-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Duqa Caasimada oo Xadhiga ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhay Degmada Dacarta Hargeysa(Qaran news)-Duqa caasimada Hargeysa Mudane Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo loogu adeegi doono bulshaweynta degmada Dacarta ee gobolka Maroodi-jeex. Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu sheegay in ay ugu tallo galeen xafiisyadan in guddoomiyaha degmadu uu bulshada ugu adeego isla markaana uu ku ururiyo cashuurta muwaadiniinta ku waajibtay. Sidoo kale waxa uu sheegay in dhismahan ay maanta xadhiga ka jareen uu ka kooban yahay saddex qol, waxaanu xusay in cashuurta muwaadiininta laga hirgeliyay, waxaanu ka codsaday inay xil iska saaraan ilaalinta dhismahani. Geesta kale maamulka iyo dadweynaha ku nool degmada Dacarta iyo degaanada hoos yimaada, ayaa masuuliyiinta dowladda oo ugu horreeyo maayirku uga mahadnaqay hirgelinta xafiisyada maanta la daahfuray oo ay sheegeen in ay baahiweyn u qabeen, waxaanay intaas ku dareen inay ilaalin doonaan. Qaran News
-
Ceel Biyood Laga Dhagax Dhigay Degmada ⁸ Burco(Qaran news)-Masuuliyiinta wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland ayaa degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer ka dhagax dhigey Dhaam-biyood. Munaasibada dhagax-dhiga dhaam biyoodka wax aka soo qaybgalay xildhibaano, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda JSL, maayirku xigeenka degmada Burco iyo guddoomiyaha guddida qandaraasyada Qaranka. Masuuliyiinta wasaaradda horumarinta biyaha ee gobolka Togdheer ayaa sheegay in Dhaam biyoodkan ay maanta dhagax dhigeen wax weyn ka tari doono xaalada biyaha degmada Qoryaale iyo degaanada hoos yimaada. Qaar ka mida waxgaradka iyo bulshada degmada Qoryaale ayaa soo dhaweeyay dhagax-dhiga Dhaam-biyoodkan, waxaanay xukuumadda Somaliland ku boggaadiyeen sida ay markasta uga jawaabto baahiyaha adeeg aasaasiga ah ee bulshada. Qaran News
-
Garoowe (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo mar kale xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo laga dareemay xaafadda Israac ee gudaha magaaladaasi. Taliye ku xigeenka booliska gobolka Nugaal oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay sida uu ku bilaabmay dagaalka oo qaatay ku dhawaad saacad, wuxuuna sheegay in dagaalka uu dhexeeyay ciidamada amniga iyo koox hubeysan oo tegtay saldhigga Israac. Wuxuu sheegay nin marka hore dhacdada ay ka bilaabatay shil gaari oo ay geysteen kooxda hubeysan, kadibna ay isku dayeen inay khalkhal-geliyaan saldhigga. “Dhacdada aad aragteed ee ka dhacday saldhigga israac waxay marka hore ku bilaab matay wiil la dhaawacay niman cabsan oo sarqaan ah baa gaari iyaga oo xowli ku wado ayaa gaarigii ka horeeyay futada kaga dhaceen haddii ay ku dhaceen baa hadane ninkii gacan qaad kale loo geystay waa la dhaawacay saldhigga ayaana la keenay” ayuu yiri. Sidoo kale wuxuu ku daray inay gurmad ciidan dalbadeen, kadibna uu dagaalka sidaas ku billowday, balse ay is difaaceen ciidamada Booliska. “Intaas kadib raggii waxaty isku dayeen inay khalkahl geliyaan saldhigga, wayan u kala baxeen, iyaga oo leh maxaabiista waan sii deyneynaa, adigu ciidankii xabad baa dhex-martay iyo nimankii **********ta ahaa, kadibna waxay dalbadeen gurmad gaari Tikniko ahbaa usoo baxay iyo gawaari kale, isla-markii annaga waxaan la xiriirnay madaxda ciidanka xukunta, iyagana ciidan ayaa laga soo daba diray qaybna dhex ayaa lagu qabtay, gurmadkii dambana iyaga oo halkaas xabad ka ridaya bay dib u celiyeen” ayuu sii raaciyay. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay dagaalkan, kaas oo uu soo gaaray dhaawac fudud, sida uu xaqiijiyay taliye ku xigeenka booliska gobolka Nugaal. “Khasaaraha hal nin oo dhaawac fudud ah baa la’ii sheegay arrintuna sidaas ayay ku bilaabmatay” ayuu mar kale yiri taliye ku xigeenku. Waxaa kale oo uu raaciyay “Waxaa fidno ka taliskaa ama ka shaqeynaya amni darrada waa dadkaas ku xiriira muqaadaraadka inta u gurmaneysana waa inta la midka ah” The post Wararkii ugu dambeeyay dagaal mar kale ka dhacay Garoowe appeared first on Caasimada Online.
