Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - Somali Gorgor (Eagle) commandos, trained by the Turkish Armed Forces, and the Danab Special Forces, trained by the US Africa Command, carried out a joint operation in Gal'ad, a recently liberated district in the Galgadud region on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  2. Click here to read more about this article Israa’iil oo Sheegatay inay soo gabogabaysay Hawlgal xero ku taalla Dhulka Falastiin Telaviv(Qaran news)-Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay soo afjareen hawlgalladii cir iyo dhul lahaa ee ka socday xerada qoxoontiga Falastiin ee Jiniin. Milatarigu wuxuu sheegay inay suurtagal tahay inay haddii ay weeraro lagu soo qaado ay ku celin karto hawgallo noocan ah oo kale. 12 Falastiiniyiin ah iyo askari Israa’iili ah ayaa ku dhintay hawlgallo cir iyo dhul leh oo ay ciidamada kala duwan ee Israa’iil ku qaadeen xerada Jiniin, waxaana dib looga saaray ciidankii lugta ahaa ee Israa’iil ee gudaha u galay xerada. Waddooyinka xerada qoxoontiga ayaa burbursan, waxaana dhulka daadsan burbur ku yimid guryaha. Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay burburiyeen goobo ay leeyihiin kooxo mitid ah oo Falastiiniyiin ah. Raysal wasaaraha Israa’iil ayaa nidir ku maray inuu fulin doono hawgallo noocan ah haddii loo baahdo. Qaran News
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla oo ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa su’aal ka keenay sababta mar kasta xilka looga qaado guddoomiye kasta oo gobolka Hiiraan soo mara. Xildhibaan ayaa tusaale u soo qaatay guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe Axmed Faal oo sida uu sheegay xilkaas haya muddo dheer, isla markaana aan laga qaadin. “Ilaa maalintaan dalkaan imid guddoomiyaha Shabeellada Dhexe waa joogay, maxaa keenay in mar kasta la soo saaro warqad xilka looga qaadayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan?” ayuu yiri Maalik Cabdalla. Xildhibaanka ayaa sheegay in HirShabeelle aysan wax adeeg ah siin dadka reer Hiiraan, taas bedelkeedna madaxa laga jaray hoggaamiyihii u soo baxay ee gobolka ka xoreeyey Al-Shabaab. Wuxuu intaas ku sii daray, in Cali Jeyte ay ka go’need inuu sii baacsado kooxda oo inta hartay uu ka saaro, balse taas aysan rebin madaxda hoggaamisa HirShabeelle, sida uu hadalka u dhigay. “Anaga waxaan aragnaa in ninkii Shabaab la dagaalamay oo sii eryanaya feylaha la jaray oo Soomaalinimadii la taabtay, iyadoo Shabaab la garab siinaayo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Xildhibaan Cabdimaalik. Sidoo kale xildhibaanka ayaa ku goodiyey in magacaabista HirShabeelle aysan ka shaqey doonin gobolka Hiiraan, “Runta hadaan idiin sheego maba arkin meel HirShabeelle ka shaqeyso,” ayuu yiri. Wuxuu sheegay in dadka uu metelo ee Hiiraan dega waxa dantooda ah uu ku hoggaami doonin, “HirShabeelle waxaba kama qabato Hiiraan dadkaas isbaaro, qabiil iyo in Shabaab loo duleeyo ayaa lagu hoggaamiyaa, laakiin ma yeeleyno markaan in Shabaab nalo duleeyo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Ugu dambeyntii Xildhibaanka ayaa sheegay in madaxda HirShabeelle uu dhowr jeer uga digay inay iska dhaafaan warqadahaan ay soo tuurayeen ee xil ka qaadisata ah, isla markaana uu kula taliyey inay hubka qaataan oo dagaalka Al-Shabaab ay dadka ku hoggaamiyaan. Hoos ka daawo The post Daawo: Xildhibaan weji kale u yeelay xiisadda beeshiisa kala dhaxeysa Guudlaawe appeared first on Caasimada Online.
