-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Waxaa ka muuqata in hadalkii Ra’iisul wasaaraha aysan madaxweynaha iyo asigu isla ogeyn, arintaan uu ku dhawaaqay shalay ee Doorashada oo ay ku kala aragti duwan yihiin, maxaa yeelay warkaan waa war madaxweyne ee ma ahan war Ra’iisul wasaare, sidaas daraadeed haday saas tahay oo aysan isla ogeyn 2 jug oo culus ayaa caawa Madaxweynaha ku dhacday: 1- In hadii doorasho la aadayo libintii laga qaatay, oo waxaa looga abaal heynaa Ra’iisul wasaaraha, hadii xataa Doorasho dhacdo, maxaa yeelay iyada oo la yaaban yahay oo war laga la’yahay madaxweynaha ayuu asigu ku dhawaaqay weliba iyadoo uu jiro Tuhun weyn oo ahaa in Madaxweynuhu ku darsi rabo oo xilka Ra’iisul wasaaraha uu ku gorgortami rabo. 2 – Hadii uu ku fikiraayay xoogaa Extension ah liin ayaa looga dhiijiyay oo hadalka Ra’iisul wasaaruhu waa cadyahay ( waa in 4-tii sanaba doorasho dhacdaa) hadal cad, Ra’iisul wasaaraha intii madaxiisa lagu gorgortami lahaa ayuu ka hor dhacay, wuxuuna Madaxweynaha geliyay baxar siyaasadeed oo madaxweynihii wuxuu u muuqanayaa nin doorasho diidan oo laga soo wada horjeesto, Ra’iisul wasaaraha wuxuu u muuqanayaa nin doorasho raba oo wuxuu helayaa taageerada inta Doorasho rabta, sidoo kale wuxuu helayaa jaanis uu dhoolatus siyaasadeed ku sameeyo. Dhinaca kale waxaa kaloo hadalka Ra’iisul wasaaraha ku jiray erayga ah ” stakeholdrs” oo inta aan ka warqabay aan Madaxtooyada laga jecleyn lagana diidan yahay waana sababtii xildhibaanadi iyo wasiirradii shirki Puntland aaday oo dowladda uga qeyb galay ka dagaalamayeen oo halaga tiro eraygaas ” stakeholders” war murtiyeedka iyo laga tiri maayo buuqu uga dhacay dartii ay shirka uga baxeen. Sababta kalimada “stake holders” ay xasaasiyada uga qabto Madaxtooyadu waxaan isleeyahay waa in Axmed Madoobe iyo Deni soo galayaan iyo xisbiyada mucaaradka ah. Ugu danbeyntii Ra’iisul wasaaraha iyo wasiiradiisa, waxaan uga hambalyaynayaa inay gool siyaasadeed ka dhaliyeen madaxtooyada( ضربة معلم ) laakiin muwaajahada soo socota ku tala gala, oo malaha ka bilaaban doonta in “korontada iyo biyaha la iska jarto la isna qaxiyo”! Waa haday jirto in aan leysla socon oo ay u badan tahay sida wax u dhacayaan marka la eego. Siyaasiyiinta mucaaradka ah, maamul gobaleedyada mucaaradka ah iyo kuwa baatiyaasha ahaayba, dhamaan waxaa la gudboon inay taageeraan dhawaqa Ra’iisul wasaaraha, gacana ay ka geystaan sidii ay isugu imaan lahaayeen stakeholderska siyaasadda ee dalka. Waxaa ceeb ah in la arko siyaasiyiinta ku heybta ah Ra’iisul wasaaraha ee shalay ku qeylinayay doorasho ayaan rabnaa in markii Ra’iisul wasaarihii u bareeray khatarta ku dhawaaqideeda ay daba maraan oo xilkiisi raadsadaan. Jufadi Hawiyaha ee xilkaas siyaasigoodaa asigoo u gaatamaya la arko waa in loo aqoonsado jufadaas haday is cesha waayaan” Gun” aan Gabdhaha laga guursan. AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Qaar kamid ah Isimada waaweyn ee Puntland, oo isu taagay xallinta Khilaafka Deni iyo Karaash, oo ay weheliyaan Guddoonka Baarlamanka ayaa galabta xarunta Golaha Wakiilada uga yeeray Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan, kadib markii uu saaka u gar-dhiibtay Isimada. Isimada oo ay hoggaaminayaan Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Islaan Ciise Islaan Maxamed, ayaa xarunta Golaha Wakiilada kulan kula qaatay Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan, waxaana kulanka goob-jooga ahaa Guddoomiyaha Baarlamanka iyo labadiisa ku xigeen. Isimada ayaa intii kulankaas socday, waxay Madaxweyne ku xigeenka ka dalbadeen in uu Guddoonka Baaarlamaanka hortiisa ka sheego qaladaadka uu ka tirsanayo Madaxweyne iyo qodobada Dastuuriga ah ee uu cuskanayo, si loo dhex-dhexaadiyo labada mas’uul. Madaxweyne ku xigeenka oo hadalka qaatay, ayaa kulanka ka sheegay in uu Madaxweynaha ka tirsanayo tixgelin la’aan iyo wada-shaqayn xumo ay weheliso jebin Dastuur, wuxuuna si gaar ah u xusay in Madaxweyne Deni uu jebiyay Qodobka 81-aad ee Dastuurka Puntland, Fiqraddiisa Labaad oo ku saabsan wada-tashiga Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa. Kadib markii la dhegaystay doodda Madaxweyne ku xigeenka, ayaa Isimada iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladu waxay soo jeediyeen, in labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamaanka AVV. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo AVV. Ismaaciil Maxamed Warsame ay si sharciyan ah u soo darsaan awoodaha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka uu Dastuurku kala siinayo. Labada Guddoomiye ku xigeenka, ayaa la siiyay in ay muddo kooban ku keenaan hawsha loo xil saaray ee la xiriirta kala saarista Awoodaha Dastuurku siinayo Deni iyo Karaash, si hannaan sharciya loogu kala saaro labada hoggaamiye. Isimada, Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka, ayaa isla gartay in xogta kulankooda aysan bixin ilaa xal rasmiya laga gaaro Khilaafka markaas oo ay war-saxaafadeed ka soo saari doonaan. Sidoo kale, Isimada ayaa xiriir la sameeyay Madaxweyne Deni oo ay maanta waayeen, waxaana ay ku war-geliyeen in uu maalinta berriya Golaha Baarlamanka yimaado, si isna looga dhegaysto qaladaadka uu ka tirsanayo Madaxweyne ku xigeenkiisa. Madaxweyne Deni oo Isimada la hadlay, ayaa u ballan-qaaday in uu maalinta berriya, haddii Alle idmo imaan doono xarunta Baarlamaanka, si uu gartiisa u naqdo, waxaana caawa lagu kala seexday intaas. PUNTLAND POST The post Deni iyo Karaash oo aqbalay dhex-dhexaadinta Isimada appeared first on Puntland Post.