-
East African Community (EAC) Secretary-General Peter Mathuki says Somalia has made a critical step towards becoming the eighth member of the bloc. Source: Hiiraan Online
-
GENEVA — This year’s World Humanitarian Day is being commemorated at a time of increased risk for the thousands of aid workers who put their lives on the line every day to help millions of people affected by conflict and natural and human-made disasters. Source: Hiiraan Online
-
Somalia’s standards body has asked importers to acquire certificates of conformity before bringing goods into the country’s territory, part of a move to abide by global quality requirements for trade. Source: Hiiraan Online
-
Taliye ku xigeenka qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa ka warbixiyay iska hor-imaad kooban oo xalay ka dhacay caasimadda Garoowe. Taliye Fardafuul ayaa sheegay in iska hor-imaadkaas uu dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag uu ku eedeeyay in ay isticmaaleen maandooriyaha Khamriga oo ka tirsan ciidanka Danab ee uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar. Gaashaanle dhexe Fardafuul ayaa sheegay in iska hor-imaadka oo ka dhacay saldhiga xaafadda Israac ee Garoowe uu ku dhaawacmay hal askari oo kamid ah dhinaca ciidanka uu hoggaamiyo Jimcaale. Taliye ku xigeenka qaybta Booliska Gobolka Nugaal ayaa sidoo kale ku eedeeyay ragga ka tirsan ciidanka Jimcaale in ay mas’uul ka yihiin wixii ka dhacay saldhiga Israac kadib markii sida uu sheegay ay isticmaaleen maandooriyaha Khamriga. Waxa uu sheegay in kooxda ay saldhiga geeyeen qof shacab ah oo ay gaarigiisa ku dhifteen gaari kale jir dilna u geysteen islamarkaana Booliska ka dalbadadeen in loo xiro qofkaas kadibna is-faham-waagu sidaas ku dhacay. PUNTLAND POST The post Booliska Nugaal oo ka warbixiyay iska hor imaad xalay ka dhacay saldhig ku yaalla Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
Boosaaso (Caasimada Online) – Shirkadda DP World ee Dubai ayaa sanadkan dhammayn doonta $366 milyan oo lagu ballaarinaayo dekedda Boosaaso ee Soomaaliya, sida ay qortey shabakadda Bloomberg oo soo xiganaysa Wasiirka dekadaha iyo gadiidka badda ee Puntland Axmed Yaasiin Saalax. Dib u dhiska iyo ballaarinta ay waddo shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso ayaa la filayaa in la soo geba-gebeeyo dhammaadka sanadkan, sida uu sheegay wasiirka dekedaha Puntland Mashruucan oo ay ku baxayso lacag dhan $366 milyan oo dollar, waxa maal-gelinaya qayb ka mid ah shirkadda DP World ee Dubai. Dekeddan ku taala Gacanka Cadmeed ee Puntland ayaa ka mid ah dhowr xarumood oo ay shirkaddu ka horumarinayso Geeska Afrika. “Marka la eego, in ay ku taal meel istiraatiiji ah, waa waddo ganacsi oo lagu soo jiidan karo ganacsatada gobolka iyo kuwa caalamiga ah,” ayuu yiri Axmed Yaasiin Saalax, wasiirka dekedaha Puntland. Axmed yaasiin Saalax ayaa sheegay wejiga labaad ee ballaarinta ayaa billaaban doona sanadka soo socda. Qeyb ka mid ah DP World ayaa ku guuleysatay heshiis 30 sano ah 2017 si ay u