  4. Northeastern regional commissioner John Otieno on Tuesday put on notice al Shabaab sympathizers operating in the region saying the government will soon catch up with them. Source: Hiiraan Online
  5. MINNEAPOLIS – "We Are Water MN" is a traveling exhibit that examines water issues in local communities through science, history, and personal stories. Source: Hiiraan Online
  6. Toogasho kale oo Khasaare dhalisay oo ka Dhacay Maraykanka Washington(Qaran news)- 9 qof ayaa toogasho lagu dhaawacay caasimadda Maraykanka ee Washington sida ay booliska caasimadu ku sheegeen bogooda Tiwitarka. Dadka toogashada lagu dhaawacay waxa ku jira wiil 9 sanno jir ah iyo mid 17 jir ah kuwaasi oo lagu daweynayo cisbitaalka deegaanka. Nin dhar madow xidhan oo baabuur wata ayaa goob xafladdi ka socotay soo galay markaas ayuu rasaas oodda kaga qaaday, sidaasina ayuu shilkaasi ku dhacay. Mid ka mid ah dadkii ka badbaaday toogashada ayaa sheegay inay u muuqatay mid bartilmaameedkiisu ahaa dadka goobta joogay. Ilaa hadda ma cadda in toogashadu ay ahayd nin keliya iyo inay kuwa kale kula jireen, hasayeeshee booliska ayaa sheegay in aanay weli gacanta ku soo dhigin ninkii toogashada geystay. Toogasho wadareedan ayaa ka mid ah toogashooyin dhaca wakhtiyada fasaxyada. Qaran News
  7. Kenya will delay re-opening its border with Somalia because of a "wave of attacks" it blames on al Qaeda-linked al Shabaab militants, interior minister Kithure Kindiki said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  8. A fresh operation against al Shabaab militia along the Kenya-Somalia border has started after Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki held meetings with teams tasked with the exercise. Source: Hiiraan Online
  9. The leaders of the opposition parties in Somaliland, Waddani, and UCID, have criticized the recent decision by the Electoral Commission to refer the electoral dispute to the Supreme Court, a move the opposition calls an interference to enclave’s electoral process, while also stating that Somaliland can only be saved by holding the long-delayed presidential elections. Waddani Party presidential candidate, Abdirahman Irro, addressed the issue of elections in a statement posted on his Facebook page, highlighting the need for fair and inclusive elections that reflect the will of the people. He emphasized the importance of the National Electoral Commission, as an independent institution mandated to oversee the electoral process by the country’s laws and constitution. He noted that a previous decision by the Supreme Court, which postponed the elections indefinitely, was a result of the long-standing dispute over electoral procedures that remains unresolved. Irro called for the establishment of a credible mechanism to resolve this impasse. Similarly, UCID Chairman Faisal Warabe, who spoke with local media stated that the referral to the Supreme Court for a decision undermines the electoral process in the country. Faisal expressed concern that if the judiciary fails to recuse themselves from the process, it could further exacerbate the situation. The lopsided high court is expected to side with the president in further hindering the enclave’s rebuttable electoral achievement. The electoral dispute has caused a prolonged impasse between the government and the opposition, resulting in demonstrations, loss of lives, and a lack of progress in scheduling new elections that are deemed credible and inclusive. Somali dispatch Qaran News
  10. Somali forces have assumed security responsibilities in five of six sectors where African Union (AU) troops have been deployed. Source: Hiiraan Online
