Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,109
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Posts posted by Deeq A.


  1. The Leak That Ended a Presidency: How Washington Turned on Hassan Sheikh Mohamud

    The collapse of U.S. confidence in President Hassan Sheikh Mohamud didn’t come with a press release. It came with a leak—a cold, calculated release of a private letter from the Somali president to the U.S. President Donald J. Trump. The letter itself was unremarkable, but its disclosure was anything but accidental. It was a warning. Widely interpreted as a deliberate act of dissent from within the U.S. Embassy in Mogadishu, the leak signaled the end of Washington’s patience with Mohamud’s leadership—a relationship that had been steadily unraveling for months.

    The letter—intended to secure U.S. support—backfired. It exposed a weakened president pleading for help while his government lost credibility domestically and internationally. According to multiple sources, the leak originated from embassy officials fed up with President Mohamud’s defiance, paranoia, and inaction. “This was not an accident,” said one senior U.S. official. “It was a deliberate signal that the relationship is over.”

    That signal marked a decisive rupture between President Hassan Sheikh Mohamud and the American diplomatic establishment. U.S. and regional officials point to his failure to control Somalia’s security landscape and his obstruction of counterterrorism efforts. “The leak was a shot across the bow,” said another senior official. “We’re done covering for him.”

    The fallout follows months of unfulfilled commitments, strategic defiance, and a pattern of provocation. Tensions peaked when Mohamud’s government publicly dismissed a U.S. Embassy security advisory, calling it baseless—a move seen as both reckless and deliberately antagonistic. The final blow came when he delayed firing his Defense Minister despite repeated U.S. requests. When he finally acted, he blamed U.S. pressure, triggering backlash in Washington. Officials saw this as an attempt to undermine American diplomacy and shift accountability.

    Inside the White House, the verdict is clear: “He’s out of alignment with every key regional and security interest we have,” said a senior administration official.

    The Trump administration is now exploring alternative Somali leaders—those who can restore institutional credibility, rebuild trust, and cooperate on counterterrorism. Across the State Department, Pentagon, and National Security Council, officials describe Mohamud as unreliable, politically paralyzed, and self-interested. Within the U.S. Embassy in Mogadishu, the mood is described as one of cold hostility, driven by what many see as a pattern of lies, broken promises, veiled deals with foreign actors, and growing paranoia. “There’s a shared view now,” said one diplomat. “He is dangerous to Somalia, and he can’t be trusted. He says the right things behind closed doors but constantly undermines U.S. efforts on the ground.”

    With Washington’s patience exhausted, the policy conversation has shifted to contingency planning.
    Senior officials are engaged in internal discussions over a potential political realignment in Somalia.

    “The question is no longer if there will be a transition,” said a National Security Council official. “It’s when—and how soon.” No one is calling it regime change, but no one is defending Mohamud either.
    “His credibility is gone. So is our patience.”

    More broadly, regional partners have grown alarmed by Mohamud’s inconsistent and transactional diplomacy. Officials in Cairo, Riyadh, Abu Dhabi, Doha, Nairobi, and Addis Ababa, who have long expressed concern over his erratic posture, now view his leadership as a source of regional instability and confusion—not because of one specific alignment, but because of a broader pattern of half-truths, broken promises, contradictory deals, and amateur statecraft.

    • In Cairo, officials are frustrated by Mohamud’s simultaneous outreach to Ethiopia, a direct competitor, after having publicly committed to Egypt’s position on the Nile dispute—a move viewed as duplicitous and reckless.

    • In Abu Dhabi, diplomats cite repeated instances where Mohamud has agreed to regional security cooperation, only to later backtrack or sideline Gulf-led initiatives in favor of ad hoc bilateral deals elsewhere.

    • Even Riyadh and Doha, which had maintained more neutral ties, have begun to step back, describing Somalia’s foreign policy under Mohamud as chaotic, contradictory, and driven by short-term political needs rather than strategic vision.

    For now, President Hassan Sheikh Mohamud remains in office. But his government is isolated, his allies are vanishing, and his enemies—inside and outside the country—are circling. The letter meant to save his presidency may instead become the document that sealed its unraveling.

     

    https://www.reuters.com/world/africa/somalia-offers-us-exclusive-control-air-bases-ports-2025-03-28/

    Qaran News


  2. Garoowe (Caasimada Online) – Maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo siyaabo kala duwan uga hadlay tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isku khilaafay ka qayb-galka gogosha uu dhigay Xasan Sheekh ee ku aadan ka tashiga xaaadda dalka.

