Illyria

Nomad
  • Content Count

    1,730
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    40

Everything posted by Illyria

  1. Cadaadley, first district to fall to the GXJ liberation forces.
  2. Interim leader, the eldest, as tradition would have it, Adam C/llaahi Aw-xasan. His bio data: Who is the new interim chairman of the SSC-Khaatumo administration? Dr Aden Abdullahi Aw Hassan is a member of SSC-Khaatumo administration and was appointed today to become the new interim chairman. He is a researcher who specialises in agricultural economy. Dr. Aden was born in the mountainous Gaalkudhal area of Sool region in 1954 and completed his primary education in the city of Laascaanood in 1973. He then went on to complete his secondary education in Sheikh Bashir school located in Burco in 1977. He received his Bachelors degree in Agricultural Science in 1982 and completed his Masters in Agricultural Economics in the US in 1988. He then went on to receive a PhD in Agricultural Economics from the University of Oklahoma in 1992. Upon his return to Somalia, he was appointed Director of Agriculture in Sh/Hooose region and served from 1984 to 1986. He then served as the manager of Mogadishu's Agricultural Training department from 1988 to 1989. From 1993 to 2017, Dr Aden worked for International Agricultural Research in Dry Areas (ICARDA), an international organisation based in Syria and Jordan focused on dryland agricultural research. He served as leader of the organisation during his final years there. More recently, he served as an international advisor for economic and agricultural affairs for various non-governmental organisations. Ultimately, Dr Aden has been a champion of change and of great service, utilising his knowledge and experience for the benefit of people and the environment.
  3. Hadahaabay ku meeraysataa 'waa reerka isku kaaya haya'. Oi twats, at first stop denying their grievances, acknowledge their contributions to the project, accept their being core stakeholders with their shares set aside, and start addressing their concerns. They made some major political mistakes, the first being listening to that naive ina Tuur (how does one let ina Cigaal, a daanyeer from Dacadhbuluq run ina Tuur out of his city in a broad daylight, what a twat, I do not even want to bring up the coup), but they are true "gob ay gunni baalaha ha riftay". By the way, I know more about their history, contributions, and grievance than your online minions could possibly fathom. Hargeysa was traditionally HY city before HA migration, reer Ahmed literally taking over their properties, ilma Madar (Yonis Nux) claiming "Sheikh al belad", not to mention Gama'diids and J Abokor from Galbeed squeezing them out, and reduced to mere guests on their own turf with even HJ now claiming as if amongst its traditional inhabitants (just 'cos we do not delve into your nasty internal affairs does not mean, we do not know, we just could not care less except in these instances). Now, quit regurgitating your usual nonsense, recognise the shifting ground, and educate yourselves of the new reality.
  4. PoWs include G/Dhexe Koosaar. Oodweyne will be telling us soon he is AI generated! Gaashaanle dhexe Shabac Koosaar ayaa kamid ah Maxaabiista ay maanta qabsadeen Ciidamada Xoogagga Gacanlibaax ee Beesha West Burco Clan.
  5. I have been visiting the Somali peninsula in the past 7 years from Borama to Jigjiga to Hargeysa to Burco to Las Anod to Garowe to Bosaso to Xamar to Kismayo, and could say with confidence: Hope and happiness in the triangle is the lowest now than ever before, and whilst other regions are struggling, yet are moving gradually forward, [it] is stagnating. I am considering cost of living, economic status of the middle class, purchasing power, market economy, trade with other regions, connections and influence, political or otherwise, and many other social factors including marginalisation of certain quarters.
  6. This is how I know you are clueless in Somali politics, even in the triangle, and your takes are hinged upon wishful desires from the home front rather than observed actualities grounded in history, and influential actors. As usual, your sources are ill-placed, if misinformed, and I am being kind in saying so. Cawad is the only political leader from Nugaal within a chance, with his chances halved by his aligning himself with ilma Hoolay, and his winning is now akin to that of pulling a black rabbit out of a magical fedora - that is not to say it is improbable, but highly unlikely. There never was a 'Tara' culture, something which only resonates with the ill-informed outsiders.
  7. He has not read the document, and is no more than a needed cudgel to prevent term extension.
  8. Good analyses. Credit goes to the old guards: Islam Bashir, Gen. Said Dheere, and Qarjaf, who for the 5th time came to the rescue. In turn, Islam Ciise, the weak link in the Issims hierarchy, has shown maturity, and listened when it mattered. Whilst naive, if rather green in his dealings, Deni has shown he is a shrewd negotiator, outmanoeuvering the opposition, but can still f@ck up, so let us hold off extending accolades till Jan. 8th. A consolation lesson learnt from the Local Council elections was that the Election Commission could manage the process with very little, if any interference from Deni & Co. Postscript: With HY finally arming themselves, let us hope Biixi & Co. heed their warnings. Trouble with Hargeysa politics is there was only one card to lull the poor public to sleep "ictiraaf", and that has since been ripped to pieces by reer SSC, and now even ina Jirde, the last wise man left in the triangle, is left staring at his toes.