  11. Kenya will delay the planned phased reopening of its border with Somalia to address the recent wave of terror attacks and cross-border crime. Source: Hiiraan Online
  12. UN humanitarians said on Wednesday 43 million U.S. dollars has been allocated to aid Somalia in fighting the effects of drought, mainly food insecurity. Source: Hiiraan Online
  13. London (Caasimada Online) – “Nolosha malaayiin qof ayaa habeen qura is beddeli karta haddii xukuumadda UK ay Somaliland u aqoonsato dal madax banaan” sidaa waxaa yiri Sir Gavin Williamson. Wasiirkaas hore oo xubin ka ah xisbiga muxaafidka wuxuu shalay baarlamaanka hor geeyey sharci uu dalkiisa ku aqoonsanayo Somaliland, ayadoo ujeeddadu tahay in loollan lagala hor tago mowqifka diblomaasiyadeed ee aan isbeddelka lahayn ee tobanaan sano hor taagnaa Somalland. Isagoo la hadlayey wakaaladda wararka PA ayuu Williamson ku dhaliilay xukuumadda UK qaabka ay u wajahdo Soomaaliya iyo Somaliland. “Markii aan ahaa xoghaya gaashaandhigga waxaan safar ku tegey Soomaaliya anigoo gaaray Muqdisho, waxaanan sidoo kale fursad u helay in aan booqdo Hargaysa, Somaliland. Waxaan arkay waxa xad ee ay labadu ku kala duwan yihiin” ayuu yiri Williamson. Waa uu sii watay hadalkiisa “waxaad aragtay fowdada iyo amni darrada ka taagan Soomaaliya, misna marka aad tagto Somaliland waxaad arkaysaa dal aad u safri karto, oo ka soo duuli karto, oo aad tagsi u raaci karto bartamaha magaalada, oo aad ku dhex lugayn karto, oo aad dadka la hadli karto. Waxay ahayd mid sahlan, waana mid caadi ah” ayuu yiri. “Sidaasoo ay tahay waxaan aqoonsannay dal ay fawdo ka taagan tahay, oo aan lahayn sharci, mana aynaan aqoonsan dal ay degenaansho ka jirto oo doorasho ay ka dhacday oo carruurtu ay iskuullada aadaan” ayuu yiri Gavin Williamson. Wuxuu sheegay in siyaasadda Britain ee arrimaha dibadda ay xaqiiqda ka fog tahay. Wuxuu wakaaladda PA u sheegay faa’iidada aqoonsi ay Somaliland hesho ugu jirta Somaliland qudheeda iyo beesha caalamka. “Intaa yar ee aqoonsiga ah, waxaad habeen qura wax kaga beddeli kartaa heerka nolosha ee 5.7 malyan oo qof”. Xildhibaankaas laga soo doorto koofurta Straffordshire wuxuu intaa sii raaciyey in aqoonsiga Somaliland uu muhiim u yahay amniga Britain iyo baayac mushtarka dunida marka laga hadlayo intaraatijiyadda halka ay ku taallo Somaliland ee gacanka Cadmeed. Sababta ilaa hadda Somaliland aan loo aqoonsan ayuu farta ku fiiqay inay tahay “fadhiidnimo ka dhex jirta diblomaasiyadda”. Aragtidaas “fadhiidnimada” waxaa isna qaba Cabdinaasir Axmed Aadan oo ah cilmi baare falanqeeya arrimaha Somaliland. Cabdinaasir ayaa BBC u sheegay in ay talaabo weyn uga dhigan tahay galaangalka Williamson u ictiraafka ugu raadinayo Somaliland. “waxay ka dhigan tahay in Ingiriisku qaaday talaabo hogaamineed oo uu ku taageerayo qaddiyadda Somaliland o ah qaddiyad ku dhisan sharciyad, siyaasad iyo taariikh, uuna Ingiriisku ka gaabiyey” ayuu yiri. Wuxuu tusaale u soo qaatay mowqifkii u Ingiriisku ka qaatay markii ay kala go’ayeen Bangladesh iyo Pakistan, isagoo ula jeeda in aysan muhiim ahayn in Soomaaliya wax laga weydiiyo gooni isu taagga Somaliland. Inkastoo dhowr iyo soddonkii sano ee Somaliland ay raadinaysay aqoonsiga aysan wax ictiraaf ah helin, misna ololaha Gavin Williamson wuxuu yididiillo galinayaa rajada aqoonsiga, laakinse waxay su’aal ka taagan tahay sida dagaalka ka socda Laas caanood uu u saamayn karo wixii aqoonsi ah ee Somaliland ay heli lahayd. The post Sababta xildhibaan Gavin Williamson uu aqoonsiga ugu raadinayo SOMALILAND appeared first on Caasimada Online.
