Jabhad

Nomads
  • Content Count

    1,351
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jabhad

  1. Another Somali gunned down in the City By Tina George 6 July 2007 Cape Town’s Somali community live in fear for their lives after another Somalian was killed in the city on Wednesday. According to police it is alleged that four armed men entered the Ayanda Cash Store in Miller Street, White City Nyanga and fired shots. “Mohamed Mohamood the 23-year-old victim was fatally wounded in the chest and died on the scene. Two males sustained bullet wounds,"says police spokesperson Siphokazi Mawisa. “The motive for the incident is still unknown. No arrest has been made yet," says Mawisa. Anyone with information can contact Nyanga Police at (021) 380 3300 or Crime Stop 08600 10 111. http://bushradionews.blogspot.com/2007/07/another-somali-gunned-down-in-city.html
  2. Djibouti's industrial zone could get car unit By Shakir Husain, Staff Reporter Published: July 06, 2007, 00:25 Dubai: An industrial zone being developed in Djibouti by Dubai Customs World (DC World) has attracted a major European vehicle manufacturer that wants to set up an assembling plant, a senior official said. The European automaker will use the facility to supply heavy commercial trucks to African markets, DC World chief executive officer Hamad Mohammad Fadhel Al Mazroui said, but did not disclose the company's name. DC World manages the customs administration in Djibouti and is one of several Dubai government companies operating in the strategically located East African nation. Real estate developer Nakheel has invested in the country's first five-star hotel and DP World manages the country's port and airport. -------------------------------------------------------------------------------- -------------------------------------------------------------------------------- Al Mazroui yesterday signed an agreement with Djibouti's Finance Minister Ali Farah Assoweh to acquire 570,000 square metres of land to set and operate the Djibouti Automobiles and Heavy Equipment Zone (Dahez). "There will be showrooms, warehouses and assembly facilities for vehicle. The zone will be developed in phases. Our aim is to make Djibouti a regional hub for automobiles and heavy equipment trade," Al Mazroui said. The first phase of the development will include about 100 showrooms for cars, trucks, heavy equipment and spare parts. The automotive zone will serve as the pit-stop for thousands of heavy vehicles that transit through Djibouti every day, carrying cargo and containers from and to neighbouring Ethiopia. "Dahez will serve the increasing demand for transport-related services in Djibouti, which has become one of the busiest commercial transit points in East Africa," Assoweh said. Located at the southern entrance to the Red Sea, Djibouti expects a big rise in its cargo traffic when a planned regional free trade agreement is implemented.
  3. Addis Ababa, July 5, 2007 (WIC) – Ministry of Information (MoI) has warned The Washington Post to refrain from tainting the good name of Ethiopia. The Ministry said today Stephanie MacCrummen, a journalist with the newspaper, has repeatedly been disseminating false reports and commentaries that do not reflect the country’s position. The report compiled by the journalist and published on the 29 June 2007 issue of The Washington Post under the headline “Ethiopian Premier admits errors on Somalia” is one of her fabrications, the Ministry pointed out. The Prime Minister and other senior government officials have repeatedly made it clear that Ethiopia intervened in Somalia to safeguard its sovereignty and defend itself against the threat posed by terrorists, it reiterated. There is of course no need of repeating the report presented by the Prime Minister to the parliament and broadcast live here, the Ministry said, adding that her engaging in defaming the good name of the country would however erode the credibility and acceptance of the paper and deviates from ethics of journalism. The Ministry recalled that the paper had also published a false report stating that the government of Ethiopia was interrogating Somali refugees in Addis Ababa and warned correspondents of such media to refrain from fabrications. Representatives of several foreign media have been issued with press license to operate in Ethiopia, but The Washington Post has no licensed representative in Addis Ababa, the Ministry elaborated.
