Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. At least 112 people have been killed and more than 500 wounded in fierce fighting in the town of Lasanod in Somalia’s breakaway region of Somaliland, a medical official said Tuesday. Source: Hiiraan Online
  2. The Kenyan parliament has ordered an inquiry into BBC allegations of sexual abuse on tea plantations, local news site Capital FM reports. Source: Hiiraan Online
  3. Shabeelow (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in koox ka tirsan Al-Shabaab ay isku dhiibtay ciidanka, kadib dagaal culus oo 10 saacadood ka socday koonfurta gobolka Mudug. Nuqul ka mid ah qoraal ay baahisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 14 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidanka, iyagoo nabad qaba. “Waxaa jira maleeshiyaad gaaraya ilaa 14 xubnood, kuwaas oo ay qaldeen horjoogayaasha Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan gobalka Mudug,” ayaa lagu yiri qoraalka. Dagaalka sababay in Shabaab-kaan ay isku soo dhiibaan ciidanka dowladda iyo daraawiishta Galmudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Shabeelow ee koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo lagu laayey Al-Shabaab. Ugu yaraan 80 Shabaab ah ayaa lagu dilay dagaalkaas, sida ay shaacisay dowladdu, waxaana kooxda laga qabsaday deegaankii lagu dagaalamay ee Shabeelow oo u dhow degaanka Bacaadweyn oo horay looga xoreeyey kooxda. Ciidanka xoogga dalka ee Danab, daraawiishta Galmudug, ciidan is abaabulay oo dadka deegaanka ah iyo diyaaradaha dagaalka ee dowladda Mareykanka ayaa weerarkaas ku qaaday Al-Shabaab, sida aan xogta ku helnay waa la hareereeyey kooxda, kadibna halkaas ayaa lagu laayey. Dowladda Soomaaliya waxay shaacisay inay jiraan xubno nolosha lagu qabtay, iyagoo dhaawac ah oo dagaalamaya “Ciidanka oo si buuxda ula wareegay deegaanka lagu dagaalamay ayaa sidoo kale nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta kuwaasi oo qaarkood ay qabaanqdhaawacyo,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay DF. Dhinaca kale, dagaal ka dhex qarxay kooxda Al-Shabaab ayaa sababay inay iska dilaan ugu yaraan 14 dagaalame, kadib markii ay ka war-heleen in rag badan ay qorsheysteen inay ka soo goostaan Al-Shabaab oo isku dhiibaan ciidanka dowladda. Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada Xarardheere ayaa shaaciyay in dagaal xubno ka wada tirsan Al-Shabaab ku dhexmaray deegaan u dhow Xarardheere. Waxa uu sheegay in xubnahaas uu dagaalka ku dhexmaray duleedka Xarardheere kadib markii 10 xubnood oo kamid ah ay rabeen inay isku soo dhiibaan dowladda, halka kuwa kale ay kasoo horjeedeen go’aankaasi, taasi oo keentay in ay is rasaaseeyan. “Shalay ugu dambeysay halkan ayay ku dirireen meel aan aad nooga dheereyn, waxaa isoo gaartay in 14 iska dileen. 10 ayaa soo fakatay waa laga daba yimid, tobankiiba waa la dilay oo iyaguna afar ayay dileen dhowr iyo toban kalena wey dhaawaceen,” ayuu yiri. Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Waa rag la yaqaano oo xataa la iisheegay meelihii markii hore ka imaadeen magacyadooda, taasi waxay muujineysa Shabaab jabka iyo niyad xumada ku dhacday.” The post DF oo shaacisay tirada dagaal-yahano isku soo dhiibay iyo kuwo dhaawac lagu qabtay appeared first on Caasimada Online.
  4. Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa isku diyaarinaya inuu booqdo magaalada Moscow, si uu kulan madaxeed ula yeesho madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin todobaadyada soo socda, sida uu qoray wargeyska Wall Street Journal. wargeysku oo soo xiganaya dadka siyaasiyiin, wuxuu sheegay in shir-madaxeedka Xi-Putin uu qayb ka ahaa dadaalka Shiinaha uu ku doonayo inuu kaalin firfircoon ka qaato soo afjarida dagaalka sannad jirsaday ee ka socda Ukraine iyo qayb ka mid ah riixitaanka nabadda ee xisbiyada badan. Shiinaha ayaa sidoo kale u isticmaali doona shir madaxeedka in uu ku celiyo baaqyada ah in aan la isticmaalin hubka nukliyeerka, ayay warbixintu raacisay. Wargeyska aya intaa ku daray in booqashada Xi laga yaabo inay dhacdo Abriil ama horraanta May marka Ruushku u dabaaldegi doono guushii laga gaaray Dagaalkii Labaad dunida ee lagu jabiyay Naziyiintii Germany. Diblumaasiga ugu sarreeya Shiinaha Wang Yi ayaa hadda ku sugan magaalada Moscow, waxaana la filayaa inuu maanta la kulmo wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov. Xi iyo Putin ayaa markii ugu dambeysay shaqsi ahaan ku kulmay Shiinaha ka hor Ciyaaraha Olombikada Jiilaalka ee Beijing sanadkii hore, maalmo ka hor inta aysan Ruushka soo gelin Ukraine 24-kii Febraayo. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Shiinaha oo lagu wado in bilaha soo socda uu booqdo Moscow appeared first on Puntland Post.
