Cadale

Nomads
  • Content Count

    590
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cadale

  1. hahaha war calacaalka daa you made some statements now prove it ama STFU.
  2. Thats all. ''waan kaaga war roonahay'' sxb meel iska fariiso i gave you evidence if you want to prove me back do the same ama meesha waxba kuma heysid
  3. Mahiigaan;989520 wrote: It was wrong for Somalis to accept the legality of Muuqdisho after the civil war. You can't share the capital with those folk like Tarzan and all those cheer leaders with same mindset. In fact Somalis have become experts in the culture of Mogadishu and that is why people are selling their properties in the city, because n o body other than Unuka who wants to live that city . People have returned to their motherland and have said goodbye to Mogadishu for good. . This video proves something else The honeymoon in Mogadishu is over, no big construction is underway except the Turkish projects and few refurbishing of older houses around the where the government is. The rest of the city which is not less than 80% looks like Hiroshima of the WW 2. Not according to this thread. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67343-Latest-Mogadishu-Pictures If they want to loot the rest, which are already been destroyed, then no one will be surprised. Somalidu waxay tidhaahdaa: ninna caaddi ma baajo. Bililiqadu waa dhaqanka meesha, marka nin aan u dhalan Xamar oo isku aamminayaa ma jiro. Somalida dhaqankeeda ma ahayn in hantida ma guuraan ka ah si badheed hadh cad looga dhaco, lkn waxaa ku caan baxday Xaramar.
  4. lol tarzan wont be in office for long. malistar
  5. Latest reports are saying atleast 8 died and over 30 injured. nacala Al shabab ku yaal
  6. dhacay bartamaha magaalada Boosaaso Weerar ismiidaamin loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, iyadoo qaraxan uu ahaa mid xoogan uu qasaare fara badan uu dhaliyay. Sida ay sheegayaan wararka gaariga qaraxa laga soo buuxiyay oo uu kaxeynayay ruux naftii hure ah ayaa bartilmaameedsaday kolonyo ciidan oo mareysay bartamaha magaalada Boosaaso. Wararka ayaa intaa ku daraya inuu jiro qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamada Puntland iyo dad rayid ah oo ka ag dhowaa halka qaraxa ka dhacay. Ma jirto ilaa iyo hada cid sheegatay weerarkan ismiidaaminta ah, iyadoo uu noqonayo weerarkii labaad oo is qarxin ah ka dhacay magaalada Boosaaso tan iyo sanadkii 2008-dii. Qaraxan Ismiidaaminta maanta ka dhacay Boosaaso ayaa ku soo aadaya, iyadoo Puntland bisha soo socota ka dhici rabto doorashada Madaxtinimada, waxaana maalmihii u dambeeyay ka jira magaalada Boosaaso olole musharaxiinta ugu jireen doorashada Janaayo ee sanadka soo socda dhici doonta. Puntland dayaa sanadihii u dambeeyay dagaal kula jirtay xoogag hubeysan oo saldhig ku leh Buuraleyda Gal Gala, kuwaasoo sanadkii 2012 ku biiray Xarakada Al-Shabaab. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe jowhar.com
  7. Apophis;989275 wrote: Manchester dies an ungly death lool.
  8. Cadale

