Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,209
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan ra’iisul wasaaraha Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo ay booqasho ku marayeen deegaanno ka tirsan Galmudug, isla markaana uu kulammo la qaadanayay waxgaradka iyo cuqaasha kasoo jeeda deegaannadaas, ayaa waxaa warbixin kasoo saartay arrintaas beesha caalamka. Dalalka Farnaasiiska, Finland, Denmark, Germany, Talyaaniga, Netherland, Poland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Britain, Maraykanka, hawl-galka AMISOM, Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, QM iyo saaxiibbada Somalia, ayaa waxay si wadajir ah u soo dhoweeyeen wadahadallada xilligan ka socda Galmudug iyo isku soo dhaweynta garabyada siyaasadeed ee ay hormuudka ka tahay Dowladda Federaalka Somalia. Warbixin qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska QM ee Somalia ee UNSOM, ayaa lagu sheegay inay daneeyayaasha iyo saaxiibbada Somalia ammaanayaan wada-hadallada ka socda Galmudug, si ay u midoobaan garabyada halkaas isku haya, korna loogu qaado xasilloonida deegaannadaas, taasoo wax-tar u leh dadka halkaas ku dhaqan iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale, Qoraalkan ayaa lagu faray in dhammaan daneeyayaasha Somalia ay sii wadaan dadaalkooda iyo inay maamulka Galmudug kusoo dabbaalaan dib u heshiisiin loo dhan yahay, taasoo horseedi karta doorasho hufan oo ka dhacda halkaas, kana soo baxaan hoggaan cusub si aan dhibaato lahayn. Dhanka kale, Xubnaha beesha caalamka ayaa muujiyay sida ay kalsoonida ugu qabaan in dadaallada ka socda Galmudug ay noqodaan kuwo miro-dhal ah, isla markaana la isku raaci doono dadaallada ay waddo dowladda dhexe ee Somalia. Waxgaradka degamda Cadaado ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay ka waddo deegaannada Galmudug kala qoqob iyo dumin, iyagoo ku baaqay in aan laga gudbin wanaaggii ay reer Cadaado u galeen Galmudug oo markii la dhisayay ay hiil iyo hooba la garab-istaageen. Ugu damheyn, Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa hadal u ka jeediyay dhawaan magaalada Dhuusa-mareeb wuxuu ku sheegay in lagu qaban doono kulam dib u heshiisiin ah Caasimadda Galmudug ee Dhuusa-mareeb halkaasna lagu qaban doono doorashada lagu soo xulayo xubnaha hoggaamin doona maamulkaas. PUNTLAND POST The post Dalalka iyo Ururada Daneeya Soomaaliya oo Qoraal kasoo saaray xaaladda Galmudug appeared first on Puntland Post.
  2. (SLT-Pyanyang)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump waxa uu safar taariikhiya uu ku tagay isniintii carada dalka Waqooyiga Kuuriya isagoo halkaasi kula kulmay hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un. Kulankani waxa uu banaanka soo dhigay sirihii qarsoodiga ahaa ee loo ilaalinayey iyo qalabkii lagu ilaalinayey amaanka Madaxweyne Kim. Nolosha Kim Jong Un waxa ku dahaadhan sir badan, ilaaladiisu waxay ahaayeen kuwo si xiiso leh u muuqday intii lagu gudo jiray safarkii Singapore uu ku tagay sanadkii la soo dhaafay ee uu Maraykanka wadahadalka kula yeeshay, taas oo la arkayey darsin ilaalada Kim oo dhinacyada ka yaacaya gaadhigii madaxweynaha, oo iyadu markaasi bogaga hore ee warbaahinta qabsatay. Waxaana la ogaaday in fikrada ilaaladan uu ka helay Filim laga matalay markii la shirqoolay madaxweynihii dalka Maraykanka John F. Kennedy, filimkaasi oo la yidhaa (In the Line of Fire) ayaa ilaalada qarsoon ee loo yaqaano “Secret Service agents” ay hareero