Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. WASHINGTON — The Somali military accused al-Shabab militants of deliberately displacing civilians from villages and towns they had captured before they could be reclaimed by government forces. Source: Hiiraan Online
  2. Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday visited Adan Yabal, a town in Middle Shabelle region, about 220 kilometres north of Mogadishu, which was recently liberated from the jihadist group Al-Shabaab. Source: Hiiraan Online
  3. Somalia has appealed to the international community to sustain funding for the drought response as 8.3 million people are expected to face a food crisis by mid-2023. Source: Hiiraan Online
  4. MINNEAPOLIS — Coming off the heels of a visit to Washington D.C., Somalia President Hassan Sheikh Mohamud is stopping in Minneapolis Thursday night. The president was re-elected for a new term recently and is expected to speak about the war against terror in Somalia. Source: Hiiraan Online
  5. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed muhiim ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya Mudane William Ruto. Kulankaan ayaa looga hadlay xiriirka labada dal, ayada oo madaxweyne Xasan Sheekh uu la wadaagay dhigiisa dalka Kenya xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada ay kuu dhuumaaleysanayaan argagixisada Al-Shabaab. William Ruto ayaa dhankiisa bogaadiyey howl-gallada xoreynta deegaannada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan oo muujiyey kartida iyo awoodda ay u leeyihiin dowladda iyo shacaka Soomaaliyeed cirib-tirka argagixisada. Sidoo kale waxa uu sii adkeeyay taageerada joogtada ah ee ay dowladiisu la garab taagan tahay dowladda federaalka Soomaaliyeed. Madaxweyne William Ruto ayaa xoojiyey xiriirka taariikhiga ah ee dalkiisa uu la leeyahay Soomaaliya iyo doorka ay ku leedahay xasilloonida gobolka, isagoo xusay muhiimada ay leedahay fulinta qorsheyaasha lagu soo bandhigay Madasha Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka, iyada oo dowladda federaalka ay gudbisay qorsheheeda ku aaddan isbeddelka cimilada, dowladda wanaaga, xasilloonida Qaaradda Afrika, gurmadka deg-degga ah iyo la-dagaallanka argagixisada. Madaxweynaha ayaa maalmihii dambe kulamo doceedyo la qaadanayay madaxda kasoo qeyb-gashay Madasha Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka, wuxuuna sidoo kale kulan la yeeshay dhigiisa Uganda Mudane Yoweri Museveni oo ay ka wada-hadleen xiriirka labada dal, la-dagaalanka Al-Shabaab iyo arrimo la xiriira shirka ka socda Mareykanka. The post Maxaa looga hadlay kulanka Xasan Sheekh iyo Ruto? appeared first on Caasimada Online.
  6. Cid kasta oo Cod Dadweyne lagu Doorto waxaa Bedeli kara Cid kale oo Cod dadweyne lagu doortay. 1. Madaxweyne Cod lagu doortay waxaa bedeli kara oo keliya Madaxweyne Cod lagu doortay xataa haddii ay Labaatan Sanadood qaadanayso. 2. Xildhibaano Cod lagu doortay waxaa bedeli kara Xildhibaano kale sida kuwii hore ee 15 Sanadood fadhiyay, iyaga oo ay muddo dhaaftay xiligii la doortay ayay hadana Xildhibaano ahaayeen. 3. Golayaal deegaan oo la doortayna waxaa bedeli kara oo kaliya golayaal deegaan oo la doortay sidii kuwii hore oo fadhiyay Sagaal Sanadood. 4. Xisbiyo Qaran oo Cod Dadweyne ku yimina waxaa bedeli kara oo keliya Xisbiyo Qaran oo kale oo Cod Dadweyne ku yimi, iyagaa Xisbiyo ka ahaanaya Dalka ilaa inta Xisbiyo kale Cod Dadweyne lagu dooranayo. Doorashadii 2010 Saddexdii Xisbi ee Kulmiye l, UCID iyo UDUB waxay Doorashadii Madaxtooyada galeen iyaga oo Liisankoodii Xisbinimo dhacsan yahay. Cidii wax kale la shir timaada waxoodu waa AAA UUU ….. Kaysar Maxamed Qaran News
