Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Click here to read more about this article Qaran News
  2. Xukumaddii Daahir Rayaale Nin Fal Argagixiso Somaliland ka dhex fuliyey kama baxsan. Meeshu tago waa laga soo qabtey. #Akhri_Qormadan Amniga dowladda nimadda Heerka Xukumaddii Dahir Rayaale aan idinka Xasuusiyo. Dhamaan argagixisadii Somaliland dilalka ka geysatey. Dhamaantood gacantu ku soo dhigey. Waxa ka midda ninkii Qoyskii Ingiriiska Ahaa iskuulka (SOAS) ee Sheikh ku dilley. Xukumadii Dahir Rayaale markuu baxsadey kamey hadhin. Xamar buu tagey, Mayorkii Moqdisho ninka Noqdey ee lagu Magacaabo #Cumar_Finish xukumaddii Fqrmaajo oo markaas ahaa Warlord ayay adeegsatey ciidankiisii. Ninkii oo guri dhex fadhiya ayay lug intey ka dhaceen soo qabtey. Sidii baana Hargeisa lagu keeney jeelka Madheera lagu ridey. Madaxweyne Rayaale waxu yidhi nin dalkeyga danbi ka galey meelna igaga baxsan, maayo. Sidda markey ogaaden nimankii dagaalyahana ahaa. Waxey yidhaahdeen Somaliland sheydaan Sirdoona heysta oo macangaga. Ilaa ey ka cageen iney Somaliland ku soo dhiiradaan. Kuwi kale ee dhamaan dadka cadaanka laayay, kuwo #Dhoqoshey baa lagu soo qabtey, Kuwona #Waqdariya oo ka midda Xeebaha Gobolka Sanaag. Qaarna Gobolka Awdal, iyo Saaxil. Cid aragagixa oo xukumaddi UDUB dalka Somaliland shacabkeeda danbi ka gashey oo ka baxsatey mey dhicin. Awooda sirdoon ee xukumaddii UDUB waxu ku dhisnaa mid caalamka iyo dowaadaha jaarka ku xidhan. Xamar oo aan dowladii ka jirina cidii danbi Somaliland la gashaa kumey nabad galeyn oo xukumaddu cidey doonto ha adeegsate waa laga soo dhex qabaneyey. Hadaba muwaadin maxaa is bedeley ma dowladnimadeena wax iska bedeleen. Mise dedaalbaan jirin. Mise ciidankeena ayaan la siin awoodey ku shaqeyn lahayeen Jawaabtu waa xagiina. Alxaqiiqa. Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News
  3. M/weyne Muuse Biixi oo hadley Xaallada Laascaanood ayaa yidhi . ” Dadkii Laascaanood lagu dilay waa 40 qof , waxaana gacanta lagu hayaa 32 qof dadkii dilay …” ” Ciidamadu way ka baxayaan Gudaha magaalada Laascaanood marka ay magaaladu nabad noqoto …’ ” Dadkii Laascaanood ku dhintay kadis ayay ku dhinteen “ Qaran News
  4. Mogadishu (Caasimada Online) – A soldier from the Special Command Forces (SFC) Unit, part of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), shot and killed three of his colleagues at the Halane compound in Mogadishu on Monday, according to sources. The incident happened at the Aljazeera gate at Halane compound, the headquarters of the Ugandan Contingent of ATMIS, previously known as AMISOM. According to an anonymous source, the suspect, a corporal, had a dispute with a lance corporal the previous evening. The following morning, the corporal is said to have followed his colleague to his quarters and shot him dead. As the suspect returned to his position, he also encountered another colleague and shot him. A third soldier who came to investigate the commotion was also shot and killed. The suspect reportedly ran out of bullets and was subdued and arrested by a nearby soldier before additional help arrived. The Uganda People’s Defense Force (UPDF), which provides the majority of troops for ATMIS, initially declined to comment on the incident. However, UPDF spokesperson Brigadier General Felix Kulaigye later confirmed the shooting to New Vision Newspaper in Uganda and affirmed that the suspect would be tried by a field court martial in Somalia. The identities of the victims and the motive for the shooting have not yet been established. After the shootings, the entire camp was put on alert. This