’s National Assembly’s Defence and Foreign Relations Committee chairman Katoo Metito said they want to know the circumstances that led to the summoning of Kenya’s ambassador to Somalia. “We want to get a detailed brief on what really transpired and the way forward,” Metito told the local newspaper by phone on Monday. Nairobi recalled its ambassador to Somalia, Lt. Col (RTD) Lucas Tumbo for consultations on Saturday while ordering Somalia’s Mohamud AhmedNur Tarsan to return to Mogadishu for discussions. Kenya Foreign Affairs PS Macharia Kamau dismissed the claims by sections of the media that his country has expelled Somali envoy in the country saying Kenyan ambassador had only been summoned while his Somalia counterpart had been sent to Mogadishu for consultation. “The action was taken so we can resolve this matter with credible and correct information from both sides,” Kamau tweeted. Nairobi has accused the horn of the African nation of auctioning oil blocks in the disputed maritime border between the two countries, but Somalia has distanced itself from the accusations. The post Kenyan foreign minister delays trip to Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
-
Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Elman ayaa wada leh kulanka aad ugu todobaadkan horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. Naadiga Heegan kulankoodii horyaalka waxa ay 1-0 kaga adkaadeen dhigooda Badbaado FC kulan ciyaareedka ay labada dhinac wada ciyaareen 11-02-2018. Kooxda jaalayaasha ee Elman iyagana Kulankii 1-aad horyaalka Somali Premier League 2018-2019 waxa ay barbaro 0-0 la dhaafi waayeen dhigooda Horseed. Labada koox waxaa ka dhaxeeyo xifaaltan adag oo dhinaca ka qeyb galka tartamada olalahan waxayna kooxd kasta doonaysa in ay guul muhiim ay gaarto. Kulamadii U Danbeeyay Labada Dhinac 24/01/2018 Heegan S.C 4:1 Elman FC 28/03/2018 Elman FC 1:2 Heegan S.C 18/11/2016 Heegan S.C 0:2 Elman FC 17/02/2016 Elman FC 1:1 Heegan S.C 08/05/2016 Heegan S.C 0:0 Elman FC 20/03/2017 Elman FC 0:0 Heegan S.C 06/07/2012 Heegan S.C 0:3 Elman FC 24/10/2012 Elman FC 1:3 Heegan S.C Ogeysiiska Kulanka Tartanka-Horyaalka Somali Premier League Kooxaha-Heegan VS Elman Tariikhda-19-02-2019 Maalinta-Talaado Saacada:-3:30pm Garoonka-Banaadir Stadium Source: goobjoog.com
-
Xili uu jiro khilaaf xooga u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa arintaas ka hadlay Ganacsatada Soomaalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya. Ganacsatadda ayaa sheegtay in ay joojiyeen Qaadkii kaga imaan jirey dalka Kenya, sababo la xiriira difaaca dowladooda. Gudoomiyaha Guddiga qaadleyda Soomaliyed Qooje Maxamuud Qayliye oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay in go’aankaas ay qaateenn. Waxa uu sheegay in suuqii ganacsiga ee Qaadka maanta wixii ka dambeeya ay u wareejiyeen dalka Itoobiya. Ganacsatada qaadka ee dalka Kenya ayaa ku hanjabay dhowaan in ay joojin doonaan qaadka Soomaaliya ay keeni jireen. PUNTLAND POST The post Ganacsatada Soomaaliyeed oo Joojiyay Qaadkii ka imaan jiray Kenya appeared first on Puntland Post.
