Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hague (Caasimada Online) – Ogeysiis dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ee ICC ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay furtay qeyb loogu talagalay in dacwadaha lagu soo gudbiyo. Waxa ay Maxkamadda ugu talagashay waaxdan iney ku soo dhacaan dhamaan dacwadaha lo ohayo cadeymaha iyo kuwa muuqda ee sida maalin laha uga dhaca dunida oo shaqsiyaad iyo dowlado ay geystaan. Qof walba oo haya macluumaad ku saabsan dambi dhacay, ama Goobjoog ka ah ama sidoo kale u heli kara cadeymo ku filan ayey sheegtay maxkamadda in mudnaan gaar ah ay siineyso islamarkaana dacwadiisa la qaadi doono iyadoo aan ku xerin wax shuruud ah. Hadaba halkan hoose ka akhriso Liiska dambiyada iyo gabood fallada ay Maxkamadda aruurineyso islamarkaana Maxkamadda ay qaadeyso dacwadahooda waxaana ay kala yihiin: 1- In dad rayid loo beegsado si ula kac ah, 2- In dad kama’ (Ganacsi ama Hanti) xoog looga qaato 3- Jirdil ama si bini’aadanimo kabaxsan in qof ama koox loo dhibaateeyo. 4- Maxaabiis si bini’aadanimada kabaxsan loo jirdiley.. 5- kufsi Hawaanka, ama Caruurta. 6- Xasuuq. 7- Dil ama qof la weysan yahey oo gabood fallo geystay. 8- Iyo ugu dambeyn dhinac walbo aadanaha oo aad is lee dahey waxaa lagu xad gudbey xuquuqda Qofka loo heysto Danbiyadaas muhiim ma han, hadii uu yahey mas’uul xil haya hada ama hore u soo qabtey, sida: Madaxweyne. Madaxweyne Hore, Ra’iisal Wasaare, Ra’iisal Wasaare Hore, Wasiir, Wasiir Hore, ama xilalka sare sida NISA ama hadda ah ama hore u soo qabtay qof walba waad dacweyn kartaa hadii aad xog ku saabsan aad heysid sidaan raac hoosku qoran. Soomaaliya ayaana kamid ah wadamada ugu badan oo ay ka dhacaan Gabood fallada oo ay geystaan mas’uuliyiin wata shaar dowladed iyadoo aysan jirin maxkamad awood u leh oo ku taala dalka islamarkaana wax ka qabata. Halkan riix si aad u ogaatid macluumaadka sida aad xogta u gud bineysid: https://www.icc-cpi.int/news/icc-prosecutor-karim-aa-khan-kc-announces-launch-advanced-evidence-submission-platform-otplink AMA, Sidoo kale halkan riix sida aad u gud bisid toos marka aad ogaatid macluumaadkaas korku qoran buux formka: https://otplink.icc-cpi.int/ Marka ay hesho maxkamada ICC dacwadda wey ku soo jawaabi doontaa sida kugu fudud oo ay kula soo xiriiri karto. Muqdisho-Somalia The post Ogeysiis muhiim ah oo kasoo baxay Maxkamadda ICC appeared first on Caasimada Online.
  2. Kismaayo (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo xanuun badan oo shalay ka dhacday magaallo xeebeedka Kismaayo, taas oo ku saabsan dilka wiil yar oo saddex bil jir ahaa, kaas oo si arxan darro ah loogu dilay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in falkan ay geysatay gabar shaqaale ka aheyd guri ku yaalla magaalada Kismaayo, waxaana lasoo wariyay inay dishay ilmo yar oo looga tegay. Aabaha iyo hooyada wiilkaasi yar ayaa ah askar, waxaana la sheegay in ilmaha yar ay uga tageen gabadha u shaqeyneysay, kadibna ay u dishay si arxan darro. Shaacir Xasan oo ah Aabaha wiiilka geeriyooday oo la hadlay Dalsan TV ayaa sharraxay sida ay wax u dhaceen, wuxuuna tilmaamay in wiilka sanka, afka iyo dhagaha uu dhiig ka keenay, kadib markii si xun loogu gaaracay dhulka, uuna guriga yimid wiilkiisii oo mayd ah. “Gabar shaqaale ayey aheyd wiilka iyadaa ii heysay saaka markaan xerada kasoo laabtay waxaan u imaaday wiilkeyga oo mayd ah oo guriga dhex yaallla” ayuu yiri Aabe Shaacir. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in gabadha falkan geysatay ay markii hore baxsatay, wuxuuna tilmaamay in marka uu yimid ay albaabka kor uga xirtay. “Markaan guriga imaaday gabadha oo ordeysa ayaa iridda igu daba martay albaabka ayay kor igaaga xirtay illeen inaan dilo ayay ka baqeysay way carartay” ayuu sii raaciyay. Waxaa kale oo intaas ku daray “Wiilka hooyadiis waa gabar askariyad ah oo ciidanka ayay igala tirsan tahay shaqaan laheyn waana kalahnay kadibna dhacdadan ayaa dhacday”. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in gabadhii lasoo qabtay, isla-markaana ay hadda ku xiran tahay saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. “Gabadha dhibka geysatay gacanta ayaa lagu hayaa, saldhigga dhexe ayayna ku xiran tahay” ayuu mar kale yiri Aabe Shaacir Xasan. Dhacdadan ayaa argagaxay dadka deegaanka, waxaana sidoo kale si aad ah looga hadaly hayaan baraha bulshada oo ay ku wada xiriiraan dadweynaha Soomaaliyeed. The post Wiil saddex bil jir ahaa oo si arxan darro ah loogu dilay magaalada KISMAAYO appeared first on Caasimada Online.