is not the first-time soldiers serving with ATMIS have been involved in shootings. In May 2019, several soldiers shot themselves, while in June of the same year, a UPDF captain shot a colleague before turning the gun on himself. In October 2022, the army’s appellate court overturned the death sentences of two soldiers who, along with three others, had been convicted of killing seven civilians in Somalia. The Halane compound, where the shooting took place, is a heavily guarded area in the capital city of Mogadishu that serves as the main base for the African Union Mission in Somalia. It is located near the Aden Adde International Airport and is home to various international organizations and diplomatic missions. The compound has been targeted by terrorist attacks in the past, leading to increased security measures being implemented to protect the personnel stationed there. The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is a regional peacekeeping mission operated by the African Union with the approval of the United Nations. It is headquartered in the capital of Mogadishu and has the mandate to support the Federal Government of Somalia in its efforts to establish stability and security in the country. ATMIS primarily consists of troops from Uganda, Burundi, Ethiopia, and Kenya, with smaller contingents from other African countries. The post Somalia: Three ATMIS soldiers killed in a shooting at Halane Compound appeared first on Caasimada Online.
  5. Garowe (HOL) - Puntland state President Said Abdullahi Deni said that his region is ready for a “military and political solution” to the situation in Las Anod, a town in Somaliland's east disputed between breakaway Somaliland and Puntland. Source: Hiiraan Online
  6. Garowe (HOL) - Puntland state President Said Abdullahi Deni said that his region is ready for a “military and political solution” to the situation in Las Anod, a town in Somaliland's east disputed between breakaway Somaliland and Puntland. Source: Hiiraan Online
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Askari ka tirsan ciidamada sida gaarka u tababaran ee loo yaqaano SFC ayaa la sheegay in uu toogasho ka geystay gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Askarigaan oo qeyb ah ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa toogasho ku dilay saddex askari oo ay wada shaqaynayeen ka hor inta aan la xirin, sida ay xaqiijiyeen illo-wareedyo amni. Wararka ayaa intaas kusii daraya in Askarigaan uu fiidnimadii Isniintii isku dhaceen saaxiibkiis oo lagu magacaabi jiray Lance Corporal, islamarkaana ay toogashadu dhacday 5:45 subaxnimo. “Markii uu ku soo laabanayay booskiisii, wuxuu la kulmay nin kale oo ay wada shaqaynayeen, wuuna toogtay. Askari kale oo u soo baxay inuu arko waxa dhacaya isagana waa toogtay,” ayuu yiri illo-wareedkan. Wararka ayaa waxay intaas kusii darayaan in askariga ay rasaasta ka dhammaatay, isla markaana askari kale oo ka ag dhawaa uu qabtay. Falkaan oo ka dhacay afafka hore ee saldhiga Xalane ee taliska ATMIS ayaa waxa sidoo kale xaqiijiyay Afhayeenka ciidamada difaaca dalka Uganda, UPDF Brig Gen Felix Kulaigye oo markii hore ka gaabsaday. Kulaigye ayaa marnabaka hadlin dadka la dilay, balse waxa uu sheegay oo kaliya in illaahadda aan la xaqiijin sababta ka dambeysay toogashada, ayna socdaan baaritaano hordhac ah. Askariga toogashada ka geystay gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa marka ay soo dhamaato baaristiisa in la maxkamadeyn doono. The post Toogasho ka dhacday gudaha xerada Xalane iyo khasaare ka dhashay appeared first on Caasimada Online.