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Howl-wadeenada gargaarka ee Soomaaliya ayaa ka walaacsan hoos u dhac ku yimaada gargaarka bini’aadannimo, xilli ay abaaraha dalka ka jira sii jiitamayaan. Deeq-bixiyayaasha ayaa Soomaaliya caawinayay tobannaan sano, inkasta oo xaaladda bani’aadaminnimo ee waddanka aysan waxba iska beddelin, sida ay sheegeen qaar kamid ah howl-wadeenada gargaarka. Dalalka deeq-bixiyaasha oo ay wehliyaan dhibaatooyin badan oo dunida ka jira ayaa sidoo kale u baahan taageero bini’aadannimo, taas oo hoos u dhigi karta heerka lacagaha ay Soomaaliya hesho, sida ay sheegeen madaxda howl-wadeenada gargaarka ee Soomaaliya. Dowladda Mareykanka ayaa weli ah deeq-bixiyaha kaliya ee ugu badan ee bixiya gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya, hase yeeshe xilligaan waxay Ameerikaanku dalbadanayaan in dunida kale aysan ku fiirsan, sida uu xaqiijiyey sarkaal ka tirsan safaarada Mareykanka ee Muqdisho. Sarkaalkan oo la hadlay VOA ayaa waxa uu sheegay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ugu deeqday illaa $1.3 bilyan oo gargaar ah tan iyo bartamihii sanadkii 2021-ka. Waxa uu si cad u sheegay sarkaalkan in Mareykanka uusan dabooli karin kaligiis baahida bini’aadannimo ee Soomaaliya, taasi oo mareysa marxalad si weyn looga deyrinayo. “Kaligeena ma sameyn karno shaqada intaas le’eg waxaana ugu baaqaynaa dhamaan deeq-bixiyaasha inay kaalintooda ka qaataan sidii ay gacan uga geysan lahaayeen joogteynta iyo kor u qaadida jawaabta xaaladdahaasi si loo hubiyo in gargaarku uu sii socdo heerarka lagama maarmaanka ah.” Sarkaalkan ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa uu intaas kusii daray “Mareykanka waa sii wadayaa ka jawaabida xaaladda bini’aadannimo, badbaadinta nolosha iyo ka-hortagga bilowga macluusha iyo dhimashada baahsan.” Qorshaha waxqabadka bini’aadantinimo ee Soomaaliya ee 2023, oo ay daaha ka rogeen todobaadkii hore QM, saaxiibadeeda bini’aadamnimada iyo dawladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa baaqa 2.6 bilyan oo dollar oo deeq ah. Deeqdan lacageed ayaa waxaa la sheegay in lagu caawinayo in ka badan 8 milyan oo qof, oo lasoo wariyay inay si aad ah ugu baahan yihiin gargaar ay ku noolaadaan. Arrimahan ayaa imanaya, iyada oo saadaalintu ay haddaba muujineyso in xilli roobaadka gu-gana uu noqdo mid hooseeya, taasi oo uga sii dareysa xaaladda taagan. The post Mareykanka oo dalbaday in dunida aysan Soomaaliya… appeared first on Caasimada Online.
  6. Hargeysa (Caasimada Online) – Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyay xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi in ay leedahay hab dhaqankii dowladii kacaanka, maadaama ay Somaliland rasaas uga jawaabtay mudaharaadkii ka dhacay Laascaanood. Xoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in dadka reer Laascaanood aysan sabab la’aan u kicin, balse ay ku qasabtay xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiye Muuse Biixi. “Hab dhaqankii Siyaad Barre in aanu dhimanin waxa kamid ah dagaalka Laascaanood, waa dagaal sokeeye oo ka dhaxeeya Somaliland gudaheeda, maaha dagaal sabab la’aan u dhacay, 32 sanno oo Somaliland jirtay dadka reer Sool qalbigooda way hanan kari wayday,” ayuu yiri Xoghaye Khadar. Waxa uu intaas kusii daray “Mudaharaadkii Siyaad Barre waxa ku dhintay arday iyo macalin, maalin kali ah ayay 7 qof ku dhimatay, su’aasha markaa aad is waydiinaysa waxay tahay xuska maalintani macno noocee ah ayuu kuu samaynaya, dhaqankii aad maalintaa diiday haduu wali jiro.” Xoghayaha Waddani ayaa sidoo kale waxa uu ku eedeeyay Somaliland in anay u cadaalad falin dadka reer Sool, oo nidaamka wax qaybsiga maammulka ay cadaalad ka waayeen, ayada oo sidaas ay tahay xukuumadda Muuse Biixi wax garowshiyo ah muujin wayday, sida uu sheegay. “Waxaa la fulin waayay heshiisyadii ay xukuumaddii Siilaanyo la gashay Khaatumo oo waxa dhagaha laga fureystay AUN Cali Khaliif Galaydh mudadii uu Hargeysa ku sugna illaa oo uu ka geeriyooday,” ayuu yiri Xoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi. Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ay ku fashilantay in nabad-gelyo ay siiso dadka reer Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool, kuwaasi oo kacay markii haldoor-koodii la dilay, sida uu hadalka u dhigay. Dagaalka Laascaanood ayaa galay todobaadkii saddexaad, ayada oo ay fashilmeen dadaallo xal looga gaarayay xiisadda taagan, wuxuuna dagaalkaan sababay dhimashada dad ku dhow 100 qof, dhaawac 500 oo qof iyo burbur xooggan oo gaaray magaalada. The post Xisbiga Waddani oo Biixi ku eedeeyey arrin xasaasi ah oo ku saabsan Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  7. Kyiv (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa booqasho lama filaan ah Isniintii ku tegay caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv, kahor sanad-guurada koowaad ee billowga duulaanka Ruushka ee dalkaas. Biden oo booqashadan ay u aheyd tii ugu horreysay ee uu ku tego dalkaas tan iyo billowgii dagaalka ayaa la kulmay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky. Isaga oo ka dhinac hadlay madaxweyne Zelensky kuna sugan Madaxtooyada Mariinsky, Biden ayaa dib u xusay cabsidii sanad kahor la qabay ee aheyd in ciidamada duulaanka ee Ruushka ay qabsan doonaan caasimadda Ukraine. “Sanad kadib Kyiv weli waa ay taagan tahay. Sidoo kalena Ukraine waa ay taagan