  9. How familiar are you with Sh. Hoose? Who are the main actors in the region? And who controls what cities, and districts? Major Cities: Marka, Barawe Districts: Afgooye, Qoryooley, Kuntuwaarey, Sablaale, Jannaale +.
  10. True, and I also think their intent is dishonest.
  11. He [Deni] is of the mindset that so long as he is doing the right thing, and the public considers his project acceptable, he could do no wrong, a delusional state of mind. Here is a summary: a) [46](3) No limitation as to the number of political parties, with any party, which garners 5% of the Local Council elections recognised as a political party. b) [56] No longer Parliamentarian with the public electing MPs, President, and VP. c) [90] Supreme Court justices have no term limitation. d) [98][113] Permanent Election Commission has neither term limitation, nor preset numbers. 6 shall be appointed by Executive & Legislature, with each political party having a representation.
  12. I abhor Deni and his illbirth, tyrannical, zero sum game politics, and even loathe the pseudo opposition more. These amendments do benefit the opposition even more, but will neither acknowledge nor admit.
  13. Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo taartiikhdu tahay 25 Luuliyo isku raacey in wax laga beddelo ilaa 7 qodob oo ka mid ah dastuurka Puntland, waxaa fadhiga soo xaadirey 60 Mudane oo kamid ah 66 Golaha Wakiiladu ka kooban yihiin. Qodobka 7aad farqadiisa (1) Dhulka Puntland waxa uu ka kooban yahay gobollada Bari, Nugaal, Sool, Cayn, Karkaar, Mudug, Heylaan iyo Sanaag, waxaa lagu daray Raas Casayr oo horey loo oran jirey Gardafuu kaas oo la magacaabey sanadkii 2013 kadib markii dastuurka la asnixisyey. Qodobka 44aad Farqadiisa (2) waxay u dhigney sidan: Xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degmooyinka waa mansabyada dadweynuhu tooska u dooranayaan. Waxaa lagu daray in Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu ay yihiin mansabyada dadweynuhu soo dooroanayaan. Qodobka 46aad Farqadiisa (3) oo dhigneyd sidan: Saddexda urur siyaasadeed ee ugu codadka badan tartanka kowaad ee Golayaasha Deegaanka ayaa noqonaya saddexda xisbi siyaasadeed ee rasmiga ah. Qodobkan si weyn ayaa loo beddalay, waxaana muuqata in uu qabyo yahay, inkasta oo aan dastuurka wax kumeel-gaar ah lagu dhigin ayaa qodabkan laba fasiraad lee yahay waxaana wax ka beddelkiisi loo dhigey sidan: Ururada siyaasadeed ee doorashada kowaad ee goloyaasha deegaanka ka hela xubno ayaa noqonaya xisbiyada siyaasadeed ee rasmiga ah, waxaa lagu daray qodob afaraad oo oranaya: Doorashooyinka xiga xisbiyadu waxay noqonayaan shantii sanaba mar, waxaana xisbi noqonaya urur siyaasadeedkii hela 5% tirada guud ee goloyaasha deegaanada Puntland. Qodobka 56 aad: Hanaanka Dowladda Puntland ee ahayd Baarlamaani waxaa loo beddalay, In aytahay Dimoqraadi dadweynhu soo dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Qodobka 62aad: Sababaha lagu dhumin karo Xasanaadda xildhibaanimo, waxaa lagu daray qodobkan farqad cusub (d) Marki Xubinta xildhbaan kamid ah Golaha wakiilada laga qaadayo xasaanadda waa in ay oggolaadaan 2/3 tirada guud ee xubnaha golaha wakiilada. Qodobka 64aad Waxa uu ka hadlayaa awoodaha Golaha wakilada in ay ka mid tahay Doorashada Madaxweynaha, farqadda ka hadleysa ee (8) ayaa meesha laga saarey. Qodobka 90aad: Maxkamadda Sare: Wuxuu ka kooban yahay shan farqadood, waxaa laga saarey hal farqad oo ka hadleysa muddo xileedka Maxkamadda sare in ay tahay shan sano, waxaana hadda laga dhigey muddo aan cayineyn waxaa xilka ka qaadi kara Golaha wakiilada oo