Yaabka-Yaabkiis

Nomads
  • Content Count

    1,267
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yaabka-Yaabkiis

  1. WOMAN OF FAITH ALLAH HABLAHA SOMALIA OO DHAN HAKA DHIGO.
  2. Nabad waan doonaya kool....i don't wanna an asian diploma holder in uu dhaho hadii project eyna ku dhamaan waqtigaas u ll be fired. topic-ga waa muhiin, dadka-YAGA qabiilka ayey ka jecelyihiin nabada...
  3. hadii aad dhageesato doodada fadhu-kudirirka, aqriso forums somalida kama muuqato nabad jaceel? qaf walba nabada wuxuu ka jecelyahay qabiilkiisa aa ururka uu taageero? Maxaa udiiday dadkaan nabada in eey jeclaadaan? sidee loo badali karaa?
  4. Safar wanaagsan val, anyinfo aad karabtid malaysia waad weydiin kartaa walaalo.
  5. Have a happy val'day Nomad, ubax gad iyada ama asiga ugeey....anigi mideeydi aflaanta hindiga aad ujecleed wareerkeeda badnaa,iyadi kahoreeysana reer MUDUG eheed--bad luck in Relationships...
  6. it gave me suprise when An american guy approached me at airport asking if he can find job in africa. I dont get what is the reason of such economic backword?
  7. welcome just be your self..lol
  8. Ciyaalka xaafada, ciyaalka xaafada, ciyaalka xaafada ciyaal goof miyaaa mise ciyaal kale?
  9. Internet love maxaa ka qaldan? wuu jiraa wuuna dhacaa waana leeska guursadaa.......
  10. Wiil yar baa hooyadii weeydiiyay:Hooyo aabe bidaarta maxaa u yeelay Kadib hooyadii ku jawaabtay: Hooyo Caqliga waaye,Kadib cuniga weeydiiyay Hooyo adiga caqli malihid miyaaa
  11. Quraan ayaa laga saaray waaka reesayay bro....
  12. Yes, remove those shorts and make sure you're totally naked dancing in fron of your house ,,,,, Don't look around to see who is watching you, just continue shaking your bottom part ,,,, Adiga wax ma fahantid ina-adeer. It is new somali ciyaar--ask me how to dance i will write to ya how to dance....
  13. Buuu Buuuuuuuuu, Anyone know how to dance ISKAOROD MUSIC?
  14. War talo fiican keena Ninka waaka taala. Subax walbo wuu ii dhaartaa in uu dhaafaayo Habeenkina Numberka lagama qabtoo....