yaacayeen gaadhiga madaxweynaha dalka Maraykanka. Hase yeeshee in aad Bodyguard aad u noqoto hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya waa mid aad u adag – sida uu sheegay Lee Yeong Guk, oo bodyguard ama ilaalo u noqday Kim Jong Un Aabihii Kim Jong Il, kaas oo yidhi “Way ka adagtahay in aad ku gudubtid Irbad daloolkeed,”. Sida caadiga ah in ilaalinta Madaxweynaha laguu shaqaalaysiiya waxa ay ka timaadaa milatariga, iyo in aad ka gudubto dhawr tijaabo oo dhinaca Caafimaadka, Aragtida indhaha iyo muuqaalkaaga iyo qof ahaantaba iyo qoys ahaan taariikhda aad leedahay. Madaxweynaha dalka Kuuriyada Waqooyi waxa uu leeyahay talis dhan oo qaabilsan ilaalinta madaxweynaha oo kaliya kuwaas oo lagu qiyaaso 100,000- oo ciidamo xoogan ah, waxaanay qabtaan shaqooyin kala duwan oo ay ka mid tahay dhadhaminta cunta inta aan loo keenin, marka uu xataa mushqusha tagayo in la ilaaliyo, isla markaana marka DNA-diisa in aan qof ajnabi ahi aanu macluumaadk ka helin. Source
  3. (SLT-Hargeysa)-Khilaafkii ka dhaxeeyey labada aqal ee baarlamaanka Somaliland ee guurtida iyo wakiilada ayaa kor u sii kacay. Khilaafka labada golle oo salka ku haya xeerar ay ansixiyeen golaha wakiiladu oo aan la sii marin golaha guurtida ayaa haatan isla galay maxkamada dastuuriga ah ee ugu saraysa sharciyada dalka. Golaha guurtida somaliland ayaana maxkamada dastuuriga ah u gudbiyey dacwada ka dhanka ah golaha wakiilada, iyaga oo sugaya jawaab sharci oo ay ka helaan maxkamada, Halkan hoose ka DAAWO Source
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada Soomaaliya, ayaa waxay si wada jir ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Galmudug ka socda iyo isu dumidda Garabyada siyaasadda ee ay hormuudka ka tahay Dowladda Federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM , ayaa lagu sheegay in ay daneeyayaasha iyo saaxiibbada Soomaaliya ammaanayaan wada-hadallada ka socda Galmudug ,si ay u midoobaan Garabyada, korna loogu qaado xasilloonida degaannadaas, taas oo wax tar u leh Dadka halkaa ku dhaqan iyo guud ahaan Soomaaliya. Qoraalkan ayaa sidoo kale lagu faray in dhammaan daneeyayaasha Soomaaliya ay sii wadaan dedaalkooda iyo in ay Galmudug kusoo dabbaalaan dib u heshiisiin ballaaran oo loo dhan yahay, taas oo horseedi karta doorasho hufan oo caddaalad ah, kana soo baxaan hoggaan cusub , si aan dhibaato lahayn. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  5. (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf ayaa sheegay inay Xukuumaddu aanay diyaar u ahayn Doorashada Golaha Wakiilada oo dalka ka qabsoonta. Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay “Waxaa dhaqan inoo noqday inay Doorashooyinku kolba dib u dhacaan, Doorashada Wakiiladana qodob badan oo loo baahnaa in la sii dhammeeyo, ayaan ilaa hadda laga hawl-galin, sida saami-qaybsiga, maxaa yeelay Beelaha darafyadu waxay doonayaan inay Doorashada Wakiilada ku galaan saami-qaybsi, waxayna marar badan ku celiyeen in aanay galaynin Doorasho dambe oo bilaa saami qaybsiya, waxay ahayd inay Xukuumaddu mar horeba ka sii hawl-gasho, laakiin ilaa hadda umay dhaqaaqin oo caalamatul su’aal ayey galisay, waana kii Madaxweynuhu Beelaha Awdal ka codsaday in saami-qaybsi aan la sameeynin, ta kale Xisbiga Waddani wuxuu soo jeediyey in Komishankan la kala diro, oo Komishan loo siman yahay la sameeyo, balse haddana calaamatul su’aal ayaa la galiyey,oo Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, oo hadda isku