-
Bannaanbaxyo rabshado watay ayaa habeenkii saddexaad oo xiriir ah ka dhacay gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka kaas oo ka dhashay caro shacabka magalaada ay ka qaadeen wiil American Modow ah oo askar Booliska magaalada ay u dileen si Banii’adnimada ka baxsan waxaana ka dhashay dibaxyo ruxay magaalada. Dibadbaxan oo watay rabshado ay sameynayaan mudaharaadayaasha ayaa habeenkii xalay sii xoogeystay kaas gilgilay magaalada Minneapolis, halkaas oo ay iskula dhaceen, ciidamada booliska iyo dadka ka careysan dilka Goerge Floyd oo maalinimadii Isniinta ahaa ku baxay gacanta Booliska. Dibadbaxayaasha ka careysan dilka ninka ayaana habeenimadii xalay gubay goobo badan uu ka mid ahaa Bank ku yallo magaalada kaas oo ka mid ahaa goobo dab la qabad siiyey dibad baxa ayaana sii soconaya kuna sii baahayo qeybaha kale magaalada sida ay soo sheegayaan wariyayaasha ku sugan goobaha ay ka socdaan dibadbaxyada. Maamulka magaala oo isku dayey inuu xakameeyo dibadbaxayaasha ayaa shaqada ka joojiyey booliska markii ay u maaro waareen dibadbaxayaasha ayaa waxaa magaalada lagu soo daadiyey ku dhowaad 500 askarta Milatariga keydka wadanka Mareykanka kuwaas oo loo tababaray in ay ka hortagaan rabshada nuucaan oo kale ah waxaana ay u muuqanaya in ay ku guul dareysteen in ay xakameeyaan dibabaxa oo abuuray jahwareer amni ee magaalada. Intii dibad baxyadu ay socdeen waxaa la gubay saldhigii magaalada, waxaa sidoo kale dab la qabadsiiyey goobo ganacsi oo ay lahaayeen dad American ah iyo Ajaanib deganaa Mareykanka oo ay ku jireen kuwo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed, goobaha qaarkood ayaana weli gubanaayo dibadbaxa ayaa ku baahayo goobo kale. Waxaa jira dhallinyaro Sooaaliyeed kuwaas oo iskood isku xilqaamay kuwaas habeenkii sedexaad badbaadinaya goobahooda Ganacsiga oo ka hor istaagaya dibaxayaasha doonaya inn ay gubaan goobaha ganacsiga magaalada waxaana ay VOA u sheegeen in ay jiraan dad ku dhex gabaanayo dibadbaxayaasha oo doonaya in ay wax dhacaan oo ay goobahana gubaan sida ay sheegeen dhallinyadaan oo habeenkii sedexaad badbaadinaya ganacsiyadooda. Dibad baxa ayaa sii saro kacay ka dib markii ciidamu ay xireen wariye ka tirsanaa CNNtv kaas oo goobta uu ku sugnaa maalmaahaan tabimnaayey live ku aadan dibadbaxa oo maalmaahan shaashadaha CNNTV Omar Jimenez ayaa gacmaha laga jeebbeeyey isaga oo subaxa hore ee jimcaha tebin toos ah ku jira sida ay wax uga jiren goobta. Waxaa sida oo kale la xiray sawir qaade iyo soo saare la socday iyada oo xariggiisa loo sababeeyey inuu diiday amarka booliska ay siiyeen ee ahaa inuu meesha ka dhaqaaqo Balse wax yar kaddib ayaa la sii daayey wariyaha iyo raggi lalal xiray iyada oo aan wax dacwad ah lagu soo oogin wariyaha iyo saaxiibadiisa ka tirsanaa CCNTV. Barasaabka Minnesota Tim Walz ayaa raalli gelin ka bixiyey xarigga wariyaha lagula kacay, isaga oo dhacdada ku tilmaamay waxaana uu dalbaday in deganaan la muujiyo lana soo afjaro dibad baxayaasha ,maamulka CNN waxay sheegtay xariigga loo geystay shaqaalaheeda inuu dastuurka dalka Mareykanka uu ka hor imanayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wasaaradda caafimadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ee xanuunka Coronavirus ku sheegtay in maanta dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo gaarayo 88 xaaladood oo COVID-19 ah taas oo tirada guud ka dhigeyso dadka uu ku dhacay xanuunka gudaha dalka 1,916 Qoraalka maalin laha ee ka soo baxa wasaaradda ayaa lagu sheegay in kiisas laga kala helay gobolka Banaadir oo laga diiwaan geliyey 10 xaaladood, Galmudug oo maalmaahan baaritaanno laga waday ayaa laga helay 47 xaalad, Somaliland ayaa laga helay 29 kiis, halka maamulka Puntland laga xusay xaalado gaarayo 2 kiis oo Coronavirus. Wasaaradda ayaa sidoo kale xusay in kaasaska maanta la