horumariyaan oo ay u maamulaan dekedda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Heshiiskii 2017 ayaa sidii uu ahaa u socon waayey, waxaana meesha laga saarey shirkaddii P&Ports, ee heshiiska gashey. Dekadda Bosaso ayaa qayb yar oo ka mid ah hadda dhisme ku socdaa, taas oo ay dhiseyso shirkad yar oo ka shaqeysa dhismayaasha, lamana sheegin dhaqaalaha ku baxaya inta uu le’eg yahay. Wasiirka Dekadaha Axmed Yaasiin Saalax ayaa horey ugu fashilmey in isbeddelka heshiiska lagu sameeyey uu horgeeyo baarlamanka Puntland. Dhaqaalaha gaaraya $366 milyan waa heshiiskii madaxweyne Cabdiweli Gaas uu galay kaas oo ahaa dekad weyn oo caalami ah, waxaana la is-weydiinayaa warkan cusub ee wasiirku u sheegay Bloomberg waxa sax ka ah. The post Shirkad caalami ah oo ka dhiseysa Soomaaliya dekad ay ku kaceyso $366 milyan appeared first on Caasimada Online.
-
Ceelbuur (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya xoogaga deegaanka ayaa jiho cusub uga dhaqaaqay magaalada Ceelbuur oo la doonayo in laga saaro maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidamada oo ka ambabaxay magaalada Guriceel ayaa ku sii jeeda deegaanka Jaaw, oo 50km dhinaca koonfureed kaga beegan Guriceel. Jaaw waxay ku taallaa goob istiraatiiji ah oo xiriirisa Ceelbuur iyo Guriceel. Raaca hore ciidamada oo gelinkii dambe ee Khamiistii ka ambabaxay Guriceel ayay raacooda dambena Jimcihii ku baxeen dhabihii ay ciidamadaasi qaadeen. Taliyaha Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad, Gaashaanle Cabdifitaax Haruuse Daahir ayaa hoggaaminaya ciidamada ka ruqaansaday Magaalada Guriceel. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, General Cabdullaahi Cali Caanood ayaa tilmaamay in ciidamadu ay hadda ku sugan yihiin tuulada Dhagaxweyn, oo 7km u jirta deegaanka Jaaw. “Ciidamada waxay ku sugan yihiin jiiddii loo cayimay ay ka hawlgeli lahaayeen, marka dagaalka uu bilowdo,” ayuu yiri Afhayeenka oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho. Ciidamada ayuu qorshuhu yahay in ay maleeshiyada Al-Shabaab ka sifeeyaan inta u dhaxeyso deegaanada Jaaw iyo burujeed, oo qiyaastii 20km isu jira. Ciidamada ayaa ku fidi doona tuulooyinka hoostagga deegaanadan iyo dhulka miyiga. Waa jiho kale oo la doonayo in culeys lagu saaro maleeshiyada Shabaabka, iyadoona uu qorshuhu yahay in laga suuliyo deegaanada hoostagga iyo kuwa kale ee ku dhow dhow magaalada Ceelbuur, oo ay ku leeyihiin saldhigooda ugu weyn ee Gobollada Dhexe. Sidoo kale ciidamada ayay tahay inay geed geed u xaqiijiyaan amniga dhulka miyiga iyo deegaanada fogfog ee lama deggaanka ah, ka hor inta aanay gudaha u gelin Ceelbuur. Gudoomiyaha degmada Guriceel, Anas Cabdi Macallin ayaa sheegay in dadka reer Galmudug ay kabaha u gashteen, sidii ay isaga dulqaadi lahaayeen cadowga. Ceelbuur waa xudunta hawlgalka ka socda deegaanada Galmudug, waana goobta ugu muhiimsan ee Shabaabku haatan ka haystaan Gobolada Dhexe. The post Ciidamada DF oo jiho cusub kaga dhaqaaqay Ceelbuur appeared first on Caasimada Online.