    Jubbaland ayaa soo dhaweysay go’aanka Madaxweynaha, waxaana Axmed Axmed Madoobe oo salaaddii ciidda kadib hadlay uu sheegay inuu ku farxay baaqa nabadeed ee ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo boggaadiyay gogosha uu dhigay.

    Axmed Madoobe waxaa kale oo uu xusay in wada-hadalku yahay fursad dahabi ah oo lagu gorfeeyo xallinta caqabadaha hortaagan horumarka dalka, si looga gudbo kala aragti duwanaanta ka dhex jirta ummadda Soomaaliyeed.

    Dhinaca kale, Puntland ayaa soo saartay war ka duwan midka Jubbaland, waxaana Wasiirka Warfaafinta maamulkaasi uu sheegay in aysan diyaar u ahayn ka qeyb galka gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan, isaga oo ku sababeeyey in ay ku jiraan dagaal.

    “Xasan waxaa dadka isku keen ku tiri Beesha Caalamka, Deni waqti ma hayo uu Xasan ku hor fariisto, rasaas iyo tuute ayuu qaybinayaa, waa abaanduule dagaalka Daacish hoggaaminaya,” ayuu yir Wasiirka Warfaafinta Puntland.

    Ma cadda sida ay wax noqon doonaan, waxaana weli Villa Soomaaliya laga sugayaa inay shaaciso goorta uu dhacao shirka, halka uu ka dhacayo iyo cidda ka qaybgaleyso intaba.

    Arrinta ayaa timid, kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya uu ciidii jeediyay khudbad uu ku shaaciyey inuu gogol u fidinayo siyaasiyiinta iyo hoggaamiyaasha bulshada, si talooyinkooda ay ugu biiriyaan dagaalka Khawaarijta iyo dhismaha dowladnimo casri ah oo ku dhisan dimoqraadiyad iyo nidaam federaal ah, kuna shaqeysa dastuurka iyo sharciyada noo degsan.

    Madaxweynaha ayaa sidoo kale khudbaddiisa ku bogaadiyey garashada wanaagsan ee hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee ku aaddan inaan “Khawaarijta aannan isku heysan, balse aan isku heysanno hanaanka loo dhisi karo dowlad dimoqraadi ah oo dalkeenna ka hirgasha.”

    Waxa uu sidoo kale yiri, “Waxaan gogol u fidinayaa siyaasiyiinta, si aragtiyahooda ay ugu biiriyaan dagaalka Khawaarijta,” isagoo u mahadceliyey ciidamada qaranka Soomaaliyeed ee ku jira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Ugu dambeyntii, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si weyn ugu mahadceliyey beesha caalamka, isagoo qiray in “muddo dheer oo adag aad Soomaaliya lasoo garab istaagteen. Waxaad baga taageerteen dib-u-dhiska dowlad casri ah oo dimoqraadi ah. Waad ku mahadsan tihiin, waxaa dalkeenna soo gaarsiiseen meel aysan suurtagal ahayn maanta inuu dib ugu noqdo,” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.

    Soo dhaweynta gogoshan wadatashiga ah ee ka timid siyaasiyiintan caanka ah ayaa ku soo beegantay xilli dalku uu wajahayo caqabado dhanka amniga ah iyo isbeddello siyaasadeed oo xasaasi ah. Waxaa la filayaa in faahfaahinta gogoshan ay soo baxdo maalmaha soo socda.


  3. 1dc25490-1048-11f0-ba12-8d27eb561761.jpg
    Dowladaha dunida waxay la tacaalayaan saameynta laga yaabo inay canshuurta uu Trump soo rogay ku yeeshaan ganacsigooda.

    Suuqyada saamiya magaalada London ee UK ayaa durbaba hoos ugu dhacay tan iyo markii uu Trump ku dhawaaqay canshuuraha cusub.

    Sidoo kale saamiyada suuqyada waaweyn ee Aasiya ayaa lagu soo warramayaa inay hoos ugu dhaceen.

    Labada shirkadood ee Nikkei oo laga leeyahay Jarmalka iyo Kopsi oo Kuuriyada Koonfureed laga leeyahay ayaa ku yimid hoos u dhac boqoliiba saddex ah.

    Magaalooyinka Paris ee Faraansiiska iyo Berlin ayaa sidoo kale saamigoodu hoos ugu dhacay.

    Raysal wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa sheegay in canshuuraha ay yihiin kuwo aan loo heli karin wax qiil ahoo aysan ahayn ficil saaxibtinimo.