-
The Federal Government of Somalia hosted a successful promotion of the Somalia Offshore Round at the Somalia Oil and Gas Conference in London on 7th February 2019. Spectrum Geo assisted the Somali Government in organizing the event. Spectrum is a Multi-Client Seismic Services company that acquires, processes, and interprets seismic data at its own expense and subsequently licenses the data to interested clients within the oil and gas industry. The clients typically use such data to make their assessment of the hydrocarbon bearing potential of an area. During 2015-2016, in preparation for the Offshore Round, Spectrum completed the acquisition and processing of 20,185 km of 2D long-offset seismic data, under a co-operation agreement with the Federal Government of Somalia. This program is promoted and data is licensed to oil and gas companies by Spectrum on behalf of the Government, with the Government receiving part of the revenues. The seismic data acquired separately in 2014 was also made available to the Federal Government of Somalia and Spectrum also licenses these data to interested clients on behalf of the Government. The Somalia Offshore Round event was hosted to enable interested parties to understand the Somalia Offshore potential from the seismic data, along with the selection of blocks, the legal and fiscal terms, and the bidding conditions. The organisation of the Offshore Round, the terms and any awards of blocks are managed and decided by the Somali Government. Somalia’s Offshore has significant hydrocarbon resource potential and this event marks the start of a process for the Federal Government of Somalia to attract companies to explore and develop these resources in partnership with the Government.
-
Muqdisho (Caasimada online) – Qaar ka mid ah ganacsatada khaadka keena Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen gabi ahaanba jaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya, kadib markii shalay ganacsatada khaadka Kenya ay sheegeen inay joojin doonaan khaadka ay keenaan Soomaaliya. Kadib markii ay magaalada Muqdisho kula hadleen warbaahinta, ganacsada khaadka ayaa sheegay inay maanta laga bilaabo joojiyeen khaadkii ay ka keeni jireen gabi ahaanba dalka Kenya. Guddoomiyaha guddiga ganacsatada Khaadleyda Soomaaliyeed, Qooje Maxamuud oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay go’aankasi qaateen kadib go’aankii dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay taageersan yihiin qaranka Soomaaliya. “Laga bilaabo maanta waan joojinay khaadkii inooga imaan jiray Kenya, waxaana ka dooranay difaaca qarankeena, baddeena iyo dhulkeena, wixii intaasi dheer oo siyaasad ah waxaan u dhaafnay dowladda Soomaaliya, khaadkana waxaan ka keensaneynaa dalka Itoobiya oo Suuqeenii aan u wareejinay.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Guddiga Ganacsatada khaadleyda Soomaaliyeed. Waa go’aan la fileysan karay balse marka la eego qoraalkii jawaabta wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya lama fileyn in go’aanadaan oo kale ay soo bixi doonaan. Somalia waxaa Kenya ay maalin walbaa ka keeni jirtay Khaad aad u badan waxaana lagu qiyaasaa lacagta maalin walbaa Kenya ay khaadka ku badalan jirtay ku dhawaad 400 Kun oo dollar. Ethiopia ayaa hadda heleysa fursad ay lumiyeen ganacsatada khaadka ee Kenya. Caasimada Online Xafiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Bujumbuura (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Burundi ayaa waxaa xalay casho soo dhaweyn ah oo lagu maamuusayo isaga iyo wafdigiisa u sameeyay dhiggiisa