-
Harnessing the power of GERD for economic, social progress in Somalia and Somaliland 16 hours ago 118 5 minutes read Grand Ethiopian Renaissance Dam, August 2022 (Photo: Office of the Prime Minister-Ethiopia/Facebook) By Ali Regah @aregah Introduction The construction of the Ethiopia Renaissance Dam has been a topic of controversy in the Horn of Africa region, with concerns raised about its potential impact on downstream countries such as Egypt and Sudan. However, there are also opportunities for neighboring countries such as Somalia and Somaliland to benefit from the dam’s electricity generation capacity. This article will explore the potential economic and social benefits of access to cheap electricity from Ethiopia for Somalia and Somaliland, as well as the challenges that must be overcome in order to realize these benefits. Electric Access and Cost in Somalia and Somaliland Somalia and Somaliland are both countries with limited access to electricity. According to the World Bank, only 15% of Somalia’s population has access to grid electricity, while in Somaliland the figure is around 30%. The lack of reliable electricity hinders economic development and limits access to essential services such as healthcare, education, and their countries potential for industrialization. The cost of electricity in Somalia and Somaliland is currently very high, with some estimates putting it at $1 per kilowatt hour. In contrast, the cost of electricity in Ethiopia is much lower, at around $0.06 per kilowatt hour. This is due in part to the country’s investment in hydroelectric power generation, including the Ethiopia Renaissance Dam. Access to cheap electricity from Ethiopia could bring significant economic benefits to Somalia and Somaliland, including increased industrialization and job creation. Economic and social benefits of access to cheap electricity Access to cheap electricity from Ethiopia could have a transformative effect on Somalia and Somaliland’s economies. Investment in infrastructure, such as manufacturing plants and transportation networks, could help jumpstart economic growth and create jobs. Cheap electricity could also lower the cost of doing business in these countries, making them more attractive to investors. In addition to the economic benefits, cheap electricity could also improve access to essential services such as healthcare and education. Hospitals and clinics could operate more effectively with reliable electricity, and schools and universities could provide students with access to technology and other resources. Challenges and Solutions There are several challenges that must be overcome in order to realize the benefits of accessing cheap electricity in Ethiopia. One of the main challenges is the lack of infrastructure in Somalia and Somaliland, including transmission lines and distribution networks. Investment will be needed in these areas in order to connect the countries to the Ethiopian grid. Another challenge is the political instability and insecurity in Somalia and parts of Somaliland, which could deter investors. Furthermore, many private companies have invested in electric service provision in both countries. They should be included in all discussions, giving priority to the advantage of the country in using cheaper costs, reducing dependency on diesel powered services, and attracting investors to benefit from the cheap labor and strategies of the locations to export their products beyond Somalia and Somaliland. A public partnership discussed below might be an ideal solution to consider in the effort to realize their partnership. To overcome these