diiwaan geliyey 71 ka mid ah ay yihiin Rag halka 17 yihiin Haween waxaa xanuunka ugu geeriyooday gudaha dalka 1 ruux taas oo ka dhigeyso dadka Coronavirus dalka ugu geeriyooday 73 ruu, waxaa xanuunka ka soo bogsooday 17 ruux oo tirada guud ka dhigeysa dadka ka kabsaday 327. Xanuunka Coronavrirus ayaa muddooyinkii dambe kiisaskii ugu yaraa waxaa laga diiwaan gelinayey magaala Muqdisho halka ay soo kordhayaan xalaadaha xanuunka ee laga soo sheegayo gobolada dalka taas oo ka dhigan in Feyruska uu ku faafayo gobolada dalka labadii asbuuc ee la soo dhaafay waxaa yaraa kiisaska cusub ee Muqdisho. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Hargeysa)-Dawladda Sucuudiga ayaa laga bilaabo 31-ka bisha May oo ku beegan Axadda Berri Albaabada u furaysa Masaajidka Nebiga ee Magaalada Madiina. Tallaabadan oo qayb ka ah Qorshaha ay Dawladda Sucuudigu ku yaraynayso Xanibaadihii lagaga gaashaamanayey Covid_19 ayaa waxa Shalay Ansixiyey Boqorka Sucuudiga, boqor Salmaan, sida uu Maanta baahiyey Telefiishanka Alcarabiya. Laga bilaabo Salaadda Subax ee Axadda Berri, Dadka doonaya inay ku cibaadaystaan Masaajidka Nebiga ee Magaalada Madiina ayaa awoodi doona inay ugu tukadaan si jamaca, inkasta oo Tirada Dadka ku tukanaya la xadidayo, si looga digtoonaado Xanuunka Covid_19. Masuuliyiinta boqortooyada Sucuudiga u qaabilsan Maamulka Masaajidka Xaramka iyo Masaajidka Nebiga CSW ee Mediina, ayaa qaaday Tallaabooyin lagaga Taxadarayo xanuunka Covid_19, waxaana Tallaabooyinkaa ka mid ah in Masaajidka laga saaray Roogaggii ku goglanaa, si Dadweynuhu ay dhulka ugu tukadaan. Tallaabadan ayaa imanaysa xilli aan weli la furin Xaramka. Source
-
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta galinkii dambe soo gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa afaafka hore ee magaalada ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Galmudug. Madaxweynaha Galmudug oo hadal ka jeediyay garoonka kubadda cagta Koonfurta Gaalkacyo oo soo dhaweyn diiran loogu saamayay ayaa sheegay in safarkiisu yahay safar nabad iyo iskaashi, islamaarkaana uu Gaalkacyo u yimid in uu dhageysto baahiyaha iyo tabashooyinka reer Gaalkacyo. Madaxweyne Qoorqoor ayaa tilmaamay in Gaalkacyo ay tahay halbowlaha Galmudug uuna mudo joogi doono. Hoos ka daawo hadalkii Madaxweyne Qoorqoor ka jeediyay Gaalkacyo. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ayaa dhawaan khudbadiisi uu ka jeediyay xuska 18-May oo ku beegneyd maaalintii ay Somaliland ku dhawaaqday madax-banaanida ay ku doodo uu ku sheegay ‘inay Soomaaliya ku kala bixi karaan labo qodob oo ay kamid aheyd inuu qadiyadooda geeyo maxkamad caalamiya’. John M. Rosenberg oo ah khabiir Mareykan ah oo degan dalkaasi, ahna khabiir ku takhasusay arrimaha Afrika, ayaa ka digay qorshahaasi Biixi ee uu ku sheegay inuu qadiyada Somaliland uu ku geyn doono Maxkamad caalamiya. John ayaa sheegay in qorshahaasi Biixi uu ku dambeynayo guul-daro, maadama ay tahay istiraajiyad aan laheyn qorshe fog, isla markaana ay haboon tahay in la helo qorshe ka duwan midka uu ka dhawaajiyey madaxweyne Muuse Biixi. Rosenberg ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka si dad-ban ugu sheegay in qadiyada Somaliland oo la geeyo maxkamad caalami ah ay ku dambeyn doonto midnimada ay raadineyso dowladda Soomaaliya. “Somaliland waxa ay sheegtay inay qorsheynayso in qadiyadeeda ay gaynayso maxkamad. In qadiyadda la geeyo maxkamad caalami ahi waa istiraajiyad lagu guul-dareysanayo, balse waxa ay hoosta ka xarriiqaysaa sharcinimo loogu hello galaan gal meel kale laga sameeyo” ayuu ku yiri qoraalkiisa John M. Rosenberg. Somaliland ayaa u muuqata mid ku guul-dareysaneysa inay hesho madax-banaanida ay ku doodo, midaasi oo ay horseed u yihiin qorshayaasha iyo talaabooyinka ay ku baadi-goobeyso ictiraafka oo ah kuwo aan loo meel dayin.
