Asad Ahmed

Nomads
  • Content Count

    229
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Asad Ahmed


  1. we all agree that alshaabab is bloodthirsty but galbeedi dont tarnish the image of our security forces NISA who try their best to eliminate the horror beast of shabaab.but gov can not safeguard every school,hotel,public place,and you have numers who are readily to blow themselves up-civilians starving in baydhabo are fertile recruitment ground for alshabab.the mogadishu regional admin must ban all new comers except for bussiness people,you cant just come and bomb our people,you must pay for it somehow,dont allow zaad services with out ID cards,reference where that money is going to/from.what is happening in somalia is nothing compared to what happens in the city i live,but people of xamar need to stop accepting everybody who speaks somalia,if he from burco,and not doing legitimate bussiness with no gov id,he is likely a terrorist.


  2. every act of terror committed by this group ends in the death of 13 innocent street bypassers,the question is,who is responsible for the death of these muslims? why the culusow is tolerating,no major action against alshaba since he took part?

    no investigation is done,the case is closed?? why,why arent we going after the relatives of the attackers? fk you culusow


  3. completely agree,shababa iyo qofkii jihaad rabo haku jihaado itoobiyanka xaduudaha dhooban ama kenyanka xuduudaha fadhiyo xamar oo bombo shacab asagaba dhibaateysan lagu dhex tuuuro waxba soo kordhin meyso marka laga reebo dhiig muslim ah oo la daadiyo iyo shicib dhibaato hor leh loo sii horseedo.

    why dont they do jihad with troops amassed in frontier borders instead of bombing somali muslim civilians fasting in the ramdaan,bombing a hotel doesnt make much difference except spilling more muslim blood.shabab jihadists must be sentenced to death squad.


  4. seening such beautiful souls becoming orphan with no one to support makes my heart fill with sadness,warlord or parliamentarian(who swore under the quran to serve his country) this issue is serious,tommorrow he will kill many more the gov must stop this madman degeranate from hiding criminals in this house by using pariament card.


  5. this innocent man was riding bajaaj-tuk tuk when he was killed.the gov must come up with a plan so that the public can see the gov doing some justice,the parliament man is well known and he is involved in taking the life of this innocent bajaaj driver,where is the court? some of the alleged killers were apprehended by the police and the rest are hiding in the parliamentarian house,it is a shame that a member of parliamentarian is behind the killing of innocent lives.shame on you!!


  6. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

     

    Gudoomiye Jawaari iyo wafdiga uu horkacayo ayaa waxa garoonka diyaaradha Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

     

    Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” waxaa safarka ku wehlinaya xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,

     

    Dhinaca kale magaalada Baydhabo waxaa ka socota qaban qaabada shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qaybgalayaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka kaasoo la filayo in uu halkaaso ka furmo 20-ka bishan.


  7. increased military operation and lack of local support will make the terrorist group vanish into vain.

    War ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in kooxda Shabaab ay markan ku dhowdahay burbur kaddib markii ay la kulmeen dhabar jab weyn oo ku aaddan weerarrada dhanka cirka ah oo ay fuliyaan Dowladda Mareykanka.

     

    Mareykanka waxa ay sheegeen weeraradii ugu dambeeyay ee dhanka cirka ah in lagu beegsaday Saraakiil muhiim ah oo ka tirsan Shabaab, gaar ahaan labo Sarkaal oo Shabaabka dhexdooda aad muhiim uga ahaa, marka loo eego howlihii Shabaabka ay u qaabilsanaayeen.

     

    Duqeymaha ayaa dhacay horaantii Bishii May iyadoo kii igu dambeeyay uu dhacay 13-kii Bishii May waxaana lagu beegsaday Sagaal dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab Saddex ka mid ahna waxaa la sheegay in lagu dilay duqeyntaas dhammaan Afarta weerar ee Mareykanku ka geystay Somaliya Bishii May waxay ka dhaceen meelo fog oo hoos yimaada Deegaanada Shabaabka ay maamulaan.