challenges, there will need to be a coordinated effort between the governments of Somalia, Somaliland, and Ethiopia, as well as private investors and international organizations. The construction of transmission lines and distribution networks will require significant investment, but the potential economic benefits make it a worthwhile endeavor. Why should Somalia and Somaliland support Ethiopia’s Renaissance Dam Project? Access to cheap electricity from the Ethiopia Renaissance Dam could bring significant benefits to both Somalia and Somaliland, which should encourage their support for the project. Here are some additional points to consider: Regional Stability: The Renaissance Dam has the potential to be a catalyst for regional stability and cooperation. By providing access to electricity for multiple countries, the dam could promote economic growth and reduce tensions in the region. Energy Security: Access to cheap, renewable energy from Ethiopia could increase energy security for Somalia and Somaliland. Dependence on imported, fossil-fuel-based energy sources carries the risk of price volatility and supply disruptions, which could be mitigated by access to hydropower from Ethiopia. Climate Change: As climate change continues to accelerate, access to renewable energy sources such as hydropower will become increasingly important. Supporting the Renaissance Dam project aligns with the global push towards decarbonization and mitigating the effects of climate change. Job Creation: As mentioned earlier, increased electricity access could lead to increased industrialization and job creation in Somalia and Somaliland. This would be a welcome development for economies that have struggled with unemployment and low growth rates. Economic Integration: The Renaissance Dam project could open up opportunities for economic integration between Ethiopia, Somalia, and Somaliland. As businesses benefit from cheap electricity and transportation links improve, trade and investment could accelerate between the countries. Public Private Partnership in Electricity Supply: Public-private partnerships (PPPs) offer a unique opportunity to leverage the strengths of both the public and private sectors in the development of electricity infrastructure and supply. PPPs can bring together the financial resources and technical capabilities of private companies with the institutional capacity and regulatory oversight of governments. One example of a successful PPP in electric supply is the partnership between Kenya Power and Lighting Company (KPLC) and the Gulf Energy Corporation (GEC). KPLC, the state-owned electricity utility in Kenya, partnered with GEC to construct and operate an 80 MW power plant in Nairobi. The power plant helped to expand electricity access in the country and improve reliability of supply, while also creating jobs and generating economic growth. There are several benefits to PPPs in electric supply, including: Increased Investment: PPPs can attract new sources of private investment, enabling more rapid and efficient development of electricity infrastructure and supply. Better Risk Management: Through PPPs, risks associated with electricity projects can be allocated to the party best suited to manage them, whether the public or private sector. Improved Efficiency: The expertise and innovation of the private sector can help to improve the efficiency and effectiveness of electricity projects, allowing for the delivery of better services at lower cost. Increased Accountability: PPPs can help to improve transparency and accountability in the electricity sector, by introducing private sector