-
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta G/ Mudug. Qoor-Qoor iyo wafdigiisa ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Gaalkacyo ,iyagoo soo maray maanta deegaanada kala ah Galinsoor, Bandiiradley iyo Saddex Hoglo, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen bulshada ku nool deegaanadaas. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa ayaa boqolaal dadweyne ah kula hadlay garoonka kubadda Cagta ee C/laahi Ciise, wuxuuna u sheegay u jeedka socdaalkiisa. Waa safarkii ugu horreeyay oo uu madaxweyne Qoor-Qoor ku gaaro magaalada Gaalkacyo, tan iyo markii xilkan loo doortay. Halkaan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-Habeen-30-05-2020.mp3 View the full article
-
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyagoo soo maray deegaanada Galinsoor, Bandiiradleey iyo sadax hoglo halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Bulshada ku nool. Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdigiisa ayaa soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay garoonka ku badda cagta ee Cabdullaahi ciise oo ay soo buux dhaafiyeen boqolaal dadweynaha oo isagu jira Haween. Dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka yimid Magaalada Cadaado halkaasi ee uu sameeyn ku yeeshay cudurlka safmarka ah ee Covid-19 oo la sheegay inay u geeriyoodeen dad badan waxaa sidoo kale oo xariga ka jaray xarunta karantiilka dadka uu soo rito cudurka Karoona. Ugu dambeyntii waa safarkii ugu horeeyay uu Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo safar ku tago Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug tan iyo markii loo doortay Madaxqweynaha maamuli doona afarta sano ee soo socoto Dowlad goboleedka Galmudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya walaaca xoogan ee laga muujinayo doorashooyinka Soomaaliya ee 2020 illaa 2021-ka, iyadoo xubnaha beesha caalamka iyo mucaaradka ay ka digayaan muddo kororsi. Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beene oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka oo u warramay VOA ayaa sheegay in guddoonka baarlamaanka Soomaaliya uu fuliyey qorshe lagu soo heshiiyey oo dib loo dhigayo doorashooyinka Soomaaliya, sida mida Madaxweynaha iyo tan baarlamaanka. Beene-Beene ayaa sidoo kale tilmaamay in la jabiyey sharciga doorashooyinka qaranka ee ay meel mariyeen labada aqal ee baarlamaanka federaalka iyo dastuurka KMG ah. Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in dib loo dhigay warbixintii guddiga doorashooyinka madax banaan, iyada oo laga leeyahay dano gaar ah, sida uu hadalka u dhigay. Waxa kale oo uu intaasi ku daray in uu socdo isku day la doonayo in muddo kordhin hor leh loogu sameeyo hay’adaha dastuuriga ah iyo madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo uu xusay inay wadaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka. Dhankiisa Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay arrintaan ayaa difaacay go’aanka guddiyada joogtada ee labada aqal, kadib markii ay go’aamiyeen todobaadkii la soo dhaafay in dib lo dhigo furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baalamaanka Soomaaliya. Dalxa ayaa sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid loo baahnaa, islamarkaana lagu saleeyey xaaladda adag ee uu haatan ku jira dalka. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, Mudane Xasan Cali Khayre uu kulankii golaha wasiirada Soomaaliya ka sheegay in dalka ay ka dhaceyso doorasho guud, islamarkaana lagu qaban doono watigii loo asteeyey.
-
Inta la ogyahay aadamuhu waxa uu horumar toolmoon ku gaadhi karaan oo qudha hirgalinta nidaam dowladeed oo hufan. Mana jirto cid horumar ku gaadhay dowladnimo la’aan iyo fowdo. Sidoo kale dowladnimodu maaha wax sida roobka samada uga soo da’a, mana aha wax ay dad kale hadiyad ahaan kugu siin-karaan. Laakiin ummad kasta oo dowladnimada ku badhaadhay iyada ayaa tacab iyo dadaal joogto ah u soo hurtay. Marka la eego dhabaha aynu Somaliland ahaan dowladnimada u maraynaa maaha kii ku haboonaa, ee aynu ku gaadhi la hayn dowladda aynu maanka ku hayno. Maxaayeelay dowladnimadu waxay u baahan tahay, in marka hore si mug leh seeska loogu dhigo dowladnomo taabo gal ah, oo u adeegi karta dadka ay matalayso, haddii se marka la taagaba qabyaalad gadaanka loo sudho ama qalaaase lugaha loo galiyo, waa hubaal in aan jidkaa lagu gaadhi karin dowladnimo midho-dhashay. Sideedaba ujeedada iyo mihiimada dowladnimada loo yegleelaa maaha saami-qaybsi iyo in beelo wax lagu qaybsado, laakiin waa in lagu horumariyo kaabayaasha nololeed ee ay bulshadu u baahan tahay sida arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo siyaasadda. Sidoo kale waxa dowladnimada loo dhaabadeeyaa waa in la mideeyo xoogga, maalka iyo aqoonta oo gundhig u ah horumar kasta oo aadamuhu gaadheen. Dhaqamada uurkutaalada leh ee bulshadeena ka dhex muuqda waxa ka mid ah, in hal-beega ugu sareeyaa ee aynu wax ku cabiraynaa uu yahay qabyaaladda iyo reernimada, taa soo udub dhexaadka u ah, caqababaha iyo mushkiladaha lugta jiidaya habsami u socodka shaqo ee qarankeenna. Waxaan qarsoonayn, in dhaqdhaqaaqyada iyo afkaaraha bulshadeenna ka dhex guuxayaa aanay ka turjumaynin baahida dhabta ah ee shacabkeenna ku gadaaman, islamarkaana ay salka ku hayaan dano kooxeed iyo shaqsiyeed oo loo galiyay shaadh qabiil ama qaran. Inkasta oo ay kooxahaasi iyaga oo ilmada yaxaaska qubaya ay si qiiro leh u sheegaan in ay u adeegayaan qaranka iyo qabiilka ay afkiisa ku hadlayaan, hadana waxay xaqiiqdu tahay in aanay cidna u adeegaynin ee ay marin habaabinayaan han iyo himilada shacabka Somaliland. Guntii iyo gabo-gabadii waxa innala gudboon in aynu dib u xisaabtano isna waydiin dhowr su’aalood, waa midda koobaade, dareenka qabyaaladda xambaarsan ee uurkeena iyo maankeena dhex-jeefaa ma yahay mid innoo horseedi kara horumar bulsho iyo mid dhaqaale oo wax ku ool?. Waa midda labaade, khibradda iyo waayo-aragnimada nolosha laga dhaxlay ma ku haynaa qabyaalad iyo qarannimo meel kuwada barbaaray, oo horumar iyo barwaaqo lagu gaadhay?. Waa midda seddexaade, ma garwaaqsan nahay in sababta qudha ee qarannimadeenu u dhutinaysaa ay tahay qabyaaladda ku xididaysatay bulshada dhexdeeda?. Waa midda afraade, ma yiqiinsan nahay in ummadaha dunida ku nooli ay kala duruufo iyo waayo yihiin, islamarkaana ay daruuri tahay in aynu ku xisaabtanno duruufaha iyo xaaladaha innaga innoo goonida ah, sidoo kale aynaan awrka ku xidhiidhsan bulshooyin innaga xadaarad iyo aqoon durugsan?. Waa midda shanaade, ma ku baraarugsan nahay in jidka qudha ee aynu horumar bulsho, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed ku gaadhi karnaa uu yahay dowladnimada oo aynu xoojino, qabyaaladda iyo danaysiga aynu tuurno. Si kastaba ha ahaatee talaabada ugu macquulsan ee aynu qaadi karnaa waa in, innaga oo isku-duuban dowladnimada is garabtaagnaa, islamarkaana si hagar la’aan ah ula-shaqaynaa. Madaxweyne kasta oo la doortan waa in aynaan indho qabiil ku eegin ee aynu indho qaran ku eegnaa. Cumar Axmed Cali Qaran News
