-
Content Count
211,357 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ah gaaray gudaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay. Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya saraakiil sare oo AMISOM ka tirsan, waxaana soo dhoweyn loogu sameeyay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif. Taliye Odawaa ayaa inta uu ku sugan yahay Baladweyne wuxuu kormeer kala duwan ku sameyn doonaa Xerooyinka Ciidamada Dowladda deegaanadaas, gaar ahaan xarunta Baladweyne,wuxuuna xog-wareysi la yeelan doonaa saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ee gobolka Hiiraan la howlgala. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa si gaar ah xoogga u saari doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah u kulmaan si loo xaliyo tabashooyinka ka soo laabtay heshiiskii 17 September 2020. Qoraalka ayaa lagu sheegay in guddigu soo dhaweynayo isfahamkii dhowaan wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta, waxayna ku baaqeen in la sii wado wadahadaladda si loo qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Guddiga ayaa sheegay in sida keliya marxaladda xasaasiga ah looga gudbi karo ah tahay qabashada doorasho loo dhan yahay, taas oo ay sheegeen in ay diyaar u yihiin qabashadeeda. View the full article
-
Waxaa siibadanaya dadka lagahelayo caabuqa Korona Virus (COVID19). Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa inay qaataan taxadar Dheeraad ah raacaanna talooyinka: Fadlan Xiro Af-Xirka si joogto ah. Markasta u jirso qofka kale ugu yaraan 2 mitir Gamcaha ku dhaqo Saabun iyo Biyo. Waxaa taxadar gaar ah iyo ilaalin ubaahan Dadka Waaweyn iyo kuwa lanool Xanuunada Macaanka, Dhiigkarka iyo kuwa tabarta daran. Qofkii isku og awood yari iyo difaac yari fadlan hala xiiriiro dhakhtarkiisa oo kor ha uqaado difaaca jirkaaga. Haddii aad isku aragto calaamaddaha caabuqa Korona Virus, fadlan wac oo laxiriir 449 si laguusiiyo talooyinka kuguhaboon. Fadlan si deg deg ah ugu dhaqaaq talooyinka si aad caabuqaan Covid19 oga badbaadiso Naftaada, Walaalahaaga, Waalidkaaga iyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed. Mahadsanidiin. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hotel-ka Decale ee ku yaalla gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaa ka bilowday shirkii sii hayaha ra’iisul wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga musharaxiinta, iyadoo ay jiraan wajiyo cusub oo ka maqnaa shirkii khamiistii dhacay. Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankaan ku casuumay midowga musharaxiinta iyadoo laga wada hadli doono arrimo ku saabsan sidii ay Midowga uga qeyb gali lahaayeen shirka ku saabsan arrimaha doorashooyinka. Shirka waxaa goob joog ah ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulankii Khamiistii ka maqnaa, markii ugu horreysay ayey is hor fariisan doonaan isaga iyo ra’iisul wasaarahii xilka ka badalay Maxamed Xuseen Rooble. Shirka sidoo kale waxaa jooga madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi (Guudlaawe) iyo sidoo kale madaxweynahii hore maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan oo kulankii hore ka maqnaa. Sida la filayo shirkaan waxaa xigi doona in sii hayaha ra’iisul wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble uu codsi u diri doono madaxda maamul goboleedyada si la isugu yimaado shir ay korjoogto ka noqoto beesha caalamka isla markaana dhinacyada kala duwan ka qeyb galaan. Maxamed Xuseen Rooble wuxuu hadda u muuqdaa mid qaadanaya doorkiisii ka gudbinta marxaladda kala guurka ee wadanka.
