malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. @Mooge said: Atleast he is not torturing them and deporting them like the Pirates have history for chasing them down ….. Ogaden rebels accuse Puntland of handing over youth to Ethiopia ... www.sudantribune.com/spip.php?article32929 (NAIROBI) — Ogaden rebels accused the Somali Puntland regional administration of handing over youth from southeast ...
  2. Abuu Muscab iyo Saraakiil Sare oo Katirsan Ururka Al Shabaab oo la dilay & Abuu Cubayda Gacanta lagu Dhigay August 15, 2016 – Warar aan Weli la xaqiijinkarin ayaa sheegaya in Howlgal ay isla fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo ciidamo Maraykan ah lagu dilay Abuu Muscab, Howgalkani ayaa ka dhacay degmeda Saakow ee Gobolka JubaddaDhexe. Wararkan oo aan weli si rasmi ah loo shaacin ayaa waxaa tabisay wakaalada wararka ee xinhua iyadoo Sheegtay in Afhayeenkii Al Shabaab iyo saraakiil kale oo Sarsare lagu dily howlgalkaasi. Hawlgaladani ayaa dhacay maalmo kala duwan, laga soo bilaabo 10-agoosto ilaa 13-augoost ee bishan aynu ku jirno. Sarkaal ku dhow xukuumadda ayaa u sheegay wakaalada wararka xinhua in howlgaladaasi ay dhaceen 10-kii bishaan August waxaana lagu bartilmaamaysaday 13-sarkaal oo ka tirsan Al-shabab oo markaasi ku sugnaa degmada Sakow. Sarkaalkan ayaa sheegay in loo maleenayo in howlgalka lagu dilay hogaamiyaha Xarakada Al-shabab ee Abu Cubeyda, sarkaalka ayaa tilmaamay in sidoo kale ay jiri karto in howlgalka lagu qabtay Abuu Cubeyda, laakiin waxa uu xaqiijiyay in Abuu muscab iyo Rag kale oo Sarsare lagu dilay Howlgalkaasi.
  3. Ciidamada dowladda oo howl galo ka dhan ah Shabaab ka sameeyey Koofurta Soomaaliya danab Ciidamada xogga dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababar ee DANAB oo gacan ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegayaa in maalmihii la soo dhaafay ay labo howl gal ka fuliyen Koofurta Soomaaliya . Howl galadaasi ayaa ka dhacay saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen degmada Saakow ee gobolka Jubadda dhexe, iyadoo lagu dilay ilaa 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, Waxaa loo maleenayaa in howl galadaasi xubnaha lagu dilay uu jiro hoggaamiyaha Al-Shabaab sida uu warbaahinta u sheegay sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo magciisa ka gaabsaday in la xuso. Sidoo kale waxaa la sheegayaa in howl galada lagu dilay afhayeenkii al-Shabaab ee dhinaca dagaalka Abuu Muscab iyo nin magaciisa lagu sheegay Abu Omar. Ilaa iyo hadda ma jirto wax war ah oo ka soo baxay maleeshiyada shabaab, Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya oo ku aadan howl galadaasi. Horseed Media 2016.
