Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Waxaa goor dhawayd oo maanta ah kulmay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Deni kulankaasoo la filayaa inuu hordhac u noqdo Shirkii la sugayay. Wararka ay Warbaahinta [...] The post Breaking News— Kulan dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Farmaajo oo natiijo la’aan ku dhamaaday appeared first on . Source
  2. Kenya’s persistent trade tiffs with neighbours may be a result of dynamics beyond the region, which could require political solutions. Two of Kenya’s neighbours, Somalia and Tanzania, have recently stalled business ventures for Kenyans over alleged bad policy by Nairobi. Tanzania cancelled landing rights for three more airlines — AirKenya, Fly540 and Safarilink Aviation — after Kenya insisted Tanzanians arriving in the country have to be quarantined for 14 days. For Somalia, the old story of miraa ban returned last week after a delegation of farmers’ representatives returned empty-handed. They had travelled to seek audience with Somalia officials but instead were met with a list of demands. They include a tax charge of $4 per kilo, which the farmers quickly accepted. However, the demands veered off miraa sales and Somalia officials asked that Kenya treats it as an equal partner, stop violating Somali airspace and that it allows in Somalia goods including fish, rice, sugar, honey, meat and milk. Security checks The farmers were also told to report to the Kenyan authorities that they will only be allowed to sell miraa in Somalia if flights from Mogadishu are not forced to stop in Wajir for security checks. Those demands were hardly in the representatives’ pay grade and there are doubts about Somalia’s current capacity to produce the goods cited. But the miraa story has always been political. In 2016, Agriculture CS Peter Munya, then governor of Meru, ran into a diplomatic storm after he offered ‘recognition’ to Somaliland, the breakaway region of Somalia, if they assured a steady miraa market. No country in the world has ever recognised Somaliland, even though they have own military, currency and Central Bank. Fizzled out Mogadishu reacted by accusing Kenya of trying to “break-up” Somalia. The matter quietly fizzled out as diplomats handled it and direct flights resumed. A number of diplomats in Nairobi have told the Nation that the demands given to the farmers were ridiculous considering that Somalia’s Foreign Minister Ahmed Isse Awad was in Nairobi for a series of bilateral meetings but never raised them. “There is no communication problem between Somalia and Kenya and to conflate issues of security and trade is not an idea either side wants,” one official told the Nation last week. “There has never been any problem really because whenever bilateral issues come up, we often sit down to discuss them.” Nairobi has had a month-long standoff with Tanzania, which has led some analysts to think the region, despite having integration blocs, may be harbouring different ambitions. “One would expect friendly states to precede border closures with negotiations through existing diplomatic channels or informal conversations between Heads of State,” said Mr Nasong’o Muliro, a lecturer of International Relations at the Technical University of Kenya. No longer passive He argues that the response of Somalia signals a country no longer passive to perceived exploitation. “The current Somalia government feels it does not need Kenya and Africa at this point ostensibly because global powers are looking at Somalia’s rich natural resources.” Mr Muliro said the East African Community is too focused on trade and security issues, but is poor in disaster management, which may explain the disjointed manner of dealing with Covid-19. Dr Kigen Morumbasi, a lecturer of International Relations and Security at the Strathmore University, says the tiffs could persist as long as each State pursues its own victories at the expense of mutual existence. Expand interests “The best way to overcome these shortfalls is to expand interests beyond domestic and regional ones to view the international system as a whole and, therefore, seek policies that would benefit the region. The