  8. Madal ay ku midaysan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka isbeddel-doonka ah ee Puntland ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Garoowe. Siyaasiyiintan oo shir uga socday caasimadda Garoowe ayaa ku dhawaaqay madal ay ku midaysan yihiin musharrixiinta doorashada Puntland ee sannadka 2024. War-saxaafadeed ay soo saareen Madashan cusub ayay kaga hadleen dhibaatada ka taagan Laascaanood iyo sidoo kale doorashada qof iyo cod ee Puntland. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayay sidoo kale ugu baaqeen in aanu horseedin qalalaase siyaasadeed oo ka dhaca Puntland islamarkaana doorashada madaxtinimada uu wakhtigeeda ku qabto. Halkan ka akhriso Qoraalka PUNTLAND POST The post Mushariixinta Mucaaradka Puntland ee 2024 oo madal kaga dhawaaqay Garoowe appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiweli Maxamed Gaas oo wareysi gaar ah siiyay Universal TV ayaa si adag uga hadlay xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dr. Cabdiwel Gaas ayaa shaaca ka qaaday in xasuuq shacab uu ka dhacay magaaladaas, kadib markii ay Somaliland awood u adeegsatay shacabka, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu si gaar ah u weeraray madaxweyne Biixi, isaga oo ku eedeeyay inuu horay dad shacab ahaa oo dhigayay dibadbax nabadeed uu ugu laayay Hargeysa. “Meeshaas waxaa ka dhacay xasuuq shacbi ogow madaxweyne Muuse Biixi shalay sidoo kale dad si nabad ah u banaanbaxayey oo lahaa doorashaa rabnaa ayuu magaalada Hargeysa ku leynayey. Marka Soomaalida waxa ay tiraahdaa nin hooyadii dilay aayadii har uma jeedo,” ayuu yiri siyaasiga caanka ee Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Waxa kale oo uu tilmaamay in reer Laascaanood beegsi lagu hayey muddo 15 sanno ah, islamarkaana la dilayey dadka u ah haldoorka, taasina ay keentay kacdoonka socdo. ‘Dadkaas dhib weyn ayaa muddo heystay 15 sano ayaa dadka labeentooda ah la dilayey cidbaana sheeganeysay inay mas’uul ka tahay dhulkaasi,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in ay haboon tahay in rabitaankooda loo daayo shacabka gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, si ay go’aan uga gaaraan masiirkooda. “Arrinta Sool, Sanaag iyo Ceyn fikirgeyga waa weeye dadkaas masiirkooda, ayaga ayaa u madax banaan, haddi ay rabaan dowlad goboleed gaar ah ha noqdaan, haddii kale ciddii ay rabaan haku biiraan, haddii ay rabaan ha hoos yimaadaan dowladda dhexe” ayuu sii yiri. Horey guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo aan si aan li fileyn uga hadlay arrinta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in caburin iyo xoog aan xalku ku jirin balse loo baahanyahay in xukuumadda ay la timaado qorshe ay wax kaga qabanayso xaaladda Laascaanood. “Waa howl masuuliyadeeda ay leedahay xukuumadu waana shaqadii loo igmaday madaxweynaha iyo xukuumadiisa, laamaheeda amniga, wasaarada arrimaha guddaha, taliska ciidanka booliiska, sirdoonka, waxa laga rabaa in ay waxkasta oo ka dhacaya ay iyagu wax ka qabtaan” ayuu yiri guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland,. The post GAAS oo weerar ku qaaday Muuse Biixi – “Horey ayuu dad ugu laayey Hargeysa” appeared first on Caasimada Online.
