Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,261
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu — The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Yusuf Hussein Jimale Madaale, along with Deputy Minister of Health Dr. Mohamed Hassan Bullale, visited the injured victims of an al-Shabab suicide attack and shooting at Mogadishu’s Liido Beach on Friday evening. Source: Hiiraan Online
  2. In 2002, Africa seemed poised to rise. Wealthy creditor nations were wiping billions of dollars of unsustainable debt off the books of sub-Saharan countries, and global demand was surging for the commodities the region exports, supercharging hopes of a sustained economic boom. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay soo afjareen weerarkii xooganaa ee xalay Al-Shabaab ku qaadeen hoteel ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Dowladda federaalka ayaa shaaca ka qaaday in la toogtay 5 dagaalame oo weerarka fuliyay, halka mid kalena uu is qarxiyay. Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laga hortagay gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa oo la doonanay in shacabka lagu dhibaateeyo. Weerarkan ayaa sidoo kale dhaliyay khasaaro tiro badan oo soo gaaray shacabkii ku sugnaa xeebta Liido oo xalay u Jimceystay halkaasi. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka: Ciidamada Ammaanka ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay kooxaha Khawaarijta kusoo qaadeen shacab ku caweynayey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa toogtay 5 Khawaarij oo ahaa dhagarqabeyaashii weerarka soo qaaday halka dhagarqabe kalena uu naftiisa ku haligay xeebta Liido ayadoo qaraxaasina uu saameeyey shacabkii xeebta ku caweynayey. Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in weerarkii Argigixiso ay Ciidammadu soo af jareen goor dhow islamarkaana ay dadkii ugu badnaana ay Ciidanku soo bad baadiyeen. Dhinaca kale Ciidammada ammaanka ayaa fashiliyey gaari walxaha qarxa ay Khawaarijtu kusoo diyaarsadeen si ay Shacabka Caasimadda ugu wax yeeleeyaan. Waxaana ciidammada ay gacan ka geysteen in dhaawacyada loo gurmado oo isbitaallada la geeyo. The post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in lasoo afjaray weerarkii xalay ee Liido appeared first on Caasimada Online.
  4. • He said this is evident in the multifaceted approach employed in dealing with the vice that encompasses both direct military confrontation and the implementation of robust counterterrorism laws and regulations. Source: Hiiraan Online
  5. PARIS, France (HOL) — In a heart-pounding finish at the Paris 2024 Olympics, Canada's Moh Ahmed finished just shy of the podium in the men's 10,000 meters, securing a fourth-place finish with a time of 26:43.79. His remarkable time placed him less than a second behind gold medalist Joshua Cheptegei of Uganda, who set an Olympic record with his 26:43.14 finish. Source: Hiiraan Online
  6. U.S. Defence Secretary Lloyd Austin on Friday revoked plea deals agreed to earlier this week with Khalid Sheikh Mohammed, the man accused of masterminding the Sept. 11 attacks, and two accomplices who are held at the U.S. military prison at Guantanamo Bay, Cuba. Source: Hiiraan Online
  7. NAIROBI, Kenya (HOL) — Kenya's Environment Minister Aadan Duale declared today that corruption is a more significant obstacle to Kenya's development than the threat posed by the Al-Shabaab militant group. Source: Hiiraan Online
  8. Kismayo (HOL) — The East Africa Response Force (EARF), part of the Combined Joint Task Force-Horn of Africa (CJTF-HOA), has carried out a crisis response exercise at Cooperative Security Location (CSL) Kismayo. The exercise aimed to enhance rapid deployment, security reinforcement, and combat casualty care training in the region. Source: Hiiraan Online
  9. MOGADISHU, Somalia - A huge explosion rocked the Somali capital Mogadishu on Friday evening, with police fearing casualties and reporting gunfire shots shortly after the blast. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) — A deadly attack by al-Shabaab militants at Liido Beach in Mogadishu has left 32 people dead and 63 others injured, according to Somali police. Source: Hiiraan Online
