Indhoos

Nomads
  • Content Count

    365
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Indhoos

  1. As my Eedo will say "Alley Ka Tahay." KK, Yarka aan u yarra daynaa, bal sidduu u waday.
  2. ^^^^Looool...A great example of "Hadal qofna si u odhay qofna si u qaaday." Go Figure!
  3. Ala hooyooy...Walaahi waa iga qoslisay, Gix, Gix, Gix aaba kor u dhahay ka waran? Saa u sugaayay inaad XUGO soo qabanaysidlee...Buuxo oon gabay uga bartay markaa aaba xugo soo qortay, waa amusay nooh. :eek: Al-qishul xaaraam, walaakina lagama maarmaan ma maqlin miyaa adi... Haye jawaabta kitaabka waaye...Kaaliin xawaa uk yewdinaa nakee googaa yaawe nooh...lol Edit: Arac feerada xaafada may kuu taalaa xasuus ahaan xagee ka soo dhufatay walaaleey?
  4. Soo dhawoow bal...Wiilo way nooshahay, way yara mashquushay baryahay, laakiin bal waan sugaynaa.
  5. LOOOL...ar Arac maxay soo jabtay hadayba taas wax ku soo feereesay, ma anaana yaabin... Waa kala tuurtay KK, saasaa lagaa rabaa. Bal igaarkii abtirsaday aan sugaynaa inoo noo kala cadeeyo in la saxay iyo in kale. Haye Buuxo idinkaa la idinka sugaa tookadaan nooh. Waa adiga, Arac, iyo Kool Kat.
  6. Indhoos

    Learn 2 Knit

    I am going to retire by the time you post your lovely creations here...Come on post the pics I need the inspiration.
  7. Ayeeyo sounds like raggeedi alaha u naxariisto... Ar biiqnimada jooji, afhayeenka haduu ubato sidii dafuufi dun lagu xiray camal uu cabaar boodboodaa kadibna waa iska dagaaye, Maandhaay maad jawaabta soo qabatid. Waa kaa sugoowhaayaa jawaabta ogoowhee...fa yaheenka dahuu sika laawo aginaa aak lecinaayo nooh...ha cabsoonin naaw uk boogahaynaaye.
  8. Walaalay xagga iga istaag ha i dambaajine...Islaamahii markay dadka jar-jaraan oo qosol la dhacaan...Kix, kix, kix, "istayfurulla tubtay tooba." ka daba marin jiray aaba isoo xasuusisee. Waxay dhameen lahaydba dhamaysaye maxaa haray bal. As for the xujadda yarka abtirsaday...google kasoo qabo waa iska caadiyoose. Okey...Tan kobaad, ninka magaaladuu dhinac uga nool yahaye maxaa dhinac kale loogu aasayaa... Haye tan labaad waa xagaaga KK.
  9. ^^Hee warningkii Fatboy maxaa u aqrin wayday...lol
  10. LOOOOOOL...Ala hooyooy...good one walaahi.
  11. Xaawaley, Seenbari, Xaawaley...Dhaqoow aa la sheegaaye, Baaf iyo warankiilayba lasoo ordee...ar iga fogee jaqafyada, waaba ka raystee... KK, Dr's Note eh? Waxaa isoo xusuusisay, yar uur leh markay dhakhtar u sheegtay inay soomantahay ayuu ku yiri, U sheeg adiga inaadan soomi karin anigaa note ku qoraayee u gee...Bal yaa loo geenaa waa yaabe?
  12. Waryaaya xujadda dhaqa ama muranka daaya...YAA RABI, Bal Hurgufa ama wara hadii ladhihi maxay sameen lahaayeen? lol
  13. Ka bax haka qasine, tana inaba caadi maahan...Walee inaad la heshay...lol
  14. LOOOOOOOOOOOL. Ala beerka....hehehehe
  15. Looooooooool. hehehehe Good one. Jabka sii wada.
  16. ^^^Gabadha ee ragaan foolxumadda ku sheegayaan, ninkaan dhibtuu usoo maray inuuba guurasado uma war hayaan, yacni reerkii baa ku dhibay gabadha siinteeda oo uu muddo ka baryaayay, way isla macaaneeyeen. Does that help? I think Meherka waa jiraa laakiin inta kale waa dhaqan bay ila tahay.
  17. Nuune's Story about gabadha gaaban waxay isoo xasuusisay sheekadii... Ninbaa lagu yiri, "Adeeroow naagtaadu fool xumaa?" Markaasuu ku jawaabay "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay." Oo anigu meherka waxaan u haystay lacagta meherkaahoo wiilka iyo gabadha isku af gartaan. Dowry tan reerka la siiyo, sooryana tan meesha lagu qaato, ee bal ii kala macneeya mise waan saxanahay.
  18. Buuxo, xujo markii lagu dhaho, adne xujo dhaq aa dheheesaa. Waa googaa, cadale camal. We need a googaa thread too. Google wali waxaan ka baarayaa jawaabtii sibay isku dhextaalaayo waaban arki la'ahay jawaabta jini. Bal ii kaadsha.
  19. Meesha waxbaa ka dhacay...lol Run waaye iyadoo alif loo dhigan baa la siinaya 70 xaboo moos ah, let us assume inuu potasium deficiency haayabo. KK, good job and even if you googled it(and I am not saying that you did. I am just thinking it ), it is smart b/c I failed to google it and just guessed it. Welcome new comer. Wuuba abtirsaday. Ma BBCaad u shaqaysaa walaal? Will be back with the answers to the xujo. *goes off to google them* mwahahaha
  20. Indhoos