  4. Mid ka mid ah Gacan yariyaashii Yuusuf Indha Cadde oo xil looga Magacabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Taliyihii ciidamadii maamulkii hore ee gobolka Shabeellaha hoose ee uu hoggaamin jiray Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde ) ayaa loo magacabay taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Gobolka shabeellaha hose Nuuriye Cali Faarax ayaa wareegto ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha loogu magacaabay taliye Kuxigeenka ciidamada booliska gobolka Shabeellaha hoose sida lagu qoray wareegtadaas. Horjoogihii Maleeshiyadii Indha Cadde ee Maamuli jiray Gobolka ugu badan wax soo saarka dalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid la doonayo in arrinta Gobolka Shabeellaha Hoose ka bixin gacanta beelaha kale ee Soomaaliyed, iyadoo Gobolkan tan iyo markii Soomaaliya xoriyadda ka qaadatay Gumeysigii Talyaaniga marba maamulkii talada dalka la wareego ku lug yeelan jiray Maamulkiisa, iyadoo dadka Gobolka asal ahaan ka soo jeeda marna aysan si buuxda u Maamulin. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  5. They have parked themselves at Banaadir restaurant. Meeshaas ayee wada dhoowanyihiin all teams ka yimid dibadda, qaas ahaa the four teams from Landhan. Free baaraxi bariis food ayee ka helaan, I guess. After dropping a relative off at the airport and a quick visit to Xamdi restaurant at around 11:pm on a thursday night last week, I decided to make a short stop @ Banadir restaurtant to grap my favourite tea in town before making the long trip back to my city, and thats when I saw a group of young men with a blue Cardiff jerseys, and most had a northern dialects. First I thought, they were a religious group visiting TO or pro Somaliland folks spreading the message"weey duushay" . Few minutes later after leaving the scene without knowing much about them, I happen to see few smokers among them outside and thats when I learned, they are here to play soccer. but I have to admit sxb, they looked like ametour soccer players, not the well disciplined, well trained, Som United.No wonder they got trashed. Bariis qalalan oo aroortii la kariye ayee nasoo hordhigeen iyo hilib u eg wax adiga ku cuni karo. ii badal majirto miyaa meesha..they got good sandwichs specially beef. Very interesting article about the Somalis and their long history in Cardiff, Wales. http://www.guardian.co.uk/britain/article/0,,1692747,00.html
  6. ^Who said moderates cannot have opinion?
  7. Awoowe, waa maxay cabaadkan cusub maanta!! Yeey hiding in a whole somewhere in Mogadishu, Tigre militia close to fleeing the capital, Mbagathi thugs crying peace peace...War cusub igadheh.
  8. Cajiib, Policians, the word xishood dictionariga ugumaba jiraba.
  9. Kenya: Bush Hits Dead-End in Somalia Chances are that the United States has run out of options in Somalia after the Assistant Secretary of State for African Affairs Ms Jendayi Fraser conceded last week that Washington's support for the ouster of the Islamic Courts Union (ICU) by Ethiopia might have been a miscalculation. http://allafrica.com/stories/200707010007.html