  4. Ciidamada Somalia iyo kuwa Puntland oo kusoo Bandhigay Gaalkacyo Gaadiid iyo Hub (SAWIRO) 92 2 Google +1 0 Isniin, August 15, 2016 (HOL) — Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Amniga Puntland ee PSF, ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay gaari u lahaa Nuur Deeq oo ay sheegeen inuu Al-shabaab u qaabilsana dilalka magaalada Gaalkacyo ka dhaca. Gaarigan oo ah nooca Soomaalidu u taqaanno Land Cruiser, ayaa lahaa labo taargo oo Somalia iyo Puntland ah, kuwaasoo sida saraakiisha ciidamadu ay sheegen loo adeegsan jiray dilalka Gaalkacyo ay ka gaysan jireen Ururka Al-shabaab. Sidoo kale, Ciidamada Kumaandoosta Somalia iyo kuwa Amniga Puntland ee ayaa soo bandhigay labo qori iyo booshash badan kuwaasoo ay sheegeen in loo adeegsan jiray dilalka. Dhinaca Kale, Saraakiisha hoggaaminayay hawl-galka ayaa sheegay in Saciid C/laahi Al-sudani gacanta lagu hayo, kaas oo Al-shabaab u farsamayn jiray qaraxyada, lagana soo qabtay guri uu gaalkacyo ku lahaaa Nuur Deeq oo Al-shabaab la shaqeynayay. Ugu dambeyntiina, Wali waxaa Magaalada Gaalkacyo ka socda Howl-gallada ay sida wadajiraka ah u fulinayaan Ciidanka Danab ee Somalia iyo kuwa amniga Puntland, kuwaasoo soo qab-qabtay dad fara badan oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo kooxaha kale ee Xag-jiriinta ah. Abaadir C/qaadir Cilmi Hiiraan online E-mail: Abaadir81@gmail.com Groowe, Puntland - Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Aug/wararka_maanta15-107190.htm#sthash.InWYKQ88.dpuf
  5. Al Suudani captured export in explosive Nationality From Sudan Somalia: US-trained commandos capture Al Shabaab bomb expert in Galkayo AddThis Sharing Buttons GALKAYO, Somalia-US-trained Somali commandos, Danab (Lightning), have captured five Al Shabaab militants including a Sudanese explosive expert in central Galkayo city, Garowe Online reports. Somali security officials have confirmed the operation carried out by Danab, five days after Puntland refuted reports disclosing commando troopers on ant-terrorism mission. On August 6, Galkayo Airport General Manager, Saed Abdirahman Yusuf (Dhagaweyne), said, they were firmly in charge of airport security. Somali National Army (SNA) Commander, Ali Bashe Mohamed, told state-run station, Radio Mogadishu that the five were nabbed in anti-terror raid. He did not specify where the five were captured, but insisted that they were tipped off on the cell. It is yet unclear where the seized Al Shabaab members are being held. Galkayo has witnessed a series of targeted killings against Puntland officials in the last few months. Trained by the US, the counter-terrorism force, Danab largely operates in central and southern Somalia. GAROWE ONLINE
  6. What a great tournment https://youtu.be/tNMJOjAVFhc Peace prosperity brings Entertainment joy health and Happiness good
  7. Puntland Tension Mounting who this Cabdisamad Maxamed Galan Whats Issue ?Mooge NO HAG Boogy Man lol Whos funding this guy All this Problem for Governorship
  8. https://youtu.be/5FT3oNEhapk Somali police have detained five African Union troops and ten Somali nationals in Mogadishu on Sunday, Somali National News Agency has reported. According to SONNA the troops from Uganda and Burundi were arrested while selling fuel and other military equipment in a garage in Mogadishu Banadir neighbourhood. “We arrested five AMISOM soldiers and ten Somali nationals while selling military equipment including communication gadgets, weapon storage devices and fuel,” Somali Police Commissioner Major General Mohamed Hassan told SONNA. Internal Security minister Abdirizack Omar who also spoke to the media has promised no stone will remain unturned as far as the case is concerned. “We will pursue there motives and we will not rest until the end,” he said. Chief justice has said he will immediately open the case and the suspects will be brought before the court as soon as possible. The incident is expected to increase the temperature on top AMISOM military commanders in Somalia and AU peace and security committee in Addis A baba. It is also increases the suspicion among Somali citizens that claimed links between AMISOM and fighters in the country. Radiodalsan
  9. President Erdogan Thanks the People of Mogadishu for the warm welcome https://youtu.be/Mg7_BtZ7xAc Great job by the somali security forces who handle security situation well . Somalia is moving forward
  10. 4 more Years for president Xasan Sheekh Maxamuud God bless You well Done https://youtu.be/r9xxesgUOzE
  11. Madaxweynaha “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysa muhiimadda ay Midnimadu leedahay” “Maanta waxaan dib u xusuusaneynaa doorkii waddaninimo iyo geesinimadii ay muujiyeen dhalinyaradii SYL oo halgan dheer u galay sidii waddankan iyo shacabkiisa looga xorreyn lahaa gumeysiga. Waxaa maalintan ay ina xusuusineysaa in loo baahan yahay in midnimada laga shaqeeyo si aan uga dhabeyno riyadii geesiyaashii SYL. Madaxweynaha ayaa ubaxyo dhigay Taallada SYL, waxaana uu sheegay in maanta oo kale 1943 ay dib u xusuusanayaan wadaniyadnimo iyo geesinimadii ay muujiyeen dhalinyaradii 15-ka SYL.