  3. Hargeysa(Qaran news)-Guddooomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) iyo xubno kale oo ka mid ah haldoorka Somaliland oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka doorashooyinka ee u dhexeeya xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi iyo xisbiyada mucaaradka. Sida ilo wareedyo looga qaateen ahi tibaaxeen Guddida isxilqaantay ayaa kulamadii ugu horreeyey oo gooni gooni ah la yeeshay maanta dhinacyada khilaafku u dhexeeyo. Warku wuxuu intaas ku darayaan in ergadani ay shaacin doonaan hawshooda iyo sida ay iskugu dayi karaan xal u helida khilaafka doorashooyinka ee Muuse Biixi afduubay Komushankii doorashooyinka una yeedhiyay inay horeysiiyaan doorashada ururrada siyaasada ee aan loo haynin xeerkii lagu geli lahaa. Taasina waxay keentay khilaafkii u weynaa iyo in jabhadi ka sameysanto buurta Gacan libaax, taasi oo halis ku ah ammaanka iyo wadajirka Somaliland. Qaran News
  4. Hargeisa (Caasimada Online) – Somaliland President Muse Bihi Abdi sought to allay fears of a looming threat from anti-government rebels on Sunday, downplaying the rebels’ capabilities and intentions. “The militias’ portrayal as a significant threat on social media is exaggerated,” Bihi said during a forum in Hargeisa. “I believe there will be no major problems. The people are committed to peace, and there is no readiness for internal fighting.” Bihi attributed the rebels’ actions to typical political rivalries that often arise during elections, and he assured opposition officials that their dissent would not be met with government repression. “I want to assure all opposition parties that they will be able to participate in the upcoming elections without fear of reprisal,” Bihi said. “We are committed to a fair and transparent electoral process.” Rebel threats However, the rebel group’s spokesman, Ahmed Ali Haybe, disputed Bihi’s situation assessment. He claimed that the militia’s recent activity in the mountains was in response to President Bihi’s use of force against the opposition. “We are not afraid of the government’s threats,” Haybe said. “We will continue to fight for our freedom until the people of Somaliland are free from oppression.” The emergence of the anti-government rebels has raised concerns about the stability of Somaliland. Any other country has not recognized this self-declared independent state. However, Bihi’s assurances that the situation is under control have helped to ease some of those concerns. Background Somaliland declared independence from Somalia in 1991, but any other country has not recognized it. The region has been relatively peaceful since then, but occasional outbreaks of violence have occurred. In recent months, there have been reports of increased activity by anti-government rebels in Ga’an Libax Mountain. The rebels have claimed to be fighting for the independence of Somaliland. However, the government has accused them of being bandits or criminals. Bihi’s assurances that the situation is under control may be premature. The rebels have shown they are willing to use violence, and whether the government has the resources to suppress them is unclear. The emergence of the rebels could also have a negative impact on Somaliland’s economy. The region is struggling to attract investment, and the violence could deter investors. The post Somaliland president downplays rebels’ threat appeared first on Caasimada Online.
  5. PRESS RELEASE Towards an African Energy Renaissance: the Organization of Petroleum Exporting Countries (OPEC) Secretary General to Deliver High-Level Address at African Energy Week (AEW) 2023 OPEC Secretary General H.E. Haitham Al Ghais will deliver a high-level address at the African Energy Week conference this October Access Multimedia Content JOHANNESBURG, — With over 125.3 billion barrels of proven crude oil reserves, Africa represents a key player and contributor to the growth of the global economy. To ensure energy security and industrialization across both the African continent and the global market, African countries are maximizing the development, monetization and exportation of oil resources. In this regard, institutions such as the Organization of Petroleum Exporting Countries (OPEC) are vital, and continue to make great strides towards stabilizing global markets while spearheading energy security in Africa. During this year’s premier event for Africa’s energy sector, African Energy Week (AEW) – taking place from 16 – 20 October in Cape Town – H.E. Haitham Al Ghais, Secretary General of OPEC, will deliver a high-level keynote address on the state of play of Africa’s oil industry and the role OPEC plays in supporting the stability of the market. During the 2022 edition, H.E. Al Ghais presented OPEC’s Global Energy Outlook, emphasizing the organization’s optimism on the role of African resources in shaping global energy security and addressing the continent’s energy shortage dilemma. At AEW 2023, the Secretary General will expand on last year’s message while showcasing OPEC’s commitment to helping Africa prioritize energy poverty eradication, environmental sustainability and industrialization. As an intergovernmental organization, OPEC plays an instrumental role in facilitating fair and stable prices for producers, ensuring efficient and economic supply of petroleum while enabling a fair return on capital to those investing in the oil industry. The organization boasts the membership of some of Africa’s top hydrocarbon producing markets including the Republic of Congo, Angola, Equatorial Guinea, Gabon, Nigeria, Algeria and Libya, and works towards supporting the continent’s efforts to maximize its oil resources for the sustainable development of African economies. OPEC coordinates and unifies petroleum policies of African countries with that of their global counterparts to ensure regimes are attractive to investors and competitive to international standards. OPEC’s production quotas enable African countries to sustainably produce and monetize oil reserves while market monitoring helps stabilize the market. During the 35th OPEC and non–OPEC Ministerial Meeting in June 2023 – which was chaired by