  11. Ciidamada nabad-galyada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay koox hubaysani ku qaadeen xeebta liido ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo khasaare baaxad lihi ka soo gaaray dad Soomaaliyeed oo goobta ku caweynayay. Ciidamada ayaa toogtay 5 kamida kooxdii weerarka fulisay, islamarkaana soo badbaadiyay dad badan oo gudaha goobta la weeraray ku xayirnaa, waxaana hadda isbitaallada waaweyn ee magaalada lagu dabiibayaa dadkii ku dhaawacmay qaraxa iyo rasaasta sida aan kala joogsiga lahayn meesha uga dhacaysay, lamana oga tirada rasmiga ah ee dhimashada, balse dad badan ayaa la soo warinayaa inay ku geeriyoodeen dhacdadan xanuunka badan. Dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa inay ku dhawaaqi doonto tirada rasmiga ah ee khasaaraha weerarkan naxdinta leh, wuxuuna falkani ku soo beegmayaa laba todobaad ka dib markii qarax lagu dhiftay afaafka hore ee maqaayadda Top Coffee oo ayana aaggaas ku taalla ay ugu yaraan 5 qof ku dhinteen, tobanaan kalena ku dhaawacmeen. Qayladhaanta hadda isbitaallada ka soo yeeraysa ayaa ah in loo baahanyahay in dhiig loogu deeqo dad ay waxyeelladu soo gaartay, waxaana isbitaallada qaar booqday masuuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ugu horreeyo wasiir ku xegeenka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Goobjoog.com Source: goobjoog.com
  12. Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gelinkii danbe ee xalay soo afjaray weerar qarax ku bioowday oo kooxaha Argagixisada ah la beegsadeen shacab ku caweynayey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Ciidamada Ammaanka ayaa sheegay in ay toogteen 5 kamid ahaa kooxaha weerarka soo qaaday halka mid kalena uu markii hore naftiisa ku haligay xeebta Liido ayadoo qaraxaasina uu khasaare dhimasho iyo dhaawac badan gaarsiiyay shacabkii xeebta ku caweynayey. Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir oo lagu magacaabo Macallin Mahdi ayaa xaqiijiyey in weerarkii Argagixiso ay Ciidammadu soo af jareen islamarkaana ay dadkii ugu badnaana ay Ciidanku soo bad baadiyeen. Waraka ayaa intaasi ku daraya in weli tiro koob lagu wado tirada rasmiga ah ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxaasi oo dhacay xilli aad u saxmad badan. Dhinaca kale Ciidammada Ammaanka Muqdisho ayaa fashiliyey gaari walxaha qarxa ay Argagixisadu kusoo diyaarsadeen si ay Shacabka Caasimadda ugu wax yeeleeyaan sida uu sheegay Taliye Macallin Mahdi. PUNTLAND POST The post Ciidamada Ammaanka Muqdisho oo soo afjaray weerarkii Qaraxa ku bilowday ee Xeebta Liido appeared first on Puntland Post.
  13. Mogadishu (HOL) — Suspected al-Shabaab militants launched a deadly attack on the popular Liido Beach in Mogadishu on Friday evening, killing and injuring multiple people. The attack began with a suicide bomber detonating an explosive vest at the Beach View restaurant, followed by gunmen storming the premises, according to local authorities and eyewitnesses. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerartay dad shacab ah oo ku sugnaa xeebta Liido degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Qaraxyo ismiidaamin ah oo loo maleynayo in dad lagu soo xiray ayaa gilgilay barxadda xeebta Liido, waxaana xigay weerar toos ah. Dad badan ayaa lagu laayey qaraxyada, waxaana lasoo duubay muuqaalada meydad iyo dhaawacyo daadsan banaanka xeebta Liido. Sidoo kale waxaa la sheegay in mid kamid ah hoteellada ay ka dhex dagaalamayaan xubno ka tirsan Al-Shabaab. Rasaas toos ah iyo banbaanooyin ayaa ka dhacaya xeebta iyo hoteellada saaran Liido, sidoo kale ciidamada ammaanka ayaa dagaalamaya. Waxaa adag in loo gurmado dadkii dhaawacmay iyo kuwii dhintay oo daadsan barxadda weyn ee xeebta Liido, magaalada Muqdisho caawa aad ayey u kacsan tahay xaaladu. Ciidamada Amniga ayaa wada hawlgal isugu jira gurmadka shacabkii Khawaarijtu waxyeelaysay iyo soo afjarista Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijtii weerarka soo qaaday. Wixii ka soo kordha kala soco Caasimada Online The post DEG DEG: Qaraxyo lagu hoobtay iyo weerar toos ah oo ka socda xeebta Liido appeared first on Caasimada Online.