  12. 15 May SYl Day President celebrates by opening two new Paved roads in Mogadishu Great day Madaxweynaha: “Furista waddooyinkan cusub ee Muqdisho waxay tilmaan u tahay in shacabku ka dhabeynayo mashruuca dalkaaga dhiso
  13. @Xaaji Xunjuf said: Gheele the reason sharif and Faroole are allowed to visit its because they hold no power or position in Somalia any more so its Halaal. leaders of Somaliland cannot visit Somalia under any circumstances, that's not allowed maybe if SL and Somalia ever restore relations which I doubt will happen any time soon. no doubt that the security of Mogadishu has significantly improved from daily bombings to just an opportunistic bombings. Mogadishu is at war with terrorist just like major Capital cities like istanbul Moscow Paris development countries are facing today . Terrorist only chance in Mogadishu suicide bombing by taking once own life hard to prevent , Ciidamada ammaanka oo saaka Muqdisho ku qabtay gaari walxaha qarxa lagu soo raray by A M | Tuesday, May 10, 2016 | 3785 views May 10 (Jowhar)— Ciidamada ammaanka ayaa saaka oo Talaado ah ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha qarxa lagu soo raray, maalin kadib markii qarax xoogan lagu weeraray Xarun ay leeyihiin Ciidamada Nabadgalyada wadooyinka ee Taraafiko. Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegay in gaarigan ay ku raad-joogeen, ayna hayeen xogtiisa, waxaana saaka la xiray qeyb ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama, si ay saraakiisha miino baarista ay u kala fur furaan gaariga qaraxa saarnaa. Lama sheegin cid loo qabtay gaarigaas, hase ahaatee goob joogayaal ayaa sheegay in la dhigay meel ku dhow goob ciidamada booliska ku leeyihiin bar koontarool. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay gaadiidka waxyaabaha qarxa sida ee ay ciidamada ammaanka gacanta ku dhigayeen, iyadoo saraakiisha ay sheegeen in la doonayo in shacabka lagu dhibaateeyo. Maalintii shalay ayay aheyd markii illaa lix ruux ay ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta Ciidanka Taraafikada, waxaana qaraxaas sheegatay inay ka dambeysay kooxda Al-Shabaab. Somalia receives airspace control equipment after 25 years UN official: Somalia is no longer a failed state "The country in the past two-three years has come together quite significantly. It is both politically stable and developed as well," he said. Mogadishu, #Somalia: Africa’s fastest growing economic City
  14. @Xaaji Xunjuf said: Not really Somaliland went on with the talks because the Europeans initiated these talks not because we liked to sit with a donkey in the same room. The talks were interesting because the talks were the first range of talks in decades not because of culusuw we started the talks with dabin case sh dalxis. any how the Xaaji never made the thread I kept it updated only. Xaji resultting to Name calling sign of defeated person soar looser by the way Hassan sheikh call him what ever name you want - has achieved 100 % more then lame sitting duck Silaanyo Silaanyo and the regime in Hargaise needs to Negotiate With Suldan wabar iyo Madaxwayne Cali Khaliif oo arimo badan ka hadlay Tababar Loo Xidhay Ciidamada Khaatumo
  15. Big blow as Al shabaab leader in capital muqdisho arrested on night raid BY MAREEG · APRIL 25, 2016 The Somalia’s National intelligence and security agency (NISA) says it has captures a senior Al shabaab commander named Hassan Fanah during an operation in Mogadishu’s Kahda district on Sunday night. NISA soldiers caught senior Al shabaab officer in an overnight raid on a house at Kahda district in Mogadishu, according to a brief statement posted on the official Twitter account of the agency. The commander who was reportedly defected from Al shabaab and joined ISIL in late 2015 and been detained, along with 12 other low-ranking fighters as they were hiding themselves in Mogadishu house. The captured leader who had $2,000 bounty on his head was accused of planning several attacks on AMISOM and SNA in and outside Mogadishu during his life in Al shabaab before he joined ISIL branch in Somalia.