tahay. Dimoqraadiyadda waa ay taagan tahay. Dadka Mareykanka iyo Dunidana waa ay idin dhinac taagan yihiin,” ayuu yiri madaxweyne Biden. Madaxweynaha Mareykanka ayaa wacad ku maray “taageero aan la loodin karin” oo Mareykanka ku difaacayo Ukarine, wuxuuna ku dhowaaqay hub dheeri ah oo dalkaas la gaarsiin doono. Haddaba, Maxay ka dhigan tahay booqashada madaxweyne Biden ee caasimada Ukraine ee Kyiv? Maxamed Nuur Qalimow oo ka faallooda arrimaha Yurub, degenna UK oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in booqashada Biden ee caasimada dalka Ukraine ee Kyiv ay muujineyso in Mareykanka uu taageero 100% la garab taagan yahay Ukraine. “Mareykanka ballan-qaadyada u sameeyay Ukraine ayaa waxa kamid ah in dhinac walba ka taageeri doonaan hadey noqoto hubka iyo dhanka dhaqaalaha. booqashada Biden macno badan ayay u sameynaysaa shacabka iyo dowladda Ukraine,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu sheegay in booqashada Biden ee Kyiv ay kusoo aaday xilli uu Ruushka qorsheynayo in uu qaado guluf culus oo ka dhan ah Ukraine, si uu wax weyn uga bedelo dagaalkan dabada dheeraadaay. “Waxay uga dhigan tahay madaxweynaha Kyiv iyo shacabkiisa in ay kor u kacday rejadooda dagaalka ayna ka mooral fiican yihiin markii uu billowday dagaalkaasi. Maalinta uu bilaabanayay maanta ayay ka niyad fiican yihiin.” “Cidda kaliya ee Ruushka isku taagi karta dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaan waa Mareykanka, wax wey ayay uga dhigan Ukraine oo wax ayay ka bedeli doonta jihada dagaalka.” Maxamed Nuur ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in dagaalkan uu muddo dheer sii socon doono, maadama dhinaca kale oo ah Ukraine ay taageero ka helayso Mareykanka oo si weyn isku hayaan Ruushka. “Waxa aad mooda in dagaalkan u noqon doono mid sii soconaya oo adduunkana uu iskala qeybsan doono. Habka aan u jeedo iyo qaabka la iskugu diyaar garoobayo labada dhinaca waa sii soconaya sanadahan dagaalkaasi.” Ujeedada booqashada Biden ee Kyiv, oo timid kahor safar la qorsheeyey inuu ku tago caasimadda Poland ee Warsaw, ayaa ah inuu hoosta ka xariiqo in Mareykanka uu diyaar u yahay inuu garab taagnaado Ukraine “muddada ay doonto ha ku qaadato” in la iska caabiyo ciidamada Ruushka. Waxay imaneysaa xilli cod-bixino ra’yiga ah oo la qaaday ay muujinayaan in aragtida shacabka ee ku aadan in Mareykanka iyo xulufadiisa ay hub iyo taageero dhaqaale siiyaan Ukraine ay hoos u dhacday. The post Maxay ka dhigan tahay booqashada madaxweyne Biden ee caasimada Ukraine? appeared first on Caasimada Online.
  8. Mogadishu (Caasimada Online) – Ten civilians were killed, and three others wounded on Tuesday when Al-Shabab fighters attacked a house in the northern Abdiaziz district of Somalia’s capital, Mogadishu. During the attack, the Somali government confirmed that security forces rescued and extracted many civilians from the targeted house and nearby buildings. The extremist group Al-Shabab, connected to Al-Qaeda, claimed responsibility for the raid, which reportedly involved using explosives to blast the main gate of the building before the attack. A soldier who witnessed the scene said that the militants turned to attack houses occupied by civilians after they were defeated on the frontlines. Although the Somali army and local clan militias have retaken chunks of territory from Al-Shabab in recent months with the help of US air strikes and an African Union force known as ATMIS, the group still controls parts of the countryside, from where they have carried out numerous retaliatory attacks in Somalia and neighboring countries. In the past, Al-Shabab frequently retaliated against military offensives with bloody strikes. In the deadliest attack, since the latest offensive began last year, the group killed 121 people in two car bomb explosions at the education ministry in Mogadishu in October. During Tuesday’s attack, Al-Shabab militants targeted a series of compounds in the Abdiaziz district of Mogadishu. One of the homes was being used to house wounded Ma’awisley fighters, who had been battling Al-Shabab for months alongside government security forces, while the neighboring property belonged to the Deputy Speaker of the Upper House, Ali Sha’ban Ibrahim. General Garabey’s residential home, which played an essential role in the recent offensives in the Hiiraan region, was also targeted by the militants. The Somali government’s Ministry of Information confirmed that all four Al-Shabab militants were killed during the raid, which started with a suicide blast at the compound’s gates on Tuesday afternoon. The ministry added that the attack on a residential neighborhood in Mogadishu is a sign of Al-Shabab’s growing desperation amidst the group’s battlefield losses in south and central Somalia. The attack is a shift in tactics from the Al-Qaeda-linked militant insurgency group, which was previously known for staging attacks on hotels and government offices. Since Somalia declared a ‘total war’ on Al-Shabab in mid-2022, the government has been supported by local clan militias, making the offensive the most successful in a decade. The offensive has enabled the Somali government to reclaim several towns and villages and secure road networks that the militants had long cut off. The post Al-Shabab kills ten civilians in Mogadishu house attack appeared first on Caasimada Online.