-
Dowlad goboleedka Puntland ayaa dib u fureysa maxkamadaha xili weli uu jiro covid-19 waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta Wasaaradda caafimaadka Puntland masuuliyiinta Wasaraadda iyo Garsoorka Puntland waxaana laga wada hadlay talaabaaoyinka caafimaad ee lagu yaraynayo khatarta cudurka Covid-19 si dib loogu bilaabo adeega Maxkamadaha oo bulshada reer Puntland muhiimad u leh. Agaasimaha guud ee Wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa ugu horayn uga mahadceliyay mas’uuliyiinta garsoorka kulanka ay wada yeesheen kaasi oo lagu doonayo in la iskula meel dhigo talaabooyinka caafimaad ee loo baahanyahay in la hirgeliyo inta aan dib loo bilaabin shaqooyinka Maxkamadaha. Waxaana Agaasimahu uu faray in loo bahan yahay in Maxkamadaha oo shaqadoodu socoto hadana laga hortago in xanuunka safmarka ah ee Covid-19 uu ku fido xarumaha Maxkamadaha oo dad badan iskugu yimaadaan inta badan. Sidoo waxa uu soo jeediyay in loo baahanyahay in hoolka dacwadaha lagu qaadayo la xadido dadka gelaya gudaha sidoo kalena qofkasta la hubiyo inta uusan galin xaaladiisa caafimaad sida in la ogaado qandhada iyo inuu wato afxir (mask) iyo gacmo gashi (gloves) si looga yareeyo khatarta xanuunka. Guddoomiyaha Maxkamada sare Puntland Nuur Ciise Mohamed ayaa isna dhankiisa soo dhaweeyay kulankaan oo xusay in loo baahanyahay in la ogaado qaabka dib loogu bilaabi karo shaqada garsoorka iyada oo laga fakarayo xanuunka Covid 19. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Garsoorka Puntland uu haayo shaqo adeg, waxaana uu xusay in ka Wasaaradd ahaan ay masuuliyad ka saarantahay inay la socdaan badqabka caafimaad ee cidkasta oo meel iskugu imaanaysa si looga hubiyo inuusan fidin xanuunka Covid-19. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan cade ee Magaalada Muqdisho salaadda jinaasadda kula tukaday allah ha naxariistee maydka safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya danjire Xaamud Samraan Alkuwait oo ku geeriyooday Muqdisho. Allha ha naxariistee Meydka Safiirka ayaa loo qaaday dalka uu udhashay ee sacuudiga si loogu aaso waxaana madaxdii Sagootinta ka qaybgashay ay uga tacsiyadeen ehelada marxuumka,dowladda Sacuudiga iyo sidoo kale Jaamacadda carabta oo uu Soomaaliya uqabilsanaa. Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah danjire Axmed Ciise Cawud iyo Wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ku hadlayay afka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi udiray shacab weynaha iyo Dowladda Sacuudiga geeridii ku timid allah ha naxariistee safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya danjire Xaamud samraan Alkuwait oo ku geeriyooday Muqdisho. “Dowladda Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyadeyneysaa geeridii naxtinta leh eek u timid allah ha naxariistee safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya danjire Xaamud samraan Alkuwait oo ku geeriyooday Muqdisho “ sidaa ayay yiraahdeen masuuliyiinta dowladda Soomaaliya. sidoo kale waxaa ku sugnaa Wasiiro ka tirsan Xukumadda federaalka Soomaaliya Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska iyo culuma,udiin . Marxuum Danjire Xamuud Samraan Aljowhari Alxuweydhi oo ahaa ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta iyo Madaxa ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya ayaa fiidnimadii Sabtida, oo ku beegneed 23 May, 2020 ku geeriyooday hoygii uu ka deganaa Caasimadda Muqdisho. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Gololey (Caasimadda Online) – Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil wadareedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Gololey ee hoostaga dagmada Balcad ee gobolka, oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro ah. Sideedda qof ayaa ka shaqeynayay xarun caafimaad oo dadka deegaanka loogu gar-gaarayay siyaabo kala duwan loo dilay, waxaana illaaa hadda la ogeyn cidda dilka fulisay. Muuse Suudi wuxuu aaminsan yahay in wadar ahaan dadkii ku dhintay oo isku hal qoys ahaa ay jiraan dad ka dambeeya dhibaatada loo wada geystay, sidoo kalana wuxuu qiray inuu la xiriiray taliyaha booliska dagmada Balcaad, taliyaha nabad sugidda iyo xildhibaan deegaanka ah oo ku sugan meesha ay dhibtu ka dhacday. Waxaa uu sheegay ka hor inta aan dhalinyaradda la dilin in ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya qarax lala eegtay oo khasaare xooggan uu kasoo gaaray, waxaa uu sidoo kale xusay in dhaqatiirta iyo Ciidanka lagu laayay degaanka kasoo wada jeedaan hal Beel. Waxaa uu walaac ka muujiyay in dowladda dhexe ee Soomaaliya loo daayo in ay baaritaano ku sameysan falkaasi, waxaana uu caddeeyay inaan baarista falkaasi lagu aamini karin dowladda Soomaaliya. “Dadka labada meelood lagu laayey waa isku hal dad. Baabuurta ciidamada laga qarxiyey 9 ayaa ku dhimatay, dhaqaatiirta la laayeyna 8 ayaa dhimatay… Wiilasha nin ka mida oo dhaqaatiirta ahaa isagoo indhaha ka xiran ayaa yiri: annaga sidaad rabtiin na yeela ee Gabdhaha dhaafa,” ayuu yiri Muuse Suudi oo intaas ku daray inuu arrintan baaris ku sameeyay. Waxaa uu sheegay inaysan ahayn in ciddii dhimata Al-Shabaab loo saariyo, isagoo soo qaatay geeridii gudoomiyihii gobolka Banaadir Cabdiaxmaan Yariisow oo uu sheegay inay weli shaki ka qabaan cidda abaabushay dilkiisa. “Arrintan dad dowladda u shaqeeya oo in shaqada laga baxsho ka cabsanaaya baariteeda laga sugi maayo, waxaan kaloo laga sugeynin dad isku buqdan oo waxba kala ogeyn.. arrintan caalamka ayaa laga sugayaa, wax lagu kalsoon yahay oo dalkan ka jiro ma jiraan,” ayuu yiri Muuse Suudi. “Madaxweyne Farmaajo ayaa qaadaya mas’uuliyadda dhaqaatiirta la xasuuqay,” ayuu yiri Dowladda Federaalka oo war kasoo saartay dhacdadaan ayaa iska fogeysay tuhunka, balse waxaa la ballan qaaday in baaritaanno sax ah lagu sameyn doono wixii ka dhacay deegaanka Gololey.