disciplines and performance metrics. Job Creation and Economic Growth: The development of electricity infrastructure and supply through PPPs can lead to the creation of jobs and the stimulation of economic growth, particularly in rural and underdeveloped areas. By considering this option, the existing companies in electric services in Somaliland and Somalia can benefit from it, while the existing infrastructure will be maintained to ensure the availability of alternative power sources that can be used during emergencies. Conclusion In summary, the benefits of accessing hydropower-generated electricity from Ethiopia are numerous and would likely bring economic, social, and environmental benefits to both Somalia and Somaliland. By supporting the Renaissance Dam project, they would also be supporting regional stability, energy security, job creation, economic integration, and climate change mitigation efforts. Access to cheap electricity from Ethiopia could be a game-changer for Somalia and Somaliland, bringing significant economic and social benefits to both countries. However, there are significant challenges that must be addressed in order to make this a reality. With the right investments in infrastructure and a commitment to political stability, the potential benefits of the Ethiopia Renaissance Dam could be realized for the greater good of the region. Editor’s Note: Ali Regah is a WASH Coordinator, Somaliland/Somalia at Oxfam Novib. He can be reached at aregah@gmail.com Qaran News
-
Musharaxii guddoomiye ku xigeenka Kulmiye Xildhibaan Cabdilaahi Muuse iyo masuuliyiin kale oo uu hogaaminaayo ayaa caawa iskaga soo huleelay magaala Burco ee shirka golaha dhexee xisbigu ka dhacaayo, kuwaas oo aan ka qayb gali doonin shirka. Masuuliyiintan oo u badan xildhibaano ayaa saluugay qaabka uu wax u wado Madaxwaynuhu, sida ay I sheegen qaarkood oo aan la xidhiidhay. Xildhibaan Cabdilaahi Muuse oo hogaanka xisbiga u tartamaaya ayaa wararku sheegen in uu dalbaday in la kulmo madaxweyne Muuse Biixi balse taasi uu ku gacan shaydhay Madaxwayne Biixi, taas oo u cuntami wayday siyaasiyiinta reer Saaxil, kuna keliftay in ay caawa iskaga baxaan magaaladii shirku ka dhacayay oo ay ku hoydaan Berbera. Madaxwyne Biixi ayay wararku sheegayaan in dhabarka taabtay oo si toos ah u taageerayo siyaasiga Cabdicasiis Samaale iyada oo uu la tartamaya siyaasi Axmed Ilkacase oo deegaan ahaan ka soo jeeda gobolka Saaxil si tartanka u qurxiyo. Lama garanaayo halka ay ku danbayn doonto arinta khilaafkan ka dhex abuurmay Xisbiga Kulmiye oo berri u furmi doona shirkiisa golaha dhexe. Source
-
Musharaxii guddoomiye ku xigeenka Kulmiye Xildhibaan Cabdilaahi Muuse iyo masuuliyiin kale oo uu hogaaminaayo ayaa caawa iskaga soo huleelay magaala Burco ee shirka golaha dhexee xisbigu ka dhacaayo, kuwaas oo aan ka qayb gali doonin shirka. Masuuliyiintan oo u badan xildhibaano ayaa saluugay qaabka uu wax u wado Madaxwaynuhu, sida ay I sheegen qaarkood oo aan la xidhiidhay. Xildhibaan Cabdilaahi Muuse oo hogaanka xisbiga u tartamaaya ayaa wararku sheegen in uu dalbaday in la kulmo madaxweyne Muuse Biixi balse taasi uu ku gacan shaydhay Madaxwayne Biixi, taas oo u cuntami wayday siyaasiyiinta reer Saaxil, kuna keliftay in ay caawa iskaga baxaan magaaladii shirku ka dhacayay oo ay ku hoydaan Berbera. Madaxwyne Biixi ayay wararku sheegayaan in dhabarka taabtay oo si toos ah u taageerayo siyaasiga Cabdicasiis Samaale iyada oo uu la tartamaya siyaasi Axmed Ilkacase oo deegaan ahaan ka soo jeeda gobolka Saaxil si tartanka u qurxiyo. Lama garanaayo halka ay ku danbayn doonto arinta khilaafkan ka dhex abuurmay Xisbiga Kulmiye oo berri u furmi doona shirkiisa golaha dhexe. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Dahabo Suusow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, isla-markaana ay isku beel yihiin Janaraal Sheegow ayaa ka hadashay xarigga sarkaalkaasi, kadib markii lagu soo qabtay dagaal xalay iyo maanta ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee dgemada Dharkenley. Dahabo Suusow ayaa is weyn uga hortimid qaabka loola dhaqmay Sheegow, waxayna sheegtay in isaga oo Janan ah lagu xadgudbay gurigiisa iyo carruurtiisa. “Nin muwaadin ah, Soomaali ah ka tirsanaa ciidamada ahaa Janan in gurigiisa lagu weeraro ciyaalkiisa lagu laayo lagu dumiyo guriga saban iyo BKM wax la aqbali karo ma ah” ayay tiri Xildhibaan Dahabo Suusow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay tilmaamtay inay horay dulmane u ahaayeen haddane loogu sii daray dhibaato kale, sida ay ku dooday xildhibaan Dahabo Suusow. “Annaga oo ebel dulmane aan aheyn oo ku dulmaneyn xilalka halkii Janan ee welina Janannimadiisa meel saarneyn haddiiba guriga lagu weerarayo waa wareer” ayay raacisay. Waxaa kale oo ay ku dartay “Nimankii wax dhacaayay, waxna dilaayay oo waxaan isaga sameeyay wax ka weyn sameynaayay aa xaafadaha ku nool oo weliba gurigooda jooga”. Xildhibaanadda oo hadalkeeda sii wada ayaa sidoo kale cambaareysay qaabka loo soo xiray Sheegow, waxayna sheegtay in la bahdilay, aadna ay uga xun tahay, sida loola dhaqmay,. “Nin Janan eh aa kuleetiga la qabanaa oo muwaadin ah waay kuleetigiisa loo qabanayaa oo hebelow, hebelow loo leeyahay edeb darro, dulmi iyo waxaan u arkaa inaan kaa tun weyn” ayay mar kale tiri Dahabo Suusow. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo Booliska Soomaaliya uu shaaciyay in Jeneral Sheegow uusan hadda ka tirsaneyn ciidamada, sidoo kalena uu gabaad siin jirtay burcadda. “Shaqsi magaciisa lagu sheegay Sheegow oo ahaaan jiray kabtan ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, laakiin maanta aan ka tirsaneyn ayay ciidankaasu gurigiisa joogeen markii lasoo qabtay oo la xiray ayaa shaqsigii wuxuu soo abaabulay ciidankii kaleeto, si uu amnigii iyo xasiloonidii uu khalkhal u geliyo” ayuu yiri afhayeenka booliska Soomaaliya. Waxa kale oo uu carabka ku dhuftay in guriga ninkan laga soo qabtay lacagta madow ee sharci darrada ah, isla-markaana lagu horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo. The post Xildhibaan Dahabo Suusow oo weji kale u yeeshay soo qabashada Jeneral Sheegow appeared first on Caasimada Online.
-
Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan Taaliyaha Qeybta Booliska Gobalka Karkaar G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa shir-guddoomiyey kulanka Amniga Gobolka Karkaar ee Puntland. Shirka ayaa maanta waxaa qayb ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Karkaar, Ku Xigeenka Duqa Degmada Qrdho, Saraakiisha Saldhigyada iyo Laamaha Amniga iyo Duqa Degmada Bandar-Beyla Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyada Gobalka. Shirkan oo mudo socday ayaa laga soo saaray qodobo wax-tar uleh Amniga iyo ka hortagista kuwa cadeestay ka ganacsiga mandooriyaha iyo Ciyaal weerada dhibta ku haaya shacabka. Taliyaha Qeybta Bolka Karkaar G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay inay xoojin doonaan sugidda Nabadgelyada Degmada iyo tan Gobolka. Guddoomiyaha Gobolka karkaar ee Puntland ahna Guddoomiyaha Gudiga Amniga heer Gobol ayaa isna sheegay in la xoojin doono amniga guud ee gobalka iyo howlgallada looga hortagaayo kuwa dhibaatada ku hayaa magaalada qardho. PUNTLAND POST The post Shir ku saabsan Amniga Gobolka Karkaar oo lagu qabtay Qardho appeared first on Puntland Post.