  10. Qarax & Dagaal culus oo ka bilaawday Muqdisho (01-07-2007) Waxaa Magaalada Muqdisho Cawada ka socda Qaraxyo aad u culus oo magaalada Laga maqlayo & Israsaasayn Magaalada dhamaanteed saamayn ku yeelatay http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=540 Israsaaseyn xoogan ayaa caawa deegaano badan oo ku yaalo magaalada Muqdisho laga maqlay Waxaana Weeraro Kooxo aan la aqoon ay k qaadeen Xarumo Fara Badan oo ay leeyihiin Ciidamada D.F.S iyo Kuwo Ethopia , Waxaana Weerarka meelaha lagu qaaday ka mid ah Garoonka Stadio Muqdisho , KPP , Al-Baraka Iska hor imaadkacaawa oo ahaa mid xoogan ayaa Waxaa la isu adeegsaday qoryaha loo yaqaano Baasuka ah ,Dhashiikaha iyo qoroyga loo yaqaano Dabamiishaarka iyadoona caawa uu jiro qasaaro aad ubdan oo aan la soo koobi karin . http://www.somaliweyn.com/pages/news/July_07/1July19.html Maxamed Dheere oo sheegay in ay wada hadal la furayaan Kooxaha qaska ka qada Magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in Kooxahaas ay dhibaatooyin xoogan u geysteen xubno muhiim ah, wuxuuna xusay in xalka keliya uu yahay miiska wada hadalka la isugu yimaado. http://www.midnimo.com/jul1/01_07_m_dheere_wada_hadal_ayaan_u_fureynaa_kooxaha_qaska_wada.htm Meles Zenawi iyo daba dhilifyadiisa oo calaacalaya kadib markii ay xanuun jiyeen xarakaadka muqaawamada (Allaahu Akbar guusha ayaa soo dhaw). http://www.qaadisiya.com/2007/July/news_01_07_20073.htm Israsaaseyn culus oo ka bilaabatay magaalada Muqdisho War deg deg ah Dagaal culus ayaa ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho caawa abaarihii 10:10 Pm, iyadoo iska horimadkaan la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.. 01,July,07 http://www.shabelle.net/2007/july/n12125.htm
  11. Ciidamada Xukuumada Ethiopia Oo Dad Rayid Ah Ku Xasuuqay Xarun Internetka Laga Isticmaalo. yaasiin maxamed cali (faytin) yaasiinfaytin@hotmail.com Jun 30, 2007 Ciidamada xukuumada ethiopia ee ku sugan magaalada caasimada ee muqdisho ayaa ku diley dhalin yaro ku jiray xarun internetka laga isticmaalo oo ku taala agagaarka ex-cantarol. Ilaa ku dhowaad 3-nin oo dhalin yaro ah ayaa waxaa ciidamada ethiopia ku dileen meel ganacsi oo laga isticmaalo internetka ,halkaasoo ay u gaysteen jidhdil xoogan islamarkaana rasaas madaxa kala beegsadeen ,arintan oo ka dhalatay markii uu halkaasii kolonyo baabuur ah oo maraysay oo wateen ciidamada ethiopia uu ku qarxay goobtaas islamarkaana uu halkaas ku gubtay gaari nooca ciidamada qaada ee loo yaqaano Uralka. Baabuurkan oo ay ku qaraxday miinada la hago ayaa sida ay sheegeen dad xog ogaal ahi waxaa ciidamadaasi ka daateen baabuurtii ay wateen islamarkaana waxay ku faafeen agagaarka xaafadaasi halkaasoo ay galeen xaruntan ganacsi ee laga isticmaalo internetka taasoo ay ku dileen 3-da wiil ee dhalin yarada ahaa sida ay saxaafada u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo magacooda qariyey. Ciidamada ethiopia ayaa badanaaba ka aargoosta dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan marka ay ay xoogaga kasoo hor jeeda joogitaankooda ay waxyaalaha qarxa u dhigaan ama iska hor imaad dhaco . Maaha markii ugu horaysay ee sidan oo kale ay ku xasuuqaan dad rayid ah ciidamada ethiopia bishan bartamaheeda ayay ahayd markii ay ku dileen sadex wiil oo walaalo ah agagaarka ex-kuliyadii ciidamada ee jaalle siyaad ,kadib markii halkaasi ay gaari nooca Uralka ah miino kula qaraxday . http://www.somalitalk.com/2007/jun/30jun707.html
  12. C/llaahi Yuusuf oo waraysi siiyay idaacada Horn Africa ayaa sheegay in dawladdiisa ay nabad ku raadineyso xalka arrinta Kismaayo, isagoo tilmaamay haddii laga fursan waayo in awood ay ku muuqunin doonaan kooxda uu ku tilmaamay nabad diidka ee qabsaday magaalada Kismaayo. Yeey is seriously making mistake if he thinks the Tigree militia will fight Gedo boys, the clan of Late president, Siyad Barre, the man who helped them when they were war orphans themselves fighting the late Ethiopian president, Mingistu.