  15. Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay xeebta Liido ee Muqdisho Isbitaallada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada iyo Meydadkii dadkii uu haleelay Qaraxa. Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan gurmadka lagu soo badbaadinayo dadka inta nool iyo kuwa dhaawaca ah ee dadka caawa kooxda Shabaab ku weerartay xeebta Liido. Muuqaallo barahaha bulshada la soo dhigay ayaa muujinaya dad Mayd iyo dhaawac isugu jira oo daadsan xeebta. Qaraxa ugu horreyay waxaa fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa. Dawladdu waxa ay sheegtay in uu socdo hawlgal lagu soo afjarayo ragga weli ka dagaallamaya gudaha Hotelka oo ka tirsan AS. Tirada dhaawaca iyo dhimashada ayaan wali la xaqiijin karin. Weerarkaan ayaa ah mid naxdin leh, iyadoo Muuqaallada qaar ay muujiyeen sida uu baaxad weyn yahay khasaaraha weerarka. Source: goobjoog.com
  16. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacay Xeebta Liibo ee Muqdisho. Dhimasho iyo dhawaac ayaa lagu soo waramaya in uu ka dhashay Qaraxaasi oo ka dhacay Xeebta meel aan ka fogeyn Hotelka Beach View oo halkaasi ku yaalla. Wararka ayaa sheegaya in uu qaraxa fuliyay qof isa soo miidaamiyay balse weli faahfaahin sugan lagama hayo sida wax u dhaceen. Qaraxa kadib waxaa la maqlay rasaas iyo Bambaanooyin ka dhacaya goobta waxaana muuqaallo la soo duubay muujinayaam burbur xooggan. Warar ayaa intaasi ku daraya in kooxo hubeysan ay gudaha u galeen Hotelka Beach View oo ay halkaasi weli ka dagaallamayaan. PUNTLAND POST The post Warar ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  17. ANKARA, Türkiye (HOL) — Turkish Foreign Minister Hakan Fidan will visit Ethiopia on Saturday to discuss critical issues with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Foreign Minister Taye Atske Selassie, amid rising tensions with Somalia over access to the Red Sea. Source: Hiiraan Online
  18. Somaliland on the Brink: Evaluating President Behi’sLeadership Introduction In the heart of Somaliland, a nation once known for its resilience and unity, stands aleadership plagued by division, conflict, and a disregard for the well-being of its people. President Muse Behi, at the helm of the Kulmiye Party, has presided over a turbulent era marked by escalating tensions, failed governance, and a loss of control over regions like Sool and Sanaag. As the upcoming presidential election looms on November 13, 2024, it is crucial for voters to reflect on the impact of Behi’s rule and consider the future of their nation. Assessing the Shortcomings of Muse Bihi’s Administration Governance Gaps and Territorial Control Issues One of the primary reasons for the failure of Bihi’s administration lies in the lack of strategic governance. The inability to effectively manage and control territories like LasAnod and parts of Sool and Eastern Sanaag has exposed a significant governance gap, leading to unrest and instability in these regions and ultimately formed their own separate autonomy Resource Allocation Failures The mismanagement of resources under Bihi’s leadership has further exacerbated the challenges faced by Somaliland. The failure to allocate resources efficiently and effectively has hindered the development and progress of the region, contributing to discontent among the populace. Growing Unrest and Public Discontent The escalating unrest and discontent within Somaliland, especially in areas like Sool, Togdheer, Awdal, and Sanaag, are a direct result of the administration’s failure to address the grievances of the population. The lack of inclusive governance and meaningful dialogue has fueled tensions and undermined stability in the region. Security Challenges and Instability The security concerns arising from the mismanagement of territories pose a significant threat to the overall stability of Somaliland. The failure to assert control and address security challenges has heightened the risk of