-
Guddidii East Burco Clan oo Shaaciyay inay Dhinacyada is Khilaafdani Siiyeen Kalsooni Buuxda Hargeysa(Qaran)- Afhayeenka Guddida Beelaha East Burco Clan ee ku hawlanaa furdaaminta khilaafka dalka Mr.Cabdilaahi Yuusuf Gubadle ayaa shaaciyay inay heleen kalsoonidii ay ka doonayeen dhinacyada khilaafka doorashooyinku u dhexeeyeen. Sidaasna waxa ku sheegay bayaan ay Guddida East Burco Clan wadajir u soo saareen, waxaanu u mahadceliyay madaxweyne Muuse Biixi, labada xisbi mucaarid oo uu tilmaamay inay ka heleen oo ay u soo dhammaatay hawshii kalsooni siinta ay ku geli lahaayeen xal u helida khilaafka ka taagan dalka. Afhayeen Cabdilaahi Yuusuf Gubafle waxa kaloo uu u mahadceliyay Guddida Beelaha West Burco Clan oo uu xusay inay gacanta ku qabteen arrinta nabadgelyadda. Waxa kaloo uu qurbojooga ah iyo bulshadaba ugu baaqay inay Ilaahay ka baqdaan oo aanay ka shaqeynin hurinta colaada iyo wixii ummadda kala qaybinaya, taasi oo aan loo baahnayn. Sidoo kale, waxay intaas ku dareen inay hadda geli doonaan sidii loo furdaamin lahaa khilaafka jira. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaal culus oo u dhaxeeyay booliiska iyo maleeshiyo uu hoggaaminayay Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal hore ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegay in maleeshiyadan ay dadka rayidka ah ku dhacayeen qeybo kamid ah magaalada. Dagaalka oo qarxay xalay saqdii dhexe ayaa socday ilaa saakay. Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyootay dagaalkaas, waxaana jiray sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda, booliska oo faahfaahin ka bixiyey falkaan ayaa ku tilmaamay tallaabo lagu xasilinayo amniga caasimadda. Ciidamada dowladda waxaa u suurta gashay inay nolosha ku qabtaan Sheegow iyo ilaa 30 maleeshiyaad ah oo muddo u dagaalameysay, waxayna caawa ku jiraan xabsiga. Baraha bulshada ayaa maanta si weyn looga hadal hayaa Sheegow Axmed Cali oo dowladdu ay sheegtay in mar hore laga ruqseeyey ciidqnka markii isagoo Dhamme ah uu si been abuur ah u sameystay darajada Jeneraal, taas oo la ogaaday markii dib loo eegay feylasha ciidamada iyo saaraakiisha qaranka. Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo ah nin muddo badan lasoo shaqeynayey ciidamada dowladda, isla markaana ka faallooda arrimaha ciidamada ayaa ka sheekeeyey halka uu markiisi hore Sheegow kaga soo biiray ciidamada dowladda. “Sheegow waxa uu kasoo baxday kooxda Al-shabaab sanadkii 2014-kii, isagoo xilligaasi ku sugnaa Shabeellaha Hoose dhinaca Janaale iyo Bariirre, halkaas oo u qaabilsanaa kooxdaasi aruurinta lacagaha, waxaa la sheegaa in ay isku dheceen isaga iyo hoggaamiyaashii Shabaab ee halkaas, taasi oo keentay in uu kasoo baxsado isla markaana iskusoo dhiibo dowladda,” Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo u waramay BBC. Korneyl Macow oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Sheegow waxa uu sidaasi uga mid noqday ciidamada millitariga isaga oo la siiyay darajada Kabtan/Dhamme, mana jiro ogaanteyda ciidan uu xukumo oo uu taliye u yahay. Sheegow ma ahan Janaraal ka diiwaan gashan dowladda ee isaga ayaa xirtay darajadaas, waana sababta ay dadku ugu wareersanyihiin darajiisa oo muran badan dhalisay.” Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe oo ka hadlay kiiska Sheegow ayaa yiri, “Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horreysay baaritaan ku sameysay ninkan, waxana la ogaaday in uu markaasi dowladda ugu diiwaan gashanaa darajada kabtan-nimo, iyadoo ugu dambeyn guud ahaanba ciidamada dowladda laga saaray.” Sheegow ayaa haatan haystay ciidamo badan oo aan kamid ahayn ciidamada dowladda, balse isaga ka amar qaata, iyadoo ciidamadiisa ay haatan dhaliyeen dagaalkaan sida la sheegay kaddib markii ay dhac u geysteen shacabka degmada Dharkenley, taasina ay keentay in ciidamada amniga ee Muqdisho ay soo daba galaan dagaalkana halkaasi uu ka qarxo. The post Waa kuma Sheegow? – Ninka ay DF soo xirtay ee lagu muransan yahay darajadiisa? appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - A member of the Somali Parliament, Dahabo Susow, has condemned the arrest of former military captain Sheegow Ahmed Ali, following an hours-long security operation in Mogadishu, on Friday night. Source: Hiiraan Online
