-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa loo nagacaabay la-taliyaha madaxweynaha ee ka hortagga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka. Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo la-taliyaha sare ee madaxweynaha ee ka hortagga iyo la dagaalanka Fikradaha xagjirka ah ee rabshadaha wata”. “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey la-taliyaha sare ee ka hortagga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo mas’uuliyadda culus ee uu u igmaday” ayaa la raaciyay qoraalka. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay magacaabis appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka hor tagga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka ah ee rabshadaha wata. “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh. Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa xukuumadii tan ka horeysay ee Ra’iisul wasaare Rooble hoggaaminayey wuxuu ka ahaa wasiirka amniga. Sidoo kale wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiintii sida adag uga hor tagtay mudo kororsigii Farmaajo, waxaana la sheegay inuu ka mid ahaa raggii ka dambeeyey in ciidan hubeysan uu gudaha u soo galo Muqdisho, si looga hor tago mudo kororsiga. Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ganacsiyo badan ku leh Muqdisho, ayaa horay saaxiib siyaasadeed ula ahaa madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda mar kale xukunka ku soo laabtay, wuxuuna ka mid ahaa masuuliyiintii la shaqeyn jirtay mudo xileedkiisii hore. Cabdullahi ayaa ka soo mid noqday baarlamaankii 10-aad, waxaana xusid mudan in teeramkii dambe uusan tartamin, iyadoo kursigiisii uu soo qaatay Sheekh Shariif oo ahaa musharax madaxweyne oo Xasan Sheekh la tartamay. Sidoo kale ninkaan wuxuu ka mid ahaa saaxiibadii ugu dhawaa ra’iisul wasaare Rooble, wuxuuna door muuqda ka soo cayaaray in dalka laga badbaadiyo burbur iyo mudo kororsigii uu damaaciyey Farmaajo. The post Xasan Sheekh oo xil u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur appeared first on Caasimada Online.
-
Mahad Cambaashe wuxuu qirtay in maleeshiyadiisu dadka laysay Laascaanood ( Faallo) — Hadalkii calaalacalka u badnaa ee Mahad Cambaashe xalay soo duubay si uu u badbaadiyo caaglayaasha kala daatay waxaa ku jirtay farriin uu u diray kuwa beegsada dadka loo bixiyay Horgaleyaasha (siyaasiyiin iyo hawladeenno u shaqeeya maamulka Somaliland). Wuxuu Mahad Cambaashe isa su’aalay sababta dileyaashu aysan u beegsan beesha Madaxweyne Muuse. Wuxuu si kama’ ah u sheegay in dadka midnimada taageersan ee reer Sool aysan neceyb u qabin beesha Isaaq. Taas macnaheedu waa: Horgale ayaa xuddun u ah qorshaha Laascaanood ka dhigay meel dadka Soomaaliyeed qaarkood lagu tilmaamo ajnabi waayo waxay ka soo jeedaan dhul Talyaani xukumi jiray! Isbeddelka Laascaanood ka dhacay ma aha mid soo celin kara awooddii uu Mahad Cambaashe Laascaanood kaga sheegtay beelo badan inkastoo uusan Laascaanood ku dhalan. Ka hor Oktoobar 2007 Laaacaanood waxay ahayd degmo maleeshiyo beeleed gaar ah aysan ugu tun-weynayn. Beelaha hadda xaafadahooda gacanta ku haya oo arkay waxtarka qarannimada marnaba ma oggolaanayaan in dib loo dhiso maleeshiyada kala daatay oo hadda inta ka hartay ay joogaan Galbeedka Laascaanood. Ciidanka Somaliland oo uu Cambaashe markii hore dhigay duleedka qeybaha kala duwan ee