  7. Sheekh lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyey Nebi Muxammad “NNKH” oo Dil lagu xukumay Sheekh Cabduljabar Naasir Kabara Maxkamad ku taalla gobolka Kano ee waqooyiga dalka Nigeria, ayaa wadaad caan ah oo diinta Islaamka ku caan baxay ku xukuntay dil toogasho ah. Tallaabadani ayaa timid, kaddib markii lagu helay wadaadka dambi ah inuu aflagaadeeyay Nebi Muxammad NNKH, kaasoo uu ku sheegay qaar kamid ah wacdiyo uu jeediyey. Sheekh Cabduljabar Naasir Kabara, ayaa tan iyo bishii July ee sanadkii hore waxa uu maamulka ku hayey xabsi, kadib markii lagu eedeeyay inuu faafiyay been ka dhan ah Nabi Muxammad NNKH. Maxkamadeynta ayaa waxaa si dhow ula socda dadka reer Nigeria. Kano, ayaa waxay kamid tahay dhowr iyo toban gobol oo ku yaalla waqooyiga dalka Nigeria, halkaasoo shareecada lagu dhaqmo, iyadoo uu ku lammaanan yahay sharciga cilmaaniga ah ee dalka. Caalimkan oo 52 jir ah, ayaa kasoo jeeda Dariiqada Qaadiriyada. Waxa uu leeyahay tiro aad u badan oo raacsan isaga, gaar ahaan gobolka Kano. Aabihii waxa uu ahaa hoggaamiyihii dariiqooyinka ka jira Galbeedka Afrika, illaa uu geeriyooday sanadkii 1996-kii.Sheekh Cabduljabar, ayaa wuxuu xaq u leeyahay inuu racfaan ka qaato xukunka. Xukunka dilka ah ee ay xukumaan maxkamadaha dalka Nigeria, ayaa dhif ah in la fuliyo. Taa beddelkeeda, dadka la xukumo, ayaa waxaa badanaa lagu hayaa xabsiyada muddo aan xad lahayn. Qaran News
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgal muddo 48 saacadood ka socday degaanka Guulane ee gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay tiro ku dhow 100 Al-Shabaab ah. Howlgalkan oo isugu jiray duqeyn cirka ah iyo weerar toos ah ayaa ka dhacay Tuulada Juxaay ee hoostaga degaanka Guulane, Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo ay ku sugnaayeen boqolal Alshabaab ah. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegya in ilaa 88 Al-Shabaab ay lagu laayey weerarka, islamarkaana meydadka 32 ka mida la ururiyay, lana aqoonsaday, halka inta kale la aqoonsan karin, sida uu sheegay. Maleeshiyadan ayaa lagu duqeeyay meel howd ah oo go’doon ah, waxaana duqeynta fuliyey ciidamada Mareykanka, iyadoo wasiirka uu sheegay in hal askari uu ku dhintay howlgalka afar kalena ay ku dhawacmeen. Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka ay gacanta ku dhigeen saanad ciidan iyo hub fara-badan, kuwaasi oo argagixisada ay u adeegsan jireen dhibaateynta Shacabka. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Al-Shabaab oo ku saabsan dagaalka iyo duqeynta khasaaraha weyn dhalisay ee ka dhacday degaanka Guulane oo ay isku urursanayeen. Juxaay waa degaan istiraatiiji ah oo muhiim u ah howlgallada ka socda goballada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, waxaana si buuxda gacanta ugu dhigay Ciidanka Xoogga, iyaggoo halkaasi ka wada howlgallo nadiifin ah. The post Al-Shabaabkii ugu badnaa oo lagu dilay howlgal xilli DF ay qabsatay degaan cusub appeared first on Caasimada Online.