strengthening of a common identity is the only way the African dream of integration and prosperity can be achieved.” Trade expert Peter Mwencha told the Nation changing dynamics in the EAC (where Tanzania and Kenya belong) and the Intergovernmental Authority on Development (where Kenya and Somalia belong) have contributed to the persistent tiffs. “For Somalia, the interference of foreign actors cannot be ruled out. When it comes to Tanzania, internal political agenda coupled with historical grievances could be the contributing factors,” said Dr Mwencha, who is the secretary-general of the International Relations Society of Kenya. “The priority for Kenya’s foreign policy decision-makers should be on fostering better relations with its neighbours, however difficult this may seem at the moment.” View the full article
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa shuruud cusub ku xiray kulankii la filayey inay la qaataan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sida ay illo wareedyo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen Caasimadda Online, labada Madaxweyne ayaa sheegay in aysan kulan la qaadan doonin madaxweyne Farmaajo haddii aysan kulanka qeyb ka aheyn madaxweynayaasha Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Labada madaxweyne ayaa si cad ugu sheegay madaxweynaha Soomaaliya in uusan kulankaas dhici karin haddii aysan qeyb ka noqoneyn madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada horey uga qeyb galay saxiixa Shirkii Dhuusamareeb 3 maadaama ay doonayaan in qodobadii laga soo saaray wax laga badalo. Go’aankaan cusub oo ay qaateen Axmed Madoobe iyo Deni ayaa laga yaabaa inuu dib usii dhigo kulankii la filayey inay la qaateen madaxweyne Farmaajo si looga wada heshiiyo qaabka ay noqoneyso doorashada dalka ka dhici doonto. Kulankaan ayaa Xalay horey u baaqday kadib markii ay shuruud ka timid Jubbaland oo ku saabsan arrinta Gobolka Gedo oo ah in Dowladda Federaalka ka soo saarto Ciidamada ay geysay. Wixii kusoo kordha kala soco Caasimadda Online. The post Axmed Madoobe iyo Deni oo shuruud cusub ku xiray la kulanka madaxweyne Farmaajo first appeared on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/09/warka-Habeen-03082020.mp3 View the full article
  5. Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga. Madaxweynaha Galmudug waxaa ku wehliyay shirkaan wasiirada Amniga, arrimaha gudaha,gaadiidka iyo masuuliyiin kale. Dhinaca kale waxaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku wehliyay kulankaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Gaadiidka, maareeyaha Guud ee dekadaha Jabuuti iyo Danjiraha Jabuuti u jooga Soomaaliya. Eeg Sawirada Kulamadii Dhexmaray Madaxweyne Qoor-Qoor Iyo Madaxwyne Geele Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Hargeysa (Caasimada Online) – Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo u dhacay habka maqalka iyo muuqaalka (Video Conference) ku ansixiyey xeer cusub oo dhawaan laga dooday. Fadhigaasi oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ayaa lagu meel mariyay xeerka maal-gashiga Somaliland oo ay soo diyaariyeen wasaaradda maaliyada iyo xafiiska garyaqaanka guud. Xeerkaasi oo hore looga soo dooday ayaa maanta dhaqan galay, kadib markii goluhu uu si aqlabiyad ah u meel mariyay, kadib markii warbixin dheer laga dhageystay wasaarada maaliyada Somaliland. Waxaana kulankaasi wasaarada arrimaha gudaha looga dhageystay warbixin guud oo ku saabsan xaalada amniga iyo nabad-gelyada, maadama maalmihii u dambeeyay ay taagneyd xiisado abuuray rabshado hor leh. Sidoo kale Wasiirka maaliyadda ayaa golaha faah-faahin dheer ka siiyey siyaasadda hantida raagta oo wasaaraddu soo diyaarisay, taas oo lagu dabbaqi doono hantida dawladda si loo ogaado, loona qiimeeyo, isla markaana loo diiwaan-geliyo hantida dawladda si midaysan iyadoo hore loogu qaybiyey golaha siyaasaddan. Ugu dambeyntiina waxa uu wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka uu golaha hor-geeyay wax ka beddelka iyo kaabista xeerka waddo-marista, isagoo wasiirku sharraxaad ka bixiyey wax-ka-beddelka iyo kaabista lagu sameeyey xeerkaas. The post Golaha wasiirada Somaliland oo ansixiyey xeer muhiim ah (Aqri) first appeared on Caasimada Online.