  13. C/laahi Yuusuf Axmed Dawlad diid ayaa haysta magaalada Kismaayo Last Updated::2007-06-30 13:48:36 Kismaayo:-Madaxweynaha DFKM C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadaha ka jira gobolka Jubbada hoose, isagoo sheegay in magaalada Kismaayo ay u gacan gashay ciidamo ka soo horjeeda DFKM waa sida uu hadalka u dhigay. Qaar ka mid ah maamulkii gobolka Jubbada hoose ayaa dagaal looga eryay magaalada Kismaayo ka dib markii ciidamada DFKM ay u kala jabeen laba beelood taasoo keentay in dagaal ka dib garab ka mid ah maamulkii gobolka laga i taal roonaado. C/llaahi Yuusuf oo waraysi siiyay idaacada Horn Africa ayaa sheegay in dawladdiisa ay nabad ku raadineyso xalka arrinta Kismaayo, isagoo tilmaamay haddii laga fursan waayo in awood ay ku muuqunin doonaan kooxda uu ku tilmaamay nabad diidka ee qabsaday magaalada Kismaayo. Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka hadlay shirka dib u heshiisiinta ee lagu wado bartamaha bisha soo socoto inuu ka furmo magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in shirkaasi uu yahay mid lagu heshiisiinayo beelaha Soomaaliyeed, isagoo ku gacan seeray in ururo mucaarad ah ay ka jiraan dalka Soomaaliya. C/llaahi Yuusuf ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan nabada isagoo ku eedeeyay qaraxyada ka dhacaya caasimada wax uu ugu yeeray kooxo xag jir ah oo magacyo kala duwan la baxay waa sida uu hadalka u dhigay kuwaasoo uu sheegay in ay ku qasbeen DFKM dagaal in ay la gasho. HorseedNet.com
  14. Maanta Maanta Maanta Waa Maalin Weeynee maanta!! Djibouti SyyLE
  15. It is better to die on your feet than to live on your knees! - Emiliano Zapata,
  16. Horn the battles will continue, and will continue. Ciilka kuhaaya weeynaa etheer. War Ilaah bari in umadaas is deeyso. Waalaga fiicanyahay inaad dhiig Muslin ugurbaan tuntaaye.
  17. The old man has not given the order yet to finish of the remaining JVA in Kismayu as he has done to the big bosses in Mogadishu. Alloow xishoodka hanaga qaadin.
  18. Huganka madaafiicda waaweyn iyo rasaas is daba jooga ah oo xiligaan ka socota qeyb ka mid ah Muqdisho http://www.soomaalinews.com/view_page.php?articleid=5407 Xaalada Afhayeenka Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somalia Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed ayaa aad looga deyrinayaa, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan xaaladiisa caafimaad oo aad u daran. http://www.waagacusub.com/25.06.07.15.htm Xiligaan oo ah saacada Muqdisho 10kai iyo 30daqiiqo ayaa waxaa mar qur ah is qabsaday Qaraxyo iyo rasaas xoogan oo leys weydaarsnayo iyadoona wali socota Rasaasta, waxeyna ka dhaceysaa qaraxyadaan dhinaca xaafada Xamar jadiid oo ku aadan qeybta isbartiibada weyn ee istaadiyoow Muqdisho. http://www.dayniile.com/june/Qas.htm Ilaa io siddeed qof oo ay haleeshay rasaas ay la dhaceen ciidamo ethiopian ah ayaa la geeyay cisbitaalka magaalada Baladwayne. Sideedan dhaawacaa oo midi ay dumar tahay ayaa waxaa shlay ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamo Ethiopian kolonyo ahaa oo isla shalay qarax loogo gaystay meel dhinaca koonfureed 7km ka xigta tuulada Halgan http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=476 http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=5109
  19. Allaha unaxariisto inti Muslim ah ooku dhimatay dagaaladan waalida ah cideey noqdaanba. Or is this a cheap call by those who called for the war and lost , and are now trying to appeal to peoples' sense of humanity. its called Tolbeelayeey drama sxb.
  20. Sida ay warsidaha Garowe Online u sheegeen dad rayid ah oo diidey magacooda ayaa xaley waxaa kufsi badan loogu gaystey xaafadaha Calanley gabdho farabadan kuwaas oo lagu bartilmaameedsanyo haybtooda. Qofkaan rayidka ah ayaa sheegey in dhawaaq iyo oohinta dumarkaan la maqllayey ilaa saakey waaberigii. A very serious claim we hear only from pro Yeey websites. Cor-Fartaag oo ku eedeeyay kismaayo in ay soo weerareen Argagixiso ka timid Putland. Af-Gaduud is too busy running from bullets as always while Col. Fartaag is busy with propoganda BLSHT.