  9. Xidhiidhka kubadda cagta Morocco oo dacwad u gudbiyey FIFA Kooxaha Faransiiska iyo MoroccoImage caption: Kooxaha Faransiiska iyo Morocco Xiriirka kubbada cagta Morocco (FMRF), ayaa u gudbiyey dacwad xiriirka kubbada cagta adduunka ee Fifa, taasoo ku saabsan garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii Arbacadii ee afar dhamaadka koobka adduunka, uga adkaadeen xulka difaacanaya koobka adduunka ee ka socda dalka Qatar. FMRF ayaan ku faraxsaneyn in garsooraha reer Mexico ee, Cesar Ramos, uu ku guul daraystay inuu rigoore u dhigo qaybtii hore ee ciyaarta kooxda ka socotay Waqooyiga Africa, markii Theo Hernandez uu si khalad ugu gafay Sofiane Boufal, aagga lagu helo gool ku laadka. Halkii lagu abaal marin lahaa rigoore, taasoo dhowr dhinac ay dareemeen inay ku habboon tahay, Ramos ayaa taa beddelkeeda jaale ku qaatay Boufal, oo qalad uu ka galay. Kooxdii ugu horeysay ee Afrikaana, haddana dhanka kale Carab ah oo u gudubta heerka afar dhamaadka Koobka Adduunka, Morocco ayaa loogga badiyay 2-0. Kadib markii uu qeybta hore uu u dhaliyay daafaca bidix Hernandez gool kooxda Faransiiska, halka goolka labaadna uu u dhaliyay Randal Kolo Muani, oo bedel ku soo galay. “FMRF waxa ay u qortay hay’adda ay khusayso dacwad, taasoo ah inay dib u eegis ku sameyso go’aamadii garsoorayaasha, ee ka diiday kooxda Morocco laba rigoore oo aan lagu murmi Karin, marka loo eego aragtida dhowr garsoore oo takhasus u leh,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay guddiga xukunka ee Morocco. “FMRF waxay si isku mid ah ula yaabtay in caawiyaha garsooraha ee fiidiyowga (VAR) uusan ka falcelinin xaaladahan.” Qaran News
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shanti sano uu mucaaradka ahaa uu ka shaqeynayay sidii dalka looga saari lahaa Al-Shabaab. “Markii aan ku guuldareystay doorashadii 2017-kii oo aan xilka ka maqnaa muddo shan sano ah, muddaas aniga, xisbigeyga iy waxgaradka waxaa inoo soo baxday waxka baddalka wacyiga bulshada iyo aragtidooda ku aadan ururkan, Al-Shabaab tallaabo militeri ah kaliya ah loogama guuleysan doono, waxaa looga guuleysan karaa dagaal fikir iyo mid dhaqaale,” Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkan sheegay xilli uu ka qeybgalayay shir madaxeedka hoggaamiyeyaasha Afrika uga socday dalka Mareykanka. Tan iyo markii uu Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay xilka madaxweynenimada Soomaaliya, oo uu markii labaad qabtay, waxa uu ku celcelinayay in shaqada ugu horreysa ee dowladdiisa ay qabaneyso ay tahay baabi’inta Al-Shabaab. Waxa uu horay u sheegay in awal dagaalkan loogu adeegsaday labo xeeladood balse ay shaqeyn waayeen. “Xeeladda xakameynta oo ah in Al-Shabaab lagu ekeeyo gudaha Soomaaliya, si aysan ugu fidin dalalka deriska ah iyo dalalka dibadda ayaa ka mid ahayd xeeladihii la adeegsanayay 15-kii sano ee lasoo dhaafay,” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qiray in xeeladdaas ay guul darreysatay, maadaama sida uu sheegay Al-Shabaab “ay ku shaqeeyaan fikrad” weerarrada ay dalalka jaarka la ah Soomaaliya ka fuliyeenna ay caddeyn u yihiin in xeeladda xakameynta aysan suurtagal ahayn. “Militarigu waa qayb muhiim ah si kooxahan Khawaarijta looga guulaysato balse marka aan ka hadlaynno duruufaha Soomaaliya waxaan go’aansannay in labo jihood lagu siyaadiyo dadaallada socda: Dagaal fikir iyo mid dhaqaale,” ayuu yiri madaxweynaha. “Iskaashiga bulshada iyo dowladdooda wuxuu ka dhigaa argagaxisada sida kalluun laga soo saaray biyihii uu ku jiray. Ma sii jiri karaan bulshada la’aanteed haddii bulshadu ku kacdana, ma haystaan ikhtiyaar aan ahayn inay cararaan, waana sida ay hadda samaynayaan.” The post Shabaab iyo Xasan Sheekh: Muxuu sameeyay markii looga adkaaday doorashadi 2017? appeared first on Caasimada Online.