  7. The establishment of the Somali Petroleum Authority and launch of a licensing round may be undermined if the replacement of the ousted prime minister is not seen as legitimate Source: Hiiraan Online
  8. Somali-American supermodel Halima Aden has joined Vita Coco as Chief Coconut Officer for the Vita Coco Project. Source: Hiiraan Online
  9. Thursday, September 03, 2020 By Mohamed Ahmed What you need to know: Halima Adan Ali and Waleed Ahmed Zein, who were also sanctioned by the United [...] The post Two suspects in Matiang’i’s blacklist linked to funding Isis appeared first on . Source
  10. The post Daawo Sawiro hor leh booqashadii Madaxweyne Deni ee Aqalka Sare appeared first on . Source
  11. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo Maanta Khudbad u jeediyay Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, ayaa sheegay in kadib mudda afar sannadood ah, oo uu ka maqnaa Magaalada Muqdisho uusan arkin wax hormar ah oo ku kordhay. Madaxweyne Deni, ayaa sheegay in Muqdisho oo ay ugu dambaysay afar sannadood ka hor, aysan waxba ku kordhin dhanka Hormarka iyo sugidda Amniga, isagoo tilmaamay in ay weli joogto halkii uu kaga tegay wakhtigaas. Mr Deni, wuxuu xusay in afar sannadood kadib ay weli Amni-darro u xiranyihiin Waddooyinka Muqdisho, islamarkaan weli shacabku sidii uga cabanayaan waddooyinka xiran, taasi oo ay dheertahay burburka ka muuqda meelaha qaarkood. Madaxweynaha Puntland, wuxuu sidoo kale dhammaan Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya ka dalbaday in ay wakhti geliyaan sidii dalka looga saari lahaa marxaladda uu haatan ku suganyahay. Halkan ka daawo Muuqaalkiisa PUNTLAND POST The post Deni: Afar sannadood kadib Muqdisho wax hormar ah uma kordhin appeared first on Puntland Post.
  12. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxeynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa khudbad u jeediyay xildhibaanada aqalka sare, wuxuuna ka hadlay arrimo kala duwan oo taabanaya siyaasadda dalka. Saciid Deni wuxuu sheegay in loo baahan yahay isbadal dhab ah inuu ka dhaco dalka, sidoo kalana siyaasiyiinta is khilaafsan aysan horseedin in god mugdi ah lala galo, balse taas badalkeeda fagaaraha lala yimaado. Madaxweynaha wuxuu soo jeediyay in arrimaha masiiriga ah loo dhigo gogol intaan ka ballaaran. Waxey aheyd markii ugu horreysay uu Muqdisho yimaado tan iyo markii la doortay, balse imaatinkiisa wuxuu sheegay inuusan isbadal ku arkin magaalada mudadii afarta sano aheyd. “Afartii sano ee lasoo dhaafay, Muqdisho wax isbadal ah kama dhicin, waan indho-indheeyay intaan wada soo socday, wax soo kordhay ma jiraan, dalku wali sidii ayuu u burbursan yahay, bulshaduna sidii ayey u cabsaneysaa” ayuu yiri Madaxweyne Deni. Ugu dambeyntii Saciid Deni wuxuu kula dardaarmay siyaasiyiinta, xildhibaanada heer federaal iyo heer maamul iney si wadajir ah ugu soo baxaan marxaladda uu wadanka ku jiro. The post Saciid Deni: Afartii sano ee u dambeysay Muqdisho sidii ayey u burbursan tahay first appeared on Caasimada Online.
  13. Madaxweyne Siciid Deni, oo Maanta warbixin siiyay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa shaaciyay in Dowladda Puntland ka guulaysatay Kooxaha Al-shabaab iyo Daacish ee ku sugan Buuraleyda Gobolka Bari. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu sheegay in hawlgallo kala duwan oo Ciidamada Puntland ka fuliyeen Buuraleyda Gobolka Bari, ay ku guulaysteen in fariisimahooda ugu tegaan Kooxaha Al-shabaab iyo Daacish, islamarkaana qaarkood la laayay, halka qaar kalena nolosha lagu qabtay. Sidoo kale, wuxu xusay in si buuxda loo xaqiijiyay Amniga Magaalooyinka waaweyn ee Puntland, gaar ahaanna Boosaaso iyo Gaalkacyo oo marar qaar ay ka dhici jireen falal amni-darro kuwaas oo ay gaysan jireen Al-shabaab iyo Daacish. Heshiiskii dhexmaray Puntland iyo Galmudug, ayuu sidoo kale tilmaamay in uu horseed u noqday wada-shaqaynta labada dhinac ee ku aaddan Amniga Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug, maadaama meesha laga saaray mad-madowgii ka dhex jiray labada maamul. Hoos ka daawo Hadalkiisa PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo shaaciyay in Dowladda Puntland ka guulaysatay Al-shabaab iyo Daacish appeared first on Puntland Post.