noqday Xisbi qudha, ayaa haddana doonaya in aan Komishankana la kala dirin, Doorashadana sidii hore loo galo, Xisbiga Waddani, sharci buu ku taagan yahay, sidaas oo ay tahay Xukuumaddu diyaar uma ah inay Doorashada dalka ka dhacdo, iyadana caalamatul su’aal galinaysa, qodob kasta oo ku xidhan qabsoomida Doorashada” Xildhibaan Xuseen mar uu ka hadlaayey Somaliya ayaa yidhi “Dawladda Somaliya, dagaal bay inagula jirta, waxayna rabtaa inay ka faa’iidaysto aqoonsiga aynaan wali Caalamka ka helin, ee si wada jir ah aynu u waajahano, oo waliba si wada jir ah aynu aqoonsigeena u raadino, oo aynu Wadamada kale duwan ee Caalamka aynu ka dhaadhicino sidii dalkeena loo aqoonsan lahaa, loona tusi lahaa inaynu ka madax banaan nahay Somaliya”. Dhanka kale Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, ayaa Xukuumadda ugu baaqay in ka digtoonto cabudhinta Saxaafadda, talaabo adagna ka qaado cid kasta oo isku dayda inay ku xad gudubto dhaqanka iyo diinta islaamka. Source
  6. Muqdisho (SMN) – Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada Soomaaliya, ayaa waxay si wada jir ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Galmudug ka socda iyo isu dumidda Garabyada siyaasadda ee ay hormuudka ka tahay Dowladda Federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM , ayaa lagu sheegay in ay daneeyayaasha iyo saaxiibbada Soomaaliya ammaanayaan wada-hadallada ka socda Galmudug ,si ay u midoobaan Garabyada, korna loogu qaado xasilloonida degaannadaas, taas oo wax tar u leh Dadka halkaa ku dhaqan iyo guud ahaan Soomaaliya. Qoraalkan ayaa sidoo kale lagu faray in dhammaan daneeyayaasha Soomaaliya ay sii wadaan dedaalkooda iyo in ay Galmudug kusoo dabbaalaan dib u heshiisiin ballaaran oo loo dhan yahay, taas oo horseedi karta doorasho hufan oo caddaalad ah, kana soo baxaan hoggaan cusub , si aan dhibaato lahayn. View the full article
  7. (SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, golayaasha deegaanka gaar ahaan golaha deegaanka gobolka saaxil, ganacsatada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl) oo ku geeriyooday dalka Malaysiya 01-07-2019, maanta oo ay taariikhdu tahay 03-07-2019, aas qaran loogu sameeyey xabaalaha Baqiic ee waqooyiga Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Madaxweyne ku xigeenka oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey marxuumka ayaa ku sifeeyey inuu ahaa oday qaranka ka baxay door muhiimana ka soo qaatay nabadayntii shacbiga Somaliland iyo dib u dhiskii dalka, kana mid ahaa xildhibaanada golaha deegaanka ee berbera, sidoo kalena ahaa odayaasha iyo ganacsatada dalka. Waxaanu ku simaha Madaxweynuhu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, golaha deegaanka ee gobolka saaxil, ganacsatada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Source
  8. Muqdisho (SMN) – Dhageystayeesheena ku xiran website-keena ku xiran waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-habeen-03072019.mp3 View the full article