  11. Muuqaal: Wasiir Al-cadaala Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 88 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay howlgal qorshaysan oo 48 saac ee la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Juxaay ee gobolka Shabeellaha dhexe. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in ay howlgalkaas wada fuliyeen ciidamada NISA iyo ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibaddooda caalamka. Khasaaraha dhanka dowladda ka soo gaaray howlgalkaas ayuu wasiir Al-cadaala ku sheegay askari dhimasho ah iyo afar dhaawac ah, wuxuuna intaas ku daray in ciidamada dowladda ay hadda gacanya ku hayaan deegaankaaso. Dowladda Federaalka oo garabsiinaysa ciidamada qabiilada ee loo yaqaano Macawisleyda ayaa bilihii la soo dhaafay waday dagaalo ka dhan ah Al-shabaab oo intooda badan ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, kuwaas oo sababay inta badan in lagala wareego goboladaas Al-shabaab oo muddo dheer ka talinayay. PUNTLAND POST The post Howlgal lagu dilay 88 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  12. President Biden faced a challenge in winning the confidence of a continent where the circumstances of its leaders vary so dramatically. At the close of the U.S.-Africa summit, President Biden promised to make a visit in return. After a flurry of promises during a summit that sought to renew America’s standing in Africa, President Biden sent the continent’s leaders home on Thursday with a promise to return the visit — the first by a U.S. president to sub-Saharan Africa since 2015 — although he declined to say when the trip would happen, or to which countries. Publicly, many of the nearly 50 leaders who made the trip to Washington praised Mr. Biden for the three-day event that included a commitment of $55 billion in American spending in Africa over three years, as well as dozens of business deals and initiatives in areas like technology, space, cybersecurity, food security and the environment. As the summit closed on Thursday, Mr. Biden also underscored America’s more traditional priorities in Africa when he announced another $2 billion for emergency humanitarian aid on top of $11 billion in recent food security announcements. But behind the scenes, officials from several African countries, speaking on the condition of anonymity to avoid disparaging their American hosts, were less complimentary about the summit. Some said they had heard big American promises before, notably during the inaugural 2014 U.S.-Africa summit hosted by President Barack Obama, that did not come to pass. Others noted that some of Mr. Biden’s promises depended on approval from Congress at a time when a strained American economy and the war in Ukraine were dominant concerns. That gap highlighted the challenge for Mr. Biden in holding such an expansive summit, and of winning the confidence of a continent with such a broad appeal when the circumstances of its leaders vary so dramatically. African leaders have repeatedly stressed that they do not want to be forced to take sides between the United States and its strategic competitors on the continent, notably China and Russia. Mr. Biden made it clear that he heard those appeals and was at pains to avoid framing the summit as part of a strategic competition. “We have the will to work with Africans and we need you,” Mr. Biden told the African leaders. “I hope we’re making it clear today and every day — it’s not just showing the will, but doing the work. And there’s a lot of work to be done.” President Mohamed Bazoum of Niger said in an interview Thursday morning that the summit had succeeded in strengthening the conversation between African countries and the Biden administration. “The United States is showing increased interest for Africa, and it allows them to understand the needs of the continent and what is at stake,” he said. Summits are rooted in symbolism, and some leaders fared better than others during their time in Washington. (Five African leaders were not invited, mostly because they had come to power through military takeovers.) Mr. Biden met privately at the White House with the leaders of six countries facing elections next year — the Democratic Republic of Congo, Nigeria, Sierra Leone, Gabon, Liberia and Madagascar — where he urged them to hold free and fair votes. Some later posted “grip-and-grin” photos with Mr. Biden in the Oval Office, a cherished souvenir for any visitor wanting to showcase his good standing with the American president. Other photos taken, though, proved trickier for Mr. Biden. He took a break from the summit to watch Morocco play France in the World Cup semifinal with a handful of African leaders on Wednesday. But when a photo emerged on social media that showed Mr. Biden sitting alongside Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia, watching the game, it caused a furor among Ethiopians. Supporters took the image, which was posted on Twitter by Ethiopia’s national security adviser, as a sign that Mr. Abiy was finally back in Mr. Biden’s good books, 15 months after the United States threatened sanctions against the Ethiopian government over its conduct in the country’s ruinous civil war. But Mr. Abiy’s critics, including hundreds of Ethiopians gathered behind barricades outside the summit hall, yelling slogans against him, took it as a betrayal. “It really broke my heart,” said Eden Kassa, a protester from the Tigray region in northern Ethiopia. “How messed up is it for Biden to sit with a person like this? Maybe this is what presidents do.” A spokeswoman for the National Security Council said the encounter had occurred at a casual gathering where leaders were milling around the room. The United States urges further implementation of a deal to end hostilities in Ethiopia, including the withdrawal of Eritrean troops, disarmament of Tigrayan forces and access for international human rights monitors, she added. For the Americans, the summit was not about choosing favorites or singling out abusers. All countries in good standing with the African Union, with the exception of Eritrea, were invited. Instead, the Biden administration stressed its commitment to partnership — a marked change in the tone of Washington’s relationship with the continent after President Donald J. Trump’s administration — and their belief that Africa will play a crucial role in changes that will reshape the global order. “How we tackle these challenges, in my view, will determine the direction the entire world takes in the decades to come,” Mr. Biden told his guests on Thursday. “African voices, African leadership, African innovation all are critical to addressing the most pressing global challenges and to realizing the vision we all share: a world that is free, a world that is open, prosperous and secure.” The streets surrounding the convention center were sealed off, and the sirens of