ah cod haldheeri 1/2+1 Qodobka 112 ee ka hadlaaya dhismaha guddiga doorashooyinka, waxaa laga bedalay oo keliya muddada ay jirayaan oo ahayd 6 sano waxaa laga dhigey mid aan xili lahayn, waxaana ay xilka ku waayi karaan si lamid ah Maxkamadda dasuuriga ah qodobka 98aad: b. Haddii ay lumiso shuruudihii lagu soo doortay mid ka mid ah. t. Geeriyooto ama ay ku dhacdo jirro ay la gudan waydo xilkeeda. j. Istiqaalo keento lagana aqbalo. x. Ku xad gudubto Shareecda Islaamka, Dastuurka iyo qawaaniinta Dalka. Kh. Maxkamadi ku xukunto fal dambiyeed culus. Qodobka 113 ee isla Guddiga doorashada, waxaa meesha laga saarey tiradoodi ahayd 9, waxaana laga dhigey in 6 kamid ah ay soo kala magacaabayaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, halka Xisbiyada jira oo aan tiradooda la aqoon midkastaa xubin ku soo daraayo. Intaan waa nuxurka wax ka beddelka ee dastuurka ay ku sameeyeen Golaha wakiilada Puntland. Horseed Media
  14. Hoos ka akhriso 12ka Qodob ee ay dastuurka Puntland ka bedeleen: 1- Qodobka 7-aad: Dhulka & Soohdimaha Puntland 2-Qodobka 44-aad: Doorashooyinka 3- Qodobka 46-aad: Xisbiyada Siyaasadda 4-Qodobka 47-aad: Sharuudaha furashada Xisbiyo Siyaasadeed 5- Qodobka 56-aad: Hanaanka Dawladda 6- Qodobka 57-aad: Qaybaha Dawladda 7-Qodobka 62-aad: Sababaha lagu lumin karo xubinnimada Golaha Wakiilada 8- Qodobka 64-aad: Awoodaha Golaha Wakiilada 9- Qodobka 89-aad: Qaab dhismeedka Garsoorka 10- Qodobka 90-aad: Maxkamadda Sare 11- Qodobka 112-aad: Guddiga Doorashada (PEC) 12-Qodobka 113-aad: Nidaamka Doorashada Guddiga (PEC)
  15. In a nutshell, without HY, the triangle can not exist.
  16. If you actually review proposed amendments, I see no reason for opposition, most notably there being no limitation as to the number of political parties, even Faroole's condemned Horseed party has a chance to compete now. Reference: Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo taartiikhdu tahay 25 Luuliyo isku raacey in wax laga beddelo ilaa 7 qodob oo ka mid ah dastuurka Puntland, waxaa fadhiga soo xaadirey 60 Mudane oo kamid ah 66 Golaha Wakiiladu ka kooban yihiin. Qodobka 7aad farqadiisa (1) Dhulka Puntland waxa uu ka kooban yahay gobollada Bari, Nugaal, Sool, Cayn, Karkaar, Mudug, Heylaan iyo Sanaag, waxaa lagu daray Raas Casayr oo horey loo oran jirey Gardafuu kaas oo la magacaabey sanadkii 2013 kadib markii dastuurka la asnixisyey. Qodobka 44aad Farqadiisa (2) waxay u dhigney sidan: Xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degmooyinka waa mansabyada dadweynuhu tooska u dooranayaan. Waxaa lagu daray in Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu ay yihiin mansabyada dadweynuhu soo dooroanayaan. Qodobka 46aad Farqadiisa (3) oo dhigneyd sidan: Saddexda urur siyaasadeed ee ugu codadka badan tartanka kowaad ee Golayaasha Deegaanka ayaa noqonaya saddexda xisbi siyaasadeed ee rasmiga ah. Qodobkan si weyn ayaa loo beddalay, waxaana muuqata in uu qabyo yahay, inkasta oo aan dastuurka wax kumeel-gaar ah lagu dhigin ayaa qodabkan laba fasiraad lee yahay waxaana wax ka beddelkiisi loo dhigey sidan: Ururada siyaasadeed ee doorashada kowaad ee goloyaasha deegaanka ka hela xubno ayaa noqonaya xisbiyada siyaasadeed ee rasmiga ah, waxaa lagu daray qodob afaraad oo oranaya: Doorashooyinka xiga xisbiyadu waxay noqonayaan shantii sanaba mar, waxaana xisbi noqonaya urur siyaasadeedkii hela 5% tirada guud ee goloyaasha deegaanada Puntland. Qodobka 56 aad: Hanaanka Dowladda Puntland ee ahayd Baarlamaani waxaa loo beddalay, In aytahay Dimoqraadi dadweynhu soo dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Qodobka 