OPEC President and Equatorial Guinea’s Minister of Mines and Hydrocarbons, H.E Antonio Oburu Ondo – OPEC set the production target for its members and non-OPEC participating countries for 2024 at 40.46 million barrels per day to balance supply and demand dynamics. The organization has also positioned itself as one of Africa’s most reliable partners in navigating industry challenges and maximizing opportunities presented by the energy transition as well as global economic instabilities and geopolitical tensions. While a lack of investments represents one of Africa’s biggest energy market challenges, OPEC – through its venture arm, the OPEC Fund for International Development – ranks among Africa’s top investment partners for infrastructure rollout and economic diversification. Investments made in Africa by the OPEC Fund include a $20 million package for micro, small and medium businesses in Botswana; a $20 million support for the Niger Solar Plant Development and Electricity Access Improvement Project; and a wide range of financing aimed at boosting agriculture, fishing, technical sciences, food security and digitalization practices across Africa. “OPEC plays an important role in stabilizing Africa’s oil market activities. By coordinating cooperation among African oil producers and their global peers, OPEC is helping drive the continent’s local content development and energy sustainability agenda. Africa’s energy resources play a crucial role in shaping the global energy transition and organizations such as OPEC are key partners in ensuring that this transition is just and inclusive for Africa,” stated NJ Ayuk, the Executive Chairman of the AEC. Under the theme, ‘The African Energy Renaissance: Prioritizing Energy Poverty, People, the Planet, Industrialization and Free Markets’, AEW 2023 will see OPEC lead dialogue around best practices for Africa to address oil industry challenges and maximize the growth of its industry. AEW 2023 will host several emerging oil producers such as Namibia, the Democratic Republic of Congo and Uganda, all of which stand to significantly gain from joining organization’s such as OPEC. As such, the event will feature high-level engagement between OPEC members and non-members, with exciting deals on the table. AEW is the AEC’s interactive exhibition and networking event uniting African energy stakeholders, driving industry growth and development, and promoting Africa as the destination for African-focused events. For more information about sponsorship, attendance and partnership opportunities, visit www.AECWeek.com. Distributed by APO Group on behalf of African Energy Chamber. SOURCE African Energy Chamber Qaran News
  6. The politics of Puntland is at its lowest level now. Those who were elected to leadership are no longer talking about how they would save the livelihood of the people. Instead, they are busy making sure to defeat those who they see as a threat and talking about how they could remain in power by any means necessary, even if more innocent people died as a result. A threatening encounter For example, the Speaker of the Parliament, Abdirashid Yusuf Jabril, is said to have had a conversation with a few individuals who oppose the government’s plan of amending the constitution. According to the government’s schedule, the topic of reconsidering changing the constitution was due to occur four days after the day when Abdirashid had a discussion with those individuals. He talked with them on Monday night, and the scheduled day for that topic was the following Thursday. The individuals were said to have told the Speaker that if he attempted to take a vote of the parliamentarians on amending the constitution on Thursday, the Speaker would have a problem. The Speaker did not like those words and saw the statement as a threat. He responded that no one can threaten him, and as a matter of fact, he would bring that topic to the parliament the next day to see what those individuals can do. Tragic outcome On Tuesday morning, the seemingly angry Speaker showed up in the parliament and informed the parliamentarians that the topic for the day would be reconsidering changing the constitution. One of the parliamentarians, whose talk was circulated on social media the following day, warned the Speaker that it was not appropriate to discuss that topic on Tuesday when it was scheduled for Thursday. At the time, the parliamentarian did not know what had taken place the night before between the Speaker and those individuals. The amendment to the constitution was voted on, and fighting erupted in front of the parliament, where more than 30 mostly innocent civilians died due to personal grievances between the Speaker and a few people. The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, has not yet spoken about that incident. President Deni’s intentions unveiled President Deni has sought to change the constitution so he can remain in power. He took advantage of the people who did not sense his intentions early on, and he made it seem like he was following the constitution. First, President Deni accused anyone who opposed the way he was managing the process of democratization of being individuals who wanted to maintain the old system and who were probably financed by the federal government of Somalia, with which the president had severed the relationship. President Deni and his team argued, in the beginning of his campaign of democratization, that in the new system, the only stakeholders with whom the president needed to deal with were those who were members of the nine associations competing to be the first three associations to become the permanent parties of Puntland for the next ten years, as stated in the Puntland constitution. The president and his team stated that if those individuals wanted to be part of the process, they should join one of the nine recognized associations. The aim was to show Puntlanders that the government was ready to negotiate and compromise with those who were the new stakeholders of the new system, mainly political parties. Many Puntlanders agreed with the president’s argument, but those who knew President Deni knew