  10. Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka faderaalka Sooomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya arrimaha ka taagan magaalada Laascaanood. Xubnahaan oo ka kooban illaa iyo toban xubnood kuwaas oo ka tirsan baarlamaanka waxaana ay ka ka soo warbixinayaan xaaladda magaalada Laascaannood. Xubanaha la magacaabay ayaa kala ah ; Xil. Mustafa SheekAli Dhuhulow Xil. Abdillaahi Bidhaan Warsame Hassan Xil. Cabdikariim Cumar Xuseen Xil. Cabdisaabir Shuuriye Xil. Abdikadir Omar Moalin (Daada) Xil. Abdikarim Abdow Heydar Xil. Abdillaahi Abdi Mohamed (Geel qaad) Xil. Mohamed Osman Omar (Naastaro) Xil. Abdullahi Abukar Haji (Abdullahi Carab) Xil. Hassan Abdi Ismail Xubnahaan ayaana looga fadhiyaa in baarlamaanka u soo gudbiyaan warbixin laga diyaariyo xaaladda ka aloosan magaalada Laascaanood, taasoo sababtay dhimasho, dhaawacyo iyo in bulshada barakacdo; In uu warbixintiisa u soo gudbiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka si xal loogu gaaro; 2) Xubnaha Guddiga waxaa la faraya in ay si degdeg ah u hawlgalaan. 3) Xoghayaha Guud waxaa la faraya in uu xubnaha Guddiga wargeliyo, kullamadooda abaabulo una sahlo dhammaan wixii xilgudashadooda u fududeynaayo. 4) Si waafaqsan Qodobka 37aad Faqradda 5aad ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, muddada xilhaynta guddigan waxay ku eg tahay isla maalinta Golaha Shacabka ka go’aan gaaro warbixinta Guddiga. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Laascaanood (Caasimada Online) – Waxaa weli cirka ku shareeran xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ku dhawaad 10 maalmood ay rabshado ka socdaan, kadib markii dilal aan la garaneyn cidda geysata ay magaalada joogto ka noqdeen. Cabdikariin Olol waa Weriye ka tirsan Idaacadda VOA, wuxuuna ku sugan yahay Laascaanood, isagoo ka warbixinayey xaaladda magaalada ayaa wuxuu sheegay in magaalada laga qaxay oo dadku ay banaanka magaalada deegaameysteen. Sidoo kale wuxuu sheegay in Somaliland ay ciidan militeri ah oo aad u badan soo dhoobtay jidadka magaalada, taas oo shacabka u suurta-geli weysay inay sii wadaan dibad-baxyada oo joogsaday labadii maalmood ee u dambeysay. Weriyahaan ku sugan Laascaanood wuxuu sheegay in xiisadaan ay wada saameysay guud ahaan gobolka Sool, “Xaaladda taagan cabsi badan ayey dadka ku abuurtay, gaadiid badan oo dadka qaxinaya ayaa magaalada lagu dhex arkayaa, wax ganacsi ahna ma socdaan,” ayuu yiri. Isgaarsiinta magaalada ayuu sheegay in mararka qaar hawada laga saarayo, iyadoo lacagaha laga isticmaalo gobolkaas ay yihiin kaliya kuwa danabeysan ee taleefoonada la isaga diro. Somaliland ayaa guud ahaanba internetka ka jartay gobolka Sool, waxaana maalin isgaarsiin la’aan ah kadib dadka loo fasaxay ku hadalka iyo lacag dirista taleefoonada oo kaliya, taas oo ka dhigan in ilaa hadda gobolka Sool uusan internet ka shaqeyn. Ganacsigii magaalada ayaa xirmay, sida uu sheegay weriyahaan, waxaana aad u yar dadka lagu arkayo gudaha magaalada Laascaanood, iyadoo dariiq kasta ay askar militeri ah soo dhoobtay Somaliland. Gaadiidka qoysaska qaxinaya qaar ayaa ka imaanaya gobollo kale, taas oo muujineysa baaxadda barakaca la socda Laascaanood, xiisadaan ayaa salka ku heysa ku qanacsanaan la’aan maamul oo dadka magaaladu ay qabaan, kadib markii Somaliland ay wax ka qaba weysay dalilka ku socda haldoorka magaaladaas. Hoos ka dhageyso wareysiga Weriye Cabdikariin Olol oo Laascaanood ku sugan: https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2023/01/022a0000-0aff-0242-360d-08daece80e97_16k.mp3 The post SOMALILAND oo ciidamo horleh geysay Laascaanood iyo barakac ka billowday appeared first on Caasimada Online.