  9. Madaxweyne degmada Faraweyne ma adigaa handarabaya mise cid kalaa walaaqaysa? Degmada Faraweyne ee gobolka Maroodijeex ,waxay ka mid ahayd degmo sugayaashii 1960 madkii ,xuduudaheeguna waxay kala ahayeen dhinaca oogada xadka Somaliland iyo Itoobiya ,kuna dherarin xududa xadka labada dal dhinaca galbeedk balayga Abusite oo 4 km u jira degmada Alaybaday ilaa bariga tuulada Gumuraha dhinaca waqooyiga waxay ku eekayd tuulada Ceel la helay Degmadu sadex iyo sodonkii kursi baarlamaan ee Somaliland 1960kii degmadani waxay ku lahayd 1 kursi barlamaan Wakhtigii halganka degmadani waxay ka mid ahayd meelihii dalka laga xoreeyey ee snm kalsoonida badan ku qabtay shacabkeeduna ahaayen wada halgama Lagana xoreeyey magaalada hargeisa Dadku libinta wey wada sheegtaan laakin degmadani somaliland abaal bay ku leedahay lakinse kamay helin Arimaha sida gaarka looga xusi karo waxa ka mid ah 18/01/1987 bixitankii ciidankii la magac baxay gaaska cad oo tiradiisu dhamayd 150 askari iyo taliyehogii mujaahid Cumar Jaamac saanadiisun u dhamaystirnayd dhamaantoodna ka soo jeeday degmadan Bishii april 1987 degmadan waxa iskaga hayaamay dadkii deganaa oo ka soo horjeestay mamulkii Afweyne una talaabay Itoobiya halkaaana lagu qaabilay noqdayna qaxoontigii ugu horeyey ee reer Somaliland ee Itoobiya qaabisho waxayna dhanayeen ilaa 1500 qof 1984 degmadani waxay ahayd xaruntii Snm ee aaga galbeed ahaydna tuulada lafta Faraweyne ee degmadani 1989 degmadani waxay ahayd degmadii gogosha u fidisay oday dhaqmedkii guurtida somaliland halkaasna lagu aasaasay golaha guurtida somaliland Degmada caynkaas ahayd intii somaliland madaxbanaanida la so noqotay degmadan malinba maalinta la danbaysa waxa laga jarayey tuulooyin badan hada badankooguna yihiin degmooyin sida Degmada bali cabane Degmada sayla bari Degmada darasalaam Hada oo la joogo waxa la isku dayey inkastoo lagu guulaysan in degmada la jaro tuulada dacarta oo hada loogu yeedho degmo iyadon haba yaratee wax shuruud degmo nimo aan buuxin Taas micnahoogu tahay in lagu wiiqo awooda degmada iyo baaxada dhul ahaneeed Degmada faraweyne wakhtiga doorashooyinka waa degmada kaliya ee la isku haleeyo cod badana siisay xisbiga kulmiye kana cod badan dhamaan degmooyinka hoos yimaada gobolka maroodijeex Intaaasi waa degmada arimaheega hadaba aan u soo noqdo maxa ku cusub degmada haaatan ,xaaalad nooce ah ayey ku sugan tahay Degmada Faraweyne waxa jira in la doonayo in la wiiqo degmo nimadeeda iyo baaxada dhul ahaaneed isla markaana ay ka wada shaqeynayaan xukuumada hada talada dalka haysa iyo niman aanu ognahay cida wadata iyo halkay ka socotaba hawshu Madaxweynaha somaliland waxaanu leenahay madaxweyne degmadani waa degmadad ku dhalatay sharaf bY ka mudan tahay laakin inad dumiso kaamay mutaysan waa degmadii wakhtigii ololaha ducada ku qabatay codkiina adiga ku wada siisey Madaxweyne waad la socota oo cidi kaagama war roona degmada faraweyne waa inaad degdeg wax u qabta arimaha ka taagan degmada ee ay ugu horayso maamul xumadu waa inaad madaxweyne cida doonayso inay degmada tuuloyin u kala qaybiso waa inad so qabata waad ogatahaye hadii kale cidna u daba fadhiisan mayno hadanu nahay qurbo joogta degmada faraweyne hadii degamda sidan laga dayn waayo ogow waa halkii laga so gali lahaa dadka degaankana waxanu ku qancini donaa inay dagalman oo cidii isku dayda inay ka shaqeynayso burburinta deganka inay la dagalman anaguna dhaqalaha ayaanu u so diri donaa Wadankii oo dhan baa handaraaban maaantana ma faraweyna la handarabaya maadaxweyne Baalayo madax la qabtay leedahay ee daba lama qabto ma leh ayan ku so ururinayaa maqaalkaygan Osman ali Social activist Qaran News