  14. Hargeysa (Caasimada Online) – Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gudaha Somaliland ayaa kasii dareysa, iyada oo mucaaradka uu digniin culus kasoo saaray kala horeynta doorashooyinka Somaliland. Xiisadda doorashooyinka ayaa markale cirka isku sii shareertay kadib markii Guddiga Doorashooyinka Somaliland uu Maxkamadda Sare ka dalbaday in go’aan ka gaadho doorashada soo horeynaysa ee Madaxtooyada iyo midda ururrada. Guddiga ayaa ka codsaday maxkamadda sare in tafsiir rasmi ah ay ka bixiyaan tan xaqa u leh inay soo horeyso labada doorasho ee isku hayaan xukuumadda Muuse Biixi iyo mucaaradka. Xisbiyada mucaaradka ayaa doonaya inay soo horreyso doorashada Madaxtooyada Somaliland, halka xukuumadda iyo xisbiga tallada haya iyo weliba ururrada cusub ee siyaasadda ay doonayaan inay soo horeyso doorashada ururrada. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay xiisadda taagan ayaa soo jeediyay in xalka keliya ee lagaga bixi karaa uu yahay doorashooyin wadar-oggol ah oo ay isla oggol yihiin dhammaan daneeyayaashu. “Awoodda cayimidda doorashooyinka waxaa iska leh Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ah hay’adda u xil saaran muddeynta doorashooyinka sida xeerarka dalka iyo Dastuurku jideynayaan,” ayuu yiri guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Waxa uu intaas sii raaciyay “Qaraarkii hore ee Maxkamadda sare ee sannadkii hore ayaa sabab u ahaa khilaafka doorashooyinka ee daba dheeraaday ee maanta dalka ka taagan.” Guddoomiye Cirro ayaa waxa uu maxkamadda sare uga digay in ay Somaliland ku rido god mugdi ah, xilli ay xaalad adag oo amni iyo siyaasadeed ka taagan tahay gudaha Somaliland. “Maxkamadda sare waxa aan uga digeynaa in ay dalka ka abuurto khilaaf hor leh oo cusub iyada oo uu dalku ku jiro xaalad adag oo amni, siyaasi, dhaqaale iyo mid bulshaba leh, taas oo waddanka meel xun dhigi doonta mas’uulyadeedana uu qaadi doono Guddoomiyaha Maxkamadda Sare!.” The post Xiisadda Somaliland oo kasii dareysa iyo mucaaradka oo digniin culus u diray… appeared first on Caasimada Online.
  15. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ku qaabilay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka shaqaynayo sidii uu Turkiga ugu qancin lahaa inay meel mariyaan xubinimada Sweden ee NATO, ka hor kulanka ay gaashaanbuurta NATO ku yeelanayaan dalka Lithuania, toddobaadka soo socda. Biden ayaa sheegay in Sweden ay awood ku soo kordhin doonto Isbahaysiga NATO, sidaas awgeedna ay muhiim tahay in la meel mariyo xubinimadeeda. Turkiga ayaa weli ka cago-jiidaya inuu ansixiyo xubinimada Sweden, isaga oo hordhigay shuruudo kala duwan, ka hor inta aanay ansixinin. Ankara ayaa ku eedaynaysa Sweden inay gabaad siiso kooxaha mayalka adag ee Kurdiyiinta, kuwaas oo ay Turkey u aqoonsan tahay inay yihiin argagixiso. Turkiga ayaa ka dalbaday Sweden inay dib u habayn samayso, gaar ahaan, xeerkooda la dagaalanka argagixisada. Illaa haatan ma kala cadda, in la ansixin doono xubinimada Sweden, shirka dhacaya toddobaadka soo socda. ISHA: VOA The post Biden iyo Kristersson oo ka wada-hadlay xubinimada Sweden ee xulufada NATO appeared first on Caasimada Online.