-
(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ku: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Og: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Og: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Og: Xisbiga KULMIYE Og: Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Og: Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Og: Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ujeeddo: Deebaajiga Murashixiinta ee Haweenka iyo Dadka-La-Hayb Sooco Mudane Wasiir, Sida aad la socoto Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91/2020 Qodobka 68aad iyo Qodobka 83aad waxa ay ku waajibinayaan Murashixiinta Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka in ay bixiyaan Lacag Deebaaji ah, kuna shubaan Xafiiska Cashuuraha Barriga ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. Haddaba, si ay xukuumaddu u dhiirigaliso ka qayb-galka Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco waxaan go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco. Sidaa darteed, waxa aan ku war-gelinayaa Xisbiyadda Qaranka in ay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda u gudbiyaan faah-faahinta murashixiinta kor ku xusan ee shuruudihii sharciga buuxiyey. Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda waxa la farayaa in ay bixiso lacagta sharcigu ku waajibiyey murashixiinta kor ku xusan ee shuruudaha buuxiyey ee ay kuu soo gudbiyaan Guddoomiyayaasha Xisbiyada Qaranku. ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Source
-
Garowe (PP News Desk) — Puntlnad local media was the target of a criticism by President Said Abdullahi Deni in a speech at an event organised by Media Association of Puntland in Garowe on Saturday. “Puntland had high profile journalists such as Abdinur Sheikh Mohammed Ishaq. Today we don’t have journalists with similar calibre who can conduct interviews or investigative reporting” said Presiden Deni. President Deni questioned the training Puntland journalists undergo “given their poor skills and the low quality of their media output”. President Deni questions the calibre of Puntland journalists. Under the President’s Deni administration journalists have been court-martialed, a legal process put in place to put terrorist suspects on trial. Other measures introduced by Puntland include the centralisation of governments news. Local journalists cannot report from governments meetings or parliamentary sessions. Puntland State media distributes information and images about meetings. Last week, Puntland authorities arrested a journalist who conducted a vox pop on a policy speech by Puntland President. “Puntland President expects the local media to toe the government line. He criticised independence of the media necessary for any society that values political accountability. I don’t think political associations in Puntland do not share President Deni’s view ” said a researcher with one of Puntland think tanks. © Puntland Post, 2021 The post Puntland President Criticises Local Media, Ignores Repression by Government appeared first on Puntland Post.
-
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimow ayaa xaqiijiyay in galabta kulan lagu dhammeystirayo heshiiskii Decale uu dhaxmari doono Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal Wasaare Rooble. Kulanka ayaa ka dhici doona Decale, Wuxuuna salka ku hayaa heshiiskii 25 bishii Febraayo dhacay. Xukuumaddu waxay dadaal dheeri ah ku bixinaysaa sidii ay ula fariisan laheyd cid walba oo ka aragti duwan si dalka uu doorasho u galo. View the full article