  9. Warsaw (Caasimada Online) – The Ukraine crisis continues to be a point of contention between the United States and Russia, with recent speeches from President Joe Biden and President Vladimir Putin revealing vastly different perspectives on the ongoing conflict. While Putin has accused the West of escalating the war into a global conflict, Biden has vowed to stand by Ukraine and protect its sovereignty. The Ukraine crisis began in 2014 when Russian troops annexed the Crimean peninsula from Ukraine. Since then, fighting has erupted in the eastern provinces of Donetsk and Luhansk, with Ukrainian forces facing off against Russian-backed separatists. The conflict has displaced millions of people and left Ukrainian cities, towns, and villages in ruins. According to the U.N. human rights office, more than 8,000 civilians have been killed, and thousands more are presumed to have died. While Russia still controls roughly a fifth of Ukraine, the country has suffered three significant battlefield losses in the past year. However, Putin has made it clear that he sees the conflict as a vital interest of Russia and has warned the West against interfering. Biden’s speech in Warsaw President Biden’s speech at the Royal Castle of Warsaw emphasized the importance of standing by Ukraine and upholding democracy. He stated that the invasion of Ukraine was a test for the ages, not just for Ukraine but for the entire world. He said that the United States and its NATO allies took action to defend sovereignty, protect people from aggression, and uphold democracy. Biden also made it clear that the U.S. support for Ukraine would remain steadfast and that NATO would remain united. He rejected Putin’s claim that Western allies were attempting to control or destroy Russia through their support of Ukraine but did accuse Russia of crimes against humanity, such as targeting civilians and rape. Putin’s speech to Russian Elite In a speech to Russia’s military and political elite, Putin accused the United States of escalating the war into a global conflict and announced the suspension of Russia’s participation in the New START (Strategic Arms Reduction Treaty). Putin also indicated that he would use nuclear weapons to defend Russia if needed and announced that he had signed a decree to put new ground-based strategic systems on combat duty a week prior. While the foreign ministry clarified that Moscow would still abide by the restrictions outlined in the treaty regarding the number of deployed warheads, the move was met with criticism from U.S. Secretary of State Antony Blinken, who called it “deeply unfortunate and irresponsible.” NATO Secretary-General Jens Stoltenberg also expressed concern, stating that it made the world more dangerous and urged Putin to reconsider. China’s U.N. Ambassador Zhang Jun also expressed concern, noting that a nuclear war could not be won and should never be fought and that the parties concerned should continue negotiating to find a solution. The future of the conflict The future remains uncertain as tensions continue to rise between Ukraine and Russia. While the United States has pledged its support to Ukraine and promised to defend democracy, Russia has made it clear that it sees the conflict as a vital interest and has warned the West against interfering. Reports from the Ukrainian Armed Forces General Staff on Tuesday night indicated that 18 towns and villages near Bakhmut had come under fire. Russian forces had shelled the contested city of Marinka and nearby Vodiane and Nevelske. Russian fire also hit several towns and villages further west in the Zaporizhzhia region, including the contested cities of Hulyaipole and Orikhiv. However, reports of battlefield events have not been independently verified by Reuters. The conflict in Ukraine remains a major point of contention between the United States and Russia. While the situation is tense and uncertain, both sides have made it clear that they will stand by their positions and protect their interests. The post Putin suspends START nuclear pact, raises tensions appeared first on Caasimada Online.
  10. Mogadishu (Caasimada Online) – The Somali Football Federation (SFF) has been embroiled in a crisis that could potentially lead to an international suspension from FIFA. The crisis began in 2022 when the then-president of the SFF, Abdigani Said Arab, was accused of abusing his authority during an extraordinary congress and was subsequently removed from his position. Ali Abdi Mohamed (Shiino), the first vice-president, was appointed caretaker president. However, disputes intensified, with Shiino facing multiple accusations. SFF election controversies Shiino was tasked with overseeing a free and fair election, but he was accused of running an opaque election. A select committee was formed to organize the election, with Shiino and Hassan Wish running for the presidency. However, delegates supporting Wish were disqualified, leading to the election committee’s disarray and prompting government intervention. Wish blamed Shiino for undermining his candidacy and accused him of being the mastermind behind the committee’s unfavorable announcements. Shiino denied the allegations and stated that he adhered to the decision made by the election committee and congress. Several amendments were made during the preparations for the election, including expanding the congress membership that elects the federation president, which angered an SFF faction, questioning the legality of the move and the intentions behind it. Ali Barre, a member of the congress, accused Shiino of adding more than a dozen members to the congress. The Ministry of Sports mediates Members supporting Wish filed a complaint with the Ministry of Sports after being told they did not meet the eligibility requirements for the election, leading to the ministry suspending the election scheduled for early February. The Ministry of Sports, in collaboration with football stakeholders, including former football players, has initiated mediation efforts to reach a common ground. During a recent open discussion, the Minister of Sports, Mohamed Barre, clarified that sports policy falls under his ministry’s jurisdiction, giving him the right to mediate and intervene if any irregularities arise reasonably. FIFA suspension looms Despite the ongoing reconciliation efforts, football expert Hussein Abkow warned the Minister of Sports not to interfere in football matters, citing the possibility that FIFA may decide to ban Somalia from international football. If the situation remains chaotic and wrangles continue within SFF, the country may face a ban from FIFA, hampering its soccer growth. This is especially true as the country celebrated its recent victory in the East African Under 17 tournament, a first in its football history. Mediation to end the stalemate Former Somalia midfielder Hassan Karanle, one of the figures mediating to end of the stalemate, remains optimistic about the ongoing reconciliation efforts. He emphasizes the need for all parties to come together, compromise, resolve their differences, and hold free, fair, and transparent elections. Only through this can the sport save football in the country, which is now gaining momentum and may collapse if friction continues. Somalia’s national team has made significant progress in recent years. The victory in the East African Under 17 tournament is a testament to this growth. However, the ongoing crisis threatens to undo all the gains made in the sport. A ban from FIFA would impact the national team and have significant ramifications for the country’s domestic leagues and grassroots football development. Institutions must uphold the rule of law The crisis in the SFF serves as a reminder of the need for institutions to uphold the rule of law and adhere to legal processes. The allegations of impropriety in the SFF’s election highlight the need for transparency and accountability in all processes. Without these, the credibility of institutions and the public’s trust are eroded, leading to instability and crises such as the one currently being witnessed in the SFF. The Ministry of Sports and the SFF must work together to ensure that the ongoing crisis is resolved amicably and that free and fair elections are held. This will allow the sport to thrive and serve as a beacon of hope to the country’s citizens, who have longed for stability and normalcy. The post Somali Football Federation under threat of FIFA suspension appeared first on Caasimada Online.