    iPhone

    Good for you KK and as someone mentioned already you are not gadaal gaar, especially when I am around. GG, Let Dino RIP dear.
  21. ^^^LOL, Welcome Samawada, samahaad wadidna bal noo fur... Jafe, aniga MMA baan ku raacay tan. ninku maantii u horarysay wuxuu ka saaray 70 muusa... okley, dokley...here we go. Wabi ayaa waxaad doonaysaa inaad kaga gudubto dooni yar. Doontu markiiba waxay qaadaa adiga iyo shay kale. Waxaad wadataa Ri, Caws, iyo Shabeel saad aragtana midba mid ayuu cunayaa hadaad isaga tagto. Hadaba sidee baad wabigaas, xoolohoo wada bad qaba, uga gudbi leheed?
  22. Originally posted by Canjeex: Love this song. Also, Celine is sensational...I am crazy about her song, "Because you love me."
  23. Good one...I agree with Jafe, awrka afar lugood ayaan ka tiriyey. Xujo?
  24. Marka hore weelka saddex qaadka ah ayuu buuxinayaa, kadibna wuxuu ku gadinayaa shan qaadka. Mar labaad ayuu buuxinyaa saddex qaadka, ka dibna wuxuu ku gadinayaa shan qaadkii si uu ugu dhamaystiro labadii kiilo ka dhinayd shan qaadka. Halkaa markaa waxaa ku haraya sadex qaadka kiilo subag ah. Subagii shan qaadka ku jiray wuxuu ku gadinayaa weelka wayn. Halkii kiilo oo saddex qaadka ku jirtayna wuxuu ku gadinayaa shan qaadka. Ka dibna saddex qaadka ayuu mar kale buuxinayaa oo uu ku gadinayaa shan qaadka, halkaa shan qaadka waxaa ku jira afar kiilo oo subag ah. Weelka weyna waxaa ku haray afar kiilo oo subag ah oo haweenta kale la siiyo. Hadii uu saddex qaadkeeda u buuxiyo weelka wayn waxaa ku haraysa kiilo subag ah oo ay iyadu leedayah. I hope this makes sense and this is how I will divide it, if it is correct, Xujo?