-
Guddiga ku-meelgaarka ah poorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa xaruntiisa kula shiray wasiirada wasaaradaha Puntland ee ay wada shaqeynta leeyihiin, kulanka waxaa kasoo qaybgalay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Amniga, Caddaaladda, Caafimaadka, Dhalinyarada iyo Warfaafinta. Guddoomiyaha TPEC Guuleed Saalax Barre oo soo dhaweeyey wasiirada ayaa warbixin ka siiyey waxqabadkii Guddiga intii u dhexeysay shirkan iyo kii ka horeeyey ee wasiirada Puntland iyo TPEC. Guddigu wuxuu wasiirada u sheegay in la dhammeystiray xeerarka iyo hab-raacyada lagama maarmaanka u ah in doorasho ka dhacdo 3-da degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufdeyn, bartamaha sanadkan. Kulankan oo ka mid ahaa shirarka TPEC ay la yeelato mas’uuliyiinta hay’adaha dawladda ayaa looga wadahadlay u diyaargarawga doorashooyinka soo aaddan iyo sidii hay’adaha dawladdu ugu diyaargaroobi lahaayeen. Sidoo kale waxaa intii shirku socday la isku raacay in dhawaan la magacaabo Guddiga Amniga Doorashooyinka Puntland. Wasiiradu waxay adkeeyeen in ay dhankooda diyaar la yihiin qaybaha kaga aaddan qorsha TPEC ee hirgalinta doorashooyinka 3-da degmo, sida wacyi-galinta, amniga goobaha cod bixinta, daryeelka, caafimaadka iyo faya-qabka goobaha diiwaangalinta iyo cod bixinta. Doorashada 3-da degmo ee Eyl, Qardho iyo Uffayn ee bartamaha 2021 dhacaya, waxaa xigi doonta doorashada ka dhici doonta dhammaan degmooyinka kale ee Puntland. PUNTLAND POST The post TPEC oo la shiray Guddiga Wasiirada Puntland u qaabilsan Doorashooyinka appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/03/Warka-Duhur-132021.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa la filayaa in maanta uu qabsoomo shir ay yeelan doonaan sii hayaha xilka ra’iisul wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga musharaxiinta madaxweynaha. Sida ay Caasimada Online u sheegeen ilo xog ogaal ah, Maxamed Xuseen Rooble wuxuu markii hore dalbaday in kulankaan uu ka dhaco madaxtooyada Soomaaliya, balse waa lagu gacan seyray, taasna waxey keentay in shirka loo wareejiyo hotel Decale. Sii hayaha xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble wuxuu u muuqdaa mid kaalintiisii qaadanaya, kulankii uu la yeeshay Beesha Caalamka kadib, waxaa la filayaa inuu isugu yeero madaxda maamul goboleedyada si loo amba-qaado dhabbaha lagu gaari karo heshiis doorasho oo lagu wada qanacsan yahay. Beesha Caalamka waxey soo jeedisay in ilaa bartamaha bishaan la helo jadwal doorasho oo loo dhan yahay, la meel mariyo heshiiskii 17-kii September 2020 ka dhacay Muqdisho, iyadoo lagu lifaaqaayo isfahamkii guddiyada farsamada dhinacyada ee ku shiray Baydhaba. Si kastaba waxaa jira waxyaabo badan oo ku hor gudban doorashada dalka, waxaana jira shuruudo badan oo ay soo gudbiyeen maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaldn, sidoo kalana midowga musharaxiinta. Dhamaan shuruudahaas waa ku adag oo si weyn uga soo horjeeda sii hayaha xilka madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo aan la fileynin inuu shirka soo aadan qeyb ka noqdo.
-