dalkan Mudane Pierre Nkurunziza. Wafdiga qaybta ka ah booqashada Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo lagu lafo-gurayo adkaynta wada shaqaynta ka dhexaysa labada dal iyo danaha ay wadaagaan waxa ay la qaadanayaan dhiggooda dalka Burundi. Burundi waxay ka mid tahay waddamada dadaalka ku bixiya xasilinta Soomaaliya, waxaana ciidankoodu qayb ka yahay Ciidamada Nabad Ilaalinta ee AMISOM. Booqashadan ayaa qeyb ka ah socdaalada lagu xoojinayo xiriirka dalalka Afrika, si la isaga kaashado dhibaatooyinka iyo caqabadaha jira,la isuna weydaarsado khibradda muhiimka u ah horumarka iyo dowlad-dhiska. The post Madaxweynaha JFS oo casho sharaf loogu sameeyay Burundi appeared first on Shabelle. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa si kooban uga hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu Geeska Afrika xalay wax ka weydiiyay sida ay ka dawlad ahaan u arkaan khilaafkaas diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya oo sababay inay Kenya u yeedhato safiirkeedii joogay Muqdisho, dalkeedana ka saarto safiirka Soomaaliya, wuxuu Wasiir Faratoon yidhi “Arintaasi waa arin labadaas dal u taala, kolay xaaladu siday noqon doonto iyo waxay ku dambayn doonto ma ogin, waxaynu ka faa’idaysanaa ma yaalaan meesha hadeerto.” Wuxuu Wasiirku sheegay inay ka dawlad ahaan isha ku hayaan xiisadda diblomasiyadeed, “Xaaladana waanu eegaynaa oo labada dal bay u taalaa, waxaanu hadda ka nidhaahno khilaafkoodu nooma yaalaan, wixii shalay laga hadlaayey iyo waxa maanta laga hadlaayaa way kala duwan yihiin, arimahooduna way soo degeen.” Dawladda Somaliland ayaa Kenya ku leh xafiis diblomaasiyadeed, waxaanay dawladda Kenya dhawr goor sheegtay inay iyaduna xafiis diblomaasiyadeed ka furan doonto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, taas oo aan weli hirgelin. Laakiin wasiirka arrimaha dibadda oo sidoo kale u waramay wargeyska Dawladda ee Dawan, ayaa isagoo ka hadlaya xafiiska Kenya ee Hargeysa wuxuu yidhi “Xidhiidhka Kiiniya iyo Somaliland meel wanaagnsan ayuu marayaa waxaanay Kiiniya xafiis ka furanaysaa Somaliland, qorshiisuna wuu socdaa, waxaanay ahayd in sannadkan bilawgiisa ay furtaan, kulamo aanu madaxda dawladda Kiiniya wada yeelanay kadib waxay ku qanceen in ay xafiis dublamaasiyadeed ay ka furtaan Somaliland, dhakhsana way u furanayaan, Somaliland xafiiska ay Kiiniya ku leedahayna si wanaagsan ayuu u shaqeeyaa, xidhiidhka labada dalna aad ayuu u wanaagsan yahay.” Waxaa weli taagan xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya kadib markii toddobaadkan ay Kenya ay u sheegtay in uu dalkeeda ka baxo safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) isla markaana ay u yeedhatay safiirkeedii Lucas Tumbo. Kenya ayaa dawladda Soomaaliya ku eedaysay inay qandaraas ku siisay shirkado shidaal dhul ay leedahay. Soomaaliya waxay sheegtay inaanay bixin dhul ay Kenya leedahay, waxayna tilmaamtay in khariiradda ay Kenya sheegayso ay muujinayso dhulka Soomaaliya. Source
-
(SLT-Nairobi)-Mosees Wetangula oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya kala saxeexdeen Heshiiskaasi xilligii Dowladdii Madaxweyne Mawaay Kibaaki, waa sida uu hadalka u dhigay. Mosees Wetangula oo hadalkaasi ka jeediyey Xarunta Dhexe ee Xisbiga FORD ee magaalada Nairobi muu sheegin Sannadka saxda ee Heshiiskaasi qalinka lagu duugay, inkastoo uu isagu Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ahaa Kenya muddadii u dhexeysay sannadihii 2008-dii ilaa 2010-kii iyo mar labaad oo loo doortay xilkaasi sannadihii 2011-kii illaa 2012-kii. “Ka Wasiir ahaan, waxaan