    Shiinaha ayaa ugu digay inuu damacsan yahay inuu qaado tallaabooyin uu ku ilaalinayo xuquuqdiisa iyo danihiisa.

    Madaxa Baanka Dhexe ee Yurub ayaa sheegay in Donald Trump canshuuraha cusub ee uu ku dhawaaqay ay sababi doonaanburbur adduunka oo dhan.

    Bbcsomali

    Qaran News


  4. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Shabaab ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka.

    Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaannada ee dagaalka kula jira Shabaab isla markaana caddeeyey muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo booqashada furimaha dagaalka, si loo dhiirageliyo geesiyaasha Qaranka u halgamaya.

    Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulanka guddoominayey, ayaa golaha warbixin ka siiyey booqashadii uu ku tagey furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose maalintii ciidda, isaga oo golaha faray in la joogteeyo taakuleynta iyo garab-istaagga ciidanka Qaranka.

    Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, ayaa golaha la wadaagtay halka ay marayaan howlaha shidaal baarista ee socda iyo caqabadaha jira, iyada oo Wasaaraddu caddeysay in ka hor dhammaadka sanadkan la soo gabagabeyn doono shaqada baarista ee loo yaqaan (3D Seismic Survey), si loo cayimo goobaha shidaalku ceegaago, looguna gudbo heerka xiga ee qodaalka ceelasha shidaalka.

    Shirka Golaha ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee ku aaddan Agaasime ku-xigeenka Hey’adda Istaatistikada Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Daahir oo loo cusbooneysiiyay xilka.

    Source: goobjoog.com


  5. deni-s-816x542-1-1.jpg?resize=816%2C542&

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo warqad rasmi ah u qoray wasaaradaha dowladda ayaa ka dalbaday in ay soo gudbiyaan dhammaan liisaska iyo xogta shakhsiga agaasimayaasha guud, agaasimayaasha waaxyaha, madax-qeybeedada.

    Warqadda ka soo baxday xafiiska madaxweyne Deni oo loo diray guud ahaan wasaaradaha dowladda Puntland ayaa sidoo kale looga dalbaday dhammaan faahfaahinnada ku saabsan xogta shaqaalaha iyo hantida wasaarad kasta, siday xaqiijinayaan ilo wareedyo hoose.

    Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale xafiiska madaxweyne Deni uu dalbaday soo gudbinta mashaariicda iyo shaqooyinka ka socda wasaaradaha iyo wixii caqabado ah oo jira, sida laga arkay warqaddan loo diray guud ahaan wasaaradaha dowladda.

    PUNTLAND POST

    The post Madaxweyne Deni oo dalbaday liisaska iyo xogta shakhsiga ah ee agaasimayaasha wasaaradaha Puntland appeared first on Puntland Post.


  6. In a November 2024 Pan-African Parliament meeting in Midrand, a guest from the Afro-Caribbean diaspora asked a simple but profound question to the continental MPs: “Why is Pan-Africanism declining?”

    The question should have elicited vigorous debate but, like so many vital critical issues, it barely got any attention from the delegates. Read more here

    The post Dearth of a vibrant civic political culture has led to the decline of Pan-Africanism appeared first on Puntland Post.


  7. FB_IMG_1743670109336.jpg?resize=720%2C54

    Wararka ka imaanaya degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dabley hubaysan maanta xirteen laamiga weyn ee dhexmara magaalada kaasi oo isku xira gobollada dalka.

    Dabley gadoodsan oo ka cabanaya canshuur lagu kordhiyay gaadiidka ayaa xirtay laamiga Buurtinle kaddib markii ay isbaaro dhigteen bartamaha laamiga taasi oo xannibtay guud ahaan isu socodkii gaadiidka.

    Gaadiid badan oo ay saamaysay tallaabadani ayaa hadda ku xanniban degmada Buurtinle waxaana istaagay isu socodkii gaadiidka ee laamiga dheer ee Garoowe iyo Gaalkacyo halkaasi oo ay maalin kasta isticmaalaan boqollaal gaadiid ah.

    Kooxda gadoodsan ee laamiga Buurtinle xirtay ayaa sheegay in ay dalbanayaan in la joojiyo canshuur ay dowladdu ku kordhisay gaadiidka oo ay ku tilmaameen mid saa’id ah oo aysan aqbali karin balse dowladdu weli kama jawaabin cabashadooda.

    PUNTLAND POST

    The post Dabley gadoodsan oo xirtay laamiga ka xirtay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal appeared first on Puntland Post.