  16. The brotherly nation of Turkiye remains a vital strategic development partner of Somalia, as our burgeoning cooperation continues to develop in the political, economic, development, security, cultural and humanitarian fields. Apart from official bilateral relations, we are witnessing a people-to-people interaction in the cultural and artistic arenas. The rich Somali and Turkish cultures that thrive on our common Islamic heritage and shared values are intertwined, and interlinked, further cementing our brotherly ties. Today, hundreds if not thousands of Somalis are in pursuit of various endeavors on Turkish soil, be it education, business, and other areas of mutual interest. The principles of equal partnership and mutual gain are indeed the main drivers in the Turkiye-Somalia relations. Source: Hiiraan Online
  17. First step to international recognition for breakaway state of Somaliland Hargeisa, the capital of Somaliland. Photo by CharlesFred is licensed under CC BY-NC-SA 2.0. Martin Shipton MPs have approved the first reading of a Bill that would see the UK recognise the north east African country of Somaliland as an independent republic. The former British protectorate – which has strong links with Wales, where around 15,000 Somalilanders live – broke away from its neighbour Somalia in 1991 following a civil war and has functioned as a de facto democratic state ever since. But the international community has refused to grant Somaliland recognition and now a cross-party group of MPs is pushing for the House of Commons to back a private member’s Bill that would force the UK Government to do so. Former Conservative Cabinet Minister Sir Gavin Williamson told the Commons: “On June 26 1960, Britain granted independence to the British protectorate of Somaliland. It was in the euphoria of that moment that Somaliland a few days later entered into a union with the old Italian trust territory of Somaliland, a union that proved deeply unhappy. “While it started in hope and optimism, that union ended in tragedy. It saw the rise of a brutal military dictatorship based in Mogadishu, whose next steps were the persecution and genocide of many Somalilanders. Over the following years, that union saw a genocide unfold with the loss of many lives – I am talking about not just tens of thousands, but hundreds of thousands of lives. In the capital city of Somaliland, it saw Somali air force jets rising to the skies to drop bombs on the people of Hargeisa. Some 90% of the city was completely destroyed, and there was destruction in many other cities right across Somaliland. “That union also saw many of the nomadic tribes of Somaliland persecuted, with their wells – their only source of life, which provided them vital water – being poisoned. Hundreds of thousands of people died in that genocide and, sadly, much of the world did not notice or pay attention. The impact was not just on the people killed; every single family in Somaliland was touched by that violence and many families either were displaced within the borders of Somaliland or had to flee to neighbouring countries such as Ethiopia and Djibouti. “Out of that genocide, out of that civil war, we saw the emergence once again of an independent country. In 1991, Somaliland was able to declare itself free of Somalia. It was able to stand proud and independent, away from the persecution and genocide that it had suffered for so long. Somalilanders have asked the world for recognition for more than 30 years now. “They have asked the world to recognise what is there on the horn of Africa. They have listened to countries such as Britain, the United States, France and Germany, which have turned to them and said, ‘We expect certain things: a democratic process, parliamentary and presidential elections, and a judicial process. We expect you to educate your boys and girls. We expect you to be welcoming and a safe place for people to visit.’ And Somaliland has delivered that, yet it still waits for recognition from countries such as Britain, the United States, France, Germany and so many others. That wait is too long. “Somaliland is a country doing everything that it believes people expect a democratic free country to be doing, but it asks for something in return. The people of Somaliland have, over so many decades, been willing to look to Britain as a friend. In fact, when we were in our greatest need during the second world war, the people of Somaliland joined with us in our battle against fascism. “They fought side by side with British soldiers. When I was in Hargeisa, I visited the Commonwealth war graves cemetery, where I saw British names and the names of Somalilanders. Blood was spilled by both our nations for those common values and interests. We now need to step up as a nation and do something more than just being there. It is time to recognise Somaliland.” MPs backed the Bill without a vote and it will have its second reading on November 24. Among the presenters of the Bill is Vale of Glamorgan Tory MP Alun Cairns. Qaran News