flashing presidential motorcades were a constant din in Washington throughout the three days of meetings. The city’s most expensive hotels bustled with African presidential delegations, as officials took advantage of the summit to hold formal and informal meetings with African neighbors. But other Africans in Washington — many of whom fled to the United States years ago, escaping persecution or seeking prosperity — were less impressed with the tight security and glitz. Hakeem Sankoh, who immigrated to the United States in 2014 from Sierra Leone, said that Mr. Biden’s guests were a big part of the problem in Africa, not its solution. “This is an opportunity for the United States to make a positive change,” he said. “It’s also a chance for corrupt African leaders to exploit African people and their resources.” In a joint statement marking the close of the events, the United States and the African Union said the summit reflected an evolving relationship. “Our partnership is based on a conviction that Africa’s governments and peoples will help define the future of the international order to address our world’s most pressing challenges,” the statement read. The African Union chairman, President Macky Sall of Senegal, enumerated Africa’s priorities including fighting terrorism, boosting democracy and negotiating “a just and fair energy transition” with the West. He also called out the United States on two issues. He pushed for the lifting of sanctions against Zimbabwe, and he criticized a proposed American law that seeks to limit illicit Russian activities in Africa, such as supporting mercenaries. If the bill passed into law, he warned, it “could gravely harm the relationship between Africa and the United States.” In addition to planning his own trip to Africa, Mr. Biden said he was sending his wife, Jill Biden, as well as Vice President Kamala Harris, Secretary of State Antony J. Blinken, Defense Secretary Lloyd J. Austin III, Treasury Secretary Janet L. Yellen and other senior officials to the continent. “Promise you’ll send them back,” he said. “I need them. They all want to go, but I’m worried they won’t come home.” If he follows through on a visit, Mr. Biden would be the sixth president since the end of World War II to travel to sub-Saharan Africa while in office. George H.W. Bush flew to Somalia in his final weeks in office to visit American troops and international relief workers, while Bill Clinton, George W. Bush and Barack Obama made more extended trips across the continent, each of them welcomed by exuberant crowds. Mr. Trump, who denigrated African countries using an epithet, never traveled there while president. “America will not dictate Africa’s choices. Neither should anyone else,” Secretary of State Antony J. Blinken said at a Thursday news conference concluding the summit. “The right to make these choices belongs to Africans, and Africans alone. But we will work relentlessly to expand their choices.” Analysts said that for the summit to succeed in its stated goal of showing that the United States is “all in on Africa,” it should take place every three years, as happens in China. At a coffee shop a few blocks south of the summit hall, Florindo Chivcute, an anti-corruption campaigner from Angola, said he understood America’s rationale for holding it now. “The U.S. has fallen behind on the continent,” he said. “Russia and China are three steps ahead. It needs to catch up, fast.” American businesses are preferred in Africa, Mr. Chivcute said. Strict U.S. laws mean that American companies are more transparent than Chinese ones, which often pay kickbacks and deliver shoddy work. Some Chinese-built roads in Angola completed just five years ago are already crumbling, he said. But when asked what the summit would mean to ordinary Angolans, he hesitated. “I’m not sure how it will translate for them,” he said. Source: The New York Times The post Biden Courts African Leaders, but Some Are Skeptical of Big Promises appeared first on Puntland Post.
  13. The two men that were arrested by Gardaí investigating the murder of 22-year-old Mahamud Ilyas in Co Meath have been released without charge. A man aged in his 50s was arrested earlier this week has now been released without charge. A second male in his late teens was also arrested as part of the investigation on Tuesday 13 December 2022, and he has also been released without charge. Mr Ilyas’ remains were discovered wrapped in carpet in a field in rural Co Meath on Saturday afternoon. He lived in the west Dublin area with his family who are originally from Somalia. A garda spokesman confirmed that they are appealing for anyone who may have information on Mr Ilyas’ movements between Friday 9 December and Saturday 10 December to contact them. A garda spokesman said: “Investigating Gardaí continue to appeal for information. “They are particularly appealing to any persons who may have seen or spoken with Mahamud between Friday 9th December, 2022 after 10am to Saturday afternoon 10th December, 2022. Any persons with any information on the movements of Mahamud are asked to contact the investigating team.” Gardai are also appealing to anyone who travelled along Belgree Lane, Kilbride on Friday 9 or Saturday 10 of December, to come forward. Motorists with dashcam footage from this location are asked to make it available to Gardaí. “Anyone with any information is asked to contact the Incident Room at Blanchardstown Garda Station on 01 6667000, the Garda Confidential Line on 1800 666 111 or any Garda station. “Investigations are ongoing,” added a garda spokesman. The post Two men released as gardai continue investigating death of Dublin man Mahamud Ilyas appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta ah isagoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada ay kuu dhuumaaleysanayaan argagixisada Al-Shabaab. Madaxweyne Joe Biden ayaa bogaadiyey howlgallada xoreynta deegaannada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan oo muujiyey kartida iyo awoodda ay u leeyihiin dowladda iyo shacaka Soomaaliyeed cirib-tirka argagixisada, waxa uuna adkeeyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shir madaxeedka Mareykanka iyo Afrika ka sheegay in Al-Shabaab aan looga guuleysan karin dagaal oo kaliya. “Militarigu waa qayb muhiim ah si kooxahan Khawaarijta looga guulaysato balse marka aan ka hadlaynno duruufaha Soomaaliya waxaan go’aansannay in labo jihood lagu siyaadiyo dadaallada socda: Dagaal fikir iyo mid dhaqaale,” ayuu yiri madaxweynaha. “Iskaashiga bulshada iyo dowladdooda wuxuu ka dhigaa argagaxisada sida kalluun laga soo saaray biyihii uu ku jiray. Ma sii jiri karaan bulshada la’aanteed haddii bulshadu ku kacdana, ma haystaan ikhtiyaar aan ahayn inay cararaan, waana sida ay hadda samaynayaan.” The post Maxaa kasoo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Joe Biden? appeared first on Caasimada Online.