(SLT-Tehran)-Xukuumadda Iran ayaa sheegtay in ayna ka qeyb geli doonin shirar hor-dhac ah oo ay ku baaqeen Midowga Yurub in ay ku kulmaan dhammaan saxeexayaashii heshiiskii Nukliyeerka ee 2015. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee IRAN, Saciid Khatibzadeh oo sheegay in go’aankooda la xadhiidho hab dhaqanka khaldan iyo hadallada kasoo yeedhaya Maraykanka iyo qaar kamid ah wadamada EU-da. Iran ayaa sharuud uga dhigtay dib-u-dhaqangelinta heshiiskii 2015, in marka hore Maraykanka uu qaado xayiraadii ay xukuumadii hore ee Trump ay kusoo rogtay Tehran. Maamulka cusub ee Maraykanka ee Joe Biden ayaa dhankoodana sheegay in marka hore wadahadalka la furo isla markaana meesha ka saartay in hadda la qaadi doono cunaqabateynta. Midowga Yurub ayaa toddobaadkan soo jeediyey in la isugu yimaado kulamo horudhac ah oo ay ka qeyb galaan Iran, Maraykanka iyo dalalkii kale ee heshiiskaasi wax ka saxeexay oo ay ku jiraan Ruushka iyo China. Source
-
Maanta waxaa Qado ku leh Hotel Decale ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Raysal wasaaraha Xilka sii haya iyo Mucaaradka, wararka la helayo waxay sheegayaan in halkaas looga dhawaaqi doono laba Gudi. Labada Gudi oo labada dhinac ka kala socda ayaa waxay kala ahaan foonaan., Gudiga qabanqaabada Mudaharaadka loogasoo horjeedo Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Gudiga Xaqiiqa raadinta dhacadadii Jamcada 19 Feb.2021 ee ay Ciidamada Dowladu ku xabadeeyeen Mudharixiinta Madaxweynaha. Raysal wasaare Rioble ayaa hada u muuqda Nin Ciyaaraya Doorkiisa Raysal wasaaranimo xiliga kala guurka, Laakiin su’aasha la isweydiinayo ayaa waxay tahay Sider Raysal wasaaruhu qayb uga yahay Abaabulka Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweynihii Farmaajo? Puntlandi.com The post Raysal wasaaraha KMG iyo Mucaaradka oo laba Gudi dhissya appeared first on . Source
-
Qaar kamida Mucaaradka ayaa ka horyimid in Safiirka Cusub ee Ingiriiska u fadhiyi doona Soomaaliya Ms Kate Foster ay waraaqeheeda safiirnimo u gudbiso Madaxweyne Farmaajo. Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey uu Wali Dharciga ku xadgudbay, waxaa iyana sharci jabin ah in Safiirada Ingiriisku ay waraaqeheeda Aqoonsiga u gudbiso Madaxweyne Wakhtigiisu dhamaadey, wuxuu yiri sidaan hoose. “Waxay noqon doontaa jebin sharci & qalad siyaasadeed haddii safiirka cusub ee (UKinSomalia) ee Soomaaliya ay u soo bandhigto warqaddeeda aqoonsiga oo ay u dhiibto Farmaajo oo waqtigiisu ku ekaa 8dii Febraayo.”. Safiirka Cusub ee Ingiriiska ayaa lasoo magacaabay Bishii Janaayo, waxayna Xafiiska la wareegtay Bidhii Feberaayo. Puntlandi.com Muqdisho The post Mucaaradka oo kasoo horjeestay In Safiirka Cusub ee UK uu Waraaqaha Aqoonsiga gudbiyo Madaxweyne Farmaajo appeared first on . Source
-
(SLT-Hargeysa)-Murrashax Axmed Cabdii Abyan oo ah Murrashax u tartamaya Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa ku biiray labada Murrashax ee kale ee Cabdirisaaq Khaliif iyo Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, oo iyagu murrashaxiin Waddani iyo KULMIYE ka tirsan oo u ordaya Doorashada Golaha Wakiillada, isla markaana doonaya in ay ku loollamaan in ay noqdaan haddii la doorto Guddoomiyaha Golaha Wakiillada. Murrashax Abyan oo isaguna ku tirsan Xisbiga UCID, ayaa ku soo biiray loollankan labada nin ee kale, ee hore u shaaciyey hankooda. Axmed Cabdi Abyan oo ay isku deegaan iyo labadan Murrashax ee Khaliif iyo Faratoon, ayaa waxa isaguna uu doonayaa inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Murrashaxiintan isku deegaanka hoose ah ee saddexda Xisbi ka sharaxan, ayaa u muuqda kuwo mid walba Xisbigiisu danaynayo inuu ka dhigo Gudddoomiyaha Golaha Wakiillada, haddii ay soo baxaan. Inkasta oo calamad su’aal weyni saaran tahay sida ay ku soo bixi karaan murrashaxiintan oo hal beel ka soo wada jeeda, isla markaana u muuqda kuwo Xisbiyadooda oo aan cod u haynin dabada ka riixayaan. Dadka Siyaasadda karkariya, ayaa sheegaya in aanay loollankan raggan ka maqnayn in qaarkood ciyaarayaan Kaadhka Siyaasadda Somaliland caanka ku tahay ee la yidhaahdo ‘LA DAGUU POLITICS’ Source