  11. SEATTLE, February 17, 2023 - Somali families in South Seattle have created a new collection of kid's books to preserve their language for generations to come in the United States. Source: Hiiraan Online
  12. Analysts say the ruling AK Party has for years built influence and global clout with humanitarian-heavy foreign policy. Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay khasaaraha ka dhashay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen guri ku yaalla degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Afar xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la toogtay, waxaana shan ku ahaa ninkii is-qarxiyey ee bilaabay weerarka, sida ku cad qoraalkaan ka soo baxay dowladda. Guriga la weeraray waxaa deganaa oo lagu dabiibayey ciidankii macawiisleyda Hiiraan ee ku soo dhaawacmay dagaallada, waxayna laga dilay oo weerarkaan uu galaaftay 10 nin, halka seddax kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya. Bayaankaan oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in guriga la weeraray ay deganaayeen dad shacab ah, isla markaana ciidankii badbaadinayey dadkaas ee weerarka soo afjaray ay ka dhaawacmeen shan askari. Hoos ka akhriso bayaanka dowlada oo dhameystiran: Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo ku yaalla degmada Cabdicasiis. Abaaro 3:00PM ee Galabta ayaa koox ka tirsan Khawaarijtu waxa ay soo weerareen Guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis oo ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah. Nafti hallige ka tirsanaa Kooxda Khawaarijta ah ayaa isku qarxiyay albaabka Guriga ka dibna waxaa ay Khawaarijtii la socotay bilaabeen in ay beegsadaan Shacabkii halkaas ku sugnaa. Ciidamada Amniga oo aan ka fogayn goobta ayaa isla markiiiba deg deg uga hawlgalay sidii loosoo afjari lahaa duullaanka Khawaarijtu ay ku qaadeen Muwaadiniinta halkaas ku sugnayd. Ciidamada ayaa Gurigaas iyo Guryaha ka ag dhawaa ka daad gureeyay inta badan Shacabkii halkaas ku sugnaa. Cadawga Khawaarijta ah ayaa goobta ku dilay 10 Shahiid oo ahaa muwaadiniin aan waxba galabsan, waxaana dhaawacyo soo gaareen seddex kale. Ciidamada ayaa toogtay Afar Khawaarij oo ahaa kuwii weerarka soo qaaday. Intii uu socday hawlgalku ayay dhaawacyo soo gaareen afar ka mid ah Ciidamada Qaranka ee ku jiray hawlgalka badbaadinta ah. Weerarkaan ay Khawaarijtu ku qaadday guryaha Dadka Shacabka ah ayaa muujinaya xaaladda quusta ah ee Khawaarijtu ku suganyihiin iyo Heerka uu gaaray beegsiga tooska ah ee ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed. Talaabada Khawaarijtu waa mid muujinaysa sida ay ugu bareerayaan beegsiga Shacabka Soomaaliyeed, taas oo dhamaanteen nagu waajibinaysa in aan sii labanlaabno dedaalka lagu suulinayo Cadawga Khawaarijta ah. Dawladdu waxa ay tacsi udiraysaa ehelada Muwaadiniintii ay Khawaarijtu beegsatay ee Shuhadada ah waxeeyna caafimaad deg deg ah alle uga baryayasaa muwaadiniinta shaawacyadu soo gaareen. -Dhammad- The post DF oo shaacisay khasaare badan oo ka dhashay weerarkii ay Shabaab ku qaadeen guriga appeared first on Caasimada Online.