    Suicide

    damn. ilahay ha uu fududeeyo indeed
  9. Cadale

    Suicide

    I know one person who did it.smh
  10. horta this dalmar guy waa xoolo socdo runtii he supports the government of somalia yet he's preaching hatred.***** weeye dont talk on behalf of the government with that mindset.
  11. Mr prozac dont have a chance. viva Faroole!!! :cool:
  12. guleed_ali;989244 wrote: I'd suggest they gather the appropriate paperwork for their houses. The people of Xamar are an honourable bunch, their leaders not so much..... Lol sxb anyone who believes they can pull things like this is dreaming lol.
  13. Xaaji Xunjuf;989228 wrote: Kaluun said he is from the hawd what's the difference between him and ileey. Nothing really other than their tribal difference kan kaluun ba maskaxdu laga haysta oo xabashi bu isku haysta. Generelization ma fiicna, but than again the bigfoot indhegarad badan maleh LMAO. generalization ma fiicna and that last sentence.
  14. Haatu that part of the city almost 80% of the houses are damaged, maybe they just want people to build their houses as soon as possible in fear but they have to put in mind that some people may not afford to renovate their homes. Allahu aclam very weird.
  15. people build your houses asap. Tarzan and co aint fooling around :eek: :eek:
  16. too many hotels in the city runtii..
  17. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu hanjabay milkiilayaasha guryaha ku bur buray dagaaladii sokeeye ee dalka inay kala wareegi doonaan hadii aanay muddo saddex bilood ku dhisin. Xoghayaha Maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa sheegay in wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan lagu amray dadka leh guryaha bur bursan ee ku yaala meelaha faras-magaalaha inay muddo saddex bil ku dhisayaan, hadii kale ay kala wareegayaan. "Waxaa fareynaa guryaha bur bursan milkiilayaasha leh inay dhisaan, hadii kale lagala wareegi doono, waa in ilaa saddex bil gudahood ku dhisaan, cidii ku dhisi weydo waa lagala wareegayaa"ayuu yiri C/kaafi oo ka hadlayay wareegtada ka soo baxday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay in Guryaha ku yaal laga bilaabo Baar Shabelle, Bankigii Dhexe, Baar Minishiibiyo, agagaarka Hotel Curubo ilaa Saldhiga Afar Irdood guryaha ku yaal oo ah kuwo aad u bur bursan dadkii lahaa ay dayactiraan, si loo soo celiyo bilicda magaalada. Guryahan oo ku yaala degmooyinka Xamar Weyne iyo Shingaani ayaa u badan goobo ganacsi oo aad looga dukaameysan jiray xilligii dowladii Siyaad Barre, waxaana guryahan ay ku bur bureen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa sanadihii u dambeeyay ka jiray dib u dhis ballaaran, tan iyo markii Al-Shabaab ka baxday sanadkii 2011 waxaa magaalada ka dhacay is bedelo ballaaran oo si guud ah u saameeyay caasimada, isla markaana labaatan sano kadib dib u soo laabatay bilicdii magaalada lagu yaqiin.
  18. Naxar Nugaaleed;988880 wrote: Lol, Saacid was no friend of Garowe, we will sleep soundly knowing who ever will be appointed can do no worse then Saacid Do you consider yourself as an puntlander?
  19. I feel sorry for the poor man runtii markii lagu daneystay dantii lahaa laga gaarey baa la eryay used and abused bahdilaad walaahi!!!
  20. Daawo:Saacid iyo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa oo ka guuraya Madaxtaxtooyadda Villa-Soomaaliya:Kaameeradda Wareegta ee Shacabkamedia PDF . http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3722:daawosaacid-iyo-caruurtiisa-iyo-xaaskiisa-oo-ka-guuraya-mtaxtooyaddakaameeradda-wareegta-ee-shacabkamedia&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3 Poor saacid.
  21. LOOOL Shacabkamedia ayaa Heestan u soo xulay Reysalwasaarihii hore ee Dawladda Federaalka Saacid waxaana heestan lagu magacaabaa (Wadada cagta-saar)(Get the road Jack) Waxaa xusid mudan arimaha Jubbaland intii ay socotay,inuu noqday shaqsi loo adeegsado inuu caqabad ku noqdo,xitaa wuxuu awoodi-waayay markii uu Kismaayo booqday,550-Oday ee Beesha ******* u badnaa ee Ugaaska ****-******* ku jiray inuu Goobtii Shirk Kismaayo ka socday ee Jaamacadda ku soo booqdo ayuu diiday,isagoo ka cudur-daartay casumaadii Odayadda Jubbaland u fidiyeen,balse dantii laga lahaa maanta hadii la ceyriyay uma ooynayno ,wuxuuna hadda Madaxtooyadii dhex-joogaa isagoo dhabanadda iyo dhafooradda heysta,kuna calaacalaya maxaan Reer Tolkeey Jubbaland godob uga galay?maantana sheekadiisa waxay maraysaa (Markii aan Tabar-hayay Talo ma heynin,maanta oo aan Talo hayana Tabar-ma-hayo. Nin walba oo Beesha ******* ah oo intii Reysalwasaare laga dhigo sidii Saacid u dhaqmana,ogoow waxaa ku dambeyn-doonto qaabkii Saacid loo bahdilay in lagu bah-dili-doono Xasuusin/R/wasaare kasta oo Daaroood ah oo talada Tolkiisa diida Wadada Saacid uu maray ayuu kuu dambeyn-doonto) http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3719:hees-saacid-sh-media-u-soo-helayxasuusin-heestan-12-kii-nofeembar-ayaan-soo-daabacnay&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  22. LOL why would they party? this isn't a big achievement saacid was always a doormat for them