Illyria

Nomad
  • Content Count

    2,144
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    60

Everything posted by Illyria

  1. Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in kooxda Daacish laba garab u kala jabtay, tan iyo intii ciidamada Puntland ka qabsadeen difaacii adkaa ee Turmasaale. Wararka ayaa sheegaya in Taliskii guud ee mileeshiyaadka Daacish uu kala daatay, kaddib markii laga saaray Turmasaale, taasi oo sababtay in ay istiraatiijiyadda dagaalka isku khilaafaan xubnihii kooxda u qaabilsanaa hoggaanka mileeshiyaadka hubaysan. Saraakiisha ajnabiga ah ee kooxda ayaa soo jeediyay in la sameeyo weerarro habeenkii ah iyo in godadka laga baxo qaraxyo lagu xiro, balse marnaba aan la gelin dagaal toosa oo khasaaro badan kaga imaan karo. Waxaase si adag uga horyimid xubno Soomaali ah oo intooda badan ka soo jeeda Puntland, waxayna soo jeediyeen in dagaal toosa lala galo ciidamada, taasi oo shaki xooggan ku abuurtay kooxdii ajnabiga ahayd, sida ay tilmaamayaan xogaha amni. Intaasi kaddib, waxaa la sheegaya in ay laba garab noqdeen hoggaankii dagaalka u qaabilsanaa kooxda, kuwaasi oo u kala baxay Soomaali iyo ajaanib, waxaana labada kooxood badan ajaanibta dibadda ka yimid. Wararka ayaa intaasi ku daraya in kooxda ajaanibta ah go'aansatay in ay bilaabaan weeraro gaadmo oo habeenkii u badan iyo in ay saldhigyada ay ka baxaan miineeyaan, balse aysan dagaal toosa gelin. Puntland Post https://twitter.com/puntlandpost/status/1884538802049622085
  2. PL forces guarding the sea front. https://twitter.com/Mohameddharoor/status/1884508031120965834
  3. The Office of Information for the #Puntland anti-terrorism operation, which has released the second aerial footage, shows terrorists fleeing. It is evident that the terrorist bases no longer hold any power, and they are abandoning every area reached by the forces. https://twitter.com/PL_CTOperations/status/1884170399925297339
  4. Baardheere in its natural glory. https://twitter.com/UgaasX_/status/1882900396630585492/video/1
  5. The ruler of Sanaag, Suldaan Maxamuud Suldaan Cali Shire, later arrested and exiled in Seychelles by the Brits, in May 1920, with other African leaders.
  6. Ceel-Daahir - Ceerigaabo.
  7. https://www.facebook.com/share/v/12BnSE9PVKe/
  8. Gedo, the most fertile and water-locked region, could feed the entire nation. https://twitter.com/Ururibra1136/status/1337178380886814722
  9. Madogashe Highway to connect Gaarisa to Kismayo. https://twitter.com/Abdiaaziiz/status/1332951660453355522
  10. GAARISA: A rice plantation in Balambale, Garissa County Morning Drive through Gaarisa.
  11. Amal Village, Garowe ( still under construction, but looking fabulous).
  12. https://twitter.com/Hani_Haji28/status/18781947189467837304
  13. A young Darwish lady on her horse waving State's flag. https://www.facebook.com/reel/1115533770269044 A young Darwish on his horse.
  14. Las Anod, the seat of SSC Khatumo State. https://www.facebook.com/share/r/15ZoVU4KJ6/
  15. Milestones a year after its inception, Aug 2023. https://www.facebook.com/share/v/19EthffULJ/