Laascaanood si dadka loo cabsi-geliyo hadda ma joogaan. Yaasiin Faratoon oo dhalasho Biritish ah haysta wuxuu u qareemayaa in maleeshiyo beeleedka Mahad Cambaashe hoggaamiyo ay ciidammada Somaliland ku soo celiyaan Laascaanood. In maleeshiyadii Somaliland ay naasnuujinaysay ay qoriga ku jeediyeen askar beeleedka Somaliland waa cashar lama illowaan ah oo Laascaanood geliyay waji hor leh 20 sano kaddib markii Yaasiin Faratoon Yagoori ku ururiyay maleeshiyo beeshiisa ah oo noqotay tan maamulka Somaliland ku haysay Laascaanood. Siyaasi ama madaxdhaqameed ku baaqi kara in ciidammada Somaliland ku soo noqdaan Laaacaanood ma jiro. Mahad Cambaashe marnaba lagama cafin doono dambiyada uu ka galay dadka Soomaalida. Laascaanood waxay ahayd magaalo ay maleeshiyadiisu dadka xiran jirtay si ay u baaddo, ku qabsato dhul Iwm. Wuxuu askar beeleedka ku tiirsa Somaliland ku tilmaamay “ciidan baraykaysan”. Laascaanood waxay qarka u saaran tahay dagaal uu dhiig badan ku daato oo burbur badan keena. Eedda ugu weyn waxaa qaadi doona Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), jira 75 sano, oo adeer u ah Mahad Cambaashe. Faratoon waa hawlgab ku nool magaalada Bristol, sheegta inuu yahay Xildhibaan Laascaanood ka tirsan Golaha Wakiillada maamulka Somaliland. Inuu colaad huriyo ayuu Soomaaliya ugu noqday. Waa ayaandarro in muwaadin Biritayn u dhashay uu ka hurinayo dagaal sokeeye Laascaanood si uu u badbaadsho maleeshiyo beeleed uu isagu dhisay. W/Q: Cali Axmed Aadan The post Maxaa Iiga Baxay Hadalkii Mahad Cambaashe? appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa galabta dhageysatay eedeymaha nin ka tirsanaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo soo gudbi jiray qaraxyada. Ninkaan ayaa ku lugyeeshay qaraxyo dad badan lagu laayey oo ka dhacay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana maxkamadda horteeda lagu soo bandhigay cadeymaha qaar kamid ah qaraxyadaas oo toos u dhacaya. Ninkaan oo lagu magacaabo Shariif Maxamed Barqadle ayaa heystay darajada Dhamme Xoogga Dalka ama Kabtan Militeri ah, taas oo u fududeysay inuu meelo badan oo xasaasi ah ka gudbiyo qaraxyo ugu dambeyntii gaaray bartilmaameedkooda. Maxkamadda ayaa Shariif weydiisay sababtii ku kaliftay inuu fududeeyo qaraxyada, wuxuuna sheegay inuu ka xanaaqay xil Taliye urur ah oo laga qaaday sanadkii 2019-kii, kadibna uu Shabaab kula heshiiyey inuu u fududeeyo qaraxyada. Muqdisho-Mool, Liido, Hotel Weheliye, Villa Baydhaba iyo goobo kale ayaa laga fuliyey qaraxyadii uu fududeeyey sarkaalkaan, sida uu ka hor qirtay maxkamadda. Sawirrada qaar ka mid ah dadkii lagu laayey qaraxyadaas ayaa lagu soo bandhigay fadhiga maxkamadda, iyadoo la sheegay in markii tira-koob la sameeyey dadka ku dhintay qaraxyada uu qirtay sarkaalkaan ay ka badan yihiin 100 qof. Waxaa xusid mudan in qaraxyada uu qirtay intooda badan ay ahaayeen kuwo la dhigay goobo ganacsi hortooda, kadibna meel kore laga hagayey, wuxuuna sheegay in u jeedku uu ahaa in la burburiyo ganacsiyada diiday canshuurta Al-Shabaab. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute oo fadhiga maxkamadda soo xiray ayaa sheegay inay dib ka soo shaacinayaan xukunka uu muteystay sarkaalkaan. Hoos ka daawo The post Daawo: Sarkaal ka tirsan xoogga dalka oo qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan appeared first on Caasimada Online.