Wada-xaajood la galay Dowladdii Soomaaliya ee xilligaasi, waxaana wada saxeexanay heshiiska lagu calaameeyey xuduud-baddeedka” ayuu yidhi Mosees Wetangula. Waxa uu intaasi ku daray inay Nuqulka Heshiiskaasi iyo Khariidda Badda ee la isla gartay u gudbiyeen Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, waa sida uu hadalka u dhigay. Dhinaca kale, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya, Mosees Wetangula waxa uu Dowladda Kenya u sheegay inay Kenya leedahay xuduud-baddeedka ay Soomaaliya qabsatay, wuxuuna intaasi ku daray in Kenya looga baahan yahay inay la xidhiidho Saaxiibadeeda si ay ugu muujiyaan Dhaqdhaqaaqa Joogitaanka, waa sida uu hadalka u dhigay. Source
-
(SLT-Garoowe)-Maamulka gobolleedka Puntland ayaa Albaabada iskugu dhuftay xarun uu Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ka furtay magaalada Garowe ee Caasimada maamulka Puntland. Guddoomiyaha gobolka Nugaal ee maamulka Puntland Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir) ayaa la sheegay inuu yahay qofka bixiyay amarka lagu xidhay xarunta Xisbigan oo la furay 31-dii bishii hore ee January sanadkan 2019, maalmo kaddib Caleema saarkii Madaxweyne Siciid Deni. Xubno ku dhow ninka bixiyay amarka lagu xidhay xarunta Xisbigan ayaa soo sheegaya in sababta ay la xidhiidho in Puntland ay saameyn ku yeelato khilaafka u dhexeeya Xisbigaasi iyo Xukuumadda Soomaaliya. “Xukuumadda Puntland waxey amar ku bixisay in guud ahaan xisbiyada ka dhisan Soomaaliya, aysan wax xarumo ah ka furan karin deegaannada Puntland, si loollanka u dhexeeya Villa Somalia iyo xisbiyada mucaaradka u saameyn xiriirka Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya” ayuu yidhi qof la hadlay Warbaahinta gudaha ee Puntland oo ku dhow Guddoomiye Gu’jir. Hoggaaminaya Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame ayaa xadhiga ka jiray Xafiiska cusub ee Garowe, taasoo aheyd markii u horeysay oo Xisbiga meel ka baxsan Muqdisho xafiis ka furto Ma jirto wax war ah oo arintan ay ka soo saareen Xisbiga Wadajir iyo maamulka Puntland, iyadoo Shacabka Garowe ay hadal hayaan arintan, waxaana xafiiska la xidhay uu ahaa xarunta keliyah ee xisbiga Wadajir ka furtay guud ahaan degaannada maamul Puntland. Source
-
(SLT-London)-Xildhibaano gaadhaya 7 ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxeen xisbiga Shaqaalaha ee dalka UK (Labour Party) iyagoo ku eedeeyey hogaamiyaha xisbigaasi Jeremy Corbyn inuu naceyb weyn u muujiyey dadka Yahuuda ah, waa sida ay hadalka u dhigeenee. Hogaamiyaha xisbiga Labour party oo ay si weyn u taageeraan dhaq dhaqaaqa garabka bidix ee dalkaasi ayaa sidoo kale ka tirsan siyaasiyiinta u dooda xaquuqda reer Falastiin, arrintaasi oo ay kasoo horjeedaan qaar kamid ah xildhibaanada xiriirka laleh Israel ee kamid ahaa xisbigiisa. Kooxdan ayaa sidoo kale kamid ah kuwii looga guuleystay loolankii horey uga dhex socday xisbiga Labour party. Xildhibaanadan ayaa sheegay inay sameysteen kudlad u gaar ah oo ay kasii mid ahaan doonaan Baarlamaanka iyagoo madax banaan, balse qaar kamid ah hogaamiyayaasha xisbiga Labourka ayaa ugu baaqay in ay xilka iska casilaan oo kuraastooda markale u tartamaan iyagoo madax banaan maadaama ay hada xilalka ay hayaan ku heleen magaca xisbiga Labour Party. Xisbiga Mucaaridka ah ee Labour Party ayaa doorashadii dhacday 2017 helay kuraas dheeraad ah oo gaareysa 262 kursi oo kamid ah kuraasta Baarlamaanka oo gaaraya 650. Source
-