-
Somalia considering second lockdown as COVID19 fast spreads
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
MOGADISHU (HOL) - Somalia could be headed for a second lockdown following a spike of COVID19 cases in the country as the second wave hits the Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online -
Guddiga doorashooyinka oo ka hadlay ismari-waaga doorashada
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada in ay deg deg isugu yimaaddaan, si loo xaliyo tabashooyinka taagan. Guddigu wuxuu ku baaqay in dhinacyada Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka oo ah cidda ay ka go’do taladda doorashadu ay fuliyaan heshiiskii doorashada ee 17 Sebteembar 2020. Guddigu ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada in ay ku dadaalaan, qaybna ka qaataan isu soo dhoweynta dadka, lagana fogaado hadallada ku dhisan kala kaxaynta iyo qaybinta bulshada. Sidoo kale Guddigu ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhawaan ay wada galeen Midowga Musharixiinta iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsanaa is fahamka waxyaabihii dhacay, waxaana guddigu ku boorriyeen in ay sii wadaan dadaallada la isugu soo dhoweynayo dhinacyada siyaasadda iyo daneeyayaasha kale ee doorashooyinka, si wadanka ay uga qabsoonto doorasho loo wada dhan yahay oo xor iyo xalaal ah. PUNTLAND POST The post Guddiga doorashooyinka oo ka hadlay ismari-waaga doorashada appeared first on Puntland Post. -
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka 2021-ka ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka, wadada-hadallada socda iyo heshiiskii dhex-maray xukuumadda iyo xubnaha midowga musharraxiinta. Ugu horreyn guddiga ayaa soo dhoweeyey heshiiska labada dhinac, wuxuuna ugu baaqay inay sii wadaan dadaalladooda xalka looga gaarayo doorashooyinka. “Guddigu wuxuu soo dhoweynayaa heshiiskii dhawaan ay wada galeen Midowga Musharixiinta iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsanaa is fahamka waxyaabihii dhacay, waxaana guddigu ku boorrinayaa in ay sii wadaan dadaallada la isugu soo dhoweynayo dhinacyada siyaasadda iyo daneeyayaasha kale ee doorashooyinka, si wadanka ay uga qabsoonto doorasho loo wada dhan yahay oo xor iyo xalaal ah,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay guddiga doorashooyinka. Sidoo kale wuxuu guddigu shaaca ka qaaday in xalka kaliya ee looga gudbi karo marxaladda adag uu yahay fulinta heshiiskii 17-kii Sebteembar ee sanadkii hore. “Guddigu isagoo ka eegaya xaaladda dalka dhinacyada amniga, siyaasadda iyo duruufaha kale ee nololeed ee ay qabaan dadka Soomaaliyeed, una baahan in laga gudbo marxaladdan wuxuu ku baaqayaa in dhinacyada Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka oo ah cidda ay ka go’do taladda doorashadu ay fuliyaan heshiiskii doorashada ee 17 Sebteembar 2020,” ayaa markale lagu yiri qoraalka guddiga. Warsaxaafadeedkan ayaa sidoo kale loogu mahadceliyey wakiilada beesha caalamka oo dadaal badan ku bixinaya xal ka gaarista muranka ka taagan doorashooyinka. Ugu dambeyn guddiga ayaa ugu baaqay dhinacyada is haya inay isugu yimaad shir deg-deg ah, si xal mideysan loo gaaro, wuxuuna guddigu intaasi sii raaciyey in xaaladda adag ee uu dalka ku jiro looga samata bixin karo qabashada doorasho xor iyo xalaal ah.