  10. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Dowladda Federaalka ah ee Somaliya iyo Hay’adda ICAO, kaasi oo ahaa heshiiskii ugu dambeeyay ee ay dowladda Somaliya kula wareegeyso maamulka Hawada Soomaaliya. Somaliland ayaa heshiiskaasi ku sheegtay inay ka dambeeyen wada-hadalo qarsoodi ah oo ay wada yeeshen dowladda Somaliya iyo Hay’adda ICAO. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Yaasiin Faratoon oo ka hadlay heshiiskaasi, ayaa sheegay inay adag tahay in la hirgeliyo heshiiskaasi ay kala saxiixdeen DF iyo ICAO, isagoona xusey inay jiraan cabashooyin kale oo laga qabo heshiiskaasi. “Arintaas waxaan u aragnaa mid khalad ah oo si khaldan u dhacday caalamkuna aanu ogolayn anaguna aanaan ogolayn imikana aanan filayn inay sidaas ku sii socoto” ayuu yiri Wasiir Faratoon. Wuxuuna intaas kusii daray “Si ay ku dhacdayba hay’adda ICOA iyo dawlada Soomaaliya wada-hadal qarsoodiya oo aan la ogayn cidinka kula socon ayaa dhexmaray, hawadiina ay ku wareejiyeen meelo badana waa laga qaylinayaa una malayn maayo inuu hirgelayo”. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  11. (SLT-Hargeysa)-Abwaan Daaha Gaas Oo Ka Hadlay Fanaaniin Iyo Abwaanno Reer Somaliland Oo Ka Degay Muqdisho, Halkan hoose ka DAAWO Source
  12. (SLT-Hargeysa)-Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Eedo Culculus Loo Jeediyay, Halkan hoose ka DAAWO Source
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Cabdi Xaaji Cumar Sandhool inuu noqdo agaasimaha habmaamuuska madaxtooyada, sida ay ogaatay Caasimada Online. Cabdi Xaaji ayaa beddeli doona madaxii hore ee agaasimaha habmaamuuska madaxtooyada Saciid Kampala oo bishii tagtay ka baxsaday Muqdisho kadib markii uu lugaha la galay arrimo la xiriir muran dhuleed, si qaldanna u adeegsaday ciidamada dowladda. Cabdi Xaaji Cumar Sandhool ayaa wuxuu ka mid ahaa dadka taageersan Madaxweyne Farmaajo ee ku nool dalka Ingiriiska, hase ahaatee markii uu Farmaajo guuleystey waxaa uu rajeynaayey xil wasiir, taasi oo aan dhicin. Mas’uulkan ayaa la sheegay inuu abti ugu aadan yahay xaaska madaxweynaha oo hooyadeed ay xigto yihiin. Marwada madaxweynaha ayaa muddooyinkan dambe waxaa la arkaa in ay dad badan oo xigtadeeda ah ay ku soo biirineyso dowladda. Cabdi Xaaji Cumar Sandhool ayaa waxaa la magacaabey shalay isagoo jooga London, waxaana uu dhowaan iman doonaa Xamar si uu shaqada loo magacaabey u qabsado. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  14. The African Union force in Somalia believes it has managed to stabilise areas of the country under its control despite sporadic attacks from the Al Shabaab terrorist organisation. This is a transitional phase for both Amisom and the Somali National Army, as one force downsizes while the other is to increase its troops. Source: Hiiraan Online
  15. Madaxweyne Deni oo kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan kula qaatay Taliska ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad [...] Source
  16. It is late-morning in Dadaab, the semi-arid refugee camp in northeast Kenya. Source: Hiiraan Online
  17. Roobab xoogan oo ka dhashay duufaanta Monsoon ayaa dad badan ku dishay wadanka Hindiya, waxaana sidoo kale go, ay dhaq dhaqaaqii gaadiidka ee magaalada Mumbai. [...] Source