  14. After the collapse of Somalia’s central government in 1991, the country’s football federation managed to put its act together and remain functional, until legal disputes caused all domestic competitions to be frozen and may also lead to a FIFA international suspension. Source: Hiiraan Online
  15. Mogadishu (HOL) - Somali government forces ended an Al Shabaab siege in Mogadishu's Abdiaziz district on Tuesday, which resulted in the deaths of at least ten people, according to a statement from the Somali government. Source: Hiiraan Online
  16. Xarardheere (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada Xarardheere ayaa shaaciyay in dagaal xubno ka wada tirsan Al-Shabaab ku dhexmaray deegaan u dhow magaaladaasi. Waxa uu sheegay in xubnahaas uu dagaalka ku dhexmaray duleedka Xarardheere kadib markii 10 xubnood oo kamid ah ay rabeen inay isku soo dhiibaan dowladda, halka kuwa kale ay kasoo horjeedeen go’aankaasi, taasi oo keentay in ay is rasaaseeyan. “Shalay ugu dambeysay halkan ayay ku dirireen meel aan aad nooga dheereyn, waxaa isoo gaartay in 14 iska dileen. 10 ayaa soo fakatay waa laga daba yimid, tobankiiba waa la dilay oo iyaguna afar ayay dileen dhowr iyo toban kalena wey dhaawaceen,” ayuu yiri. Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Waa rag la yaqaano oo xataa la iisheegay meelihii markii hore ka imaadeen magacyadooda, taasi waxay muujineysa Shabaab jabka iyo niyad xumada ku dhacday.” Sidoo kale waxa uu sheegay in dhalinyarada u dagaalameysa kooxda Al-Shabaab badankooda lagu qasbay dagaalka, oo aysan raali ka aheyn, “Niman ayaa noo soo galay oo noo warbixiyay waxay yiraahdeen inta dagaalka diyaarka u ah iyo inta la qasbayo waxaa badan inta la qasbayo. Shan nin haddii ay meel yar gaadheyso qoryaha waa laga dhigaya oo laba nin oo qori wata ayaa geesaha laga raacinaya.” Jeneraal Biixi ayaa sheegay in dad sidaas loo qasbayo aysan muddo badan dagaalami karin, isaga oo tilmaamay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Xarardheere ay awood u leeyihiin inay difaacaan deegaanka, ayna xoreeyaan kuwa kale ee weli ku jira gacanta kooxda. Ugu dambeyntiina waxa uu ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya in si deg deg ah u xasiliyaan deegaanada ay ciidamadu qabtaan, si ay hore uga sii socdaan, islamarkaana ay lagama maarman tahay in la helo Boolis kala wareega deegaanadaasi, si howl-galka uu hore ugu sii socdo. Sabtii unbay aheyd markii kooxda Al-Shabaab ayaa toogatay 6-xubnood oo ka mid ahaa dagaalamayaashooda ku sugan duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib markii laga shakiyey. Sida ay xog ku heshay Caasimada Online, lixda dagaalame ee la toogtay Sabtidii waxay ku tashadeen inay kooxda ka goostaan, laakiin waxaa ka war helay amiiradooda oo tallaabo deg deg ah ka qaaday. Lixda xubnood waxaa lagu toogtay goob fagaare ah, waxaana lagu hor dilay raggii ay horay uga tirsanaayeen oo ay ka soo goosa rabeen, si ayaguna ay ugu quus qaataan. Toogashadaas ayaa ka dhacday tuulo lagu magacaabo Wadaariq oo hoostagta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo Al-Shabaab ay maamulaan. The post Al-Shabaab oo iska dilay xubno badan kadib dagaal ka dhex-qarxay appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in dagaal maanta ka dhacay gobolka Mudug lagu laayey kooxda Al-shabaab. Bayaankaan oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay dagaalkaas Al-Shabaab looga dilay in ka badan 80 dagaalame, isla markaana dhaawacyo badan looga qabtay kooxda. Dagaalka ayaa ka dhacay degaanka Shabeelow ee koonfurta gobolka Mudug, waxaana ka qeyb qaatay diyaaradaha dagaalka, halka ciidanka xoogga dalka ee Danab iyo daraawiishta Galmudug ay toos u dagaalamayeen. Howlgalkaan ayaa qaatay in ka badan 10 saacadood, waxaana deegaanadii lagu dagaalamay oo Shabeelow uu ugu horeeyo hadda maamulaya ciidanka dowladda, sida lagu shaaciyey warkaan ka soo baxay dowladda Soomaaliya. Hoos ka akhriso war-saxaafadeed oo dhameystiran: In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug, Geesiyaasha Deegaanka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen deegaanka Shabeeloow oo u dhaxeeya magaalooyinka Qaycad iyo Bacaadwayne ee gobalka Mudug. Howlgalkaan ayaa ka danbeeyay ka dib markii Ciidanka isgarabsanaya ay weerar qorshaysan ku qaadeen fariisin wayn oo Khawaarijtu ay ku lahayd deegaanka Shabeelow, waxaana howlgalkaan uu socday in ka badan 10-saacadood. Ciidanka oo si buuxda ula wareegay deegaanka lagu dagaalamay ayaa sidoo kale nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta kuwaasi oo qaarkood ay qabaanqdhaawacyo. Dhanka kale waxaa jira maleeshiyaad gaaraya ilaa iyo 14 kuwaas oo ay qaldeen horjoogayaasha Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan gobalka Mudug. Dowladda oo kaashanaysa Shacabkeeda iyo Saaxiibada Caalamiga ah waxaa ka go’an ciribtirka Khawaarijta, waxaana Dowladdu mar kale uga mahadcelinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka doorkooda dagaalka ka dhanka ah khawaarigta. The post DF oo shaacisay in 80 Al-Shabaab ah lagu dilay dagaalkii maanta appeared first on Caasimada Online.
