Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Thousands of Muslims, from Pakistan to Lebanon and the Palestinian territories, poured out of prayer services to join protests Friday against French President Emmanuel Macron and his vow to protect the right to caricature the prophet Muhammad. Source: Hiiraan Online
  2. As the national election approaches, the broad consensus is building among Political pundits and analysts alike that Farmajo, like his predecessors, will unlikely win reelection. Conceivably, they point to relative historical precedence. After all, didn't former President Sheikh Sharif lost to Hassan Sheikh and Hassan Sheikh to Farmajo, so will the latter lose to a newcomer, or so they argue with finality. Whom will president Farmajo handover the Villa Somalia keys, they quip provocatively? Further, this group rhetorically ask if Farmajo could lose to Kheyre as Aden Adde lost to his prime minister –Sharmarke-- or any of the former presidents? Source: Hiiraan Online
  3. Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka baryaasha Jamaacada Muqdisho ayaa si weyn uga hadalay dhibaatooyinka xalka loo waayey ee in ka badan 50 sano ka [...] The post Prof Xasan Sheekh Cali : – Xamar dhibaa ka jiray siday Guulwade iyo u yimadeen Habar Durbaan wata. appeared first on . Source
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay shaacisay xiliga la filayo in lagu dhawaaqo guddi doorashada oo qeyb ka ahaa go’aanadii shirkii Muqdisho, isla markaana ay soo wada xulayeen dowladda federaalka iyo maamulada dalka. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in bisha November oo ay naga xigto hal maalin ay guddo geli doonaan dhameystirka guddiyada doorashada, taasi oo ka dhigan in bilowga bishaasi lagu dhawaaqayo guddigaasi. Wasiirka ayaa intaas ku daray inay weli jiraan qaar kamid ah Maamul goboleedyada oo aan soo gudbin xubnaha ku matalaya guddiyada heer dowlad goboleed ee doorashada iyo khilaafaadka. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dib u dhaca ku yimid dhameystirka guddigaasi ay tahay mid farsamo, maadama heshiiskii doorashada ee la gaaray uu qorshuhu ahaa in 10-ka bisha Octoober la dhameystiro guddigaasi. Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dowladda dhankeeda ay diyaar ka yihiin xubnaha guddigaasi ku mateli lahaa, isla markaana sida ugu dhaqsaha badan ay dhameystiri doonaan guddigaasi oo qeyb ka ahaa heshiiskii doorashada ee lagu garay Muqdisho. The post DF oo shaacisay xilliga lagu dhawaaqayo guddiyada doorashooyinka dalka? first appeared on Caasimada Online.
  5. Izmir (Caasimada Online) – Dhul-gariir xooggan ayaa maanta ku dhuftay badda Aegean-ka, waxaana laga dareemay dalalka Turkey iyo Greece, ayada oo dhismooyin badan ay ku burbureen magaalada Izmir ee dalka Turkiga. Dadka ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada loo dalxiiska tago ee Izmir, sida ay sheegeen goobjoogeyaal, kadib markii uu ka dhacay dhul-gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.0. Wasiirka arrimaha gudaha Turkey Suleyman Soylu ayaa twitter ku sheegay in lix dhisme ay ku burbureen laba degmo oo ka tirsan gobolka Izmir. Hase yeehsee, duqa magaalada Izmir ayaa tirada dhismooyinka burburay ku sheegay inay ku dhow yihiin 20. Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaare nafeed oo xooggan, balse weli ma cadda heerka uu la eg yahay. Suleyman Soylu waxa uu sheegay inaan wax khasaare ah laga soo sheegin lix gobol oo kale oo laga dareemay dhul-gariirka, balse ay jireen guryo dhowr ah oo qirir yar uu gaaray. Ali Yerlikaya, oo ah barasaabka Istanbul, halkaasi oo sidoo kale laga dareemay dhul-gariirka, ayaa isna sheegay in wax khasaare ah aan lasoo werin. Dhanka kale, dadka degan Jasiiradda Samos ee dalka Greece, halkaasi oo ay ku nool yihiin qiyaastii 45,000 oo qof ayaa lagu booriyey inay ka fogaadaan xeebaha. Wararka ayaa sheegaya in hirar waa weyn laga dareemay badda, lgana cabsi qabo in dhul-gariirkan uu yahay tsunami. The post Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay dalka TURKIGA first appeared on Caasimada Online.