  8. FB_IMG_1743653909050.jpg?resize=720%2C48

    Saraakiisha ururka Taliban, marka ay sharraxayaan ujeeddada ay ula dagaallamayeen Mareykanka iyo isbahaysiga NATO, waxay ku sheegeen inay doonayeen Afgaanistaan inay noqoto meel xor ka ah maamulkii ku hoos jiray NATO iyo dhaqangelinta shareecada Islaamka. Muddo 20 sanno ah oo ay dagaallamayeen bishii Agoosto ee sannadkii 2021 ayay dib u qabsadeen Kabul,kaddib markii ay ka baxeen ciidanka Mareykanka.

    Taliban, waxay hirgeliyeen ujeeddadii ay u dagaallamayeen, iyagoo sheegay inay shareecada ku soo rogeen Afgaanistaan, muddada shanta sanno ku dhow ee ay xukunka hayaanna waxay soo bandhigeen dadaalladooda isku tashiga ku dhisan ee ay doonayaan inay horumariyaan kabayaasha dhaqaalaha.

    Hadda inay xiriir la sameyaan Mareykanka oo dib ugu soo celiyaan Kabul, taasi ma khilaafayso mowqifkooda dagaalka , si tan aad u fahanto; Afgaanistaan oo ay hoggaamiyaan Taliban waxay Mareykanka u dhaqmayaan labo dal oo wadaagaya dano dheef wadaag ah ee aan ahayn inuu Mareykanka ku rogo waxa uu doonayo si la mid ah sida uu ula dhaqmay nidaamkii ay Taliban xukunka ka tuureen.

    Taliban, waxa ay ka doonayaan dib usoo celinta xiriirka Mareykanka ayaa ah inay helaan aqoonsiga caalamiga ah oo ay ku dhibtoonayaan muddada ay hoggaaminayaan Afgaanistaan, ka qaadista cunaqabateynta iyo in loo oggolaado maalgashiga caalamiga ah ayaa sidoo kale ku riixiya dib usoo celinta xiriirka.

    Afgaanistaan waxay doonaysa inay ka faa’iideysato maalgashiga dalalka khaliijka oo aan ku dhici karin oggolaansho la’aanta Mareykanka, sidoo kale waxay doonayaan inay helaan dhaq dhaqaaq xor.

    Ruushka iyo Shiinaha oo ah cadowga Mareykanka , haddana ma aysan joojin la macaamilka Mareykanka oo waxaa shaqeynaya kanaalka diblomaasiyadeed , si ka badan Ruushka , wuxuu Shiinaha ka hortagaa isku dhaca Mareykanka , sabab la xiriirta danaha dhaqaale ee kaga xiran ayaa ka badan dal kasta oo kale ganacsiga ay wadaagaan , waxayna dalalka ku dhibtoodaan cunaqabateynta uu saaro Mareykanka  , tana waxaa awood u siinaya dhaqaalaha uu gacanta ku hayo iyo xulafadiisa, isla xaaladan waa sababta ay Taliban u doonayso iyagoo siman haddana inay la yeeshaan iskaashi , maaddama ay u leedahay faa’iido waxtar ah.

    PUNTLAND POST

    The post Xiriir ay Taliban la sameyso Mareykanka miyuu khilaafayaa mowqifkooda? appeared first on Puntland Post.


  9. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa cashuuro culus dul dhigay badeecadaha laga keeno dalal badan oo caalamka ah, si uu u dhiirrigeliyo wax-soo-saarka gudaha. Shiinaha (34%), Vietnam (46%), iyo Cambodia (49%) ayaa ka mid ah dalalka uu cashuuraha ugu sarreeya ku soo rogay.

    Tallaabadan waxay sare u qaadi kartaa qiimaha badeecadaha Mareykanka, taasoo sicir-barar horseedi karta. Dalalka la saaray cashuuraha waxay halis ugu jiraan hoos u dhac ganacsi iyo shaqo la’aan, halka qaar ka mid ah ay ka falcelin karaan iyagoo iyaguna cashuuro dul dhigaya badeecadaha Mareykanka.