-
London (Caasimada Online) – Tan iyo markii uu Harry Charles, Wiilka labaad ee uu dhalay boqorka dalka Ingiriiska uu sheegay in uu dilay 25 qof xilli uu ku jiray ciidamada Britain ee ku sugnaa dalka Afghanistan, ayaa waxa ka dhalatay hadal hayn badan. “Markaas uma arkeyn dad ee laakiin waxay igu muuqdeen qoryaha shaxda lagu ciyaaro, ma aheyn dilkaas mid aan ku diirsaday, dhinaca kalena culeys iguma ay noqon,” ayuu yiri Harry Charles. Harry Charles oo arrintaan ku sheegay waraysiyo uu ka bixiyay buug uu qoray, ayaa waxa uu dhalleeceynta u culus kala kulmaya hoggaanka Afghanistan oo ah dalka uu dilkaas ka geystay xilligaas. “Shax aad ciyaareysay ma aheyn dadkaasi ee bini’aadam ayey ahaayeen, qoysas ayey lahaayeen oo sugayay inay soo nabad noqdaan. Gacan ku dhiiglayaasha Afghanistan qaar badan oo kamid ah ayna ku dhicin inay muujiyaan damiirkooda oo ay qirtaan dambiyada dagaal,” ayuu yiri Annas Haqqani, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Afghanistan. Haddaba, saamayn intee le’eg ayey arrintaan ku yeelan kartaa qoyska boqortooyada Britain, dowladda iyo waliba Harry laftiisa. Maxamed Ibraahim Hereri oo ka faallooda arrimaha Britain oo la hadlay VOA ayaa sheegay in arrintaan aysan wax saameyn ah ku yeelaneyn qoyska boqortooyada iyo Harry, hase yeeshe “Dilkan uu qirtay uma maleynayo inay hoos u dhigeyso taageerada ay u hayaan dhalinyarada. Markii uu gabadha madow guursaday Harry raali kama aheyn, ee waxay la rabeen gabadh Ingiriis dhalad ah sida hooyadii ama gabadha kale ee dumaashidii ee uu qabo walaalkii,” ayuu yiri. Hereri ayaa sidoo kale qaba in qirashada Harry Charles aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin Millateriga Britain, marka laga yimaado saameynta ay arrintaan ku yeelatay baraha bulshada iyo warbaahinta caalamka. “Waxaa loo arkayay Nin aan daganeyn oo fudud, walaalkiina markuu boqorka noqdo umaleyn maayo in uu soo dhaweyn doono sheegashada waxa raba in walaalkay iyo aabahay xiriir wanaagsan la yeesho, labada midkood umaleyn maayo in wax kasoo hagaagayaan.” The post Hadal hayn ka dhalatay dilal uu Afghanistan ka gaystay wiilka uu dhalay boqorka UK appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (Caasimada Online) – Somalia’s government has claimed that the al-Shabab extremist group has requested to open negotiations for the first time, according to Deputy Defense Minister Abdifatah Kasim. The revelation comes as the government continues its military offensive against the group, which it has referred to as a “total war.” “They are now requesting a peace negotiation,” Kasim said in an interview with state media. “But our stance, as determined by the President and carried out by the executive, is to eliminate terrorism from Somalia completely.” Kasim added that al-Shabab, which has been significantly weakened, can only carry out ambush attacks at this point and that alert government forces are preventing these. “The Kharijites have requested talks,” he said. “They can be divided into two groups: those who are native to the country and those who are not. The Somalis can engage in negotiations, but the foreign individuals who have come to attack the country will not be offered the same opportunity. They must leave the country instead. There was no immediate response from al-Shabab, an extremist group affiliated with al-Qaida that has carried out high-profile bombings in Somalia’s capital and held sway over parts of the central and southern regions of the country for more than a decade. The group is thought to number several thousand fighters, including an unknown number of foreigners from regional countries like neighboring Kenya and beyond. The extremists have long sought to impose strict Islamic law in Somalia and have called for the withdrawal of foreign troops, including those from the United States, Turkey, and a multinational African Union force. Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has previously stated that the country is not currently in a position to negotiate with al-Shabab but is open to members of the group renouncing violence and extremist ideology. “The government is extending an invitation to members of Al-Shabab who wish to renounce violence and extremist ideology,” Mohamud said. “The government is fighting al-Shabab on three fronts: military, ideological, and financial.” The President believes negotiations should be the final option for dealing with al-Shabab and has previously stated that “the government’s ultimate goal is to peacefully resolve the conflict through dialogue with extremist groups, particularly al-Shabab, which is prevalent in Somalia.” Somalia has been amidst a campaign against al-Shabab, which has achieved significant victories and recaptured many towns under their control for years. The group has come under pressure as the government seeks to squeeze its sources of financing and has carried out several high-profile attacks in recent months, including an October bombing in Mogadishu that killed at least 120 people and a pair of bombings on Wednesday in a region at the heart of the government offensive that killed at least 35 people. The post Somalia says al-Shabab is seeking talks for the first time appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Samatar oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan ayaa maanta ka qeyb-galay doorashada guddiga dib u eegista la-socoda iyo hirgelinta Dastuurka BFS. Doorashada Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo tartamay illaa saddex boos oo kala ah guddoomiye, ku-xigeen iyo xoghaye, kuwaasi oo lagu kala guuleystay. Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa ku guulaystay xilka guddoomiyaha, mana jirin cid la tartantay, halka guddoomiye ku-xigeenka guddigana uu ku guulaystay Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo helay 5 Cod halka Senator Xasan Xuseen Xaaji oo la tartamay uu helay 4 cod. Sido kale waxa xoghaya guddiga dib u eegista, la-socodka iyo hirgelinta Dastuurka BFS loo doortay Senator Saciid Cabdi Xuseen oo isagana aysan jirin cid la tartantay. Guddoomiye Cali Shacbaan Ibraahim iyo Sacdiyo Yaasiin samatar oo doorashada goobjoog ka ahaa ayaa bogaadiyay hannaanka ay u dhacday doorashada Guddiga Dastuurka Baarlamaanka. Sacdiyo iyo Ibraahim ayaa waxa kale oo ku booriyeen guddoonka cusub inay si hufan oo xilkasnimo leh u gudtaan waajibaadka loo igmaday ee qabyo tirka Dastuurka Soomaaliya. Waxaa hore guddigaan guddoomiye ugu ahaa Senator Cabdi Qeybdiid, iyadoo aan weli la dhameystiran Dastuurka Ku-meel-gaarka oo Baarlamaankii saddexaad uu gacanta ku hayo. The post Yaa kusoo baxay doorashadii maanta ee guddoomiyaha guddiga dastuurka ee BF? appeared first on Caasimada Online.
