Asad Ahmed

Nomads
  • Content Count

    229
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Asad Ahmed


  1. deal with your own problems,dont add other regions like galgaduud or hiiran what happened there was a fierce fight b/w two groups and not like the docile sheeps in gaashamo.


  2. Argagaxisada alshabab oo lagu xasuuqay hiiraan,laga dilay 240+ ka badan kadib markii shacabka degaanka ay la shaqeeyeen laamaha amaanka,a major blow that will surely start the end of the terrorist anti-peace group shabab which has been declining and resorted to mass killing of civilians,suicide bombings and bombing of schools and hotels.

    latest pics from the battleground

    http://www.warkii.com/sawirro-cusub-weerarkii-halgan-meydad-rag-cadaan-ah-oo-la-soo-bandhigay/


  3. The biggest massacre of terrorirsts in recent history,a major blow

     

    also security forces conducted sweep operations to cleanse the remaining shabab out of baydhabo areas.

    Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay deegaanka Buulo Jadiid oo qiyaastii 30 Km u jirta deegaanka Tiyegloow .

     

    Howlgalka ayaa waxaa lagu bur buriyay fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo Jadiid, halkaaso oo loogu geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidoo kale laga gubay gaadiid dagaal.

     

    Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa ku soo waramay in maleeshiyada Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaano kale oo hoos yimaada deegaanka Buulo Jadiid ee ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa booliska gaarka ah ka fuliyeen howlgalka.

     

    Dhawaan ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan uu shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga, maadaama ay bilaabayaan howlgallo ka dhan ah haraadiga Al-Shabaab.