  16. Xasan Fanax oo ka tirsanaa Saraakiisha Al Shabaab oo caawa lagu qabtay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.. Xasan Fanax oo ka tirsanaa Saraakiisha Al Shabaab oo caawa lagu qabtay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir24 April 2016 Hawlgal caawa laga sameeyay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa lagu soo qabtay Xasan Maxamed Siyaad (Xasan Fanax) oo ka tirsanaa Saraakiisha Ururka Al Shabaab. Ciidanka Hay’adda Nabad Suggda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo wata gawaarida dagaalka, ayaa waxay caawa isu gadaameen dhisme ku yaala Degmadaasi Kaxda, isla-markaana uu ninkaasi ku sugnaa. Ciidanka NISA, ayaa si nabdoon gacanta ugu soo dhigay Sarkaalkaasi, waxaana la soo sheegayaa inay u kaxeysteen xarumaha ay ku leeyihiin Bartamaha Magaalada Muqdisho. Warar aan la xaqiijin waxay sheegayaan in ninkaasi uu isa soo dhiibay. Xasan Maxamed Siyaad, ayaa waxay Dowladda Somaliya bishii July ee sanadkii hore madaxiisa duldhigtay laba kun oo dollarka Mareykanka ah, lana siinaayo cidii war ka keenta macluumaad suurtegalin kara in gacanta lagu soo dhigo Sarkaalkaasi. Waxaa soo baxaaya warar sheegaaya in Xasan Fanax uu ka mid aha
  17. Xasan Fanax oo ka tirsanaa Saraakiisha Al Shabaab oo caawa lagu qabtay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.. Xasan Fanax oo ka tirsanaa Saraakiisha Al Shabaab oo caawa lagu qabtay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir24 April 2016 Hawlgal caawa laga sameeyay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa lagu soo qabtay Xasan Maxamed Siyaad (Xasan Fanax) oo ka tirsanaa Saraakiisha Ururka Al Shabaab. Ciidanka Hay’adda Nabad Suggda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo wata gawaarida dagaalka, ayaa waxay caawa isu gadaameen dhisme ku yaala Degmadaasi Kaxda, isla-markaana uu ninkaasi ku sugnaa. Ciidanka NISA, ayaa si nabdoon gacanta ugu soo dhigay Sarkaalkaasi, waxaana la soo sheegayaa inay u kaxeysteen xarumaha ay ku leeyihiin Bartamaha Magaalada Muqdisho. Warar aan la xaqiijin waxay sheegayaan in ninkaasi uu isa soo dhiibay. Xasan Maxamed Siyaad, ayaa waxay Dowladda Somaliya bishii July ee sanadkii hore madaxiisa duldhigtay laba kun oo dollarka Mareykanka ah, lana siinaayo cidii war ka keenta macluumaad suurtegalin kara in gacanta lagu soo dhigo Sarkaalkaasi. Waxaa soo baxaaya warar sheegaaya in Xasan Fanax uu ka mid aha
  18. Authorities in Somalia say through public support - they have foiled s series of attacks including deadly Al-Shabaab attacks . Mogadishu securtiy has beend haned over to the local Mogadishu admin a popular request by the Resident of the City . For the first time in months - residents of Mogadishu are enjoying relative peace and stability, thanks to their very own efforts. Authorities in Somalia say through public support - they have foiled s series of attacks including deadly Al-Shabaab attacks against Mogadishu hotels and restaurants.