-
Somalia claims al-Shabab extremists seek talks for 1st time
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia’s government claimed Saturday that the al-Shabab extremist group has for the first time asked to open negotiations, amid a military offensive the government has described as “total war.” Source: Hiiraan Online -
DAREENKA SHACABKA GUDMO BIYA CASS. KULMIYAA NA LAAYAY OO NALA DHACEY RASAAS BILAA SANQADHA DAD BADANINA WAA DHINTEY. Gudmo Biyacass Way Hadashey. Ninkaasi xaqiiqda dalka ka jirta ayuu ka hadley. Waxuna cadeeyey in aaney xukumaddu dadka noloshooda masuliyadd iska saarin. Dareenka uu ku hadley waa kii bulshadda degmadda Gudmo. Waxaan shacabka gudmo u sheegaya Xisbiga Waddani waa idinla dareen. Insha allaah isbedel baa iman. Idinkuna xukumadda waddani shacabka Somaliland wey u adeegi doonta. Waadna ku mahadsan tihiin inaad is weydiseen Xisbiga kulmiye aad shaley doorateen inuu rasaas aan qarxeyn idinla dhacey oo ka mid tihiin. Kuwa Madaxweyne Muuse lahaa fartinaad Eedeen. Markaa samra card kana qaaata isbedelka tageera. Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News
-
Mogadishu (Caasimada Online) – Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, announced on Friday that an investigation is underway into soldiers arrested on suspicion of facilitating a recent attack on the Villa Rays Hotel near the presidential palace in Mogadishu. The hotel, located near the heavily fortified presidential palace and popular with government officials, was attacked by the extremist group Al-Shabab on November 27 last year. During an interview with state TV, the Prime Minister said, “We want a thorough investigation, but I can assure you that all those suspected have been arrested, and their investigation is underway.” According to the police, the attack on the Villa Rays Hotel began with a suicide bombing, after which Al-Shabab fighters stormed the building. Security forces could kill five of the attackers and rescue 60 civilians, but not before eight civilians were killed in the attack. One soldier was also killed, and five others were wounded in the operation to retake the hotel. The Prime Minister did not specify the number of soldiers arrested in connection with the attack or when the investigation would be completed. No one has yet been brought to court in relation to the attack. Experts believe that the attack was a retaliation by Al-Shabab after losing ground in recent offensives by the Somali government against the militant group in the country’s central provinces. At the time, it was the second deadly siege in the Somali capital in less than three months, with the Hayat hotel being attacked in late August last year. That attack, which lasted nearly 30 hours and resulted in the deaths of more than 20 people, was also carried out by Al-Shabab. The group has increased its attacks since President Mohamud was elected in May and declared a “total war” against the militants. The post Soldiers investigated for role in Somalia hotel attack, says PM appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay degan yihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka dhawaan ku soo qaatay dalka Eritrea. Ra’iisul Wasaare Xamza oo la hadlayay ciidanka ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed aaminsan yihiin in Al-Shabaab muddo kooban kaga sifayn doonaan goobaha kooban ee ay kaga hareen ay dalka “Waa la idin sugayay, laba qolo ayaa idin sugayay; qolo imaashihiini, joogitaankiina iyo sidan aad u diyaarsan tihiin maanta farxad iyo reyn reyn ay u tahay – waa Shacabkiina, Dalkiina iyo Calankiina. Qolona way idin sugeysay laakiin waxay idinku sugeysay, markaad timaadaan inay jabayaan, cabsi, khawf, naxdin iyo walbahaar ayay la il xun-yihiin,” ayuu yiri. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale wuxuu usheegay in uu ku garab siin doono ciidamadaan, sidii ay u soo celin lahaayeen karaamadii sharaftii iyo cisigii shacabka Soomaaliyeed. “Fursad ayaa haysataan, waxaa la jooga xilligii aad isku soo dhiibi laheydeen intii la idin qaban idinka oo dambi gacmaha kula jira,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamza oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed ee weli la-jira kooxaha argagixisada. Ciidamadaan laga keenay Eritrea ee ku sugan Muqdisho ayaa qeyb ka noqon doona howl-galka cusub ee deegaanada dhiman lagu xoreynayo, kaasi oo madaxda sare ee dowladda ay rabaan in uu ka deg deg bato kuwii hore ee lagu xoreeyay qeybo kamid ah dalka. Saraakiisha ciidanka ayaa qaba in ciidamadaan looga maarmi doono yaraantii ciidan ee heysay dowladda oo sababi jirtay in ciidamada loo raro deegaano kala fog-fog, iyadoo diyaarado lagu qaadayo. Ciidamadaan oo sanad badan ku maqna dalka Eritrea ayaa dhawaan si toos ah u bilaabatay soo daabulidooda, kadib dadaal uu soo celintooda u galay madaxweyne Xasan Sheekh oo dhowr jeer tagay dalka Eritrea. The post Sawirro: Xamza oo booqday ciidamada laga keenay Eritrea – Muxuu u sheegay? appeared first on Caasimada Online.