otherwise. Within a few months, it became clear that the president was not telling the truth, and that the government was not ready to discuss the process of the election, let alone consider a compromise. In mid-March, two of the associations, Horseed and the Youth Party, sensed that the government was tilting the playing field to ensure its reelection. The government did not have time to consider the concerns of those two parties because the election was scheduled to take place on May 25, 2023, and it moved forward with its plan. Again, the government team accused those two parties of being the ones whose leaders thought that this was their time to lead Puntland and the government claimed that they wanted to maintain the old system. Again, Puntlanders believed the version offered by the government team and still supported the government, thinking that the government and the last seven associations were united in the new process, and that no one else needed to sit down with the government to discuss the process of the election. A bleak future? The next few events that took place showed the real intention of President Deni, which was to either request an extension or to reelect himself under a system that had not been not agreed upon, thus undermining the legitimacy of his power after January 8, 2024. President Deni and his team changed the constitution of Puntland to what they thought would serve their interests. Both the Mideye and Sincad parties which were the first and second leading parties in the local election opposed the constitutional amendment, believing that the change could not affect the election that had already taken place, and that they were the winning parties. The president and his team realized that it would be hard for them to accuse any wrong doing with these two parties and instead ignored the calls of these two parties and tried to focus attention on the idea that the traditional leaders had no place in the new democratization system. The question is, when will the Puntlanders realize that the system that only President Deni is dictating would not produce a government with a mandate for the next five years? And that everyone else, including political parties, traditional leaders, and other politicians, would have no say in the process of the new election proposed by the government? A call for consensus How long would President Deni be able to hide his agenda by accusing others of wanting the old system while he is trying to dictate the new process? Puntland has been successful for the last 24 years because there was a constitution agreed upon by all stakeholders. If a new system, which is much better than the old system, is to be moved to, then the new system should also be something that is agreed upon by all stakeholders. Many Puntlanders still support President Deni, and all he would need is to call a meeting where all stakeholders attend to discuss the process of moving forward. Once a system is agreed upon by all stakeholders, the winner of that system, whether it is President Deni or anyone else, would have a legitimate mandate for the next term. However, because it is clear now that the president will not stop for anyone having a say in the process of the election, and because more and more Puntlanders are seeing President Deni’s true colors, the only possible option forward is for the constitution court to rule the amendment of the constitution void and ask the government to return to the old system that was agreed upon, or to implement a new system that is agreed upon by most of the stakeholders, in which every candidate has an opportunity to win or lose. By: Mohamed Abdiqafar Haji Hussein Email: mohabdhus@gmail.com Atlanta, Georgia Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are solely those of the author(s) and do not necessarily represent the official stance of Caasimada Online or its members. The post President Deni ‘s hidden agenda unveiled: Undermining democracy in Puntland appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Qoyska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu eedeeyay dhul-boob ka socda degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, waxaana maanta la weeraray maqaayad caan ah oo lagu magacaabo Geel-doox. Gabadha iska leh maqaayadaas oo lagu magacaabo Xaawo Geeldoox ayaa la hadashay warbaahinta, waxayna sheegtay inay jir-dileen ciidamo boolis ah oo loo soo diray. Marwada Madaxweynaha Qamar iyo nin lagu magacaabo Ismaaciil Wardheere ayey sheegtay gabadhaasi ay ka socdeen ciidamada maanta ku soo weeraray maqaayadeeda. “Madaxweyne Xasanow maalintii halkaan la idinku weeraray adiga iyo Madaxweyne Shariif waxaan ciidankaaga raashin ku siiyey si bilaash ah, balse maanta markii aad Madaxweyne noqotay waxaad iigu abaal-guday jir-dil iyo dhul-boob,” ayey tiri Xaawo Geeldoox oo ilmeyneysa. Maqaayadda maanta laga burburiyey gabdhaan, iyada iyo shaqaalihii joogayna lagu jir-dilay waxay u dhaxeysaa isgoyska Shabeelle iyo Hotel Maa’ida oo ah hotelkii lagu weeraray Xasan Sheekh oo mucaarad ah. “Xasan Sheekh dadka dhan ayuu madaxweyne u yahay, laakiin waxaan maanta u cabanaa dadka dowladaan igu metela, qoray ayaa maanta la iigu awood sheegtay, waxaana la igu liif-garaacay bistoolad,” ayey hadalkeeda ku sii dartay Xaawo Geeldoox. Sida ay warbaahinta u sheegtay gabadhaan waxay ka cabaneysaa qoyska Madaxweynaha oo ku lugyeeshay dhul-boobka iyo awood sheegashada lagula kacay maanta, taas oo daaha ka rogtay eedeymo isisoo tarayey mudooyinkaan. Magaalada Muqdisho waxaa hareeyey guuxa dadweynaha ka cabanaya dhul-boob ay ku kacayaan xigtada hoose ee Madaxweyne Xasan Sheekh, intii uu joogay xukunka dhul badan ayaa xoog looga saaray dadkii deganaa, iyadoo loo adeegsanayo ciidamada ammaanka. Tani waxay imaaneysaa iyadoo Xasan Sheekh oo meel kasta ka sheegayo inuu la dagaalamayo musuqa iyo boobka xoolaha dadweynaha, balse waxay dadku is weydiinayaan, maxaa musuq ah? Hadii xigtada Madaxweynaha ay dul-hoganayaan eedeymo dhul-boob iyo awood sheegasho ah. Hoos ka daawo cabashada Xaawo Geeldoox The post Daawo: Qoyska Xasan Sheekh oo toos loogu eedeeyey dhul-boobkii maanta appeared first on Caasimada Online.