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee canshuuraha beriga ee wasaaradda maaliyadda Soomaaliya Muxudiin Xasan Saabeey ayaa ka hadlay eedeynta musuq maasuq ee loo heysto, isagoo shaaciyey halka uu joogo. Muxudiin ayaa sheegay in u jeedo siyaasadeed oo salka ku heysa dagaalka ay la galeen Al-Shabaab lagu beegsaday isaga iyo guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte. “Ujeedada beegsigeyga waa hankayga Hirshabeelle oo laga cabsi qabo, aniga iyo Cali Jeyte isku u jeedo weeye duulaanka nala ku qaaday, waa in aan argagixisada lala dagaalamin,” ayuu yiri Muxudiin Saabeey oo wareysigaan siiyey Weriye Faarax Geylan. Saabeey ayaa markii lagu soo eedeeyey musuq maasuqa wuxuu u baxsaday dhanka gobolka Shabeellada Dhexe, wuxuuna wareysigaan ku sheegay in deegaankiisa uu joogo oo dalka uusan ka bixin. Sidoo kale Saabeey ayaa sheegay in la dagaalanka musuqa uu aad u taageersan yahay, balse asaga aan sharci loo marin baaritaankiisa oo beegsi toos ah uu kala kulmay xafiisyo gaar ah. “Aniga musuq maasuq maana sameyn, qof kasta oo sameeyana waan ka soo hor jeeda, laakiin waa iska arrimo siyaasadeed in qolo u socota booskaaga ay ku arbushto,” ayuu yiri. Saabeey ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in hey’adaha cadaaladda uu hor tago oo musuqa lagu eedeeyey uu iska beri yeelo, waa hadii la helo garsoor dhex-dhexaad ah, sida uu hadalka u yiri. Wuxuu intaas ku sii daray Saabeey in ragga baacsanaya dadka ee musuqa la dagaalamaya ay yihiin shaqaale u shaqeeya madaxda xukunka joogta, balse loo baahan yahay garsoor madax-banaan oo siyaasadda banaanka ka jooga. “Ma jirto cid I baartay ama wax I weydiisay, waxaana ka war helay in waaran la ii jaray, taasna sharci maaha, cid su’aal I weydiisay oo garsoorka dalka ka tirsan hadey jirto waa igala doodi kartaa,” ayuu yiri Saabeey. Ugu dambeyntii Muxudiin Saabeey wuxuu sheegay in kooxda Al-Shabaab uu muddo dheer dagaal kula soo jiray oo macawiisleydii ugu horeysay uu ka aas-aasay Shabeellada Dhexe, isla markaana dagaalkaan lagu qaaday uu salka ku haayo dagaalka Al-Shabaab. Hoos ka dhageyso wareysiga The post Wareysi: Saabeey oo bixiyey xog yaab leh iyo ‘dagaal lagu qaaday’ isaga iyo Cali Jeyte appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Hantidhowraha guud ee qaranka Axmed Ciise Guutaale ayaa galabta shaaciyey inay soo gabagabeeyeen wajiga koowaad ee baaritaanka xafiisyo lagu tuhmay musuq maasuq ka dhex dhacay hey’adaha dowladda. Guutaale oo ka qeyb galayb kulan su’aalo weydiin ah oo warbaahinta iyo aqoonyahano badan ay ka qeyb galeen ayaa soo bandhigay warbixin guud oo ku saabsan hanaankii ay u wajaheen baaritaanka uu sheegay in wajigiisa 1-aad ay soo gabagabeeyeen. “Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka wuxuu ku dadaalay in baaristaan lagu saleeyo cadaalad iyo hufnaan,” ayuu yiri Abuukaate Axmed Ciise Guutaale. Wuxuu sheegay in baaritaankaan uu socday muddo laba bilood ah, isla markaana ay xafiiska xeer ilaaliyaha guud u gudbiyeen warbixinta 20-kii bishii hore ee Juun. “Sida ku cad dastuurka, Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka wuxuu u taagan yahay ilaalinta hantida umadda Soomaaliyeed, si madax banaan oo hufan ayuu xafiisku u sameeyey baaritaankaan, waxaana u mahad celineynaa dhamaan xafiisyadii masuuliyiintii lagu sameeyey baaritaanka fatashka ah oo si hufan noola shaqeeyey,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Guutaale. Sidoo kale Handhowraha qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyey sida ay sharciga u waafajiyaan warbixinnada ka soo baxaya xafiiska iyo sida ay ula wadaagaan warbixinadooda hey’adaha fulinta iyo sharci dejinta. Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan bilowday dagaal culus oo ka dhan ah musuq maasuqa, waxaana xabsiga loo taxaabay, qaarkoodna maxkamad la soo taagay masuuliyiin ka tirsan dowladda. Waxaa jirta hadal heyn ah in baaritaan ay ku kooban tahay masuuliyiinta xafiisyo hoose oo gaar ah, iyadoo dadka qaar ay dowladda ku eedeynayaan in baaritaankaan musuqa aysan daacad ka aheyn. Hoos ka daawo The post Daawo: Hanti-dhawraha oo war kasoo saaray baaritaano musuq oo socday 2 bilood appeared first on Caasimada Online.