  18. Inkasta oo dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan uu isku dayayaa in uu wanaajiyo wajiga iyo fikradda laga heysto boqortooyada Sucuudiga, balse ma ahan arrin ku filan in ay qanciso dad badan. Dad muslimiin ah oo tiradooda isa soo tarayso ayaa ku baaqaya in la qaadoco aaditaanka xajka oo ka mid ah tiirarka Islaamka, sababtoo ah waxa ay ku doodayaan in lacagta uu Sucuudiga ka sameeyo xajka uu u isticmaalo dagaalada Yemen ee dadka badan ku dhamaadeen iyo meelo kale. Sida ay qoreyso majaladda Foreign Policy, dadka ku baaqaya waxaa ka mid ah mustiga reer Liibiya ee suniyiinta dalkaas madaxda u ah Sadiiq Al-Qariyaani iyo Sheekh Yuusuf Al-Qardhaawi. Sheekh Qardhaafi ayaa yiri “Quudinta muslimiinta baahan, daweynta bukaanka, iyo siinta hoyga ee dadka ayaa xag Alle ku qiimo badan halkii lacagta Xajka lagu bixin lahaa”. Mid ka mid ah waxyaabaha muslimiinta sida weyn uga xumaadeen ayaa ah dilkii foosha xumaa ee loo geystey wariyihii Jamaal Khaashuqji. Awoodda Sucuudiga oo kaliya kuma tiirsana shidaalka iyo quwadda militari ee ay leedahay, balse sidoo kale waxa ay ka heleysaa saameynteeda diimeed, iyada oo sannad kasta ay dalkaas xajka u tagaan labo malyan iyo saddex boqol oo kun oo muslimiin ah iyo kuwa kasii badan oo u taga cumrada. ‘ Markii uu kacaanka islaamka ka dhacay Iran 1979-kii, Sucuudiga waxa ay biloowday mashruuc balaaran oo ay adduunka ugu faafinayso mad-habteeda iyo fahamkeeda gaarka ah ee diinta Islaamka, waxaana ku baxday balaayiin doolar. Sidoo kale Sucuudiga waxa ay muddo dheer isku dayaysay in ay noqoto dalka ugu awoodda badan ee Bariga Dhexe, balse waxaa taas lid ku noqday dowladda Iran oo kaliya. Gabood falada uu Sucuudiga geysto ayaa keenay in Maraykanka iyo Ingiriiska ay wax ka badelaan heshiisyadii ay hubka uga gadayeen Sucuudiga, gaar ahaan hubka casriga ah. Fatwada Sheekh Al Qaryaan wax badan ayay kaga duwantahay kuwii hore, waxa hadda si wadajir ah u aqbalaya dad ku kala duwan madaahiibta islaamka, oo sunni iyo shiicaba isugu jira. Olole laga bilaabay baraha bulshada, gaar ahaan Twitter-ka ayaa waxaa hal qabsi looga dhigay #HalaQaadocoXajka, waxaana lasii faafiyay wax ka badan 16 kun oo jeer. Bishii June, ururka suniyiinta dalka Tunisia ayaa ku baaqay in la qaadoco xajka, iyaga oo ku dooday in lacagta cibaadada lagu soo guto ay ku dhacdo jeebka boqortooyada, waxayna doontana ay ku samayso. Sannad kasta waxaa boqortooyada Xajka kasoo gala $12 bilyan oo doolar, taas oo ah boqolkiiba 20% daqliga dalkaas ee aanan shidaalka ka imanin. Sucuudiga laftiisa ayaa siyaasadaynaysa arrimaha xajka, waxayna dhowaan Makka ka hor istaagtay muwaadhiniinta Qatar iyo Iran kadib khilaafkii dublamaasiyadeed ee dalalkan ka dhex qarxay. Mid ka mid ah Imaamyada Xaramka Sheekh Cabdiraxmaan Sudeys ayaa isaga oo khudbad jeedinaya sannadkii hore sheegay in aysan banaanayn in dadka muslimiinta ah ay ka hor imaadaan dhaxalsuge Maxamed Bin Salmaan bbcsomali Qaran News
  19. The African Union force in Somalia believes it has managed to stabilise areas of the country under its control despite sporadic attacks from the Al Shabaab terrorist organisation. This is a transitional phase for both Amisom and the Somali National Army, as one force downsizes while the other is to increase its troops. Amisom, the African Union Mission in Somalia, is progressively downgrading its troops ahead of a full withdrawal due in 2021. The Somali National Army is meanwhile attempting to reinforce its forces in order to control the Amisom territories when that deadline falls. This, however, is a delicate phase that Al Shabaab intends to exploit. Amisom’s Brigadier General Michael Kabango is the commander of 5,000 Ugandan troops deployed in sector 1 which includes Mogadishu, Banaadir and the Lower Shabelle region. He sat down with RFI’s Sébastien Nemeth in Somalia’s capital, Mogadishu. What is the security situation in your area? The situation is stable even though there are still