  8. Belgrade (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa soo gabagabeeyey safar qaatay afar maalmood oo uu tegay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo taliye Sulub uu kula kulmay madaxda ugu sareysa booliska dalkaas. Wasiirka Arrimaha Gudaha Serbia oo taliska booliska dalkaas uu hoostago, Taliyaha guud ee Booliska, ku xigeenadiisa, Taliyaha Arrimaha Dibadda, Taliyaha Booliska Interpol iyo saraakiisha hoggaanada qeybaha booliska ee dalka Serbia ayuu kulamo xiriir ah la yeeshay Taliyaha booliska Soomaaliyeed. Madaxda booliska labada dalka ayaa ka wadahadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhinacyada la dagaalanka argagixisada, musuq, dambiyada ka dhaca xuduudaha, dambi barista iyo tababarrada ciidamada. Madaxda booliska labada wadan waxay ku heshiiyeen inay si toos ah u soo celiyaan xiriirkoodii, waxaana heshiiska la gaaray uu xusayaa in sanadkaan dhamaadkiisa 45 sarkaal oo booliska Soomaaliyeed ka tirsan ay tababar u tegayaan dalka Serbia. Sidoo kale sanadka xiga waxaa dalka Serbia tababar ku soo qaadan doona ku dhawaad 100 sarkaal oo kale, sida ku xusan heshiiska uu Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed la soo galay taliska booliska dalka dalka Serbia. Sanadkii 1962-kii ayuu soo bilowday xiriirka booliska Soomaaliya iyo kan dalka Serbia, inkastoo uu hakad galay sanadkii 1992-kii, balse dib u furidii safaaradda Soomaliya ee Belgrade ayaa suurta-gelisay dib u soo celinta xiriirka labada boolis. Dowladda Serbia waxay ka mid tahay dalalka caalamka ee dowladda Soomaaliyeed ku garab siiya dib u dhiska hey’adeheeda muhiimka ah. The post Sawirro: Soomaaliya iyo Serbia oo gaaray heshiis amni oo weyn – Muxuu dhigayaa? appeared first on Caasimada Online.
  9. NAIROBI, Kenya — African leaders are leaving two days of meetings with Russian President Vladimir Putin with little to show for their requests to resume a deal that kept grain flowing from Ukraine and to find a path to end the war there. Source: Hiiraan Online
  10. NAIROBI, Kenya Jul 30 – Kenya is ready to lead a multinational force in Haiti and will deploy 1,000 police officers to the strife-torn Caribbean nation once its offer is accepted, the foreign minister said Saturday. Source: Hiiraan Online
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad-galiyada iyo maamulka Gobalka Banaadir. R/Wasaare ayaa galabta kulankaas ka sheegay in xuukumadiisu ay ka guuri doonto Madaxtooyada oo golaha wasiirrada ay degi doonaan xarunta Xisbiga. Intii ay jirtay xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa dib loo dhisay xaruntii hore ee Xisbiga, waxaana loo diyaariyey inay degto xukuumadda Soomaaliya, balse waxay ka suurta-geli weysay amniga Muqdisho. R/Wasaare Xamse hadda wuxuu sheegay in amniga Muqdisho uu soo hagaagayo, isla markaana ay xukuumadiisu mar dhow u guuri doonto xaruntaas loo diyaariyey, sida hey’adaha dowladda loogu balaariyo Muqdisho. Sidoo kale wuxuu sheegay in dhawaan ay soo saarayaan amar dadka looga saarayo dhismayaasha ku yaalla aagga xaruntaas, si xukuumadda ay ugu suurta-gasho inay soo degto. “Hadda waxaan wadnaa qorshe aan dadka ku amreyno inay ka guuraan aagga xarunta Xisbiga iyo inaan hagaajino xafiisyadii lagu shaqeyn lahaa, laakiin wax amni darro ah oo loo xiran yahay hadda kadib ma jiraan,” ayuu yiri R/Wasaare Xamse. Wuxuu sheegay in amniga caasimadda Muqdisho uu soo hagaagay kadib markii ay waqti badan geliyeen, taas oo suurta-gelisay in maanta ay ku xafladeynayaan degmada Heliwaa. “Cabsi ma qabo, xittaa waan ku hoya karnaa degmadaan Heliwaa, waxaan ku faraxsanahay in maanta aan ku xafladeyno banaanka magaalada oo carradu ay indhaha naga geleyso,” ayuu hadalkiisa ku sii daray R/Wasaare Xamse. Hoos ka daawo The post Daaw: R/W Xamsa oo sheegay in xukuumadiisu ay ka guureyso Madaxtooyada appeared first on Caasimada Online.