-
A short film that highlights Taiwan’s contribution to Somaliland’s development was released Jan. 3 by the International Cooperation and Development Fund. (Courtesy of TaiwanICDF) A short film showcasing Taiwan government work to promote Somaliland’s development was released Jan. 3 by the International Cooperation and Development Fund (TaiwanICDF), the country’s foremost foreign aid organization. The 5:52 minute film details various bilateral projects implemented by TaiwanICDF to develop Somaliland’s capabilities. These include e-government services, improvement of agricultural production, management of medical information, provision of maternal and infant healthcare and training of healthcare professionals, among other key areas. In the video, Somaliland Minister of Health Development Hassan Mohammed Ali Gafadhi, Minister of Agricultural Development Eng. Cabdiqadir Iiman Warsame and Minister of Information & Communication Technology Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil all commended the results and expressed appreciation for the projects. Personnel cultivation is another important strand of the robust cooperative relationship, TaiwanICDF said, citing government sponsorship and scholarships for Somaliland officials and NGO staff to receive training in Taiwan. The film also paid tribute to members of Taiwan’s diplomatic and technical missions for their contributions to expanding the bilateral relationship with the East African state. Located in the Horn of Africa, Somaliland enjoys a close friendship and many years of mutually beneficial collaboration with Taiwan. Both sides share the universal values of freedom, democracy, respect for human rights and the rule of law, according to TaiwanICDF. Since the opening of respective representative offices in 2020, the two sides have successfully collaborated in projects spanning agriculture, education, health care, resources development and trade, the organization added. (SFC-E) Write to Taiwan Today at ttonline@mofa.gov.tw Qaran News
-
The secret Of Somaliland Government – Part 23 Mental ability is the most precious gift from Allah, that is given to mankind. The ability to think, control behavior, analyse and reflect even on abstract matters, solve problems, find rules and resolutions, learn and retain knowledge, describe and define events and encounters enables humans to turn any environment in their favor. This God given mental ability enables humans to imagine that conditions in different areas and in different times are different. That is, humans can know through the means of contact with one another what is really going on in areas that are very far from one another. No other living creature can come up with the sense to regard for the condition of the other creatures living in the other side of the river. In the context of thinking, mental ability allows humans to predict future events, reflect on opportunities and embed them into larger possibilities of unfolding events. This, in turn, enables humans to plan and prepare ahead for disasters before they happen. With mental ability, humans have the sense to discuss and debate about problems displaced in time and learn from one another’s experience, in order to overcome the problems they face and build the future in more modern ways by pooling their actions and ideas in the pursuit of shared goals. The more people look up answers rather than strughle to rehash the old ideas, the more likely they become greater than their weakness and the more power they gain over their pain and suffering and the more mindful they become to discover and develop inventions and implement innovations from the sources. Conversely, the less people think, act less, analyse things less, the more their mental ability gets distorted and becomes engaged in regurgitating the old habits rather than in discovering new ones and the less likely people can overcome the problems that make their lives miserable and turn their environment in their favor. The reason why some countries are more developed than others lies mostly in how the people of every country collectively or individually use their thinking skills, which probably consist of four different factors that contribute to success: Intelligence, social skills, work ethics and integrity. Each of these factors plays an important role in determining which countries that can turn their environments in their favor and which can’t. As animals do, Somaliland is among those countries whose people adapt to the condition of the existing environment and endure its pains until wooes of famine and drought wear them out. Explicitly Somaliland people always accept peerils in life as they come to them and never try to overcome environmental challenges and changes to shape their life as they want it to be. On practical level, Somaliland people never see things in perspective; they don’t even try to elaborate on what the past generations had passed onto them; they learn nothing from histoty; they don’t learn from one another’s experience; and never listen to whatever other societies teach or