  12. Laascaanood (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ku aadan xiisadda haatan ka taagan magaalada Laascaanood. Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddi gaar ah oo xildhibaano ah u magacaabay arrinta Laascaabood, kaas oo ka kooban 10 xubnood oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in guddiga uu magacaabay uu warbixin kasoo diyaarinayo shaqaaqooyinka ka socdo magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood. Sidoo kale warqadda kasoo baxday xafiiska guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa guddiga lagu faray inuu si deg deg ah u howlgalo, kadibna uu warbixintiisa dib ugu soo celiyo golaha oo ugu dambeyn go’aan kasoo saari doono xiisada ka jirta Laasacaanood. Dowladda federaalka ayaa horey u cambaareysay rabshadaha ka socdo Laascaanood, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad badan oo rayid ah. Xaaladda magaalada ayaa kacsanayd maalmahan iyadoo ay ka socdeen bannaanbaxyo daba socday dil toddobaadkii hore loo gaystay mid kamid ahaa siyaasiiyiinta degaanka. Qulqulatooyinkaas ayaa sidoo kale keenay in ay rasaas adeegsadanaa ciidamada Somaliland, taas oo la xaqiijiyey inay ku dhinteen 20 qof iyo dhaawaca tobanaan kale. Kacdoonka shacabka reer Laascaanood ayaa galay maalintii 10-aad, waxayna ciidamada Somaliland ay weli isku dayayaan in ay awood ku joojiyaan kacdoonkaasi. Dhanka kale waxaa isa sii taraya baaqyada ku aadan in la qaboojiyo xiisadda Laascaanood ayaa iska soo dabadhacaya, balse sida muuqata Somaliland waa ay ka dhego furaysatay. Si kastaba, magaaladaan waxaa ku soo noqnoqday dilalka kooxaha aan la garanayn ay geystaan, waxaana la beegsadaa dadka haldoorka u ah bulshada reer Laascaanood. The post Sheekh Aadan Madoobe oo guddi u xil-saaray arrinta Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  13. Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa guddi gaar ah u saaray dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Warqad ka so baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 10 xubnood si ay warbixin rasmi ah uga soo diyaariyaan Laascaanood. Guddiga ayaa lagu amray in ay warbixin dhammaystiran ka soo diyaariyaan Xiisadda ka taagan Laascaanood ee lagu laayay shacabka magaalada islamarkaana lagu bara-kiciyay. Halkaan ka akhriso Magacyada Guddiga PUNTLAND POST The post Baarlamanka Soomaaliya oo guddi gaar ah u saaray Arrinta Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  14. Siyaasiyiin ku midaysan isbeddel doonka cusub ee Puntland ayaa ku shirsan caasimadda Garoowe. Siyaasiyiintan oo u sharraxan xilka Madaxtinimada Puntland ee sannadka 2024 ayaa lagu wadaa in ay maanta war-saxaafadeed ka soo saaraan xaaladda ka jirta Puntland. Puntland ayaa u muuqata mid durba sannadka cusub gashay ololaha doorashada 2024 xilli Madaxweyne Deni weli isku maaweelinayo qof iyo cod. Hadal-haynta doorashooyinka qof iyo cod ayaa maalmihii u danbeeyay ku sii yaraanayay gudaha Puntland waxaana ka saamayn batay xiisadda Laascaanood. PUNTLAND POST The post Musharrixiinta Puntland ee doorashada 2024 oo maanta war ka soo saaraya Garoowe appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed ee uu fadhigooda yahay Muqdisho ayaa ka horyimid tallaabadii uu qaaday guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ee ku aadan shirka dib u heshiisiinta ayaga oo miiska soo saaray shuruudo cusub oo ay tahay in la fuliyo kahor shirweynahaasi. Tallaabadan ayaa uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed, taas oo ka dhalatay muranka hareeyay doorashooyinka kusoo foodka leh ee maamulkaasi. Musharaxiinta mucaaradka ee Koonfur Galbeed ayaa warqad u diray guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe oo isugu iclmaamiyay shirka dib u heshiisiinta, waxayna sidoo kale ka horyimaadeen guddigii uu shalay u xil-saaray arrimaha dib u heshiisiinta. Golaha ayaa shaaca ka qaaday in aan lagala tashan magacaabidda xubnaha guddigaas oo ka kooban illaa 7 xubnood, waxayna sheegeen inay u jan jeeraan hal dhinac. Sidoo kale waxa ay sheegeen in aan la fulin ballamihii hore, gaar ahaan in xal loo helo dhacdadii Baydhabo iyo in ciidamada laga dul-qaaday gurigii ay qabsadeen ee mucaaradka. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in aan lasii deyn weli dadkii lagu xir-xiray Baydhabo, kadib rabshadihii dhacay, taasi oo ka mid aheyd qodobada laga hadlay. Waxa kale oo ay shaaciyeen in ay horey usoo jeediyeen in tallaabo laga qaado saraakiishii fulisay weerarkii 23-kii bishii hore, si looga gaashaanto dagaal markale ka dhaca halkaas. Mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa dabaday in la fuliyo dhammaan shuruudahaan, si looga wada-hadlo xiisadda taagan, xalna loogu helo arrimaha koonfur Galbeed. Koonfur Galbeed ayaa wajaheysa xaalada cakiran, waxaana loo ballansan yahay shirka dib u heshiisiinta oo furmayo 5-ta bishaan oo ku beegan maalinta Khamiista ee soo socota. Si kastaba, xaaladda ayaa kasii dartay, markii ay mucaaradka diideen muddo kororsiga Lafta-gareen oo ay hal sano ugu dareen xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxayna taas sababtay in uu dagaal ka dhaco magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. The post Mucaaradka K/Galbeed oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda taagan appeared first on Caasimada Online.
  16. Beledweyne (HOL) - Al-Shabaab militants kidnapped nearly two dozen civilians on Monday near Beerhana and Dhoqor villages, roughly 30 km south of Beledweyne, marking the second time in less than a week that Al Shabaab militants had abducted villagers in the Hiiraan region. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna ra’iisul wasaare hore oo soo maray dalka Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, kadib isbeddalkii ka dhacay Soomaaliya, 15-kii May ee sanadkii hore ee 2022-kii. Gaas oo uu warramay Telefishinka Universal ayaa aad u boggaadiyay shaqo wanaagsan oo uu tilmaamay inay la timid dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Siyaasigan ayaa si gaar ah madaxweynaha ugu amaanay go’aankiisa ku aadan xoreynta dalka, si loo saaro kooxda Al-Shabaab. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in dowladdu ay fursad ka heshay kacdoonka shacabka ee ka billowday gobolka Hiiraan, kaas oo sare u qaaday dagaalka socdo. “Madaxweynihu mudnaanta uu siiyay la dagaalanka Al-Shabaab runtii aadbaan u boggaadinayaa, waana waxa kaliya ee hadda lagu qiimeyn karo waxqabad dhab ah oo muuqda oo aan is oran karno dowladdu waa ay ku faani kartaa intaas weeye,” ayuu yiri madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Sidoo kale wuxuu ku aamanay dowladda sida ay u shaqeynayaan hay’adaha dowladda, gaar ahaan madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo golaha wasiirada Soomaaliya. “Dowladdu waxa ay u muuqataa dowlad wadajirta oo madaxweyne, ra’iisul wasaare iyo wasiiro oo wada shaqeyno-bey u egyihiin,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Cabdiweli Gaas ayaa tilmaamay in weli shaqo adag laga rabo madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Xamza, maadaama ay yihiin saaxibo horay usoo wada shaqeeyay. “Niman saaxibo ah oo isku xisbi ah ayey ahaayeen labadaa nin laakin shaqo ayaa laga rabaa,” ayuu markale yiri Cabdiweli Gaas. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo haatan dalka uu ku jiro marxalad dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaabm, kaas oo inta badan ka socdo gobollada dalka Soomaaliya. The post Cabdiweli Gaas oo laba arrin ku amaanay madaxweyne Xasan Sheekh appeared first on Caasimada Online.