  14. Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta warbixin dhinacyo badan taabaneysa la wadaagay golaha aqalka sare. Ugu horreyn Madaxweyne Deni ayaa ka faah faahin ka bixiyey u jeedka safarka uu ku yimid magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay inuu yimid dan Soomaaliyeed iyo xal mideysan laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, gaar ahaan doorashada. “Wixii Dhuusamarreeb ka soo baxay ayaan wadahalkood u nimid, Madaxweyne Farmaajo habeen hore ayaan wada cashaynay, waana ballan sannahay, intay doonto ha qaadatee waxaan halkan u joogaynaa dan Soomaaliyeed,Soomaali wax ay isku khilaafka karto ani iima muuqdaan, Al-Shabaab maahee cid kale horusocodka dalka Soomaaliyeed ma diidi karto, waxkasta oo Soomaali dan u ah Puntland diyaar bay u tahay” ayuu yiri Siciid Deni Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay muhiim tahay in la dhowro sharciga, lagana wada-hadalo waxkasto oo caqabad ah, si loo gaaro heshiis dhameystiran. “Waxa aan annaga xili walba dhowreynaa waxa lagu heshiiyay, waxa qabyada ahna laga doodo, maalinta laga heshiiyana noqdo sharci, cidwalba ka sarreeya oo in la ixtiraamo tahay, waxaan rabnaa in dowladnimada lagu dhaqmo” ayuu sii raaciyey Siciid Deni. Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ah mid cakiran, waxaana dib u dhac uu ku yimid shirka dowladda, Puntland iyo Jubbaland, kaas oo lagu waday in xalay uu furmo. Halkan hoose ka daawo sawirrada: View the full article
  15. Addis Ababa ( Opinion) — Local elections to take place in Tigray on 9 September unsettle the Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, who dissolved EPRDF to put in place a party that has never won elections. The much-lauded political change of 2018 turned into oppression against the very people who supported the change. A tract containing poorly argued political mantras, Medemer cannot replace a progressive political agenda for Ethiopia whose strength and influence are a function of how it manages its diversity without giving into to exploitative and authoritarian systems of yore. Ready to vote: A resident in a Mekelle neighbourhood with an ID card issued to him by the Tigray State Electoral Commission. Tigray elections are another gift to the Ethiopian people who benefited from the regime change in 1991, when the Derg regime was overthrown by TPLF. Tigray has been spared by the aggressive and anti-democratic agenda of Abiy Ahmed because TPLF did not only facilitate a peaceful regime change but it also put in place plans and systems to forestall any oppressive turn in Ethiopian politics if Abiy Ahmed makes — and he did — the policy choice to make Ethiopia into a police state similar to pre-1991 regimes. Pro-federalism Ethiopian nationalities will learn from Tigray the important lesson that defending fruits of the federal system is an obligation on every Ethiopian who is not nostalgic about either Imperial Ethiopia or Derg-ruled Ethiopia. Ethiopia is now politically isolated: political turmoil and poor diplomatic acumen to deal with GERD pressures from Sudan and Egypt expose how Abiy Ahmed wasted political capital. If the Ethiopian government continues to oppress its citizens, it cannot aspire to become an African economic powerhouse. Abiy Ahmed should not be seeing Tigray elections as a threat. Ethiopia’s political image could get a facelift after Tigray elections. © A. S. Mulugeta, 2020. The post Tigray Elections Are Another Gift to Ethiopia appeared first on Puntland Post.
  16. Mudane Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ee Federaalka Somaaliya oo ka hadalaayey kulan maanta dhexmaray Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid [...] The post Daawo : – Senator Muuse Suudi oo sheegay in heshiis Mogadishu Clan ka maqan yahay uu Muqdisho ka socodo. appeared first on . Source
  17. Deg Deg Cabdimaalig Coldoon Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Source
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa ka hadlay mowqifka uu ka aaminsan yahay kulanka la filayo inuu dhawaan ku dhexmaro dowladda dhexe iyo madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland. Muuse Suudi wuxuu dareensan yahay kulanka loo balansan yahay inuu yahay kulan ay ka maqan yahiin beelaha Mogadishu Clan, wuxuuna sidoo kale carabka ku dhuftay in Madaxweyne Farmaajo uusan dalkaan wax wanaag ah ka rabin. “Waxaan aragnaa heshiis aysan qeyb ka aheyn beesha Mogadishu Clan inuu meesha ka socdo, Farmaajo ayaa wada, wadankana wanaag lama rabo, waa u kaligiis, cidna kuma eedeyno” ayuu yiri Muuse Suudi Yalaxow. Sidoo kale Senator Muuse Suudi Yalaxow wuxuu codsaday in doorashada aan wakhtigeeda lala sugin ama Villa Soomaaliya ay dhameystirto xukuumadda wali qabyada ah si ay howsha horay ugu sii wado. The post Muuse Suudi: Farmaajo wuxuu wadaa heshiis ay ka maqan tahay Beesha Mogadishu Clan first appeared on Caasimada Online.