    Dagaal ganacsi oo hor leh ayaa laga cabsi qabaa, iyadoo xiriirka ganacsi ee caalamiga ah uu sii adkaan karo. Dhibaatooyinka ugu badan waxay taabanayaan warshadaha wax-dhoofinta sida dharka, elektiroonigga, iyo baabuurta, gaar ahaan dalalka sida Shiinaha, Midowga Yurub, iyo Bangladesh.

    waa kuwaan dalalka Trump uu kusoo rogay canshuuraha adag :

    Shiinaha: 34%
    🇪🇺 Midowga Yurub: 20%
    🇻🇳 Vietnam: 46%
    🇹🇼 Taiwan: 32%
    🇯🇵 Japan: 24%
    🇮🇳 Hindiya: 26%
    🇰🇷 Kuuriyada Koonfureed: 25%
    🇹🇭 Thailand: 36%
    🇨🇭 Switzerland: 31%
    🇮🇩 Indonesia: 32%
    🇲🇾 Malaysia: 24%
    🇰🇭 Cambodia: 49%
    🇬🇧 Boqortooyada Ingiriiska: 10%
    🇿🇦 Koonfur Afrika: 30%
    🇧🇷 Brazil: 10%
    🇧🇩 Bangladesh: 37%
    🇸🇬 Singapore: 10%
    🇮🇱 Israa’iil: 17%
    🇵🇭 Filibiin: 17%
    🇨🇱 Chile: 10%
    🇦🇺 Australia: 10%
    🇵🇰 Pakistan: 29%
    🇹🇷 Turkiga: 10%
    🇱🇰 Sri Lanka: 44%.

    Source: goobjoog.com


  10. Israa’iil oo duqeymihii ugu cuslaa ka fulisay dalka Suuriya

    Diyaaradaha dagaalka ee maamulka Israa’iil ayaa goor dambe oo arbacadii ah waxa ay 11 duqaymood ka fuliyeen magaalooyinka Dimishiq iyo Xama ee Suuriya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Suuriya ee SANA.

    Weerarada cirka ah ee geysatay Israa’iil qaarkood ayaa lala beegsaday agagaarka dhismaha xarunta cilmi-baarista sayniska ee degmada Barzeh ee Dimishiq,” ayaa sida lagu sheegay warka at baahisay SANA.

    duqeymaha kale ayaa lagu garaacay agagaarka magaalada Hama ee bartamaha dalka Suuriya, halkaas oo uu ku yaallo saldhig militari oo ay leeyihiin ciidamada Suuriya, balse wax faahfaahin ah lagama bixin khasaaraha weerarradan.

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suuriya ayaa si adag u cambaaraysay duqeymaha gardarada ah ee maamulka Israa’iil, ayadoo ku tilmaantay xadgudub bareer ah oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo madax-banaanida Jamhuuriyadda Suuriya.

    Maamulka Israa’iil ayaa duqeymo joogto ah ka wada gudaha Suuriya taniyo markii xilka laga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaas, waxayna Tel Aviv si cad u sheegtay inaysan oggolaan doonin in Suuriya ay mar kale dowlad xoog leh yeelato.

    Source: goobjoog.com


  11. WhatsApp-Image-2025-01-18-at-10.49.52_3cPresident Donald Trump and Somaliland Flag

    The White House

    1600 Pennsylvania Avenue

    Washington, D.C. 20500

     

    Dear Mr. President,

    I am writing to inform you about Somaliland’s compelling argument for international recognition and highlight its significant achievements. Situated in the Horn of Africa, Somaliland is a democratic, peaceful, and stable nation, yet it remains unrecognized by the global community. It shares borders with Ethiopia, Somalia, and Djibouti. Importantly, Somaliland achieved independence from British rule on June 26, 1960, prior to Somalia’s independence. While a union between Somaliland and Somalia was initially proposed, the plan ultimately failed early on, lacking both formal ratification and legal documentation to officially establish the unification.

    Somaliland actively pursues international recognition of its sovereignty, and despite not being formally recognized by many, enjoys robust diplomatic ties with several nations. Taiwan, Ethiopia, Djibouti, and Turkey maintain embassies in its capital, Hargeisa. Due to its strategically important location, Somaliland presents an attractive opportunity for establishing military bases to safeguard international trade routes through the Red Sea. Its advanced port in Berbera also positions it as a key trade hub capable of supplying landlocked East African nations. We welcome the United States and its allies to consider leasing land for a military base in Somaliland.

    Somaliland’s journey began with rebuilding from the ground up after significant losses. Over the years, Somaliland has reconstructed its nation, established its own government, and met all the criteria for international recognition. It boasts clearly defined borders, a permanent population, and a functioning government capable of international agreement. Somaliland has developed its constitution and laws, prioritizing peace, security, and stability while upholding human rights, freedom, and democratic principles. It has conducted numerous elections—presidential, parliamentary, and local—adhering to the principle of one person, one vote. Its legal framework aligns with international standards. Furthermore, the U.S. Department of State now recognizes civil documents such as marriage and birth certificates, as well as affidavits of support issued by the Somaliland government.