  18. Garowe (HOL) - Residents of Las Anod town began to flee their homes on Sunday following the continued clashes between anti-government protesters and security forces in Las Anod, the administrative capital of the Sool region. Source: Hiiraan Online
  19. Abdirahman Jama, head of Albaseera Mosque in Bristol, is calling for support with mental health diagnoses caused by immigration trauma. Source: Hiiraan Online
  20. Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited General Gordan military base on Tuesday, which houses the Eritrean-trained recently repatriated to Somalia. Source: Hiiraan Online
  21. Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay iska hor-imaad dhexmaray ciidamada Somaliland iyo dabley ka caraysan shacabkii lagu laayay magaalada. Saldhig Ciidamada Somaliland ku leeyihiin xaafadda lagu magacaabo Durdurka ee Laascaanood ayaa la soo weriyay in iska hor-imaadkaas ka dhacay. Labada dhinac ayaa isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada welise faahfaahin sugan lagama helin khasaaraha ka dhashay. Dhinaca kale bara-kac xooggan ayaa saaka weli ka socda magaalada waxaana xiran xarumaha ganacsiga iyo kuwa adeeg-bixinta marka laga reebo isbitaallada. Isbitaallada Laascaanood ayaa la tacaalaya dhaawacyada shacabkii ay laayeen ciidamada Somaliland oo qaarkood xaalad culus ku sugan yihiin PUNTLAND POST The post Iska hor-imaad hubaysan oo xalay ka dhacay Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  22. Laascaanood (Caasimada Online) – Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa weli kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in xalay saq-dhexe dagaal culus oo ka dhacay bartamaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare u badan dhaawac. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhig ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin xaafada Durdur ee magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaas ay ku dhaawacmeen ugu yaraan illaa saddex qof oo shacab ah, kuwaas la geeyay goobaha caafimaadka ee Laascaanood, mana jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha ammaanka ee Somaliland. Sidoo kale ciidamada ammaanka ayaa saaka bilaabay dhaq-dhaqaaq cusub iyo howlgallo ay ku baadi goobayan raggii ka dambeeyay weerarka xalay ka dhacay halkaasi. Xaaladda guud ee magaalada ayaa weli cakiran, waxaana dadka deegaanka ay bilaabeen inay ka barakacaan xaafadaha qaar ee Laascaanood oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, maadaama rabshaduhu ay sii kordheen, isla-markaana ay socdaan todobaadkii labaad. Dadka banaanbaxyada dhigaya ayaa sheegaya in aysan dooneyn inay Somaliland xukunto Laascaanood, iyagoo ku doodaya in dilka haldoorkooda aysan sidaan ku sii fiirsa karin. Magaalada waxaa ku soo noqnoqday dilalka kooxaha aan la garanayn ay geystaan, waxaana la beegsadaa dadka haldoorka u ah bulshada magaalada Laascaanood. Dhankooda ciidamada Somaliland ayaa awood u adeegsanaya dibad-baxayaasha, waxay maalmihii lasoo dhaafay toogteen dhowr qof oo shacab ahaa, kuwaas oo aan waxba galabsan. Si kastaba, baaqyo ku aadan in la qaboojiyo xiisadda Laascaanood ayaa iska soo dabadhacaya, balse sida muuqata Somaliland waa ay ka dhego furaysatay. The post Dagaal culus oo ka dhacay L/C & wararkii u dambeeyay appeared first on Caasimada Online.
  23. At least 20 people, mostly civilians, have been killed and around 30 wounded in clashes between protesters and security forces in Somaliland, according to hospital sources. Source: Hiiraan Online