  6. Taiwan opened its first trade fair in Somaliland on Wednesday (October 28) after the two nations mutually opened representative offices in the past two months. The establishment of a Taiwanese representative office in the East African nation’s capital of Hargeisa in August was seen as a major breakthrough for Taiwan’s diplomacy, as it only has one other diplomatic ally in the whole continent, Eswatini in Southern Africa. Somaliland, which is even more diplomatically isolated, opened an office in Taipei on September 9. Almost 160 local business and political VIPs attended the opening of the two-day 2020 Taiwan Trade Fair, the Liberty Times reported. Products for sale included coronavirus prevention equipment, car parts, clean energy products, and food items. The fair also featured a special section explaining Taiwan’s success in handling the Wuhan coronavirus (COVID-19) pandemic. The organisers said they saw Somaliland as a bridge between Taiwanese manufacturers and the rest of East Africa, with businesses in Somaliland acting as agents and distributors for Taiwanese products. https://www.taiwannews.com.tw/en/news/ Qaran News
  7. Mogadishu (HOL) - Somalia's cabinet approved a 46% increase in the government's budget for next year to 671.8 million. Source: Hiiraan Online
  8. Munaasabad ballaaral oo lagu soo dhoweynayay Wasiirka Gaadiidka maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa xalay lagu qabtay Magalada Istanbul ee Dalka Turkiga. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga mudane, sheikh Mohammed , Wasiirkii hore ee Wasaradda Warfaafinta KG , Guddoomiyaha Somali voice organization Eng Hashim Abdullahi Abdi, Guddoomiyaha shirkaddda Somturki Cargo ahna Guddoomiyaha Jaaliyadda koonfur Galbeed ee dalk Turkiga mudane Mohamed Abdullahi, Dr Ahmed Sheikh Abdullahi Maadka oo ah Guddoomiyaha gudiga Dorashada ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga, qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool Istanbul, Masuul sare mudane Hasan Turki, Ardayda ,Haweenka, dhaliyarada iyo masuliyiin kale ayaa ka mid ahaa dadkii ka qayb galay munsaasabadda. Masuuliyiinta iyo xubnaha kale ee goobta ka hadlay ayaa waxay Wasiir Xasan Eelaay ku amaaneen howsha wanaagsan ee uu u hayo shacabka Soomaaliyeed ,gaar ahaan Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sida hufan ee uu gudanayo waajibaadka saran. Ugu dambeyntii wasiir Xasan Xuseen Maxamed Eelaay ayaa u mahad celiyay mas’uuliyiinta iyo shacabka soo abaabulay munaasabdda lagu soo dhoweynayay, wuxuna shaaca ka qaaday inuu sii wadi doono horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan degaanadda Koonfur Galbeed ee Soomaliya. Wuxuu sidoo kale ballan qaaday Wasiirku in uu kaalintiisa ka qaadan doono horumarinta dhalliyaraddda kasoo jeedda degaannada koonfur Galbeed Soomaliya iyo sidoo kale dardar gelinta kor uqaadista aqoonta bulshada , wacyigilinta iyo caawinta dadka danyarta ah ee Soomaliyeed. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka aanu ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka caasimada lagu dilay Oday ganacsade ahaa oo sidoo kalena Guddoomiye ka ahaa hay’ad maxali ah oo ka howl-gasha dalka. Dabley ku hubeysneyd baastoolado ayaa toogtay ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Axmaday Siidow Cismaan, oo xiligaasi uu ku sugnaa goob uu ku dhacayay Meher oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha. Axmaday ayaa guddoomiye ka ahaa Hay’ad lagu magacaabo B.O.D oo maxaliya, isagoo sidoo kalena ahaa ganacsade caan ah, sida ay dadka deegaanka u sheegen Caasimada Online. Raggii fuliyey dilkan ayaa iskaga baxsaday goobta, iyada oo halkaasi gaareen ciidamo ka tirsan dowladda oo howl-galo lagu baadi-goobayo dableydaasi ka bilaabay deegaanka Ceelasha Biyaha iyo duleedka Muqdisho. Mana jirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilkan iyo sababta ka dambeysay, iyada oo maalmihii u dambeeyay ay duleedka Muqdisho kusoo badanayeen dilalka noocan ah. Si kastaba, Dilalka qorsheysan ee noocan ah ayaa inta badan waxa gudaha Soomaaliya ka fuliya dagaal-yahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo inta badan ka hadalkooda ay ka gaabsato dowladdu. The post Axmadey Siidow Cisman oo maanta lagu dilay Muqdisho first appeared on Caasimada Online.