  18. MOGADISHU (Xinhua) -- Somali National Army (SNA) said its forces backed by both local and international forces killed 42 al-Shabab militants in an operation carried out in Mahaday district, southern Somalia, early Tuesday. Source: Hiiraan Online
  19. Mogadishu (Caasimada Online) – Suspected members of the Al-Shabab militant group were involved in a fierce battle with the Somali National Army (SNA) and police in Mogadishu on Tuesday. According to eyewitnesses, the attack targeted the Mirinaayo neighborhood in the Abdiasis district, starting with a powerful explosion that destroyed a nearby building. The militants subsequently stormed a residence, targeting civilians and injuring Ma’awiisley fighters before the security forces arrived and engaged them in a gunfight. The government of Somalia has confirmed that its security forces are currently undertaking a counter-attack against the Al-Shabab militants responsible for the attack. The government has also pledged to investigate the incident and ensure that those responsible are held accountable for their actions. The extent of the damage and the number of casualties from the attack is yet to be determined, and officials have not released any information on the matter. The incident comes just days after a series of deadly bombings and assassinations in Mogadishu, which the Al-Shabab militant group claimed. These incidents have raised concerns about the city’s security situation and the government’s ability to combat the group. The Al-Shabab militants have been targeting the country’s highly populated regions and military centers, with the central and southern regions being the most affected. The military has responded by launching sophisticated operations, resulting in the deaths of over 700 militants and thousands injured. Despite this, the group continues to carry out attacks and has claimed responsibility for the recent incident in Mogadishu. Reports suggest that the militants who carried out the attack targeted fighters from the Ma’awiisley militias, who had been injured in a recent clash between government forces and Al-Shabab militants in the Hiiraan region had taken shelter in the building. In recent weeks, the Somali National Army has received support from the US Africa Command, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), and local militias. President Hassan Sheikh Mohamud has vowed to eliminate Al-Shabab militants from their hideouts and improve the country’s security. The government’s efforts have yielded some success, with the recent operations against the group being a notable example. However, the group remains a significant threat to the country’s stability, and the government’s ability to counter their attacks is a cause for concern. The post Al-Shabab militants engage in fierce battle in Mogadishu appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka iyo koox Al-Shabaab ah oo weerar ku qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis. Guriga ayaa waxaa lagu qaaday weerar ku billowday qarax xooggan, waxaana kadib xigay weerar ay maleeshiyo ku galeen guriga. Qarax ka dhacay afaafka guriga ayaa sidoo kale saraakiisha amnigu aamisan yihiin inuu ahaa qof ismiidaamiyey. Dablayda guriga gashay ayaa laamaha amnigu aamisan yihiin inay gaarayaan ilaa afar qof. Guriga ayaa xog aan helnay waxay sheegeysaa inay ku sugnaayeen qaar ka mid ah ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda oo kusoo dhaawacmay dagaalka dowladda kula jirto Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan. Wararka qaar ayaa sheegaya inuu guriga ku sugnaa taliye ka mid ah kuwa hogaaminayey dagaalka gobolka Hiiraan Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ee dawladda Soomaaliya ay dagaal kula jiraan maleeshiyaad ka tirsan kuwa Al-Shabaab oo weerar ku qaaday guri ku yaalla degmada Cabdulcasiis. Waxaa la arkayey ciidamada oo ku xeeran gurigaasi iyo rasaas dhacaysa. Qaar ka mid ah dadka ku sugnaa gurigaasi ayaa ciidanka dawladdu ay soo badbaadiyeen. Kooxda Al-Shabaab ayaa warbaahinteeda ku sheegtay in maleeshiyada kooxda ay fuliyeen weerarka, islamarkaana ay gudaha u galeen guriga oo sida ay sheegeen ay ku sugan yihiin saraakiil sare. Al-Shabaab waxay sheegteen inay tobannaan Macawiisley ah ku dileen weerarka, sheegashadaas oo aan weli si madax-bannaan loo xaqiijin. Dawladda Soomaaliya ayaan weli rasmi ah uga hadlin weerarkan. Ciidamada dawladda Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa degaanka ayaa olole milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada gobollo ka mid ah dalka, hawlgalladaasi oo dhul ballaaran dawladdu ku qabsatay. Goor hore oo maanta ahna qarax kale oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka badbaaday sarkaal ka tirsan laamaha amniga ah. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sii xumaanayey dhowrkii toddobaad ee tegay, waxaana soo kordhay dilalka iyo qaraxyada ay kooxda Al-Shabaab ka gaysato caasimada. The post Wararkii ugu dambeeyey weerarka Al-Shabaab ay ku galeen guri ku yaalla Mirinaayo appeared first on Caasimada Online.