tell them to do. Instead Somaliland people always repeat and revolve around the old habits and think they are new. As the old goes to say, “‘What we see depends not only on what we look at but on where we look from.” In fact, looking at things from different agnles or different perspectives requires some level of assessment, analysis, observation, experiementation, comparison, etc. The importance of doing things in different ways or seeing things in perspective helps humans understand things in a new light that can open up the opportunities for more undetstanding and innovations. We can’t figure out anything Somalis had ever seen in a new light or ever had done it more ways than one. Instead, since time immemorial, Somalis had been dealing their debts with more debts – which means doing things and approaching difficulties in their life in the same way over and over again or even ways worse than the old ways. That’s just kicking the can down the road. What else one could explain how Somalis still see and look at their own affairs? Moreover, humans always inherit tools from old generations to analyze and explain problems in the past. This explanation puts people in positions to see possibilities that might provide crucial perspectives for problem-solving skills. That is, what had happened in the past helps people understand how events in the past made things the way they are today. With experiences from the past, people not only learn about how they can kill one another, but also develop the ability to avoid clashes and create better chances for collaboration. Collaboration is also what is missing from Somaliland culture. Collaboration is not only good for enhancing productivity, but it boosts morale throughout the the public. Collaboration leads to more achievements, innovation, efficient and effective processes, increased success and improved social and political insights and systemised communication. Through listening to and learning from each other, people can help each other reach their goals. The question is where to find collaboration and mutual communication between Somaliland society, the initiation to pool ideas and opinions together, the attempt to improve things, in Somaliland. As we are aware of, some people live and learn, while some only live. Wise people learn from their mistakes. Unwise people learn nothing from their mistakes and even never admit them. Naturally Somaliland people don’t live and learn. They only live. The reason is that Somaliland societies have failed to turn both rural and urban environments in their favor. In the rural environment, rearing animals, which is the backbone of Somaliland economy, is going to fade sooner or later, because the rural people have abandoned the practice of animal rearing as if they had developed new inventions and implemented innovations from other sources. In urban environment, people living in cities are totally confused about the essence of modern government, and are yet unable to understand what a government is, particilarly its manners and means of decision making, accountability, separation of power, perception of politics (what is and is not perceived as politics) and ruling behavior. This confusion took over all urban politicians and public figures till they began to react grossly out of proportion to politics and its accompanying aspects. What makes a sociologist a sociologist is his really uncanny ability to engage the audiences or interviewees, to evoke a mood, a sensation, a presence that somehow transcends time. Through recognition of where Somaliland societies stood in the world when considering in the level of social and political development, Hanad’s approach was mostly based on what could work for Somaliland people and help them understand that social and political order sysyem is always the interpretation of life; its instrutment is insight, a nice understanding of subtle, unformulated conditions, the meaning that will propel people to opportunities for progress. Keeping all that in his mind, Hanad said when he met Hinbir in another day, “Somaliland people must be too wise to understand that the problems of today are sufficently different and that the attempts to solve them require fresh thinking and remedies that even the detailed events of 1the past will not provide.” Hinbir who was sipping a cup of coffee and looking at certain files which he was clearing from the local government, and calculating the proceeds he was expecting to make out of them, heard what Hanad had pointed out and immediately said, “what did you say, Mr. Hanad?” “I said Somaliland people are not going anywhere?” “What do you mean by that?” “Somaliland people have failed to make progress in either rural or urban areas. They are yet unable to turn their environments in their favor.” “How can the people in the rural areas turn their environment in their favor?,” Hinbin asked. “Hard times stimulate growth in a way that good times don’t. The grandeur of life lies in living manifestations. Life becomes elegant by looking and learning, through seeking and searching, by