  10. Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday Yurub ayaa ku dhintay xeebta Senegal,ka dib markii Dooni ay la socdeen oo sidday laba boqol oo ruux uu dab qabsaday,isla markaana qallibantay,sida maalinimadii Khamiiista ee shalay laga soo xigtay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka IOM . Doontaan oo ka ambabaxday magaalada Mbour oo 100-km koonfur ka xigta magaalada caasimada ah ee Dakar,ayaa warku intaa ku daray in ay ka badbaadeen 60-ruux, ka dib kolkii ay shilkaasi ku baxeen ciidamada badda ee Senegal ,kuwo ka socday Isbaanishka iyo kaluumeysato. Dowladda Senegal iyo Ururka IOM ayaa gaaray magaalada Saint-Louis,kuwaas oo gargaar degdeg ah u fidiyay,isla markaana qiimeeyay baahiyaha dadkii ka badbaaday Doontaasi. Tirada dadka ka ambabaxaya Galbeedka Afrika ee tagaya jasiiradaha Canary,ayaa kordhay ,iyadoo shilkaan uu noqonayo kii ugu waxyeelada badnaa ee la diiwaan geliyo sannadkaan, sida ay sheegtay IOM, Qiyaastii illaa 414 qof ayaa la ogyahay inay sannadka ku dhinteen xeebaha kulaala Dalka Senegaal. View the full article
  11. Isku imatinkaani ayaa ahaa mid lagu weyneynaayay dhalashada subanaheeba Muxamed (NNKH) yaa waxaa soo agaasimay culimada masjidka Al Nuur ee magaalada Cadaado. Inta ay socotay xaflada quruxda badan ayaa waxaa looga hadlayay siirada rasuulka (NNKH) iyo qasiidooyin lagu amanayo nabigeena MUxamed. Shiikh Maxamud Maxamed yare oo kamid ah culumada dhulka soomalida sida weyn looga yaqaan ayaa kudheeraday kahadlaka sida ey waajibka utahay in lajeclaado nabigeena Muxamed (NNKH) iyo sida eyuga xunyihiin hadalkii kasoo yeeray madweynaha faransiiska ee uu ku weraray diinta islaamka. Sanadka xiligaan oo kale ayaa magaalada cadaado laga xusaa dhalasha nabigeena Muxamed (NNKH). View the full article
  12. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan abuukar Duube ayaa ka hadlay barnaamijka xukumadda uu hogaamiyo Ra’isul wasaare Rooble oo ka kooban sugida amniga, hormarinta dhaqaalaha ,qabsoomida doorasho ku dhacda si nabad galyo ah iyo hormarinta mashaariicdii hore usocotay in laga shaqeeyo. Wasiir dube waxa yy sheegay in misaaniyadu dowladda lagu xoojinayo adeegyada bulshada gaar ahaan waxbarshada sida qorshahun yahay sanadka soo socdo ee 20121 dalga laga hirgalin doono boqol iskuul ,sidoo kale dib udhis lagu sameynayo cisbitaalo iyo xoojinta garsoorka dalka. “Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2021 waxaa ka mid ah in la hirgalin doono ilaa iyo boqol iskuul ,dib udhiska qaar ka mid cisbitaalada dalka iyo xoojinta hay’addaha garsoorka si loo xoojiyo cadaalada. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dube ayaa sidoo kale shaqeegay in qorashu yahay in la magacaabo guddiga doorashooyinka isku dhafka ee dalka isla markaana dowlad goboleedyada dalka ay soo diyaariyeen xubaha dowladdanuna diyaarisay. “Bilaawga bisha soo socota ayaa lagu dhawaaqi doonaan guddiga isku dhaf ka ah ee doorashoooyinka dalka,dowlad goboleedka dalka waa ay soo diyaariyeen xubanahii umali lahaa guddiga si la mid ah dowladduna wa udiyaar si loo fuliyo hishiiskii doorashooyinka ee golaha iskaashada qaran ayuu yiri wasiir Dubbe Wasiir Dube waxaa kaloo uu sheegay in barnaamijka xukumadda lagu adkeynayo howlaha hortabinta leh ee horyaala iyadoo sedexdii bilba wasaarad wabla laga rabo inay soo diyaariso qorshaha hormarinta taasina ay ka dhalatay talaabooyinka dib loofu furay qaar ka mid ah wadooyinka magaalada muqdisho. View the full article
  13. Since 2010, 57 journalists have been killed, with the deadliest year being 2012 with 18 killings. The level of impunity remains at its highest as, until the date, only 4 killers have been punished. Source: Hiiraan Online
  14. “They’re grifters who are stunningly ignorant and have no curiosity,” Abedi told the HuffPost. “I left clues for them. I told them that Iblis was Arab American. If they had a sense of the world beyond MAGA, they’d research what Iblis means in an Arab context. I guess they’re true adherents to capitalism, placing money ahead of their own dignity,” he added. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo ku xigeenka afhayeenka golaha shacabka ayaa lagu eedeeyay iney xoog ku heystaan guri ilmo agoon ah ay leeyahiin sida laga soo xigtay ehelada qoyska. Khadiija Maxamed Diiriye waxaa lagu eedeeyay iney gurigaas kiro ku daganeyd kaliyana ay bixisay sanadkii ugu horreeyay ee 2013 ilaa 2014, balse wixii ka dambeeyay wey diiday iney bixiso sida ay sheegeen qoyska leh guriga. Wasiiradda waxaa la sheegay iney daganeyd gurigaan xilligii ay aheyd Wasiirka Haweenka kadibna waxey ku wareejisay Mahad Cawad, qoyska leh gurigaan oo ku kala nool qurbaha iyo Puntland ayaa cabasho gudbiyay. Guriga waxaa la sheegay iney leeyahiin qoyska taliyihii ugu horreeyay Bileyska Soomaaliya Maxamed Abshir Muuse, wiilkiisa iyo xubno kale oo ka tirsan qoyska ayaa warbaahinta maxaliga ah uga warramay sida ay wax u jiraan. Qoyska waxey soo bandhigeen cadeynta dukumiintiyadii guriga looga kireeyay Khadiija Maxamed Diiriye, waxeyna sidoo kale sheegeen iney xitaa u diiday iney soo booqdaan gurigooda iyadoo adeegsaneysa awoodda dowladda. Waxyaabaha kale ee eedaha kiiskaan la xiriira waxaa ka mid ah in wasiiradda ay diiday dhawr jeer oo looga wacay maxkamadda Gobolka Banaadir sida ay sheegeen ehelada qoyska guriga leh. The post Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo lagu eedeeyay iney ilmo agoon ah guri ka heystaan. first appeared on Caasimada Online.