  12. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo maamulka Gobalka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in amniga Caasimada Muqdisho ahmiyad gaara siisay Xumuumadda #DanQaran taasina ay makhraati ka tahay in maanta degmada Heliwaa lagu qabto kulanka wacyi galinta iyo wada shaqaynta bulshada oo muddo kor hor aanay suuro gal ahayn. Mudane Xamsa ayaa sheegay in wada shaqaynta hay’adaha Amniga iyo dadwaynaha caasimadu wax weyn ka beddeshay amniga caasimadda, isla markaana hadda degmo kasta si nabad galyo ah lagu tagi karo, taasina ay qayb ka tahay isku xirnaanta shacabka iyo hay’ada amniga. Kulanka oo ay ka qaybgaleen Wasiirro, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Ra’iisul Wasaaruhu uga mahdnaqay bulshada degmada Heliwaa wada shaqaynta iyo dhago nugaylka ay u yeesheen hay’adaha amniga, isla markaana degmooyinka kale ugu baaqay in si dhaw loola shaqeeyo hey’adaha amniga caasimada. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in xukuumaddiisu muhiimad gaar ah siisay amniga Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, qaar kamid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka ayaa maanta tegay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiintaan oo uu ugu horreeyo ra’iiisul wasaaraha ayaa halkaas u tegay ka qayb-galka kulan wecyi-gelin ah oo ay goobjoog ahaayeen maamulka iyo shacabka degmada Heliwaa. Ra’iisul wasaare Xamza oo madasha ka hadlay ayaa aad u boggaadiyay reer Heliwaa, wuxuuna tilmaamay in tani ay muujineyso isbeddalka amniga ee ka jira caasimada. Wuxuu sidoo kale ku dardaarmay inay la shaqeeyaan laamaha amniga iyo maamulkooda, ayna sidoo kale dhistaan xarunta degmada ee uu ku shaqeeyo guddoomiyaha. Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale sharraxay sida ay ku timid guusha weyn ee laga gaaray amniga Muqdisho, wuxuuna tilmaamay in markii la magacaabay uu u adkeysan waayay dhibaatada amni ee ka jirtay caasimada kadibna uu isugu yeeray masuuliyiinta dowladda. “Aqalka dowladda hoose ayaan isugu imaanay waxaan goosanay in dadkeena ay sidaan kusii jirin karin, ayna suuragal aheyn, waxayna nala noqotay inay mas’uuliyad darro tahay, waxaana nala qaraaratay xafiisyada aan fadhino, kadib waxaa isla qaadanay in tallaabo la qaado magaaladan amnigeeda lagu sugaayo” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay la yimaadeen midnimo iyo wada shaqeyn hay’adaha dowladda dhexdooda ah, si awoodda oo dhan hal meel la’isugu keeno. “Furaha guusha waa midnimo, waa wada shaqeyn, waxaana isku xirnay hay’adaha amniga iyo gobolka Banaadir” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Intaas kadib wuxuu shaaciyay inay dajiyeen qorshe cad oo lagu sugayo amniga caasimada, ayna diyaariyeen ciidamada Boolis Milataaro, kuwaas oo keenay isbedddalka maanta. “Waxaan dajinay qorshe lagu sugayo amniga magaalada oo la yiraahdo qorshaha koowaad, qorshaha labaad iyo qorshaha saddexaad oo isbdaba socda, kadibna waxaan howlgelinay ciidamada aan u baahanahay, annagoo soo kordhinay boolis mliataaro” ayuu mar kale yiri. Sidoo kale wixii kusii daray “Arrintaas waxaa keentay marka in magaaladii laga sifeeyo Khawaarijta waxay keentay in nabaddeeda lasoo celiyo, dhimashadiina ay yaraatay” The post Daawo: Xamza iyo golihiisa wasiirada oo maanta tegay Heliwaa kadibna sheegay… appeared first on Caasimada Online.
  14. Dagaal aad u culus ayaa galabta abaara 5 galabninimo ka bilowday aaga Dirinmiro oo magaalada Cadaadlay hawd kaga began waxana dagaslkaasi uu u dhaxeeyaa ciidamada dawladda Somaliland iyo kuwa Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacanlibaax. Ilaa hada lama xaiijin karo khasaaraha soo kala gaadhay labada dhan, waxana ay wararku sheegayaan in dadka reer guuraaga ah iyo wixii shicib ee aagaasi daganaa ay taakulo xoogan siinayaan ciidanka jabhada Qaran News
  15. Ceelwaaq (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalado amni iyo culeysyo ay ka jiraan degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka degmada Ceelwaaq, Mudane Bishaar Xasan Dhaqane ayaa sheegay in degmadan ay qarka u saaran tahay inay u gacan gasho kooxda Al-Shabaab, maadaama ay haatan ku sugan tahay agagaarka magaaladaasi. Bishaar ayaa tilmaamay in muddo 11 sano ah ay ciidamo kooban oo ka tirsan daraawiishta Jubbaland ay joogaan degmada, laakiin markii hore ay daris la ahaayeen ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka ATMIS, kuwaas oo dhowaan banneeyay saldhigga degaanka Giriley. “Culeysyo waa iska jiraan nimanka Al-Shabaab ahaa dhulka waa joogaan marka haddii qaybtii ATMIS ee Giriley ka baxeen xoojin bey rabtaa degmada oo ciidan la keeno” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka maamulka degmada Ceelewaaq ee gobolka Gedo. Sidoo kale wuxuu dalab culus u diray dowladda Soomaaliya, isaga oo ka codsay inay ciidamo federaal ah u dirto degmadaasi, si ay ula dagaalamaaan Al-Shabaab. Guddoomiyaha ayaa xusay in Gedo ay la mid tahay gobollada kale ee loo diray ciidamada, sidaas oo kale ay u baahan yihiin in loo soo gurmado. “Dowladda federaalka ciidamada ay kusii gureyso gobollo gaar ah oo waxaa weeye Galgaduud, Shabeelaha Hoose iyo Hiiraan, ciidamadu dalkoo dhan ayay ciidan u yihiin in la keeno degmada Ceelwaaq ciidan federaalka taas ayaan codsanay” ayuu sii raaciyay. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan uu isbeddal ka dhacay gobolka Gedo oo guud ahaan ay la wareegtay Jubbaland, waxaana meesha ka baxay khilaafkii gobolkaasi. The post Daawo: Degmo ka tirsan GEDO oo qarka u saaran inay u gacan gasho Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  16. Hargeysa ,(Qaran news)-Xildhibaan Axmed Khaliif oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta shaaciyay xog qarsoonayd oo aan hore loo ogayn, waxaanu caddeeyay in Suxufiyadda Bushaaro Baande ay u xidhan tahay wiil uu madaxweynuhu dhalay oo la yidhaahdo Axmed Muuse Biixi. Xildhibaan Axmed Khaliif oo u warramay Galaydh Media, ayaa sheegay in isaga iyo Xildhibaan Siciid Cudhay ay maalin Hargeysa isku arkeen Wiilka Madaxweynaha ee Maxamed Muuse, kadibna uu isagu kala hadlay in Bushaaro Baande haysto Maxamed Kaahin, Waxaanu yidhi “Maxamed Muuse markii aan ku idhi inanta miyaanu Maxamed Kaahin (Wasiirka Arrimaha guduhu) haysan oo aanay socon ergo lagu sii daynayaa, wuxuu iigu jawaabay intuu miiska garaacay “ma sii dayn karo, aniga ayey ii xidhan tahay oo markii ay Jigjiga timid ilaa Wajaale dhaqdhaqaaqeeda waan la socday.” “Anigu waxaan leeyahay dadka inantaas qoyskeeda ah ee leh Maxamed Kaahin bay u xidhan tahay iyo muxuu u sii dayn waayay, waar uma xidhna ee Maxamed Muuse Biixi ayay u xidhan tahay haddii aad cid uga ergoonaysaan u taga isaga uga ergooda,”ayuu yidhi Xildhibaanku. Waxa kaloo uu sheegay in maxkamad horteed arrintaas kaga dhaaranayo isla markaana uu goobtii uu Maxamed Muuse ku sheegay inay u xidhan tahay isaga uu la joogay Xildhibaan Siciid Cudhay oo ka tirsan Golaha deegaanka Hargeysa. Qaran News
  17. Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Muuse Biixi in aanu dalka ka ridin dagaalkii sokeeye ee uu ka riday 1994kii oo kale. Guddoomiya xisbiga UCID. Faysal wuxuu ugu baaqay in ciidamada laga horgeeyay laga soo dul qaado jabhada gashay buurta Gacanlibaax. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in aanu Muuse wax lexjeclo ah ka qabin dalka, hase ahaatee uu ku mashquulsan yahay oo kaliya sidii uu u sii haysan lahaa kursiga uu ku fadhiyo oo kaliya. Eng. Faysal wuxuu dhallinyarada buuraha gashay ku booriyay inay joogsadaan oo aanay dalka la dumin Madaxweyne Muuse Biixi. Sidoo kale Garaadada Sool ayuu ka dalbaday unay xabada joojiyaan oo ay Somaliland oo ah dal la wada leeyahay wax la qabsadaan. Waxaanu xukuumadda ku eedeeyay inay Laascaanood markii hore ku soo daayeen kumanaan qof oo hubaysan oo sitay calankii Soomaaliya. Ugu dambayn Faysal Cali Waraabe wuxuu waxgaradka Somaliland ka dalbaday inay iskugu yimaadaan shir aayo ka tashi oo Muuse Biixi lagaga badbaadinayo Jamhuuriyadda Somaliland. Qaran News
  18. Mandera (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo culus oo ay uga jawaabeyso weerarada sii kordhaya ee ay Al-Shabaab ka geysato gobolka Waqooyi Bari. Wararka ayaa sheegaya in dowladdaay ciidamo dheeraad ah soo dhoobtay deegaanada u dhow xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Ciidamadan ayaa si gaar ah uga howlgali doono ismaamullada Gaarisa, Wajeer iyo Mandera oo ka wada tirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegay in ciidamadaas ay ka qayb qaadan doonaan qorshayaasha dowladda ee ku aadan sugidda amniga xuduudda labada waddan. Sidoo kale saraakiisha ayaa ugu baaqay dadka deegaanka inay la shaqeeyaan ciidamada, isla-markaana ay la wadaagaan xogaha ay hayaan, si looga hortago weerarada Shabaab. Arintan ayaa daba socota hadalkii wasiirka difaaca Kenya oo dhowaan booqday deegaanada dhaca xadka, isaga oo wacad ku maray in halkaasi laga tir tiri doono kooxda Al-Shabaab. Aadan Barre Ducaale ayaa sidoo kale intaasi ku daray in xittaa Al-Shabaab ay kula dagaalami doonaan gudaha Soomaaliya, si looga adkaado, loona ciribtiro. Al-Shabaab ayaa weerarada culus ka fulisa gudaha dalka Kenya, kuwaas oo isugu jiro kuwa dhabagal ah iyo qaraxyo miino oo ay la beegsato ciidamada ammaanka ee dalkaasi. Si kastaba, arrimahan ayaa kusoo aadayo, ayada oo la filayo in uu billowdo wajiga labaad ee dagaalka Shabaab, oo ay ka qayb qaadan doonaan Kenya iyo dalalka kale ee dariska. The post Maxaa laga damacsan yahay ciidamada cusub ee lasoo dhoobay xadka Soomaaliya? appeared first on Caasimada Online.