challenges as Al Shabaab has enough disruptive potential. But we’ve noticed a decrease in their activities. Al Shabaab controls pockets like Merka, Awadigle, Janaale, Mubaraka, Sablale, Kurtunuare and elsewhere. If we go back to 2010, Al Shabaab was holding parts of Mogadishu and their mode of fighting was conventional, that is holding positions and fighting physically against Amisom. They changed tactics after being expelled from Mogadishu in 2011, 2012. They have gone more into insurgency and applied their most preferred tactics of targeted attacks, using VMIEDs [car bombs] assassinations. Over time they tend not to occupy areas physically, but function in smaller groups attacking weak targets. Since then, the security situation in Mogadishu has improved as Al Shabaab has degraded, although from time to time there are car explosions and assassinations. Al Shabaab still controls large areas of the country, allegedly 20% of Somalia. Amisom faces criticism for not conquering more territories and for being stuck in a waiting position. Al Shabaab is in existence only in the regions we do not have the capability to occupy. Amisom’s numbers have been limited to a ceiling of 20,000 to 22,000. Now it will be reduced to 19 thousand. The SNA [Somali National Army] is around 10,000 plus. If we can’t occupy an area, then Al Shabaab by default occupies that area. It is not that we cannot go there but the numbers don’t allow it and the government is still building up its forces. Of course, means will never be enough but we could do better if we had more helicopters, armoured vehicles, more personal and if the Somali National Army was increasing at the right pace, then things would be better. We cannot fulfil our obligations of protecting the population centres because we don’t have the numbers to be everywhere. One of our objectives is to degrade Al Shabaab but we don’t have attack helicopters. So, when they converge, we can’t move quickly. Also, we can’t protect the population centres, we can’t properly secure the main supply routes for the population business to move on. The problem is we are in transition. So, now the question should be what numbers should the Somali National Security Forces build? What numbers of police? But I would say they [the international community] would need to persevere with us and keep the [support] for some time. And they know what we need. Amisom is supposed to withdraw by December 2021. Meanwhile, the number of troops are progressively being reduced. Don’t you fear this situation might create too wide a gap in order to keep the same level of security? We are making progress. Since January, the Somali government has been able to generate over five units of 1,000 men each. That is tremendous. So, as Amisom is losing, maybe we are gaining on the other side. It’s balancing. If they build the capacity, then cutting down on Amisom will not be an issue. Somali troops are supposed to take over in December 2021. Do you think it is realistic? If we keep at this pace, it is achievable as long as each of us plays their part as we are now. View the full article