  19. congrats to President Hassan Sheikh Mohamoud for bringing unity among stake holder's leaders of the country's. congrats for countless of significant progress and achievement . http://youtu.be/MOmZdLuGXLQ
  20. C/WELI GAAS: Waan aqbalnay go'aankii ka soo baxay Shirkii Qaran ee Muqdisho (SAWIRRO) Khamiis, Abriil 14, 2016 (HOL) — Wafdigii Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe. Waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey ku-xigeenkiisa, C/xakiin Cumar Cameey, Wasiirro, Xidhibaano iyo qaybaha Bulshada. C/weli Gaas, ayaa intaas kaddib ka Warbixiyey safarkii isaga iyo Wafdigiisu ay Muqdisho ku tageen, isagoo Xusay inay uga qayb galeen Kulankii Wada-tashiga Qaran ee looga hadlayay sidii Dalka ay uga dhici lahayd doorasho horseedda Dawladnimo tayo leh. Sidoo kale, Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Safarkooda Muqdisho ay ka ahayd qayb sidii aanay u dhici lahayn wax muddo kororsi ah, isla markaasna loo sameyn lahaa ROAD MAP-kii - Dalka lagu gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah marka la gaaro sannadka 2020-ka. Madaxweynaha Puntland ayaa xusay heshiiskii ay wada-galeen Puntland iyo Dowladda Federaalku horraantii bishaan uu muujinayay maslaxadda guud ee ummadda Soomaaliyeed inay isku mid tahay, isla markaan ay mar walba Puntland ka shaqayso maslaxadda guud ee Waddanka. "Waxaa ka muuqday War-mutiyeedkii kasoo baxay Madashii Doorashooyinka in la is-waafajiyo heshiiskii Puntland iyo Dowladda Federaalku ay Garoowe ku galeen, Beesha Caalamkuna ay Markhaatiga ka ahayd iyo waxa kasoo baxay madasha Wadatashiga qaran inay is-waafaqaan," ayuu yiri C/weli Gaas. Gaas ayaa intaas ku daray. "Taasi waxay ka turjumaysaa in Masaalixda guud ee Somalia iyo tan Puntland ay isku mid tahay oo is-waafaqayso, heshiiskaan ayaana markhaati u ah." Ugu dambeyn, Madaxweynaha Puntland, ayaa xusay in ka-xukuumad ahaan ay Puntland ku qanacsan tahay Heshiiskaas, ayna aad u soo dhaweynayaan, sidoo kalena uu dhici doono - Shir kale oo looga hadli doono Dastuurka Qabyo-qoraalka ah, kaasoo lagu qaban doono Magaalada Garoowe Horraanta bisha soo socta, kaasoo looga hadli doono Dastuurka oo ay Puntland hore dhawr mar uga hadashay wax ka beddelkiisa. Abaadir C/qaadir, Hiiraan Online E-mail: Abaadir81@gmail.com Gaalkacyo-Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/Apr/wararka_maanta14-95570.htm#sthash.A5JcNY0L.dpuf
  21. Hiiraan Online Wararka Maanta- Khamiis, Apr 14, 2016 AXMED MADOOBE: Waa Guul Taariikhi ah inay Madaxda Soomaaliya Kaligood Go'aano Gaaraan Khamiis, Abriil 14, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay, kaas oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sannadkaan, ayna kasoo baxeen Go'aanno la xiriira Doorashooyinka. Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in Wada-tashigii Muqdisho uu ahaa mid ay hoggaamiyeyaashu uga hadleen Mustaqbalka Somalia, isagoo hadalkiisa ku daray inay ahayd Guul Taariikhi ah in Hoggaamiyeyaasha Somalia oo aanay cidi ku dhex-jirin ay heshiis gaaraan. "Anigu waxaan oran karaa guul Taariikhi ah ayay ahayd in Hoggaamiyeyaasha Soomaalida oo aanay ku dhex-jirin cid kale ay heshiis gaaraan, Beesha Caalamku Shirkaas cidi kama joojin," ayuu yiri Axmed Madoobe oo Wariyeyaasha kula hadlayay Kismaayo. Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa xusay in go'aannada laga doodayay aysan aheyn kuwo jilicsan, laakiin la muujiyay isku-tanaasul iyo mas’uuliyad, taas oo uu sheegay inay ahayd in shirka ay go'aanno la isku raacsan yahay kasoo baxaan. Madaxweynaha Jubbaland ayaa intaas ku daray in soo xulitaanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay u taallo maamul-goboleedyada, Halka Aqalka Hoose uu ka imaan doono xildhibaan walba deegaanka laga soo xuli doono. "Arrinkaan, wuxuu meesha ka saaraysaa shakiyo badan oo la qabay, kuwaasoo ku saabsan waqti-hawleedka Baarlamanka Federaalka Somalia ee hadda shaqeynaya," ayuu hadalkiisa ku daray madaxweynaha maamulka Jubbaland. Ugu dambeyn, Bisha Ogoosto ee Sannadkan 2016-ka ayaa la qorsheynayaa in labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya lasoo xulo, kuwaasoo soo dooran doona Guddoonkooda iyo Madaxweynaha ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/Apr/wararka_maanta14-95574.htm#sthash.I3HM89Vd.dpuf