conflict and further destabilization. Diminishing Public Trust Bihi’s administration has witnessed a gradual erosion of public trust due to perceived failures in governance and leadership. The inability to deliver on promises and effectively address pressing issues has weakened the confidence of the populace in the government. Failures in Policy Execution The ineffective implementation of policies and strategies under Bihi’s leadership has hindered the progress and development of Somaliland. The lack of coherent and sustainable policies has impeded growth and prosperity, leading to widespread disillusionment among the population. Breakdowns in Government Communication The communication failures of the administration in addressing the concerns of the populac have further exacerbated the challenges faced by Somaliland. The lack of transparency and accountability has fueled mistrust and hindered effective governance. Persistent Economic Challenges The economic instability resulting from the mismanagement of resources and lack of strategic planning has had far-reaching consequences for Somaliland. The failure to stimulate economic growth and create opportunities has perpetuated poverty and hindered prosperity in the region. Human Rights Violations The administration’s handling of human rights concerns, especially in conflict-affected areas, has been a point of contention. Between December 2017 and December 2018, 28 journalists were arrested, although only 10 were prosecuted, and all those detained were ultimately released. The failure to uphold human rights principles and protect vulnerable populations has raised alarms among international observers and human rights organizations. Impact on International Standing The escalation and failures of Bihi’s administration have had implications for Somaliland’s international reputation. The inability to address internal challenges and conflicts has tarnished the region’s image on the global stage, undermining efforts towards recognition and legitimacy. Regional Conflicts and Their Implications Awdal Region Tensions in Borama, Awdal Region, highlight growing discontent against Muse Behi’s government. Mohamed Abib, an MP from Awdal, faced government efforts to strip his parliamentary immunity due to his remarks on justice and representation. His supporters in Borama, chanting “Down with Muse,” protested vigorously, reflecting also with deep-seated grievances and calls for justice after the death of Commander Aynanshe and other local issues. The strong support for Abib underscores the broader regional dissatisfaction with the Behi’s government actions and policies. Togdheer Region The Bihi administration’s struggles extend beyond LasAnod, with a notable inability to address the recurring conflicts in the Togdheer region. Clan tensions have resurfaced, exacerbated by government inaction. The recent violence in the Ali Sahid area highlights the dire consequences of neglecting these deeply rooted conflicts. While scholars and clan leaders have managed to mediate and restore peace temporarily, the underlying issues remain unaddressed, leaving the potential for future unrest simmering just beneath the surface if not resolved the root causes Sanaag Region Similarly, the Sanaag region has witnessed an uptick in localized skirmishes, as the administration’s inability to address underlying grievances has allowed these simmering disputes to boil over. The lack of a comprehensive conflict resolution strategy has exacerbated the situation, leaving communities vulnerable and distrustful of the government’s capacity to maintain peace and security. Favoritism and Nepotism The perception of favoritism and nepotism in resource allocation has further complicated the landscape of governance under Behi. The accusations of selective treatment and inequitable development have only served to deepen societal divisions, fostering resentment among vulnerable