  16. (CNN) — Sen. Susan Collins, a Maine Republican defending her seat in a competitive reelection fight, said during a debate on Wednesday that she does not think that systemic racism is a problem in the state. Source: Hiiraan Online
  17. Last week, External Affairs Minister S Jaishankar had said India is working on relief and return of 33 Indians stuck in Somalia. Source: Hiiraan Online
  18. DODOMA, Tanzania (AP) — Tanzania's president is poised to be declared the overwhelming winner of Wednesday's election despite widespread allegations of fraud. At the same time, the ruling party appears to have secured the two-thirds majority in parliament required to change the constitution. Source: Hiiraan Online
  19. A worker killed this week at a Trans Mountain pipeline construction site in west Edmonton is being remembered as a devoted father who worked tirelessly to build a life himself in Canada. Source: Hiiraan Online
  20. (PP Editorial) — The arrest of Shukri Ahmed Mohammed, first in Dangorayo, and then her transfer to North Garowe Police station, where she had been kept in solitary confinement for 21 days days before her release, dented the confidence Puntland people have in law enforcement agencies. Women’s group activists in Dangoroyo have come out in support of Shukri, who called for an inquiry into her unlawful arrest. “Police officers in Dangoroyo arrested my fourteen year old daughter and released her in the morning. Police officers who arrested my daughter claimed they had been tipsy when they took the decision to arrest my daughter” said Shukri. The unlawful arrest of Shukri Ahmed in Puntland spotlights the threat unscrupulous policemen pose to citizens. The police in Dangoroyo instructed Shukri to pursue her complaint about the arrest of her daughter before the police had arrested Shukri on grounds of “suspicious involvement with Al-shabaab”. Where does the Somali Penal Code stand on the arrest of a citizen for 21 days? Who authorised the arrest? Those are not pedantic questions about the legal system in Puntland. The Puntland Police Force is organised along clan lines. In essence the force is made up of clan militias in uniforms, like other police forces in Somalia. Puntland has gone down in history as the first administration to establish an intelligence force in 2002 to associate itself with the “War on the terror”. It was a unilateral and undemocratic decision to adopt securitisation policy for narrow-minded, economic purposes. The policy paved the way for parallel security forces in Puntland, some funded by foreign countries. Against power abuse by the Puntland Police Force: Women in Dangoroyo district come out in support of Shukri Ahmed. Puntland human rights organisations seem to be indifferent to the plight of citizens whom Puntland Police Force arrested without due process. There is no an organisation that oversees the highly decentralised Puntland Police Force. Local policemen run each district police station. When power abuse by the police comes to light, it is often seen as a matter for a subclan. There is nothing traditional about the authoritarian nature of Puntland law enforcement agencies. In the traditional clan or subclan context no authority vested with customary law powers can arrest a clansman or clanswoman on a whim. The quasi-anarchic political system of Puntland draws legitimacy from the membership of clans in the very institutions that should have protected citizens against persecution by unscrupulous policemen. It is time Puntland leaders at all levels woke up to the threat that unaccountable law enforcement agencies pose to citizens. © Puntland Post, 2020 The post Who Oversees the Puntland Police Force? appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/Warka-duhur-30102020.mp3 View the full article
  22. Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday Yurub ayaa ku dhintay xeebta Senegal,ka dib markii Dooni ay la socdeen oo sidday laba boqol oo ruux uu dab qabsaday,isla markaana qallibantay,sida laga soo xigtay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka IOM . Doontaan oo ka ambabaxday magaalada Mbour oo 100-km koonfur ka xigta magaalada caasimada ah ee Dakar,ayaa warku intaa ku daray in ay ka badbaadeen 60-ruux, ka dib kolkii ay shilkaasi ku baxeen ciidamada badda ee Senegal ,kuwo ka socday Isbaanishka iyo kaluumeysato. Mas’uuliyiinta Dowladda Senegal iyo Ururka IOM ayaa gaaray magaalada Saint-Louis,kuwaas oo gargaar degdeg ah u fidiyay,isla markaana qiimeeyay baahiyaha dadkii ka badbaaday Doontaasi . Tirada dadka ka ambabaxaya Galbeedka Afrika ee tagaya jasiiradaha Canary,ayaa kordhay ,iyadoo shilkaan uu noqonayo kii ugu waxyeelada badnaa ee la diiwaan geliyo sannadkaan, sida ay sheegtay IOM. PUNTLAND POST The post 140 Muhaajiriin ah oo ku dhintay Xeebta Senegal appeared first on Puntland Post.