    Somaliland has made significant strides in building strong relations with its neighbors, African nations, and Western powers, particularly the U.S. and the EU. It is actively working towards the Sustainable Development Goals, focusing on poverty reduction, hunger elimination, and combating climate change to ensure a sustainable future for generations to come. The people of Somaliland demonstrate remarkable resilience, perseverance, and unity in overcoming challenges and transforming problems into opportunities.

    Somaliland has the right to self-determination and self-existence. Somalilanders have determined never to reunite with Somalia, which remains fragile and unstable. Our territorial integrity is non-negotiable, and we have the right to international recognition. We deserve our seat at the United Nations to contribute to addressing global challenges and developing sustainable solutions. Somaliland’s claim for recognition is supported by principles enshrined in the Universal Declaration of Human Rights (Article 3, 1948) and the Montevideo Convention on the Rights and Duties of States (1933).

    Somaliland stands as a beacon of progress in the region, achieving remarkable milestones through unity, collaboration, and resilience. Our commitment to democracy, peaceful transitions of power, and strong public institutions sets an example for neighboring states. The people of Somaliland are prepared to face any difficulties that arise, confident that challenges will not slow our progress. We remain steadfast in our pursuit of international recognition and have established strong diplomatic partnerships with the United States.

    The time is now for the world to acknowledge Somaliland. The U.S., the European Union, and the United Nations should formally recognize Somaliland as an independent nation. Somaliland met all the criteria for statehood two decades ago, and its eligibility is undeniable. While recognition should have happened twenty years ago, the second-best time is today. International recognition is crucial for the people of Somaliland, unlocking opportunities such as foreign investment, easier travel, global business partnerships, and full integration into the international community.

    Mr. President, we urge you to look beyond initial impressions and carefully consider Somaliland’s accomplishments and progress. We believe you can be the catalyst for meaningful change.

    Your cooperation is greatly appreciated.

    With sincere gratitude,

    485944483_1371973007487259_3356971063109

    About the Author

    Shuaib Omer

    Shuaib Omer

    Contractor/Passionate Advocate for Somaliland Recognition – United States

     

    Qaran News


  12. UK Member of Parliament Gavin Williamson has strongly criticized Somalia’s government, calling it a failed state and urging its leadership to acknowledge the sovereignty of Somaliland instead of engaging in what he termed “stupid games.”
    In a bold statement, Williamson highlighted Somalia’s ongoing struggles with governance, asserting that President Hassan Sheikh Mohamud does not even have full control over Mogadishu, let alone the regions beyond it.
    “Somalia has failed,” Williamson declared. “The President of Somalia doesn’t even control Mogadishu. He needs to recognize the sovereignty of Somaliland and stop playing stupid games.”
    Williamson, a long-time advocate for Somaliland’s recognition, further predicted that more nations would soon follow suit in acknowledging Somaliland’s statehood.
    “Over the next few years, many countries will move to recognize Somaliland, the only democratic country in the area,” he added, emphasizing Somaliland’s stability and democratic governance compared to the turmoil in Somalia.
    His remarks come amid increasing international discussions on Somaliland’s status, particularly in light of its strategic importance in the Horn of Africa and its growing diplomatic engagements with Western nations. Somaliland has functioned as a self-governing entity for over three decades, boasting democratic elections, a stable political system, and effective governance—contrasting sharply with Somalia’s continued instability.
    Observers suggest that Williamson’s statement signals growing momentum within UK political circles toward formal engagement with Somaliland. This aligns with previous calls from British and U.S. lawmakers advocating for diplomatic recognition of Somaliland as a legitimate and independent state.
    Williamson’s comments were made in response to a post by Somaliland’s presidency, which issued a strong condemnation of President Hassan Sheikh Mohamud’s interference in Somaliland’s internal affairs. The Somaliland government has repeatedly asserted its sovereignty and rejected Mogadishu’s claims over its territory.
    Somalia continues to struggle with ongoing security issues and political unrest, while Somaliland solidifies its position as a reliable partner on the international stage. With increasing support from global political figures, Somaliland’s case for recognition appears to be gaining traction

    Horn diplomat

    Qaran News


  13. IMG-20250225-WA0015.jpg

    XASAN SHIIKH IYO DAWLADDIISU WAXAY BILAABEEN WEJI CUSUB OO AY DAGAAL KAGA HURINAYAAN BARIGA SOOL IYO SANAAG.