  15. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka Mudane Joe Biden, waxaana sidoo kale Xasan lagu wadaa inuu booqdo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis, Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab isagoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada ay kuu dhuumaaleysanayaan argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa bogaadiyey howlgallada xoreynta deegaannada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan oo muujiyey kartida iyo awoodda ay u leeyihiin dowladda iyo shacaka Soomaaliyeed cirib-tirka argagixisada, waxa uuna adkeeyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee gaareen ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Villa Somalia. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu xusay in Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden bogaadiyey howlgallada Al-shabaab looga saaray deegaannada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, uuna adkeeyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda Soomaaliyeed. Waa markii ugu horreysay oo ay wada kulmaan Soomaaliya Xasan Sheelh iyo Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu markii labaad safar ku tagay Maraykanka tan iyo markii la doortay 15 Maajo 2022. PUNTLAND POST The post Xasan Sheekh iyo Joe Biden oo ka wada hadlay dagaalka Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  17. Kanu (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla gobolka Kano ee waqooyiga dalka Nigeria, ayaa wadaad caan ah oo diinta Islaamka ku caan baxay ku xukuntay dil toogasho ah. Tallaabadani ayaa timid, kaddib markii lagu helay wadaadka dambi ah inuu aflagaadeeyay Nebi Muxammad NNKH, kaasoo uu ku sheegay qaar kamid ah wacdiyo uu jeediyey. Sheekh Cabduljabar Naasir Kabara, ayaa tan iyo bishii July ee sanadkii hore waxa uu maamulka ku hayey xabsi, kadib markii lagu eedeeyay inuu faafiyay been ka dhan ah Nabi Muxammad NNKH. Maxkamadeynta ayaa waxaa si dhow ula socda dadka reer Nigeria. Kano, ayaa waxay kamid tahay dhowr iyo toban gobol oo ku yaalla waqooyiga dalka Nigeria, halkaasoo shareecada lagu dhaqmo, iyadoo uu ku lammaanan yahay sharciga cilmaaniga ah ee dalka. Caalimkan oo 52 jir ah, ayaa kasoo jeeda Dariiqada Qaadiriyada. Waxa uu leeyahay tiro aad u badan oo raacsan isaga, gaar ahaan gobolka Kano. Aabihii waxa uu ahaa hoggaamiyihii dariiqooyinka ka jira Galbeedka Afrika, illaa uu geeriyooday sanadkii 1996-kii. Sheekh Cabduljabar, ayaa wuxuu xaq u leeyahay inuu racfaan ka qaato xukunka. Xukunka dilka ah ee ay xukumaan maxkamadaha dalka Nigeria, ayaa dhif ah in la fuliyo. Taa beddelkeeda, dadka la xukumo, ayaa waxaa badanaa lagu hayaa xabsiyada muddo aan xad lahayn. Isha: BBC The post Sheekh Cabduljabaar Naasir oo dil loogu xukumay inuu aflagaadeeyey Nebiga NNKH appeared first on Caasimada Online.