(SLT-Riyadh)-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa war ka soo saartay hadal in muddo ah la isla dhex marayay oo ku saabsan in dhaxal sugaha boqortooyada, Maxamed Bin Salmaan uu doonayo inuu iibsado kooxda Manchester United ee ka dhisan dalka Ingiriiska. Wasiirka warfaafinta ee Sacuudiga ayaa sheeg ay in dhaxal sugaha aanu qorsheyneyn inuu iibsado kooxda ka dhisan horyaalka Premier League-ga ee Manchester United, iyadoo beenisay warar la isla dhex marayay waadanba. Hase yeeshee, wasiirka ayaa intaas ku daray in kaliya uu jiray kulan lala yeeshay hay’ad sacuudiga laga leeyahay oo wax maalgalisa, kaasoo ku saabsanaa sidii kooxda dhaqaale loogu maalgashan lahaa. Maxaad ka taqaan Maxamed Bin Salmaan? ”Maxamed Bin Salmaan wuu waalanyahay” CIA-da Maraykanka oo Maxamed Bin Salmaan ku eedeeysay dilkii Kaashaqji Wasiirka warfaafinta boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Turki al-Shabanah ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray sidan: “Wararka ku saabsan in Maxamed Bin Salmaan uu iibsanayo kooxdaas waa kuwo ‘gabi ahaanba been abuur ah’ oo aanay walba ka jiri”. Wuxuu ka jawaabayay macluumaad la isla dhex marayay oo ku aaddanaa in dhaxal sugaha uu xiriir la sameeyay qoyska ganacsade Malcolm Glazer, oo ah milkiilaha kooxda United, si uu isagu ula wareego kooxdaas. “Manchester United mas’uuliyiinteeda ayaa la kulmay hay’adda PIF Saudi, si ay ugala hadlaan fursad maalgalin ah, mana jirin wax heshiis kala gadasho ah oo lasoo hadal qaaday”, ayuu qoraalkiisa Twitter-ka ku yiri Shabanah. Maalintii Aaxadda ahayd ee dabayaaqadii isbuuca ayuu wargeyska kasoo baxa dalka Ingiriiska ee the Sun sheegay in dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga uu damacsan yahay inuu kooxda Manchester United ku iibsado adduun lacageed oo gaaraya $4.9 bilyan oo doolar. Wargeyska ayaa sheegay in isku dayga markii ugu horreysay lasoo bandhigay bishii Oktobar, balse niyad jab ka yimid markii wariyihii Sacuudiga u dhashay ee lagu magacaabi jirsay Jamaal Khaashuqji lagu dhex jilay qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istambul. Manchester United ayaa lagu tilmaamaa iney ka mid tahay kooxaha kubadda cagta ee ugu taageerada badan caalamka. Source
-
(SLT-Nairobi)-Warbaahinta gudaha dalka Kenya ayaa saaka qoreysa in dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in xaalada la dejiyo, khilaafka taaganna si hoose lagu dhameeyo, si looga arinsado wixii dhacay todobaadkan. Wararku waxa ay sidoo kale sheegayaan in Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Munica Juma ay qorsheyneyso iney soo gaadha magaalada Muqdisho, si ay xaalada ugala hadasho madaxda ugu sareysa ee dowladda Soomalaiya. Munica Juma oo ka soo laabatay shirkii Amaanka ee ka dhacay Dalka Germany, ayaa qorsheheda ahaa iney maanta soo gaadho Muqdisho, balse waxaa arintaas ka hor istaagay baarlamaanka dalka Kenya. Xildhibaanada baarlamaanka ee dalka Kenya oo ay Haweeneydan maanta hortageyso, ayaa la filayaa iney warbixin dhameystiran ka siiso xaalada guud ee ku xeeran khilaafka labada dal ee salka ku haya shirka 7-dii bishan ka dhacay magaalada London ee shidaalka Soomaaliya. Katoo Metito oo ah Gudoomiyaha Guddiga difaaca iyo arrimaha dibadda baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in Wasiirada ay doonayaan in ay wax ka weydiiyaan khilaafka dibolamaasiyadeed ee sii xumaanaya una dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya, sidoo kalena laga dhageysnayo bal halka ay salka ku heyso xiisada taagan. Xoghayaha joogatada ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa dhankiisa sheegay inuu daqiiqad kasta Munica Juma siinayay hadba wixii soo kordha, talaabooyinka ay qaadeenna ay ahaayeen kuwo ay la socotay. Source