-
More than 1,000 Uganda People’s Defense Forces – UPDF soldiers under the Reserve Forces have been recalled for deployment in Somalia. Maj Yusuf Bilal Katamba of the UPDF First Division that superintends reserve forces says that the recalled soldiers should report to nearby barracks not later than tomorrow. The army said the soldiers were supposed to be deployed in Somalia in April 2020, but the plans were disrupted by the Covid-19 pandemic. Reserve forces comprise of soldiers who have been officially retired from the army. Maj Katamba said the combatants will report at Kakiri barracks for those in Kampala Metropolitan areas that include Kampala city, Wakiso and Mukono districts. In greater Masaka, the soldiers will report at Kasajjagirwa, those in Jinja and neighbouring districts will report at Gaddafi barracks while those in Mubende and neighbouring districts will go to Kabamba barracks. Section 31 of the UPDF Act 2005 and Article 17 of the Constitution of Uganda mandates the Commander in Chief to keep all or some of the army retirees under military service for a period he or she wishes. The Reserve Force is believed to have more 20,000 personnel who are currently under the command of Lt Gen Charles Otema. Retirees now being recalled will have to undergo a four months intensive military training to prepare them for strenuous military operations in Somalia against Al-Shabaab. UPDF mixes reservists with full-time soldiers to form a Battle Group of over 15,000 combatants who will replace a group that has completed its one-year tour of duty. Maj Katamba said the reservists who have been recalled for deployment in Somalia, will be under Battle Group 33 which is expected to be deployed in Somalia in the next few months. Uganda has over 6,000 soldiers in Somalia who have been confronting Al-Shabaab terrorists since 2007. UPDF is applauded for flashing militias out of Somalia capital Mogadishu and other major towns. Among other requirements for a reserve soldier to qualify for the mission deployment include; being aged 55 and below without any criminal record and in possession of original national IDs. View the full article
-
Covid-19 pandemic has stretched its virulent hands over all aspects of life, threatening to wring the productivity out of anything that doesn’t employ the necessary steps to adapt and evolve to the “new normal”. The International Court of Justice is no exception to this, and has had to go through its own transformation to survive. Like most courts throughout the world, the ICJ has ceased holding physical hearings in view of the pandemic. It has been conducting its hearings virtually, utilising the now popular Zoom platform. This allows all members of the court – as well as parties to the case – to participate in the activities of the court remotely, at a safe distance to minimize virus transmission risks. At their onset, virtual hearings received significant praise. They became renowned for remedying the inefficiency of some processes in relation to cases and expediting proceedings in a manner previously unseen. In Kenya, where case backlogs have been for so long associated with the court system, the platform has helped in reducing the pending cases. The ICJ intends to continue the proceedings of the Kenya-Somalia maritime dispute boundary case on March 15, using the Zoom platform as its medium of choice. However, what may not have been predicted in this transition is a factor that has now become a threat to the integrity and fairness of these virtual systems and the court processes they strive to preserve– their lack of adequate security. Security issues across the internet generally come as no surprise, and so the court process carried out across the internet ought to be without doubt afflicted with issues. Across the globe, courts have been experiencing a phenomenon that has now been termed as “Zoom-bombing”. Although it varies across cases, generally this has been a situation whereby unwanted participants enter the meeting and commit a number of indecencies such as projecting pornographic imagery, interrupting the court process, amongst other things. This speaks volumes as to the lack of sufficient security when it comes to Zoom. Court matters generally must be private (dependent on whether it is a public hearing or not), as sensitive material is shared during these proceedings and witnesses who appear may sometimes need to be kept anonymous. All this is compromised when using a medium that cannot provide sufficient guarantees of security in the same manner as what is achieved in physical hearings. This is made worse in a case such as the Somalia v Kenya case before the ICJ. Kenya has indeed expressed its extreme discomfort surrounding the choice to conduct the proceedings on Zoom. Other than the security issues enumerated above, the transition to this web platform has resulted in the ICJ stating that the court would only admit four people from the Kenyan team. This will lead to the unfortunate exclusion of some first-hand witnesses from Lamu – the area whose inhabitants will feel the immediate, adverse effects a potential delimitation in favour of Somalia – who would provide key information about their historical and cultural ties to the disputed area. Furthermore, because of the lack of adequate security on the Zoom platform, the safety of potential key witnesses from Somalia who may testify against their home country is put at a great risk. They may opt to withdraw their testimonies, which will weaken the Kenyan case substantially. A culmination of the above will result in court proceedings that are wholly compromised, unjust and unfair. The truth is that the transition from physical to virtual likely came too quickly and the robust framework for privacy and security that is meant to accompany the ICJ court process was not as integrated into this digital evolution as is necessary. In recognition of this, Kenya has requested that this case be postponed, but to no avail. The case will continue on March 15 with the process still plagued by all of these blaring issues. With the court process surely compromised, can we truly hope for an outcome that is based on fairness and justice? View the full article