  18. Kanu (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla gobolka Kano ee waqooyiga dalka Nigeria, ayaa wadaad caan ah oo diinta Islaamka ku caan baxay ku xukuntay dil toogasho ah. Tallaabadani ayaa timid, kaddib markii lagu helay wadaadka dambi ah inuu aflagaadeeyay Nebi Muxammad NNKH, kaasoo uu ku sheegay qaar kamid ah wacdiyo uu jeediyey. Sheekh Cabduljabar Naasir Kabara, ayaa tan iyo bishii July ee sanadkii hore waxa uu maamulka ku hayey xabsi, kadib markii lagu eedeeyay inuu faafiyay been ka dhan ah Nabi Muxammad NNKH. Maxkamadeynta ayaa waxaa si dhow ula socda dadka reer Nigeria. Kano, ayaa waxay kamid tahay dhowr iyo toban gobol oo ku yaalla waqooyiga dalka Nigeria, halkaasoo shareecada lagu dhaqmo, iyadoo uu ku lammaanan yahay sharciga cilmaaniga ah ee dalka. Caalimkan oo 52 jir ah, ayaa kasoo jeeda Dariiqada Qaadiriyada. Waxa uu leeyahay tiro aad u badan oo raacsan isaga, gaar ahaan gobolka Kano. Aabihii waxa uu ahaa hoggaamiyihii dariiqooyinka ka jira Galbeedka Afrika, illaa uu geeriyooday sanadkii 1996-kii. Sheekh Cabduljabar, ayaa wuxuu xaq u leeyahay inuu racfaan ka qaato xukunka. Xukunka dilka ah ee ay xukumaan maxkamadaha dalka Nigeria, ayaa dhif ah in la fuliyo. Taa beddelkeeda, dadka la xukumo, ayaa waxaa badanaa lagu hayaa xabsiyada muddo aan xad lahayn. Isha: BBC The post Sheekh Cabduljabaar Naasir oo dil loogu xukumay inuu aflagaadeeyey Nebiga NNKH appeared first on Caasimada Online.
  19. (SLT-Istanbul)-Maxkamad Turkish ah ayaa Arbacadii ku xukuntay Maayirka magaalada Istanbul ku dhowaad saddex sanno oo xabsi ah, taasi oo ka mamnuuceysa inuu isu soo taago doorashada madaxweynaha ee bisha June ee sannadka xiga. Kooxda Ekrem Imamoglu ayaa deg deg wacad ugu maray inay racfaan ka qaadan doonaan kiiskan oo ka dhashay hadal uu jeediyey 2019-kii kadib markii uu tartanka duqa magaalada Istanbul kaga adkaaday xulufada madaxweyne Erdogan. Dadka lagu xukumo wax kayar afar sanno ayaan inta badan xabsiga la dhigin dalka Turkiga. Hase yeeshee xukunkan la xidhiidha “inuu aflagaadeeyey mas’uul haya xil dowaldeed” ayaa 52 jirkan — oo ka mid ah xiddigaha xisbiga cilmaaniga ee Turkey — ka mamnuucaya siyaasadda muddada xukunka. Imamoglu ayaa sii hayn doona xilka duqa magaalada ugu weyn Turkiga inta lagu gudo jiro racfaanka xukunka. Booliiska rabshadaha ka hortaga ayaa la dhigay bannaanka maxkamada ee dhanka Aasiya ee magaalada ay ku nool yihiin 17-ka milyan oo qof, inkastoo Imamoglu uu sii watay shaqadiisa sidii caadiga ahayd, haddana wuxuu meesha ka saaray dacwadii maxkamada. “Dowladda ha is-casisho” ayey ku qeylinayeen boqolaal ka mid ah taageerayaasha Imamoglu oo isugu soo baxay dibadda xafiiskiisa kadib markii xukunka lagu dhowaaqay. Isagoo ku sugan xaruntiisa dowladda hoose ee Bosphorus ee dhinaca Yurub ee Istanbul, ayaa wuxuu u sheegay kumannaan qof oo taageerayaashiisa ah in xukunku uu calaamad u yahay “sharci-darro qotodheer” oo “caddaysay inaan caddaaladi ka jirin Turkiga maanta.” Waxa uu sheegay in cod-bixiyeyaashu ay ka jawaabi doonaan doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka ee loo qorsheeyay bisha June ee soo socota. “Waxa halkan ka dhacay waxay ku dhici karaan qof kasta,” ayuu ku digay Imamoglu. “Waxaan ka dhigi doonnaa kuwa na xukumay inay ka shallaayaan wixii ay nagu sameeyeen marka la tago sanduuqa codbixinta.” Maxkamadda ayaa diiradda saartay hadal uu Imamoglu u jeediyey weriyayaasha bilo kadib markii uu ka adkaaday musharax ay xulafo yihiin Erdogan, doorasho ku celis aheyd kadib markii la nasakhay middii koowaad. Saraakiisha ayaa sheegay inay heleen boqollaal kun oo “codad laga shakisan yahay ah” kadib markii Erdogan uu diiday inuu qiro guushii koowaad