communities. This favoritism undermines the very principles of democracy and equity, leaving many feeling disenfranchised and disillusioned. In a nation built on the pillars of unity and cooperation, the lack of fair representation is a dangerous precedent that could threaten the social cohesion necessary for progress. Economic Impact Moreover, the economic instability and high inflation rates that have persisted under Bihi’s leadership have disproportionately impacted the livelihoods of communities in the conflict-affected areas. The inability to provide basic services and economic opportunities has exacerbated the grievances and sense of abandonment felt by these populations, further undermining the government’s legitimacy. Reasons for Leadership Transition Losses and Injuries Suffered by the National Army The Behi administration has been criticized for the mounting casualties and injuries sustained by the Somaliland armed forces, particularly in the context of the escalating conflict in Lasanod and the broader regional tensions. Shrinking Borders and Loss of Territory Under Behi’s presidency, Somaliland has reportedly lost control over most parts of Sool and Sanaag regions, now in the hands of other entities, signaling a worrying trend of territorial losses. Prevalence of Injustice, Prejudice, and Nepotism The Behi government has been accused of fostering an environment of injustice, discrimination, and nepotism, which has eroded public trust and confidence in the administration. Widespread Corruption and Lack of Accountability The Behi administration faces growing criticism regarding pervasive corruption and a lack of accountability within government agencies. The failure to uphold ethical standards erodes public trust and perpetuates a culture of impunity. When citizens perceive their leaders as self-serving rather than public servants, the foundations of governance begin to crumble, leading to a disenchanted populace reluctant to engage with the political process. This corruption not only hampers development but also poses a significant barrier to achieving the transparency and accountability that the people of Somaliland deserve. High Unemployment and Dashed Hopes for Youth The lack of economic opportunities and the bleak prospects for young people in Somaliland have contributed to a growing sense of disillusionment with Behi’s leadership. Inflation Threatening the Livelihoods of the Poor The failure to address the persistent high inflation rates has had a detrimental impact on the living standards of the most vulnerable segments of the Somaliland population. Decline in Foreign Policy and International Relations The Behi administration’s inability to effectively navigate Somaliland’s external relations and maintain positive diplomatic ties has undermined the country’s standing on the global stage. Economic Collapse Replacing Growth The economic stagnation and the prospect of financial collapse under Behi’s tenure represent a stark contrast to the relative prosperity and growth seen under previous administrations. Broken Promises and Diminished Trust in Kulmiye The failure of the Kulmiye Party, led by Behi, to deliver on its political program promises has eroded public confidence and trust in the ruling party. Exacerbation of Tribalism and Social Divisions The Behi administration’s handling of regional and clan-based conflicts has contributed to the deepening of societal divisions and fragmentation within Somaliland. Creation of Political Conflicts Threatening National Unity The president’s actions have been accused of stoking political conflicts that have brought the country to the brink of a potential disintegration. Auctioning of Public Lands and Land Grabs Allegations of mismanagement and improper land transactions, including the auctioning of public lands, have further fueled public discontent. Disregard for the Rule of Law and Lack of Accountability