  23. Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya ee Mehmet Yilmaz, waxeyna labada dhinac ka wada hadleen xiriirka labada dal ka dhaxeeya. Dowladda Turkiga waxey ballan qaaday iney sii xoojin doonto taageerada aan shuruudda ku xirneyn oo ay la garab taagan yahiin Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble wuxuu dowladda Turkiga uga mahad celiyay taageerada ay mar walba la garab taagan yahiin shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay ineysan marnaba iloobi doonin abaalka ay dowladda Turkiga u gashay shacabka Soomaaliyeed iyo sida ay qeyb weyn uga qaateen hormarka Dowladda. “Xiriirka aan la wadaagno Turkiga waa mid ahmiyad gaar ah u leh shacabka Soomaaliyeed, waxaan uga mahad celineynaa Dowladda Turkiga iyo shacabkeeda garab istaaggii ay inoo muujiyeen xiliyadii adkaa ee nasoo maray iyo mashaariicyadii ay ka fuliyeen dalkeenna welina u taagan yihiin garab istaaggeena”. Ayuu yiri ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Kulanka labada masuul wuxuu kusoo aaday xilli shaki la galiyay mustaqbalka xiriirka labada dhinac maadaama sanadahii dambe ay dowladaha carabta galaangal fiican ku yeesheen siyaasadda Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la galayaa wakhtiga doorashada, iyadoo la filayo in faragalin dowladaha carbeed ah ay timaado iyadoo aan wali la ogeyn saameynta ay Turkiga ku leeyahiin walow ay kaalin muhiim ah ku leeyahiin ilaha dhaqaalaha dalka. The post Dowladda Turkiga oo ballanqaad u sameeysay shacabka Soomaaliyeed first appeared on Caasimada Online.
  24. Kaniisada Notre Dame ee Magaalada Nice Dalka Faransiiska waxaa subixii khamiista lagu dilay Sadex Qof, dilakaasoo uu geystay Nin Tuunidiyaan ah, Ciidamada Amaanka ayaa toogtay [...] The post Ninkii Kaniisada Dadka ku laayay Faransiiska wuxuu Ahaa tahriibe Yurub ku cusub. appeared first on . Source
  25. Hargeysa (Caasimadda Online) – Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha siyaasadeed & wada-hadalka Dowladda Federaalka ay la yeesheen. Waxa uu sheegay in aysan diidaneen Soomaalinimo, isla markaana ay qayb ka yihiin Soomaaliweyn, balse ay kasoo horjeedaan in lagu jujuubo (Af-qabto) marka laga hadlayo dhanka Siyaasadda. Muuse Biixi ayaa sheegay in wax waliba oo dhaca in aysan meesha ka saareyn Soomaalinimada oo ah mid ka dhaxeysa Shanta qaybood, balse lagu kala duwan yahay dhacdooyinkii dhicay & sada looga falceliyay. “Marka la yiraahdo dadka Somaliland waxa ay diidan yihiin Soomaalinimo waa Xaashaa kallaah, Soomaalinimo waan ku faanaa, waan ka dhalanay, laf & dhiig ayaan ka nahay, waana jecel nahay in ay wax qabsato oo horumar gaarto, balse waxa xun ayaa ah in la dhaho waxa aad tihiin labo Gobol waana ku qasban tihiin in aad u hoggaansanaataan wax waliba” Sidaasi waxaa yiri Muuse Biixi Cabdi. Waa uu sii hadlay Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland waxa uuna sheegay in aysan qaban hadallada qaar ah ee Siyaasadeysan oo uu ku tilmaamay kuwo wax sii kala fogeynaya halkii laga raadin lahaa xalka wanaagsan. The post Muuse Biixi “Soomaalinimo ma diidanin balse waxaan kasoo horjeednaa jujuubka Siyaasadeed” first appeared on Caasimada Online.