62aad: Sababaha lagu dhumin karo Xasanaadda xildhibaanimo, waxaa lagu daray qodobkan farqad cusub (d) Marki Xubinta xildhbaan kamid ah Golaha wakiilada laga qaadayo xasaanadda waa in ay oggolaadaan 2/3 tirada guud ee xubnaha golaha wakiilada. Qodobka 64aad Waxa uu ka hadlayaa awoodaha Golaha wakilada in ay ka mid tahay Doorashada Madaxweynaha, farqadda ka hadleysa ee (8) ayaa meesha laga saarey. Qodobka 90aad: Maxkamadda Sare: Wuxuu ka kooban yahay shan farqadood, waxaa laga saarey hal farqad oo ka hadleysa muddo xileedka Maxkamadda sare in ay tahay shan sano, waxaana hadda laga dhigey muddo aan cayineyn waxaa xilka ka qaadi kara Golaha wakiilada oo ah cod haldheeri 1/2+1 Qodobka 112 ee ka hadlaaya dhismaha guddiga doorashooyinka, waxaa laga bedalay oo keliya muddada ay jirayaan oo ahayd 6 sano waxaa laga dhigey mid aan xili lahayn, waxaana ay xilka ku waayi karaan si lamid ah Maxkamadda dasuuriga ah qodobka 98aad: b. Haddii ay lumiso shuruudihii lagu soo doortay mid ka mid ah. t. Geeriyooto ama ay ku dhacdo jirro ay la gudan waydo xilkeeda. j. Istiqaalo keento lagana aqbalo. x. Ku xad gudubto Shareecda Islaamka, Dastuurka iyo qawaaniinta Dalka. Kh. Maxkamadi ku xukunto fal dambiyeed culus. Qodobka 113 ee isla Guddiga doorashada, waxaa meesha laga saarey tiradoodi ahayd 9, waxaana laga dhigey in 6 kamid ah ay soo kala magacaabayaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, halka Xisbiyada jira oo aan tiradooda la aqoon midkastaa xubin ku soo daraayo. Intaan waa nuxurka wax ka beddelka ee dastuurka ay ku sameeyeen Golaha wakiilada Puntland. Horseed Media
  17. There is a bigger game being set, and we do not wish to waste our time with 'dhufadlayaasha' HJ, let alone 'huudheylayaasha' HA. You may lull those falsities with your newly found Samaale brethren, for we know your ab & isir. HY, your de facto erstwhile leaders are truly the only ones we wish to engage. The rest of you could hold on to your tickets, and for your time, if ever. In the interim, and whilst in waiting, learn how to shower properly, and clean those filthy, red fangs.
  18. Waar ha ku hafan e, u kaadi kuwiina yare caqliga lihi ha isku dayeen in ay jawaabeene. We could not engage the batty loonies removed from reality. O by the by, whom do you think is supporting, arming, and financing HY in the hour of need?
  19. "Waxaan sugaynaa gala dagaalka" As the old scion quipped: "Ragse cadaalad waayaa sidii cawsha kala yaacye, Caarada wadnaha iyo dib buu cubuq ka yeeshaaye, Mar haddii calooshiyo geed ciidan lagu beeray, Cirkiyo dhulkuba way arkaan cirirka toolmoone, Cawdcawdka tolnimo sow colaad aadihi kama fiicna". https://www.facebook.com/watch/?v=246957341514760
  20. In other words, your educated elites are reduced to collecting "digo" at Sayladda xoolaha, and hawking second-hand wares at market stalls at a half price. Cleaning houses, and changing diapers was your lots' job, yaa reer baadiye. I'll let this young HY man speak to you. https://www.facebook.com/watch/?v=1250207018983463
  21. Here are hablaha HY ee raggooda la laayey, la ciilay, cabanaya, kuna dhaaranaya in ay nasabada ka baxayaa! https://www.facebook.com/watch/?v=303414455468858
  22. "Dawlad maahee waa shufta dadka helay ... ma dhergaan, ma laqanyoodaan, mana qajilayaan" "Dhibanahaan dulliga qaayibay ee maanku daxalaystay, Ee dhagarqabihii duudsi baday, wali difaacaaya, Ee dayr cadkiisii ka jecel, diiqa laga siiyo, Ee dalawadiisii nin kale, ugu ducaynaaya, Dad noolnool waxaa sidaa u galay yayga dagi weyday" https://www.facebook.com/watch/?v=265270199558746