Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. Maxamed

     

    Dambigan mala awaalka ah eed shubayso ma ogtahay in malaa'ig qorayso,waliba qoraalkani sanaddo badan halkaasuu ku jirayaa. Teeda kale sowtii la yidhi dumarku waa beer ee fasha idinkoon xadka banaan ka baxayn. Badow yahow dib haw celin dadkan soo baraarugay! Ma daaraha Somaliland ku soo kordhaa ku dhibaya oo halkaa kula maray? Mise xaga Caarka ceeb keenay?