The Behi administration’s perceived contempt for the rule of law and its failure to ensure accountability have undermined the foundations of Somaliland’s democratic institutions. Conclusion The upcoming November 2024 presidential election in Somaliland presents a critical juncture for the country, as voters will have the opportunity to chart a new course and reject the continued rule of President Behi. The path forward requires a renewed commitment to inclusive governance, conflict resolution, and equitable development that can heal the divisions and restore the unity that has long been the cornerstone of Somaliland’s progress. As Somaliland approaches this pivotal moment, the electorate must evaluate the Bihi administration’s record and determine whether a change in leadership is necessary to address the multitude of challenges facing the nation. The call to action is clear: reject the continuation of Behi’s brutal system of governance, vote against his re-election, and pave the way for a new chapter of hope, stability, and progress. Together, we have the power to shape our nation’s destiny. Let us choose unity over division, hope over despair, and progress over stagnation. The time for change is now, and the future of Somaliland lies in the hands of its people. Abdi Halim M. Musa E-mail: halimusa4@gmail.com Hargeisa, Rep of Somaliland 2nd August 2024 Qaran News
  19. NAIROBI, Kenya (HOL) — Kenyan opposition leader Raila Odinga held discussions on Friday with Kojo Brew Acquaisie, the Civilian Chief of Staff for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), and Kenya's Deputy Head of Mission in Berlin, Ambassador Valerie Rugene. The meetings focused on regional stability and development. Source: Hiiraan Online
  20. Qaraxyo ayaa goor dhow ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido oo habeenka Jimcada ay damaashaad u tagaan boqolaal qofood. Sida ay Goobjoog u xaqiijiyeen mid ka mid ah Qaraxyada ayaa ka dhacay agagaarka biyaha gaar ahaan meel ay madadaalo ku qabsadaan dhalinyarada oo xigta dhanka biyaha. Sidoo kale rasaas xoog leh ayaa socota iyadoo Sidoo kalena warar qaar ay sheegayaan in Hoteel la weeraray. Qarax ka dib waxaa la maqlay qaraxyada Bambaanooyinka. Wararka ayaa sheegaya in la galay Hoteelka Beach view Ciidanka Amniga ayaa la tacaalaya Falkaan. iyadoona wali aan la xaqiijin karin nooca qaraxa iyo sidoo kale khasaaraha ka dhashay. Source: goobjoog.com
  21. 453784005_1530260384595729_3786268691794137692_n Qaran News
  22. WASHINGTON (AP) — The newly confirmed famine at one of the sprawling camps for war-displaced people in Sudan’s Darfur region is growing uncontrolled as the country’s combatants block aid, and it threatens to grow bigger and deadlier than the world’s last major famine 13 years ago, U.S. officials warned on Friday. Source: Hiiraan Online
  23. (Bloomberg) -- Islamic State is insisting the cryptocurrencies that it’s increasingly using to fund its terrorist activities must comply with Sharia law, according to a United Nations report. Source: Hiiraan Online
  24. Muqdisho (Caasimada Online) –Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku jira sanadihii ugu dambeeyey ee xukunkiisa ayaa wajahaya jaha wareer siyaasadeed oo saameysay saaxiibadiis, waxaana ku wareersan raggii soo dhisay oo maanta banaanka ka jooga nidaamkii ay dhismihiisa juhdiga badan ku bixiyeen. Siyaasadda uu hadda ku shaqeeyo Xasan Sheekh wax badan ayey ka bedelan tahay tii ay saaxiibadiis ku yaqaaneen, sida ay ogaatay Caasimada Online, rag xoog iyo xoolo ku bixiyey sidii Xasan Sheekh uu u qaban lahaa xukunka ayaa hadda qaba tabasho iyo gacan bidixeyn. Xasan ayaa aruursaday rag badan oo aan kaalin ku laheyn dhismihiisa, isagoo banaanka dhigay, dhegahana ka fureystay kuwii mudnaa inay agtiisa ka helaan mansab iyo maqaam siyaasadeed. Xubnaha qaar ee xisbigiisa waxaa ka xayiran mashaariic, qaarbaa waayey xilalkii loo dhiibay, qaarkood waxay