doing things in more ways than one. Faint hearts are unlikely to have much effect that can give a hope to an elegant life. Life itself does not give its fruits and shape to anyone unless people shape it. This is perfectly valid human behavior, consistency can be, as it has been wisely argued, the virtue of an ass,” replied Hansd. “‘And what will that mean?,” asked Hinbir, leaning his head upon his hand, and his arm resting on his knee. ‘”Man’s evolutionary progress was at the beginning tough and tight; he looked and learned much of his surroundings; he fought with anxieties of nature; he kept trying things in more ways than one; he moved with the time, out sprang a spark of truth, from the collision of his sword and shield. The fire first was for protection from cold and wild animals, and much later for cooking; tools chipped from stones, the skill of hunting and archery, agriculture began, industrialization followed, and modern civilization took effect. All those achievements came through observation, articulation and experiementation. What is it that prevents Somalis to think and act or do from what other people like them did and still do, Mr. Hinbir?” “How can people who do not live continually in the same place but move cyclically or seasonally, looking pastures for their animals, think like those who live in cities?” “Life means all that it ever was and all man born with bare posteriors. Obvious, the way societies make use of their time most will constitute either the major safeguard or the major vulnerability of their life. The more structured society’s time is, the less difficult is its problem. The longer societies use their time to do something, the more possibilities for fulfillment exist. This means that it is the result of how societies have made use of their time that either indeed get them past the episode, or gives them a boiling mass of failures and frustrations.” “The circumstances are now exactly what they are required to be. Most of Somaliland people arei moving from rural-to-urban areas simply to seek new opportunities and improve their lives. Once these people get provisions of services, such as healthcare, education, resettlement and all other necessary amenities from Somaliland government, chances to turn both rural and urban environments in our favor will soon be seen.” “Achieving or attaining a new status is juvenile; explaining and implementing an innovation is much harder and less glamorous. It requires an act of commitment, a hell of run-in. It requires self-actualization and objectivity in vision. Tell me, Mr. Hinbir, where are those mindful Somalis who can imagine, articulate, expect, analyse, and anticipate surprises and arrange their ideas for the future issues. Where are those people who should think much and act more in order to impose their pace and priorities when environmental stress or social and political burdens strike them and make their morale down and darker, less hopeful? Don’t forget that we all come from the nomad and have changed nothing in our life. You will be losing your sense if you think that the people who are now fleeing from the nomad will make changes that those who settled in cities before failed to make in Somaliland.” “The urban life is always dynamic. The work of the urban community is clock regulated. Transportation movements are controlled by traffic lights and tall buildings in the cities by elevators and escalators. Add this to stability, regularity, law and order that are the characteristics of Somaliland government system. Don’t you see these achievements as a solid foundation for success, Mr. Hanad?” “As they say, there is no stability without solidariry.” “‘And what does that mean?” “Stability with no determination to commit to the common good and to the good of each individual, doesn’t work, because the burden of responsibility lies on everyone’s shoulders.” “That is what Somaliland government is committed to fulfill?” “What is a government?” “A government is a system by which a country is governed, administered and regulated.” “What should citizens know about govetnment?” “A citizen must not know but should know that a government is a system of rules that keep individuals bound to conventional standards under which the right to make laws, and the right to enforce them, is vested in a particular group in society.” “What did you learn from the government, I mean Somaliland government system?” “Two things :To favor your clan members and disfavor all others who don’t hail from your herd, and to abuse power for personal gains.” “A system of favors and frauds.” “Exactly, and I call it The Secret of Somaliland Government,” Hinbir replied. To be contunued…….. By: Jamafalaag Hargeisa, Somaliland jamafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiir ku-xigeenka gaashaandhiga Soomaaliya, Xildhibaan Cabdifataax Qaasim ayaa shaaciyay in kooxda Al-Shabaab ay wada-hadal kasoo dalbadeen dowladda, xili uu dalka ka socdo guluf dagaal oo ka dhan ah. “Maanta ayaga ayaa wada-hadal ku jira, anaga waxay naga taagan tahay in Soomaaliya laga ciribtiro wax la yiraahdo argagixiso oo go’aankeeda uu qaatay madaxweynaha, golaha fulintana ay ku shaqeynayaan,” ayuu yiri. Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in jab xoogan la gaarsiyay Al-Shabaab, islamarkaana uu kusoo aruuray beegsiga shacabka iyo weerarada gaadmada ah, taasi oo uu sheegay in heegan buuxa u yihiin ciidamada dowladda. “Ayaga (Al-Shabaab) ayaa soo codsaday wada-hadal. Khawaarijta waa laba nooc, kuwa waa ajaanib, noocna waa kuwa dalkaan u dhashay oo ayaga fursad waa leeyihiin, laakiin kuwa duulaanka ku yimid dalkaan wax wada-hadal majiro ee waa in dalka iskaga tagaan.” Wuxuu intaas kusii daray hadalkiisa “Kuwa dalka u dhashay xili kasta haddii ay isa-soo dhiibaan diyaar ayaa loo yahay, laakiin wax lagula gorgortamo meesha ma yaalan, waa in ay dowladnimada raacan oo isku soo dhiibaan, oo shacabkooda dib ugu laabtan.” Arrintaan ayaa imaneysa xili uu dalka ka socdo dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, kaasi oo tan iyo markii uu billowday laga gaaray guulo waaweyn, loogana qabsaday kooxda degaano horleh oo gacanta ku hayeen sanado badan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dagaalkan ku hogaaminaya dalka ayaa hore u sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab, hase yeeshe ay albaabada u fureyso xubnaha ka tirsan Al-Shabaab. “Dowladdu waxay albaabada u furaysa xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee doonaya inay ka haraan gacan ka hadalka iyo fikirka xagjirka ah. Dowladdu waxay ku wajaheysa (Shabaab) saddex siyaabood oo kala ah mid millateri, mid fikir iyo mid dhaqaale.” ayuu xiligaas yiri madaxweynaha. Xasan ayaa qaba in wada-hadalka uu noqdo waxa u dambeeya ee laga fikiro marka ay noqoto Shabaab, wuxuuna hore u tilmaamay “in ugu dambeynta dowladdu la xaajoon doonto kooxaha xagjirka ah, gaar ahaan Al-Shabaab oo ku xoogan gudaha Soomaaliya, si khilaafka lagu dhameeyo si nabdoon.” The post Daawo: Wasiir shaaciyay dalab cusub oo ay Al-Shabaab usoo gudbisay DF appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray wadad Laacdheere – Rabaable ee Gobolka Nugaal taasi oo dhan 14 KM, oo la dhameystiray dhisme iyo dayactir lagu sameeyay. Wadada Laacdheere-Rabaable ee maanta xariga laga jaray ayaa waxaa lagu hirgeliyay Cashuurtii Shacabka laga qaaday oo Dalka dib loogu celiyay, waxaana dhistay Wadada Shirkadda Wadaniga ah Kebarco. Munaasabadda Xarig jarka waxaa ka qeybgalay Wasaaradda Howlaha Guud, Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Hay’adda Waddooyinka Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Gudoomiyaha Degmada Garoowe, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, la-taliyaal Madaxweyne iyo masuuliyiin kale oo Dowladda ka tirsan. Sidoo kale Madaxweyne Deni wuxuu isla maanta dhaggax dhigay Wadada isku xirta Brita-dheer iyo Kalabayr oo lagu sameynayo dayactir iyo dib u dhis, waxaana ay qeyb ka tahay Waddooyinka ay dhisayso Shirkadda Kebarco, ee lagu hirgalinayo Qorshaha Cashuurta Dalka lagu dhisayo. Dowladda Puntland ayaa ahmiyad gaar ah siisay dhismaha Waddooyinka, waana qeyb ka mid ah qorshaha Dowladdu ku horumarinayso kaabayaasha dhaqaalaha iyo in dadku helo adeeg Dowladnimo oo dhameystiran. default PUNTLAND POST The post Puntland: Jidka Laacdheere-Rabaable oo maanta xarigga laga jaray appeared first on Puntland Post.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka dhowaan ku soo qaatay waddanka Ereteriya. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay ciidanka ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed aaminsan yihiin in cadawga Khawaariijta muddo kooban kaga sifayn doonaan goobaha kooban ee ay kaga hareen ay dalka, isla markaana uu ku garab siin doono sidii aad u soo celin lahaayeen karaamadii sharaftii iyo cisigii shacabka Soomaaliyeed. “Waa la idin sugayay, laba qolo ayaa idin sugayay; qolo imaashihiini, joogitaankiina iyo sidan aad u diyaarsan tihiin maanta farxad iyo reyn reyn ay u tahay – waa Shacabkiina, Dalkiina iyo Calankiina, qolona way idin sugeysay laakiin waxay idinku sugeysay, markaad timaadaan inay jabayaan, cabsi, khawf, naxdin iyo walbahaar ayay la il xun yihiin.” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse. Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhinaca kale waxa uu baaq u diray dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay khaldeen kooxaha Khawaarijta, kuwaasi oo uu sheegay in ay fursad heystaan oo la joogo xilligii ay isku soo dhiibi lahaayeen intii qaban lahaa iyaga oo dambi gacmaha kula jira. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
XOG :- Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu magacaabo masuulyiin cusub oo ka soo jeeda Gobalka Sool . Madaxweynaha ayaa magacaabi doona dhawr wasiir oo cusub , Wasiir ku xigeeno , Wasiirul Dawlayaal iyo Badhasaab , halka uu xilalka ka qaadi doono Wasiiro hore xukuumadiisa uga tirsanaa oo ka soo jeeda Gobalka Sool Sidoo kale waxaa xilal cusub la filayaa in loo dhiibo saraakiil ciidamada ka tirsan oo ka soo jeeda Gobalkaas . Sababta uu madaxweyne Biixi talaabadan u qaadayo ayaa lagu sheegay sidii uu xaalada Magaalada Laascaanood u dejin lahaa . Ilays News Qaran News