  19. The post Maswir Taariikhi ah : – Madaxweyne Deni oo maanta la kulmay Gudoonka iyo Senatorada Aqalka Sare. appeared first on . Source
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Daahir Amiin (Jeesow) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweynaha dowladda federaalka inuu xabsiga dhigo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe. Daahir Amiin Jeesow ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu tix-geliyo codsigiisa, islamarkaana uu xiro Axmed Madoobe oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho. “Mudane Madaxweyne waxaan ahay xildhibaan kula soo shaqeyay afartii sano ee aad dalka xukumeysay jecel dalka wanaagiisa Tixgali cadsiga intaan Meesha fadhisa Axmed Madoobe Xabsiga ha u hoydo.” ayuu yiri Xidhibaan Jeesow oo si weyn uga soo horjeedo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray xildhibaanku inay dacwad ka taallo, islamarkaana uu dad badan dilay, sida uu hadalka u dhigay. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in uu si xaq-darro ah ku heyso xil-ka, islamarkaana uu cadaallad darro ku hoggaaminayo maamulka Jubbaland. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan is mari-waa uu ka taagan yahay shirka u dhexeeya dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland kadib markii furitaanka shirkaasi uu shuruudo adag hor dhigay Axmed Madoobe oo ay si weyn isku hayaan dowlada Somalia. The post Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday inuu Muqdisho ku xiro Axmed Madoobe first appeared on Caasimada Online.
  21. The Turkish lira dropped to a record low against the U.S. dollar on Thursday as the official data revealed increased inflation in August. Source: Hiiraan Online
  22. GAROWE (HOL) - Six men accused of rape and murder of a woman in Garowe were Thursday set free by a court after the prosecution failed to prove them responsible for the criminal acts. Source: Hiiraan Online
  23. Washington’s move comes after Ethiopia, Egypt and Sudan fail to agree on unified text on management of disputed project. The United States has suspended a portion of its financial aid to Ethiopia over the lack of progress in talks with Egypt and Sudan about a massive dam Addis Ababa is constructing on the Blue Nile River. Ethiopia, Sudan and Egypt have been locked in a bitter dispute over the filling and operation of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), which remains unresolved although the reservoir behind the dam began filling in July. A US Department of State spokesperson told The Associated Press news agency on Tuesday that the decision to “temporarily pause” some aid to a key regional security ally “reflects our concern about Ethiopia’s unilateral decision to begin to fill the dam before an agreement and all necessary dam safety measures were in place”. Ethiopia considers the hydropower dam essential for its electrification and development but downstream Egypt and Sudan view it as a serious threat to vital water supplies. It was not immediately clear how many millions of dollars in US aid are being cut, or for how long, but a congressional source told Reuters news agency: “Up to $100m or so will be affected, of which $26m is funding that expires at the end of the [financial year].” The US move came after the three countries failed on Friday to reach an agreement on the management of the dam following 10 days of negotiations. The State Department said commencing the filling of the reservoir before necessary safety measures were implemented “created serious risks for the populations of the downstream countries”, according to AFP news agency. It added that by continuing to fill the dam, Ethiopia was undermining confidence in the negotiations. Fitsum Arega, Ethiopia’s ambassador to Washington, said on Tuesday he had been informed of the US aid cuts. “They told us the issue is a ‘temporary pause’,” Arega said on Facebook. “The dam is ours. We will complete it through our efforts. Our Ethiopia will have a bright glow through our efforts,” he added. SOURCE: NEWS AGENCIES The post US suspends aid to Ethiopia over Blue Nile dam dispute appeared first on Puntland Post.