  21. Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa maanta ka dhacay degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, wararka ayaa sheegay in la weeraray lagu qaaday guri uu deganaa sarkaal ka tirsana ciidamada xoogga dalka. Sidoo kale guriga ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku sugnaayeen oo lagu dabiibayay dhaawaca askar ka tirsan Macawisleyfa kuwaas oo ku soo dhaawacmay dagaallada ka dhacaya gobolka Hiiraan ee ka dhanka ah Al-shabaab oo ay iyagu ku jiraan. Dagaalmayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in dagaalka ka dib ay gudaha u galeen, iyaga oo tiradooda lagu sheegay afar ruux, waxaana dhacaya rasaas u dhaxeysa dableyda weerarka soo qaaday iyo ciidamada dowladda oo halkaas gaaray. Wararka waxaa kale ay sheegayaan in ciidanka Booliiska gaarka ah ee Haramcad ay wadaan howlgal lagu soo gabgabeynayo weerarka lagu qaaday guriga oo la sheegay inuu deganaa sarkaal magaciisa lagu sheegay Garabeey oo ka tirsan Milatariga. Khasaare kala duwan ayaa la soo warinayaa inuu soo gaaray dad shacab ah, kuwaas oo ku sugnaa guryo u dhow halka uu ka dhacay weerarka lagu qaaday guriga ay ku sugnaayeen ciidanka deegaanka ee ku soo dhaawacmay gobolka Hiiraan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. PRESS RELEASE African Development Bank Group and Japan sign exchange of notes for $350 million private sector assistance loan to finance Bank’s private sector operations The loan agreement, to the tune of JPY 44.1 million or $350 million, carries an interest rate of 0.11 % and a repayment period of 30 years, with a grace period of 10 years Access Multimedia Content ABIDJAN, Ivory Coast, February 21, 2023/ — The African Development Bank (www.AfDB.org) and Japan have signed an exchange of notes for an eighth private sector assistance loan from Japan to finance the Bank’s private sector operations. The loan agreement, to the tune of JPY 44.1 million or $350 million, carries an interest rate of 0.11% and a repayment period of 30 years, with a grace period of 10 years. The loan will contribute significantly to funding the Bank’s private sector operations through credit lines. The signing took place at the Bank Group’s headquarters on Friday 17 February, between its Senior Vice President, Bajabulile Swazi Tshabalala, and Japanese Ambassador to Côte d’Ivoire, Katsuya Ikkatai. The agreement comes under the joint initiative known as the Enhanced Private Sector Assistance Initiative (https://apo-opa.info/4181E6y) for Africa (EPSA). This provides financing for the Bank’s private sector operations through a line of credit from the Japan International Cooperation Agency (JICA). The loans are provided on concessional terms. “This new arrangement which takes our collaboration forward, will build on the existing strong partnership we have had over the years and fits in firmly with the call and vision of our President Dr Akinwunmi Adesina to further strengthen our collaboration with Japan,” said Tshabalala following the signing. Ambassador Ikkatai noted that the Tunis Declaration, adopted at the Eighth Tokyo International Conference on African Development, or TICAD 8, last August, emphasizes that private investment is essential for Africa’s economic growth and inclusive and sustainable development. “Moreover, at TICAD 8, our Prime Minister Kishida announced $30 billion in public and private investment from Japan for Africa over the next three years. And this support signed today reflects a strong joint action of the Government of Japan and the African Development Bank which embodies exactly this policy of Japan,” he added. To date, the Bank and the government of Japan have signed seven non-sovereign loans totalling $1.5 billion. The loans have contributed to support 51 projects, mainly credit lines and equity to regional development finance institutions, private equity funds and project finance for infrastructure public-private partnerships. The EPSA loans for non-sovereign operations help finance the Bank’s private sector operations through credit lines (NSLs) from JICA to the Bank. In principle, although pooled with the other financial resources of the Bank and subject to normal Bank processes (including eligibility and pricing), the resources are attributed to specific projects “endorsed” by the Japanese Government. The government of Japan is one of the Bank’s biggest contributors, participating in the sixteenth replenishment of the African Development’s concessional window, the African Development Fund, in December last year. Japan also contributed to the African Development Bank’s General Capital Increase (GCI-7) in 2019. During TICAD8 held in Tunis in August 2022, the heads of the Bank and JICA announced the fifth phase of EPSA, from 2023-2025. It has a joint target of $4 billion, which is $500 million more than EPSA 4. An additional up to $1 billion will be provided by JICA under a new special window to promote debt transparency and sustainability reforms in Africa. Qaran News
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta furay shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dalbaday ganacsatada Somaaliyeed laba arrin oo muhiim ah, xilli uu dalka ku jiro dagaal ka dhan ah kooxaha argagixisada. Mudane Xamza ayaa waxa uu sheegay in dowladdu ay dagaal saddex jiho ah kula jirto Khawaarijta, sidaas darteedna ganacsatada Soomaaliyeed looga fadhiyo in ay kaalintooda qaataan, isaga oo ka dalbaday inay gacan ku siiyaan ka hortagga lacagaha danbiyada lagu galo. Waxa kale oo uu ra’iisul wasaaraha ka dalbadya ganacsatada Soomaaliyeed in ay maalgashi ku sameeyaan kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan dekedaha Soomaaliyeed, si ay ugu adeegaan dadweynaha gobolka oo uu sheegay inay u baahan yihiin furdooyin ay ka-waaridaan ganacsigooda. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu boggaadiyey dadaallada ganacsatada Soomaaliyeed ee ku aadan horumarinta dhaqaalaha, gaar ahaan barnaamijka lacag bixinta mideysan ee qaranka oo faa’iido u leh maaliyadda dalka. Waxa uu xusay in dhaqaalaha dalku uusan horumar sameyn karin haddii aan la helin bangiyo la aamini karo, isaga oo hoosta ka xariiqay in xukuumadda Dan-Qaran ay ka go’an tahay ilaalinta hantida, sumcadda iyo ganacsiga dadka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in si taas loo xaqiijiyana xukuumaddiisa ay meel-marisay sharuucdii hageysey hawlaha bangiyadu qabtaan. Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo la aasaasay 2016-kii ayaa waxa xubno ka ah 13 bangi oo gaarka loo leeyahay, ruqsadna ka haysta Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, waxaana shirka maanta u furmay looga hadlaya fursadaha iyo caqabadaha horyaal Bangiyada Soomaaliyeed. The post R/W Xamza oo laba arrin ka dalbaday ganacsatada dalka appeared first on Caasimada Online.
  24. Mogadishu (HOL) - The al-Qaida-linked terror group al-Shabaab carried out a suicide attack and stormed a residential house belonging to a senior military commander in Mogadishu's Abdiaziz district on Tuesday. Source: Hiiraan Online