    Maamulka xasan shiikh markuu ku fashilmay dagaalkii uu kula jiray arggagixisada, wuxuu bilaabay Weji cusub oo uu doonayo inay isku baaba”aan shicibka s. Land ee deggan bariga sool iyo sanaag isagoo ka dagaallamaya aqoonsiga caalamiga ah ee u soo socda s. Land.

    Wuxuu itaal ka dhigtay dhulkaas oo ay joogaan jabhado degaamadaas ahi inuu baahida kaga faa”iideysto isagoo adeegsanaya garaaddada iyo siyaasiyiin ka mid ah degaankaas, wuxuu marayaa nin daad qaaday xumbbo cuskag waa isku daygii ugu cuslaa ee uu cadaawad ka dhex huriyo carrigaas sidaadaas awgeed waa in talo midaysan lagaga hor tago taliska caalwaaga ah ee xasan shiikh, wuxuu ka wadaa mandaqadda xaalad abuur dhalinaya amnidarro aanuu waxba ka qaban karaynin hadhow.

    Xasan wuu hinaasay waxa u sawiran quruxda s. Land iyo mushkiladda ku xeeran XAMAR oo ah kaaf iyo kala dheeri.

    Aqoondarradu waxay marinaysaa inuu xamse barre yidhaahdo laascaanood tag si uu nefis siyaasadeed uga dhigto, taasina way ku adkaatay xamse barre.

    MAHADSANID.
    BACAW MEDIA.
    GUUL ALLE.
    LONDON.

    Qaran News


  14. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal.

    Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga dhow ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo siyaasadda, iyadoo labada Madaxweyne ay bogaadiyeen walaalnimada iyo iskaashiga Labada dal, kaas oo ku salaysan danaha guud ee shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa ree Jabuuti.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti doorka firfircoon ee ay ka qaadanayaan nabadeynta, horumarinta iyo taageerada joogtada ah ee Soomaaliya, waxa uuna si gaar ah uga mahadceliyey doorkooda dagaalka ka dhanka ah Shabaab.

    Dhankiisa, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xusay in Jabuuti ay marwalba garabtaagan tahay walaalahooda Soomaaliyeed, isla markaana ay sii xoojin doonaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhanka la dagaallanka argagixisada, dib-u-dhiska hay’adaha dowladda iyo tayeynta hay’adaha ammaanka.

    Source: goobjoog.com


  15. img_1_1743615433004.jpg𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃

    Hargeysa, 02.04.2025

    Fadhigii 14-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland, waxana lagaga wada hadlay arrimo badan oo mudnaan u leh Qaranka Somaliland, qodobada maanta waxa ka mid ahaa:

    (𝟏) Warbixin guud oo la xidhiidha Xaaladda Amniga dalka, waxa ka war bixiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, isoo Golaha u sheegay in guud ahaanba Amniga dalku sugan yahay, marka laga reebo fal dambiyeedyada maalinlaha ah ee ka dhaca Bulshada iyo shilalka gaadiidka. Wasiirku waxa uu Golaha u sheegay in Qaran ahaan ay lagama maarmaan tahay in aynu si weyn uga feejignaano saamaynta ay inagu yeelan karto xasilooni darrada ka jirta marrinka Badda Cas iyo hirdanka ka dhexeeya Quwadaha waaweyn.

    (𝟐) Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa isaguna Golaha siiyey warbixin guud oo la xidhiidha xaaladaha dhaqaale ee dalka iyo hab-sami-u-socodka ururinta cashuuraha iyo kobcinta Dakhliga Qaranka.

    Wasiirku waxa uu Golaha u sheegay in uu dhammaaday 3-biloodkii koowaad ee sannan Miisaaniyadeedka 2025-ka. Wasiirka ayaa cadeeyey in nasiib wanaag ay muuqato kor u kac xagga Dakhliga ah, kaasi oo 19% ka sarreeya marka loo eego sannadkii 2024-ka. Sidoo kale, Wasiirku waxa uu sheegay in isku xidhka nidaamka Maaliyadda ee Cashuuraha ku waajibay iibka ee Shirkadaha Korontada iyo kuwa Isgadhsiintu ay meel wacan marayaan, taasoo kor u qaadi doonta Dakhliga dalka.

    (𝟑) Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa ka war bixiyey xaaladaha abaaraha iyo biyo la’aanta ee ka jirta Gobollada Bariga iyo in loo baahan yahay in la abaabulo gurmad Qaran oo qorshaysan.

    (𝟒) Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa Golaha Wasiirrada siiyey warbixin guud oo la xidhiidha hab-sami-u-socodka ciyaaraha, caqabadaha jira iyo arrimaha u baahan in wax laga qabto si loo kobciyo jidhka iyo garaadka Dhallinyarada.