  22. Google Somalia leaders agree hold elections this year src="http://www.villasomalia.gov.so/wp-content/uploads/2015/09/IB0A9365.jpg" alt="" />ay April 14, 2016 Members of Lower House will be picked through a clan-based electoral college Somali President Hassan Sheikh Mohamoud inspects a guard of honour at the Eldoret International Airport on January 27, 2016. Somalia leaders agreed on an electoral process for a Parliament composed of an Upper and a Lower Houses or a House of Representatives after a three-day conference on April 12, 2016 in Mogadishu. The elections will be held in 2016. PHOTO | CHEBOITE KIGEN | NATION MEDIA GROUP Ads By Google Somali leaders have consented to the holding of a General Election later this year. The leaders made the resolution during a three-day conference that ended in Mogadishu on Tuesday. The regional states and the central government officials reiterated their commitment to a no extension of the terms of the legislative and the Federal Government beyond August 2016. They included President Hassan Sheikh Mohamoud, the Speaker of the Federal Parliament, Mr Mohammed Osman Jawari, Prime Minister of the Federal Government, Mr Omar Abdirashid Ali Sharmaarke and his deputy, Mr Mohamed Omar Arte. The presidents of the semiautonomous states of Puntland, Galmudug, Southwest and Jubaland also took part in the three-day conference on the election modalities. The leaders agreed on an electoral process for a parliament composed of the Upper and a Lower houses or a House of Representatives. Since Somalia declared last year that the one-man, one-vote system was not achievable due to various factors including insecurity, the leaders chose an alternative modalities to select a 54-member Upper House and a 275-member Lower House. According to a communique released later at Villa Somalia, the state house in Mogadishu, a federal and state level electoral teams will coordinate the process. The members of the Lower House will be picked through a clan-power sharing known as the 4.5 Formula, giving the four major groups equal share, while a coalition of smaller ones will share half the allocation. The communique read: “Each candidate will be elected by an Electoral College of 50 members. Therefore, the total electorate will be 275 MPs x 50 = 13,750.” It added: “The federal and regional administrations will approve the members of the Upper House.” Under this process, the Horn of Africa country is expected to have a two-chamber parliament by August 2016 and a president elected by the combined MPs in September. The three-day gathering was also witnessed by representatives from the international community. Somalia is recovering from two and half decades of civil war and its security stability was being boosted by peacekeepers serving under the African Union Mission in Somalia (Amisom). Wednesday, at least three people were killed and six others wounded in a blast at a busy livestock market in Somalia , a security officer said. The blast took place in the busy Afgoye district, some 30 kilometres south of the capital Mogadishu.
  23. @galbeedi said: The other point in the document that we should concentrate is the place that the election (selection)is taking place. Holding the selection I Mogadishu is an un fair advantage to those boys including Baadiyow, Cosoble and Hassan Sheekh. With Hotel bombings and drive by shooting , it is difficult to campaign against Hassan Sheekh. During last election, four out six were Mogadishu boys. WE need to hold the selection in another save Somali city, probably Garoowe, since it is the only peaceful city in the south central. Those who are campaigning must not fear from unknown assailants. Why not Borama ? Keep cheerleading/ instigating Let the people who are willing to sacrifice for the blue flag lead no . Farmajo supporters big rally in Moagadishu Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: Dadka reer koonfur 15 maalmood ha ugu baxaan Puntland inta aan la waxyeelin: -Calanka Media: - Posted at 06/04/2016 15:27:00 By Webmaster Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ugu baaqay in ay si nabad ah ugu laabtaan deegaanadooda inta aan la waxyeelin hantidooda, isagoo ugu baaqay maamulka iyo shacabka Puntland in ay go'aan mideysan arintaasi ka qaataan.