-
John M. Rosenberg oo ah khabiir Maraykan ah oo degen magaalada Washington ee dalka Maraykanka, kuna takhsusay arrimaha qaaradda Afrika, ayaa ka digay in Somaliland ay qadiyadeeda gayso maxkamad caalami ah. Madaxweyne Biixi ayaa khudbad uu jeediyay maalintii 18 May ee la soo noqoshada qaranimada Somaliland, wuxuu ku sheegay inuu qabo in Somaliland iyo Soomaaliya ku kala bixi karaan laba qodob midkood, kuwaas oo kala ah wada hadal caalami ah oo la raacayo nidaamka wada hadalada caalamiga ah oo ay goob-joog yihiin dawlado iyo hay’ado caalami ah, haddiise qodobkaas la waayo, wuxuu soo bandhigay qodobka labaad oo ah inay ku kala bixi karaan maxkamad caalami ah. “Arrinta labaad ee lagu kala bixi karaana waxa weeyaan Maxkamad Caalami ah oo aynu arrinteena toos u geysano.” Ayuu yidhi Madaxweyne Biixi. Hase yeeshee khabiirkan oo aad ula socda arrimaha Somaliland iyo guud ahaan Afrika ayaa qoraal uu 21 May soo geliyay bartiisa twitterka, wuxuu kaga digay aragtida ah in qaddiyadda Somaliland la geeyo maxkamad caalami ah, waxaanu Mr. John M. Rosenberg yidhi “Dawladda Somaliland waxa ay sheegtay inay qorshaynayso in qadiyadeeda ay gaynayso maxkamad. In qadiyadda la geeyo maxkamad caalami ahi waa istiraajiyad lagu guuldaraysanayo, balse waxa ay hoosta ka xarriiqaysaa sharcinimo loogu hello galaan gal meel kale laga sameeyo.” Sidaas ayuu yidhi Mr. John. Mr. John Rosenberg ayaa wuxuu ka mid ahaa la taliyayaasha murashax Michael Bloomberg oo ka mid ahaa murashixiintii ka qayb gashay doorashada xisbiga dimuqraadiga ee Maraykanka dhexdiisa, balse aan guulaysan, waxaanu qormooyin ku saabsan siyaasadda dawladda Maraykanka ee Afrika ku baahiyaa wargeysyo kala duwan. Geeska Qaran News
-
Police in Kwale shot and killed a terror suspect during a night raid. Two children that the suspect was using as human shields were also killed. The suspected Al-Shabaab militant, Mohamed Mapenzi, was killed in his house in Kibundani by an elite police team. Mapenzi is reported to have thrown a grenade at the police during the raid on Saturday night. “As the officers were preparing to break into the suspect’s house, he suddenly opened the door and threw a grenade at them slightly injuring one of them,” reads a police report seen by the Nation. The officers opened fire killing the suspect and the minors. The suspect’s wife and three other children were also injured in the raid and taken to Msabweni Referral Hospital. Sources told the Nation that an Al-Shabaab suspect, who is in police custody, took the security agents to Mapenzi’s house. The suspect, Saidi Chitswa alias Ninja, who is believed to be an Al-Shabaab recruiter, was arrested following reports that he was planning to launch an attack at an unnamed police station. After interrogation, Chitswa led the officers to Mapenzi’s house to recover firearms. Police said a grenade and assorted jungle uniforms were recovered from the house. Coast Directorate of Criminal Investigations boss Washington Njiru said two other suspects were arrested during the operation. The killing of the terror suspect comes a month after two other suspects were killed in Kwale and Likoni. The suspect in Kwale, who was identified as Suleiman Ali Kodza, was gunned down a day after he escaped a police dragnet in Mombasa. Kodza, alias Pembe, who police had termed as Al-Shabaab ringleader in Diani was shot and killed in Ngerenya, South Coast. Police sources say Kodza is believed to be in the same group with Mapenzi and were planning to carry out an attack at a police station with a mission of stealing firearms. When Kodza was killed police recovered five bullets, a machete and a knife. Police linked him to the killing of two officers who were guarding St Paul’s ACK Church in Ukunda in September 2017. Source: Daily Nation
-
Somalia’s Prime Minister Hassan Ali Khaire has highlighted the importance of holding universal suffrage in Somalia despite the country facing daunting challenges including, Alshabab security threats and the surge of covid-19 cases. During teleconference with his cabinet, Mr. Kheire Friday said holding “inclusive, stable and peaceful election” in the country will be vital for the peace building process. The mandate was to hold elections in this country after every four year, an electoral process approved by the majority, if not all the stakeholders of this country, which is indeed what gave us the legitimacy,” said Kheire. The PM stressed that election is more important than anything else for the security & stability of the nation. PM Khaire has also instructed cabinet members to focus on ensuring the 2020/21 elections are held on time. It’s been 50 years since Somalia last conducted a “one-person one-vote” election. With the support of the African Union the electoral commission is hoping for polls late 2020. But there is still much that needs to be done. Somalia’s last universal vote was held in 1969, shortly before the coup that brought military leader Siad Barre to power. Following two decades of civil war and then rule by a transitional government, backed by the United Nations and the African Union, Somalia has slowly been inching its way toward universal polls. Three previous presidential elections in 2009, 2012 and 2017 were decided in a system where lawmakers were voted in by about 14,000 clan delegates. The lawmakers then in turn elected a president. The clan-based election system has been widely criticized for marginalizing young people, women and ethnic minorities. Both Somali and African Union officials hope that 2020 will be different.