weli sugayaan in xil loo dhiibo, qaar waxaa u socon waayey talooyin ay Xasan ula yimaadeen, halka iyagoo xil haaya awoodooda hoos loo dhigay. Siyaasiyiinta cabashada ka qaba xukunka Xasan ee saaxiibadiis ah waxay sheegaan in madaxweynuhu fursad kasta siiyo xigtadiisa, isagoo dhegaha ka fureystay qorshayaasha siyaasadeed ee saaxiibadii soo dhistay, taasi oo ragga qaar ku abuurtay niyad jab iyo in qof dambe aysan dhisin. Ragga qaar hadii aan magacyadooda xusno, Saabir Shuure wuxuu ku jiray xubnihii dhaqaalaha badan ku bixiyey in Xasan Sheekh la dhiso, waxaana la sheegay in sidii uu rabay aysan waxaba u noqon oo mashaariic badan ay ka xayiran tahay. Mahad Salaad oo hadda raba xilka Madaxweynaha Galmudug, waxaa diiday oo ka saftay saaxiibadiis oo dalbaday in laga qaado NISA, cadaadiskaas ayaa ugu dambeyntii sababay in Mahad oo aan ku qanacsaneyn laga diro NISA. Cabdiraxman Odawaa, weli waa banaan-joog wax xil ah kama helin xukuumadda Xasan Sheekh, waxaana ka fursado batay rag banaanka ka joogay halgankii loo galay in odaga la dhiso. Axmed Macalin Fiqi, inkastoo loo dhiibay wasaaradda arrimaha dibadda, hadana waxaa la daba dhigay oo la sheegay inuu caqabad ka dareemayo wasiiru dowlaha wasaaradaas Cali Balcad oo xigto ay yihiin madaxweynaha. Inkastoo ragaan xisaab ahaan ay yihiin hal dhinac, hadana waxaa la sheegay in Xasan Sheekh uu hoos u dhigay saameyntooda oo sidii ay filayeen aysan waxaba u noqon, waxaana fursadihii dowladda helay xubno aan bixin juhdi badan iyo kuwa markii hore toos u diidanaa in Xasan mar kale ku soo laabto xukunka. Meelaha uu jaha wareerka xoogan ka taagan yahay waxaa ka mid ah wasaaradda gaashaandhigga, Xasan Sheekh waxaa la sheegay inuu dhisayo saraakiil ka madax-banaan wasiirka iyo taliyaha xoogga, kuwaas oo durba hoos u dhigay awoodii madaxda wasaaradda iyo taliska sare ee ciidanka xoogga. Waxaa jira jaha wareer guud, waxaana lagu wareersan yahay qorshaha Madaxweynaha, ma jirto cid sheegan karta milkiyadda dowladda, taasi oo baahisay masuuliyadda, isla markaana fududeysay in wax badan oa qaldamaan dowladda, mararka qaar waxaa muuqata in talaabooyinka uu qaadayo Xasan Sheekh ay fursad siinayaan Farmaajo iyo xubno lamid ah oo la ogyahay heerkii ay gaartay sumcadooda hoggaaminta dowladnimada. The post Maxaa ka jira in Xasan Sheekh ku abaal-dhacay raggii soo dhisay? appeared first on Caasimada Online.
  25. Ankara (Caasimada Online) – Hay’adda isgaarsiinta ee dowladda Turkiga ayaa Jimcihii xannibtay barta bulshada ee Instagram-ka. Maamulka Tiknoolajiyada iyo Isgaarsiinta, ee maamusha internetka, ayaa ku dhawaaqay xannibaadda subaxnimadii hore ee Jimcihii, laakiin ma aysan sheegin sababta. Wargeyska Sabah, oo aad ugu dhow dowladda, ayaa sheegay in isticmaalka bartan in la xannibay ka dib markii shabakadda Instagram ay meesha ka saartay qoraallo ay soo dhigeen qaar ka mida dadka adeegsada ee ku nool dalka Turkiga kuwaas oo muujinayay sida ay uga xun yihiin dilka hoggaamiyaha siyaasadda ee ururka Xamaas, Ismaaciil Haniyah. Waxay timid maalmo ka dib markii Fahrettin Altun, oo ah agaasimaha isgaarsiinta ee madaxtooyada ahna kaaliyaha madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, uu ku dhaleeceeyay madal ay leedahay Meta inay si ula kac ah uga hor istaagayaan dadka isticmaala adeegyadooda ee ku nool Turkigu inay barahooda soo dhigaan fariimo loogu tacsiyadaynayo hoggaamiyaha la dilay ee Ismaaciil Haniyah. Si ka duwan xulafadiisa reer galbeedka, Turkigu uma arko Xamaas urur argagixiso. Erdogaan oo aad u dhaleeceeyay dhaq-dhaqaaqa militari ee Israel ka wado Qaza, ayaa kooxda ku tilmaamay “Dagaalyahano xornimo doon ah.” Dalka Turkiga ayaa maanta oo Jimce ah laga dhigayaa baroor diiq loo samaynayo hoggaamiyihii siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah, iyada oo hoos loo dhigayo qayb ahaan calanka dalkaas. The post Turkiga oo Instagram ka qaaday tallaabo la xiriirta dilkii Ismaaciil Haniya appeared first on Caasimada Online.