  19. Hargeisa (HOL) - Somaliland President Muse Bihi Abdi stated that the people in Somaliland are not ready to fight each other, despite the mobilization of rebels in Ga'an Libax Mountain. Source: Hiiraan Online
  20. Hargeisa (HOL) - Somaliland President Muse Bihi Abdi addressed concerns about the emergence of anti-government rebels in Ga'an Libax Mountain during a forum on Sunday. Source: Hiiraan Online
  21. Qiimeyn Lagu sameeyay Wax-soosaarka Beeraha Togdheer Burco (Qarannews)- Isu-duwaha Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL ee gobolka Togdheer Cabdirisaaq Cabdillaahi Ibraahim iyo Madax-qaybeedka soo kabashada ee hay’addda WFP u qaabilsan Somaliland Cabdikariim Yuusuf Daahir, ayaa si wada jira u soo qiimeeyay Wax-soo-saarka Beeraha ee Togdheer, Oodwayne iyo Sheekh. Qiimayntan ayaa waxaa lagu ogaanayay sugnaanta cuntada, gaar ahaan waxaa qiimayntu xoogga saartay in la ogaado xaddiga Beeraha ka soo go’aya, gaar ahaan hadhuudhka, galayda iyo digirta, iyo sidoo kale khudaarta in si guud loo ogaado. Qiimayntani ayaa ah mid Wasaaradda Beeraha JSL ka samayso guud ahaan dalka, iyada oo kaashanaysa hay’adaha FSNAU iyo WFP iyo hay’ado kale oo ay Bah-wadaag yihiin. Marka qiimaynta Wax-soo-saarku dhamaato waxaa loo soo bandhigaa xogtan, si hay’addaha dalka ka shaqeeyaa u ogaadaan xaaladda beeralaydu ku sugan tahay, si wax loogala qabto hadba waxay u baahan yihiin. Isu-duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gobolka Togdheer Cabdirisaaq Cabdillaahi, ayaa sheegay in Gobolka oo uu Wax-soo-saarkiisu hooseeyay uu Xafiiskiisu wacyi-gelin ka sameeyay 90% tan iyo markii uu la wareegay xilka Isku-duwe-nimo oo ahayd bishii saddexaad ee sannadkan 2023. Dedaalkaa Wacyigelineed ee ay sameeyeen Isu-duwe Cabdirisaaq iyo Hawl-wadeennada Xafiiskiisu, ayaa horseedday in Wax-soo-saarka Gobolka Togdheer kordho, sida Qiimayntan lagu ogaaday. Sidoo kale, wuxuu sheegay in Madaxda Wasaaradda Beeraha ee uu ugu horreeyo Wasiir Cabdiqaadir Iman Warsame ay diyaar u yihiin inay Beeralayda Gobolka Togdheer iyo Gobollada kaleba ka taageeraan suulinta wixii caqabad ah ee haysta, sida La-dagaalanka Shimbiraha iyo Xasharaadka waxyeeleeya wax-soo-saarka. Wuxuu sheegay in Xafiiskiisa oo ka duulaya qorshaha Wasaaradda Beeraha iyo Madaxdeeda ay sameeyeen Hawl-gallo Beeraha Gobolka lagaga buufiyey xasharaadka dhibka ku haya, lana siiyey Beeralayda Qalab, Tababarro iyo Siidh, taasi oo ka mid ah waajibaadka Wasaaradda Beeraha. Isu-duwuhu waxa kale oo uu sheegay inay jiraan Mashaariic waxtar leh oo laga fulin doono Gobolka Togdheer, kuwaasi oo ay isla qaateen Madaxda sare ee Wasaaradda Beeraha. Isu-duwe Cabdirisaaq, wuxuu sheegay in qiimaynta ay wada sameeyeen Xafiiskiisa, WFP iyo Xogaha FSNAU ee Wax-soo-saarka Beeraha dhawaan la soo bandhigi doono. Qaran News
  22. On Bristol’s Church Road, in the east of the city, cars, buses and lorries rumble past African-Caribbean hairstylists, eastern European bakeries, and cafes and restaurants selling a selection of Middle Eastern, Somali and Jamaican cuisine. Women talk on phones tucked into their hijabs, while a halal butcher takes a delivery of freshly cut beef. Source: Hiiraan Online