-
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karash, oo ay weheliyaan Guddoonka Baarlamanka, ayaa Galabta Xarunta Baarlamanka kula shirsan Isima ay hoggaaminayaan Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. Isimadan oo qorshahoodu ahaa in ay xalliyaan Khilaafka labada mas’uul, ayaa saaka la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan, kaasi oo u ballan-qaaday in uu diyaar u yahay xal kasta oo lagu dhex-dhexaadinayo isaga iyo Madaxweyne Deni. Balse, isimada ayaa markii ay ka tageen Madaxweyne ku xigeenka, waxaa u suurta-geli wayday in ay la kulmaan Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, si ay ugala hadlaan muranka u dhexeeya isaga iyo ku xigeenkiisa. Isimada dhex-dhexaadinta wada, ayaa Galabta xarunta Baarlamanka kula shirsan Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka, iyadoo weli aysan war ka soo saarin kulankooda. PUNTLAND POST The post Maxaa ka soo kordhay Khilaafkii Deni iyo Karaash? appeared first on Puntland Post.
-
Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira dhalinyaro, haween, odayaal iyo caruur ayaa maanta dibad-bax ballaaran ka dhigay deegaanka Balanbale ee gobolka Galgaduud. Dibad-baxayaasha oo ku qey-linayey erayo ka dhan ah maamulka Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa taayaro ku gubay waddooyinka waa-weyn ee deegaankaasi. Qaar ka mid ah dibad-baxayaasha oo u warramay warbaahinta ayaa waxa ay eedeymo culus u jeediyeen madaxda sare ee dowlad goboleedkaa Galmudug. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen inay aad uga xun yihiin qorshaha ka dhan ka ah Balanbale ee ay soo bandhigtay wasaaradda qorsheynta Galmudug, kuna saabsan mashaariicyo kala duwan oo ay tilmaameen inuu ku taageerayo ururka Midowga Yurub. Xaaladda deegaanka Balanbale aya haatan ah mid kacsan, iyadoona banaan-baxaan uu sameeyey dhaq dhaqaaqa guud ee deegaankaasi. View the full article
-
Beauty and truth stand together as fiction, and experience that the world is sometimes more complicated than you think, and always more interesting. Still, you are not a thinker if you are unable, where necessary, to imagine things simpler than they are. The truth is usually a linear product: one comes after another because it rests on it, and it’s a process that converges, you feel like you’re getting closer over the years. The search for beauty is also a resident affair, but the beauty captured in this way appears to be more temporary. What used to be beautiful can now be ugly and vice versa. I work in a hospital with mentally ill patients. There’s a situation when for patients, it is necessary due to various circumstances, to administer medication forcibly without their consent. Forcibly restrained and medicated is a devastating experience. Siyaad Barre’s so-called “scientific socialism” can be compared with that forcible medication. We’ve not resisted as we should. The brutality of the period continued after the fall of the military regime but no less significant way. We need to learn to think differently and see our behaviour need a change so that we could be normal again. That was one of the disastrous periods in our history. Use of external force and restraint was the norm and even today still used to subjugate the society. Just think of those casual violence use from the revolutionary period that has shaped our lives. People’s lives under the regime of Barre were like a swinging bridge on which you are not sure your survival—not submitting extreme instructions was like walking staircase whose steps break off under your feet so that you try to hold on with all hands and feet at the same time. Now we’re in search of a new concept, namely democracy. And want to leave behind the appropriation of the citizen, or to shrinking them “customer”, as was the case during 21 years under military rule. Insane people’s dream is freaky, and maybe the reasons why they might experiencing craziness. If they dreamed like ordinary people, they would quickly be cured of their illnesses. Not only that there are facts in the world, but there is sometimes a certain connection between these facts. After all, the dreams are nothing but like the eraser in the computer, what you no longer need must be cleaned up so that you can start with a clean slate the next day. If you don’t do that, you don’t dream, you will eventually become infected by your lousy thought, and that is insanity. In the past, we have often believed in things that later turned out to be untrue, but which lasted for a long time as an old chair that was too good to put away—second-hand leaders who are yet in need of replacement. But then conscience begins to speak. Because a person’s conscience is nothing other than the conscious of the people around him that keeps you from thinking things you might think if you were alone. A man can do with what he wants. But acting on that idea is sometimes a bit difficult. The truth is calling, and there seems to be no turning back. Dreams will give way to the facts and never the other way around. Anyone returning to the past will have to come back to the present because people can only live in the present. Our history is just a bad dream, a dream not to be returned. But how can we get back exactly where we took the wrong turn from the right path without gratifying the past. Democracy understood as “government by the people”, says nothing about the domain that it covers. But usually, we reserve the designation “democratic” for the political decision based on people’s consent. Democracy is a long process. A process that begins in education: if the people don’t even understand the concept of democracy, how can it apply it? It is a process that is seriously threatened by corruption; because who wants to vote if the elected people only use your vote to benefit them? And who is going into politics with good intentions when you know you have to compete with corrupt and untruthful colleagues who are not interested in their country’s progress? The