Cadale

Nomads
  • Content Count

    590
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cadale

  1. <cite> @galbeedi said:</cite> Wax kasta oo dhaqaale iyo dhismo Aduunyadu bixisay Xamar baa la galiyey. Dadka Sommaaliyeed ee Zaylac iyo Baidhabo iyo Bulaxaar jooga waxba kama soo gaadhayaan. Dadka Soomaaliyeed Ayadoo ay didaas tahay ayey raali ka noqdeen. Iyagoo Rumaysan Hadii Caasimadu nabad noqoto in Qaran Soomaaliyeed hagaagayo. Isbitaalo, wadooyin, iskuulo, Airpor iyo adeegii halkaas ayaa lawada geeyey. Dadka maanta ku hadaaqaya Muqdisho Hiiraan halagu daro, kumanaan Soomaali ah ayey Muqdisho Siyaabo kla duwan uga qixiyeen. Waxay dhaheen Hadaan Madaxweyne anaga la naga dhigin nabad la heli maayo. Maantana waxay leeyihiin Muqdisho waa dhul reer hebel ee Caasimad Soomaaliyeed oo loo wada siman yahay ma ahan. If Mogadishu is going to be the nations capital, it must be a neutral seat of all Somalis. I can't imagine the greed of certain politicians. President Hassan and his clansmen control the Intelligence service, the national police, and Benadir regional government, yet they can't improve security. No way. Somalis should never allow one clan to control the resource of the national capital. Remember, it is the Somalis and former national governments, including " Kacaanka", who built Xamar before and today , it is mostly Turkey and the resource donated to the national government by the donors who are mostly responsible for the new Mogadishu. They want to take all that to themselves. What a punch of greedy people. If they do not change their character " WAdankan Waa laka Diri". Enough is enough. Waxaad ii sheegta waxey kacaanku dhiseen? China iyo talyaani ayaa kacaan noqday miyaa? Adeer dadku ma inaa ka caqli sareysidaa mooda? Zeylac adigu iney gooni ku noqoto oo iska lahaatid Sow ma rabtid? Hade ilahay ayaan kugu dhaariyay unuka hala yaabin hee! Anagu somali oo dhan ayaan hore gacmo furan ugu so dhaweynay xamar . Derisnimada suubaan caado iyo dhaqan waan uu leenahay oo waa tii sayidkii ku gabyee. Hadane mar labaad diyaar waan uu nahay inaa so dhoweyno somaliweyn. Laakinse hal wax yey ka hoosbixin kow dheh, xamar maamulkeeda dad baa xaq uu leh. Waana unuka iyo dadka cadcad. hadaanan taas aqbali karina hal wado ayaa ku furan taaso ah in taako ka mid ah soomaliya aysan qabiil lahaan karin. adeer anagu ma keenin federalism Kow dheh, banaadir iney state gooni noqoto ama state kale ka mid noqoto waa alternatives ku xusan dastuurka marka hadii turubkii la Wada bartay xabad ha cabaadin. Lol@ wadanki waa laga saari. Adeer plz try do that
  2. hahah ina lilaahi sxbyaal turibkii waa la Wada bartay. this is the beauty of federalism. Ka xaaxaabiya hee. :D
  3. <cite> @Holac said:</cite> Muungaab will be sacked by the President anytime now. Yup. He lacks the administration skills that is needed. Ina Ali Amerika might replace him.
  4. I do not welcome this. MMA nin sharaf leh ayuu ahaaye maxaa dhacay? Government and parliament is full of shady and corrupt officials. I hope he got bodyguards lol
  5. <cite> @ismailJabar said:</cite> What're you doing is deceitful! Far from reality Ciil uu dhimo hater.
  6. <cite> @Holac said:</cite> A brand new port in Mogadishu to be constructed by China Very good. The port will be located in Ceel macaan.
  7. Cumar abdirashid is a good man and i'm very happy for him. Thank god Yuulka is gone. There has never been a more corrupt pm.
  8. <cite> @galbeedi said:</cite> Cadale. it is good new, but unless Indhacade and company complies with this agreement, all is talk. Here you are saying the Unaka are guarantors of this agreement, so make sure HG listens your Sheekh. Indhacadde and Co are not above the law. One of the points where holding an reconcilliation conference in Merca very important and central point. Inshallah kheir bey noqoneysaa Odayasha beesha should be saluted for solving a conflict where even the government couldn't find a solution for.