  21. http://www.allwadani.com/ Cor-Fartaag oo ku eedeeyay kismaayo in ay soo weerareen Argagixiso ka timid Putland. Taliyaha Guutada sadaxaad ee ciidamada Xoogga dalka Col. Cabdullaahi Sh. Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in dagaalada ka socda magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose ay dhinac ka yihiin kooxo uu ku tilmaamay iney yihiin haraadigii Maxaakiimta oo uu sheegay iney xiriir la leeyihiin ururka Al-Qaacida. Taliyaha guutada 3aad ee ciidamada dowladda KMG ah, Col. C/laahi Sheekh Ismaciil Fartaag oo isagoo ku sugan magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia mar ay la Xiriireen Allwadani ayaa uu u sheegay in dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Kismaayo ay yihiin kuwo lagu soo qaaday ciidamada guutada 3aad ee isaga taliyaha uu u yahay ee ku sugan magaalada Kismaayo Sidoo kale Col. Fartaag ayaa ku eedeeyay dhinicii kale ee la dagaalamay in ay ku wehliyeen dagaalka waxa uu ku tilmaamay kooxo xiriir la leh Alqacida. allwadani Caabudwaaq soomaaliya
  22. Now the land war between the two Tigree clients seems to be over atleast for now, the war over the web is heating up. Here is what Pro Yeey militia website wrote: Shacabka Kismayo oo maanta loo gaystey dhac, dill iyo kufsi 23 Jun 23, 2007 - 7:37:29 AM Maleeshiyo beleedyada ka arimiya magaalada Kismayo ayaa maanta xadgudubyo ka dhan ah bini'adnimada u gaysatey dad rayid ah oo la hayb soocey kuwaas oo aan ku lug laheyn dagalada halkaas ka dhacey maalintii shaley.. Maleeshiya beesha *[Gedo] ayaa saakey bilaabey in ay galaan guryaha iyo meheradaha ay leeyihiin dadka ku abtirsada beelaha [Puntland militia] halkaas oo ay ka qaadanayeen wixii hanti ah isla markaana waxyeelo u gaysanayay dadka rayidka ah. Biliqadaan oo aheyd mid aan loo abaayeelin ayaa waxaa dadka rayidka laga dhacey dhamaan wixii gadiid ahaa oo ku xeraysnaa gurhayahooda iyo goobaha ganacsiga sida Hotelada iyo Bakhaarada. Dadkaan rayidka ah oo dagaaladaii ka dhacey shaley magaalada Kismayo kala kulmey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waayay gadiid ay ku soo aastaan maydadkooda madama laga bililiqeystay sida GO u sheegey qof ay xaaladan la soo gudboonaatey. Dhinaca kale biliqadaan ayaa waxa ay maleeshiyaadkan ku qaadanayeen dhamaan wixii qiimo leh oo ay ka helaan guryahas iyo goobaha ganacsiga sida lacagta iyo dahabka. Sida ay warsidaha Garowe Online u sheegeen dad rayid ah oo diidey magacooda ayaa xaley waxaa kufsi badan loogu gaystey xaafadaha Calanley gabdho farabadan kuwaas oo lagu bartilmaameedsanyo haybtooda. Qofkaan rayidka ah ayaa sheegey in dhawaaq iyo oohinta dumarkaan la maqllayey ilaa saakey waaberigii. Tacdiga lagu hayo shacabkaan ayaa DFKMG ah ilaa hadda wax war ah ka soo saareen isla markaana aysan wax ka qaban odayaasha beelaha **** iyo xubnaha kale oo sheganaya in ay tirsanyihiin dowlada kuwaas oo ku sugan magaalada Ksiamyo. Warar dheeraad ah dagaladii ka dhacey shaley duleedka Kismayo Wararka ka soo baxaya dagaaladii shaley ka dhacey duledka Kismayo kuwaas oo ay isku herdiyeen dhinacyada isku haya magalada Dekada ah ee Kismayo ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka beelaha **** ay dagaalka ku weheliyeen beelo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii dooxada Jubba. Maleeshiyadkan ka tirsanaan jirey Isbaheysigii dooxada Juba ayaa iska soo abaabuley magaalada Jilib halkas oo ay weerar dhabar jabin ah ku soo qadeen ciidamdii ay wateen maamulkii magaalada Kismayo xilli ay dagaal kula jireen Maleshiyaadkii ka soo duuley Kismayo. Maamulkii degmada iyo gobolka Jubada Hoose ayaa weli wax hadal ah ka soo saarin dagaalkii shaley ay ku soo qaadeen Maleeshiyadkii horey uga soo saarey magaalada Kismayo. Cali Muxayadiin Cali,Muqdisho
  23. ^Thats powerfull wadani song indeed. Heesta kale gabdhaha iskuulka Marxuum Cabdalla Deeroow qaadayaan caadi maaha. Starts @ 12:30.