    Wasiirku waxa uu sheegay in ay soo dhamaadeen Horyaalka Kubbada Cagta ee Gobollada Awdal iyo Saaxil. Sidoo kale waxa soo gabagaboobay Shirka Daneeyeyaasha Ciyaaraha, iyo in la qaban doono Doorashada Xidhiidhka Kubadda Cagta, Kolayga iyo Ciyaaraha fudud. Wasiirku waxa uu sheegay in Wasaaraddu ay qaban doonto Tartanka Ciyaaraha isku-dhafan oo nooc walba leh, oo lagu qaban doono Hargeysa, Bisha 8-daad, 2025-ka.

    (𝟓) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta JSL ayaa Golaha Wasiirrada siiyey warbixin waafi ah oo la xidhiidha doorka iyo masuuliyadda Wasaaradda taasi oo ah in Wasaaradu ay tahay hayy’ad dawli ah oo u adeegta muwaadiniinta Somaliland.

    Wasiirku waxa uu sheegay in Warbaahinta Qaranku aanay noqon doonin meel cid laga af-lagaadeeyo ummadana lagu kala qaybiyo sidii hore u dhici jirtay, balse Warbaahinta Qaranku ay noqon doonto mid tabisa warar dhex-dhexaad ah oo ku salaysan xaqiiqada isla markaana ku salaysan danta iyo maslaxadda ummadda JSL iyo wadajirkiisa ummad ahaaneed. Wasiirku waxa uu sheegay in la qaban doono Shirweynaha Qaran ee Dhaqanka Somaliland .

    (𝟔) Madaxweynuhu waxa uu warbixin ka dhegaystay Wasiirradii loo kala diray Gobollada dalka si farxadda Ciidal Fitriga ula qaybsadaan bulshada Somaliland ee ku nool Gobollada iyo Degmooyinka dalka. Wasiirradu waxa ay sheegeen in ay bulshadu aad u soo dhaweeyeen ka qayb galka madaxda Xukuumadda ee Munaasibadda Ciidul Fidriga.

    (𝟕) Ugu dambayntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu Golaha la wadaagay xog warran guud oo la xidhiidha dedaalladii nabadaynta iyo Qaramaynta Ciidamada Madaniga ah ee Gobolka Sanaag, isagoo sheegay in Degmada Ceerigaabo ay hawlahaasi soo gabagaboobeen, arrintaasi oo ay ay kaalin laxaad leh ka qaateen Madaxweyne ku-xigeenka JSL iyo Weftiga culus ee uu hoggaaminayo.

    Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu rajo wacan iyo niyad-sami ka muujiyey xidhitaanka nabada Ceel-Afweyn oo ilaa hadda si fiican u socota. Madaxweynuhu waxa uu Golaha u sheegay in dhawaan la bilaabo doono Qaramaynta Ciidamada Madaniga ah ee Gobolada kale ee Bariga.

    𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇,
    𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)
    𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥

    Qaran News


  16. FB_IMG_1743614996631.jpg?resize=720%2C42

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Shie la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana Villa Somalia sheegtay in ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal

    Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga dhow ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo siyaasadda, iyadoo labada Madaxweyne ay bogaadiyeen walaalnimada iyo iskaashiga Labada dal, kaas oo ku salaysan danaha guud ee shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa ree Jabuuti, siday sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti doorka firfircoon ee ay ka qaadanayaan nabadeynta, horumarinta iyo taageerada joogtada ah ee Soomaaliya, waxa uuna si gaar ah uga mahadceliyey doorkooda dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

    Dhankiisa, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xusay in Jabuuti ay marwalba garabtaagan tahay walaalahooda Soomaaliyeed, isla markaana ay sii xoojin doonaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhanka la dagaallanka argagixisada, dib-u-dhiska hay’adaha dowladda iyo tayeynta hay’adaha ammaanka.

    PUNTLAND POST

    The post Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo shir ka yeeshay Iskaashiga labada dal iyo La-dagaallanka Argagixisada appeared first on Puntland Post.


  17. FB_IMG_1743601783933.jpg?resize=720%2C48

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa, Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.

    Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayay ku sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh maanta gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa, Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.

    “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.”

    “Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaasadda iyo adkaynta xasilloonida gobolka” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka Villa Somalia.

    PUNTLAND POST

    The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Jabuuti halkaasi oo uu kula kulmayo Madaxweyne Geelle appeared first on Puntland Post.