  9. Well done by Odayaasha Unuka weyne.
  10. Gogol nabadeed oo ay maanta Muqdisho ugu fidisay Beesha Mudullood ayaa waxay heshiis rasmi ah ku KALA dhex dhigtay Beelaha Biyamaal iyo H/gidir oo mudooyinkii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose. Gogoshan oo ay ka soo qeyb galee, Odayaal dhaqameedyo, nabadoono, ugaasyo, xildhibaano ka soo jeeda labada beel iyo waxgarad ah, waxaana munaasabad qado ah oo ka dhacday Hotelka CITY Palace lagu soo bandhigay heshiis ka kooban lix qodob oo lagu heshiiyay labada beelood. Ugaaska Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle oo gogoshan muddo saddex bil ka soo shaqeynayay, isla markaana nabadoonada iyo ugaasyada labada dhinac ku kala dhex jiray ayaa ugu dambeyn maanta ku guuleystay inuu gogol u fidiyo labada beelood. Xuseen Caraale Caddaan oo ka mid ahaa Mudanayaashii hore ee Baarlamaanka ayaa ku tilmaamay gogoshan mid taariikhi ah, isagoo sheegay in maanta wixii ka dambeeya ay noqoto maalintii ay hareen wixii dhibaato ah ee dhacay, isla markaana lagu noolaado nabad, derisnimo iyo ehlenimo. “Cida gogosha maanta dhigtay xushmad gaar ah ayay leedahay oo ah beesha Mudullood, waxay u yeereen Beelaha Biyamaal iyo H/gidir, waxaa rajeyneynaa in maanta guusha na raacdo oo halkan ka soo baxdo nabad iyo wada noolaansho, ikhlaas beynu Naas ayaa la yiri”ayuu yiri Xuseen Caraale Cadaan. Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka hadlay gogosha ayaa ka aqriyay heshiis ka kooban lix qodob oo ay ayideen labada beelood ee walaalaha ah, isagoo cadeeyay in maanta ay tahay maalintii u dambeysay in wixii la KALA qabay inay baxdo. “Muddo badan ayay gogoshan nagu qaadatay, maanta inay halkan ku soo dhamaato oo ay noqoto maalintii u dambeysay, in waxyaabihii la kala qabay inay ku baxaan, dadka ehelka ah iyo qaraabada ah ee wada dega waxaa ISKU afgaranay qodobada hoos soo socota:- 1-Xabad joojin muddo 20-maalmood ah 2- Gudi kormeera xabad joojintaas, KANA kooban labada beelood iyo beesha Mudullood, in gudigaas ay diyaariyaan sidii ciidamada loo kala qaadi lahaa, ciidano nabadgelyo oo dhex dhexaad ah loo geyn lahaa, in gudigaas mudada 20-ka maalmood inay ku kormeeraan goobihii ay wax ka dhaceen 3- In la soo celiyo dadkii ka barakacay colaadaha, LANA gaarsiiyo gar gaar deg deg ah 4- In la qarameeyo maleeshiyaadka labada beelood ee gobolka jooga muddo 30 ilaa 60 maalmood gudahood, in gudi farsamo oo dowladda ka tirsan ay fududeeyaan howshaas 5- Cidii kux xadgudubta heshiiskaas in wixii ka yimaad ee dhibaato ah ay iyaga qaadi doonto 6- In la fidiyo gogol nabadeed lagu fidiyo magaalada MARKA oo looga hadlayo waxyaabihi dhacay oo dhan, intaas kadibna la qabto shir dib u heshiisiin ah Intaas kadib waxaa madasha ka hadlay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo ka soo kala jeeday labada beelood iyo beesha gogosha fidisay, nabadoono ka socday labada beelood ee heshiiska la dhex dhigay. Nabadoon Buulle Abuukar oo ka socday beesha Biyamaal ayaa sheegay inay ayidsan yihiin heshiiskaas, isla markaana ku dhawaaqay xabad joojin rasmi ah. “waxaa qaadanay maanta oo Arbaco ah, xabad joojin ah, heshiiskaasna waa ayidsanahay, maanta wixii ka dambeeyo waxaa rabnaa nin walbo mininkiisa, mooradiisa iyo mudulkiisa inuu tago oo waliba si nabad ku jirto, waxaa leenahay qodobadaas waa qaadaay ee beesha KALE ee walaalaheena ha qaadato”ayuu yiri Nabadoon Buule. Xildhibaan C/llaahi SHEEKH Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ayaa sheegay in hehsiiskan loo baahan yahay in si midnimo ku jirto loo meel mariyo, isla markaana cid kasta waajib iska saardo sidii heshiiskan uu u dhaqan geli lahaa. C/llaahi Sheekh Ismaaciil ayaa ugu baaqay Xukuumada inay gacan ka geysato fulinta heshiiskan, isla markaana ay mas’uuliyad gaar ah iska saarto inuu MIRA dhal noqdo, kaalinteedana ay qaadato SIDA uu yiri. “Colaad soo jiitameysay in maanta halkan ay ku soo