  20. Mogadishu (HOL) Mastercard, the global payment company, and SomBank, a Somalia-based financial institution, have announced a partnership to launch a Mastercard-branded debit card known as the SomBank Card in Somalia, with the aim of increasing the availability of digital payment options in the country. Source: Hiiraan Online
  21. Africa50 PRESS RELEASE African and global institutional investors unite to pioneer historic infrastructure investment in Africa The signing ceremony in Lomé, Togo, which took place during Africa50’s Infra for Africa Forum on the margins of its General Shareholders Meeting, is an unprecedented milestone for the continent Access Multimedia Content Prominent African and Global institutional investors signed subscription agreements and letters of intent in preparation for the first close of the Africa50 (www.Africa50.com) Infrastructure Acceleration Fund (IAF or the “Fund”), set up to catalyze further investment flows to invest in the development of critical infrastructure across the continent. This historic collaboration brings together a diverse group of influential stakeholders comprised of 18 African – including sovereign wealth funds, development finance institutions (DFIs), banks, pension funds, asset managers and retirement agencies and 1 international Institutional Investor, with other additional entities expected to join the first close. The signing ceremony in Lomé, Togo, which took place during Africa50’s Infra for Africa Forum on the margins of its General Shareholders Meeting, is an unprecedented milestone for the continent. Indeed, mobilizing such a significant number of African institutional investors is a first for an infrastructure fund in Africa. It demonstrates the continent’s determination to be in the driving seat, while forging global partnerships to stimulate its economic growth. Africa50’s Infrastructure Acceleration Fund represents a pivotal vehicle that aims to bridge the financing gap in Africa’s infrastructure landscape. The commitments from the institutional investors will unlock transformative infrastructure projects across various sectors, including energy, transportation, telecommunications, water, among others. Speaking on this momentous occasion at the signing ceremony, the President of the African Development Bank, Dr. Akinwumi A. Adesina said, “I strongly believe that for African institutional investors, this is the time to change the investment narrative on Africa. It is remarkable and unprecedented to have 17 African institutions participating in such a transforming initiative to invest in an African infrastructure fund. With the Fund, we are positioning the Africa50 Group to play a lead role in helping to tap into the more than USD$98 trillion of global assets under management.” Aminu Umar-Sadiq, CEO and Managing Director, Nigeria Sovereign Wealth Fund remarked, “Aminu Umar-Sadiq, Managing Director and CEO, Nigeria Sovereign Investment Authority remarked, “NSIA’s priority focus on sustainable infrastructure aligns with the fund’s vision to positively contribute to economic growth and development of the continent, including investing profitably, responsibly, and sustainably. The NSIA has a clear mandate to bring development to Nigeria and by extension, the continent at large and our investment in the Africa50 Infrastructure Acceleration Fund is an opportunity to expand our development impact in Africa while generating attractive financial returns.”. Dr. Sidi Ould Tah, CEO of Arab Bank for Economic Development in Africa (BADEA), which is also investing in the fund said, “BADEA’s investments are meant to have meaningful impact in the economies of its partners countries across various sectors. Infrastructure has always been the main area of focus for BADEA. Africa is a region with tremendous potential and a key priority for us, we are therefore pleased to join a credible partner like Africa50 in this groundbreaking partnership, to scale-up infrastructure development on the continent”. M. Serge Ekué, President of the West African Development Bank (BOAD), an investor in the Fund said: “BOAD is always keen on supporting initiatives that help drive prosperity for the continent and scale the impact of our investments. We believe this fund will support the right infrastructure. projects the continent needs to create opportunities for its youth and spur economic development”. For his part, Alain Ebobissé, CEO of Africa50 commented, “Securing commitments from such prominent African institutional investors marks the beginning of a new era of collaboration