  24. Ciidanka Somalia iyo kuwa AMISOM oo Maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanka Janaale 51 1 Google +0 1 Isniin, Abriil 04, 2016 (HOL) — Ciidanka Dowladda Federaalka Somalia oo Garabsanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Maanta mar kale dib ula wareegay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay ka baxeen Dabayaaqadii Sanadkii la soo dhaafay ee 2015-ka. Wararka laga helayo deegaanka Jannaale ayaa waxay sheegay in ciidamada huwanta ah ay si nabadgalyo ah ku galeen deegaankaas, kaddib markii ay xoogaggii horay ugu sugnaa ee Al-shabaab ay isaga baxeen, markii ciidamadu ku dhawaadeen. Sidoo kale, Illaa hadda lama soo sheegin wax iska-horimaad ah oo deegaankaas ka dhacay, iyadoo ay haatan gudaha deegaankaas ku sugan yihiin ciidamada huwanta ah ee AMISOM iyo kuwa Millateriga Soomaaliya. Goob-joogayaal ku sugan deegaanka Jannaale ayaa warbaahinta u sheegay inay soo galeen Deegaankooda Ciidanka Huwanta ah ee Dowladda FS iyo AMISOM, ayna ku sugan yihiin bartamaha Jannaale, iyadoo Dowladda Somalia iyo AMISOM aysan weli ka hadlin dib ula Wareegidda deegaankaas. Deegaanka Jannaale oo Qiyaastii 100-km Koonfurta kaga beegan Caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa Toddobadii Bilood ee lasoo dhaafay, Waxaa Gacanta ku hayay Xoogag ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Ciidankii AMISOM iyo kuwii Dowladda Somalia ee horay ugu sugnaa deegaanka Jannaale ayaa isaga soo baxay bishii September ee Sanadkii hore, kaddib markii Al-shabaab Weerar khasaare badan geystay ku qaaday saldhigga AMISOM ay ku lahayd deegaankaas oo ay ku sugnaayeen ciidammo ka socda dalka Uganda. Ugu dambeyntii, Xoogaggii Al-shabaab ee gacanta ku hayay Deegaanka Jannaale, ayaan la ogeyn meel ay aadeen, iyadoo sidoo kale aysan Al-shabaab weli ka hadlin ka bixitaankeeda Jannaale iyo qabshadeeda Dowladda FS iyo AMISOM. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Apr/wararka_maanta4-95446.htm#sthash.gaBkzuJL.dpuf
  25. Ciidamada dowladda oo la wareegay deg- Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe -Calanka Media: - Posted at 06/04/2016 14:32:00 By Webmaster Ciidamada Dowladda oo ay wehliyaan kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa la wareegeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe kadib muddo saddex maalmood ah oo ay ku soo siqayeen. Ciidamada wada socda ayaa gudaha magaalada galeen iyadoo aan wax dagaal ahi ka dhicin, marka laga reebo jid-gooyo loo dhigay duleedka magaalada saaka, waxayna degeen banaanka magaalada iyagoo ka cabsi qaba in miinooyin lagu aasay gudaha degmada la kulmaan. Dadka degaanka degmada Aadan Yabaal ayaa la sheegay inay intooda badan ka qaxeen degmada, waxaana ciidamada la socda guddoomiyaha degmada oo dibad joog ahaa. Maxamed Muumin Climi oo loo yaqaan Saneey oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee howlgalkan hogaaminaayay ayaa warbaahinta u xaqiijiyay iney la wareegeen degmada Aadan Yabaal. Waxaa uu sheegay in Ciidanka iskaashanaya ay Degmada ka mareen Labada dhinac islamarkaana ay sidaasi kula wareegeen degmada Dhinaca kale ciidamo iyana Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo ka soo dhaqaaqay degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa dhaq dhaqaaqo ka wada deegaanada dhinaca Xeebta gobolkaasi iyagoo ku soo wajahan dhul xeebeedka Ceel Dheer ilaa magaalada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.a