afjarantay waa cusub ayaa baryay, wada jir, walaalnimo iyo gacan is qabso inay noqoto waliba in si Soomaalinimo loo adeego”ayuu yiri C/llaahi Sheekh Ismaaciil. Sidoo kale waxaa dhinaca kale ee beelaha u hadlay Nabadoon Abuukar Ganey oo ugu horeyn u mahad celiyay Beesha soo qaban qaabisay gogoshan, waxaana uu cadeeyay in dhinacooda ay raali ka yihiin heshiiska, ayna aqbalayaan, soona dhoweynayaan sida uu yiri. Waxaa kaloo madasha ka hadlay odayaal dhaqameedyo, ugaasyo waxgarad labada dhinac, kuwaasoo cod dheer ku soo dhoweeyay heshiiska, isla markaana balan qaaday inay dhaqan gelin doonaan. Ugu dambeyn gogosha nabadeed ayaa lagu soo afjaray duco, dar daaran iyo dhiira gelin labada beelood loogu jeedinayay, isla markaana ALLE looga baryay in colaad dambe ah uusan dhicin, dadka walaalahana uu sheydaanka ka dhex baxo, si ay nabad ugu wada noolaadaan.
  11. http://www.youtube.com/watch?v=MguyoA8w-tI#t=132 Absolutely breath taking Mashallah.
  12. <cite> @Dhagax-Tuur said:</cite> ^Marka Soomaalida kale leedahay dadka Xamar degaa nabad iyo dawladnimo ma raban, qofkaan Cadale ka leeyahay oo kale ayaa tusaale u noqonaya. Who gives a fck what a warlord did in the past? This is a government move to disarm the whole of the city, no one with armaments should be spared. Period. Anyone that doesn't obey faces a ton of bricks on their head. The government runs the city now. No more warlords hijacking the government agenda just cause they are armed. Get that into your qabiil infested skull, and move forward. We can't forever be in this hell. We want a system of police, court etc. No one desires to sit behind mooryaan for safety. War if they where sincere in the first place why not open a dialogue daaci waa nin macquul. Instead they started shelling civilians and later they got karbaashed amisom got two tanks completely destroyed we're dealing with a man who has a huge support base from his juffo and his juffo are the most armed clan in mogadishu. Not only his militia was fighting but dadka deegaanka as well.
  13. <cite> @Miyir said:</cite> Cadale, I take back if this guy as you said is the guy I think I agree he was the last man standing against alharam when Sharif was ruling. what happened after? whats going on? why not make a deal with him instead of attacking? update us it is him yes. The unuka imam, ugaas and all the unuka mp brought daaci to villa somalia to mediate between the government and him. lets see how this ends.
  14. <cite> @DoctorKenney said:</cite> So you want HAG to "destroy" the Government, and as a result return Mogadishu back to year 1992? Warya do you hear yourself when you speak? doctor, You may not know daaci personally but i do. Daaci is not a mooryaan he's a hero he defended his Wadajir district from Al shabaab without amisom and he defeated them dozen of times and im talking about 2009-2011 never ever did Al shabaab manage to capture his district. He lost his leg from a explosion and still he did his job protecting the people of the district. He takes care of more than 200 agoon kids all from his own pocket. it's unfortunate it's first time in 9 years there was fightings in the district and the sad thing it's government troops attacking its citizens. Amisom indiscrimintely shelled the the civilians. alot of movements going on the civilians are really angry xaalada wey kacsantahay the youth are coming from all the way from kaaraan to take part of the fightings. Daaci is currently outside wadajir and preparing for a offensive and he got a huge support from reer wadajir and kaaraan no kidding.
  15. nabadsugidda got their arses kicked the entire wadajir neighbourhood locals are siding with cabdullahi sheikh hassan,omar finish and the legendary Daaci. Amisom interfered and got two tanks destroyed. The government shot itself in the foot. HAG will destroy the government hada kedib no mercy.