  20. TRIPOLI (SMN) – Ugu yaraan 44 ruux ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ku habsatay meel lagu xiro dadka soo galootiga ah oo ku taalla dalka Liibiya, iyadoo dhaawacana uu gaaray 130, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Caruur iyo Haween. Xerada la duqeeyay ayaa waxaa ku jiray dad gaarayay illaa lix boqol oo qof, kuwaas oo dhamaan ahaa Tahriibayaal ku xirnaa halkaasi. Waxaa la sheegay in dadka dhintay badankood ay Afrikaan yihiin, kuwaas oo ka soo jeeda dalalka Somalia, Ereteria iyo Sudan Sanadihii dhawaa Liibiya ayaa xudun u noqotay dadka Tahriibaya ee doonaya in ay gaaraan qaaradda Yurub. Dalka Liibiya waxaa ragaadiyay rabshado iyo kala qaybsanaan tan iyo markii xilka laga tuuray hoggaamiyihii muddada dheeraa ee Mucamar Qaddaafi 2011-kii. Dhinaca kale guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay In baaritaan madax bannaan lagu sameeyo duqeyntaasi. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in weerarkaasi uu yahay dambi aad u qaab daran, wuxuuna ku sheegay inuu doonayo in lagula xisaabtamo dadkii geystay. Ugu dambeyn Mahamat ayaa dalbaday in si degdeg ah xabadda loo joojiyo, dhinacyada oo dhana ay ku dadaalaan badqabka iyo ammaanka shacabka, il gaar ahna ay ku fiiriyaan dadka soo galootiga ah ee ku go’doonsan goobaha Muhaajiriinta lagu xiro. View the full article
  21. DUBAI, United Arab Emirates (AP) — Saudi Arabia said Wednesday that hip-hop star Nicki Minaj will perform in the ultraconservative kingdom as it sheds decades of restrictions on entertainment. The female rapper is known for her outlandish, provocative style and hits like “Anaconda,” where she raps about her “big fat” backside. Her lyrics are often laced with profanities and her skin-bearing music videos often include twerking. Christian groups criticized her 2012 Grammy Awards performance, which included dancing priests and an exorcism. Saudi organizers announced she would be the headline act at the Jeddah World Fest on July 18. The concert, which in line with Saudi laws is alcohol and drug-free, is open to people 16 and older and will take place at the King Abdullah Sports Stadium in the Red Sea city. Reactions on social media ranged from shock and joy to criticism and disappointment. In a profanity-laced video posted on Twitter and viewed more than 37,000 times, a Saudi woman wearing a loose headscarf accuses the Saudi government of hypocrisy for inviting Minaj to perform but requiring women who attend the concert to wear the modest full-length robe known as the abaya. Most Saudi women also veil their hair and faces. “She’s going to go and shake her ass and all her songs are indecent and about sex and shaking ass and then you tell me to wear the abaya,” the Saudi woman says. “What the hell?” Saudi organizers said the concert will be broadcast globally and covered by MTV. Other performers include British artist Liam Payne and American DJ Steve Aoki. The kingdom is also promising quick electronic visas for international visitors who want to attend. Over the past several months, the kingdom has seen performances by Mariah Carey, Enrique Iglesias, the Black Eyed Peas, rapper Sean Paul, and DJs David Guetta and Tiesto. That’s despite the widespread international backlash since October over the killing of Saudi critic and writer Jamal Khashoggi by Saudi agents close to the crown prince in the kingdom’s consulate in Turkey. Such concerts are a stark change from when Saudi morality police would raid establishments that played loud music. Gender segregation between single men and women is still enforced in many restaurants, coffee shops, public schools and universities, but other rules have loosened with women now allowed to drive and attend events in sports stadiums Qaran News