and investment in Africa’s infrastructure sector. This African-led initiative is a powerful testament to our collective vision of transforming Africa’s infrastructure landscape. Together, we will catalyze African financial resources to build the foundations for a brighter future, one that drives prosperity, job creation, and sustainable development for all Africans.” Distributed by APO Group on behalf of Africa50. Media Contact: ​Africa50: Nana Boakye-Yiadom Senior Communications Coordinator Tel: +212666166308 n.boakyeyiadom@africa50.com About Africa50 Infrastructure Acceleration Fund: Africa50 Infrastructure Acceleration Fund (IAF) is a 12-year close ended infrastructure private equity fund, mobilizing large scale and long-term institutional capital from African and international institutions. The IAF will make equity and quasi-equity investments and take mostly majority stakes in infrastructure projects across the continent. Leveraging Africa50’s Project Development and Project Finance Vehicles, the IAF seeks to invest in bankable infrastructure projects and assets, providing attractive risk-adjusted returns for investors. SOURCE Africa50 Qaran News
  22. United Nations agencies have agreed to fund and help supervise a plan to establish Somalia’s first carbon credits program from reforestation. Source: Hiiraan Online
  23. Nairobi (HOL) — The Kenyan government is postponing the anticipated reopening of its border with Somalia due to escalating security concerns, Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki announced Wednesday. The decision follows a series of attacks believed to be orchestrated by the al Qaeda-affiliated al Shabaab militants. Source: Hiiraan Online
  24. Ceelbaraf (Caasimada Online) – Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arimaha gudaha dowlad-goboleedka HirShabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore oo ay wehlinayaan wasiiro ka tirsan maamulka iyo xubno ay ku jiraan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka HirShabeelle ayaa gaaray degmada Ceel-baraf iyo deegaano kale oo hoostaga. Wafdigaan ayaa halkaas u tegay sidii ay u dhex-dhexaadin lahayeen khilaaf u dhaxeeya beelo wada dega xuduuda gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo xiisadd dagaal ay ka taagan tahay. Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha maamulka ayaa kulamo kala duwan ka wada halkaas, iyaga oo la kulmay waxgaradka deegaanada ay gaareen. Sidoo kale waxay kulamo la qaadan doonaan waxgaradka kale, si loo dejiyo xisaadda ka aloosan deegaanka Xalfooleey ee hoostaga degmada Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxaa si habsami leh u socda daadallada xal loogu raadinayo xiisadda taagan, ayada oo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdi Waare ay taageero u muujiyeen dadaalladan oo uu garwadeen ka yahay madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Guudlaawe. “Madaxweyne Cali Guudlaawe wafdi ayuu diray waa tallaabadii habooneyd taas ha laga warsugo taas ayaa xoojineyna anaga,” ayuu yiri Shariif oo sheegay inay garab taagan yihiin dadaallada uu Guudlaawe xal ugu raadinayo xiisadda taagan. Arrimahan ayaa imanaya xilli qaar kamid ah waxgaradka beesha Abgaal ee degta xuduuda ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ay soo saareen digniin ku socota beesha Xawaadle. Odayaal u hadlay beesha Abgaal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in beesha Xawaadle ay xuduuda labada gobol ka bilowday dhul balaarsi cusub. Sidoo kale odayaashaan waxay sheegeen in xaaladda ka taagan xuduuda labada gobol ay qarka u saaran tahay gacan ka hadal, iyagoo balan-qaaday in nabad darrada aysan ka bilaaba doonin Abgaal, balse ay ka baqayaan in walaalahood Xawaadle uu bilaabo. Dhankooda odayaasha Xawaadle oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dagaal aysan u qabin beesha Abgaal, islamarkaana ay ku baaqayaan nabad iyo walaalnimo. Odayaasha ayaa waxay soo jeediyeen in guddi ka socda labada dhaqan ee beelaha Abgaal iyo Xawaadle loo diro xuduuda uu khilaafkaasi ka taagan yahay. Waxay ballan-qaadeen in natiijada baaritaanka la sameeyo uu dhankooda ka dhaqan geli doono oo dib ay ugu soo celi doonaan walaalahood Abgaal wixii ay sitaan. Si kastaba, Xiisadaan cusub ayaa timid xilli xaaladda gobolka Hiiraan ay qasan tahay oo maamulkii uu khilaaf culus ka dhex taagan yahay, sidoo kalena dhulka uu murankaani ka taagan yahay dhawaan laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab. The post Wararkii ugu dambeeyay xiisadda ka dhex aloosan beelaha Abgaal iyo Xawaadle appeared first on Caasimada Online.