  8. Waxaa maanta la soo gaba gabeeyay howlihii dejinta ee Markabkii siday deeqdii mucaawinada ee ka timid dalka Turkiga, kaasoo dhamaadkii bishii hore ku soo xirtay Dekeda Muqdisho.

     

    Deeqdan oo ka kooban 11-kun oo tan raashin mucaawino ah oo Turkiga ugu tala galay shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinka abaaraha, fatahaadaha iyo xaaladaha bani’aadanimada ku heysta gobolada dalka.

     

    Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhowaan bilaabi doonto qeybinta deeqda mucaawinada ee ka timid dowladda Turkiga.

     

    “Dhowaan waxaa la bilbabi doonaa qeybtinta gargaarka mucaawinada ee Turkiga ka timid, waxaa dadka loo gaarsiin doono sida ay u kala daran yihiin inta lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan”ayuu yiri C/rashiid Xidig.

     

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu wareejiyay deeqdan mucaawinada ee ka timid Turkiga, iyadoo lagu wado in la gaarsiiyo qaar ka mid ah gobolada dalka, kuwaasoo ay ka jirto xaalado nololeed


  9. when i say supporting the Somali federal gov continue to expand its influence and authority is must.this is what i mean,alshaba a terrorist group which is declining wants to stay relavant by vowing to fight another terrorist group ISIS which is known for bloodthirty,destruction and massacres,alshabab already lost heavily and are the weakest,gov must get rid of this terrorist group,its funders and those misguided boys.so far gov is winning but they can do better,i am sure 2016 alott will change for ever.


  10. "Somaliya waxay gaartay heer aanan ka filaynin 5 sano ka hor,dowladeenu waxay garab taagantahay somaliya talaab kasta si ay somaliya u hesho nabadgalyo,daganaansho iyo barwaaqo"

    erdogan ayaa hadalkaan jeediyay boogashadiisa 3aad ee somaliya.

    "waxaan rabnaa somaliya oo isku kalsoon ayuu yiri.


  11. June 13 (Jowhar)— Madaxweynaha Angola Jose Eduardo dos Santos ayaa si rasmi ah waxaa uu waraaqaha aqoonsiga uga guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaas Jamaal Maxamed Barrow ahna Danjiraha Soomaaliya u jooga Koofur Afrika.

     

    am

    m

     

    he need to save the rights of those somalis getting burned in South africa.


  12. Breaking news

    June 13 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya deegaanka Halgan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan oo xoojin ah la geeyay deegaankaas, kuwaasoo ku biiraya ciidamadii horay u joogay deegaanka ee la dagaalamay Al-Shabaab.

     

    Sida ay sheegayaan wararka ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hub culus ayaa ka yimid dhinaca Beledweyn.

     

    Ciidamadan ayaa saldhigyo ka sameystay waddooyinka waddooyinka soo gala Halgan, waxaana sidoo kale ay dageen saldhigii lagu weeraray Ciidamadii horay u joogay.

     

    Dadka deegaanka ayaa ka cabsi qaba in mar kale lagu dul dagaalamo, waxaana qaarkood ay bilaabeen inay isaga barakacaan.

    sidoo kale dhaqdhaqaayo ciidan ayaa laga dareemay degaanka moyale oo ciidamo farabadan ka soo gudbeen kuna wajahan Gedo.

     

    Dagaalkii cuslaa ee ka dhacay deegaanka Halgan 9-kii bishan ayaa sababay khasaare aad u culus oo dhimasho iyo dhaawacba oo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.

     

    Taliska AMISOM ayaa sheegay in weerarka Al-Shabaab ku soo qaadeen saldhiga ciidan looga dilay in ka badan 100 dagaalyahan, sidoo kale waxaa tiradaas kuwo ka badan sheegay dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

     

    Itoobiya ayaa ciidamo ka badan tiradii looga qoondeeyay howl galka AMISOM soo gelisay Soomaaliya, kuwaasoo xoojin iyo ilaalaba u ah ciidanka kaga sugan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya gaar ahaan Hiiraan iyo Gedo.