Imamoglu. Go’aanka ayaa si xooggan u ceebeeyey xisbiga Erdogan, kadib markii doorashadii lagu celiyey uu si aan shaki laheyn mar kale ugu guuleystay Imamoglu. Imamoglu ayaa kadib si caro leh u hadlay isaga oo kuwii nasakahy doorashada ugu yeeray “doqomo.” Maxkamad ku taalla Istanbul ayaa Imaamoglu ku xukuntay labo sano iyo todobo bilood iyo bar oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay aflagaadeyn. Waxa kale oo ay dabaqday qodob gaar ah oo ka mid ah xeerka ciqaabta oo Imamoglu ka mamnuucaya siyaasadda. Ka-mamnuucidda siyaasadda ee Imamoglu ayaa imaaneysa iyadoo xisbiyada mucaaradka Turkiga ay wali ka doodayaan cidda la tartami laheyd Erdogan doorashada madaxtinimada ee soo socota. Codbixinta June 2023 ayaa noqon karta caqabadii ugu weyneyd ee dhanka siyaasadda ah ee soo wajahda Erdogan, kaas oo doonaya in uu xukunka ku kordhiyo tobanka sano ee soo socota isaga oo wajahaya hoos u dhaca lacagta iyo sicir bararka baahsan ee kor u qaaday qiimaha nolosha ee Turkiga. Duqa magaalada Istanbul ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaal faro ku tiris ah oo codbixinta ra’yiga ay muujineyso inuu ka guuleysan karo Erdogan. AFP, REUTERS Source
  20. The son of an Ethiopian chemistry professor who was killed during unrest in the country last year has filed a lawsuit against Meta, Facebook's parent company, alleging that the social media platform is fueling viral hate and violence, harming people across eastern and southern Africa. Source: Hiiraan Online
  21. The two men that were arrested by Gardaí investigating the murder of 22-year-old Mahamud Ilyas in Co Meath have been released without charge. Source: Hiiraan Online
  22. An organizer for Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s visit Thursday said the local Somali community wants to hear the president talk about current events in their native country. He last visited Minneapolis in 2014. Source: Hiiraan Online
  23. Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay madaxda dalalka Afrika oo ay kamid tahay Soomaaliya xasilooni darro ay sheegtay in dalalka Ruushka iyo Shiinaha ay ka wadaan Afrika, iyaga oo adeegsanaya lacago mallaayiin dollar ah oo ay ugu magac dareen taageero. Hadalkaan ayaa waxaa shir madaxeedka Mareykanka iyo Afrika ka jeediyay Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin, halkaas oo ay ku sugan yihiin Madaxweynayaal uu kamid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa doonaya in uu dib u soo celiyo saameyntii Mareykanka ee Afrika, isaga oo isticmaalaya diblomaasiyad shakhsi ah, taas oo keentay in uu qaabilo 49 hoggaamiye oo Afrikaan ah. Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sidoo kale sheegay in Ruushka iyo Shiinaha ay sanad walba sii ballaarinayaan, iyaga oo adeegsanaya dhaqaale saameynta ay ku leeyihiin dalalka Afrika, “Qaybta dhibka leh ee jirta ayaa ah inaysan had iyo jeer ahayn kuwa hufan marka la eego waxa ay sameynayaan taas oo abuurta dhibaatooyin ugu dambeyntii carqaladeyn doona, haddii aysan horayba u ahayn,” ayuu xusay Austin. Ugu dambeyn Xoghayaha Difaaca Ameerika Lloyd Austin ayaa dowladda Ruushka ku eedeeyay inay billawday in dalalka Afrika ay si raqiis a hubka uga iibiyoi isaga oo adeegsanaya calooshood u shaqeystayaal qaaradda oo dhan ah, taasina ay tahay mid aan la aqbali karin, islamarkaana keeni karta xasilooni daro. Hadalkan kasoo yeeray dowladda Mareykanka ayaa kusoo aadaya xilli inta badan Madaxda Afrika ay ku sugan yihiin dalkaas, islamarkaana ay wada-hadallo la leeyihiin Madaxda Mareykanka si loo xoojiyo xiriirka kala dhaxeeya. The post Maxay tahay digniinta uu Mareykanka u gudbiyey dalal ay Soomaaliya ku jirto? appeared first on Caasimada Online.