Yaabka-Yaabkiis

Nomads
  • Content Count

    1,267
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yaabka-Yaabkiis

  1. Trollers maxeey ka shaqeeyaan..
  2. did anyone hear midaan: Cajiin qasoow nagaa lagu ogyahay!
  3. My deriskeyga waxey dhaheesaa: War yabkow waan xanuusaday "Cashar baan cabay" "Sufurks" " wuu Bakhtiyay" Cashar baan cabay = Tahliil baan cabay Sufurka = galaaska Wuu bakhtiyay = wuu halaabay Waa neefsana(ree xamar)- (Waa dhuusaa)(af-qldaan) Shukaansi wax kale beey u yaqaaniin oo ceeb ah. i been sent to hargesa(20 maalin) i told one of my Sl-co-worker oneday: saaxib waan daalay waa neefsanaa; and the guys was like: WARYAAHEE YAABKOOW KADAAA. and another day waxaa aan araky bajaq khatar oo shaqaalada hargesa jooga ka mid ah anigoo kaftamaya ayaan waxaan dhahay: ADIGA QATAR AA TAHAY IN AAN IS SHUKAANSANO AYEY KU FIICNEED AND gebedhi xanaaq Fiq! Yaaab!
  4. Aaliyah ma xasuusatid isku Dugsi quraan aan eheen! alla
  5. Since geber ******* happen in eey noqoto Deriska-maalmahaan waxaa isku tijaabinayay in difference aan helo: Erayga "u" ku jiro waxey ku badalaan "i" tusaale ahaan: Jumlad waxa dhahaan Jimlad Erayga "r" kujiro waxeey ku badalaan "dh" Post more please...
  6. Aaliyah isku fac ayaa nahay goormee yaraatay! lol
  7. Soor iyo caano ayaa sax ah soomaha? tirada ayey ka bateen, kee baa loo hormariyaa keebaa loo daba mariyaa!
  8. ^^^^^^^Suaal reer Mudug ma ahooo....
  9. Waxaa layaab leh sababta xalinta Somalia eey dad kooban oo kaliya uga shaqeeyaan(madaxweyne, oday, wasiir, qab qable, wadaad, iyo shisheeye) Waxaa tahay Taxi Driver waxaa jeceshahay in aad maqashid aqbaarta somali lakin weliga madan xataa one minute maadan ka fikirin sidee uga qeeb qaadan kartaa Nabadeenta Somalia! Waxaa qashaa dooro ama watch-man or you joining first semester mise you are educated waxaa jeceshahay in aad maqashid aqbaarta somali laakiin weligaa maadan ku fikirin sidee uga qeeb qaadan kartaa nabadeenta somalia(Macquul).ma aaminsanid mana diidanid dadka nabadeenta ka shaqeeya!mm Wadankan yaa leh?!!Goorma kaceesiin Somaliyeeey!! Y.Y