ability to choose representation is crucial, but only at the same time, it’s one dimension of the functioning of democracy. Besides, one must able to take a particularly at the role of the politicians and political parties. However, in societies like ours with a low level of education citizens not only lack information and how to present concerning matters that directly affect them so that they decide for themselves and remain confident in their system of representation. Currently, our so-called democracy is a political system in which citizens do not rule, independently or through others chosen, the government is not influenced and controlled by the people. Our democratic deficit usually concerns the limited influence of citizens on the development of Somalia’s political democracy. General attention must, focusing in particular on the political domain and more specifically on the absence of the representative party democracy. Another significant democracy deficiency and the constantly recurring issue is the absence of political representation of Mogadishu city and citizens’ criticism of political institutions and politicians, for the lack of direct control of citizens and the unwillingness – especially at the national level to tackle this issue once and for all. The government collects tax from Mogadishu residents. In return, no services such as housing, health and education provided and no political representation. The opposite is the affairs of all other regions as they have representation without taxation. That indicates our current democracy we have probably no longer works well for Mogadishu citizens. The existing relationship where the citizens see themselves subordinate to the system which best illustrated with taxation with no representation needs a reality check. The significance of citizens in shaping society, both politically and socially, has been skimped. A consequence of this scaling is the sense lack of ownership, of public responsibility, too little is present. Citizen forums initiated to demand rights were arrested and disbanded by the former government, and the current government did not allow any discussion on the rights of the Mogadishu citizens. Also, there’s no civil society sufficiently challenging citizens to think along with, individually or collectively, to weight up, to decide and to implement. It will be an insult in the current Mogadishu status to speak of democracy; without representation, there is no democracy. It’s a welcome initiative that at the local level citizens taking matters on their hand and putting initiatives into practice to find connection and resonance. There’s at the local level a renewed effort to figure out how to develop from the bottom-up efforts to restore and strengthen local democracy. In Mogadishu, the trend is that many citizens, especially intellectuals and social activists, are taking up their role as democratic participants. They demand to have their rights of political representation. Still, they’re at the same time fighting for matters that are not only in their own but a collective interest. Continuity of these activities depends very much on their perseverance, which is why it is all too common for initiatives to dilute after an enthusiastic start. Far more people might want to be actively involved in politics. Many more people are willing to participate in activities to improve their living environment as an extension of their home. Whether this trend receives sufficient attention and response from the federal government, only time will tell. From a historical perspective, political democracy is at the state level, a reasonably recent phenomenon. In 1860, the United States was only one state with universal suffrage (for men). But is democracy realised if there is universal suffrage for adults? No one dispute that this is a necessary one condition is. Suffice it to be political democracy; however, can we speak of political democracy? A question that focused on who wants to know whether, for example, present Somalia is a democracy, not to mention the corruption and vote paying. The answer depends on what is meant by “democracy”. Two views contrast here. The first reads that democracy means that citizens can choose their government. The second that they can also select a specific policy. However, in the theory of democracy and how it takes shape, this distinction often becomes insignificant, if at all obscured. The famous and leading definition that Joseph Schumpeter in Capitalism, Socialism and Democracy (1942) political democracy explained in the first sentence mentioned above: democracy is a competition between political elites (parties) for the votes of the citizens. Schumpeter put his vision together as follows: the democratic method is that institutional arrangement for political decision-making, whereby for the benefit of the common good the people themselves disputes resolved by electing individuals to meet to carry out the will of the people. From this description, it must be inferred that Schumpeter believed that “The people” not only choose leaders but also mandates them to pursue political goals. Besides, political democracy is about another distinction. Everything can decide by majority vote, or are there matters –political and civil rights, for example – that should ultimately not be affected by majority decisions? We believe that “political democracy” can only be said to be a rule of law which cannot be side-lined by majority decisions and a political system. In which the opinions of citizens guide the elections policy. These basic principles for political democracy require many institutional and social conditions. Without freedom of expression, from there is no democracy as meeting or organisation as when there is no fair and secret election and a political system in which those who exercise power are not only elected but also accountable to an elected representative. Dr. Mohamed Hassan Tifow can be reached at mxtifow@yahoo.co.uk Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
