Yaabka-Yaabkiis

Nomads
  • Content Count

    1,267
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yaabka-Yaabkiis

  1. Congrats sis and wlc to my world( MBAs). if u dont mind asking u r MBA in what?
  2. I need answer please i mean those AQOONTA DIINTA LEH SIDA NUR.....
  3. Qaf ayaad waxaad ku aragtay Falal xun xun sida waxyaalaha aan ALLAH baneenin uuuna baneen adeeegsigiisa ama sixirka sida u dhanyahay waxaa kalo dareentayay ama aragtay in qaftaas waxayaalo badan u qarsantahay sida Qaniisnimada iyo waxyeele kale...waad aragtay ama waad hubtaaa ama adiga ayuu kuula yimid ama kuugu dayay.... DIINTA MA QABTAA IN AAD FADEEXEESID OO AD SHEEGTAY QURUNKA MUSLIMKA KULA DHEXJIRO IYO WAXA U YAHAY OO AAD HUBTID. Salaamaha an waa Yaabay!
  4. Degmeey maxaa kaa dugasadaa adi hadaa ii diir naxeen oo dayatay meel kale dirqi maaha caashaqa It is 2:52 am Hurdadi dhamaatay...............
  5. That been said yaabka its still ramadan try to focus on eid.Plan what you are going to do with your family and friends tomorrow... Xeriiirka Ninka Iyo Naagta ka dhaxeeya waalaga hadli karaa dhib maleh sis!!!
  6. YAABKA, signaturekaaga aanba la suuxay!!! Yaaku yiri adi too filin hindi fiirsato shukaanso? Hakaa saarto hee...Tii filin hindi fiirsato labaatan iyo labo talaabo aa laga dheeraadaa...Ma sidii Cali Dheere beykutiri ii hees, mise sidii Shakti Kapoor bey ku tiri shan nin halmar la dagaal? On a serious note, it all depends on how hurry the two are, specially naagta...For intance, if she is in her early twenties, she has a few more years to spare and shukaansi around until her biological clock starts to tick...Where as if the lady is in her thirties, she ain't got much time to waste, time is of the essence...Luuq luuq maroow waqti looma haayo waaye sheekada... Good luck! Ee naagta filin Japanees ushid, kakala yaree Hindiga wah Huuno, i will in eey fiirsato aflaanta japaanka si dhibka u yaraado Koo saaxibkeey ah sedex maalin kadid Guuur ayuu Go,aansaday, Next eyey iska shidi rabaan!!
  7. ^^Ok usoo Eid sxb, then u will give us wixi warbixin ah...............
  8. ^^^ Hi There Saas hadii la dhaho Denbi miyaaa.....
  9. Period Of Shukaansi. Quick(1month to 3 months) Maa Fiican or Longer(6 months to One Year), if you say one of them; would you please Give Details a means why u say........ Hala Somalia Hanolato!
  10. 2nite is the Night; Xalay maxaa cunteen.....
  11. Bam Bam gimme the Mic I am Gone sing the real one; all my ciyaal xaafad become singers. am i missing something beneficial there? ............ ............ ............ ............ If U only can hear me Frnds..
  12. i like fighting..siiba feeerka waa u xiiisay(15 sano manan arag)
  13. lol...how? I am glad to see magaalo yar oo horumar ka muuqdo. How is it better than the Somali capital...are u telling us the economy is better...(yes it is safer of course)...Are you telling us there is more nice buildings? Horta meeshaan BAD ma leedahay?...lol I don't think so...sidee Xamar Caddeey uga fiican tahay hee saaxiiboow? Mise markii tuulo yar oo awoowgeen baa ku dhashay la dhaho qiiro ayaa na qaadeysa? Afka alla kaama gooya!
  14. Raakiya Omaar True Teller Somalian Woman " There is no such thing as quick Fix; the idea UN can go in somalia six months or one year and putting the somalia condition back to a peace state is unstarter" by Raakiya omaar. Raage Omaar Decent bro The two most somalian decent peers i came across! Others please?
  15. ^^^ are southerns really enjoy shukaansiga Northerner's gals?